Тёмный

Ibraahim Maxamed Xuseen - Wareysi #1 - Maxaa loo xiri-jiray Madaxweynayaashi deegaanka Soomaalida 

HANOOLAATO
Подписаться 476 тыс.
Просмотров 84 тыс.
50% 1

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Опубликовано:

 

12 мар 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 168   
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Год назад
Ethiopia waa cadawga soomaalida DDS-na waa dhul soomaaliyeed adduunkaa og in Eglanad ay ku wareejisay Ethiopia! Marka soomaali kama tanaasulayso! Dhulkeeda ilaa qiyaamaha waxaana la Mid ah Soomalida NFD! Insha alaah Maalin baan ARKI doonaa inagoo xor Ah insha alaah.
@Maanyotv
@Maanyotv Год назад
Hanoolaato waxan ka codsana in Xaaji Muuse Suudi Yalaxow in aad wareysataan xaajiga xogta Dowladnimadi iyo Burburki iyo Hoogamiye kooxeedyadi intaba wuu haya nio Oday wuu sii gaboobi raba inta uusan xogta la dhiman Nooga so qaad 🙏🙏🙏
@cutiegirl9155
@cutiegirl9155 Год назад
ص د
@hugdheh
@hugdheh Год назад
burburkii waxba muusan ahayn xaajiga ka dib buu kuso biiray hhhh
@hassanrobleali6494
@hassanrobleali6494 Год назад
Ayaanlow manoo keeni kartaa Dowladii So sida kuduntay iyo wareeyso muusa suudi.
@mohamoudali6830
@mohamoudali6830 Год назад
Mutual kawarqystaa mooryanka Cali mahdi wakhtigisii soobaxay ee aan waligii rag waxla. Qaybsan
@icemanb5065
@icemanb5065 Год назад
Taarikh aad umadhow ayeythy taas i think we need inspiring + stories.
@mohamedmohamoudaden757
@mohamedmohamoudaden757 Год назад
Maanshalah ninkan waa nin xog badan haya waxbadana waan ka faaiday waxaan kasoo wada jeedna deegaanka somalida ethopia waa aqoonyahan waxbadan daraaseeyey si hufana wuu uga hadlay Ibrahim maxamed xusen "ibarahim dheere"
@hadliye1144
@hadliye1144 Год назад
Qq0q000
@Chadmali
@Chadmali Год назад
itoobiya ka reeb waa dawlad deegaanka soomalida adigoo kasoojeeda baa sidaa uhadlaya maxaa kaa khaldan
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Год назад
Sheekh Ibraahim Muxammad xuseen ,Xaggeed ku danbeeyey markuu dhallinyaradii uu god ugu dhammeeyey ayuu shaadhkii soo beddeshey wadaad danbe ayaan la aammiin doonin
@AbdifatahYareOfficial
@AbdifatahYareOfficial Год назад
Waaa barnaamij qurux badan waxbadan ayaan ka faiiday waxaana ogaaday wax iga qarsanaaa adeer ibraahim thanks garab ayaan u noqon donaa xisbigaaaga madaama aad tahay nin daacada ah
@miyir4519
@miyir4519 Год назад
Jazakalahukheyran Ibraahim waa hogaamiye qaali ah allah haxifdiyo
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 Год назад
Ayanle thank you for feeding us with a nationwide(somalispeaking) histories and information.
@tafatiraha5632
@tafatiraha5632 Год назад
War af soomalinku hadal
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 Год назад
@@tafatiraha5632 waayahay. Mahadsanid.
@mohamedchanel5921
@mohamedchanel5921 Год назад
Nikan waa ree dhanaan waa ree ogaas Nuur abihii waa sheikh wayn hada wuu geeriyoday Alaha unaxariisto waa Sheekh Maxumad dheere🥰🥰
@tafatiraha5632
@tafatiraha5632 Год назад
Maninkaan 😂😂😂😂
@abdirizackamin5799
@abdirizackamin5799 Год назад
Kii sh xasaani sheygayey miya uu laha waxaa u dambeysay inay dhahaan Dhanaan baa musharax ka ahay
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Год назад
Mnsha allah Ibrahim waa warbixin aad u qiimo badan, dadkuna aad uma ogayn waxa ka socdo,sida kooban aad u sharaxday itopia iyo siyaasadeeda aad baad ugu mahaadsanyahay
@CabdullahiCase
@CabdullahiCase Год назад
Waa barnaamij qurux badan. Waxbadanna aan kafaa iidno, mahadsanid.
@mahadlugabadne1346
@mahadlugabadne1346 Год назад
Barnamijyo dhaxalgal ah hanoolaato keep up👏
@hasanmuse4007
@hasanmuse4007 Год назад
Oromo dhuul bay nagu haysata balse Tigre dhuul may nagu haysan ❤
@ayanmohamed5784
@ayanmohamed5784 Год назад
Masha allaah hanoolaato su aalo mihiim ah taad sodaysay
@hamseaxmedgaab-mq6ge
@hamseaxmedgaab-mq6ge Год назад
Mashaa allah waa barmaamuj fiican Zxb noo soo badi wareysiyada qiimaha leh waliba dadka caqliga u zxbka ah sida ibraahin oo kale alleh ha xifdiyee Thanks zxb
@MohamedIBRAHIMISMAIL
@MohamedIBRAHIMISMAIL Год назад
Waa waraysi aad u fiican. Idaacadan waa ta ugu wanaag san. Noolada.
@ahmeddahir5152
@ahmeddahir5152 Год назад
Masha Allah Sh Ibrahim Dheere allah xafido guuleyso Ayaanle Abti
@hanalula2392
@hanalula2392 Год назад
Mashallah Ayaanle waad ku mahadsantahay barnaamijyada aad nala soo wadaagto .
@abdimahamad3197
@abdimahamad3197 Год назад
Waa guulee Somalia
@axmedsheeq5463
@axmedsheeq5463 Год назад
waaqoow guutoow allaha u naxariisto guri aan anaga leenahay ee degmada wadajir ayuu daganaa si wacan baan u aqaanaa
@hassanomarali3249
@hassanomarali3249 Год назад
Waaqoow guutoow hal magac miyaa
@axmedsheeq5463
@axmedsheeq5463 Год назад
kabaar googalka waaqoow guutoow uso sidaas waaye magaciisa wuxuu ahaa halgamaa oromo ah
@indhayare-bo3vt
@indhayare-bo3vt Год назад
Ayaanle hanooolaaato aragtida iyo barnaamijyadan waa mid muhiim u ah shacabka daaha gadaashiisa Laga maamulo horay usoco
@cumarxarifka7367
@cumarxarifka7367 Год назад
M.A WAA BARNAAMIJ AAD IYO AAD WAXTAR ULEH DHAMAAN UMADA SOMALIYEED🩸♥️
@user-sd3pv8hn8m
@user-sd3pv8hn8m Год назад
Waan suugayna warisiga kale
@maanmohamed
@maanmohamed Год назад
tigreey wallee cadow ayee ahaayeen .. tnk hanoolaato
@necenergy9499
@necenergy9499 Год назад
Thank you Ayaanle
@hassanosman5669
@hassanosman5669 Год назад
This man is very realistic
@Hurremedia
@Hurremedia Год назад
Ilaahayow dhulkeyga iyo dadkayga u gargaar
@dahaboibrahim4563
@dahaboibrahim4563 Год назад
Masha allah ayaanle good job!
@saynab7503
@saynab7503 Год назад
Maasha Allah ayaane guulayso ninkana waraysi giisa waan ubogay fikrad aad uliidata yaan ka hays tay ogadenia maamulkiisa balse hada waxyaabo badan baan kafahmay ilaahow somaalida uhiili oogaalada karate mari islaamka
@galayr
@galayr Год назад
Small Correction: Afka Oromoada Waxaa lagu qoray xero qaxooti oo ku taalay baladwayne
@abdimuuse4919
@abdimuuse4919 Год назад
Maashaa allah ibraahin waa aqoonyahay maskaxbadan
@hassanibrahim9234
@hassanibrahim9234 Год назад
Keep going ayaanle
@ahmeddahir5152
@ahmeddahir5152 Год назад
Hanoolaato Sh Ibrahim dheere wax badan baa ka buuxee ee ka lis odeyga mahadsanid.
@mahamedyasiin633
@mahamedyasiin633 Год назад
Ilahow umada somaliyed dhibka ka dulqad
@ridwaanmohamed2796
@ridwaanmohamed2796 Год назад
Hanoolaato hore usoco wll waraysiyo umada waxtar uleh ayaad marwalba noosoo gudbisaa
@ismailabukar6436
@ismailabukar6436 Год назад
Mashallah ayanle runtii taariikh ayd dadka bareysaa sxp
@DAKADAWEYN
@DAKADAWEYN Год назад
Waa 25daqiiqo o ad wax badan o itoobiyo ku saabsan ad fahmeyso...marka laga hadlayo wax ku saabsan itoobiyo qofka ugu haboon e laga wareysan lahaa waa sh.ibrahim dheere.
@wiilwaal8620
@wiilwaal8620 Год назад
Barnaamijkan Aad ban Uga Helay Wa Mahadsantahay Ayaanle
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 Год назад
Mansha allah ibahin waa aqoon yahaan fiiican.
@libandhub6415
@libandhub6415 Год назад
Mashaallah War ninkaan xageed ka keentay guulayso ayaanle.
@inpektore14
@inpektore14 Год назад
Tuugo ayay wada ahaayeen Hadii xafiiska canshuuraha lagu wareejiyo ama airport jigjiga waxay udhacayaan sida xasan sheekh iyo ina Cumar geele iyo kuwa kale Somalia. Ibrahim Dheere Hadii loo dhiibo koofiyadu celin mayso iyo diin midna wuu wada dhici Xataa bangiga jigjiga wajaale ayuu kala talaabi.. we need revolution…
@mahamudalhadi6415
@mahamudalhadi6415 Год назад
sheekhu wax badan ayuu fahamsanyahay mnsh allah
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
Si fiican sharaxay
@hassanrobleali6494
@hassanrobleali6494 Год назад
Taas waa hormar
@hornstar-xw1qg
@hornstar-xw1qg Год назад
Ma xumid waxad ka hadashay intoda badan waa run lkn hal arin oo cusub ayaa jirta taaso ah in oromo anay u arag in somalida isku dhawyihin marka lga eego dhanka diinta iyo jiilka (kushitic sector) lkn dhul baladhsi badan ay samaynayan
@abdinurwarsame8487
@abdinurwarsame8487 Год назад
The ads is too much but thank you for the knowledge thoe
@fantastic9536
@fantastic9536 Год назад
Nin kaan wax badan ayaan ka faaide, waa nin Aad u caqli badan
@ismailmohamedahmed6994
@ismailmohamedahmed6994 Год назад
Barnaamij muhiima
@laylaalin7530
@laylaalin7530 Год назад
Sh Aftahan ah ahna siyaasi jago doonaya iga dheh
@hamdigodane3616
@hamdigodane3616 Год назад
Barnaamij aad u xiiso badan
@izali3395
@izali3395 Год назад
Hadda wax badan baan ka fahmey siyaasadda ethiopia well said
@maxamedshariif4046
@maxamedshariif4046 Год назад
Aqoon yahan mahadsanid
@nursaid6283
@nursaid6283 Год назад
Ayaanle mahadsanid channelkaagu waaba jamacad siyaasada lagu barto
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Год назад
Masha allah great program hadan dhelinyarada Somali nahau wax bdn ka oganay tarikhda ethiopia
@hassanrobleali6494
@hassanrobleali6494 Год назад
Hadda kahore waan jaclaa hanoolato runta kahatla jirtay!
@halishhassan8742
@halishhassan8742 Месяц назад
Hada runta kama hadasho miyaa?
@user-ne6pz3gp4w
@user-ne6pz3gp4w Год назад
Amxaarka wuu ka saxanyhy gorme ethiopia iyo somali wlalo noqden
@icemanb5065
@icemanb5065 Год назад
Fantastic discussion. Waxbadhan ayaa iibaxey and i will def visit my relatives in Jigjiga. I wonder Somali weyn takale do they see the opportunity created by the great PM Abiy Axmed for the people?
@awdeeq
@awdeeq Год назад
Shiikh Ibraahim ma ninkaan ah shiikha
@islamchannel7385
@islamchannel7385 Год назад
Abay axmed oromo maaha waa amxaar xaaraami ah
@saidrooble5076
@saidrooble5076 Год назад
Asc hanoolaato allaha ku xifdiyo laakiin walaal garka maxaa u xiiraysaa
@abdirizackamin5799
@abdirizackamin5799 Год назад
Haa channel fidi 5 ta somaaliyed soo qabo
@Mrosous
@Mrosous Год назад
Xigmqd iyo aqli midna kuma hadlin odaygaan guumaysi aan Somali rabin ayuu noo kala faaniniyaa abiy xogaa wax buu badalay kulahaa adeer abiy iyo mingistu iyo meles waxba isu kaa dhamaan dhamaantoodna waxay ku arkaan dameer ay aygu leeyihiin inaad tahay shalay bu dhahayay waxaan xusaynaa dadkii karamardha ay ku laysay dowladii somalia
@maajedadem4157
@maajedadem4157 Год назад
Ibraahim waa nin ku haboon Talada Ethiopia
@saydiiofow1335
@saydiiofow1335 Год назад
Sheekhow wariye waxaa ku wareeysanayo wariye aan xog ogaal eheeyn gobolka
@abdimuuse4919
@abdimuuse4919 Год назад
Soo badi sxb ninkaan oo kale waa nin wax laga faaiidaysanayo
@oldmanlast1417
@oldmanlast1417 Год назад
Ninka aqoonyahan iyo siyaasi bisil 🎉
@naharisismail7240
@naharisismail7240 Год назад
Rug cadaagii sheikh IBrahim dhere
@user-sd3pv8hn8m
@user-sd3pv8hn8m Год назад
Ayaanle fadlan wariyesiga sii kordhiy aad ninka la yeelataay
@abdimajiidateye9960
@abdimajiidateye9960 Год назад
Hadal yaqaan
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 Год назад
Walaalkeen wuxuu Xaqiiq_da Dhabta ah ka Qarrinaayaa ama Seexinaayaa ummadda, maadaama Qofkasta oo ethopia maddax ka noqda, uusan marnaba u ogolaan_neey_nin, in ummaddeena hesho Xorriyad buuxda, oo ey kaga go'aayaan ethopia.
@leylaaliisgoowe7242
@leylaaliisgoowe7242 Год назад
Asc ayaanle walal shaaribka iyo garka aya ku quruxdahay
@mohedabdi926
@mohedabdi926 Год назад
Xaqiiqa badan ayu ifiyay
@abdulazizd
@abdulazizd Год назад
Sheekh ibrahim wuxuu ku jira dadka yar ee somalida leh. Aragti hogaamin dhaba
@munaibrahim8553
@munaibrahim8553 Год назад
Ayanle aadbad uu mahadsantahay inaad noso bandhigto barnamijkan quruxda badan Sido kale wuu Ku mahadsantahay Ibrahim sida wacan uu wax no fahamsiyay
@AbdinuurAbdiqaadir-oi6sf
@AbdinuurAbdiqaadir-oi6sf Год назад
Below ween
@moustaphabilha9326
@moustaphabilha9326 Год назад
Can you answer one question the situation of sitti state. Where is only solution for this. Thanks
@tafatiraha5632
@tafatiraha5632 Год назад
War afsoomali kuhadal Ingris kuma dhalin afkaaga kor qaad qof aqoonlehna waad uegtahay
@adammohamedhusseinabdi8059
@adammohamedhusseinabdi8059 Год назад
Mudanaha waxan waydiin lahaa mala dhihi karaa soomaalida danta laga leeyahay ayaa ka wayn , tusaale ahaan in kheyraadkeeda lala baxo iyadoo Saami udhigma aysan ku laheen ?
@Syfyany
@Syfyany Год назад
I believe that Ethiopia, which always claims that its policy towards the Ogaden people is fair and independent in their decision, in order to cover up the condemnation of the world in its policy towards this great Muslim people, we ask God for safety. To this wise man and to the Somali people, Ramadan Mubarak to all
@ggtl304
@ggtl304 Год назад
Hde hdad fariin gudbineyso af Somali Ku gudbi 🤣ileen you not talking to Irish or English people
@tafatiraha5632
@tafatiraha5632 Год назад
​@@ggtl304 waa sax
@lbdelima6201
@lbdelima6201 Год назад
​@@ggtl304 waa jaahil umaleeya in uu nin cadaan ah oo ingiliish kuhadala inuu qoraalkiisa arkaayo
@lbdelima6201
@lbdelima6201 Год назад
Jaahilow afkaaga kuhadal qof ingiriis ah qoraalkaga ma arkaaye😁
@rizack_jalato
@rizack_jalato Год назад
Best interview Ibrahim mohamet husein ✅
@goxondhoahmed
@goxondhoahmed Год назад
Asc walaalayaal mudane ayaanle iyo mudane ibraahim 15-madaxwayne ma ahaan ee waa 13-madax Wayne ee fadlan Nala wadaaga 2da dheeraadka Ku aha tirada madax-waynayaasha
@Jaalle.somali
@Jaalle.somali Год назад
Ibraahim maxamed xussen Waan ku salaamay Waxaa mahad iskalle allah Intaa kadib sida ii muuqata Waxaa kaa dhex hadlaya Abii ahmed Waayo sida aad uhadlayso waxaa laga dareemayaa in isfahan jito adiga iyo xukuumada Abii ahmed Sida wada ognahay Eithopia waa cadawga 1aad ee soomaaliya Waxaad sheegayso cidna kaa dhagaysan mayso ee lalaabo Sheikow🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Somalia guul iyo gobanimo
@husseinfarah8842
@husseinfarah8842 Год назад
way adagtahay qof soomali ahi inuu sidaacad ah uhadlo tusaale ahaan qof diin looxidhay majiro ayuu yidhi run ma aha culimada ahlusnna ayaa laxidhxidhay masasjidiina xoog loogaqaaday
@alimohamed-up7vs
@alimohamed-up7vs Год назад
Adeer ina ilay ma tigrey ayaa xiray wax kale sheeg
@abshiromar4397
@abshiromar4397 Год назад
ibrahim waa caqligii Iyo fahankii Oo qof ah Masha Allah tabarakalaah Reer DDS waxaan leeyahay war ninkaa ilaashada kana faa'iidaysta caqligiisa Iyo aqoontiisaba Cadawgana ka ilaashada
@migemed8545
@migemed8545 Год назад
Ayanle diri dhabe nagu so boqo oo adan alale waray ka qad
@sucdihussein7533
@sucdihussein7533 Год назад
Ayaanle guleeyso habo runti barnamishyadada ad&ad ayey uwnagsanyihiin
@jeexdinTV
@jeexdinTV Год назад
Ibraahin dheere isbadalka kadib waxuu mustafe cagjar u ahaa lataliyaha madaxweynaha marka shaqada lagaqaaday ayuu bilaabay eedeynta dawlada mustafe Marka soolama dhihi karo siyaasi bulsho maaha ee waa siyaasi dantiisa wata
@halbeegtrading7632
@halbeegtrading7632 Год назад
Somalidu wa iney intan Fahamtaa Lkn No Tigray no Amhar inta Kale wan hishiin karnaa!
@hassanahmed898
@hassanahmed898 Год назад
Waa Nolol cabsi cabsi ah dhamaan dadka Somalida kililka 5 aad ee Ethiopia waxaan leeyayay Hargeisa u soo guura anaa idin siinaaya meel aa dagtaan, meeshan isaga yimaada waa cadaab
@tafatiraha5632
@tafatiraha5632 Год назад
Hhhhhh nusmitir aaba tahee intee dajinee😎😂😂😎😎😂😂😂😂
@guuleedxasanxuseen2438
@guuleedxasanxuseen2438 Год назад
Filmka ninkani wadaa ethiopia gacanta loo galiyo somalida inta hadhay ,
@sayidxasanxaaji6333
@sayidxasanxaaji6333 Год назад
Sababta loo xidhiyo waa inay fahmeen sirta itoobiya
@dhagacadde1
@dhagacadde1 Год назад
Asc Ayaanle adiga iyo bahda Hanoolaato Salaan kabacdi waxan jecleestay inaan xanuun aan mudo badan la ganbanaaye kula wadaago inkastoo ilatahay kaligey ineysan igu koob neen. Mahadsanid
@HANOOLAATOTV
@HANOOLAATOTV Год назад
Soo dhawoow walaal
@dhagacadde1
@dhagacadde1 Год назад
@@HANOOLAATOTV meel an kaagala so xariiro hadey jirto. Mahadsanid
@mahamudh6983
@mahamudh6983 Год назад
federal ha qaatan ama madhamar'e annagu gacan guumaysibaanu ku jirnaa gumastuhu isagaa soo magcaaban sharflaawe daba dhilif ah. Wixii intaa ka soo hadha waa qaraw maalmeed
@zuldan3388
@zuldan3388 Год назад
😂wajigaan kii hanoolaato miyaa mise waa khaldanhy
@osmanabdi2081
@osmanabdi2081 Год назад
Waxaa xaqiiqa ah oo iska in hadalka Ibraahim dheerin uu yahay hal uu Dan ka leeyahay ,haddii uu wax ku helayo.shalay Tikre ayuu Amaanayay maantana waa Oromo.
@ibraahimmaxamed-ny2jb
@ibraahimmaxamed-ny2jb Год назад
Duli bal fiiri suu u amaanayo gaalka abii Munaafaq waxaasaa lagu yaqaanaa
@inpektore14
@inpektore14 Год назад
Somalidu wax yar dhan inta kale dadka u dhaaf mayaqaanaan.. waa yaab war dad muslimiin ma ahan Miyaa? Alle saw ma aaminsana.. siyaasi wada tuug ah kawaran oo laaluush lacnadan qaadanaya kawaran
@fatahwajaale3935
@fatahwajaale3935 Год назад
Xasuuqii tigree ka geysteen DDS qeyb ka ahaa Ibrahin dheere, Onlf ka adkaatey Itoobiya.Somali galbeed /altixaad xaroodeen nabad qaadeene yiraahdeen , Ibraahin dheere indho u ahaa meliz senawi reraha tooshka ku ifiye ,asagoo adeegaya Tigree.Abdi ileey fircoon isku mid yihiin.
@galayr
@galayr Год назад
Ayaanle, you need to go to Jigjiga and meet Mustafe, Ex-Col Dollaal, and the business community
@abdihassan3836
@abdihassan3836 Год назад
Shaydan Ibrahim waxaa haboonayd in aad weydiiso laba Su’aal . Kow maxuu u bedelay magacii JXSG ama WSLF? Laba maxuu kula heshiiyay Meles Zenawi? Hada waxaa la sheegaa in uu ka mid yahay Xisbiga Axmarada
@hasanmuse4007
@hasanmuse4007 Год назад
ONLF way isa so dhiibtey Hal tulo ayey xorayn wayen
Далее
ТРОЛЛИНГ СКАМЕРА СТАНДОФФ 2
00:59
LONDON: MAXAA LAGU ARKAY CUNTADA SOMALIDA?
8:55
Просмотров 80 тыс.
Jawigii maanta ee golaha Wakiillada Somaliland.
10:51