Тёмный

Ibrahim Caydiid oo waraysi siiyey Red Sea News ayaa kaga hadlay khilaafka Somaliland iyo Jibuuti 

Red Sea News Network
Подписаться 22 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

8 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 57   
@Abdiqadir_Omar
@Abdiqadir_Omar 27 дней назад
Rag culus waad salaamantihiin dhamaantiinba. Somaliland hanoolaato guul iyo gobonimo insha allah
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 27 дней назад
ICTERAFKU MEELO BADAN BUU MAARE INSHA ALLAHU WUU IMMAAN CADOWGA ALLAHA HAA IINGA QAABTO🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@Qorsho
@Qorsho 27 дней назад
Mansha Allah guul iyo gobanimo jamuriyada barakeey ee somaliland ❤❤❤❤❤❤
@Qorsho
@Qorsho 27 дней назад
Waan idin salaamaya laba mujaahid waxaad tihiin muwaa diniin dhabah ❤❤❤❤
@mahamedhussein9118
@mahamedhussein9118 27 дней назад
Thanks for both brothers
@alinuromer5876
@alinuromer5876 27 дней назад
❤ Mansha Allah Caqliga Somaliland oo Qof ah Noolow Inadero ❤ Ibrahim Caydiid ❤
@abdilahimohamed
@abdilahimohamed 27 дней назад
Si wayn baan u salaamayaa gudoomiyahayaga suiti gaashan mudane xaaji ibraahin caydiid
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 27 дней назад
Somaliland guul iyo gobonimo, cid wax ka qadaysa ma jirto oon ahay ilahay ,viva somaliland
@Sabuha28
@Sabuha28 27 дней назад
Masha Allah, somaliland Guul in shaa Allah 🤲🏼💚🤍❤️
@mcnncm1318
@mcnncm1318 27 дней назад
Guul somaliland
@lutfi9892
@lutfi9892 27 дней назад
Iney raagtaa fiican waayo huwanta gudaha iyo dibada waxii uurkooda ku jirey ayey soo butaacayaan, waxaa kala cadaanaaya Somalilander ka saxda ah iyo munaafiqiinta wadankooda dhabarka ka tooganaya
@user-ku3qt9yi3m
@user-ku3qt9yi3m 27 дней назад
Ibrahim caydiid geesiweeyi qaranka Somaliland
@FaysaIbrahim
@FaysaIbrahim 27 дней назад
Mansha alah ibraahim caydiid wankusalamay muwadin qarankisa utaagan alah hakuxifdiyo huwanta gudaha gabalkogii baa dhacay cidlay tagan yihiin
@user-dv7cs4iq5q
@user-dv7cs4iq5q 27 дней назад
Masha allah guuuuul soomaliland ❤❤Ibrahim guuuuul ❤❤❤🎉🎉🎉🎉💪💪💪💪💪💚🤍❤️💪🏼💪🏼💪🏼
@Degmociise123
@Degmociise123 27 дней назад
Soo dhowoow Ibrahim iyo Siciid 🤝🫶🏼
@alaalealmahdi5566
@alaalealmahdi5566 27 дней назад
WAXAA LAGA DHIGEY 26/9/2024
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 27 дней назад
WADANI MAA JEERA WAA CADOW INO EEGE OO INAAGU DHEX JEERE ILLAHOW NAAGA QAABO KAALE FIIRDHYE
@saleebanali2905
@saleebanali2905 27 дней назад
GUUL GUUL SOMALILANDER
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 27 дней назад
God bless Somaliland
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 27 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤
@abdullahabi3362
@abdullahabi3362 27 дней назад
Siciid waan ku salaamayaa nimanka baarlamaanka somaliland ku jira ee taageeray jabuuti barkhad batuun iyo maxamed abiib waxaa maalin dhowayd si adag ula hadlay.Xildhibaan axmed cabdiraxmaan oo golaha guurtida ka tirsan markaa way shiiqeen oo mardanbe may hadlin haddii hadlaan dowlada somaliland ka soo horjeestaana waa in xeer ilaalintu soo eedaysaa
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 27 дней назад
Aad iyo aad baad uu mahadsantahay la badiinu guul iyo guubanimo somaliland insh allag illahay dalka iyo iidinkaba haddiin xafiido ❤❤❤🎉🎉🎉
@a.bismail6492
@a.bismail6492 27 дней назад
There is no money or hope in Las Canood. Just leave them alone. They are homeless and poor.
@baashe09
@baashe09 27 дней назад
Asalamu Alaykum Ibrahem Aided & Saed ESse Waa Salaaman tihiin
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 27 дней назад
Guul soomaalilaan❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 27 дней назад
Doofarka calosha weyn ee imaanka laa geele dofaar illaheye masibo haa kuu riido somaliland kaaga haadho😮😮😮😮😮😮😮
@mohamedaliaman9243
@mohamedaliaman9243 27 дней назад
👍👍👍👍🎉🎉🎉🎉👏👏👏👏😁😁😁👍🎉👍👍VIVA Somaliland Ha Noolaato Somaliland❤❤❤👏👍👏👍✊✊✊💪💪💪👍👍😁😁😁🤲🤲🤲💪💪💪🎉🎉🎉💯💯💯
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 27 дней назад
Dherugii aqoonsiga lagu karkarinayay waan raagsanay markastoo dherigaasi dibnooga dhaco cadawgii gudaha iyo kii dibaduna jaanis ay nagu khalkhaliyaanbay kutashanayaan hadaba waxan codsanaynaa in dherigaa nalaga bisleeyo guro❤
@mahamedhussein9118
@mahamedhussein9118 27 дней назад
Asc Siciid maxaad uga hadli wayday siyaasada ingiriiska ee isbadashay Iyo doorka Somaliland
@sumrom4818
@sumrom4818 27 дней назад
❤Sutti Gaashaan❤
@bashehusien3810
@bashehusien3810 27 дней назад
G21 halkay salka ku hayeen ayaa gubatay( kenya)Farah macalin ayaa halis ku jira .
@Degaliah
@Degaliah 27 дней назад
Gudoomiye kugu maalnay❤❤❤
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 27 дней назад
Somaliland saxafaad mahaysato guelle dad hunguri mesha lafadhiyaa ayu arkayaa allaa kuwatager aya baarito albabka ayu kaxidhanaya waayo waa khayina'al wadaan
@user-xw5yt5zs5k
@user-xw5yt5zs5k 27 дней назад
Cadawga somaliland waa mid waji iyo fara badan yeeshay waxay u baa han in suti da loo qabto iyo in aan cadawga loo dab cin......
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo 27 дней назад
Somaliland hal dhibaato ayaa ka jirta: Waa ilka la'aanta dawladda ee ay ku dhici laadahay inay wax ka qabato cadowga gudaha ee caddaystay mawqifkooda oo aan waxbaba qarsanayn.
@user-kw9di6lk9t
@user-kw9di6lk9t 26 дней назад
Ibraahin noolow sidafiican ee noogu sharaxday su aalaha shacabka ubaahan yahay markastaba
@Degmociise123
@Degmociise123 27 дней назад
Waar muxuu qabanayaa MoU ? War ka dhayda ka cadeeya ? Hadii kale nagala taga 🫣
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 27 дней назад
Ad ayad umahadsantahay ibrahim caydid gul somali land
@ahmedfarah5928
@ahmedfarah5928 27 дней назад
REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA. MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER.
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 27 дней назад
ITOBIYA AAYGA MUXTAJIIN UU AHAA BADAN CAASE HE IS INEED MORE THAN US😅😅😅😅😅😅😅😅
@Iphone20249
@Iphone20249 27 дней назад
Xarfirdhiye xaar geele ma xay qaadikaran
@user-nb3tz5pr5l
@user-nb3tz5pr5l 26 дней назад
I wonder why till now the Somaliland government is quite regarding Jabouti government
@MustafemuuseMuuse-wl4gg
@MustafemuuseMuuse-wl4gg 27 дней назад
Ggffruul
@SahraCismaan-ns1ue
@SahraCismaan-ns1ue 27 дней назад
Somaliland waxba ma oga waar caawa 25 gaadhi oo ciidamo ayaa GEESYIIR oo xuduuda somaliland iyo jabuuti anigu waxaan joogaa geestiir waaar iska eega saacadu waa 4:00am subaxnimo waar kakac waa jabhad hubaysan
@MahamuudCabdi-nk7yk
@MahamuudCabdi-nk7yk 27 дней назад
huwan aya ibrHim caydid cayaya lakin dadku way igyihibn kuwa huwanta lasafan
@SahraCismaan-ns1ue
@SahraCismaan-ns1ue 27 дней назад
Waar geestiir waartiir kabhad aan kuqiyaasnay 1500 nin ayaa soogalay somaliland waar hayaay waar hayaay waar iska celiya alla hoogayeey cadawga
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 27 дней назад
CAABSIGELS MAAHA GEELE WUU INOO BADHADHYE WEAR NAA WXA UU KUU SOO WADA BARE IYO GAALBED DIFACA HAALOO DEEYR GROOBO DAALKAN WAA LAAGU SOO MAAQANYE
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 26 дней назад
IBRAAHIN CEYDIID ILAAHEY HAKU XAFIDO WAXAAD TAHAY RUN SHEEG GEESI AH WAA KHALAD IN XIRSI OO ARGAGIXISO AH WADANKA LAGU DAAWADO MAANTA WAX KASTA WAA CAD YIHIIN INUU XIRSI QARANKA SOMALILAND DAGAAL TOOS AH KULA JIRO WAA CADAAN HADABA XIRSI WAA INADEERKEY WAXAA YAAB AH SABABTA DAWLADA SOMALILAND TALAABO UGA QAADI WEYDEY ILEEN ANAGU RAALI BAANU KA NAHAY IN SHARCIGU QABTO MA HABARYOONIS BAA XIRSI LOOGA BAQAYAA BAL HABARYOONIS XIRSI HA DIFAACDO EE WAA IN JEELKA LA GEEYAA
@halimadirie5301
@halimadirie5301 27 дней назад
Hogaamin daciifa oo 100 wado oo cadaawada wadankan ku furaysa iyo rag.ay kaga dhegtey MOU aanay fasirayn oo aanay dadka tusayn aqoonsigu siduu ku suuroobayo iyo waxuu yahay iyo amxaarkan saldhiga rabaa goortuu is bedelay ee uu daacada noqday dhaamkaa heshiiskiisii siduu uga baxay ayaa ku filan amxaar wuxuu yahaye ummada ha halaagine dariiq wadankani dhibaatada kaga baxo ayaa loo baahan yahay oo aan ahayn MOUga
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 27 дней назад
WAAR CABAAD IYO HADAL LOOGAMA BAAHNA SL. WAXA LOO BAHAN YAHA, MADAXWAYNE FICIL IYO RAGANIMO UU CADOWGA ISKAGA CELIYO LEH. GAADH HAYE. MUDANE IBRAHIM AYDEED NA, HA WAREERININA. HAWSHII XAQ WADANKA IYO DADKU UGU LAHAAYEEN EE MUWAADINIMO IYO KA BADANBA WUU QABTAY. ILLAHAY HA BRAKEYE.
@Iphone20249
@Iphone20249 27 дней назад
Wadani hala cilaajiyo quraan bay u baahan yihiin
@salebanbissad1852
@salebanbissad1852 26 дней назад
Hala ogaado doorashadii waxay isku rogtay oo lookala cpdaynayaa spmali iyo s/land
@user-xt5he8qx4v
@user-xt5he8qx4v 27 дней назад
Ibrahim waa heego
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 27 дней назад
WAGER!!!!!.NASAKH!!!!!.
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 27 дней назад
Ibraahim waa nin dadkiisa iyo dalkiisa horumarka u ogol oon ahayn kaba qadaha ama caado qato bilaa sharaf ah ,laluush waxa u ka door biday dadkiisa iyo dalkiisa daficiisa ,heego waa dad ay ka ko 'an tahay horumarka dadkooda viva somaliland iyo heego
Далее
Китайка Шрек всех Сожрал😂😆
00:20