Тёмный

Ibrahim Caydiid oo waraysi uu siiyey Red-Sea News 24 ku fashiliyey heshiiska Ururka KAAH iyo Wadani 

Red Sea News Network
Подписаться 23 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 86   
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 Месяц назад
Ilahay ha inaga qabto cadawga iyo wixii dhib inala doonayaba xasbunalahu wanicmal wakiil soomaliland ha noolato idinkuna wad mahadsantihiin ❤❤🎉🎉🎉
@user-zd4mb4sx3r
@user-zd4mb4sx3r Месяц назад
Masha allaa Masha allaa guuuuuuuuuuuuuuul Ibrahim qaran noolow inshaa allaa
@mahads9423
@mahads9423 Месяц назад
Bravo Ibrahim and Said Isse
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o Месяц назад
Xayaakallaa ibrahim daljire wuu cadeeyey nooloow
@kaltunhrg-zm6wt
@kaltunhrg-zm6wt Месяц назад
Mansha Allah hore u soco Ibrahim Caydid, Allah yaxfidag.
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 Месяц назад
aad iyo aad baad uu mahadsantahay wariye siicid ciise illeye iyo mujahid Ibrahim caydiid ilahay ha iidin xafiido dadka waxa laguud boon in ay doorashada xibiyada dalka uu dacaad ah doortan oo ay soo saraan dadku hafiikiiran siida wanagsan❤❤❤❤
@user-lz8qg2fk2i
@user-lz8qg2fk2i Месяц назад
Siciid ciise ileeye waad ku mahadsantahay waraysiga aad noo soo gudbisey
@mahamedhussein9118
@mahamedhussein9118 Месяц назад
Thanks for both brothers
@Xasmas
@Xasmas Месяц назад
Guul Gobanimo Somaliland ❤ Geesi Qaran ❤ Ibrahim caydiid ❤
@ukulm6841
@ukulm6841 Месяц назад
Ibrahim caydiid iyo siciid ciise Ileeye labada halyey ee u hii liyey dal kooda iyo wacyigalinta shacab keena....noo laada guul somaliland guul somaliland....
@user-kw9di6lk9t
@user-kw9di6lk9t Месяц назад
Xibiga wadani waxa lagaguranayaa waa lacagta qadar iyo shiinuhu usoo dhiibay si somalilaan loogu dumiyo madhicidoonto marka lacagta laga dhameeyo waa laga coday na yaa no no no cod no cod
@user-lz8qg2fk2i
@user-lz8qg2fk2i Месяц назад
Aad iyo Aad ayuu u mahadsanyahay gudoomiyaha SUTIGAASHAAN ibraahin caydiid waa wadani dhab ah
@alisaid1214
@alisaid1214 Месяц назад
Ibrahim caydiid Longlive Brother muwaadin Geesi aan cidna ka baqin Buufiya huwanta
@princesshawd6859
@princesshawd6859 Месяц назад
Gulayso ❤❤❤
@yurub5288
@yurub5288 Месяц назад
Mashalla Allah ilahay habadiyo Adoo kale Ibrahim waa nin qaran guul somalilaan cadowgeedo hajabo ✊ ❤❤❤
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Месяц назад
UMADA REER SOMALILAND EE XALAASHA AH WAXAA INOO TAALA SIDII AYNU QARANKA SOMALILAND U DIFAACI LAHAYN HADII AY COD TAHAY IYO HADII AY DAGAAL TAHAYBA MAANTA WAA MARKII UGU DAMBEYSEY MAANTA SOMALILAND WAXAY U BAAHAN TAHAY DIFAAC GUUL IYO GOBANIMO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 Месяц назад
Guulbaan u rajaynayaa somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedfarah5928
@ahmedfarah5928 Месяц назад
REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA. MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER.
@xasanaliaxmed3722
@xasanaliaxmed3722 Месяц назад
ibrahin ceydiid waa xaqlaha somalilan guuleyso adiga iyo somalilan
@hodanibrahim6033
@hodanibrahim6033 Месяц назад
Ucid waa in lasoo saaraa dhexda hala xidho somaali land hala difaaco huwanta gudaha hala tuuro
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 Месяц назад
No vote wadani
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Месяц назад
CADOWGA ALLAHA KASHIFO OO DHULKA ALLAHA HAA LAA GOOYO
@siciidaxmedhaariye235
@siciidaxmedhaariye235 Месяц назад
isbahaysiga jookarka hawada iyo ciro waa kiikeenay ina khaliif oo yidhi weligayba somaliland ma aaminsanayn
@user-ng9sb8hz1n
@user-ng9sb8hz1n Месяц назад
Cadawga somaliland waxa golaha wakiilada iyo sxaafada iyo kuwa doonaya inay ka noqdaan madaxa? Somaliland guul ❤❤❤❤❤❤❤❤itoobiya guul ❤❤❤❤❤cadawga somaliland alaha haligo
@user-lz8qg2fk2i
@user-lz8qg2fk2i Месяц назад
Soomaalilan waa lagu soo duulay ninka raga Amina wuu fahmayaa doqona loo sheegi maayo kkkkkkkkkkkkkkkķkkk
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Месяц назад
ALLAH RAAGE REER SH ISAXAQA BAA ISHODA LAAG ARKEEYE OO LAA FOORARYE WAAR WAXS OOKAALE WAXA LAA AQBAALYO MAAHA CIID KASTE WEEY IDIIN SOO AROORTYE AKHAAS AKHAAS WAA DHIMATYN
@hodhomawel1812
@hodhomawel1812 Месяц назад
Why government don't have the law which controls every money and every call for those traitors????
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Месяц назад
Maasha Alaah wariye siciiid hore usoco❤❤❤❤❤❤❤❤
@Iphone20249
@Iphone20249 Месяц назад
Shacabkaanunay somaliland allaah idinmasiito oo hakufaa iidina wadaniyow allaahuma aamiin
@husseinmohamoud4227
@husseinmohamoud4227 Месяц назад
Guul iyo gobanimo jumhuriyada Somaliland wad mahadsantihin Suxfi Ibrahim Caydiid iyo Suxfi Saciid cise🎉🎉🎉
@nugaal012
@nugaal012 Месяц назад
Diggo iyo Dambas bay kala iibsadeen Wadani iyo Kaah.
@awgeele
@awgeele Месяц назад
Future president of s/land
@user-qq7qn1jf2f
@user-qq7qn1jf2f Месяц назад
Maashaa Allaah Ibrahim caydiid caqliga garashada badan iyo wadaniada dhiiga Kagan jirta ee lexejeclada badan ka qaba dadkiisa iyo dallkiisa caqliga ha waayin
@abdihakimmussa9544
@abdihakimmussa9544 Месяц назад
waa runtaa, M.xaashi hadduu wadani la midoobay H. Jeclo kalsoonidii waan kala noqonay
@user-lr6mr8rb8s
@user-lr6mr8rb8s Месяц назад
Mashallah
@mohamedabdisuleman8113
@mohamedabdisuleman8113 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@amiiramohemed495
@amiiramohemed495 Месяц назад
Masha allah guul somalind
@ashaabdisalamismail5864
@ashaabdisalamismail5864 Месяц назад
Guul iyo gobanimo Somaliland Alle ha ku gargaro gesiyow
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Месяц назад
Guul soomaalilaan cadawgeena ilahay hajebiyo
@Iphone20249
@Iphone20249 Месяц назад
Qayladhaan wa wareey qayladhaan wawareey wadani inaga ilaaliya 📢📢waa faqash huwanta gudaha waa laynoo soo diray qayla dhaan wa wareey qayla dhaan wa wareey
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn Месяц назад
XISBIGA KULMIYE WAA XISBIGA HABARJECOOL POWER SSB GUUUL❤❤❤❤❤😂😂❤❤❤❤ MARKLE MARKLE AABO MUSSE 5 MORE YEARS. VIVI KULIMYE
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Месяц назад
Mujaahid ibraahim ❤❤❤❤❤❤❤
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 Месяц назад
WAAR WAXAY LA YIHIIN, WAXAAY XADAAN. WAA NAANAAB OO WAXA LAGA OODAY, HALKII AAY XAARAANTA KA FADHATAYSAN JIREEN!!!! WAA AWLAAD AL FAQASH.
@ShucaybCali-eb1mv
@ShucaybCali-eb1mv Месяц назад
Anaa kuu cadaynayee hala rido xisbiga wuwanta la jira
@user-nm3fl6ps4v
@user-nm3fl6ps4v Месяц назад
Kibaar yare waa ku salamay.
@ukulm6841
@ukulm6841 Месяц назад
Ibrahim caydiid iyo Siciid ciise Ileeye labada halgamaa waanu ugu mahad niqaynaa daddaalka dadkooda iyo dalkooda iyo wacyi galintooda bulshada……..
@Myway3801
@Myway3801 Месяц назад
Waba daami ha la latashado gormay daami talin jirtay wa aduun
@FaysaIbrahim
@FaysaIbrahim Месяц назад
Asc ibraahim daljir حفظه الله shacabka somaliland intoda badan wayka dharagsan yihiin cadawga gudaha iyo kandibadee werarka inagu haya waynuna kagu laysanayna insha alah shacabka somaliland hasiiyan codkooga cida wadanka iyo jiritanka jsl daacada uah guul gudomiye ibrahin daljir cadaw ciile cimrigaa hajiro muwaadain somaliland guul forever
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Месяц назад
GARXAJES MAA MASKAXADYE KAA WAALNYN SOO RAAGODA MAA JOOGYN KUWINE SOO SAARO TUUGTE KULMEY JAAQYE NO CODA
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft Месяц назад
Kulmiye tuuk maha ee kulmiyihii hore ee wadani la jooga ayaa tuuk ah ,garxajis waa reer aqoon iyo sharaf leh ,lakiin wadan ma matalo, reerka dhan ,wadan garxajis maha ee waa dad isku tegey oo dadkan iyo dalkan dan aan ka lahay ,wadan xirsi ayaa ku iibsaday lacagtii uu soo xaday
@garyaqaanxasanaxmed9562
@garyaqaanxasanaxmed9562 Месяц назад
❤❤❤
@mohamedhassanafgab8370
@mohamedhassanafgab8370 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@halimadirie5301
@halimadirie5301 Месяц назад
Xirsi iyo maxamuud waxaa ka muhiimsan dowlada maxaa helay?
@noob1107-t5o
@noob1107-t5o Месяц назад
Wali dawladan cid ka caqli xun oo ka awood daran masoo marin . Ibraahimow anigu waxaanba aamin sanahay dawladi inay sidan raali ka tahay in sharcigu faraha ka baxo
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft Месяц назад
Somaliland guul iyo gabanimo
@Iphone20249
@Iphone20249 Месяц назад
Shicibkow iska ilaaliya wadani howguridina qayladhaan waa wareey inaga ilaaaliya kakacaay wadani waafaqash huwanta gudaha
@ismacil9022
@ismacil9022 Месяц назад
Xirsiba tanasulay wayo xirsi wasiirbu doonaya udalka kuboobo waxna kuxidhxidho 40ki milyan loomilyan kagadhigo
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Месяц назад
Nacam faysalbaa larabaa in kaah loosadqeeyo😢😢
@Sirad47
@Sirad47 Месяц назад
Ñin tolkii cadow ku ahi fariid maaha, waxba kama jiraan waa doqon afmiishaar ah,dulmiile ah. In la xidho ayey ahayd, dawlad dulqaad badan buu ka faa'iidaystayAllah hanaga qabto isaga ito intuu wataba.
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Месяц назад
Dibjirka ataa siyaasi u noqda Beesha Isaaq jkkkkkkk Dibjirada ayay aad u dhegaystaan..
@hodanhassan3271
@hodanhassan3271 Месяц назад
Maxaa lays bartay. Wixi dhabdhab ihii is ma qarin karo. Madax dhaqameed kii layaqaanay talaabo xumaa badalay
@abuhanaan9009
@abuhanaan9009 Месяц назад
Doorashada Soo socota waa afti dadweyne waxa loo kala codaynayaa qaran jira iyo maamul goboleed kii aan noqon lahayn al miidaanu waasic
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Месяц назад
WAXA CAALOSHODA UUSHAAQYSTYLR ABAHODNE TAALYN JEERYN DOWLDA YEEYE AFKODA LAASO GEELYNE HAAKUU NOOQDO MEESHU KAA YEEMIDE HAA KUU JOOGAN MANSABKODA WAXABA KAMA GEELYN MUSTAQBLEKA QAARYNK YAAGA
@Iphone20249
@Iphone20249 Месяц назад
Ay waliba wuu inoo soo aroorayaa dee edeb uyeela hadaynunay somaliland
@EmanAhmed-fk4cy
@EmanAhmed-fk4cy Месяц назад
💚🤍❤️
@mcnncm1318
@mcnncm1318 Месяц назад
Alxaqiiqa suti gaashaan dufaac qaran
@user-yi1nu9ne8t
@user-yi1nu9ne8t Месяц назад
SL malaha saxafad ee wa war qadayal iyo war xumo tashiil midhan.Garashadodu iyo wayo. arag nimadod way yartahay.
@abdulwarsame7443
@abdulwarsame7443 Месяц назад
War Nagalatag muuse jacaylka.ka hadal danta sland yahuuu
@aminamusa5517
@aminamusa5517 Месяц назад
Ibrahimow kulmiye hadu soobaxo maxay u kale xigtaysanayaan ururada u siman markay nu doonayno in dalka cadaalad lagu maamulo maxay iyaga oo diin tii islaamka ah ku dhaqmaya oo aaad u qirtay inay heleyaan because kalsooni illaahay siiyay darteed iyo laluush laan kuso baxaya markay nu ognahay in wax kasta lagu sameeyay miyaynaan arkayn in u kulmiye kuso baxaayo hawsha wanaagsan ay kasbadeen
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Месяц назад
YAAHU TUUGE HAWADA IYO BIIYHI XUUNBAWEYNE LIIQYE ISCUUN AFQALOC😮😮😮
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Месяц назад
Huwan iyo hadhaaga gudaha noojoogta shacabkaa ridikara iyagaana soosaari kara hadaba maanta waxa lookala codaynayaa soomalilaan majirto iyo way jirtaa ninkii soomaalilaan nimadu dhab katahay codbuu ugu hiilinayaa ninkii huwan raboow wadani sii codka soosocdaa waa afti dad wayne oo kuwajahan dalka hala feejignaado
@MustafemuuseMuuse-wl4gg
@MustafemuuseMuuse-wl4gg Месяц назад
Waxyabakale bakamahiimsa inlagahadlo raaskaliya o somaliland ktirsan olabaxisbisamaustay oisximinaya waxasokalelomabahana
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Месяц назад
XIRSI IYO INA XAASHI CIRKA KAMA SOO DHICINE WAA LABA MUNAAFAQ OO SHEEGTA HABARJECLO CODKA AY RABAAN WAXAY KA RABAAN WAA HABARJECLO LAGAMA YAABO HADII AANU NAHAY HABARJECLO IN AANU COD SIINO HABARYOONIS WAAYO NAGAMA DHEXEYSO HABARYOONIS HIIL DAGAAL IYO HIIL DOORASHO MIDNA NAGAMA DHEXEEYO MANA DHICI DOONTO
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 Месяц назад
Dawlada jsl haday hore isku Dhigatay ayanay manta is Dhigan shicibka jsl ee jsl Jecelina hurdada kakaca
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Месяц назад
Oday dhaqameed xun oo koofiyad bacle ah oo dilaala oo shalay laascaano dumiyay iyo citisaamkan gudaafada ah haday wasaarada guduhu wax kaqaban waydo waa in shacabku wax kaqabtaa anigu uba malaynmaayo dawlad xukun adag oo sirdoon dhisanle meesha joogtee😢
@alisaid1214
@alisaid1214 Месяц назад
Siciid ciise ileeye Weriye sare Suxufi rug cadaa ah
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e Месяц назад
Yaa dooranaya cadawga la arkayo
@qurbaawis642
@qurbaawis642 Месяц назад
QABYALADA UMADA KALA FADHIISTO UMADA REER SOMALILAND AYUUNBAD ISKU DIRAYSAA IMINKA MAXAANU KAA DHAGEYSANAA...
@calicraxmancalicraxman7115
@calicraxmancalicraxman7115 Месяц назад
Kulmiye nabadeeey🤚🤚🤚🤚🏼🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚macasalaaama ibraahinow
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft Месяц назад
Dawlad ayaynu nahay ,maxaa hogaanyo dhaqmeed ay arimaha dhex dhigay ,waa inay dadka ay boqorada iyo suldamad ku eekadaan shaqadooda ah dadkiin iyo kuwii idin soo doortay wax u qabta ,laaluush qatayaash
@qurbaawis642
@qurbaawis642 Месяц назад
BAL IBRAAHIM MUSE BIIXI MAXAYNU KU DOORANAA MARKAAD CAQLI FAYOW KU FAKIRTO MUSE BIIXI UMADDA DHULKOODII WUU KA BOOBAY SHACABKA WUU ISKU WADA DIRAY OO ADIGA OO KALE AYUU U ADERGSADAY ISKU DIRKA SHACABKA
@shamsoabdul6185
@shamsoabdul6185 Месяц назад
Odagani xiris buu kuwashay
Далее
The Truth about the Taliban with Dilly Hussain
1:28:30
Просмотров 53 тыс.
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Просмотров 10 млн
IT'S MY LIFE + WATER  #drumcover
00:14
Просмотров 21 млн
▼ЮТУБ ВСЁ, Я НА ЗАВОД 🚧⛔
30:49
Просмотров 380 тыс.
DOOD-ABUUR || Prof Axmed Ismaaciil Samatar. Q/2aad
56:08
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 9.09.2024
20:25
Просмотров 10 тыс.
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Просмотров 10 млн