Тёмный

IDIL BARKHAD | Wabi Ilo Jano | (official video) 2017 

Haataf Abdi
Подписаться 770 тыс.
Просмотров 3,9 млн
50% 1

Видеоклипы

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 588   
@xuuralcaynabdi7120
@xuuralcaynabdi7120 7 лет назад
sidii wilan dhalan warkaga uxiisilaa sidii wacyi diniyan wedhada dhegeysan laha😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@mahadjama5835
@mahadjama5835 8 лет назад
💋💕hadad waji yeelan💕 lahayd jacaylka wanaajin lahayd mid 💓💘waanada qaato waayelan noqon laha 🙋🙌🙌way iga gadan tahay 👬👭
@yasinhussein1122
@yasinhussein1122 8 лет назад
idil way garanaysa inay raago waji lahan aslan
@hawajama6039
@hawajama6039 7 лет назад
Mahad Jama
@hawajama6039
@hawajama6039 7 лет назад
Mahad Jama thesameastheother
@ahmedabdi1959
@ahmedabdi1959 7 лет назад
Hawa Jama 😍😍😍
@Naima2423
@Naima2423 7 лет назад
Mahad Jama
@amalfarah3936
@amalfarah3936 8 лет назад
sidii wacyi diiniyaan weedhada dhagaysan laah ....hadaad wacad xeerin lahayd kalsooni wardafin lahayd midii kaa wabatee kuweyn tahaan noqon lahaa .. sidii wabi ilo janaan kagacal ku waraabin lahaa sidaad wadnahayga tahaan waxyeelo kaa dhawri lahaa ..........best hees from idil amazing
@liinahaajihaaji4029
@liinahaajihaaji4029 7 лет назад
waa gabadha somali ugulabis qurxuun cajiiiib😍😍😍
@hiboomer1950
@hiboomer1950 8 лет назад
hadaad waji yeelan lahayd jeceelka wanaajin lahayd mid wanada qadatoo waayeelan noqon lahaa😍😍😍😍😍sidii wiil aan dhalaa warkaaga u xiisi lahaa 😍😍😍sidii wacyi diiniyaan weedhada dhagaysan lahaa
@zamzamjamac4360
@zamzamjamac4360 8 лет назад
Nana Ali
@nimraazmaxamed2241
@nimraazmaxamed2241 7 лет назад
heestn haa ban u hya way iga gdn thy ana u danbeya like ha lyz zro wixi iga danbya iyo iga horyaba hataf thenkz
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 лет назад
who's watching in the stiil. 2017.? ME 😍😍😍..legend idil barkhd💘 💖💖hataf studio well done nin rageed💖💖💖💘
@misshanan1476
@misshanan1476 7 лет назад
gabdhow iga waano nin 2bilood kabadan haduu guri xalaala kugeysanayn guur Uma jeedee waqtigu yuu idinka lumin diintuna way ka hadashay shukaansiga dheer
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 8 лет назад
Heestaan wey itaabataa waa necbahy wiilasha lugooyada bdn oo runta kuu sheegeynin Ilove you idil sweetheart 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻🙏🙏🙏🙏🙏👌👌👌👌👌👌👌👌💋💋💋❤️😘😘😘❤️💕💚
@nageeyepanya7913
@nageeyepanya7913 7 лет назад
abaayo imisa jeer ayaa gas laguu jaray kattan .com lama kal a xanaaqaan
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 лет назад
Halmar kkkkkkk dhibloow waji xuuux maba xanaaqo Aniga ma xanaaqdo aa la idhahaa raga sida la isaga dhiciyana wan aqaan don't worry yarka
@qureeshocadey7312
@qureeshocadey7312 8 лет назад
Waaaaaaw caadi maha my queen idil waan jeclahay hesaheda caadi maha Masha Allah hadaafna umaa yaresan video caadi aheen good job hadaaf
@aishaosman1313
@aishaosman1313 8 лет назад
hadaa wajiyelan lahed jacelka wanaji lahed ax ax ax hestan runti wey itabanesabo idil barqad afkada cano lagu qabay❤❤👌
@fatuuxabdi451
@fatuuxabdi451 8 лет назад
q17
@saaagghh373
@saaagghh373 8 лет назад
hadad waji yeelan lahayd jacaylka wanaajin lahayd mid waanada qaato waayelan noqon laha way iga gadan tahay
@farhanadan3990
@farhanadan3990 8 лет назад
Aisha Osman axsan hees😎😎
@azizaalarab2937
@azizaalarab2937 8 лет назад
Aisha Osman
@mashaalaahmashaalah1243
@mashaalaahmashaalah1243 7 лет назад
Ababa Idil barkhad inaba caadi maaha Axmed Zaki sidoo kale waad shidan tahay masha alaah we love fanaaninta soomaliyed alla ha idin daayo
@fosiahassan682
@fosiahassan682 8 лет назад
hadaad waji yeelan lahayd jacaylka wanaajin lahayd mid waanada qaadato waayelan noqon lahaa sidii wiil aan dhalan warkaga uxiisi lahaa sidii wacyi diiniyan weedhada dhagaysan lahaa hadaynan is wafaqayn weel dhaba ahayn waxad wado icadee afkaga wax iiga sheeg esh calaa hees duubista ka daran haataf abdi thknz 💝💞❤❤💚💜❤❤💛💔💓💕👌👌👏👏
@hodhannoor3643
@hodhannoor3643 7 лет назад
Idil quruxley ayd tahay e abyo hesa iska daa cadab kulama raabo
@kingabdiaziz5987
@kingabdiaziz5987 8 лет назад
caadi maaha waa hees shidan iyo duubista oo ka daran thankz haataf
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 8 лет назад
Thanks Abdi Aziz!!!
@yasinhussein1122
@yasinhussein1122 8 лет назад
mansha alla ani wan uu baqay idil waa fanan sharshan ah run
@hodancadey1612
@hodancadey1612 8 лет назад
Haataf Abdi
@ikranabdi2141
@ikranabdi2141 8 лет назад
Amal Abdi aden
@aminaabdirahman5434
@aminaabdirahman5434 8 лет назад
hodan cadey
@wardabintabdirahman4155
@wardabintabdirahman4155 8 лет назад
my queentayda caashaqa idil barqad omar alla ku jecliyaa
@ayeeyosoomaaliyeed8592
@ayeeyosoomaaliyeed8592 8 лет назад
waxanba ka helay midii kaa waabatee ku weyn tahaan noqon lahaa qofkasta halkuu ku geeyaa la geeyaa 👍
@saliimayaanle5895
@saliimayaanle5895 7 лет назад
heesta waxadba modaa xadiis okale idil barkhad cumar xaji khayre nollow
@mohamedamiintotti4378
@mohamedamiintotti4378 7 лет назад
saliim ayaanle jaahil baad thye hees iyo xadiis meel hawada dhigin heer mii baad thye
@ramzikmohamed1727
@ramzikmohamed1727 7 лет назад
💯❤💯 sidii wiil aan dhalaan hadalkaaga uxiisi lahaa 💯💕💯 hooyuunbaan garan macnaheeda 💯❤💯 sidii wacdi diiniyaan weedhaada dhagaysan lahaa 💯💕💯 ---------- uunbaa garan macnaheeda The one and only My fanaanad #Idil_Barkhad hore usoco huno 👍🌹🌹 Thanks our camera man, our studio, our Academy of singers 👏🏽👏🏽👏🏽
@shanlystedahiralshukri4307
@shanlystedahiralshukri4307 8 лет назад
War naagtu ineey saan u shidantahy uma maleeneenin rikoodh un baan ka dhegeesan jiray blhi 😀
@ahmethashi9629
@ahmethashi9629 8 лет назад
Shanlyste Dahir Alshukri mobile weyn in laguusoo gado weeyaan record tuulaa ku daashadee😂😂😂
@ayansuldan4184
@ayansuldan4184 7 лет назад
a
@muunaqaali2180
@muunaqaali2180 7 лет назад
masha allah
@nasraali3864
@nasraali3864 7 лет назад
Shanlyste Dahir Alshukri hhhhhhhhh
@muna_vaby7814
@muna_vaby7814 7 лет назад
nice song
@najmamaxamedahmed2424
@najmamaxamedahmed2424 8 лет назад
waaaw cadi ma ahan heesta waxaa ka sidaran duwista haataf thanks bro haataf 😍😍😍
@najaxhani8686
@najaxhani8686 8 лет назад
sidii wabi ilo jana kalkacalka waraabin lahaa sidii wadnahayga tahay waxyeelo ka dhawri laha
@hudasimple6153
@hudasimple6153 8 лет назад
najax hani
@deeqahassan7348
@deeqahassan7348 7 лет назад
najax hani
@aasiyoinacabdi4574
@aasiyoinacabdi4574 8 лет назад
hadeynaan iswaafaqeyn runtii wehel dhaba aheyn😱😱waqtigu yuu igalumine waxaa wado iicadee afkaaga wax iisheeg😜☺☺warcad ahaa
@zaharaabdilise4246
@zaharaabdilise4246 7 лет назад
Manshaalah heesta weyi iga gadan tahayi inkasto raga laga heleyini sidan rabno 💃💃💃💃💃💃💃💐💐💐💐🎤🎤🎤👑👑👑
@cabdirisaq5737
@cabdirisaq5737 7 лет назад
idilka sidi aa rabtiin ibla yelo donesiin kkkkkkkkkk
@khadarkhaliif5667
@khadarkhaliif5667 7 лет назад
Zahara Abdi Lise masha Allah qalad aya ka fahantay ee hamoodin inay wacdi diini ah qarinayso
@zaharaabdilise4246
@zaharaabdilise4246 7 лет назад
live shows Asc meesha wacdi inusan ka jirin waa u jeeda Adiga naftada hadaan lagu hayin maxa ku keeneyi Xabiibi hhhhhhjj
@ibraahimshakulyare3862
@ibraahimshakulyare3862 7 лет назад
hadaynan is wafaqeyn runtii weldhabaa ahyeen wakhtigu yuun iga lumine waxaad wadoo ii caadeee afkagaa wax igaa sheeG war dhamadaaY asaL idil and axmed zakiii dusbista hataf aa ku faro yareestay asal ❤❤❤❤❤❤❤
@mayacadey3828
@mayacadey3828 7 лет назад
tlhi i can't help it i touched meh for real😢😢😢😢😢😢😢😢 waqtigu yuu iga luminee wxd wado icadeey axxx axxxx 😢😢😢😢 dacad nimada daryeel malha ileen bina adamku ma damqadee😢
@Masterking414
@Masterking414 7 лет назад
ŚŮMMĪ ÂMÀŤ Summi Ma kula Oyaa 😢😢😢
@sucadabdi6693
@sucadabdi6693 7 лет назад
waaaaaaaaaaaw waxaa ayaa hees ah iga dheh ilaa xad nuur calaa nuur
@samowamiiin7706
@samowamiiin7706 7 лет назад
Atnaan Ali
@Masterking414
@Masterking414 7 лет назад
samow Amiiin yaakhe mx igu wace lol
@Masterking414
@Masterking414 7 лет назад
proud muslimah ... Ha iga ohi siin..kume tan kugu taal an ka tirtire
@marufyusuf9594
@marufyusuf9594 8 лет назад
idil barkhad soo adiga si u qurux badan. inaba caadi ma tihid. fanka hadaad iska deyso na wad ka si qurux badnaan lahayd
@milgomuse3786
@milgomuse3786 7 лет назад
sidiii wiil aan warkaagag u xiisi lahaa sidii wacadi diiini warkagag dhagasan lahaaa ❤❤❤❤
@xabsobast4178
@xabsobast4178 7 лет назад
Nimco Muuse
@allaahwaaynisagaaawodleh331
@allaahwaaynisagaaawodleh331 8 лет назад
hadaynan is wafaqayn wakhtigu yuu iga limine waxad wado I cadee agkaga wax iga sheeg axla fananad♥♥♥♥♥♥♥
@umuamra4212
@umuamra4212 8 лет назад
💁🏾Onrepeat AllDay Idileiito 😍
@KingAbdifahi1010
@KingAbdifahi1010 8 лет назад
Sidii wabi ilo jano kalgacal ku waraabin laha Sidii wadnahayga tahan~y waxyeelo ka dhowri laha🔥😍
@mustafeibraahin3981
@mustafeibraahin3981 8 лет назад
wooow caadi ma aha heesta duubista musikab thanks haataf
@ayaanbadanabdi6666
@ayaanbadanabdi6666 8 лет назад
abdi hatuf cadimaha dubistadu wan ku tagera walalkay qali iyo my beste idil walshay💗💗💗💓💓💗
@kamilacaydid4130
@kamilacaydid4130 8 лет назад
wooooooow cadi maha hes iyo badh iyo vedow qurux badan hataf abdi nolow
@fatuushali6446
@fatuushali6446 8 лет назад
inaba caadi MA ahan
@alinuuxyup3504
@alinuuxyup3504 8 лет назад
llove you song
@joyamohamed9231
@joyamohamed9231 7 лет назад
love it
@fcaaanuurliib4604
@fcaaanuurliib4604 7 лет назад
+Alinuux Yup ʍxɖ Kʊ ɦaɖasɦɛʏ ɨs ҡa ɦʊɮɨ աaa madhaxee
@mustafeelmi1283
@mustafeelmi1283 8 лет назад
Caadi mahan heestu way shidantahay idil barkhad wn ku taageeraa
@abdirizak3780
@abdirizak3780 7 лет назад
idil barkhad ar ya muqdisha keena .... oo garonka jamacadaha ka hees yirahdaa ....
@nadraabdirisakabdisalamabd4066
Waaa tagere idil barkhadle nice song iga dheh waa ka helay heystan xaqiqdi quruxley iga dheh
@haflahigh6789
@haflahigh6789 8 лет назад
abaaa stlka waaa igu dishay hesta macn wey naaftay walhi waxaa kahadashay jclka hada socdo ooo qiyan aan dhamanenin ah
@hamzamohamed5746
@hamzamohamed5746 7 лет назад
Hafla High inta lagu qiyaamay wax malagaa dhalay
@osmanabdulahi5384
@osmanabdulahi5384 7 лет назад
hamza mohamed kkkkkkkkkkkkkkkkkk nin qasan lolz
@khadarkhaan7588
@khadarkhaan7588 8 лет назад
Yaasiin calayk IDIL BARKHAD OMAR waa dhiigii somaliland allaw noo kaa daa Iyo ereyo aad u qurux badan
@suhaybsuhayb3426
@suhaybsuhayb3426 7 лет назад
Waxad wado iicade Afkaaga wax iigasheg
@user-dl1go4zh7m
@user-dl1go4zh7m 8 лет назад
wwwww axmed zaki saas aan kaa rabaa labo illaah u dhamey nastexo indho iyo idil barqad halkaas kasii wad xarakada masha allah
@nabilanahil3972
@nabilanahil3972 8 лет назад
haataf thanks bro u r the best camera man I know
@radwanramzi1140
@radwanramzi1140 8 лет назад
muqalada u duubo haataf aad bay iso jiitan well done heestan wlhi waxad moda inay aniga igu socoto HADAYNAN IS WAFAQAY RUNTI WEEL DHABA AHAYN WAKHTIGU YU IGA LUMINE WAXAD WADO I CADEE AFKAGA WAX IGA SHEEG
@cadefaarah7831
@cadefaarah7831 8 лет назад
caadi mahan fananadaan wan ka helaa
@godanosman1443
@godanosman1443 8 лет назад
wwwwww inaba cadi waqtiga yuu iga lumene waxa wado I cade
@noramahmed2544
@noramahmed2544 8 лет назад
aniga run ahaantii amaan ayay iga mudan yihiin idil iyo axmed zaki wayo sababtoo ah waantaageeraa qof aad taageer taana amaan mahane caykuguma le lasocda
@shaakirdekhassan9203
@shaakirdekhassan9203 7 лет назад
liked the song and the queen idil barqad codkeeda
@mayacadey3828
@mayacadey3828 7 лет назад
thx dea #hatafstudio saalaan sare iyo full xushmat @haataaf😍😍😍😍😍😍😍😍 mhdsnid shrf
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 7 лет назад
Thank so much ŚŮMMĪ ÂMÀŤ, appreciate
@nimoibrahim4940
@nimoibrahim4940 7 лет назад
Haataf Abdi w.
@nimoibrahim4940
@nimoibrahim4940 7 лет назад
Haataf Abdi p5 tp
@kingcabdiraxman2595
@kingcabdiraxman2595 8 лет назад
ww boqorada fanka idil barkhad nic song
@hibaqadey6251
@hibaqadey6251 8 лет назад
waaaw idil darqadle noolow
@mohamedibrahimosman8169
@mohamedibrahimosman8169 7 лет назад
hibaq Adey
@mohamedibrahimosman8169
@mohamedibrahimosman8169 7 лет назад
Cabdiraxman Ibrahin thanks sxp
@khadarsamaale4967
@khadarsamaale4967 8 лет назад
Haadba haad kici heestu macaanaa boqorada codka idil barkhad BIG Respect
@mohamedhassanali5589
@mohamedhassanali5589 8 лет назад
Wwwwwwwww inacaba caaadi maaaha thnks
@samiraadan4168
@samiraadan4168 8 лет назад
Mohamed Hassan Ali
@faraxmama9087
@faraxmama9087 8 лет назад
Mohamed Hassan Ali
@werdaabdi2831
@werdaabdi2831 8 лет назад
Mohamed Hassan Ali
@nasriinashaxshaxleey3830
@nasriinashaxshaxleey3830 8 лет назад
aww waxas ka duubis laga dhaha ilahey amrkiisa naagtan wa jeclahay
@meymuunacabdulle2019
@meymuunacabdulle2019 7 лет назад
Nasriina Shaxshaxleey Hhhhhhhhhhh
@fatimafariido612
@fatimafariido612 7 лет назад
hadad wacad xeerin Layd kalsooni wandaabi Layd Midii kaa waabatee kuweyn taan noqon lahaa great erayo Queen iidil
@nalka1235
@nalka1235 7 лет назад
heesaha idil wa heesta kaliya aan dhgyso inta bdn thanks hataf
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 7 лет назад
Thanks the Light sorry Nalka 123 :)
@leylasamatar8181
@leylasamatar8181 7 лет назад
💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟
@qaysbarbareeye7229
@qaysbarbareeye7229 8 лет назад
heesta way shidan thy waxaa ka sidaran hataaf istudio kasidaran halka kasii waadan leyhy waa xirfad aaad iyo aad lo jeclaysto salam bn hawada niso marinaya ✔✔✔✔✔✔✔✔✔
@quruxwanagcadey8777
@quruxwanagcadey8777 8 лет назад
👏👏👏idil barkhad ❤️❤️❤️ haataf abdi 👍thanks
@farhiyaelmi754
@farhiyaelmi754 8 лет назад
sidii will aan dhalay ayaan warkagag u xiisi lahaa
@muhyadiinsamawade5546
@muhyadiinsamawade5546 8 лет назад
ax wakhtigu yuun iga lumine waxaad wado iicadee afkaada wax iiga sheeeg 💑💕💕💕💕💕💕💕💕💕☝
@cabdirashiidaadankkkl922
@cabdirashiidaadankkkl922 7 лет назад
Qurux Wanag cddy
@abdirahmandahir4069
@abdirahmandahir4069 7 лет назад
muhyadiin samawade
@cabdirisaq5737
@cabdirisaq5737 7 лет назад
han ku cadeyo qxan wado waku jeclahy
@sulekamoha8326
@sulekamoha8326 7 лет назад
love you idil barkad💗💘💟💟💟💟💟💘💟💘💘💖💖💖haataf studio thump up👌👌👌
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 7 лет назад
THanks Suleka Moha
@sulekamoha8326
@sulekamoha8326 7 лет назад
Haataf Abdi welcome👌👌
@lamaanedeeqchannel2864
@lamaanedeeqchannel2864 7 лет назад
Suleka Moha fartunn
@abdirasheedfarah6861
@abdirasheedfarah6861 8 лет назад
sidii wabi ilo janaad kagacal Ku waraabin lahaa....sidii wadnahaygan wax Yaalo kaa dhowrilahaa heesta iyo meesha Quruxday iyo duubista wee isleedahay
@queendiredawadjabuuti9564
@queendiredawadjabuuti9564 7 лет назад
Hadaad waji yelan laheyd Jacaylka wanaajin laheyd Mid waanada qaadato waayeela baan noqonayaan Eshcala ereyo macaan Cod macaan Idil barkhad Heestan way idhexqadey so nice song Kama daalo heeskan 👌
@gangamo4734
@gangamo4734 7 лет назад
dhakac dhakac ayay ka dhamaan wayeene waxay maraysa sii wiil aan dhalay midakle gabadh la steel ahi maba jirto oo hestaa idil barkhad
@bilaannuro4810
@bilaannuro4810 7 лет назад
Best songs gabdhan wan jecelhy quruxleyda ah masha alaah allow ku xafidi
@sookarienough9290
@sookarienough9290 7 лет назад
#Haataf_studio best video amaan fanaan noqdaa haba la yaabee
@najmoxuseen994
@najmoxuseen994 7 лет назад
Abdiweli N.Q 😂😂😂😂😂😂😂
@najmoxuseen994
@najmoxuseen994 7 лет назад
Abdiweli N.Q wax kala tehe idil mad ka maserte
@sookarienough9290
@sookarienough9290 7 лет назад
Najmo Xuseen fashilka daa hee Hhhhh funny.ie
@najmoxuseen994
@najmoxuseen994 7 лет назад
Ikacay dhiiga igacay mii shekadu😂😂😂😃😃😆
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 7 лет назад
Thanks a lot Abdiweli N.Q, really appreciated!
@maandeeq9106
@maandeeq9106 8 лет назад
👏👏👏👏👏👏👏👏💞💞💞wey shidan tahay maistidhi 10 over 10
@fatmalove3700
@fatmalove3700 7 лет назад
I like her style
@asmamohamed3535
@asmamohamed3535 8 лет назад
Idiil❤❤❤😍
@alinuuxyup3504
@alinuuxyup3504 8 лет назад
love you song
@alinuuxyup3504
@alinuuxyup3504 8 лет назад
my phone number 8063164079 call me
@nadiifoisaaq6625
@nadiifoisaaq6625 7 лет назад
Alinuux Yup mnz
@nadiifoisaaq6625
@nadiifoisaaq6625 7 лет назад
Alinuux Yup z
@marwoabdinaano6920
@marwoabdinaano6920 7 лет назад
wooooow idil huno quruxey waad ku mahadsantay heestan shidan
@amarushakur77
@amarushakur77 7 лет назад
love Idil barkhad codkeeda. thanks Haataf studio. congrats man
@hannaabdi6210
@hannaabdi6210 7 лет назад
Hadad waji yelan leyd jcylka wanajinleyd mid wanada qatatoh wayelan noqonlaha👌👌👌
@aataaaj7993
@aataaaj7993 8 лет назад
axlaaa hees iyo sidoo kale best duubis . aad bn kuu slaamaya eng haataf
@ummuruwayda2154
@ummuruwayda2154 7 лет назад
idil barkhad axya hes
@aliibaar8004
@aliibaar8004 7 лет назад
thanks haataf
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 7 лет назад
Thanks Ali
@nasiimcadey180
@nasiimcadey180 8 лет назад
awwww so sweet inbadan wan sugay hestan 💋❤❤❤
@HayayaabeQowrax10
@HayayaabeQowrax10 8 лет назад
fananad qali ah cod dahaba leh idil barkhad xaaji khayre
@moe2165
@moe2165 8 лет назад
what a song caadi mahan 😍😍
@Iqruudsh
@Iqruudsh 8 лет назад
Haatuf studio iyo idil barkhadle waaa la iskugu talagaly ykhee noolada
@ayannamini8379
@ayannamini8379 8 лет назад
Heeesti #Sanadka Idil beey ku dhacday ax ax #1 waad kabaxsateen adi iyo groupkaaga iyo #Haataf films 🤗🤗🤗👏👏👏👏👏👏❤❤❤
@mukharcabdi7282
@mukharcabdi7282 8 лет назад
Haataf best video
@najmaabukar4381
@najmaabukar4381 8 лет назад
zak looks cute he seems he lost weight and got new hair looks mashaa Allah 💔💔💔🌹🌹🌹
@sadomahamed8667
@sadomahamed8667 8 лет назад
Hodan Abukar
@hamzamohamed5746
@hamzamohamed5746 7 лет назад
Hodan Abukar numberkiisa maku siiyaa
@rozaromin4660
@rozaromin4660 7 лет назад
Hodan Abukar AKLIMA2 AKLIMAMAMUN
@musasomalia6462
@musasomalia6462 7 лет назад
Hodan Abukar looveeee noo garnaqqq
@xamdixarago3293
@xamdixarago3293 7 лет назад
aad baa ula yabaa dumarka fananiinta ah hal hees iyagoo qaadaya maxey 12 maryo usoo xirtaan mase aniga reer miyi aho la socon casriga waa jeclaan lahaa sababta inan ogaado
@quenquruxley7423
@quenquruxley7423 7 лет назад
idil barkhad IFKa samo ku noolwa qalbiyaye
@sabadabdullahi9077
@sabadabdullahi9077 7 лет назад
gabadhan waxay gabdhah kale ku dishay labis qurxubadan
@liibaanalcadala8033
@liibaanalcadala8033 8 лет назад
nice song idil barkhad and great video haataf abdi wanku aminsanahay
@mohaage2251
@mohaage2251 7 лет назад
amaan kugu dhagsadaa lee sxbey wax kale ayaa tahee
@abdiazizhazzan962
@abdiazizhazzan962 7 лет назад
mcnxppi
@khadiijahannah689
@khadiijahannah689 8 лет назад
waaw heestan caadi ma ahan hadaad waji yeelan laheed jacelka wanaajin laheed mid waayeel oo waanada qaadataan noqon lahaa
@dhuniamoha8789
@dhuniamoha8789 7 лет назад
Waqtiguu yuu igaa lumine waxad wadoo ii caadey afkadaa wax igaa sheeg cajaab igaaa dheeh
@mahadiscoisco8547
@mahadiscoisco8547 7 лет назад
oooooooooooooooooooooh song very nice song 100/100000000000
@youzarsifmohamed6031
@youzarsifmohamed6031 7 лет назад
masha Allah waa hees aad u macan aadna loo habeeyay viva idil
@leilafarah4122
@leilafarah4122 8 лет назад
Woooow masha allah💕💕💕 ladhacay wax walbe
@waankuwatasaaxib461
@waankuwatasaaxib461 8 лет назад
#haataf abdi aad Baan ugu riyaaqa duubistaada thnks bror
@MohametGacal
@MohametGacal 7 лет назад
Good Song Aniga I xiis You heestaani
@HabsaHabsa-mb3bk
@HabsaHabsa-mb3bk 8 лет назад
Idil barkhad heestan anaad iso qaade 😹😍😻❤️ thnkx hataaf studio
@yawobnissar1757
@yawobnissar1757 8 лет назад
wow great song
@ugaasqarni3393
@ugaasqarni3393 8 лет назад
habluhu ku macanaa daadiska inaba caade mahn
@SihaamMohaa
@SihaamMohaa 7 лет назад
wa halka hes an ka jeclahay idil
@boqoradajubalad561
@boqoradajubalad561 7 лет назад
Young Pink hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@rukiyamohamed3969
@rukiyamohamed3969 7 лет назад
Young Pink
@rowdohassan156
@rowdohassan156 7 лет назад
Caaadi ma ahin thanks hataf std
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 7 лет назад
Thanks a lot Rowdo Hassan
@zamzamzacad2013
@zamzamzacad2013 8 лет назад
wawww cadi maha heestan shaqo wngsn *Haataf Abdi
@sagalabdirizak7252
@sagalabdirizak7252 8 лет назад
waaaw wakhtigu yuu iga luminee waxaad wado iicadee afkaaga wax iiga sheeg
@asliaadan1219
@asliaadan1219 8 лет назад
Sagal Abdirizak
@fatmasomo5384
@fatmasomo5384 7 лет назад
Asli Aadan waaaaaaaw cadi ma ahan idil way shidan tahay dhan kastaba 💟
@mohamedhussen9880
@mohamedhussen9880 7 лет назад
waqtigu yuu iga lumanee waxaad wada iicadee wwww♡♡♡♡ hadal wayn
@abdiali2577
@abdiali2577 7 лет назад
mohamed Hussen gjgjtmjw Punta. gtwt
@najmoxuseen994
@najmoxuseen994 7 лет назад
😢waqtigu yuu iga lumine waxaad wado ii cadee af kaaga wax iiga sheeg👈
@kowsarali8769
@kowsarali8769 8 лет назад
Yasalaaaam ❤
@sapnaaahmed7533
@sapnaaahmed7533 8 лет назад
omg caaadi mhn thnx alot hatuf
@nasridigaalefcp2329
@nasridigaalefcp2329 8 лет назад
nice song qurux layda qarniga idil barkhad cumar sidii Wiil aan dhalay ayaan warkaga u xiisi sidii wacdi diini ayaan weedha dhagaysan lahaa ax inder jir oo joog
@mahamedrooble1841
@mahamedrooble1841 8 лет назад
wwwwwwwwwww inaba caadi maaha heesta iyo duubista haatif studio congra
@HafsaHafsa-yu2xx
@HafsaHafsa-yu2xx 8 лет назад
its amazing song waaaw hataf thnx muqalkaga mid lamid ah wax dubo lama hayo
@Nuurkay21
@Nuurkay21 8 лет назад
axyaa hees iyo duubis cajiib ah haatuf abdi🎤🎤🎤🎤👍👍👍👍👍👍👍
Далее
AHMED ZAKI | Maxkamad | (official video) 2017
4:46
Idil Barkhad | Wabi Ila Jano
6:14
Просмотров 33 тыс.
IDIL BARKHAD | Beerlaxowsi | (official video) 2017
5:46
Heeskii Haraad
6:35
Просмотров 8 млн
IDIL BARKHAD | Raad | (official video) 2016
6:47
Просмотров 2 млн
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Просмотров 13 млн
Hees Cusub By  Ahmed Zaki Heesta XANBAARO
6:13
Просмотров 488 тыс.
IDIL BARKHAD MAKU DIRAY JACEYL
6:56
Просмотров 7 млн
연준 (YEONJUN) ‘GGUM’ Official MV
2:44
Просмотров 3,8 млн
NЮ - Уходишь  (ПРЕМЬЕРА трека)
3:22
OG Buda, Слава КПСС - LAZER SLAVA
1:58
Просмотров 232 тыс.
2pac - All Eyez On Me (DIEEZ & MANNONOV REMIX)
6:46
Просмотров 253 тыс.
Umar Keyn - Ever (JamBeats Remix)
7:46
Просмотров 308 тыс.