Тёмный

Oomaar waa ninkii heestiisii Barbar ay aduunka barbar ugu wada tuurtay 

Hereri Media
Подписаться 274 тыс.
Просмотров 145 тыс.
50% 1

Oomaar waa ninkii heestiisii Barbar ay aduunka barbar ugu wada tuurtay

Опубликовано:

 

23 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 206   
@Maftuuxmahdi
@Maftuuxmahdi 2 месяца назад
Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫
@baariyoo
@baariyoo 2 месяца назад
Fan waxba kuu Tari maayo adduun iyo aakhiro ee toobadda wanaagsan Allaha ku garadsiiyo Cumaroow
@Adamhagler
@Adamhagler 2 месяца назад
Very talented humble pure Somali artist, hilariously funny very good story teller 🏆✊
@AbdifataahAlii-zh3nk
@AbdifataahAlii-zh3nk 8 часов назад
Waligey ma arag fanaan ka qalbi furan Oomaar Masha Allah Allow sheydanka ka qawo oo soo hanuuni😊😊😊😊
@sevdaomer4666
@sevdaomer4666 10 дней назад
Omaar allaha cafiyo hadda xaladisa ma wanagsan 😢😢
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 2 месяца назад
Cumar oomaar waa nin soo halgamay oo cashiro badan nolosha ka soo arkay Mahadsanid Wariye abdisalam hareeri shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso ❤❤❤
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka 2 месяца назад
Woow Barbar sifiican oo daacadnimo ah ayuu uga hadlay noloshiisa waana gobanimadii lagu yaqaanay soomaalidii hore.
@saidmoussa-ow5jh
@saidmoussa-ow5jh 2 месяца назад
Je me réjouis de visionner cet interview de cet artiste Omar barbar, il est authentique, sincère et brillant. Chapeau et enfin merci à Hereri grand journaliste.
@nassiraw-said6584
@nassiraw-said6584 2 месяца назад
I'm really enjoyed watching this very talented pure somali artist, well done Hereri and thanks!
@CHAMPION-003
@CHAMPION-003 2 месяца назад
Alle cimriga iyo Aqliga ha u barakeyo Suxufi sare Abdisalam Ibrahim Hereri/Hereri Media
@FM-vq4dz
@FM-vq4dz 2 месяца назад
@MaxamedAxmed-fg8by qofku isaga xor ah wuxu saaranayo ee dadka naacda kala tag ma adaa dhalay maxa kaa galay wuxu saartay war yaa illahay yaqaan dadkan caqli xuma
@Abdirahmaan0
@Abdirahmaan0 9 дней назад
alleh ha u Gar-gaaaro Ninkan DhaLinyarada ah. Omer an sidii sii hore aheen hda so boqtay video gan Like ii saara
@axmadkaskeey3388
@axmadkaskeey3388 2 месяца назад
🕋aan ku wada salino nawigeyna suban scw scw scw scw 🕋
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 месяца назад
Masha Allah, Omer barbar iyo Wariye A.salan Hereri ❤
@maxamed7258
@maxamed7258 10 дней назад
He’s talented, comedian and storyteller. Humble and gave flowers to the legend Hereri.. get well soon.
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 2 месяца назад
Oomaar waxan ku taageeraa waa nin calool furan naxli iyo xiqdi midna ma leh, xumaanta iyo qudhunkana waa ka nadiifsan yahay, markaan sidan u hadlay wlhi xataa inaanan garanayn qabiilkiisa inkastoon darood u malaynayo cumar dhuulaa awoow ii ahna waan ka maqlayaye. Guulayso bro
@user-cd2ir9yu6i
@user-cd2ir9yu6i 8 дней назад
Waa sax waa darod awoowe wuxuu kawada qofka kaawayn waa waarid like hbo adero abti edo eyeyo awoowe ❤
@siciidoabshir7341
@siciidoabshir7341 5 дней назад
Haah waa daarood
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 месяца назад
Maba ogeyn inuu ku nool yahay Windsor Ontario. Detroit Michigan baa wabi u dhaxeeya Waxaan u jiraa nus saac. Wow.
@zekeriakhalid
@zekeriakhalid 2 месяца назад
Shaw wadankii cidiba Kuma hadhin , ileen cawayskadalmar Canada ayuu inaga soo camiraa, iga wale waan iman meeshaasi ...
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 месяца назад
@@zekeriakhalid kk maya mareykan Michigan 30 sanno.
@Wadani924
@Wadani924 2 месяца назад
Adduunka Alle baa haga, Barbaroow.
@quenmaida1376
@quenmaida1376 2 месяца назад
Hesta bar bar waxa dawaday 20M ka badan wayo chenells badan ayey ku jirtaa 13M waxey ka dawatay chenell kii ugu horeyy ee lq soo galiyy
@user-dq4nz8sk1m
@user-dq4nz8sk1m 2 месяца назад
Ninkan waa iga qosliyaa Omer barbar ❤❤
@mcgacaliye1251
@mcgacaliye1251 2 месяца назад
Ninkan legend weeye soo jabay
@khalifmahmud4770
@khalifmahmud4770 2 месяца назад
C/ hareeri qiimaha saxafi ga rugcadaa masha allah
@yassinhassan2566
@yassinhassan2566 2 месяца назад
Barber waa reer magaal wlhi
@KeyseMohamed-ov2yt
@KeyseMohamed-ov2yt 2 месяца назад
Omar sxb lacagti qaadka een kugu lahaa ee 5ta kun aheyd ee xeradii Nakivale waan kuu cafiyay madaama aan Ana mareykanka kula jogoo sxb kkk
@yassinhassan2566
@yassinhassan2566 2 месяца назад
Abtigey rageedi waaye ciyaalka xaafada 😂😂 si daacad ah ayuu uwaramooyaaa strong 💪
@GaraadJaabur-je3ig
@GaraadJaabur-je3ig 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤ cabdi salaam heari waan jecelnahay
@axmedfarxaancismaan6682
@axmedfarxaancismaan6682 2 месяца назад
Very tallented man omer barbar
@abdifatahelmi8905
@abdifatahelmi8905 2 месяца назад
Oomaar is the best one in Somali singers ❤and tallented
@ABDIRAHMANMOHAMEDABDIRAHMANMOH
@ABDIRAHMANMOHAMEDABDIRAHMANMOH 2 месяца назад
Laandhere afmishar wye omar❤
@shukri1395
@shukri1395 2 месяца назад
Very smart guy and super hilarious😂
@OmarAbdi-dq6bk
@OmarAbdi-dq6bk 2 месяца назад
First commente
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 9 дней назад
ALOOW CAAFI WAA AXAD QALBI WACAN AAMIIN HERERI SALAAN SARE WALLO FROM QARDHO
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 2 месяца назад
Barbar song was hit no doubt!!
@user-kq4vg5dn7w
@user-kq4vg5dn7w 2 месяца назад
Yaakuguyidhi
@mahamedibrahin6598
@mahamedibrahin6598 2 месяца назад
Waan idin salaamayaa labadiiba, abdisalaan hereri iyo Barbarba
@Sahra881
@Sahra881 2 месяца назад
Oomaar Barbar Sheekadii Xuurka ayuu hilmaamay ❤❤❤❤❤
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e 6 дней назад
Waqti samadu furanthy ayaad hadalkaas tidhi Alle haku gargaro
@xiinahmed1391
@xiinahmed1391 2 месяца назад
Aduunkaba anoon lacag bixin baan ku dalxiisay lacagtii herari baan la qaybsaday😅
@amuunahmed9498
@amuunahmed9498 2 месяца назад
Mad wax iga so gadhsiisid😂
@xiinahmed1391
@xiinahmed1391 2 месяца назад
@@amuunahmed9498 herari baa yiri lacagta noo ilaali ayaantan qiiq baa jiree🤣
@Ayub252
@Ayub252 2 месяца назад
​@@amuunahmed9498 Wxii lagaa siiyo wax iga soi gaarsii😂
@Muniirck
@Muniirck 2 месяца назад
Haaye haaye haaye 😂😂😂😂❤
@maaslimmedia
@maaslimmedia 2 месяца назад
waar Nio Ninkan Hereri Wuu Iga Qosliyaa Kualahaa Matii Xufta ahayd kulahaa 😂😂
@aaliyayarey2136
@aaliyayarey2136 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😂
@user-tq2uk5pn6l
@user-tq2uk5pn6l 2 месяца назад
Waa afkii reer woqooyiga matii xufta ahyd
@Mohamedarab49
@Mohamedarab49 2 месяца назад
Qosol aawgiis wlhi barnaamijka waa daawan waayey😂
@hodhare961
@hodhare961 2 месяца назад
Waan qufacay qosol daraadii matii xufta ahayd kuye.
@Akter.khaalid
@Akter.khaalid 2 месяца назад
Hh kulaha markaynu dhulki joogno Canada iyo iyo mareykan iyo waa waxaynan shaqo ku lahayn waa dhab😂
@AbdalleBeer-Hooyo
@AbdalleBeer-Hooyo 2 месяца назад
Ustaad Hareeri soo qabo Ninkii ahaa Guulled Simba
@FarahabdiJama
@FarahabdiJama 2 месяца назад
Omaar is legend❤
@SaygaCade-kh7yz
@SaygaCade-kh7yz 2 месяца назад
Fanaanka fanaaniinta 💪
@FatimaOmarabdulahi
@FatimaOmarabdulahi 2 месяца назад
Keep going
@moparikismail3456
@moparikismail3456 2 месяца назад
heraari❤
@ducaaleali3762
@ducaaleali3762 2 месяца назад
Oomar and havering two legend
@SiciidmaxamedIsmaacil
@SiciidmaxamedIsmaacil 13 дней назад
Kkk omar wa aderky😅😮😅
@mapaacha4552
@mapaacha4552 2 месяца назад
At: (10:42) Dad salaada kujireen oo istuureen….🤣🤣🤣 Labo komedi ah oo is heleen, Hereri & Oomaar 👍 Mahadsanidiin
@siciidelmi5769
@siciidelmi5769 9 дней назад
He's legend
@ShaficiFeysalcabdi
@ShaficiFeysalcabdi 28 дней назад
Masha Allah laba qof qaaliya Sharaf iyo karaamo
@nuurabshir1179
@nuurabshir1179 10 дней назад
From tiktok
@Edbashir
@Edbashir Месяц назад
😂😂😂 Oomaar waa ruux saafi walaahi
@user-ih6ln9qq5f
@user-ih6ln9qq5f 2 месяца назад
Oomaar marmar❤❤❤
@ibnuhaji1802
@ibnuhaji1802 2 месяца назад
Pro-Saalax Jaamac Xuseen, ninkaa soo hel.mahadsanid
@ShowShowle-cj8vl
@ShowShowle-cj8vl 2 месяца назад
Alle ninkaas waa nin maktabad guureysa ah
@cabdirisaaqciise4228
@cabdirisaaqciise4228 2 месяца назад
Ninka iga daba geeya idin ko mahadsan👂🤝
@user-mb3pe8rz2d
@user-mb3pe8rz2d 2 месяца назад
Istaqfurullh 😂Omar waa walan yahay 6 cisho
@SiicidMaxamed-xn5em
@SiicidMaxamed-xn5em 8 дней назад
Suuuuuu ❤❤❤
@HamsaAhmed-hv3ph
@HamsaAhmed-hv3ph 2 месяца назад
"Bul" fire place in the background !
@hqaali9525
@hqaali9525 2 месяца назад
maan shaa alaah
@farxanbolbol3834
@farxanbolbol3834 2 месяца назад
Windsor ontario Canada
@mursalmuse9739
@mursalmuse9739 2 месяца назад
OOmaar the goat❤
@abdikarimismail1171
@abdikarimismail1171 2 месяца назад
Omar waa nin caana ilahayna garanayee qoladani garanmayno leh maxay ahaayeen
@HawaHawaaden-hh7sg
@HawaHawaaden-hh7sg День назад
Mashallah❤❤🎉🎉
@abdirahmanyusuf9118
@abdirahmanyusuf9118 10 дней назад
Wuxu yiri wareesigan wee turayan ogaada marku hesta ka xumaaty bee dhaheen qoladaan ba ku caawinesa oo sare ku qaadeso wu fudeedsady lkn maantu kashalaaye😢😢
@suldaannorway4128
@suldaannorway4128 Месяц назад
I love luqada MJ ❤
@SugaalMaygag
@SugaalMaygag 2 месяца назад
Oomaar waa legend soonabay
@dardaahassen5696
@dardaahassen5696 2 месяца назад
Hareere 21:25 ma tee xufta ahyd 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Wallahi ma noole
@IbraahimCaliibraahim
@IbraahimCaliibraahim 2 месяца назад
Oomaar fany waaye 6cisho ayaan waalnaa kulahaa 😢😅😊
@Imanx602
@Imanx602 2 месяца назад
Walle waan qosley... 😂😂😂😂 My kinda of guy. Illahey ha soo hanuuniyo.
@abdoshMo
@abdoshMo 2 месяца назад
Hanuun maxay ah
@abdilahimohamoud9219
@abdilahimohamoud9219 2 месяца назад
NIN WAASHAY WAA LADNAADAA UUN MOOYEE MARNA LAGAMA TAGO 😄😄😄 SALAAN SARE SXB OMAAAR BARRBARR
@ibnbarre
@ibnbarre 2 месяца назад
Hhhh Nin Mj iyo naago jacayl 😂😂
@QalbiKaaba-i8h
@QalbiKaaba-i8h День назад
Alow ku caafi omaar guuul
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 2 месяца назад
WAA LAHJAD PUNTLAN
@JaamacBiixi-lx9bi
@JaamacBiixi-lx9bi 2 месяца назад
C/salnow ar xaladaha igu adage bal lacg isoo dir nio
@khadarmousa521
@khadarmousa521 Месяц назад
Wr Oomaarow nagada beenta ana samaystay kulaha, Abdullahi Nayuus xaged gaysay🙃😉
@user-ce1vg7kp2l
@user-ce1vg7kp2l 2 месяца назад
Hereri❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shiilalle
@shiilalle Месяц назад
waasusalaam haraari
@sharmarkeahmed2864
@sharmarkeahmed2864 2 месяца назад
Abdisalan waa funy
@abdoshMo
@abdoshMo 2 месяца назад
Ninkaaan waa reer mudug asala waana comedian singer story maker balaaayoo dhan
@AbtigaAbtiga-fr5ss
@AbtigaAbtiga-fr5ss 2 месяца назад
Nuuc mini jabaan ah😂😂
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 месяца назад
ALLAHAYOOW doqon iyo nin raga maxaa tan isku soo gaadhay ugaadh ugaadh dhalay goor dambaad timid.
@ahmett5979
@ahmett5979 2 месяца назад
Omaar waa oaday soomaliyed
@ahmedjaangoan7549
@ahmedjaangoan7549 2 месяца назад
Oomaar caan caan dhalay oo Rabbi iyo ragba yaqaan.
@user-nr9dk3bq9l
@user-nr9dk3bq9l 2 месяца назад
@hudiefireeradam9812
@hudiefireeradam9812 6 дней назад
Ninka soo daawaday muuqaalka arrinkan iyo channelka anaga production ayuunba wax fahmaya sida hawshu u socotay mana ambanaysid
@abdoshMo
@abdoshMo 2 месяца назад
15:00 lahjadiii mj buu saaray 😂😂😂
@raniaabdiweli5789
@raniaabdiweli5789 6 дней назад
😂😂😂😂😂❤❤❤
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 2 месяца назад
Ninka wan jeclahay haleyso qabto Canada joga
@dhuubo.....
@dhuubo..... 2 месяца назад
War kaalay oo maaroow❤
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 2 месяца назад
@@dhuubo..... 🤣 Wa kafta tamoyaa abaayo 💕
@ahmedcumar8335
@ahmedcumar8335 2 месяца назад
Abayo anaa qaarada madow i dhibtay wax iga kaxeena waan wayay ee meesha iga kaxeeey walhi fadhiga kugu qabeyna waana balan alah oo aan galay hadii aad meesha iga kaxeyso War i dhahdo ayaan sameyna❤
@ahmedcumar8335
@ahmedcumar8335 2 месяца назад
​@@habiboanshur9989❤❤
@Turjumaanka
@Turjumaanka 2 месяца назад
​@@ahmedcumar8335 Oo daacad bayba kaa tagay😂 hada War bal ilaahay hakuu sahlo😂
@user-ek7fx8rz1k
@user-ek7fx8rz1k 8 дней назад
❤❤❤
@quenfatmaofficials5998
@quenfatmaofficials5998 2 месяца назад
Walhi waan qoslay
@NimaaAhmed-sz4ln
@NimaaAhmed-sz4ln 2 месяца назад
Omar barbar❤❤❤
@abdihakiimsaed6834
@abdihakiimsaed6834 2 месяца назад
Kkkkkk waa nin aad u hadal badan, inuu kaftan badan yahay marka laga yimaado.
@falisali8326
@falisali8326 2 месяца назад
Waa daacad oomaar
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 2 месяца назад
Abdi salaan Hareeri Oomaar waa jin 😂😂😂😂😂😂😂😂
@hodhare961
@hodhare961 2 месяца назад
Nakivali walaahi anba waa ku waalan gaadhay kaneecadeeda alxamdullilaah . Omar waanu wada joogi jiray lkn anaa ka soo hor baxay.
@namelos2963
@namelos2963 2 месяца назад
🎉❤🎉
@ShowShowle-cj8vl
@ShowShowle-cj8vl 2 месяца назад
Prof saalax jaamac hussein ninkaa waraysi ka soo qaad
@odowaboqore249
@odowaboqore249 2 месяца назад
Cabdi salaan barnaamij yadaada waa kuwao xiiso badan oo aad waraysato dad arinmo gaar ku sugan ama wax gaadhay
@yassinhassan2566
@yassinhassan2566 2 месяца назад
Sharma Soo qabo hareri ❤
@Suhaybcabdirisaaqnuur56
@Suhaybcabdirisaaqnuur56 2 месяца назад
Omaar barabar 😂
@odayjama1829
@odayjama1829 2 месяца назад
Haaye haaye waa diiday arinkaa
@mawlemagan
@mawlemagan 2 месяца назад
Cumar Siciid Cumar (Tinle) fadlan raac wadadii aabahaa ee ahayd Alle ku xirnaanta. Wlhi inaadan liibaan ku gaareyn heeso iyo laqwi.
@hafsaali4297
@hafsaali4297 2 месяца назад
Mashaa Allaah. Aabihii baa Sheekh ahaa miyaa...
@HudaOnline-mj1jz
@HudaOnline-mj1jz 2 месяца назад
Allaha u naxariisto siciid omar warsame tinle
Далее
Наташа Кампуш. 3096 дней в плену.
00:58
DJ Subeer Iyo wadamada 100 ka badan ee uu soo ruxay
28:29
YURUB GEENYO WARAYSI XIISO BADAN
20:11
Просмотров 146 тыс.
Наташа Кампуш. 3096 дней в плену.
00:58