Тёмный

Iidle Yare Walee Canab 2016 Farsamadii Saami Cadde 

Balanbaalis Studio
Подписаться 987 тыс.
Просмотров 2,1 млн
50% 1

Balanbaalis studio muqdisho somaliya

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 372   
@ibrahimsheikh6510
@ibrahimsheikh6510 4 месяца назад
2024 Haddad soo booqatay love ii Saar
@mohamedkassim7170
@mohamedkassim7170 8 лет назад
waaaw caaaadi ma ahan iidle abti mcn allaha kuxafido cud macaan ayaa lee dahay heestaan ten times kabadan waan kusoo cishtay
@user-jy6lm2ib1y
@user-jy6lm2ib1y 7 лет назад
mohamed kassim
@abdikheir9abdinur530
@abdikheir9abdinur530 7 лет назад
war quranka intee loga tagi😢😢😢😢
@ducaalewali8019
@ducaalewali8019 7 лет назад
Abdikheir Abdinur
@saidbashka4490
@saidbashka4490 7 лет назад
tick
@abdokadirmohamed8634
@abdokadirmohamed8634 5 лет назад
Abdikheir9 Abdinur jkk
@abdirizakosloofficiallyo2584
@abdirizakosloofficiallyo2584 4 года назад
Ilaahay ha soo hadeeyo
@ahmedabdulkadir8433
@ahmedabdulkadir8433 4 года назад
Quranka marka dhameysta heesta u noqonaya sxb sug an isku daboole horta wuu balaqanyahaye
@anshboojo8063
@anshboojo8063 6 лет назад
My father used to listen this song whenever my mum got angry to make her happy again 😍
@MarioTorres736
@MarioTorres736 5 лет назад
hahahahahaaha
@noloshafudud4577
@noloshafudud4577 5 лет назад
That is the sweetest story i have ever heard. OMG so sweet.😍😍
@abdirahmanmaan3397
@abdirahmanmaan3397 5 лет назад
I
@abdinasirbarre4486
@abdinasirbarre4486 5 лет назад
Ader ma habartuu ku sasabi jiray markuu suuqisa soo miraafo He was intellegent man
@engdhubow3929
@engdhubow3929 4 года назад
Hhhhh waa iga qoslisay wllhi
@jibriiljelle6279
@jibriiljelle6279 7 лет назад
iidle shaxari waad ka baxsata alla cod mcn badnaa xataa waxan mar waliba ku qoslaa markad timaha ka taabanaysa iidle alle ha ku xifdiyo
@abdullahihajiomar2982
@abdullahihajiomar2982 4 года назад
2020 intii fiirsnysh lke ii sara
@safiyonur3003
@safiyonur3003 4 года назад
Today's Mother's Day don't play with me this is my favorite song
@khalidibrahim4065
@khalidibrahim4065 Год назад
2023 hada soo boqoty love saara✊😂🙋🖐
@cismaancalicismaan9836
@cismaancalicismaan9836 Год назад
Legend heestan caawa soo xasuustay 2017-kii iigu dambeysay waayo waayo😂
@Vidal94
@Vidal94 8 лет назад
Walee canab la moodyey Cimri Iyo wad mooye Dumar kale ma caashaqo Best song 👌
@mohammedinaugas431
@mohammedinaugas431 8 лет назад
yd
@tafasheyyusuf7145
@tafasheyyusuf7145 8 лет назад
congratulations idle yare Somali ladies let say thnx to our Somali musicians coz amantan gabdah Somali ayey jacelyihin bk iyo idle yare luv guys
@feiruzbaggha7029
@feiruzbaggha7029 8 лет назад
kabax abti waad kabaxsatay wlhi xabda laciyaareso inbo cadi ma ahan hhhh
@BlissAden
@BlissAden 4 года назад
Tafashey Yusuf heestan copy and paste saynab cige iyo salaad derbi aa iska laha amaantana ayaga aa iska laha iidle heeso bdn ayu xadey
@saadohassan3272
@saadohassan3272 5 лет назад
2019 qofkii fiirsaday Like Igu Qabo🤙🤙🤙
@ayeeyosoomaaliyeed8592
@ayeeyosoomaaliyeed8592 8 лет назад
waaaaaaaw 👌❤sida calanka keena cadaanka iyo buluuga cidhifka isa saareen 👍👍👍intaasaa ideeqday axyaa fanaan iidle cimri dheer ayn kuu rajayn
@ahmeddayib8121
@ahmeddayib8121 6 лет назад
Iidle yare oo heesihi laga dhintey ayu qaada lkn heestan aad ayan u jeclahay u go forward Iidle
@abdirizakjafane1178
@abdirizakjafane1178 2 года назад
Erayadii Abwaan maxamuud Cabdulaahi ciise (sangub). Riwaayadi qabrigii jaceylka 1973
@amiishamuqdisho3368
@amiishamuqdisho3368 4 года назад
30/11/2019 Intii iga danbeyso oo Heestan aragta like iisaara
@farhanahmed6056
@farhanahmed6056 7 лет назад
gabdhahi madmadoba aanba u xiisay waxan layaben nag madowba ma arag. qof madow kuhesta aniga kkkk quruxo wa dhalasho kk
@haniibrahim8
@haniibrahim8 7 лет назад
farhaan Ahmed walalo adiga ma madowdahay kkkkk kkkkk
@cabdulasiiscabdullahi6472
@cabdulasiiscabdullahi6472 7 лет назад
+hani Ibrahim Bal arag wiilka haduu sidaa dhahay ma wax qalad ah buu skeegay waadiga suaal qaab dari ah waydiinayee. Madow anaga dhan baa ah oo waliba African ah.
@cabdulasiiscabdullahi6472
@cabdulasiiscabdullahi6472 7 лет назад
+Abshiro Bashir Bal arag wiilka haduu sidaa dhahay ma wax qalad ah buu skeegay waadiga suaal qaab dari ah waydiinayee. Madow anaga dhan baa ah oo waliba African ah.
@kozhinbazhir
@kozhinbazhir 5 лет назад
Hhh bozz waa iga qozlizay
@libaanhassan2934
@libaanhassan2934 5 лет назад
Farhan Ahmed gabar somali oo madow aduunka hada ma joogto Sxb xita kuwa baadiyaha jooga Lol qurux cadi kuma xirna imisa cadaana jira oo doofar U eg Lol
@allakacabso7865
@allakacabso7865 8 лет назад
dadka jahliga ayaa ku badan waxay iska soo qorayaan maasha allah war munkar iyo masha allah xagee iska soo galaan
@amiishayoolah7599
@amiishayoolah7599 8 лет назад
lolz ma ila argatye
@duceysanemohamed7559
@duceysanemohamed7559 8 лет назад
alla ka cabso hahaha dadka waxban ayaa ka qaldan sxb
@mariajamac1392
@mariajamac1392 7 лет назад
Amina Mohammed fanaanad maha marka way adag tahay sida lagu ogaado qof garanayo moyee show ga iidle len ku arkay aniga xitaa
@mariajamac1392
@mariajamac1392 7 лет назад
Amina Mohammed 😂😂😂😂 haa fanaan shaxaari le mahoo tu arko waa tisa lakin ti gursataa ku dhib qabto
@abdufatah3600
@abdufatah3600 7 лет назад
Maria Jamac ala maxaa maseer kugu jiro adoo uusan ku qabin aad kcareysan tahay
@laduunimahamod9051
@laduunimahamod9051 8 лет назад
curadiye jecelkii kala cagana kiray ana cawa labadub la cawesimaye wwww aman ku dhufta Ana idle fanan jiro aa tahay ebow allaah ku dhowro👌👌👌👌💖💖
@hidaayoahmed1925
@hidaayoahmed1925 6 лет назад
Yaahuu allow dumarkeeena mxeey fasqiyobeen allow soo hanuuni
@mohamednuur5188
@mohamednuur5188 6 лет назад
Idle waa ruux qalbi furan sidaa ayuu ku helay tagerayash ugu badan guul Ayaan lenahay walalken
@zahraomar8565
@zahraomar8565 3 года назад
Gaaljecel reer abtiyaasheey 💚💚💚
@AkramCabdulaahi-bi8bh
@AkramCabdulaahi-bi8bh 24 дня назад
The lyrics Cishadeynu kulanaa Cirka roob ka da'ayow Cawa dhalad inaad thy Cindigeyga galiyow Sida calanka keena Cadaankiyo buluuga leh Ciribta isi saara Walee canab lamoodyee Cimri iyo wad mooye Dumar kale macaashaqo Sida coodanki bari Ama ciidi jareered Cawo dhagax kuyaaliyo Cagaargi galooleyd Cosob digii nahaayo Laga goynin caarada Ceynkiisa leedahee Walle canab lamoodye Cimri iyo wad mooye Dumar kale macaashaqo❤
@BlissAden
@BlissAden 4 года назад
Wa heesti legend Seynab cige iyo salaad derbi buu bilqeeste waxbo lama qarinaayo
@MOHAMEDOSMAN-ys9bn
@MOHAMEDOSMAN-ys9bn 8 лет назад
waaw cod MCN iidle yare allow kuxafid ad ayan kutageraye
@zahrahassan1906
@zahrahassan1906 8 лет назад
waaw i used to hear tht song.... need the lyrics of ths part 'sidhi codhodki bari iyo cidi....'
@asmamaxamud5506
@asmamaxamud5506 3 года назад
Inta dawanaysa 16 ki may 2021 ka ismujiya 610 minute galab isniina haben zalaasa sogalayso😂
@foosmohamed1078
@foosmohamed1078 8 лет назад
i like iidle codkiisa iyo heesihiisahiisa oo dhan heestaan I listen more than ten times
@DeeqGessod
@DeeqGessod 7 лет назад
Heestaa Hassan adaan Samatar ba leeh lols
@foosmohamed1078
@foosmohamed1078 7 лет назад
Deeq Gessod Aniga waa ogahey inuu leeyahey xasan Adan waxaan ka hadlooyaa codkiisa aad Ayuu u cod wanaagsan yahey
@cashaabdullahi7
@cashaabdullahi7 7 лет назад
+Deeq Gessod heestan xasan aadan maleh horaa lo qaaday wxna qaaday saynab cige iyo fanaan kale
@anebosman6109
@anebosman6109 8 лет назад
Wad ka baxsatay iedle 👍👍👍👍👏👏👏👏👏👏 dumar kle ha cashiqin cimrigaa
@adenunknown3088
@adenunknown3088 7 лет назад
adaan kaa heelay anigu
@korjanjr
@korjanjr 7 лет назад
Aneb Osman inan magacyadii qurxoonaa wadata 👌👌😎😎
@ruuritaj8124
@ruuritaj8124 7 лет назад
Bbe Dumar kale haba Caashaqin My king (A/llahi 👑) 😍
@zoloo377
@zoloo377 3 года назад
Ma is guursateen your king😅
@zirsaedabdilahi7395
@zirsaedabdilahi7395 7 лет назад
wad ku soo baxdy heestan iidle kadka baxsaty brother
@khadaryassein2445
@khadaryassein2445 4 года назад
Waan ku hyzta gabadha uu zidah wacan ulah ciyaaraoYOh❤❤
@garuunabdulkadirjimcaale1499
@garuunabdulkadirjimcaale1499 8 лет назад
qataris iga dheh iidle yre horey usoco weligaa
@shakaaldaimond1104
@shakaaldaimond1104 3 года назад
Walee carab lamoodyeY heezti aduunki war love ladhaCa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saiidomohamed4146
@saiidomohamed4146 3 года назад
Canab weeye carabtade hhhh
@maaadamm298
@maaadamm298 Год назад
Maha carab ee waa canab ee iska Hudso
@AA-ks5ip
@AA-ks5ip Год назад
Waxaa haboon in ugu yaraan la xuso cida heesta iska leh originally.
@abdirahman12rashid16
@abdirahman12rashid16 8 лет назад
alla kacabso runtada wayay dadkan allaha sohanuniyo
@akramyare6667
@akramyare6667 7 лет назад
abdirahman rashid walal adg mxa misha kasamenisa waan yabi adg aya sodontahy
@Prisilla-ic1ok
@Prisilla-ic1ok 15 дней назад
Mashallah yare I love your songs
@Princesssenaco
@Princesssenaco 11 месяцев назад
l love Axmed rasta sida yaree uu iskaga jaasyo naag kuma dhag dhago ninkaasi ❤❤ waa nin aad u dagan oo akjlaaqle wana nin qurx badan oo raganimo ka muuqato 😊 hadii lay oran lahaa fanan guurso isagan gursan laha 😂 iidle waa shaxari iqraa jecel naakaluu la ciyarin eeg say u eegayso oh my iqro😂 wan la masayray
@Mabduly
@Mabduly 9 месяцев назад
True the guy is naturally disciplined.
@sacdiyoyuusuf9705
@sacdiyoyuusuf9705 7 лет назад
waxaan la yaabanahay wiilasha maaheee gabdhihii mexeey midibkii Soomalida gaarka u'ahaa ku sameeyeen ileen mid madow kuma jirteee
@ayanm.g5389
@ayanm.g5389 7 лет назад
sacdiyo yuusuf sister walhi waa yab
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 5 лет назад
Wiilashii iyagana wey bilaabeen, maraxa Dayax Dalnuurshe koow ka yahay. Eebboow.
@HafsaWadani
@HafsaWadani 8 лет назад
walle nagahaan wenaceweyeen balaayo madaxa idin Wada qawsate yahuu
@abdulaahabuukar1008
@abdulaahabuukar1008 5 лет назад
Kkkkkk sida calankakeena cadankiyo bulugaleh Bbb wlle canab lamoodye
@mahadadam3255
@mahadadam3255 8 лет назад
hhh igada yaqey waxasa cod lagaa dhaha nolow iidle yare
@JabirOsmanAbdille
@JabirOsmanAbdille 5 месяцев назад
Very nice song ❤❤❤🎵
@Kabtanmohamud772
@Kabtanmohamud772 4 месяца назад
Iidle legend
@haniibrahim8
@haniibrahim8 7 лет назад
idle yare Canab wa magaceyga mahadsanid
@ahlamcadey8081
@ahlamcadey8081 5 лет назад
Aduunyo waa gabo gabo ilahaow nacafi😓😓😓😓😓
@nasraasheikh9550
@nasraasheikh9550 2 года назад
Iqra yarey iney masertay yaa ila arkaa
@user-um5qj5zl8v
@user-um5qj5zl8v 6 лет назад
Yaab. Maba arkin naag madow oo kenya 🇰🇪 jogta walhi kuli wada cas yihiin maxaa gacmaha ka waalay naa midabkiina daaya yaab Ma oga naag madow fariid weyaan lkn mid cas b weyaan inta igu raacsan like iisaara
@user-pg5es3xj3x
@user-pg5es3xj3x 4 месяца назад
Inta 2024 dib uso dawatay like ❤❤❤
@cabdicade5311
@cabdicade5311 8 лет назад
Wwwww axsan yaaqe al fanaan idle yare I like it bro
@xuseenabdicaziz885
@xuseenabdicaziz885 7 лет назад
Wlhi iidle yare wan ku tagersanahay Soo cusbonaynta heesaha hadan boodhka laga so jafin aakhiro miya la dhegaysan laaaha Teda kale qaar aan intaana keeni karin ayaa iska soo hadlaya hadadan keeni karin sxb isaga kubashalaya bariskisana kala soo baxaye dhaaf dhegayso Qarba ku leh waa munjar adi halkan maxad kaso doontay wavad ogayde barkad mayasatay ayan soo hadlaysaa miyaa
@moumingantaal9153
@moumingantaal9153 3 года назад
He have clean voice and best behaviour social culture
@shugrimaxamed804
@shugrimaxamed804 7 лет назад
Kkkkk ala iqro yareey yaa ila arko way karoysaaa maseerka 100kuu tagay waa lakuuray iidle
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 3 года назад
🤣🤣
@aabkarinyusuf1657
@aabkarinyusuf1657 Год назад
😂😂😂😂
@fadumohasaan8517
@fadumohasaan8517 2 года назад
Cadi mahana hasatana walhi
@SamiroAhmed
@SamiroAhmed 8 лет назад
wooooow top zong iidle yre fanan an ku faano jir oo joog
@tupacamarushakur3746
@tupacamarushakur3746 8 лет назад
maku qabaa seee ugu faanta
@SamiroAhmed
@SamiroAhmed 8 лет назад
+Elnino 9 uba qaado inu i qabo zomalidan wx ay cafinayan malaha
@cadeamoore7817
@cadeamoore7817 8 лет назад
+Samiro32106 Ahmed hayeey samiro xajiyadiisa wayay is ilaali hee😢😢
@leilamohamed9314
@leilamohamed9314 6 лет назад
Ooh he is shaxaari n romance thats why I love him 😂😂
@aabkarinyusuf1657
@aabkarinyusuf1657 Год назад
Hhhhhhhh did you sure it?
@leilamohamed9314
@leilamohamed9314 Год назад
@@aabkarinyusuf1657 lol omg 5sano kahor 🤣
@aabkarinyusuf1657
@aabkarinyusuf1657 Год назад
@@leilamohamed9314 yeah sure 😂
@leilamohamed9314
@leilamohamed9314 Год назад
@@aabkarinyusuf1657 😂🤣🤣
@waakomedia9861
@waakomedia9861 5 лет назад
Iidle yare keep going brooo
@Amira.O416
@Amira.O416 6 лет назад
May Allah guide my brothers and sisters amiin.
@mohamedhussein9827
@mohamedhussein9827 8 лет назад
cimri iyo wad moye dumar kale macashaqo wow ish calaa hees
@deggannaruurojecliyaxajiga6522
meeshu naaga badana acùdu bilah
@bohosleeptherapy8000
@bohosleeptherapy8000 7 лет назад
iqra way maseertay say u so boday eega waliba waxay ka shakiday tan cadoo timaha dheer wuuw yeesingi shekadan dur unba dareemikara ragoow
@ilhanahmed1594
@ilhanahmed1594 7 лет назад
Wale heesta copy da iidle wauku nuura runti hhhhh👍👍👍👍👍
@cabdimaalik7717
@cabdimaalik7717 4 года назад
Ddrdgvxh d
@hayrejamaali9870
@hayrejamaali9870 5 лет назад
Sidan si maahe Naagaha somaaliyeed baruurta ha iska jiraan.
@mahamudsofe4384
@mahamudsofe4384 2 месяца назад
xusuus heesto asbetafari( chiro oromiya)ethiopia 2016
@abdiqaliqmohamedelmoge1555
@abdiqaliqmohamedelmoge1555 6 лет назад
Whose watching 2018...?
@guulcade
@guulcade 8 лет назад
Inaba caadi maha iidle Yare keep it up fanaan Sare
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 7 лет назад
naagaan jeclahan ujeda leilita marexan
@farxanfarxan8520
@farxanfarxan8520 8 лет назад
cishadaynu kulana.cirka roob ka dayu cawa dhalad.inaad tahay cindigayga galiyee nice word afkaga caano lagu.qabay.nasab iidle cadawga ma ciiil baxo sxp sln sreh
@Cartan7
@Cartan7 5 лет назад
saynab cige maxamed heestan loo sameyay somali waqooy u dhalatay 1975
@You.m685
@You.m685 3 года назад
Wow iqro yaray waa jealous 😅😅 from that other girl idil dancing 💃 with
@baabaayare813
@baabaayare813 7 лет назад
100% so nice perfect song
@yoonisabdikadir212
@yoonisabdikadir212 4 года назад
War quranka intee loga tagay
@haffidsalat726
@haffidsalat726 8 лет назад
u killed it men👍, gr8 song
@muniranaosmana7037
@muniranaosmana7037 7 лет назад
Haffid Salat خخ
@calidaahiraxmedhaashi5101
@calidaahiraxmedhaashi5101 8 лет назад
waxaan dhihi karaaa inuu yahay fanaanka kaliya ee shabaha fanaanteenii qaranka
@abdilahixusen8144
@abdilahixusen8144 8 лет назад
mashaa alllaha nice
@ahmedsocial
@ahmedsocial 2 года назад
Legend
@aminomoojoow3657
@aminomoojoow3657 5 лет назад
Cijiib waye Heesta Iidle yare
@BlissAden
@BlissAden 4 года назад
Amino Moojoow asi iskama leh heestan Waxa iska laha saynab cige iyo salaad derbi aa original eh
@abdullahiadan803
@abdullahiadan803 5 лет назад
Alfanaan idle boqorka codka 100%
@mariajamac1392
@mariajamac1392 7 лет назад
1:50 iqra yarey way ka yaabtay sidu idle gabadha tinta utaabtay 😂😂😂
@nawalahmed5524
@nawalahmed5524 7 лет назад
Maria Jama y
@GangstaApalloCripez
@GangstaApalloCripez 5 лет назад
🤣🤣
@ubahibrahim4080
@ubahibrahim4080 4 года назад
😅
@saciidnuur529
@saciidnuur529 8 лет назад
aaax ya fanaan idle no low sxb cadowgaga ujir viva
@swipeup6637
@swipeup6637 3 года назад
Heestan way iga gadentahay
@farhanfarah227
@farhanfarah227 8 лет назад
i like it qatar waaye
@abdikafitalasame260
@abdikafitalasame260 5 лет назад
Waa qalad xun in tinta lagu dhago gabadh wuu san qabin
@feysalmadoobe7905
@feysalmadoobe7905 6 лет назад
Iqro yereey maxaa kidhacay maseerka maxaawaa iidle iyada maaleh
@ahmeddayib8121
@ahmeddayib8121 7 лет назад
heestan marki hore hada ayay ka mcn tahy xata waxn ka helay sida uu gabadha timaha u taabtay
@adoontialle3364
@adoontialle3364 7 лет назад
Ahmed Dayib jhhhhhhhhhhh waxwallan
@abdalla7878
@abdalla7878 6 лет назад
Ahmed caadi maaahan hhhhhhhhhhhhhhh
@momtazmostfa7417
@momtazmostfa7417 6 лет назад
Waryaa ilaa heestan markan star siiyay ilaa my mom laa qaday
@user-fs6eb2cz7t
@user-fs6eb2cz7t 10 месяцев назад
similar to maxamed karaama's music
@fartuunxuseenfartuun6929
@fartuunxuseenfartuun6929 8 лет назад
masha allah iidle yare noolow
@maankaifka6512
@maankaifka6512 7 лет назад
asxan hees wlh afkaka cano lku qabey
@suhuurcadeey4283
@suhuurcadeey4283 8 лет назад
kkkk iqra yareey daqiqada 2;53 iidle marku gabdha timaheda tabtay kkk rasta ayay tustay oo ku qososhay
@guduudocarwo2717
@guduudocarwo2717 5 лет назад
Matimaa maburukaa wuu hubinayaa xariifku😃😃😃
@ubahibrahim4080
@ubahibrahim4080 4 года назад
@@guduudocarwo2717 😅
@aabkarinyusuf1657
@aabkarinyusuf1657 Год назад
Hhhhhh
@sudaisyare6415
@sudaisyare6415 7 лет назад
Timo jiid jiidka aa ku jeclahay libaaax
@Kurbo_gaming_x77
@Kurbo_gaming_x77 5 лет назад
Dhoocilahan 2008 madow ayey ahayen hadana cid ka cad malahan 🤣🤣😂😂
@karinacwjacobs
@karinacwjacobs 3 года назад
Meesha rag firfircoon aa ka maqan iidle garabkiisa soo istaaga,
@mushtaqomar6527
@mushtaqomar6527 4 года назад
Wagar naagahn mxy isla so maqiqaysn ma bila niman baa meshu talowu
@Shokaash
@Shokaash 7 лет назад
Nagta nin fanan qabo iga dulqaad badan😏😂😂
@mohamedawil3749
@mohamedawil3749 6 лет назад
Shukri Mohamed27 nagtii nin fanana qaban ka waran so kam siidarna
@abdikadirmohamed6864
@abdikadirmohamed6864 5 лет назад
Shukri Mohamed27 adigaa maxaa tahaay hadaaa dulqathaneynin maxaaa hoyada agtiida iskaaa jogtidaa hhhhhh
@abdikadirmohamed6864
@abdikadirmohamed6864 5 лет назад
Sheik your a correct
@faisaofficial9833
@faisaofficial9833 4 года назад
benta ma ahan 😂🤣
@qadarmaxamuud2215
@qadarmaxamuud2215 4 года назад
Shukri sasdarteed like kusaray aby dhiigbaledahay m.a allh
@Princesssenaco
@Princesssenaco 11 месяцев назад
❤❤❤🎉🎉🎉 walle cinab lamoodyey wuuuw
@Iftinchanne
@Iftinchanne 8 лет назад
top nice song
@canabqalanjo9077
@canabqalanjo9077 4 года назад
Thanks lidle Yare
@hamdiali8238
@hamdiali8238 8 лет назад
cishadeynu kulana cirka roob ka dayoo cawa ladhalad inaa tahay cindigeyga galiyee wwwwwwwww
@jeriabshir9076
@jeriabshir9076 7 лет назад
wf wf alfanan iidle noolow
@muniranaosmana7037
@muniranaosmana7037 7 лет назад
Jeri Abshir ككم
@liinahaajihaaji4029
@liinahaajihaaji4029 7 лет назад
iqra yarey sanka xey utagee ninka ayada maleh kkkk
@fadimohashi771
@fadimohashi771 7 лет назад
liina haaji haaji horta mayla aragtay kkkkkkk
@canabcumush1731
@canabcumush1731 5 лет назад
Zakstorm
@aabkarinyusuf1657
@aabkarinyusuf1657 Год назад
Hhhhhhhhhhhhh
Далее
Iidle Yare Dhayal 2016 Farsamadii Saami Cadde
6:54
Просмотров 256 тыс.
Сколько стоят роды мечты?
00:59
Просмотров 883 тыс.
EGLAN SHOW full Sagal Mustafe iyo Idle Yare
39:35
Просмотров 946 тыс.
iidle yare hees macaan
4:49
Просмотров 221 тыс.
habad muusa heesti xasiiliya
6:51
Просмотров 11 млн
EGLAN SHOW Idle yare  HEESTII ADUUN HOWLI KAMA DHAMATo
6:12