Тёмный

ILHAN OO SOO ROGAAL-CELISAY | BIDEN OO LAGA KALA YAACAY YAAB 

BRIT SOMALI TV
Подписаться 541 тыс.
Просмотров 77 тыс.
50% 1

TAAGEERAYAASHA REER FALASTIIN OO BIDEN CASHAR TAARIIKHI AH U DHIGAY
• ILHAN OO SOO ROGAAL-CE...
Netanyahu has 'gone off the rails,' taking country down, says former IDF official
"We are in a war that has no purpose," warned former IDF official Itzhak Brik.
Netanyahu has 'gone off the rails,' taking country down, says former IDF official
"We are in a war that has no purpose," warned former IDF official Itzhak Brik.
SOURCE: JPOST www.jpost.com/...
Massive Gaza rocket barrage targets Tel Aviv, central Israel - breaking
Numerous rockets were fired from the Gaza Strip towards central Israel, the first rocket barrage directed at the area in months. www.jpost.com/...
IDF Spokesperson clarifies no soldier was abducted, following Hamas's claims
The Hamas armed wing spokesman did not say how many soldiers had been abducted and showed no proof of the claim.
The Elders group says all states should respect ICC’s authority
Mary Robinson, the chair of The Elders group of world leaders and former Irish president, has commended ICC Prosecutor Karim Khan on his application for arrest warrants to apprehend Israeli and Hamas leaders.
In a statement, Robinson said the ICC’s decision was “a landmark moment in the struggle for justice and accountability in the Israeli-Palestinian conflict”.
“There is a case to answer on both sides, which should be heard in a court of law,” said Robinson, a former UN High Commissioner for Human Rights.
“All states should respect the Court’s authority and impartiality, and ensure its decisions are implemented,” she said.
“Any statements or actions that seek to denigrate, de-legitimise or punish ICC officials for acting in accordance with the Court’s mandate are completely unacceptable,” she added.
“Impunity for atrocity crimes during conflict must end.” (AJ)

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 81   
@ahmedcalibiciid
@ahmedcalibiciid 4 месяца назад
cimaamada isaaara anaa idinku horeeyeye
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 4 месяца назад
BRAVO ILHAAN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 4 месяца назад
VIVA Somaliya👍🙏🏼🙏🏼🇸🇴🇸🇴 💯
@hafsoisman1847
@hafsoisman1847 4 месяца назад
Maraykan iyo isra ilna alaha burburiyo insha alah
@bulohus8548
@bulohus8548 4 месяца назад
Waa Kala daran yihiin Anagu midna - ucodayn may no ‘insha ‘Allaah ❤
@seidserar9966
@seidserar9966 4 месяца назад
Guul Ilhan Cumar. From Jigjiga.
@Keway603
@Keway603 4 месяца назад
ALLAH xajiwiyo cathowinta islamkaa AMIIM AMIIM 🌎🕛👌🇯🇴💚✌️
@Keway603
@Keway603 4 месяца назад
Balan maleh yaxud iyo kuwii laxalmallaa🇺🇲🌎👌📥🔥📤🔥🔥🔥🔥thain abatan qalidina Isha ALLAH AMIIM AMIIM AMIIM AMIIM AMIIM AMIIM AMIIM AMIIM AMIIM AMIIM AMIIM AMIIM AMIIM AMIIM
@khadarfarah1562
@khadarfarah1562 4 месяца назад
Sabaxa khayr abdixafid BrtTV ❤❤❤
@humanrights771
@humanrights771 4 месяца назад
Very good picture of your media house am always do support
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed 4 месяца назад
Yuhuuda way ku daysay waxayna galaafatay reer galbeed
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 4 месяца назад
Yahuud, reer galbeed iyo carabta caqliga idinka heesata kuli way idin neceb yihiin.
@CaamirWarfa
@CaamirWarfa 4 месяца назад
Ilhaaan waaa in loo istaagaaa soomaaliyeed oo cis awalba looga hiiliyaaa, waayo soomaalinimada ayaaan wax walba ka weeyn
@شمسالدينإبراهيمآدم
@شمسالدينإبراهيمآدم 4 месяца назад
Hadalka Toosi Xasuuqii Gaza Oo Kale Lama Arag Ukraine Lama Xasuuqun
@saidabdi9782
@saidabdi9782 4 месяца назад
Bravo pour vos informations
@abdisharif8315
@abdisharif8315 4 месяца назад
VIVA ILHAM ORAM ❤❤❤❤❤❤
@Adamabdi-w3m
@Adamabdi-w3m 4 месяца назад
Haku dalina irsail way burburtay
@humanrights771
@humanrights771 4 месяца назад
Am with externally confidence support honourable MP ironically lady Ilhan Omer haguuleysato weligaa
@AbdiraxmanZuber
@AbdiraxmanZuber 4 месяца назад
Daagalka I.shaallha wo joogsan
@hanadofficiallychannel2263
@hanadofficiallychannel2263 4 месяца назад
Guul Ilham ❤I will vote you again ❤
@IbraahimIsmaciil-nu7oc
@IbraahimIsmaciil-nu7oc 4 месяца назад
Nadaara show
@MukhtaarXasanhaybe
@MukhtaarXasanhaybe 4 месяца назад
Alle waxaan kabryayaa inay dhacdo ilhaan
@MoSaid-ih2pk
@MoSaid-ih2pk 4 месяца назад
Ya hu
@reemali6728
@reemali6728 4 месяца назад
Irsaaqadaada maa badaneysa hadeey dhacdo war itaqu laah walaal neceybkiisa waxaan danbi aheyn kama heleeysid taasina waaiga waano waxaa tahay ruux islaam ah بارك الله فيك❤
@farhiamursal7256
@farhiamursal7256 4 месяца назад
Ilhaan ninkan leh ha dhacdo yahuu Idoor daba cayuun waaye no more idoor ictiraaf😂😂😂😂😂😂 Ilhaan way soo baxaysaa dadka cadaanka wadanka u dhashay Musliminta , Somalida oo dhan baa u istaagaayo ❤❤❤❤ Idoor yaa u baahan Minnesota minority ayey ka yahiin dad badan ka ma joogaan idoor dabacayuun saas ogaada 😂😂😂😂😂😂 Ilhaan darood bay ka dhalay oo ilahay qawmiyad balaaran ka dhigay beside iyo somalidii kale iyo cadaanka wadanka African American 🇺🇸 ayey haysataa waana naag karti leh cod kar ah Ilhaan guul iyo gobanimo ❤❤❤❤ guul ilhaan omar ❤❤❤ Cadawgaga ha jabo siba idoor daba cayuun 😂😂😂
@angel67ball51
@angel67ball51 4 месяца назад
Ilhaan hadey dhacdo xitaa waa naag nool oo ku raaxaysatey ayaamaheeda maxaad ka qaadi kartaa
@YacquubRooney
@YacquubRooney 4 месяца назад
Mareykan Kama aamusna Mowqifkiisu waa kan israol
@shemsedinmussa4593
@shemsedinmussa4593 4 месяца назад
Asc ! Mareykabku Yahuda qalabka Fallastin ama meel inay kudhufattoo ay donayso hadii uu jiirroo lomadidii karayo ,Wadamada lababii iyo ama lababii inn dona oo dhan sababttuu waa yahudun ...
@heerqaran580
@heerqaran580 4 месяца назад
Waxaan aaminsanahay Trum saacadaan ciidamada mareykanka ayuuba toos u galin lahay Falastiin waaba la burburinlahaay
@MouminHersi
@MouminHersi 4 месяца назад
Mareykaku ila 1948 isaqa qacane qu siinicey israel barakiyinta iyo bahdilka reer falestine
@MukhtaarXasanhaybe
@MukhtaarXasanhaybe 4 месяца назад
Hadhacdo ilhaan
@angel67ball51
@angel67ball51 4 месяца назад
Jamhada argagisada SNM ha dhacdo qowma luud camoo IGA qabo
@YuusufSiciid-q3u
@YuusufSiciid-q3u 4 месяца назад
Ilaahay wuu ku waydiinay qaniisada aad wado
@Allaahu_akbbar
@Allaahu_akbbar 4 месяца назад
Ilmaadeertaa maad qoomu Luud jala talisid
@FaadumaHasan
@FaadumaHasan 4 месяца назад
Maya dhab mama sababta Noah hadii Ayman afkabaarkiisa ahyn hub Kima soo daldeen
@luulluul1427
@luulluul1427 4 месяца назад
RUSHKA IYO ISRAEL ISKU XASUUQ MA'AHA ISRAEL WAXAY XASUUQAYSAA CIYAAL IYO HAWEEN?
@CabdilaahiZaahid-vq4ce
@CabdilaahiZaahid-vq4ce 4 месяца назад
MàraykankA iyo israaii lol waxay shuraakko kuyihhiin gumaadka falastiin iyagoo hheshiis ku ah khayraadka falastiin dekeda macmalka ah 320milya.ninuukaadhuuqo shere ayaay kuyihiingumaadka iyo iilatahjijriyo😊
@mireguled6549
@mireguled6549 4 месяца назад
Good morning guys
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 4 месяца назад
Ilhan waxaan ku nacay malintay rer komalud tagertey iyodo hablaa badan o somalieyd ku dayanayaan
@hassan-8474
@hassan-8474 4 месяца назад
Waa kuj kaguur qanjo uguur, meeshii loogu codeen lahaa Donal Trump waa in layska dhafaa codeyntiisa, sababtoo ah Trump waa nin cunsir ah hadana aqoon uma laha arimaha siyaasada aduunka iyo tan maraykanka. MD Biden waa nin waayeel ah oo lamaamula, maskaxdiisana aan xamili karin aduunyada inuu kontoroolo. Nin 80 jir dhaafay way adagtahay inuu siduu doono wax u maamulo, in lamaamulo mahee.
@CabdulaahiCabdicasiis-lq7ii
@CabdulaahiCabdicasiis-lq7ii 4 месяца назад
Aad iyo aad codaynta hadii layska daayo maxaa dhacaya
@MukhtaarXasanhaybe
@MukhtaarXasanhaybe 4 месяца назад
Haw codaynina reer somsliland
@maxamedaxmed9786
@maxamedaxmed9786 4 месяца назад
Kud ka guur oo qanjo uguur waxaa xal ah in labadabs loo codeen
@XaliMire
@XaliMire 4 месяца назад
Hi
@CabdulaahiCabdicasiis-lq7ii
@CabdulaahiCabdicasiis-lq7ii 4 месяца назад
Xaqqiqdii fashilka reer galbeedja iyo jabka yuhuudaba waxan oga mahad celinaynaaa xamaas wayo mafashilmeen ee sababta iyagaa lahaa
@CabdulaahiCabdicasiis-lq7ii
@CabdulaahiCabdicasiis-lq7ii 4 месяца назад
Muhiimada ugu wayn ee aan kafaa idnay dagaalka qasa waa sadex arimood 1 awoodii iyo dhaqaalihii ree galbeed oo gabaansi 2 shuruucdii dadka lagu cabsiin jiray oo ahayd sharci caalamiya ayaa dunida kajira wuu burburay 3 maxkamada icc oo iyana fashilantay wayo hada kabacdi mashaqayn doonto yuhuudna kudaysay
@shukriwarsame9192
@shukriwarsame9192 4 месяца назад
Israel ma samayn karto waxaan wasaarada gaashaan dhiga maraykanka ogeyn No 2 Netanyahu aqalka cad ayaa lagu Marti qaaday means it's okey waxay rafax ka samaynayaan
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 4 месяца назад
Ilahaanatu. Maxay. Macaan o. Uma Laaga. Naagataan. Daan teeda. Iyo. Sidii. Ay. Uhaadan. Lahaada. Meesha. Daanteedu. Ku. Jiiraato. Naagataan. Waa. Naaga. Qabayaakada. Goo. Gooday. Waxaab. Naaga. Dhaafa. Waan. Mj. Laasoocoids😊
@XamseNigir
@XamseNigir 4 месяца назад
Asc
@MouminHersi
@MouminHersi 4 месяца назад
Mareykaka iyo igliska ila maxqamad lasoosaro cadunka cadaalad dharo qama dhamaneyso
@saciidibrahim8251
@saciidibrahim8251 4 месяца назад
Maraykanku xasuuqan ay yuhoodu samaynayso way ka wada tashadeen waanay isku raacsanyiin waanu difaacayaa yuhuuda hubkii uu lahaa waan ka joojinayaan waa been waana ka hadda lagu xasuuqaayo
@adoonkiialle3871
@adoonkiialle3871 4 месяца назад
Aniga ayaa u arko Trump inuu ka daran yahay waayo waa ninki safaarada ka furay ?
@raxmamuhumed1595
@raxmamuhumed1595 4 месяца назад
Waxay aqoonsadeen maydadka shicibka iyo caruurta
@yacquubibrahimliiban1073
@yacquubibrahimliiban1073 4 месяца назад
Kud kaguur oo karood uguur waaye
@rooraayecalimurjaan377
@rooraayecalimurjaan377 4 месяца назад
Weli ma waxaad kala saareysaan usa iyo wadanka falastiin kuwa dul fadhiyo? Trump na waxba kama roono biden. Ilhaan Cumarna waa astaanteenna.
@mohamedadan3432
@mohamedadan3432 4 месяца назад
Xasuqa israil lamid maha kan ruishka waana qalad inaad saa toraahdo
@CabdiraxmaanNuur-j1r
@CabdiraxmaanNuur-j1r 4 месяца назад
Asc cabdixafiid Warkhayrqaba soodaa insha Allah
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 4 месяца назад
Yahood go down
@zahrasaed148
@zahrasaed148 4 месяца назад
Waxay kawada baqayaan hadey sidaa odhan waayaan iney wada dhacayaa oo aaney Yuhuudu bixndoonid lacagta ay kirada ku helaan ee Jewish lobby uu bixiyo nin kudhaca inuu kasoo horjeesto yuhuuda xataa hadey rabaan ma insoo bixi karo waayo maalintaas baa ugudanbeysa kursigiisa siyaasadeed!! Yuhuuda iskale oo heysata Amerika
@raxmamuhumed1595
@raxmamuhumed1595 4 месяца назад
Xasuuqay aqoonsadeen
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 4 месяца назад
Vivo falstin
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 4 месяца назад
Cabdixafidow maraykan iyo israiil waa shakhsi qudha rafax kuwan xasuuqay Kawada waa ciidamadii maraykan ' yahuuda ingiriis way u dhanyihiin rafax inla weeraro ayagaa amray
@hasanmuse4007
@hasanmuse4007 4 месяца назад
Biden ba laqatey Trump aad bu u xunyahy Kasi daraan
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 4 месяца назад
Maraykanku dhibaatada ka socota falastin asaga aabe u ah yuhuudna waxay u muuqdan suda caruur la kibriyeyhadu ka joojin lahanq waxa hubqal ah inaysan wadi karin kaligood narkawan ja joojineyna ito waxasi waa iska muaafaqad
@asmaabdirahman2417
@asmaabdirahman2417 4 месяца назад
Maraykanku isagaba dagalamaye oo raba shicibka in u dhameeyo
@AyaanWaano
@AyaanWaano 4 месяца назад
Guuuuuuul somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yusufahmedsaid2038
@yusufahmedsaid2038 4 месяца назад
Yaab bilden markaad ka tagaan xagee tegi yaab will yar baad Lee dahay sidan Ilhaan way ku daysay xisbiga haduu bedelo kii soo baxa uun baa soo bixi tramp anba waan u codayn lahaa cunsuri maaha ee wuxuu Lee yahay adeer marti noqda sharaf leh xaqiina sharci ku doorta yaab somali oo dhan hadaanay codayn saw codkaa jira uun lagu kala bixi maayo somalida hada joogta timi koonfur aduunkii somali way nacsiiyeen dadkii hore sland sharaf bay meel walba ku joogaan.. waar iska aamusa somali doland tramp haduu yimaado som ha saaro Qudhun weeye tuug waliba.. Darood iyo koonfur
@w410921
@w410921 4 месяца назад
Ilhan miyaa nay ahayn tii qooma luudka taageersanayd. Alle naguma soo celiyo
@LavolavoMasafdiif
@LavolavoMasafdiif 4 месяца назад
😂😂 hado difaaco xitaa maxo uqawan karaa ? Waxne awood umalahan in islamka o ladigaalo Wa dowlada kaliya e Argagaxiso lagu qiimeyay aan iska celinkarin islamka o dowlado ah marka ha qaato wadadaas Qiimihiisa udhiganto USA 🇺🇸 AND TERRORIST ONLY NO OTHER LINE ISLAM IS GREAT. TAKE THIS LINE 😮.
@MukhtaarXasanhaybe
@MukhtaarXasanhaybe 4 месяца назад
Hadhacdo ilhaan
@MukhtaarXasanhaybe
@MukhtaarXasanhaybe 4 месяца назад
Hadhacdo ilhaan
@MukhtaarXasanhaybe
@MukhtaarXasanhaybe 4 месяца назад
Hadhacdo ilhaan
@MukhtaarXasanhaybe
@MukhtaarXasanhaybe 4 месяца назад
Hadhacdo ilhaan
@kaafixaji
@kaafixaji 4 месяца назад
@MuqtaarXasanhaybe Mukhtaar Xasan haybe Walaal Isdaji, Ilhaan Omar Waa Gabar U Doodee Walaalahaa Falastiin, Anigae WALAAHI BILAAHI Kaa Ma'xigo, Carabtii Iyo Madoowgii Ayaa Ku Faanaayo, Ee Soomalinimo ugu Faan adigane, Wabilaahi_Towfiiq
Далее
НОВАЯ "БУХАНКА" 2024. ФИНАЛ
1:39:04
Просмотров 486 тыс.