Тёмный

"SAMUNDUQAD" Weligeyga Ma Maqlin | Challenge LAHJAD | Somali vs Djibouti 

ArimaHeena
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 175 тыс.
50% 1

#arimaheena #lahjad #team27
Halkaan ka iibso dharka tinyurl.com/px...
/ arimaheena​​​​
​​ / arimaheena1
​ / arimaheena​​​​
​snapchat: arimaheena
​snapchat: arimaheena
Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
1,223,853 subscribers

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 943   
@kafiaabgal2958
@kafiaabgal2958 3 месяца назад
Ugu dambayn qof rer Djibouti ah ayaa kaso dhex muqday team 27 🎉🎉🎉 Djibouti 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯
@sam-it1zf
@sam-it1zf 3 месяца назад
viva djibouti viva team 27
@salmasalmayoussefhared5174
@salmasalmayoussefhared5174 3 месяца назад
Força Djibouti
@zamitaomarzamita7077
@zamitaomarzamita7077 3 месяца назад
Haa wan ku farxasanay inay reer jabuuti kaso dhix muuqadan ❤
@HoussenAbdi-fc2ls
@HoussenAbdi-fc2ls 3 месяца назад
Waan ku farax sanahy reer djbouti gabadha nooga soo baxdey team 27 ❤❤🎉
@momedmed-fi1jj
@momedmed-fi1jj 3 месяца назад
Et moi aussi je suis tagero from Djibouti
@user-ko1dm9ef1f
@user-ko1dm9ef1f 3 месяца назад
Real jabuuti ismuujiya form Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤️❤️❤️
@user-uf5ut5du8x
@user-uf5ut5du8x 3 месяца назад
Ismuujiya maxaa laga wadaane😅😂 tixtix🫡
@user-ko1dm9ef1f
@user-ko1dm9ef1f 3 месяца назад
​@@user-uf5ut5du8xLike Saar ayaa laga wadaa 😂😂😂😂
@HoussenAbdi-fc2ls
@HoussenAbdi-fc2ls 3 месяца назад
​@@user-uf5ut5du8x soo baxa
@user-cp9lx2ge6w
@user-cp9lx2ge6w 3 месяца назад
​@@user-uf5ut5du8xtixtix means qoftan biyahay tufaysa 😅
@Aboumahadsan8
@Aboumahadsan8 3 месяца назад
Home❤🇩🇯 shodaheydi 😂iyo shoodiyadeydi
@Jecelow-official007
@Jecelow-official007 3 месяца назад
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ❤
@samsammaxamed2753
@samsammaxamed2753 3 месяца назад
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد اللهم صلي وسلم على نبينا محمد اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد اللهم صلي وسلم على نبينا محمد اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد
@Abas-AR_M
@Abas-AR_M 3 месяца назад
Adunka maso marin rux ka kheir badan Nabigeena udgoona Mohamed scw❤❤adigo akhrinaya waxan ka codsanaya inad Ku Salidid Xabibu Raxman❤❤
@XuseenXasan-ww3bk
@XuseenXasan-ww3bk 3 месяца назад
Scw❤❤scw❤❤🎉🎉
@Arhazdji
@Arhazdji 3 месяца назад
Vraiment c'est difficile de vous comprendrez 😅😅😅😅 tean reer Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 one love
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 3 месяца назад
Waryaa Af-Soomaali ku hadal French ma tihide
@i.k.m_99
@i.k.m_99 3 месяца назад
@@AxmedAlpha2024😂😂😂😂😂
@aichaabdimounin7727
@aichaabdimounin7727 3 месяца назад
​@@AxmedAlpha2024 c'est plus facile pour nous d'écrire en français qu'en somali huno
@Iamjusagurl
@Iamjusagurl 3 месяца назад
They speak french ​@@AxmedAlpha2024
@user-mk7be3nz6y
@user-mk7be3nz6y 2 месяца назад
😂😂😂
@KingIG10
@KingIG10 3 месяца назад
Partie 2 Arimeheena de Djibouti 🇩🇯
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 3 месяца назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍😢
@AnzalAadanBashir
@AnzalAadanBashir 3 месяца назад
Scw
@Juneydiboy123
@Juneydiboy123 3 месяца назад
صلي الله عليه وسلم ♥️
@user-yu9jx1yt3n
@user-yu9jx1yt3n 3 месяца назад
Scw scw scw
@zackmohali9468
@zackmohali9468 3 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@zackmohali9468
@zackmohali9468 3 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@i.k.m_99
@i.k.m_99 3 месяца назад
boqortoyo hada maqashay wlhi waa reer jabuuti aniga from muqdisho ayaa ahay gacanteyda labo calan ayaa ku jirto midna waa jabuudi midna waa somalia ilaa anka dhinto kama sibayo waa daad aad u qalbi wanagsan reer jabuuti dar alle ayaa idin jeclahay wlhi ❤❤️😘😍🥰🌍
@nabihadaher
@nabihadaher 3 месяца назад
Tnks wllo❤
@fahmidias7489
@fahmidias7489 2 месяца назад
Sidkle wllo qaali ah ❤🇸🇴🫶
@ismailjoker3868
@ismailjoker3868 3 месяца назад
Love all m'y Somalia brothers🇸🇴🤝🇩🇯
@djiboutitalent115
@djiboutitalent115 3 месяца назад
Waa qofkii ugu horaysay ee si fiican uga hadashay lahjada djibuti intii qof een arkay
@Samatar_abdi
@Samatar_abdi 3 месяца назад
Waa runtaa sxb
@DaherAraksan-ev5hq
@DaherAraksan-ev5hq 3 месяца назад
Waww Macha-allah famille Hagio on vous adore From Djibouti🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@user-fl1ot4re7j
@user-fl1ot4re7j 3 месяца назад
Si si tu vois
@charmakehousseinrobleh5949
@charmakehousseinrobleh5949 3 месяца назад
Walahi macalinku qosol ayu iga dhameyay . Sido kale waxan ku faraxsanahy in an dhagaysanayo lahjadeyda Djibouti 🇩🇯 ❤❤
@abdulrahmanyare2402
@abdulrahmanyare2402 3 месяца назад
Anoo rer hargrisa, inantu intay waydisayba waan gartay, reer Djbouti iyo somalind waa isku lahjad
@mnviepapa2003
@mnviepapa2003 3 месяца назад
​@@abdulrahmanyare2402Haa
@user-uf5ut5du8x
@user-uf5ut5du8x 3 месяца назад
Faraxsanahay maxaa laga wadaane 😅😂 tixtix🫡🫡🇸🇴
@abdiaziz8624
@abdiaziz8624 3 месяца назад
😂😂😂😂😂😂​@@user-uf5ut5du8x
@Badriya182
@Badriya182 3 месяца назад
Reer Boorama iyo reer Djibouti 🇩🇯 waa isku lahjad
@HamzaMahmod-vv4un
@HamzaMahmod-vv4un 3 месяца назад
Isku mid ma nihin Ader ee Barika qabo
@asmadhameye1259
@asmadhameye1259 3 месяца назад
Naaa waanu nahy isku lahjad waxyaalo badan oo ay reer jbuuti isticmalaan ayaan angun iska ticmalaa jirta markaa waxbadn baan iskag midnahy baa jirta😂
@user-fl1ot4re7j
@user-fl1ot4re7j 3 месяца назад
May may isku mid manaho borama I love djibouti
@user-ld8lp2dj5r
@user-ld8lp2dj5r 3 месяца назад
Exactly ani hada waxay shegayso wan wada garanayA from borama
@Mohamednb-2005
@Mohamednb-2005 3 месяца назад
From Djibouti one like
@hanathknaan2011
@hanathknaan2011 3 месяца назад
Arimaheena saamiya inaa so fadhisiso ahayd wayba taqaana luqada Jabuuti ga erayada ayada sheegtay badana garan waydeen 😂
@dekaibrahim2268
@dekaibrahim2268 3 месяца назад
Wa qofta kaliye lahjada rer Djibouti 🇩🇯🇩🇯 si fican otaqana wixi barnamijo so dawado dan
@djiboutitalent115
@djiboutitalent115 3 месяца назад
Waan kugu raacsanyahay wlh kuwa kale way jajabiyaan xataa cumreyn
@bilanbarrefaarax8130
@bilanbarrefaarax8130 3 месяца назад
Haa wlhi wan ku farxay dadkeena af farasis bay ku faanan oo waxa lamoda inan af somali garanayn 😊 vive Djibouti 🎉 on est fière de Ladan 😊
@Elmi94
@Elmi94 3 месяца назад
Tt a fait d'accord avec vs elle est juste incroyable
@salimsacad
@salimsacad 3 месяца назад
Suaal asxaabay ma somali baa gabadhu mise canfar
@ABDOURAHMANH
@ABDOURAHMANH 3 месяца назад
Mitiis inay tahay ayaa laga yaaba ​@@salimsacad
@HassanFatouma-eq4qc
@HassanFatouma-eq4qc 3 месяца назад
Ugu dambayn inanillah RER Djibouti ah ayaa kaso dhex muqday team 27🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💙💚❤️🤍
@MssFaraxsan2898
@MssFaraxsan2898 3 месяца назад
Kabox kabox kabox Arimaheena ❤ Keep going my brother 🎉🎉❤❤
@souhaibrobleh9473
@souhaibrobleh9473 3 месяца назад
Djibouti 🇩🇯🇩🇯👑👑💯😱
@amiirayuusuf5771
@amiirayuusuf5771 3 месяца назад
Arimhena lahjada no so badi waliba reer waaqoyiga nogu so dar cuumar iyo maclinka 😊
@AbdillahisaidNeima-of2oc
@AbdillahisaidNeima-of2oc 3 месяца назад
Macha Allah ugu dambayn qof rer jubuti 🇩🇯🇩🇯 ah ayan kaso dhex muqday team 27 ❤ full respect arimehenna ❤🎉
@user-fl1ot4re7j
@user-fl1ot4re7j День назад
Maha rer djibouti
@arafatabdoulkaderhassan4588
@arafatabdoulkaderhassan4588 3 месяца назад
HBD Djibouti 27 /6🇩🇯
@KingAkwadani-fu4pq
@KingAkwadani-fu4pq 3 месяца назад
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@HamdiMoussaIbrahim
@HamdiMoussaIbrahim 3 месяца назад
Waa marki igu horey ee aan arkayo channelska armaheena inu réer Djibouti mesha keeno ilama 2020 lasocda wilkaan🎉 keep going brother
@Rossanita_134
@Rossanita_134 3 месяца назад
Part 1 inchallah from Djibouti 🇩🇯
@Ikraam_253
@Ikraam_253 3 месяца назад
"Biyahey tufasey" waxa laga Wada wey shidantahy qoftu only réer Djib 🇩🇯❤️
@user-ow6vt4ip9u
@user-ow6vt4ip9u 3 месяца назад
Djibouti 🇩🇯🇩🇯
@Wiki-abou
@Wiki-abou 3 месяца назад
We are here
@oubahelmi1997
@oubahelmi1997 3 месяца назад
Finally Djibouti🇩🇯 coming channel Arimeheena
@Souahib
@Souahib 3 месяца назад
From DJibouti walashay 🇩🇯 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@user-jb7cf7cv4d
@user-jb7cf7cv4d 3 месяца назад
Part 2 from Djibouti 🇩🇯 ❤️ ❤
@mustafeahmettofficial8836
@mustafeahmettofficial8836 3 месяца назад
Keep going pro Arimaheena noloshu waligaa kuma xumeyso ❤️🙏
@MohamedGogoye-mv8sd
@MohamedGogoye-mv8sd 3 месяца назад
Macha alla wlhi gabadhan waan Djiboutian asaala waa gabadha kaliye sii fican uu garanaysa lahjadeena
@dheereyechannel
@dheereyechannel 3 месяца назад
Big legend always arimahena another's levels Somaliland and Somalia and Djibouti challenges lahjad 💯💯😍❤😃😊
@rashaayetahir-5415
@rashaayetahir-5415 3 месяца назад
Masha Allah ♥️ ♥️ gabdh reer jibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 ka so muqtay thnk u Arimaheena gabdha qofkle u balami
@jawaahiirindho
@jawaahiirindho 3 месяца назад
Moqorafad ,furcanjeero Mafiiq ,xaaqin Xasaasad, masaxada dawaha Mustakeer,Maro kaneeco
@AMiN667d
@AMiN667d 3 месяца назад
Samia Reer djibouti weyaan One like team samia 👈👈👈🦾🦾🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@Malikasamatar4624
@Malikasamatar4624 3 месяца назад
Waa rer borma lkn wayi tagan lahjada rer jabuti 😊
@yasinmahamed2086
@yasinmahamed2086 3 месяца назад
Waaww ugu dambayn qof rer Djibouti 🇩🇯 aya kaso dhex muqday team 27 hambalyo mon pays natal Djibouti 🇩🇯 for ever
@gulleddahirxussen6032
@gulleddahirxussen6032 3 месяца назад
Hhhh wlhi mclinka aad buu iga qosliye plz part2 legend arimahena🔥🔥🙏
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 3 месяца назад
Jabuuti iyo somaliland waa isku lahjad marka laga reebo Franceka lkn dhawaaqa Ayay ku kala duwan yihiin
@amiiraaxlaam9032
@amiiraaxlaam9032 3 месяца назад
Anaga iyo reer Jabouti isku lahjad ayaan nahay show from duriyada ❤😂
@Iamjusagurl
@Iamjusagurl 3 месяца назад
Liar
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 3 месяца назад
Arimaheena waa iga qoslisay adiga iyo macalinka , waa ciyaalka xaafada macalinka
@habonaden2080
@habonaden2080 3 месяца назад
Masha Allah la fille est très intelligent 🧠. @Asad Gabadha Team 27 ha lagubiriyo
@khalidosman8037
@khalidosman8037 3 месяца назад
Ladan aden gueda "Team LASTD" keep going sister we need part 2 arimeheena !
@asadxaaji8027
@asadxaaji8027 2 месяца назад
Kuuli:ka dhisma ka shaqeya ee dhoobada dhagax iyo sibidhka/shamitada so qaad la dhaha Fuundi:ka guryaha dhisa Khaldawade: ka qasa dhoobada,sibidhka,nuurada la dhahaa
@FarhanmohanBenWhite-ry9mb
@FarhanmohanBenWhite-ry9mb 3 месяца назад
Team27 gorma jabuuti imaan doontaan yaaa I love you guys Iam from djibouti 🇩🇯 😍 ✨️
@maxamedxasanmaxamedmaxamed48
@maxamedxasanmaxamedmaxamed48 3 месяца назад
Arimahena plz ladan fani waye markale soceli koko ama fowsiyo mid ubalami plz plz thanks
@abdulrahmanyare2402
@abdulrahmanyare2402 3 месяца назад
Arimaheena macalinku waa offline inanta quruxdeeda ayu ku dakhramay 😂😂😂😂 Reer jabuuti iyo reer somalind way isku dhawyiin. Intaad inantu idin waydiisayba waan garanaya
@user-we7bl3vw5r
@user-we7bl3vw5r 3 месяца назад
😂😂
@HiigsiEditor
@HiigsiEditor 3 месяца назад
Arimeheena Maclinka Extiraaan Zhp.Waa Macalin Quraan Haday Ardaydiisu Arkaaan wayka Xumaa Nayaan 😢😢😢
@user-nt5rz9ny1j
@user-nt5rz9ny1j 3 месяца назад
Pls parte 2 Arimeheena form Djibouti 🇩🇯
@HoussenAbdi-fc2ls
@HoussenAbdi-fc2ls 3 месяца назад
Gabadha youtube keda mee reer djbouti aan ukala kicinee❤❤
@user-uf5ut5du8x
@user-uf5ut5du8x 3 месяца назад
Next waxaa keentaa .. samiyo,salax jj, king alpha , gabadha Djibouti iyo ceyda oo konfur matalo ... we will see difference plz 🙏 🫡
@khadradahirali7759
@khadradahirali7759 3 месяца назад
Hawalhi
@khadradahirali7759
@khadradahirali7759 3 месяца назад
Waa joradiga furashka
@AbdillahisaidNeima-of2oc
@AbdillahisaidNeima-of2oc 3 месяца назад
Welcom to jubuti 🇩🇯 arimehenna ❤❤🎉😂
@user-xy5ci5we3z
@user-xy5ci5we3z 3 месяца назад
Aeimahena wxy ahed inad ka dhigtid somali and somalia sasa mcn reer somali weyn wan salamey🥰
@CapitaineisBoot10
@CapitaineisBoot10 3 месяца назад
I m from Djibuuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 je suis adore ❤ team 27
@filsanfilsan1916
@filsanfilsan1916 3 месяца назад
Tv After soomali ahan waa muuqaal baahiye sida radio 📻 uu uyahay cod baahiye 😂😂
@hafsamohamudhassan2602
@hafsamohamudhassan2602 3 месяца назад
Abowe safar kadib dalxis kadib isku soo noqod wanagsan alxmdllh🤲 abowe waas ku mahadsantahay wakhtigada qaaliga🙏insha allah MR 2K guul wacan❤🙏
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 3 месяца назад
Lahjad part 2 please😊
@hodanabdi7819
@hodanabdi7819 3 месяца назад
Arimehena aad bu iga qosliyey wlhi from djiboutienn ❤😂 inanta kaliye ka runshegtey lahjadeda intad marnamij so arkay merci beaucoup huno
@Ali_YAYA
@Ali_YAYA 3 месяца назад
Vive arimaheena reer jaabuti maa isoo gabaatey ana Reer ayan ahaaye mashallah my brother wan ku salaam
@Ahmeddeeq123
@Ahmeddeeq123 3 месяца назад
Best vedio arimaheena online ka rabna
@abdurahmansaed2505
@abdurahmansaed2505 3 месяца назад
Lahjadda jabuutiyaanka badankeed waan fahmayna from hargeisa
@Fatma_zaharat
@Fatma_zaharat 3 месяца назад
Haa reer Hargeysa way na fahman😂
@nuuramaxamud4414
@nuuramaxamud4414 3 месяца назад
Anna waan fahmay inta badan from borama somaliland
@Mona-ge1wp
@Mona-ge1wp 3 месяца назад
Ree hargeisa hadan nahay waan fahmaynaa lahjada Djibouti badankeda.
@hassanikran
@hassanikran 3 месяца назад
YAAH team 27 iyo Djibouti 🇩🇯 keep on sister
@namuush
@namuush 3 месяца назад
Reer Djibouti 🇩🇯 wax badan baanu iskaga mid nay inyar foo France ah unbay noogu macaaneyan 😂😂
@nabihadaher
@nabihadaher 3 месяца назад
Mashege marka 😂😂
@ozhkanbegam
@ozhkanbegam 3 месяца назад
Aan ku wada salino nebiga Muhammad s.c.w ❤❤❤😊
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 3 месяца назад
Ladan isn't easy Soo dhawow walashay😂😂
@roodaapdixirsi3073
@roodaapdixirsi3073 3 месяца назад
TVga af soomaali wax lagu idhahdaa MUUQAAL BAAHIYE MOQORAFD wax aan nidhahnaa waxyabaha duuga noqda badanana wax loo isticmaalaa weelka dasadaha noqda ayaa la idhahdaa waa moqorafad tusale ahaan haday midibadu jajabto waxaan u maqnaa MOQORAFD From hargeisa Waxiikale waan idinsoo translate garayndoonaa😂😂😂😂😂
@shariifabu-qw6vi
@shariifabu-qw6vi 3 месяца назад
Arimaheena sxp waxaad soo qabataa koko xamar ah ladan o jabuuti saamiya waqooyi ah salax dds ah alpha garisa ah kaas keen noh taliye 😂😂😂
@Nagrouma
@Nagrouma 3 месяца назад
Ladane Ali keep going sœurette je suis fière de toi ❤
@user-lo1jm4my7u
@user-lo1jm4my7u 3 месяца назад
Soo badi barnaamijka arimehena pls waanka helnee ❤
@Ummmusdalifa
@Ummmusdalifa 3 месяца назад
Shinyeer =suusad=siibad Sureer =badhan Mayac=kibir Mustakeer=maro kaneeco Talakamoon=ramuud Intaas baan ka bartay
@adnasalax
@adnasalax 3 месяца назад
Macalinka ma meteli karo soomaaliland waayo waan isku lahjad dhownahay rer jibouti
@ilyasmoussa4222
@ilyasmoussa4222 3 месяца назад
Badana dadki lahjada jabuti matali jiray way isk dar daraayeen lkn gabadhan wa gabadhi iigu horeysey ee si fiican uga soo baxdey hal kalmad oo faransiis ah ayay isticmaashey
@choukridaher2970
@choukridaher2970 3 месяца назад
Arimo waka waka rerr jubuti wan jecly wlhi tjr j fecitation toi est 27 team from jubuti keep going mon frère
@souhaibomar1
@souhaibomar1 3 месяца назад
My home🇩🇯❤ pls part 2 koko amira asad iyo ladan ❤
@khalidmoktar3587
@khalidmoktar3587 3 месяца назад
Masha Allah from Djibouti ❤🙌
@ubaxmohamed7812
@ubaxmohamed7812 3 месяца назад
Moqorofad iyo madeebad wax yaabo badan baanu iskaga mid nahy reee jabuuti iyo ree borama ❤
@OsmanHDKingOHD
@OsmanHDKingOHD 3 месяца назад
Ouais on est là 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@ramoiyeh3197
@ramoiyeh3197 3 месяца назад
From Djibouti I love m'y country 😘
@hamseozil547
@hamseozil547 3 месяца назад
Djibouti 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯
@kiNGRoHit-df7uv
@kiNGRoHit-df7uv 3 месяца назад
Videogii igu qosolka miirna aan daawado arimaheena weeye 😂😂😂
@mohamedali-zi7ns
@mohamedali-zi7ns 3 месяца назад
Dadku waa wada somali lakin waa kala lahjad 😅❤
@peacenharmony2034
@peacenharmony2034 3 месяца назад
Challange kii ugu qosolka badna please qeyb 2aad soo samee😂
@asmaelmi9050
@asmaelmi9050 3 месяца назад
Vive Djibouti 🇩🇯 félicitation ma chérie 🥰
@mahadmoudkaireh1010
@mahadmoudkaireh1010 3 месяца назад
Part 2 Arimahena ladan keep going sister
@asmacadey7513
@asmacadey7513 3 месяца назад
Macalinka qosolka ayu iga dhameye madow ku yeh😅
@user-jv5rd3db1c
@user-jv5rd3db1c 3 месяца назад
Team ku salin Nabigena The best person❤❤❤
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 3 месяца назад
Wsc waa Arimaheena hhh legend hore usoco legend
@AbdikaniHassan-k5e
@AbdikaniHassan-k5e 2 месяца назад
Félicitations 🎉ma sœur ❤ Tu es génial et je suis très heureux.Je suis très contente pour toi, tu le mérites amplement. J'espère que tu vas bien fêter cet événement.🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@3.cee3
@3.cee3 3 месяца назад
13:59 macalinka caadi maaha😂😂
@user-wg2xk7fz1j
@user-wg2xk7fz1j 3 месяца назад
Saacad ayn qoslaayey😂😂😂😂😂😂😂😂
@kiindaahir6485
@kiindaahir6485 3 месяца назад
😂😂😂 anixitaaa wlh
@XubiAbdiwali
@XubiAbdiwali 3 месяца назад
caawa anaa uku hureeyo yees😂😂
@nishapep1517
@nishapep1517 3 месяца назад
Maxa cadeynayo inaa adi uso horeyso 😂 4:02
@Aboumahadsan8
@Aboumahadsan8 3 месяца назад
Enfin une djiboutienne dans le team ❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@NadalquruxNadal
@NadalquruxNadal 3 месяца назад
Keep going sister from Djiboutienne j m appelle ladan
@xabiibalbi4836
@xabiibalbi4836 3 месяца назад
I’m not from Djibouti and I have never been there still understood everything ❤️❤️
@user-pc2cn5cv1j
@user-pc2cn5cv1j 3 месяца назад
Djibouti 🇩🇯 Love 🇩🇯🇩🇯 4:17
@ganaje5840
@ganaje5840 3 месяца назад
WE NEED MORE OF THIS ViDOES EDUCATION purpose TO ALL SOMALI
@Badriya182
@Badriya182 3 месяца назад
Teydha_waa saabuun duqad waa runteed😂😂😂😂😂
@habe2652
@habe2652 3 месяца назад
Lkn ayagu Waxkale u yaqaaniin 😂
@Fardawsacc
@Fardawsacc 3 месяца назад
From jigjiga erayaday gabdhu sheegty inta badan wan isticmaalnaa. Lkn reer xamar waa funny wn jeclahay lahjadooda ❤😂
@user-gs7hi1wp2u
@user-gs7hi1wp2u 3 месяца назад
Reer somalind iyo rer jabouti waa isku lahjad siiba borama wlhi 😂
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 3 месяца назад
Waligay saan uma qoslin macalinka waxba ma soo diyaarin waa 3 qof oo kala daran qosolka atimaheena waan ku wadanaa keep going
@assadxajio
@assadxajio 3 месяца назад
Samiiya rer Djibouti🇩🇯 miiya 🇩🇯
@ubaxmohamed7812
@ubaxmohamed7812 3 месяца назад
Maha saamiya ree jabuuti lakin ree borama iyo ree jabuuti xaga lahjada waa isku mid faransiiska marka laga reebo❤
Далее
Аруси Точики ❤️❤️❤️
00:13
Просмотров 389 тыс.
when you have plan B 😂
00:11
Просмотров 24 млн
Прохожу маску ЭМОЦИИ🙀 #юмор
00:59
WALIGAA MA SAMAYSAY? HAA IYO MAYA Challenge
17:16
Просмотров 132 тыс.
WARAYSI NOLOSHAYDA WAX KA BARO // AISHA
15:19
Просмотров 112 тыс.
Аруси Точики ❤️❤️❤️
00:13
Просмотров 389 тыс.