Тёмный

ILMADA IFRAAX - MA AMINSANEEN IN AY UUR YEELANEYSO - DAREEN & QISO QIIRO LEH || XANUUNKA HOOYONIMO 🥹 

Adna Channel
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 148 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 379   
@AdnaChannel
@AdnaChannel Год назад
Soo daawo vedio gan ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-EAWxCRC8yRs.html
@fahiimaqurux9696
@fahiimaqurux9696 Год назад
wan dawaday
@ummusafa8394
@ummusafa8394 Год назад
Mashaa allaaah qoys dhameystiran
@Aisha-lj9bd
@Aisha-lj9bd Год назад
❤❤😢
@ismailhassan2654
@ismailhassan2654 Год назад
Mashaa Allah wan sudawadhee Allah hakudayoo owlad kheryesan Allah hagagadigo 🤲🤲 mashaa Allah family ❤️ quruxbadhan 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@fardowsocabdi5317
@fardowsocabdi5317 Год назад
Badi bar namijka dadka ka fog fogna ku dar waresiga adna
@NimcoDagan-kj1fx
@NimcoDagan-kj1fx Год назад
walalayaal isoo duceeya in ilahay awlaad khayr qabta isiiyo😢
@munoahmed7619
@munoahmed7619 Год назад
Alle ha ku siiyo abaayo
@fartuuncqaadir9381
@fartuuncqaadir9381 Год назад
Allaha kugu arsaaqo abyoo owlad bariya
@Ruqiya-ra
@Ruqiya-ra Год назад
Alle haku siyo ubad baariyaal ah
@hodanmaxamuudhodanmaxamuud6686
Allaha kusiyo awlad baariya
@nasrocismaan9948
@nasrocismaan9948 Год назад
Illhey wax qer qawa haku siiyo apayo illhey tala saaro istiqfaarta badi
@kadarba5765
@kadarba5765 Год назад
Asc wllhey muslimka ilaah dartii igu so duceye inaan hooyo noqdo maalin uun yaarabi yaarabi yaarabi 🤲😭😭
@NaciimoAliMireNalka
@NaciimoAliMireNalka Год назад
Allha kaa farxiyo abyo mcn
@fardowso7244
@fardowso7244 Год назад
Ilaahey owlaad baari ha ku siiyo abaayo dhaman inta hesan ilaahey ha siiyo
@kadarba5765
@kadarba5765 Год назад
@@fardowso7244 Aamiin Yaarabi
@kadarba5765
@kadarba5765 Год назад
@@NaciimoAliMireNalka Aamiin aamiin yaarabi
@Nimco-ds3we
@Nimco-ds3we Год назад
Ilahay awlad bari ah ha ku siyo abyo 🤲🤲
@queennimcocali
@queennimcocali Год назад
16 uur ku qaaday walac tacbaan la noqday hospital saa utagnaay faleembo cunto ahaan u qaadan jiray alx wayna iga saqiirtay hdda alx gbr kle iijogto allah idaayo hooyonimada ma fududa 19 jira hdda uur kle tacbaan la ahay allah no daayo owlada inta haysanina allah siiyo🤲🤲🥰
@hibaali4311
@hibaali4311 Год назад
Mashallah
@Mashallahxd
@Mashallahxd Год назад
Abayo isku qasab xita cabitanada hada awoodo timirta biyaha cad cab
@UgpathAli-rd1nv
@UgpathAli-rd1nv Год назад
Mnsha AllaaH maan moodi jirin iney ilmo dhashay Ever mother wins ❤️🥺👸🏼🫶🏻🫡
@umuashakin7791
@umuashakin7791 Год назад
Waan maqlay aniga ayadoo shegeyso.
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 Год назад
Marar badan bay sheegtey
@FatimaKaadir-ye5vd
@FatimaKaadir-ye5vd Год назад
Axmed cli wn aqaan
@sabiriinmustafe9666
@sabiriinmustafe9666 Год назад
Iiso duceya inuu ilahy ubad khayr qabo isiiyo wllahy ducadina inu ilhy ii aqbalo aa macqula🥺🥺❤️
@nadaqurux
@nadaqurux Год назад
Ale haku siiyo awalaad baari ah oo saalix ah
@nasteexoali7166
@nasteexoali7166 Год назад
​@@nadaqurux alle haku siiyo wax qeeyr qabo insha allah
@maryan3892
@maryan3892 Год назад
Illaahay haku siiyo awlad salax ah inshallah
@sihaamcabdi1065
@sihaamcabdi1065 Год назад
Illay wax qeeyrqawo Haku siiyo ❤
@soomaalonline
@soomaalonline Год назад
Allah kusiiyo kuwo baariya oo cafimad qaba abayo
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Год назад
Manshalah 😍 adna barnamijka gabdhaha ilmaha dhalay dhan soo qabo 😊😂
@Samiirofarxaan12
@Samiirofarxaan12 Год назад
Hadaad aragto magaca Allah love saar❤❤❤❤❤
@fatumaabdiwahab2565
@fatumaabdiwahab2565 Год назад
❤❤❤
@fadumoafrah4727
@fadumoafrah4727 Год назад
❤❤❤❤
@fadumoafrah4727
@fadumoafrah4727 Год назад
​@@fatumaabdiwahab2565 0:31
@haldhaadumar3833
@haldhaadumar3833 Год назад
❤❤❤
@ubaxaxirsi9393
@ubaxaxirsi9393 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤
@Amina-sahra
@Amina-sahra Год назад
Gabareey intaadan dhalin waxba madaremaysid mlintaad dhasho unbuu aduunku kow kuu yahay xata hoyada❤ mlinta unbad si fiican u dareeemi
@maryamahmed6009
@maryamahmed6009 Год назад
Hadaa hooyo bilaaw ahy 15 hebeen joogaaa ❤❤😢
@shugriosman3896
@shugriosman3896 Год назад
​@@maryamahmed6009 umul fiyow allha ka yeelo
@dagancali754
@dagancali754 Год назад
@@maryamahmed6009 mashalah alow ya ku imada oo dharka ku dhaqa oo nunaha kugu qubeya mashalah wa jeclahay wlhi
@FatimaMohamed233
@FatimaMohamed233 Год назад
@@dagancali754 Mansha allah qalbi wangaga abyo ilhy hku jecldo abyo❤
@ummusafa8394
@ummusafa8394 Год назад
Mashaa allaah alloow ubatka noo xafid intaan heysana sii aamiin
@nimcoyusuf9943
@nimcoyusuf9943 Год назад
Amiin
@SahraMoha-kd6zd
@SahraMoha-kd6zd Год назад
Amiiin
@aminaahmed1725
@aminaahmed1725 Год назад
Isoo duceeya in ilaahy awlaad khyr qabta igu irsaqqo😢
@Fowzi1246
@Fowzi1246 Год назад
Illahey hakusiyo owlad bari aah mcny
@farxanyare2023
@farxanyare2023 Год назад
Ilhayow ciyal badan u barakaysan ku sii
@ramlahagi2750
@ramlahagi2750 Год назад
Ina Adertey Wa Aftahanad mashalh Si Sharafleh Ayay Uga Jawabty❤
@xabsamahamud
@xabsamahamud Год назад
Atirsho baadiyo next kaa sugaynaa adna😢❤❤
@RidwanHassan-m5c
@RidwanHassan-m5c Год назад
Haa atrisho badiyo so qabo
@sadioali7329
@sadioali7329 Год назад
Atariisho waliged kama hadlin ilmaheda hore sida u maleynaayo wan rajeyneyna iney imaado
@nadafarah8627
@nadafarah8627 Год назад
Ifrax waaa gob ilaahy ubad khayr qaba hkusiiyo sis😢❤
@muudahir7081
@muudahir7081 Год назад
Ifrax waa hooyo wngsn Allah ku dayo wiilkada❤
@queendeqsan4857
@queendeqsan4857 Год назад
Hooyoy Allah janada ku geey 😢 Abaalkaga ma gudi karne Allah janno abalkaga hka dhigo 😭😭
@Farhia_ali
@Farhia_ali Год назад
MAASHAXALAAH HOREMAR WACAN IFRAAX IYO ADNA WAA IDIIN SALAAMEY😊😊😊😊
@najmaali1890
@najmaali1890 Год назад
Aamin I.a aamin Adna alle haku koriyo ilmahaga baayo Allena hydin barakeeyo sisters ❤❤
@asmacismaanbade7049
@asmacismaanbade7049 Год назад
mnsha allh tabaarakalaaah allh xbbbti adna iyo ifraax alle ha idin barakeeyo wllhi waa barnaamuj fiicn mnsha allh
@rayaanahmed
@rayaanahmed Год назад
Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 12k i gaadhsiiya
@zuzu-ss2cl
@zuzu-ss2cl Год назад
Waa ika heyzaa xppty
@osmannuraibrahim4561
@osmannuraibrahim4561 Год назад
Haaa ani kamid ah inat hoya tahy mamaleyneynin.mashallah❤❤❤❤
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Год назад
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis Igu soracdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤍🤍✨✨✨
@ubaxbeelo9969
@ubaxbeelo9969 Год назад
Amiin Yaa rabi
@hindiabdikadir1419
@hindiabdikadir1419 Год назад
Hoyoyinka oo idil illahey hainoxafido,inti hoyo kadimatyna alle haunaxristo ya rabii amiin
@najmahassan9466
@najmahassan9466 Год назад
Hooyo Rbiyw janadi ku ge🥺🤲 Dr Ahmed Ali Allah xfdio🤲🤲
@saciidomacalin9059
@saciidomacalin9059 Год назад
Hooyo waa hooyo uun alle abalkodo alle ha gudo aamin yaa rabbi
@nasteexoali7166
@nasteexoali7166 Год назад
Wlaldeyda muslimka ahoow iisoo duceeya mudo afar sano ku dhawaad ilaahay awlaad ima sinin inuu illahaay awlaad salix ah isiiyo igusoo duceeya
@nadaqurux
@nadaqurux Год назад
Ale haku siiyo awlaad baari ah oo cafimaad qabta
@nasteexoali7166
@nasteexoali7166 Год назад
​@@nadaquruxamiin yaa rabi
@ilqabadahmed3658
@ilqabadahmed3658 Год назад
Kuwo baariya saalixiin daakiriina alle haku siiyo abaayo istiqfaar badan oo niyada oo danbiyadada ad soo xasuusaneysid samee waad heli insha allah wan ku daremikara xanuunkaad daremeyso 😢
@hafsakaise2300
@hafsakaise2300 Год назад
Ilaahay haku siiyo wll kuwo aad ku indho doogsato
@amalgamjama4613
@amalgamjama4613 Год назад
Ilahow awlaad Kheyr qaba hakusiiyo Amiin yarabi ❤❤❤
@dahraanalii1096
@dahraanalii1096 Год назад
Ifraax weligaa nooma sheegin inaa wiil kuujoogo maasha allah
@jaaizaandthehthnow8000
@jaaizaandthehthnow8000 Год назад
MASHA ALLAAH ABAAYO ALLEY HA KU DHAFO ♥ BARI ALLEY HA KA DHIKO ❤
@sucdiarif867
@sucdiarif867 6 месяцев назад
Waa idin salaamay abaayooyin , ilmo dhaloow is not easy alaah noo desto intaana heysana alaah siiyo ❤❤
@hindasar7559
@hindasar7559 Год назад
Fartuun happy ❤soo qawo abayo
@barlinyusuf8803
@barlinyusuf8803 Год назад
Hoyo nimada ciyar ciyar maha ilahay hano xafido 😢😢❤❤❤❤
@QdraMuse-on5bi
@QdraMuse-on5bi Год назад
Alakudaya masha alaah insha alaah wuudaawadonaa muqaalkaan
@MaryanMohamed-c4z
@MaryanMohamed-c4z Год назад
M.a whi ifraxey ani iyo isku mida nehe wyo wiilkwy salman aya ldhaha whi wana curdkeyga❤❤❤
@raxmonuur4574
@raxmonuur4574 Год назад
Allaah abaayo hakuxafido M.a sha Allah ♥️
@sabiriincabdi2515
@sabiriincabdi2515 Год назад
Masha.allaah Allaah ha kuu daayo wiilkaaga wllhi ma moodi jirin wllshy ifraax masha.allaah my sister
@Saynabyasin996
@Saynabyasin996 Год назад
Adna iyo ifrax wan ini tagera farxad kuno lada❤❤😘👸👸
@AnasMaxameddaahir-md3lr
@AnasMaxameddaahir-md3lr Год назад
Wllkey iyo wlshey muslinka ah waxan idinka codsanaya biraha lagu socdo iyo alabta dhaawac lagu dhayo plz rabi ha idinka noqde i caawiya wll oo biraha curyamada qatan ii gada wll iyo alabta dhaawac lagu dhayo plz wll
@shaadiyaxuseen5688
@shaadiyaxuseen5688 Год назад
Sorry wallkey walahi hadan heyn lahaa waku gadi lahaaa
@shukriadenhassan49
@shukriadenhassan49 Год назад
Wllhi same nhy wxn umlynye InAA aniga dhimanayo oo canugygaba dhimnynin lkn hda wiilkyga curadka ii ahaa wuu iga saqiiray alx 23/3/2023 iso duceya padal kheyr qaba inuu Allah siiyo 😥🤲🤲
@maryamahmed6009
@maryamahmed6009 Год назад
Maskiin 😢😢
@asmaacabdalla3908
@asmaacabdalla3908 Год назад
İhow badal qeyr qabo
@nimoali2955
@nimoali2955 Год назад
Ax ax badal khayr qaba xbbt Ana sidaa igu dhacday 17/1/2023
@shacniiimaan7255
@shacniiimaan7255 Год назад
badal kheyr qaba Alle haku siiyo abaayo
@aayishaabdow3856
@aayishaabdow3856 Год назад
Masha alah ifarx iney hooyo tahay lama malenenini
@raaqiyoibrhim8089
@raaqiyoibrhim8089 Год назад
Dr Ahmed cali reer bosaso way yaqaanan walhay ifrax ma bosaso baad ka timid
@Seynabcadey-t1t
@Seynabcadey-t1t 6 месяцев назад
Haa wlhi aniga xitaa isaga tegey wilkaga uurkiisa lahaa
@ismailhassan2654
@ismailhassan2654 Год назад
Amiin ya Allah 🤲🤲 intaa owlad hasan allah hasiiyow😰😰😰 adhii nah allah hakudayo kuqanac qadartaa allah 🥰🥰❤️
@munoxasan8184
@munoxasan8184 Год назад
🎉
@quruxdiihablaha1234
@quruxdiihablaha1234 Год назад
Masha alah wlhi ifraax nin wangsan baa ku qabay calafkaa idin kala dhamaaday
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 Год назад
Adno waa naxariistii oo qof ah sixushmad leh ayay dadka uwaraysataa ifraaxna waa hooyo fiiicn wiilkaaga alllaha kuudaayo asaga iyo abihiisba
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 Год назад
Daaad anaka biyaha roop ka ayaan dhahnaa Xab lee dhahnaa biyaha ilmuhu ku jiran from booorame
@cabdallamaxamad3904
@cabdallamaxamad3904 Год назад
Nex atarisho badiyo kuso xiji 🥰🥰
@fartuunabuukar1235
@fartuunabuukar1235 Год назад
Mashaa allh alle Haku xfido xabiibtiyeey intaana hey sane alle ha siiyo aamin yarabi anigana alle hanobarakiyo
@hodanmohamed8046
@hodanmohamed8046 Год назад
Oo wax aad ka sheekaysaan maad waydeen wlley aniga walac fool afarahaas waan ka xishooda wllhi
@asmaacabdalla3908
@asmaacabdalla3908 Год назад
Maxa lagaxishoda maqof moog inu wax ladhalo yaab
@hiboabdi1084
@hiboabdi1084 Год назад
Ifrax Reer bosaso miya ahayda baaye❤❤❤
@rayan781
@rayan781 9 месяцев назад
Masha allah allaah hakudayo❤❤
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 Год назад
Masha Allah Adnan aqwan walahi wakahelay barnamijkan noso badi hooyo awalkeda malagudikaro hadii xidka lageyo xataa,😭😭😭❤❤
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 Год назад
Ilen ifrax wxey canjerda ujceshahy cnjeray ku wlacdy m.a illhy hku desto hda kahor adoo lhaa arky wilkyga iga xnunsn illhy intaa hesan awlaad briyl ah hsiyo inta hesatna rpi ha udesto😢🤲🏻
@queenbalqiiza484
@queenbalqiiza484 Год назад
Iisooo duceeeya axbaaabiii in ilaaahy si fudud igu kala keeeeno afar indhoood oo nabada
@shukriibraahim1
@shukriibraahim1 Год назад
adna abayo tiish hori usoo qaado si dadka markey oyaan aad usisid oo ey isaga tiraan ilinta
@shugriosman3896
@shugriosman3896 Год назад
😅😅😅😅
@nimcaaliwaceys8484
@nimcaaliwaceys8484 Год назад
Dadka ooysiyow leeba usoo diroysaa miyaa😅
@maryamaabdi2485
@maryamaabdi2485 Год назад
wlhi ifraax isku mid ayaa nahay 3sanno ayaa sugaye waa amini waye malab iyo madax ide xitaa waa cunaye wlhi waan i adkaday alx hada umul ayan ahay 10 biri lee jooga gabar ayaan dhalay alx
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 Год назад
Ma shallah Allaha Ku barakeyo Abayo 😢 Anagana Allaha Nala Koriyo kuwa Badan O Qayr badan Allaha Na wada siiyo
@samirahussein1500
@samirahussein1500 Год назад
Mashalah tabarakallah aad baan kuugu farxay hanbalyo wllo macaaneey 🥹🥹
@sabrinaahmed5107
@sabrinaahmed5107 Год назад
Next Fartun happy so qaboo
@hamdisahansaho
@hamdisahansaho Год назад
Aan kusaliya nabigeena scw chanalka soo booqda please ❤❤❤
@yahyeali2233
@yahyeali2233 Год назад
Allah ku caafiyo abayo wiilka
@salmacabdilaahi2186
@salmacabdilaahi2186 Год назад
Ifraax nin wanaagsan ayay so guursatay
@umuayman8363
@umuayman8363 Год назад
ifrax wa gabadh wanagsan masha allah adna atarisho so qabo
@umalkhyr1507
@umalkhyr1507 Год назад
Ifrax inay ilmo dhashay man moodi jirinba
@munobashur9658
@munobashur9658 Год назад
Ha ani xita wa yabanahy😮
@hanihassan5954
@hanihassan5954 Год назад
Hal mar ee sheegty markii zamzam inankeeda dhimanaaye
@deeqoali8919
@deeqoali8919 Год назад
Maasha Allah❤❤
@Nestexanaka13
@Nestexanaka13 Год назад
Masha Allah Allah ku barakeyo abayo mcnto
@ayanmuhumed3488
@ayanmuhumed3488 Год назад
Mash allah ifrax ninka hadu wngsan mx oo kalatageena
@NimcaSalaad-h5x
@NimcaSalaad-h5x Год назад
ma,Allah hakuu daayo❤❤❤
@fardawsaalifarah4587
@fardawsaalifarah4587 Год назад
Gabadhaan asad hagio ayaan ku baranay in dhawna kuma arkin xitaa waagi asagaa youtubeka u furay mudooyinkan laguman arkin channelkisa
@amaalmaxamed6988
@amaalmaxamed6988 Год назад
1:00 atrsho bdy kusoo xiji❤
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru Год назад
Aaamiin yaarabi
@mohamedlucky-lu9fd
@mohamedlucky-lu9fd Год назад
Alhmdulilahhaduqabinkeyr
@fartunabdullahi1486
@fartunabdullahi1486 Год назад
Illaahow u naxariiso hooyo
@amiiramohamed1938
@amiiramohamed1938 Год назад
Wlhi wax laga hadla la waye reer kan allah irsaqad allah uu sahlo
@xiishkamas-qn2nd
@xiishkamas-qn2nd Год назад
Mansha allah abaayo ❤
@hiboabdi1084
@hiboabdi1084 Год назад
Axmed cali si fiican u aqana
@amishpatel7545
@amishpatel7545 Год назад
Ifrax in dhashay ma modeynin m.a hooyo wngsan thy m.a allaha ku xifdiyo
@hafsaali3387
@hafsaali3387 Год назад
Hooyo seen bari hooyo allh ku dhaafo wiiilkaaga
@ayansalad7561
@ayansalad7561 Год назад
Aamin aamin yaa Allah
@beelamaxamed4203
@beelamaxamed4203 Год назад
Amiin yaarabi
@Mariamm34
@Mariamm34 Год назад
Qofka marku qisada ka sheekaynayo ha dhex galin markuu hadalka dhameeyo su'aal kale waydii.
@HalimaAbdullahi-i7e
@HalimaAbdullahi-i7e Год назад
Aamjjn 🤲🤲🥰
@kikiahmed6765
@kikiahmed6765 Год назад
Bring your brother girlfriend she going to be his wife soon and ask a question please I know she's been through a lot
@Hannah-sg4sr
@Hannah-sg4sr Год назад
Girlfriend 😂
@sahrocrypto9621
@sahrocrypto9621 Год назад
Haddii aad rabtid in aad barato cyrptocurrency iyo sida loo helo lacagaha ugu wanaagsan ee lamaalgashto nasoo raac 💯❤❤❤❤❤❤❤
@fartuunwarsame9085
@fartuunwarsame9085 Год назад
Dr ahmed cali hada ayaan deris nahay ifraxey baye
@fatumahussein893
@fatumahussein893 Год назад
Ale haku desto abayo 🥰🥰
@maryanmaxamed3376
@maryanmaxamed3376 Год назад
Hooyo waa hooyo ❤
@aqiilahassan3891
@aqiilahassan3891 Год назад
Wlhi xanun waye😢😢😢😢
@MunaQurux-ln7be
@MunaQurux-ln7be Год назад
Masha allaah
@barwaqoshorts2338
@barwaqoshorts2338 Год назад
Dada iyo ilmaha inaa dhasho iskuma xirna hadaa dhaqso gursato waxaa laga yabaa adoo 20 garin inaa afar carura dhasho
@NajmoAbdi-v5b
@NajmoAbdi-v5b Год назад
Yes
@nasteexonalka5337
@nasteexonalka5337 Год назад
Masha allah allaha udaayay
@marwakaabaofficial303
@marwakaabaofficial303 Год назад
Adna abyo in aan kula hadlo ayaan raba Dan wayn ayaan kaa leyahay plz ilaso hdal
@osmandaad8275
@osmandaad8275 Год назад
mashaalaah ❤
@sabrinaahmed5107
@sabrinaahmed5107 Год назад
Kadib inta iguracsan Atrisho badiyo laso qabto next
@xabsamahamud
@xabsamahamud Год назад
Haaa❤
@nafiso7343
@nafiso7343 Год назад
Wasugayna
@marwomohamed4165
@marwomohamed4165 Год назад
Wad ika oyisey wlshy qali anika 3 carur Ayan leya hadana wlhi wilky dhali Mar naa umu kadin Cano marka hooyady aya ila korisa carurdeyda ee wll maxan idin kaa cood sanaya inad iso duceysa
@dheemaalio4295
@dheemaalio4295 Год назад
Amiiiin Amiiiin Amiiiin ya Allah 🤲 😢
@ibtisamibrahim6396
@ibtisamibrahim6396 Год назад
Masha Allaah
@hodandahir8111
@hodandahir8111 Год назад
Ilahay aniga ha isayo walad salixa intan haysan ha siyo
@nurtomohamed4341
@nurtomohamed4341 Год назад
Ilaahey awlaad saalax haku siiyo abaayo aamiin yaarabi
@naimanaima9148
@naimanaima9148 Год назад
next hawa smile
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 Год назад
M.a hooyo waa Qali alow nodaa 😢❤
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 Год назад
Maash allaah
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 Год назад
Amiiiiiiiiiiin Amiiiiiiiiiiin 🤲🤲
@Siyathanoor-ci4sk
@Siyathanoor-ci4sk Год назад
❤❤❤❤❤❤ manshallah
Далее
ADNA OO MASAYR DARTIIS IILA DAGAASHAY
12:07
Просмотров 111 тыс.
РОК-СТРИМ без ФАНЕРЫ🤘
3:05:16
Просмотров 1,3 млн
short films cadnaan & samiya team 27
3:06
Просмотров 24 тыс.
IFRAH OO BARNAMIJKA KA KACDAY| MASEYR DARTIIS😡
16:32