Тёмный

Ilmadii Qarsoonayd | Xaaji Xuseen iyo Sacda | Waraysi 

Xogmaal Media
Подписаться 1,3 млн
Просмотров 189 тыс.
50% 1

Ilmadii Qarsoonayd | Xaaji Xuseen iyo Sacda | Waraysi

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 278   
@sacdiamohmud1527
@sacdiamohmud1527 4 месяца назад
Plz qaladaadka nooso daaya inta igu raacsan liketa isaara
@Caaisho187
@Caaisho187 4 месяца назад
Wad walty cml yeelo hh😢
@mubaarikdhago4393
@mubaarikdhago4393 4 месяца назад
Same 😂
@SabaadSabaad-m8y
@SabaadSabaad-m8y 4 месяца назад
Qwertyuio has been very helpful for all of the kzxcvbnm in our life 👏 and a good thing 5 the
@AmiinAhmed-iq7hl
@AmiinAhmed-iq7hl 4 месяца назад
Inta saliga nabiga ila jecel haigulasaliyan scwscwscw ❤❤❤
@MarwaXasan-zu2fb
@MarwaXasan-zu2fb 4 месяца назад
Scw scw scw scw scw ❤
@AmiinAhmed-iq7hl
@AmiinAhmed-iq7hl 4 месяца назад
@@MarwaXasan-zu2fb mahadsanid
@NASRADEEQA
@NASRADEEQA 4 месяца назад
Xaaaajii xuseeen waaan kuuxiisay e filin kale keeen❤
@xuseencabdiqadir9161
@xuseencabdiqadir9161 4 месяца назад
Hadaa ku lee yahay midaa mid ka ag dhaw qof haystaa garanaa maanta Allah ka badbaadiyo dhagartaas
@qureyshiofficial3638
@qureyshiofficial3638 4 месяца назад
Berbera idinka so salaamaya jaajaale wuu ila jooga atooraha Aabihiis
@NiaMaIprahiMmahmeth
@NiaMaIprahiMmahmeth 4 месяца назад
Iga amu ma qosli kre😂😂😂
@bidixoqarami5756
@bidixoqarami5756 4 месяца назад
Filinka dabe ku sodara ridawaan hanada iyo ubaxa iyo cabdiraxaman istaya waa codasi i aqabala asxaabta ilmada qorsoon waan nitagera waada mahasantihin
@abtidonciise
@abtidonciise 4 месяца назад
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
@faadumomaxamuud4511
@faadumomaxamuud4511 4 месяца назад
Hodon iyo siyaad soo qabo wll please
@faadumomaxamuud4511
@faadumomaxamuud4511 4 месяца назад
Please hodon iyo siyaadna soo qabo wll
@ilhaanf663
@ilhaanf663 4 месяца назад
Xaaji Xuseen waan ku aqaanaa, Sacdana Xabsi bey u socotaa
@asiyabintnadiif3939
@asiyabintnadiif3939 4 месяца назад
😂😂
@fatumaali1463
@fatumaali1463 4 месяца назад
Hibaaq xaasidnimo dambe hajilin please
@NaciimaCasiisa
@NaciimaCasiisa 4 месяца назад
Sallalahu calyhi wasalam nabiga Ku saliya walalyal❤
@MarwaXasan-zu2fb
@MarwaXasan-zu2fb 4 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
@khayrewayeel
@khayrewayeel 4 месяца назад
Waa filim cajiiba runtii jilayashana waa Qaaar SAMAYN BADAN KU YEEESHAY UMADA SOMALIYEED GUUD AHAAAN FROM GERMANY AYAAN KA DAWADAAA
@ApdiraHmaaN_ALi
@ApdiraHmaaN_ALi 4 месяца назад
Waw Aabe io inantii 😂😂 JiLayasha kaLa Ah Samatar & Hibaaq ❤
@FoosiyaMaxamuud-xy2wy
@FoosiyaMaxamuud-xy2wy 4 месяца назад
Ilmadii qarsoned may dhameynin, waayo Dhaxalkii si Siman umay qaybsan ,hodana ma guursan Siyasad, mawlid & maxamedna may ku kala bixin jacaylkii
@munaahmed-vg8rs
@munaahmed-vg8rs 4 месяца назад
part 2ga lagadhigayaaa
@Munayo12
@Munayo12 4 месяца назад
@@munaahmed-vg8rsfilm kay bilaban ba meel xun bay ku joojiyan channel kani garan maayo sabab qayb labad m jirto
@fadumaahmed9553
@fadumaahmed9553 4 месяца назад
Ilmadii qarsoon iyo halgan jaceel kee aad aad udaawateen anigu halgan jaceel aan aad oga helay waiting badana aan daawaday
@Muna-n8i
@Muna-n8i 4 месяца назад
Waligay filin somaliyed ma dawn lakin ilimada qarson wa aandawaday ee nosiiwada ❤❤🎉😢😢😢
@Akwadani
@Akwadani 4 месяца назад
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 4 месяца назад
Team kaygi wan idin salamay lakin flmka saison 2 noso daya wayo meel xun ayad ku jarteen
@MabsudMukhtar
@MabsudMukhtar 4 месяца назад
In lawado ayay ahayd. Season ka kale
@abuayub1222
@abuayub1222 4 месяца назад
waxan cod san lahaa in soo matashaan wax barashada iyo ardayga wax iska bixiya iyo ka awoodin waxbarashada fiiga iyo macaliminta jamacadaha ee dhiigmiiratada ah
@cumarcalifanexey8928
@cumarcalifanexey8928 4 месяца назад
Reer Xamar teegero wen idiin haayeen ogaada inta iku raacsan Love 🏁
@BilaalWarsame
@BilaalWarsame 4 месяца назад
Xaaji.xueeyn iyo.gawadhiisa waan idin salaamy
@abdiazizasheed3573
@abdiazizasheed3573 4 месяца назад
Film qiimo badan ayuu ahaa, laakiin wax baa ka dhimanaa aragtidayda. Tusaale: Dib u heshiintii labada reer, mustaqbalka Hodan iyo Siyaad, Saabiriin iyo sidii ay u kala saari lahayd Maxamed iyo Mowliid, iyo weliba Xukunka nimankii gaangska ahaa.
@IkramMualim-em8ie
@IkramMualim-em8ie 4 месяца назад
Haaaaaa wlhi waaaa run sidaas weeye
@UmalkhayrCabdi-us6ol
@UmalkhayrCabdi-us6ol 4 месяца назад
Miyeydaan soo celilayn filmka dee wax badan baa dhimane
@kadarali6223
@kadarali6223 4 месяца назад
Dhamaan jilayaashu waa ay kasoobaxeen jiliinka Flin kale oo saamayn le noosaa diyaariya
@MohaJayte
@MohaJayte 4 месяца назад
Filimkii ma dhamaday horta mase waa socdaa
@Zamzamcbdiqaadir-os3vm
@Zamzamcbdiqaadir-os3vm 4 месяца назад
Oo mu dhamaday😭
@JamiilaMaxamuudali
@JamiilaMaxamuudali 4 месяца назад
warunta xaaji xuseen❤❤
@kooreebe
@kooreebe 4 месяца назад
Run ahaantii kooxdan Ilmadii qarsoonayd waa jilayaal cajiib ah
@SamiiraJimcaale
@SamiiraJimcaale 4 месяца назад
😮
@Abdinuur77
@Abdinuur77 4 месяца назад
Ilmada qarsoon waxay ahayd qiso dad badan ku dhac tay lkn mid kle noo bila ba
@Addowsign
@Addowsign 4 месяца назад
Wll masul-sulka ku sidaa miyuu ku dhamaaday
@AnabMahamoud
@AnabMahamoud 4 месяца назад
Machallah tabarakllha
@Ayaanosman-mk5rc
@Ayaanosman-mk5rc 4 месяца назад
War mamdi so qabta siyad iyo sabiriin dhashy
@MuhammadBashir-px9fq
@MuhammadBashir-px9fq 4 месяца назад
Oo hada film kii ma dhamaaday?😮😮
@amalgamjama4613
@amalgamjama4613 4 месяца назад
Mansha Allah dad aad uwanagsan sidey raban ha ukala duwanadan jilitankoodu lkn aadbu filimka nogu wadeen Mansha Allah noso badiya kuwa kale rabi ha idinwada xifdiyo dhamtiin
@Ayeeyo912
@Ayeeyo912 4 месяца назад
Hada xisaynaysid barashada luqada englishka booqo RU-vid kayga
@Caqilka1990
@Caqilka1990 4 месяца назад
Walhi aniga ahaaan 2 diii qeyb eee udambeyse aaaad ayaan ugu oooyeeee runtii qaaabkuuu ujilay xaaji xxusein
@abuzakir5041
@abuzakir5041 4 месяца назад
Filin soomaali ga waxaa kamaqan gabagada filika way ka midayssn yihiin ee fadlan filmaanta dhamaystira imika filinkani waa qabyo Tussle 1- sheekadii dhaxalka 2- Maxamad iyo Mawlid oo ahaydba filinka sonkortii sma xawaadhkii macaanaynaya oo meel aan kun iyo shuban 3- Hoodan iyo Mawlid Xalqad iyo 2 in lagu soo gaba fabeeyay ahayd sorry
@IskuFilansidahoyaded
@IskuFilansidahoyaded 4 месяца назад
Pls filmil kale oo kan oo kle noso geliya 😊
@FaadumoMuuse-jq4vp
@FaadumoMuuse-jq4vp 4 месяца назад
Maalintii siyaad hooyadii dhimataYy paa noogu adkayd anaga
@nashaadbashir6518
@nashaadbashir6518 4 месяца назад
Dadku film kii Bay run run kadhigeeeen
@Xamsexaaji-fz9cs
@Xamsexaaji-fz9cs 4 месяца назад
SEASON 2 WA GOORMA 😢 NO SO DAAYA LIKE KU MUJIYA PLZ😢😢😢
@ifrahabdi8163
@ifrahabdi8163 4 месяца назад
Hodan soo daaya waraysigeeda.
@MinaSedik-j4h
@MinaSedik-j4h 4 месяца назад
Filimkii bn moodayay nagamydan xishoon
@Abdishukri-k2r
@Abdishukri-k2r 4 месяца назад
Walahay filin bu aha noku celiya
@MuniiroDaahir-wo2wz
@MuniiroDaahir-wo2wz 4 месяца назад
Anigu xitaa waan ku caayay wlahy icafi😂😂😂
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 4 месяца назад
Saan ugaa xanaqy inuu dhamdo filim Kan 😅😅😅
@zakirboss143
@zakirboss143 4 месяца назад
Habeenkaa Xaji Husein ugu adkaa wlhi anah maskaxdaan ku qabtay markii su aasha la weydiiyey
@asmaahmed5846
@asmaahmed5846 4 месяца назад
Xaa Jii Xuu seen saadca❤❤❤❤❤😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉
@Niciimacali-rv5tr
@Niciimacali-rv5tr 4 месяца назад
Dhamaato noo waraystaa haduu dhamaaday 😢 hal iyo labo ha waraysani waan ka xumay inuu dhamaad😢
@yarabbi5472
@yarabbi5472 4 месяца назад
Season two ayuu leeyahay wll
@MahadiCeleye
@MahadiCeleye 2 месяца назад
❤❤waw waw waw waw waw waw
@kingabdullahi2668
@kingabdullahi2668 4 месяца назад
Filimka hal parti aya ka dhiman lacagti lama qabini sacdio 4 sano lama xiren sacid daki abihis dilay lama xiren Hodan aros ma galin dhamistira fadlan
@MumtaazIbrahim
@MumtaazIbrahim 4 месяца назад
Director ka waxba ka qaldamay
@danjireyusuf4859
@danjireyusuf4859 4 месяца назад
Filimkaan Ilmadii Qarsoonayd min bilow ilaa dhammaad waan daawaday waana filimkii labaad ee Soomaali jilayso oo aan dhamaystay aad baan uga helay sida aqoonta iyo farriin-gudbinta farshaxaka leh loo ibatiray. Waa mahadsanyihiin dhammaan matalayaashii iyo maskaxdii ay kasoo maaxatay fikraddii filimkan ka danbaysay
@mohaawalle8396
@mohaawalle8396 4 месяца назад
dhamaan xitaa cabtoyda hala wareysto waa u baahan nhy
@maxamudqaalib1586
@maxamudqaalib1586 4 месяца назад
Aniga khiyaanoolayaashii ayuunbay iila midyihiin hhhhhh
@YurubDegan-vw1dw
@YurubDegan-vw1dw 4 месяца назад
wlhi filinkii somali ah ee aan dawado weligey
@hussenbishar5726
@hussenbishar5726 4 месяца назад
Maquul maaha😢filmka ma dhamaday
@3asha-b3b
@3asha-b3b 4 месяца назад
Ani xitaaa habeeenkii siyad hoiyadii dhimshanaysy waa naxay😢😢😢😢😢
@drsraxmaaxmedchannel7181
@drsraxmaaxmedchannel7181 4 месяца назад
Mansha allh jilaysha ilmadi qorsonyda wan idin tagera dhamtinaba lkn coodsi fiilmki sas miiyu ku dhamday😢 nosi waada
@afnanumu39
@afnanumu39 4 месяца назад
Filinki madhamaaday
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 4 месяца назад
Hibaaqay ISOO Saamax maalin baan komamanti kugu caayay anoo filimka run mooday munaafaqada aad ku metalayso baan ka cadhooday
@KijanaMteteziKijanaMtetezi
@KijanaMteteziKijanaMtetezi 4 месяца назад
Samatarow legend ayatahy
@kaltunwarsame3072
@kaltunwarsame3072 4 месяца назад
Please keena qayabat 2 labaad part 2 ❤
@Sadriadan
@Sadriadan 3 месяца назад
Allah'a wallo ha nooso celiyaa fillimkii qeybtii 2aad aad aysn u jeclaa❤❤❤❤❤❤
@axmedcabdi433
@axmedcabdi433 8 дней назад
halakinmaydhamatay❤❤
@ayaanhusein-nn5kc
@ayaanhusein-nn5kc 4 месяца назад
Mawliid iyo Saabiriin Warayso iyagana please 🙏
@amalzakaria2923
@amalzakaria2923 4 месяца назад
Oo filmka muu dhamaaday
@AasiyoMaxamuud-hp8mt
@AasiyoMaxamuud-hp8mt 4 месяца назад
Oo cawa filomki ma jiro miyaa😮😢😢
@fadxiya7929
@fadxiya7929 4 месяца назад
Away film kii waban sugayay cawa
@shariifohassan4949
@shariifohassan4949 4 месяца назад
Sacda waa xaasid siyad ayey shirqoleysay
@khadramaxamed6813
@khadramaxamed6813 4 месяца назад
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@S88mustaf
@S88mustaf 4 месяца назад
Filim kii madhaday
@dhuuxdigaleduale3922
@dhuuxdigaleduale3922 4 месяца назад
Qoladiinnan waraysiga Ka qaadday jilayaashii filmkii ILMADII QARSOONAYD, maydaan sheegin ama jilayaashaba maydaan weydiin ciddii aoterka Ka ahayd ama qortay ama hindistey qisada filmku Ku socdo. Taa waxaan idiin weydiineynaa, filimmo kale oo qisooyinkoodu diyaar yihiin oo ay fiicnaan lahayd in aan Ku soo dhiirranno jilayaashan ILMADII QARSOONAYD, inay meteli Kari lahaayeen filimska ama qisooyinka diyaarka ah ee ina quseeya haddaan Soomaali' nahay inay habboonaan lahayd, in uu waraysiga Ka dhex muuqdaan erayo la xidhiidha, ciddii lahayd fikirka qisooyinkaas hore, mar haddiise taasi Ka dhex muuqanweydey, waraysiga iyo jilayaashaba,. Oo xuquuqdii at least la-magacaabi waayey ciddii curinta lahayd,. Cid walba oo qisooyin haysey inay idin Ka gasbsato oo meelo kale la galagalsysato qisooyinka ay ay hayaan ee Ravi lahaayeen Cid jidha ama metesha inay idin Ka gaabsadaan. Markaa ma is-leedihiin in wax idin Ka qaldameen?
@alidahir2060
@alidahir2060 4 месяца назад
Hadda Flimkan madhamaday Walahay Adbu iisojitay Qasatan Xaji Xusen iyo Hodon
@ayaniitaosmaan6202
@ayaniitaosmaan6202 4 месяца назад
Filimka naga soo daya 😢
@ifraxifrax9108
@ifraxifrax9108 4 месяца назад
Samatar jaamac walidkii alle ha unaxariisto
@duceysanemadeyyoutubechann4279
@duceysanemadeyyoutubechann4279 4 месяца назад
We need more fr da waresika jiliyashaa Inta eeguracsan like saara
@hania9627
@hania9627 4 месяца назад
Waad jisheeen sidii saxda ahayd waxaad aheydeen koox qurux iyo akhlaaq badan horey usocda
@Aymn-mohamed
@Aymn-mohamed 4 месяца назад
Xaaji xuseen jilinkiisa iyo sacda caadi maahyn
@fardousaali8771
@fardousaali8771 4 месяца назад
Caawa soo daaya sacda rufiyaan waala soo qarxinayaa sir ma hayn karto
@HamdiMohamed-x1k
@HamdiMohamed-x1k 4 месяца назад
Walaahi Samatar Anigu Waa Ku fahmey inaad dabeecada waana ku fahmey Sorry xaaji Xuseen❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@SalahJimale-n2u
@SalahJimale-n2u 4 месяца назад
Si fiican baad u matasheen 😊
@aishaahmed3185
@aishaahmed3185 4 месяца назад
Filimka dhameeya hantida wareeji siyaad iyo hodan isku guuri
@fatumaali1463
@fatumaali1463 4 месяца назад
Ilmada qarsoon waxan kala socdaa Minneapolis Lkn waxad ogaataan Somaliland kaliya idin ma daawato waa somali weyn Umahad celiya Somali odhan
@Abdirahamn-c2j
@Abdirahamn-c2j 4 месяца назад
Samatar iyo hibaaq maha magacyo kuso baxaya Sacda and xaaji xuseen
@SumeyaFarahabdi
@SumeyaFarahabdi 4 месяца назад
Filmka kale kuso celi labadhan best actors❤❤❤
@SahraOsman1122-cq2me
@SahraOsman1122-cq2me 4 месяца назад
Filinkii ugu macaana intaan filim soomaaliya daawaday ilmadi qarsonayd walaw aanan qaar badanba daawan teamkan waan salaamaya dhamaantod lkn waxan leeyahay season 2 soo sameeya
@hiboshacniofficial
@hiboshacniofficial 4 месяца назад
Waaban farxay marakaan arkay waxaa moday in dib loo bilaabay
@hafsahasan1491
@hafsahasan1491 4 месяца назад
Wa qiso abahy iyo aderkay dhextqql wlhi hadan arki laha husen Wan ku ag oyi laha😢
@UmuAbdalla1
@UmuAbdalla1 4 месяца назад
Hada ma dhamaday filimka
@ShaadiyaBintufaarax
@ShaadiyaBintufaarax 4 месяца назад
Xitaa anigA away igu dha day samatar
@aweesabuukar6687
@aweesabuukar6687 4 месяца назад
Wll noosoo daaya ilimadii qatsoon❤❤❤❤❤❤
@MaymuunMustafe
@MaymuunMustafe 4 месяца назад
Angu adga kutagiri jiry xaji xuseen
@asmaxasan7803
@asmaxasan7803 4 месяца назад
mansha allah xaji xuseen iyo hibaaq iska kaaya cafiya wax jiraad matasheen waa wacyigalin wanaagsan
@NajmaAli-t1l
@NajmaAli-t1l 4 месяца назад
Xogmaley filin walba qabyo kaga tagtane filinka so dhamaystira i.a
@HindaXassan-t4r
@HindaXassan-t4r 4 месяца назад
Awal miyuu dhamaaday
@MuniiroDaahir-wo2wz
@MuniiroDaahir-wo2wz 4 месяца назад
Anigu xitaa waan kucayay walhy icafi😂😂😂
@AhmedMohamedbarsug
@AhmedMohamedbarsug Месяц назад
Ahmad mashamed barsuug kkkkk ilmada qarsun
@Bahjawarsame34
@Bahjawarsame34 4 месяца назад
Xaaji xuseen wuu ba tobadkeenaye hibaaq iyadu wali wan jaladbay waday
@HAMARISTUDIO
@HAMARISTUDIO 4 месяца назад
Walaalow siduu ku dhamaaday hogan siyaad isma guursan Hodson aabahed .a uusan realiigareyn sabiriin mowliid & Maxamed Kalama saarin 2badii cabdoyda & Sacda agmentigodii mausan dhaman Ama Cogmaal ayaaba Qabya ah oo filinwalaba Kalama Ka qabya ah Ama daraktarka ayaa carooday wax hanaloo sheego waxaan kamidnahay kastamarka xogmaal Jawaabta waa xaviina ama part 2 ayuu leeyahay
Далее
lILMADII QARSOONAYD | SIYAAD IYO HODAN | WARAYSI
26:02
Просмотров 149 тыс.
🎙Пою РЕТРО Песни💃
3:05:57
Просмотров 1,3 млн
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
Просмотров 504 тыс.
HAYAAN XALQADDA 13-AAD | "DHAMAAD"
33:45
Просмотров 762 тыс.
Dahab iyo Shaash Saarka Samsam Kabayare
9:25
Просмотров 15 тыс.