Тёмный
No video :(

Ilmahayga horteeda ayan been ku sheegay😱beentayda masoo kashifaayaan mise waa qarin doonaan😱🫢🤯🙊 

Habiba Addow
Подписаться 39 тыс.
Просмотров 45 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

30 авг 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 147   
@HOOYOFATUSHHASSAN
@HOOYOFATUSHHASSAN 11 месяцев назад
Walalaheyga qiimo badan, Ku Sali Nabigena, The Best person ever, the most trusted person ever, the most knowledgeable and ever shining person is our beloved Prophet Muhammad Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤️🕋📿🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@naimahussein3911
@naimahussein3911 11 месяцев назад
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
@SomaliFoodBeautyAndDecor
@SomaliFoodBeautyAndDecor 11 месяцев назад
Scw scw scw
@Haadiyo
@Haadiyo 11 месяцев назад
Maasha Allah habibo walay ilmaha media kadaa isha u ma ficna cunto karinta iyo vlog soo gali waa iga talo
@ameerahaji8762
@ameerahaji8762 11 месяцев назад
Habiba abayo ilmahaga ka daay camerida uma wngsana waa ilma kuu tarbiyeesan noloshada qaaska ah ha kenen meshaan waa iga codsi 🙏
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 11 месяцев назад
MAMA XABIBA ILMAHA YARYAR SAQIRADA KAMERADS KADA INTAD MSMA FAYUS RADINEYSO ILMAHA IL IYO ILACO MAMA HSUSOJIDIN WADMAHADSAN TAHAY MAMA
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 11 месяцев назад
MAMA XABIBO ILMAHAGA DADKA HAISKA TUSIN IL IYO ILACO AYEY KAQADAYAN MASHAALLAAH DHAMANTIIN
@nasrimaalim5970
@nasrimaalim5970 10 месяцев назад
Maashaalah
@farhiaisman81
@farhiaisman81 7 месяцев назад
11 ka ilen adiga iyo odaga ku jira
@nooriyahassan5506
@nooriyahassan5506 11 месяцев назад
Masha Allah abayo illahey haidin barakeyo barnamij qurux badan wayey lkn majeclen ilmaha inaad camerada horkentey illahey iisha bina adamka iyo shartoda haidin kaqabto
@QuruxAisha
@QuruxAisha 11 месяцев назад
Akram been dhan ma qadan karo😂 kuwa kle xogo way yara amusanayen allaha yibarek ❤😊
@ilwaaddegan2449
@ilwaaddegan2449 11 месяцев назад
Maasha Allan tabaara kalaah kalsoonida alle ayaa ku siiyay alx barnaamij fiican waaye hore usocda dadka Ilmaa la ileyn ku sasay iyagaa dad wax ka khal dan yihiin ah maxaa laga cawryi ilma yar talentigiisa buu soo ban dhigiye hore usocda aduun kaba ilmihiisa waa jilaan wax kastee qaraarka haw joojin Maasha allah baa idiin leenahay ❤❤❤w
@hodanf2829
@hodanf2829 11 месяцев назад
Maasha Allaaah, beautiful family 👋 👋 habo waan kufaraxsanahay inaan idin aragno. Habibo abaayo plz plz ilmaha kaamirada intaa uga ekee adoo xumaan u arkin. Social media meel dhib badan waaye
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 11 месяцев назад
Waan idinka helay qoys qurxoon caruur edebsan maasha Allaah maanta dhan waan idin la qoslayay❤ Love you ❤❤❤
@farhia2984
@farhia2984 11 месяцев назад
Masha allaah u raaci
@pariyeyhassan134
@pariyeyhassan134 11 месяцев назад
@@farhia2984wa dhahay masha allah
@CaashoSh-eu7ct
@CaashoSh-eu7ct 23 дня назад
M.a caruurta qaar weykaa xishoo naa yeen M.a alaha kuu xafido caruuta dhamaanteen alaahuma amiin Amiin ❤❤
@faizamohamedabdi2847
@faizamohamedabdi2847 11 месяцев назад
Gabadha anhaar ah waa gabar akhlaaqleh Allah hakuudeysto caruurta dhamaan waxaakamuuqata xushmad. Rabunaa yaxmiihim❤
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 11 месяцев назад
Ma shallah Abayo kuli ilmaha adi ma dhalay ❤ Dadki dhahayay ilma badan marabno awaye ilma iswada Le eg Qurx sana Abayo Alalha Ku dayo rerkaga ❤famil Qurux badan tihiin Cimridheer iyo cafimad Suban iidn rajayna kuligiiin
@dahirmire9758
@dahirmire9758 11 месяцев назад
Manshallah allahuma baarik allaha kuu xafido please midiyaha ka daa caruurta ka qarso dadkan iyo shaftooda. Ok.
@hawaartanhusein7618
@hawaartanhusein7618 11 месяцев назад
ماشاء الله تبارك الله الله يحفظكم جميعا يارب ❤
@Nadifo12nopassive
@Nadifo12nopassive 11 месяцев назад
Mash alla Wll alla ku xifdiyo ilmaha ee kadaah ilmaha video aad ka doobeyso sabbto Wll adinkana xasad aa kabuuxah aan ku quuren nimcada aad haysato marka Wll mcn alla ku barekeyo
@sacdiyojaamac2025
@sacdiyojaamac2025 11 месяцев назад
Mashaa allah tabarakallah allahuma baarik abayo allha kubarakeyo caruurta iyo reerkaga
@nimco4922
@nimco4922 11 месяцев назад
Maaan shellh TabarakAllh beautiful family Allh nii xafido Adiga iyo ubdka abohood Allh nii ilaaliyo Allhuma Amiin
@aminanur3754
@aminanur3754 11 месяцев назад
Maanta caruurta aa barane masha allah allah HA Xifdiyo dhaman taliye yare iYo yaaKaLe OO dhiMan
@hananwanaag8940
@hananwanaag8940 11 месяцев назад
Akram 😅😅❤️
@shadiawarda1805
@shadiawarda1805 11 месяцев назад
Mansha Allah family Buuxa ilahay hakuu Barakeeyo
@umuciyaal4222
@umuciyaal4222 11 месяцев назад
Masha😂allah manoli analiga rabay ina sas noqdo kulaha tan yar waregtoy caml
@saynabxarrago9746
@saynabxarrago9746 11 месяцев назад
Ma shaa Allah walal Illhay hakuu barakeeyo ilmahaaga laakiin gabadh wax badan oo faa'ido leh soo gudbisaad ahayde imika sawdigan ilmaha uun nagala dhammaan waayay bal dib isku sax ukhtii
@shortvideo-sm7zu
@shortvideo-sm7zu 11 месяцев назад
Freedom
@Ifkatufaax
@Ifkatufaax 11 месяцев назад
What???? OMG how psycho is this comment. Inda adeygan oo kale only from somali people. Edeb so yeelo my sister. Leave people alone. Make your own RU-vid and stop trying to control other peoples channel.
@nafiso7343
@nafiso7343 11 месяцев назад
Ilmaha dadba raba oo xiseya malinkasta 1 shay hadey so deyso dadka way kucajisayan
@fairhonestjustice7918
@fairhonestjustice7918 11 месяцев назад
​@@Ifkatufaax🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬
@HafsaCqadir-xq2df
@HafsaCqadir-xq2df 11 месяцев назад
Abayo erayga baybayga waa eray aa fcnen wyo macnihisa wa waxa kaga tagay ilahay am sanabka magcisa la dhaho baybay sidas neh aniga muslis ahan noma fcno ee ugu Badal mac salama hoyo am u ducey ❤❤
@sumayayusuf4478
@sumayayusuf4478 11 месяцев назад
Abayo walige ma maqlin lkn sfcn uso radina
@umumascuud3307
@umumascuud3307 11 месяцев назад
xaawa si adi ma dhalin dhamn carurta hal magac ayy leyihiin Alleha ku baraeeko anaga ba 15 no jogta alx 16jir u weyn
@iqraahmed-856
@iqraahmed-856 11 месяцев назад
MashaAllah ❤ you have gorgeous kids Allah kuu xifdiyo weey iga qosliyeen wlhi nice video ❤❤
@sumayayusuf4478
@sumayayusuf4478 11 месяцев назад
Masha allh illhey haku cafido ilmaha wllshe wa ilmo edeb iyo aqlal ka muqato ❤
@ahmedabdalla3978
@ahmedabdalla3978 11 месяцев назад
Mash allh ❤️ 🎉
@hanadahmed1500
@hanadahmed1500 11 месяцев назад
M.a habo mcn adi io wllhey Allah idiin xafido 🫡♥️
@ayanmaxamad8261
@ayanmaxamad8261 11 месяцев назад
Masha alaah abayo ilmaha alaha kuu barakeeyo
@SalmaSiman-lz9wc
@SalmaSiman-lz9wc 11 месяцев назад
Masha Allah ❤
@user-bd5qh5pv3p
@user-bd5qh5pv3p 11 месяцев назад
Masha allah ❤
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 11 месяцев назад
Masha allah illhy hku desto hpo ❤
@hodanbazhir5293
@hodanbazhir5293 11 месяцев назад
Masha Allah
@zaaidmohammed8972
@zaaidmohammed8972 11 месяцев назад
masha Allah habo mcn Allah idin barakeyo ❤❤❤❤
@Queen-official
@Queen-official 11 месяцев назад
Mashallah family qurux badan iyo hooyo yar ❤
@AyaanAbdi-nf4rz
@AyaanAbdi-nf4rz 11 месяцев назад
Masha allah illah haku dhowr oo haku barakeyo bani adam waxba iskuma quure kaliya masha allah u dhaha gbdhan
@fooziyafawaza4526
@fooziyafawaza4526 11 месяцев назад
Masha Allah habo Allaha ku barakeyo caruurta ❤❤❤❤
@nimoabdulle868
@nimoabdulle868 11 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@hariraabukar5339
@hariraabukar5339 11 месяцев назад
Masha alla illahy haku barakeyo ❤
@drsaragsaninamohammed353
@drsaragsaninamohammed353 9 месяцев назад
Mashaa Allah abaayo adiga, caruurtaada iyo aabahood alle ha idin xafido ❤❤❤❤❤❤❤❤
@maryamali2124
@maryamali2124 11 месяцев назад
ماشاءالله الله يحفطكم ويسعدكم ويباريكم يارب
@farxiyomoha4523
@farxiyomoha4523 11 месяцев назад
Masha allah kuu xifdiyo wa kaheyley branijkan ❤❤
@shukricaliismacil4840
@shukricaliismacil4840 11 месяцев назад
Xabiibo mashaa alaah lkn cadhaa urahmaan awaay
@user-kn5sh2wx5l
@user-kn5sh2wx5l 11 месяцев назад
Somali lacag raadis ayay ku jiraan ilmo makala jeclo ha ilaysto ama hala iska daayo makala jeclo amaba guriga haka burburo makala jeclo waxba ha isku daalin ka daah ha oran kusoo badi😅
@saadmohamud8787
@saadmohamud8787 11 месяцев назад
Waa cajiib, waxaynu ku mashquulnay. dhegaha I laqanyoodey walleh
@nafiso7343
@nafiso7343 11 месяцев назад
Qurbaha waxas wa cadi mxa ilmaha kahalaba ajanibtaba wa sogalayan is no problem
@ritaajcabdilaahi225
@ritaajcabdilaahi225 11 месяцев назад
Masha allah allah baariyal kaga dhigo abyo dhamanteyn intaa heysanin allah siiye
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 11 месяцев назад
Manshaallah 😍 alah idin barakeyo
@user-hb6pt8cu8e
@user-hb6pt8cu8e 11 месяцев назад
Wallashay macan ilmaha hakeenin meesha
@saamchannel944
@saamchannel944 11 месяцев назад
😂😂😂Ana la iga rabay Ina Isla wareeto noqto
@user-ty3uz4rs8m
@user-ty3uz4rs8m 11 месяцев назад
Mansha allah
@umumaysuun1146
@umumaysuun1146 11 месяцев назад
Abaayo aad ankusalamay qer allaha kusiiye caruurta kamirada ha horkenin
@nafiso7343
@nafiso7343 11 месяцев назад
Ilmaha qara kueg siba akram ilmaha ayaga laeg youtube aba lofura ilmaha maskaxdoda isku mid maha ilmo active jiro oo wax kadhexguxayan simalida ilmha afka laqabta afka laga dharbaxa us ladhaha ilmaha mana ficna
@ayaanahmedqaasim4227
@ayaanahmedqaasim4227 11 месяцев назад
Mash Allah xabti als kuu xifdiyo
@munoqali826
@munoqali826 11 месяцев назад
Masha Allaah guul insha Allaah
@shukriahmed4632
@shukriahmed4632 2 месяца назад
Masha Allah tabarakalaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Najma799
@Najma799 9 месяцев назад
Msha allah abyo allah ku xafido ana illhy ha isiiyo wilal bdn yarabi
@sacdiyobusuri2068
@sacdiyobusuri2068 11 месяцев назад
Masha allaah tabaarakalaah
@ifrahali5667
@ifrahali5667 11 месяцев назад
Masha allah dhamaantiina allah swt ha idin xafido
@quraxsan4652
@quraxsan4652 11 месяцев назад
Masha allah
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 11 месяцев назад
Masha Allah ❤❤❤
@samirahassan2023
@samirahassan2023 11 месяцев назад
Good job ❤❤❤masha Allah
@abdallahidris3955
@abdallahidris3955 11 месяцев назад
Caruurta ha soi bandhigin , una ducee
@SuweidaCQaadir-gg3qj
@SuweidaCQaadir-gg3qj 11 месяцев назад
Mashallh carur edeb leh wye social media ha iska barin byo waa mel xune❤
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv 11 месяцев назад
Masha allah xabibti allah haku xafido
@marwo_8031
@marwo_8031 11 месяцев назад
MashaAllah ❤
@aminoamino3027
@aminoamino3027 11 месяцев назад
Qosol aa nagu dishay
@user-nz7dr1yw6k
@user-nz7dr1yw6k 11 месяцев назад
Mash allah fadhliraxman aso yar ii gu danbeysay
@miskidaahir6133
@miskidaahir6133 Месяц назад
Walhi cadi matihid xapipa ❤😊
@umyassir3022
@umyassir3022 11 месяцев назад
ماشاء الله تبارك الله
@IqroMuqtar-vg1st
@IqroMuqtar-vg1st 11 месяцев назад
M.a Allaha ku xifdiyo
@zeitunadan
@zeitunadan 11 месяцев назад
MashaAllah ❤❤❤
@fahima6186
@fahima6186 11 месяцев назад
Masha Allh ciyaalka caawlin waaye Allha kuu daayo aamiin
@safiabdilahi
@safiabdilahi 11 месяцев назад
Mashaallah tabarakallah abayo Allah ku barakeeyo ❤❤❤❤❤❤
@hafsaaden9198
@hafsaaden9198 11 месяцев назад
Tviiga waqtigay rabaan aa see camal
@Kckcollection
@Kckcollection 11 месяцев назад
Warka kama qasayan wey dhageysanayn intaas Ka helay😂❤❤
@FardowsaKasim-cp9dk
@FardowsaKasim-cp9dk 11 месяцев назад
Masha allah
@khadraadan1607
@khadraadan1607 11 месяцев назад
Masha Allah tabaraka raxman ❤❤❤allha ku dhaafo xabibti
@mulkibashiirmuuse
@mulkibashiirmuuse 11 месяцев назад
Masha allah alla idin xafido abayo
@ifrahali5667
@ifrahali5667 11 месяцев назад
Hooyo ayaa saxiibteed soo wacday wiil yar oo ay dhashay ayey u dhiibtay taleefanka oo ku tiri waxad dhahdaa hooyo ma joogto wiilkii yaraa ayaa yiri Habaryar hooyo waxey tiri hooyo ma joogto dheh
@CaishoCabdul-rq1tz
@CaishoCabdul-rq1tz 11 месяцев назад
😂😂😂😂 waxba ku dhacy
@nafisammm5834
@nafisammm5834 11 месяцев назад
Mashaa allaah tabaarakalaah wllo ilhay hakuu xiftiyo amiin amiin ❤ ❤
@mariaabdla4063
@mariaabdla4063 11 месяцев назад
msha allah habibo ilahy ilmaha hakuu barakeeyo❤
@aaminokaltun4440
@aaminokaltun4440 10 месяцев назад
Masha allh alle haydin xafido
@sihamomer8408
@sihamomer8408 11 месяцев назад
Masha Allah family qurux badan allow ku xafid wllo❤
@ifraaxayaanle736
@ifraaxayaanle736 11 месяцев назад
Mashaa allaah ❤️
@dekahassan2505
@dekahassan2505 11 месяцев назад
Masha allah tabarak ❤ ilaah halu daaayo run
@user-be5ii1es2n
@user-be5ii1es2n 11 месяцев назад
Mashalaah mashalaah mashalaah
@asmaamuktar8055
@asmaamuktar8055 11 месяцев назад
😂😂😂 best video, Shout ouuuttt to Axlam and Akram , Qosol igu dhileen kuligooda ilmaha
@hudunadam1182
@hudunadam1182 11 месяцев назад
Masha allah ❤❤❤❤❤
@zeinabdjama8343
@zeinabdjama8343 11 месяцев назад
Asc wll masha allah caruurtaadu ma mataanaa
@salwoabdullahhi518
@salwoabdullahhi518 11 месяцев назад
❤masha allah abaayo
@hafsayasin9800
@hafsayasin9800 11 месяцев назад
Masha allh❤❤❤
@umayasin6775
@umayasin6775 11 месяцев назад
MashaAllah abaayo well done to all the kids ❤
@ashaweheliye1319
@ashaweheliye1319 11 месяцев назад
Maasha Allah
@fardowsomaxamad6156
@fardowsomaxamad6156 11 месяцев назад
Ilmihiiwasooquftaymaanyaqarsocaruurta Ababahna.hakusoxjin.abaaya.dadkaanwaxakusooxigtaxJigagakeen
@Raaxo_axmed
@Raaxo_axmed 7 месяцев назад
❤masha allaah allaha ku daayo❤
@AbdifatahFarrah-mb3ip
@AbdifatahFarrah-mb3ip 11 месяцев назад
Masha allaah akram ayaa isku ektihin
@filsanaadan2761
@filsanaadan2761 8 месяцев назад
Masha Alah
@ruqiyoese1193
@ruqiyoese1193 11 месяцев назад
Maan sha allaah baaraka
@umuisrachanel
@umuisrachanel 10 месяцев назад
Masha allah family qurux badan ❤❤❤
@user-rx6kx3gv3d
@user-rx6kx3gv3d 9 месяцев назад
Macha allah
@nasriinabdiaziiz3610
@nasriinabdiaziiz3610 11 месяцев назад
Wwwww waa ka helay videoyadan nocan ah noso badiya
@berity8173
@berity8173 11 месяцев назад
Akram funny xafda asi miyaa 😅
@fadumaabdulaahi5220
@fadumaabdulaahi5220 11 месяцев назад
Mashaa allah 🥰♥
Далее
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 4 AAD
25:03
Вся Правда Про Хазяевов !
41:02
Sevinch Ismoilova - Xayollarim 18-Avgust 19:00 Premera
00:19
KOKO IYO CEYDA MAXAA KA DHAXEEYO IYO ARIMAHA TIKTOK GA
11:08
Prank Karimi naxadiin iyo xanaq isku daray
10:29
Просмотров 38 тыс.
Kasoo Qeybgal Arooskayga.
9:13
Просмотров 259 тыс.
Вся Правда Про Хазяевов !
41:02