Тёмный
No video :(

Meeqo caruur aa ii joogto?😱🫢 suaashii ugu badneed ee la iweydiiyo😱 

Habiba Addow
Подписаться 39 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

23 авг 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 100   
@luulacadeey3131
@luulacadeey3131 11 месяцев назад
mashaa allaah alle ha isku kiin barakeeyo ,waxaa hubaal ah in caruurtaas hooyo fiican oo diin iyo aqlaaq ka muuqato korineeyso wadna ku amaanaaya sida caruurtaada qalbiyadooda u dhowreysid,somalidana su,aalahooda dulqaad badaney rabta ee good luck
@deqaahmedi1338
@deqaahmedi1338 11 месяцев назад
Masha Allah Tabaarakallaah, Su'aal badnida wax aan waxba kaa gelin amaba wax faa'iido ah oo kaa soo galayo aysan jirin waxyaabaha ilaahay swt naga xarrimay ayey ka mid tahay dadka soomaaliyeed qaarkoodna shaqo ayeyba ka dhigteen hadda ka bacdi hadaad sidan oo kale la kulanto kuma qasbanid inaad uga jawaabto khusuusiyaadkaaga ciddii kugu nici leheed iyo ciddii kugu jeclaan leheedba horay uga soco hooyo ku dayasho mudan baa tahay.
@habibaaddow7868
@habibaaddow7868 11 месяцев назад
Mahadsanid abyo qaali, waa runtaa ❤️❤️
@deqaahmedi1338
@deqaahmedi1338 11 месяцев назад
@@habibaaddow7868 adigaa mudan abaayo.
@suhurdiamond7319
@suhurdiamond7319 11 месяцев назад
Ani ahaantayda normal question bay ila tahy sababtoo ah qof markaa is baranaysaan magacaaga in aad xaas tahy ilmo inaa dhashay lkn inaa dadka sii faaqidid wax fiican maaha illahy hkuu barakeeyo aamiin yaa allh
@sauda1233
@sauda1233 11 месяцев назад
Maashaa allaah ilaaheey hakuu wada xafido mana oho muhiim inaa faah faahisit see Kuala dhashay qasuusiyaadka qofka in lagalo waa reer baadiyo nimo haka jawaabin abaayo alaah yaxfidlakum wayaxfidlanaa
@foxeyplayz7524
@foxeyplayz7524 11 месяцев назад
Masha Allah tabaarakallah illahey ha kuu deysto kuligoodba waa caruurtaada🎉oo masuul ayaa tahay ❤
@umuahmed4253
@umuahmed4253 11 месяцев назад
Maasha allah walaaley ilaahay dulqaad hakugu arsaaqo hooyonimo caruur koritaan waa culustahay
@hindabashe2275
@hindabashe2275 11 месяцев назад
Mansha ahlah xabibti ilhay ha kuu barakeeyo dhamaantood❤❤suhaalabadan aan necbahaymisaad dhashay maxaykalayihiin xagay jiraan Iyo kuwa kale oo badan waa qalad
@user-zo9mg2ip7i
@user-zo9mg2ip7i 11 месяцев назад
Hadii aad ibni Adan nimada wax aad ka taqaano oo aad somalinimada wax ka ogtahay damiir hooyonimo kugu jiro caasho ilmaheeda in ay lahadlaan uma diidi Lahayn abdi raxmaan asigaaba wax yar u dhiman oo qaangaar ah peace ✌️
@aishaabdirahim2218
@aishaabdirahim2218 11 месяцев назад
mashaallah tabarakallah
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 11 месяцев назад
Masha Allah❤❤❤❤❤ Jazakallah qeer💯💯
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 11 месяцев назад
Masha Allah Masha Allah Masha Allah❤❤❤❤❤❤❤
@zamzammahamud
@zamzammahamud 11 месяцев назад
Mash allaah ilaahow ku xefdiyo dhaman tot abayo waa runtaa hadiibo mar hooyo taya 11 dhal am hal dhal waa sem wane muhim in la ilaali daren ka caruurta abayo malin ayaa gaber i shekey say waxat tiri waxan lasocdey ninka hoyadey qabo aniga iyo walehay an isku hooyo nahay markas ayaa nin kale waxu way diya maadi ga dhalay gabdhan kale markas ku dhahay maya ee waxan u ahay ader oo xas keyg dhashay marka gaba dhib way ka xumatay suashi way diya ninki ader ket mar ka waxa muhim caruurta in la ilaaliyo daren kodo mahan somalida abayo ❤❤❤
@sauda1233
@sauda1233 11 месяцев назад
Dadka walaalaha ku xeran abaayo waa ineey ixtiraamaan shacuurta imaha shacuurta hooyo nimo ilmaheeda waa u hal yaa dhashay yaadan dhalin shawl aqireedka kandhaafa umada sida loo noolaado aduunka barta
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 11 месяцев назад
Mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah 👍🏿 ❤
@umucimraan6061
@umucimraan6061 11 месяцев назад
Asc abayo aniga fikirkega waa inaadan usheegin waayo aniga aadban unebcahay meqaciyalbakujokto dhaqaatirtii baanba kunacay meqad sodhashay hausheegin ilmahada tiradoda maxaakagalaybal howlaanheyso kaamus ha usheegin
@omaamir1444
@omaamir1444 11 месяцев назад
Maashallah waxa dhashey waa nimco rabi kuwa kale hooya ayaa u tahey carabta waxey dhahdey hooyada saxda waa tan korisey ilmaha owlaada waa nimco rabi Maashallah allaha ku xafido kuwa dhashey iyo kuwa aad dhalin
@luulhaji4867
@luulhaji4867 11 месяцев назад
Maashaa allaah illaaheey hanii wada xafido illaaheey isha iyo afka bini aandanka ha idinkaqabto🤲 🌷❤️🌷
@s_h4807
@s_h4807 11 месяцев назад
Maansha allaah tabaraka allaah illaahay ha idiin xifdiyo adiga iyo familkagaga illaahay ha kuugu guulleeyo goollkasta ood leedahay amiin abaayo qofksata kasta o dumar ah waxaad u tahay dhiiri gelliye illaahay ha idiin xifdiyo markale amiin yaa allaah ❤️🌺🌺
@maryamali2124
@maryamali2124 11 месяцев назад
ماشاءالله تبارك الرحمن بري يحفطك الله يجزيكم خير
@hodanhodan8863
@hodanhodan8863 11 месяцев назад
Mash alaha wallshey ilahey haa ku xafiido dhamatooda caruurta ❤❤❤❤❤❤
@laylasagar1682
@laylasagar1682 11 месяцев назад
Manshalla may Allah bless ❤
@aishahassan4772
@aishahassan4772 11 месяцев назад
Masha Allah Allaha ku barakeeyo awladada abyo hooyo wanagsan oo karti badan ba Allah siiyay masha Allah tabaraka raxman
@iimaanahmedmahamud488
@iimaanahmedmahamud488 11 месяцев назад
Mashaalaah xabiibtii ilaahey haku barakeeyo 👍❤
@fadumofanka2244
@fadumofanka2244 11 месяцев назад
Mashaa Allah ilahay hakuu xafido abayo hawaryatay Masha Allah 16 ay dhashay. Mashaa Allah ilahay ha uxafido ❤❤❤❤❤❤ ilahay qofwalba intuu ilahay siyay Allah ha udhawro amiin yaa rabi❤❤❤❤
@miskidaahir6133
@miskidaahir6133 Месяц назад
Masha allh ❤ ilaahy hakuu barakeyo caruurtiin ba masha allh horo usoco ❤😊🎉
@SabreJamesOfficial
@SabreJamesOfficial 11 месяцев назад
Masha Allah ❤❤
@user-dd3yq6hs2w
@user-dd3yq6hs2w 11 месяцев назад
Masha allaaah fabarakkallaaah
@alshab3925
@alshab3925 11 месяцев назад
ما شاء الله تبارك الرحمن ما تخبري أحد لأنه ما داعي هذه حياتك الشخصية
@Msa_girly
@Msa_girly 11 месяцев назад
Masha Allah tabarakallah allah ha kugu asturo
@siradm
@siradm 11 месяцев назад
Ay, ceeb, ilmaha niyaddooda ha la ilaaliyo, waa soo arkay waxaas, tarbiyo ayaan u baahan nahay, inan anshaxa baranno, waaye, cunug hooyo kuleh baa asagoo ku agtaagan laydinka nxasnayaa, laga yaabee ilmahaaga xittaa inadan kala sheekaysan waxaas ood wxaaga isku haysatto, ood cuqdad ka ilaalisso, Ilaahay hana asturo
@nastexobokh8840
@nastexobokh8840 11 месяцев назад
Ilahay ha ku barakeeyo
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 11 месяцев назад
Masha allh allaha idin barakeeyo
@SahraUk
@SahraUk 11 месяцев назад
Maashalh tabarakalah ❤❤❤
@fadximaxamad3654
@fadximaxamad3654 11 месяцев назад
Mansh alah mansha alah❤❤❤❤❤❤❤
@duniyakordahab
@duniyakordahab 11 месяцев назад
Masha allaah
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 11 месяцев назад
Meeqa caruuraa kuu joogo waa meeqaa dhashay. 11 hadaa tirahdo waa dhalay ayaa ka wataa. Cunug inaadan dhalin og dhib uma arko laakiin hada ku keentay waa dhalay hooyan u ahay waa Arin kale.
@ifrahyassin8991
@ifrahyassin8991 11 месяцев назад
Manshaa allah alle ha kuu barakeyo qali awladada
@fatimaabdi4011
@fatimaabdi4011 11 месяцев назад
Mansh Allah
@asmahassan9093
@asmahassan9093 8 месяцев назад
Masha Allh
@safiyoxaajicusmaan1846
@safiyoxaajicusmaan1846 11 месяцев назад
Sc wr wb xbibti wlahi hada kahor anoo mgalada marka jogno wxaa ley dhahy safiyo hoyo yad naqatey meeqaa kuu jogto wxn 6 hawaryartey oo da,ahaan iga yar afka yey iga dharbaxdey yaa usheeg ku dhhy yey idhahdey ilaa hda magala ley yaqaney hdan tago ley weydiiyo alxamdulilaah wn dhaqanhy unbaa dhahaa
@AmalMohamed-vs4tp
@AmalMohamed-vs4tp 11 месяцев назад
ماشاءالله ❤
@habonjama5181
@habonjama5181 11 месяцев назад
Mash Allah qali badan Alow ku daa❤❤❤❤❤
@mariamanka4687
@mariamanka4687 11 месяцев назад
masha allah tabaraka allah illah haku barakeyo awladada iyo xajigabo abyo
@naeemaabdulkhadir2946
@naeemaabdulkhadir2946 11 месяцев назад
Masha allah keep going allah haidin barakeeyo abaayo ❤
@SabrinaYousof-zv1sq
@SabrinaYousof-zv1sq 11 месяцев назад
Mashalh ilahy haku barakeyo🎉
@laylanu6812
@laylanu6812 11 месяцев назад
Asc abaay Allaah haku xifdiyo lama bahna in la fara galiyo qoyskaaga waa kuu maqadis adiga rer yutub ka badan abaayo
@user-er8tv7sw7y
@user-er8tv7sw7y 11 месяцев назад
Walaley farxiya cadaw maa wallo tihiin
@halimosalad6076
@halimosalad6076 11 месяцев назад
Abaayo ilahay haa kubarakeyo awladada dhamaantoda aniga afar caruur ayn haystack markan bananka aan ado walaydiya Imo kale maad dhi li waxankudhaha ilahay ayaa garanaayo
@umumucad5325
@umumucad5325 11 месяцев назад
Mashalah tabarakalah habbty alle hadin xiftiyo
@sabirwehliye2673
@sabirwehliye2673 11 месяцев назад
Mashlh ilahay haku barakeyo... Ilaahow ubad badan obari ah isii.
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 11 месяцев назад
Manshaallah 😍
@RB-up7dt
@RB-up7dt 11 месяцев назад
Mashaalah alaha nii xafido adiga iyo caroirta
@simanabdullahi1931
@simanabdullahi1931 11 месяцев назад
Masha allah abyo dadka ugu soo gaabi anaa wada dhalay
@xareedoxamdi7288
@xareedoxamdi7288 11 месяцев назад
Abaay hadan dhihin kuwan dhalay iyo kuwan dhalin wey iskujiran 11 ciyal wey imane su aasha lakin hadaad ku gaabsatid hadalka 11 ciyala dhalay su aasha weykaa haree
@ubahmohamedmohamud4278
@ubahmohamedmohamud4278 11 месяцев назад
ha u jawaanin intui ilaahey i siousy ayaan heystaa dheh dadlaan lamalha cin kRo
@habibofarah5901
@habibofarah5901 11 месяцев назад
Masha Allh abaayo Allha ku barkeyo 💞 haa usheegin ?
@nafiso7343
@nafiso7343 11 месяцев назад
Somalida waxay jecelyihiin qofka social mediaha waxxa aminsanahy inu sxbken yahay oo xogtisa guud ogano dadki hore ayaa nabaray hanala yabin abayo 11 cunug marka dhahday ina dhalin wa fahmin wa yartahay adi at least 5 ea dhalikarta😃 lkn alaha kula barbariyo 11 cunug cidi rabto hadhashe barbarintoda ayaba adag wlhi alaha hakula garab galo 1 xaba hesta idhibo😀
@umumascuud3307
@umumascuud3307 11 месяцев назад
abaayo ma arkin miyaaa hooyo 12 heysata ee aan 30gaarin
@ifrahcumar4352
@ifrahcumar4352 11 месяцев назад
Masha llaah
@anfacosman7314
@anfacosman7314 11 месяцев назад
M.a.habo.Allh.kudaseto
@Hayatshali
@Hayatshali 11 месяцев назад
Waligay qof ma odhan mada dhalay ilmaha somalida faduul ah
@nalkanurka4528
@nalkanurka4528 11 месяцев назад
Masha Allah abyo waxad tahay hoyo kartii leeh
@khadiijodalmarhonest1895
@khadiijodalmarhonest1895 11 месяцев назад
Mash alah alaha kula garab galo🎉🎉🎉
@sumayoyacqub2523
@sumayoyacqub2523 11 месяцев назад
Masha allh kuxifdiyo abyo
@hawaartanhusein7618
@hawaartanhusein7618 11 месяцев назад
ماشاء الله تبارك الله الله يحفظكم جميعا يارب دائما تكوني بخير وصحة وعافية شاء الله ❤
@Technic843
@Technic843 11 месяцев назад
Mashallah mashallah congratulations my dear sister may Allah make it easy for you and me
@soumayasafi8104
@soumayasafi8104 11 месяцев назад
Masha Allah taparaka Rahman ilxumi kuma aragto hpptih
@asmaxasan7803
@asmaxasan7803 11 месяцев назад
wcs❤
@AmalMohamed-vs4tp
@AmalMohamed-vs4tp 11 месяцев назад
الله يحفظلك ويباركلك حبيبتي❤😊
@aminoamino3027
@aminoamino3027 11 месяцев назад
Culeesba iguma ahan cunug aan dhalin iyo kan aan dhalay inadcunuga hataa hoyadiis iyo aabihiis in looga sheekeeyo
@hamdishiigdon2044
@hamdishiigdon2044 11 месяцев назад
Abaayo alaha ini xafido
@jamalanwar8965
@jamalanwar8965 11 месяцев назад
ماشاالله❤❤❤❤
@user-wj4st4ie8z
@user-wj4st4ie8z 11 месяцев назад
Abyo dhamaan qoyskaaga Allaha idin barakeeyo ❤❤❤ wn kugu dayanaa horay usoco awlaada Allaha kuu cifdiyo is doesn’t matter the number 🎉🎉
@user-ph9dn1jg5w
@user-ph9dn1jg5w 11 месяцев назад
Asc warkooda ka bax dadkaan
@fatnuushfatnuush1439
@fatnuushfatnuush1439 11 месяцев назад
@habonali9734
@habonali9734 11 месяцев назад
Mansha allaah kuliii aadaa hooyadood ah abaayo laakiin hadi hooyadod. No shahay xariirkoda wana jiya ileen hooyo waa hooyo waa ra yigeyga❤❤
@habibaaddow7868
@habibaaddow7868 11 месяцев назад
Abyo hooydooda markay ubaahdaan wey lahadlaan ❤️
@theogatedman1
@theogatedman1 11 месяцев назад
❤🌹❤🌹❤🌹❤🌹❤❤❤🌹🌹👍🌹🌷🍀🌷🍀🌷🍀🌷🍀🌷🍀🌷🍀💥💨💥💨💥💨💥💨💥💨💥💨💥💨🌹🌹🌹🌹🌹🌺🌺🌺🌺🌹🌹👍🌹🌷🍀🎉
@Ajaa200
@Ajaa200 11 месяцев назад
Asalaamu Aleikum Warahmatullahi Wabarakatuhu wa walaalka waxa aniga aa layaabay mataqanaa qof numberkaga haayo u ku dhahaayo marku ku arko ayaantan “ wa lagu wayeey “ jawaabta waxa waaye hadi la I wayeey Ma iso xiriirisid oo telefon isoo dirtid. Marka dadkeeno Ma ogo qaladaadka laakin abaayo aniga indaha ka saara runta.
@nimcayoussouf7269
@nimcayoussouf7269 11 месяцев назад
Allhyobark wlal .hooyoyinka Kuwa an jecelahay ayda ogo horaysa xabibay wal allahna.sobxana watcala haku dhawro sedad qolobta awlada oo dhowraysed .Hana ku barkeyo awlada iyo abohod ❤🎉
@axlaamxareed1064
@axlaamxareed1064 11 месяцев назад
Abyo numberkaaga sen u helaa? Talo ayan karaaba si private ah
@user-xh2do7tw5l
@user-xh2do7tw5l 11 месяцев назад
M a❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ abayo wax kasta ooad dhashay ale hanoo daayo amiin bini aadanka ilaheey ayaa qancikara ❤❤❤
@user-xh2do7tw5l
@user-xh2do7tw5l 11 месяцев назад
Asc abaayo ❤❤❤❤❤❤waan kujecellnahay ani iyo caruurtayda waan ahay hooyo haysat caruur misna ❤curyaan ah ❤
@MohamedNasro-zt2lp
@MohamedNasro-zt2lp 7 месяцев назад
Miss 11 miyaa
@nafiso7343
@nafiso7343 11 месяцев назад
Sodhowow gaber waxbaraty wa bulsho waxbaraty
@naimamohamed4604
@naimamohamed4604 11 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-cv6ss4tk7y
@user-cv6ss4tk7y 11 месяцев назад
masha allh abyo allha idin xafido❤
@Technic843
@Technic843 11 месяцев назад
Assalamu alaikum is a private question my sister you don't need to answer anyone
@leylaahmed8967
@leylaahmed8967 11 месяцев назад
Wax dhib uma arko ciyaalka hadey ogyihiin hooyadood qofku yahay hadey noshahay iyo hadi kale in ad ka jawaabto ilen qof hoya la'aan dhashay majiro 11 cunug gaalada iska daaye hada somalida dhalin markey ku arkaan waxa dhici karto iney is dhahaan ma dhali karto oo halkaas su'aasha ka timado allaan idin xifdiyo mas'uuliyadas weyne kula garab galo
@naciimaqaali6884
@naciimaqaali6884 11 месяцев назад
Soomaali haday 7qaaradood dunida tagaan maiska badalan dabeecadahaan waa dad layaab leh wayo waxay galaan dadka noloshooda khaaska uah
@nailaabdirahman5451
@nailaabdirahman5451 11 месяцев назад
Maxaaa barataaa habo
@surayamoha3945
@surayamoha3945 11 месяцев назад
marka u shegtid ilmahad dhashey iyo kuwadan dhalin isla markiba waxy bilabayan dhaleceen o ay dhahaayan ala kaas miyadan dhalin ala walaga daremaya ineysan dhalin kuwasna sey u jeceshy ma aragty ilan ayada dhashey xumaan ayey rabaan iney idin dhex dhigaan
@fdwehliye7048
@fdwehliye7048 11 месяцев назад
Walhi abyo soomali caadi maaha ani waxaa ila joogta gabar ninkeyga abti uyahay su aashi iigu adkeed wexeey eheed gabdha yaa dhaly adi madhalin waaba ujeedaaye maxaa karbtaa hee waye aaway hooyadeed oo hadane lagugu soo celcelinaayo gabadhiina weey maqlee hooyadeedna ma noola maxaad ku jwbee soomali hadaa xitaa iskamaaweeliso ood meelo kale usaarto kaama daba haraayan su aasha qaabta daran ma oga saameenta eey cunuga kuyeelaneeso
@nashsomalian1658
@nashsomalian1658 10 месяцев назад
Kuuliza si Ujinga
@leylaahmed4161
@leylaahmed4161 11 месяцев назад
Maxaa ilmaha maskiinta ah oga soowaaday waalid kood acuudi billah adigaba kuwaada mayeesheene gaaladaaba kula yaabesa waxaas oo caruura in aad soo adhabtigareysatay 😮😮😮😮 maxaa beena soomalida hooyadii waala yaaye weydhimatay ayey ku soo dhoofiyaan
@umumascuud3307
@umumascuud3307 11 месяцев назад
dhib maa ku jiro hadee ilmaha walalaheed so ka xeyso oo hadhow ka baaqsato in ay intaasoo cid ay kala biisho
@leylaahmed4161
@leylaahmed4161 11 месяцев назад
@@umumascuud3307 ilmaha waalidkiis wax udhaama male
@fartunahmed7194
@fartunahmed7194 11 месяцев назад
Masha Allah ❤
Далее
Получили тысячи $$ на "старье".
20:10