❤️أشهد أن لا إله إلا الله وأشهد أن محمدا رسول الله❤️ Wllhi waa qof aad u nasiib bdn yaa allah naga yeel intii nabigeena صلى الله عليه وسلم maciisa noqota janada🤲🤲🤲😭😭
Alle cilmiga ha kuu barakeeyo mamule xaaji mahad 🥰💯qisadan wa markii labaad een ka maqaly mclinkayga marna mamulahayga 💯💯alla danbigiisi hore iyo kiisa danbaba dhaaaf🥰💯
Sheekadan 2008 mar uu macalin noo ahaa noradin institute nooga sheekeeyey wlhi waan xasuusta 6 da bilood ee dambe marka aglasta la dhamaynaya ardayda loo gayn jirey. Waxaan soo qoray qofkii ila fahma waa asal hargaysaawi.