Тёмный

Indho Caashaq By Cabdulqadir Sanka 

Ilyaas Mahamed
Подписаться 5 тыс.
Просмотров 244 тыс.
50% 1

Hees Cabdulqadir Sanka

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 183   
@owlaadjacayl4290
@owlaadjacayl4290 6 лет назад
Marka aad jeceshahay Ruux lakiin adan Afkaga ka shegan karin waa iska saan ( inta wax jecel alle ha u sahlo jacaylkoda❤❤
@amaalqurux5634
@amaalqurux5634 3 года назад
Aamiin
@norwegianbutorginalafrican4934
Allah ku naxaristo cabdulqadir shiikh cali sanka heestan xasuus gaar ah e iiladahay
@abdiqadarmohamedaabi9368
@abdiqadarmohamedaabi9368 3 года назад
Heestaan waxan dhageysan jiray anigoo Ethiopia ka soo tagay 2008 waqti qurux badan aan soo Laban doonin ax jaceylka xanuun waayi qofkii soo maraa fahmi karo oo ku guuldareystay
@hamsemohamedabdi7209
@hamsemohamedabdi7209 4 года назад
Heestani anay igu saabsantahay waayo hada ayuu jaceyl i hayaa waxaa dareemi kara qof wax jecel qofkasta alle ha u rumeeyo inuu helo qofkuu jecel yahay ani inan asma ismail layidhaa ayaan jeclahay alle hanaga dhigo labadii ku guulaysta jaceylkooda noqdana mid midho dhala Qofkasta muraadkiisoo macsi lahayn alle ha siiyo. Taariikhda habeen arbaco ah khamiis soo galayso saacaduna tahay 12:55 habeenimo bishuna tahay 7/05/2020 Maalin maalmaha ka mid ah hadaan noolado ayaan soo booqan doonaa if Allah say insha allah umada soomaliyeed guulaysta . Heestan kama daalo cabdiqadir sanka alle naxariistii jano hakaa waraabiyo. Indha caashaqoo gacal ooyayoo ilma sayrayaa arag kaa rabee Dhago awdanoo anfariirsanoo ku abaarsanbaa eray kaa rabee eray kaa rabee ma ilawsantahay Uurkiyo wadnaha unugyada jidhkiyo idil kood xubnuhu way ku eegayaan abaayo walaaley macaaney way ku eegayaan.
@caashoshiikhcali6435
@caashoshiikhcali6435 2 года назад
Aamin aamiin abwe insha"alh
@daahiraxmed6923
@daahiraxmed6923 2 года назад
Wllka alle ha isku kiin sugo iyadoo qeyreysan i....a
@farhaantahlil1933
@farhaantahlil1933 2 года назад
2022 dawanya wan aqristy qoralka waxan rajaynaya in aad heshay gabarta jeclayd ♥️❤
@hamsemohamedabdi7209
@hamsemohamedabdi7209 2 года назад
@@farhaantahlil1933 sxp wali ma Hanan lkn wadadeediiban hayaa insha allah
@Abdillahi145
@Abdillahi145 2 года назад
2k22-May-28 Ban dawanaya Heeskan Qoraalkada Dhan wan Aqriyay Ilaahay Haku Rumeeyo Brotherky Riyaadada io Rajadaada Naf wax jecel Dhip io Dheef kalama taqaan Runti 🥺 Si gaara Ban jeclan Laha inad ila so xrirto Sxp Hda Frintayda kuso gaarto 🤝♥️
@abdullahiahmed9632
@abdullahiahmed9632 7 лет назад
allaha u naxariisto cabduqadir sh cali sanka janatul firdawso allaha kaa waraabsho aaamiiin aamiin
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 4 года назад
Heestan laxankeeda ayaan aad ujeclahay 👏🏼 Sanka Allah kunaxariisto
@MohmedWardi-vb9fz
@MohmedWardi-vb9fz 4 дня назад
Alle yaraxma bal codkaa eeg io laxankaa hibo fan haduu qof leeyahay capdiqadir baan u dayay alle yaa raxma codkisu xabeeb ayuu laha qof kasto xabeeb leh waa cod macan yahay lkn isaga waxa u dheera sag saag ayuu galin jiray oo cod kisa wuu ka booda bartay ilhow fardowsa ku casuun ameen 😢🤲
@dr-abdala8041
@dr-abdala8041 Год назад
Allow kunaxariiso.. Ninkan heesihiisa waxad mooda inay Qalbi walba taabanayan Cod dahabi ah & Ereyo dareen wata❤️
@morganalpa2487
@morganalpa2487 6 лет назад
inaba caadi maaha heestaan ani koley reer mudug baa ahaye jacayl ima galee intii wax jeclaatay ilahay hau barakeeyo
@boldbaatarbatiredui6003
@boldbaatarbatiredui6003 5 лет назад
morgan alpa aniga wasa reer mudug nacaladi eebe hakudhacdo
@boldbaatarbatiredui6003
@boldbaatarbatiredui6003 5 лет назад
SC Ali habargidir iyo majeerten waa qurun Somali maxamed biday qaxootinimo
@SabiriinAhmed-g1h
@SabiriinAhmed-g1h Месяц назад
Ilaa iyo hada wax majeclanin miyaa😂
@digedalmar3707
@digedalmar3707 Месяц назад
Hada wll kume weli rer mudug miyad thy😂
@abdihareed1606
@abdihareed1606 5 лет назад
Wlhi markan heestan maqlo meel ayaa i danqata wyo xasuus ayey igu leedahy wxan dhageysan jiray heestan waqti aan ka mid ahaa ururka mucaashaqiinta 😍 ilove heestan
@Kinghero616
@Kinghero616 6 месяцев назад
2007 muqdisho jaceylkeyga kowaad gabadhi dugsiga aan wada dhiganeynay ee igu adkeynjirtay ayan heestan uqaadi jirey long time ago😢😢😢
@salmanmohamud1628
@salmanmohamud1628 7 лет назад
liegend somaliyeed ayuu ahaa ilaah janadii haka waraabsho amin
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 лет назад
Salman Mohamud amiin yaa rabbe
@safomohamed2757
@safomohamed2757 3 года назад
2020 😢😢😢 eray kaa rabee ma ilawsantahay 😢
@nasriinmohamed6782
@nasriinmohamed6782 6 лет назад
AUN fanaan abdiqadir Sanka, Heestan waa hees qiimo leh qof wax jecel Amo lajecelaaday ayaa dareemi kar qiimah iyo erayada heesatan
@mrlagaabte5877
@mrlagaabte5877 6 лет назад
Nasriin Mohamed
@armyshelpy3231
@armyshelpy3231 6 лет назад
Illhoowu v naxariisdo
@djhabiilhummels1721
@djhabiilhummels1721 5 лет назад
Nasriin Mohamed Aamiin allaha u naxaristo in ee dhahan uma awodan qof in ladhimanayo niyada ku haayo ayatahay wlhi macagan asiga aya ii bixiyay wana abtigey hoyadey ayey si really the eh wada dhashen
@rayaanrayaanilla4894
@rayaanrayaanilla4894 3 года назад
@@djhabiilhummels1721 Allaha haunaxariisto wll qaali 😭
@FarahMohamed-ll5uu
@FarahMohamed-ll5uu Месяц назад
15/9/24 Somewhere in Northwestern Kenya Turkana county 😢😢😢 Am broke for Almost 2yrs and half Anyway great moment my great Somali pple❤❤❤❤❤
@Sidiiq-p2r
@Sidiiq-p2r Месяц назад
5 hr kahor ayad comment ka qortay sidayda miyad tiktok uga timid heesta
@munagaal6049
@munagaal6049 6 лет назад
Allaha u naxariisto laakiin waa hees qiimo badan ninki dareemay jaceyl uun baa fahmi karo viva inta is jecel
@ilyaasmahamed6629
@ilyaasmahamed6629 6 лет назад
Aaamiin...
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 2 года назад
Xusuusaha wiriiray. Sannadka, 2018. Sannadkii jacaylka, taxaddarka iyo xiisaha.
@naima5387
@naima5387 Месяц назад
Indha caashaqo gacal ooyayyo ilma seraya aragaga rabee 😭💔 maad ilowsanthy
@YOONKA-BUULADATV
@YOONKA-BUULADATV 2 года назад
Rugcadaagaan (dambigiisa Alaha dhaafee🤲🏿) waxaan ku arkay aroos walaasheey 2003di anoo ilmo yar buufinada lagu sharaxay xaflada ku naxsan.
@yussufasmer7561
@yussufasmer7561 3 года назад
2021 yaa jaceeyl dartiisa usoo raadiyay🤦‍♂️😭 safar baan wax barasha u galay balse jaceeyl daran baan u qaaday ayadane weey ifahmi la'dahay😭
@hadraawialihussein9789
@hadraawialihussein9789 4 года назад
Heestan yaa iska leh Ma bashiir cali Hussein mise cqaadir sanka ii kala saara
@ilyaasmahamed6629
@ilyaasmahamed6629 4 года назад
Cabdulqadir Sanka ayaa leh...
@faraxfantastic4355
@faraxfantastic4355 8 лет назад
indho cashaqo gacal oyayo ilmo sayraya araga rabe dhago awdano anfariirsano ku abarsanba erey kaaa rabee ma ilow santahay uurkiyo wadnaha unugyada jirko idilkod xubnuhu way ku egayaaan
@queenali602
@queenali602 5 лет назад
Wooow
@deeqoluul7600
@deeqoluul7600 5 лет назад
Lkn inaa dhamaystirti,ayaa fcnd
@libanahmed8177
@libanahmed8177 5 лет назад
P
@mahatkassim415
@mahatkassim415 7 месяцев назад
Ma noshaxy zxb 🥲
@kadiramahamoudou4067
@kadiramahamoudou4067 8 лет назад
allahaa uu naxariistoo!!!beautifull song by a wonderfull singer!😥😥😥
@cartancartan8452
@cartancartan8452 Год назад
Aamin
@sacadmaxamed6105
@sacadmaxamed6105 4 года назад
Ax Ax Ax Waa hees markii iigu horaysay een maqlo aan la ilmeeyey dhab
@najmahassan8068
@najmahassan8068 4 года назад
Nolosheyda Mohamed sheikh nuur ayaa I baray heeskaan ooo mar walbo I dhegeysiiya
@fadumozaid1672
@fadumozaid1672 Год назад
Ya dhagaysanyo 2023 feb/17 😢😢 best song 😢xasuuus aad ah by igu ledahy hestan 😢
@abdirahamanantii7548
@abdirahamanantii7548 7 лет назад
EEBOW ALAH HAKUU NAXARISTOO ABDUQADIR SHEIKH ALI SANAK ILAH HANKU DABI DHAFOO
@foozick6870
@foozick6870 5 лет назад
4/5/2019 Old is a gold Allah yarxma
@ilyaasmahamed6629
@ilyaasmahamed6629 5 лет назад
Aaamiin
@khalidhussein6551
@khalidhussein6551 Год назад
wlhi waa xanun qof aad jeceshahay adigana ku jecleen
@alideeq60
@alideeq60 8 лет назад
ilyaas mohamed aad ayad u mahadsanthy sxb sare inbadan heestan wan radiyay thnks alot sxb
@xogbaahiyemedia3738
@xogbaahiyemedia3738 22 дня назад
Axyaa fanaan cabduqaadir sanka codka iyo laxanka waxaan loo dhigi karin
@calixaajiduudkey9522
@calixaajiduudkey9522 3 года назад
Mid kamid ah heesaha jaceyl ee ugu qiimaha badan
@luulsaid7809
@luulsaid7809 5 лет назад
12:08pm 21/3/2019 Kampala Uganda xafada kayanja allow ku naxariso
@ilyaasmahamed6629
@ilyaasmahamed6629 5 лет назад
Aaamiin 😢
@qaalidumar148
@qaalidumar148 2 года назад
9/November/2021 Allah u naxaristo best song
@ilyaasmahamed6629
@ilyaasmahamed6629 2 года назад
Aaamiin
@rashidifashion8944
@rashidifashion8944 2 года назад
Waan kula dhageysana cawa
@mowliidali9749
@mowliidali9749 3 года назад
Manta ano jecel ihayo ban dhagesanaya hestan🥰💋🤍😰alaha qof wlpo wx jecel urumeyo rajadisa iyo hamigisa iyo jeclkisa
@sucdi5374
@sucdi5374 3 года назад
Abshirta allahnwafajiyo sidanjecelnhy rabihanokso amiin
@naimaabdi4578
@naimaabdi4578 5 лет назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 ruux wax jcl ayaa dareemi karo heestan 2019
@ilyaasmahamed6629
@ilyaasmahamed6629 5 лет назад
Haa❤️
@saedesse6408
@saedesse6408 5 лет назад
Xaqiiqa 😭😭😭😭😭😭😭😭👀
@abdiyarehrun194
@abdiyarehrun194 4 года назад
Xaqiiiq walaahi cidii wax jacel unbaa fahmi
@Abdirashedmohamud
@Abdirashedmohamud Месяц назад
Waxaan ahay nin dhalin yarinimo jacayl kudhacay isago wadan kale wax barasho u aaday 2016 kedib dhaawici kasoo gaadhay noloshisi is bedeshay ilaa maanta dhaawacan 18/09/2024 3:30am 😢
@Ayana120-p3k
@Ayana120-p3k 25 дней назад
Mid ka wacan baad heli walaal❤
@suladanyare3614
@suladanyare3614 3 года назад
2015 baan dhagaysan jiray 😢😭
@hasanalisaid9287
@hasanalisaid9287 7 лет назад
Allow kuu naxariiso Cab dulqadir Sanka Axsan fanaan
@donamatta9545
@donamatta9545 9 лет назад
aad baan uga helay hestaa💓💘💘
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 Месяц назад
Indho caashaqo gacal ooyaya, Legends never die Aun Abdiqadir sanka 💔.
@ilhanjecel3540
@ilhanjecel3540 8 лет назад
Alaha unaxaristo sanka amiin
@nadiirafaysal2489
@nadiirafaysal2489 2 года назад
21.7.2022 5:27 Saacada bariga africa Allow ku naxariizo legend
@faizaomar9618
@faizaomar9618 2 года назад
Alaha unaxariisto sanka
@ilyaasmahamed6629
@ilyaasmahamed6629 2 года назад
Aaamiin
@fatoumamohamed4580
@fatoumamohamed4580 7 лет назад
allahaa uu naxaristo aduukadir Sanka amiin amiin
@kuncilhassan2728
@kuncilhassan2728 6 лет назад
2018 alla ya raxmaa abdikadir sanka
@hiboabdullahi1722
@hiboabdullahi1722 5 лет назад
Amiin ya allah wlhi 2019 bn dhagesta
@ayaanlemaxamed1785
@ayaanlemaxamed1785 4 года назад
1:22pm 5 .7.2020 hargeysa xfda calama jawi degen
@JJ-jk5sw
@JJ-jk5sw 6 лет назад
Indha cashaq so romantic song and nice voice 👌👌👌
@ilyaasmahamed6629
@ilyaasmahamed6629 6 лет назад
Ramla Aweis 😇
@janogalechannel9013
@janogalechannel9013 4 года назад
Allah hownaxariisto maanta inaga hooseeyaa
@ahmedkhadarhaile2384
@ahmedkhadarhaile2384 2 года назад
Hestaan waxaan dhagesan jiray 2012 markaas oo igu dhacay jeceel said kama dalin jirin inaa hestaan dhagesto mar walba ayaaan dhagesan jiraay waxas waxaaa fahmi Karo qofkii jeceel soo Maray ama ku guul darestay
@abdihareed1606
@abdihareed1606 5 лет назад
Qof hestan dhageysty miyaa dhageysan kara yarta malagu hayaaaa???? Iyo kax iyo fax
@ilwaad6411
@ilwaad6411 3 года назад
Maya wall 😂🤣🤣
@qosoliyomadadaalo527
@qosoliyomadadaalo527 4 года назад
Ya ila dhagesanaya 2020
@ilyaasmahamed6629
@ilyaasmahamed6629 4 года назад
Ok 👌 hada kula dhageysanaaa✅✅✅😍🇸🇴
@abdulahiabdirahman7053
@abdulahiabdirahman7053 2 года назад
Still watching Alla yaa raxma legend
@Cabdulaahihuseenali
@Cabdulaahihuseenali 6 месяцев назад
Ruux wax jcl Aya daraami Karo ❤
@Kinghero616
@Kinghero616 6 месяцев назад
Haa wlhi 😢
@ismailabdi7461
@ismailabdi7461 2 года назад
Eesh cla hees 💯💯
@asmaabdullahi8661
@asmaabdullahi8661 6 лет назад
www aad ban u jeclahy hestan inaba cadi ma ahan
@ahlaamhayle8411
@ahlaamhayle8411 9 лет назад
This song is real love I like this song
@aminaofficial4659
@aminaofficial4659 2 года назад
Haye Haye 6 år sedan 🥺🥺😭😭ilyaas heestan aniga ma i wade😜😜
@ilyaasmahamed6629
@ilyaasmahamed6629 2 года назад
Haa
@cabdifitaaxburaale3505
@cabdifitaaxburaale3505 2 года назад
Alle haunaxariisto
@m.kaytoonamxed9949
@m.kaytoonamxed9949 7 лет назад
woooow ish calaa caashaq
@mushtaqabdiqani5512
@mushtaqabdiqani5512 Месяц назад
Oov yaa hees😢❤
@sharafxaaji1047
@sharafxaaji1047 6 лет назад
alh kuu naxariiso darskii xalasha
@hassanaqyaar5170
@hassanaqyaar5170 7 лет назад
allh ku naxriso Sanka
@happy-il2nr
@happy-il2nr 7 лет назад
hassan mohamed Ameen bro
@mohamedbarre6721
@mohamedbarre6721 5 лет назад
Indho Caashaqoo Dacal Oo Yayaa ilma Seerayaa Arag Kaa Rabe Dhaga Oowdano Anfariirsanoo Ku abaarsan Baa Ery Kaarabee Uurkiyo Wadnaha Unugyada Jirko Dhamaan Way Ku Eegayaan
@sucdi5374
@sucdi5374 3 года назад
Manolyhy sanka mise wydhinty wudhinty baldhahye mise lg io sher balgu ratsanye
@ilyaasmahamed6629
@ilyaasmahamed6629 3 года назад
Waa dhintay Allah ha u naxariisto.
@sagalfaarah1131
@sagalfaarah1131 4 года назад
2020 Ya dhagaYzanaYa
@ilyaasmahamed6629
@ilyaasmahamed6629 4 года назад
Me too
@khalidxidig1180
@khalidxidig1180 5 лет назад
nazrin waruta wllo
@AbdikadirShiqo
@AbdikadirShiqo 3 года назад
2021 yaa dhageysanaayo
@AbdikadirShiqo
@AbdikadirShiqo Месяц назад
2024 dib u so laabtay alxmd
@rahohussen8528
@rahohussen8528 8 лет назад
this song really I like it's Nice walhi
@SabiriinAhmed-g1h
@SabiriinAhmed-g1h Месяц назад
17 sep 2024 aa dhagesoya heestan manta iigu horeso 2 sano kadib aya comment kaan usoo laba marka qofkan rabe is hanano❤ hada 8ga dambayso like isaar
@boskariyada4801
@boskariyada4801 5 лет назад
Father of ❤️ ❤️❤️❤️
@daadirqeys7998
@daadirqeys7998 5 лет назад
Hees Dareen xambaarsan waaye wlh
@Qalbiholcay6
@Qalbiholcay6 3 года назад
Indho caashaqoo Gacal ooyayoo Ilma saydhayaa Aragaa rabee Dhago awdanoo Anfariirsanoo Kuu abaalsan baa Eray kaa rabee Ma ilowsan tahay
@Qoraxjoogmedia
@Qoraxjoogmedia 2 года назад
Aun A/qadir sanka hees dhamysa
@zakipogba6860
@zakipogba6860 5 лет назад
2019/8/17 uganda ayanu ku dhagesanay
@mcschannel9912
@mcschannel9912 6 лет назад
Markoo qof wx jecel yhy
@abshircarab18
@abshircarab18 5 лет назад
Allaha u naxariisto
@sucdi5374
@sucdi5374 3 года назад
io mar an jecelkalesameysty ankamarmikarin rali ahda melkasto jogtan dibat wax imtareyso kakiget e jecel baa leysiye
@siciiddhagacade9118
@siciiddhagacade9118 5 лет назад
Alla yaxram
@maxamedeeqadan4444
@maxamedeeqadan4444 8 лет назад
Nettes Lied Ich Mag es
@mahamadhasan5038
@mahamadhasan5038 7 лет назад
Maahir Adan ich auch. bruder
@MERA__GHAR
@MERA__GHAR 7 лет назад
Illahoow u naxariiso
@aminaadam7053
@aminaadam7053 8 лет назад
Nice song love it
@akrammubaarak3139
@akrammubaarak3139 8 лет назад
Indha caashaqoo ilma seerayaaa aragaaaa rabeee Dhaga oo manooo an fariirsnoo ku abaaarsan baa eray kaaa rabeee Eray kaaa rabee ma ilooow san tahay 😂😂😂😂😂😂😂😂
@PAAPA1998
@PAAPA1998 12 дней назад
2024😢
@dadsgirl721
@dadsgirl721 6 лет назад
Ilaaah unaxriisto
@alisakaawa1142
@alisakaawa1142 3 года назад
1:02Am afka juqda gabay caawa Xasuus jacayl🥺🥺
@Abdulahi_folbiraye7
@Abdulahi_folbiraye7 6 лет назад
Ale haunaxariisto sanka
@xanunkakadaameshan3844
@xanunkakadaameshan3844 8 лет назад
ax wlhi xasuuus bay igalisay heestani
@norwegianbutorginalafrican4934
xanunka kadaa mesha N sido kale wlhi
@abdikadirAbdikadirahmedhasan
@abdikadirAbdikadirahmedhasan 11 дней назад
2024❤
@sidiqhassan5426
@sidiqhassan5426 Месяц назад
qisada hestaan mala hela ina defestaa jiclaa
@sucdi5374
@sucdi5374 3 года назад
Amo haugalina god sida dadbadan aniga ijeclaa ugalen god
@sucdi5374
@sucdi5374 3 года назад
Wil aniga ijecel igsabra idkey ilobaa odhaqda ngtinaa
@September.Mubaarak
@September.Mubaarak 3 года назад
Welcome Monday 6th September 2021 is Scattered thunderstorms ☁
@sucdi5374
@sucdi5374 3 года назад
Yaley edin anigu urkubako mahi mana ogi qof ijecel io qofkale
@nuuradiinpebros9684
@nuuradiinpebros9684 6 лет назад
Aaaaax xasuuuus daranaaa
@lovelybuglove7465
@lovelybuglove7465 3 года назад
2021 🥲
@badrudiinnuur1060
@badrudiinnuur1060 4 года назад
Allow kuu naxariiso
@ilyaasmahamed6629
@ilyaasmahamed6629 4 года назад
Aaamiin
@ahlaamhayle8411
@ahlaamhayle8411 9 лет назад
You welcome brother
@najuumohamedhussein9911
@najuumohamedhussein9911 7 лет назад
Ahlaam Hayle heiwiwuwueieueieiwow4ie
@mcschannel9912
@mcschannel9912 6 лет назад
Ayuun boo ooyi karaaa
@suuxaaye416
@suuxaaye416 5 лет назад
2019
Далее
Fake Referee Whistle Moments 😅
00:38
Просмотров 6 млн
Наши дети захватили кухню!
00:59
Просмотров 230 тыс.
ABDULQADIR SANKA Heesti Caashaqa Huqdiidsiyo
5:52
Просмотров 177 тыс.
abdiqadir Sanka Sahra Ceeblaay
8:37
Просмотров 525 тыс.
Cabdi Ismaciil Beele l Heesta Dunidda
7:34
Просмотров 889 тыс.
Heestii hurdo kama bogtoo
6:32
Просмотров 1,8 млн
Heesta Onkod - BOQOL - Hees Qoran
5:57
Просмотров 10 млн
Idaaya
8:02
Просмотров 3,3 млн
Layla - Nuradin Ahmed
7:06
Просмотров 448 тыс.