Тёмный
Ilyaas Mahamed
Ilyaas Mahamed
Ilyaas Mahamed
Подписаться
Magacaygu Ilyaas Mahamed, deggan dalka Sweden. Soo dhawaada dhammaantiin
Heestii Gamaayee
8:27
8 лет назад
Magool  Afrikaay Horudooy
4:38
8 лет назад
Indho Caashaq By Cabdulqadir Sanka
3:29
9 лет назад
Heestii Mooshinka 2014
2:33
9 лет назад
Ilwaad England 2014
6:41
10 лет назад
Arligaygow by Osman Qays
8:31
10 лет назад
Комментарии
@MohmedWardi-vb9fz
@MohmedWardi-vb9fz 4 дня назад
Alle yaraxma bal codkaa eeg io laxankaa hibo fan haduu qof leeyahay capdiqadir baan u dayay alle yaa raxma codkisu xabeeb ayuu laha qof kasto xabeeb leh waa cod macan yahay lkn isaga waxa u dheera sag saag ayuu galin jiray oo cod kisa wuu ka booda bartay ilhow fardowsa ku casuun ameen 😢🤲
@mrjamaltawakal2496
@mrjamaltawakal2496 6 дней назад
Length maxamed nuur giriig
@ahmedessa6074
@ahmedessa6074 9 дней назад
Erayaddi cabdi adan xaad qays
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 9 дней назад
Riwaayadii hadimo ku jirtey ee abwaan hadraawi
@abdikadirAbdikadirahmedhasan
@abdikadirAbdikadirahmedhasan 10 дней назад
2024❤
@PAAPA1998
@PAAPA1998 12 дней назад
2024😢
@xogbaahiyemedia3738
@xogbaahiyemedia3738 22 дня назад
Axyaa fanaan cabduqaadir sanka codka iyo laxanka waxaan loo dhigi karin
@maxamedsiciidgeelle186
@maxamedsiciidgeelle186 24 дня назад
Heestan waxa dhagaystay aniga oo jooga banka aroori ee gobolka togdheer goor galab ah aniga iyo asxaab runtii heestay waxa na xasuusisay inqilaabkii dawladi kacaanka .
@keewaaAniwaa
@keewaaAniwaa 24 дня назад
27/9/2024 hees wey dhaaftay tan aun maxamed giriig😢😢😊
@barkhadindho
@barkhadindho 29 дней назад
Axyaa hees
@Abdirashedmohamud
@Abdirashedmohamud Месяц назад
Waxaan ahay nin dhalin yarinimo jacayl kudhacay isago wadan kale wax barasho u aaday 2016 kedib dhaawici kasoo gaadhay noloshisi is bedeshay ilaa maanta dhaawacan 18/09/2024 3:30am 😢
@Ayana120-p3k
@Ayana120-p3k 25 дней назад
Mid ka wacan baad heli walaal❤
@SabiriinAhmed-g1h
@SabiriinAhmed-g1h Месяц назад
17 sep 2024 aa dhagesoya heestan manta iigu horeso 2 sano kadib aya comment kaan usoo laba marka qofkan rabe is hanano❤ hada 8ga dambayso like isaar
@naima5387
@naima5387 Месяц назад
Indha caashaqo gacal ooyayyo ilma seraya aragaga rabee 😭💔 maad ilowsanthy
@IfraxAcmed
@IfraxAcmed Месяц назад
Heestan adunkan ugu jecelhy angoo yar ban dhegesan jiry wagaa miibadn jogy dankaa hadal ku jiromiimiri ban kaa dhegesan jiry sidee maan uu arag lakin niyadeyda mar may kaa bixin lakin cawa oo ay tahy 2024 /9/ 15 / haben isnina ban ku qorty ruuntii way iso baxdy ruuntina weel ban ku xalya cawa😂lakin qoofkii hestan uu firsda bun baa deremya micneheda😭😭🌹
@FarahMohamed-ll5uu
@FarahMohamed-ll5uu Месяц назад
15/9/24 Somewhere in Northwestern Kenya Turkana county 😢😢😢 Am broke for Almost 2yrs and half Anyway great moment my great Somali pple❤❤❤❤❤
@Sidiiq-p2r
@Sidiiq-p2r Месяц назад
5 hr kahor ayad comment ka qortay sidayda miyad tiktok uga timid heesta
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 Месяц назад
Indho caashaqo gacal ooyaya, Legends never die Aun Abdiqadir sanka 💔.
@sidiqhassan5426
@sidiqhassan5426 Месяц назад
qisada hestaan mala hela ina defestaa jiclaa
@mushtaqabdiqani5512
@mushtaqabdiqani5512 Месяц назад
Oov yaa hees😢❤
@MukhtaarSiciidaadan
@MukhtaarSiciidaadan Месяц назад
Anigiyo gu aygiyo gugusha culownu gawsaha fartaydi anigun isgaranay ayan xubin kaguste
@MukhtaarSiciidaadan
@MukhtaarSiciidaadan Месяц назад
Suw gurti ankacay warkilays magadhsin
@mursalmaxamedmuse6237
@mursalmaxamedmuse6237 2 месяца назад
Waa hees mirqaan abaheed wasto Anay yarban cunayayo mirqanku ku saxaya😂 Asxabaay like ta isara
@kolyeedh1
@kolyeedh1 2 месяца назад
Maxamed nuur giriig Aun wuxuu kamid ahaa fanaaniintii ugu codka macaanaa 😢
@CabdifataaxCyarw
@CabdifataaxCyarw 2 месяца назад
Faaarax good
@NuuradiinSaleeban
@NuuradiinSaleeban 2 месяца назад
caawa 11 / 8 2024 waxaan xasuustay waagii aan yaraaa xoola laydiri jiray ayaan dhegaysan jiray anigoo ku noolaa balidhiig caawana waxaan jooga tiyaatarka burco waanku mirqaamay heestan
@Axmednuur160Nuurdeew
@Axmednuur160Nuurdeew 2 месяца назад
Maxamed nuur girig ilahy haku naxariisto wll😢😢
@kolyeedh1
@kolyeedh1 2 месяца назад
Aamiin wll 😢
@Zantoz34
@Zantoz34 3 месяца назад
Who is watching 2024 Fri tarexe 19 July 15:34 xasuus next 3 years inshallah God willing ❤
@heykalcadeofficial7359
@heykalcadeofficial7359 3 месяца назад
2024 July Canada Ayan hestan kaligey Ku dhagaysanayaa saqdadh habeenimo aniga oon
@nalkakadiye7800
@nalkakadiye7800 3 месяца назад
Oh yaa xasuus
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 4 месяца назад
Heestani waxay ku jirtay riwaayadii caanka ahayd ee HADIMO ee uu Alifay Abwaan Mohamed Ibraahim Warsame Hadraawi Laxankana waxa saaray AHUN Ustaad Bashiir Xaddi. Codkuna Waa Mohamed Nuur Giriig RABBI Naxariistii Janno hawgu wada deeqo dhammaantood Aamiin Yaa RABBI.
@ibraahimdhibyare
@ibraahimdhibyare 4 месяца назад
Waaah waah ana sidoo kle ma gilgilay gadhkaygii
@xuseennuur1576
@xuseennuur1576 4 месяца назад
Fananka kaliya an 13 sano aqano farax murtile
@abdicasiisyusuf5808
@abdicasiisyusuf5808 4 месяца назад
waxan dhagaysanayaa heestan goor galab ah in library of kutahya university ( dumlupinar kutuphanesinde bu serki dinliyorum) turkiye, casarliiq xiisadaha iyo waayuhuba adagyihiin qofkii iigu horeyey ee aan ka maqlaa wuxuu ahaa shoodhadhkay jamac xayir from beerweeso . inbadana waxan ku dhagaystay karamaan siiba siigo dheer iyo aageeda waagaan geel jirahah ahaa. waahaya aduunku yaab badanaa
@Kinghero616
@Kinghero616 6 месяцев назад
2007 muqdisho jaceylkeyga kowaad gabadhi dugsiga aan wada dhiganeynay ee igu adkeynjirtay ayan heestan uqaadi jirey long time ago😢😢😢
@Cabdulaahihuseenali
@Cabdulaahihuseenali 6 месяцев назад
Ruux wax jcl Aya daraami Karo ❤
@Kinghero616
@Kinghero616 6 месяцев назад
Haa wlhi 😢
@ibraahinmaxamuud3711
@ibraahinmaxamuud3711 6 месяцев назад
Gawsaha fartaydii anigoon is garnayn ayaan xubin ka goostee ma gil gilay gadhkaygii maka gray timaha badi
@SiciidYusuf-o9f
@SiciidYusuf-o9f 6 месяцев назад
Asc wllo i soo wac
@Maryacalixasan
@Maryacalixasan 7 месяцев назад
Nin fanka kuraxeystay iga dheh
@KhadijaOsman-l4b
@KhadijaOsman-l4b 7 месяцев назад
Adan
@OmarFarah-lc6vr
@OmarFarah-lc6vr 7 месяцев назад
😢😢😢😢😢
@AbdiwahidMahamud-r7g
@AbdiwahidMahamud-r7g 8 месяцев назад
2024
@FadxiMaxamed-j6k
@FadxiMaxamed-j6k 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
@abdirashidtosane4126
@abdirashidtosane4126 9 месяцев назад
Maalintii igu horeyday Sacda 16:04 19,6,2013 xasuus wlhi
@xusni__mubbaarak6129
@xusni__mubbaarak6129 9 месяцев назад
Today is the last day of this year 2023 and tomorrow is the new year 2024 I stell listen to this song it's a Sunday and what time it is 13:45PM
@IsninoHujale-p5r
@IsninoHujale-p5r 10 месяцев назад
Old is old 10 .12 .23 still watching 🎉
@farxaandaahir6208
@farxaandaahir6208 10 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FadxiMaxamed-j6k
@FadxiMaxamed-j6k Год назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@MohamedAhmed-et6gr
@MohamedAhmed-et6gr Год назад
Inta tiktok kaso racdy waa idn salaamy
@sacdiyomaxamuud3399
@sacdiyomaxamuud3399 Год назад
Xasuus malmo qurxun baan dib u xasuusty illhow kuwaaa kujiro igasaaar 😢😢😢😢🤲🤲🤲🤲🤲
@Thegreat-zz6bz
@Thegreat-zz6bz 6 месяцев назад
Allaha qalbiga hakuu qaboojiyo abaayoh 😢😢❤
@Aflaxforexacademy
@Aflaxforexacademy Год назад
Hees taan waxan dhagaysan jiray oo wakhtiga isku dhaafin markan fursad aan ka sugayo suuqa sarifka lacagaha dunida oo aan markaas ku cusbaa🎉😢 ❤
@khadracadaawe5845
@khadracadaawe5845 Год назад
Asc
@ilyaasmahamed6629
@ilyaasmahamed6629 Год назад
Wcs
@cali2119
@cali2119 Год назад
Maxamed nuur giriig alle hakuunaxariisto Ax yaa fanan