Тёмный

INTA KU WAREERSAN HANI ARINTEDA INTAN GARTA 

Ruumi Channel
Подписаться 85 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 33   
@abumaxamed1925
@abumaxamed1925 Год назад
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@dheeman350
@dheeman350 Год назад
Ruumi ka joog arintaan ha ku digan gabadhaan ama wa lagu furi kara ama dhib kala ku gaari karo jooji digashada iyo difaaca ninkaaas naag naag waye oo duleyste eh waliba hadey xanuunsantahay ma ilmahaaga hooyadod naaga ku qeylinayaan caayayaan oo bahdilayan kuma fiirsaden xad yeesha bu oran laha
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Naag xanuunsan baa tahay isa so dawee bisinka naa maxaa ka sheegay gabdha
@dheeman350
@dheeman350 Год назад
Na walaal ma xanuunsani ee adiga Dib isku dhageyso kadib Isla yaab so adiga naagaha gabadhaas caayayay si live eh ku shegayo gabdho wanaagsan
@dheeman350
@dheeman350 Год назад
Aniga runta ku sheegay qufka wu xanuunsankara leysma siisyo aduunke lkn naago iyo nin quf xanuunsan si public u caayay oo xishood lahen maadan no amaanteen teda kale se qof xanuunsan u leedahay ayada sidi narcissistic cml u dhaqmeysa
@Animeedits1348
@Animeedits1348 Год назад
Gabdhan ehelkeeda hadowadaan Somalia 🇸🇴 hakeenan quran halasaro haladajiyo maskaxdedu way daki inshllh ee family ka ka kaabshay duruuf kastabo ha hortagnade
@hindanuux858
@hindanuux858 Год назад
Waa runtaa ruun qaaliyèy garaadka allh ha ku barakeeyo mcnto❤
@SafiyaAdan-y9p
@SafiyaAdan-y9p Год назад
Ayadana ilaahay hacaafiyo miskiinta
@leilamohameda6889
@leilamohameda6889 Год назад
Asc Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
@suhurdiamond7319
@suhurdiamond7319 Год назад
Abaayo hooyo ilmaheeda kama maaranto illahy ha garab galo abaayada ilmaheeda ha usoo celiyo ninkaasna xaqa illahy ha tuso
@queenfatma4193
@queenfatma4193 Год назад
Aniga ahanteyda San uarkay gabadaan aad ujecleed ninkan wey isasisay maseer na wuujira ayada niyad ahanteyda wxay rabtaa carurta in ey islakorsadaan subax kasto Ayako iskufaraxsan islasokacan
@khadracali334
@khadracali334 Год назад
Ilaahay ha caafiyo
@SafiyaAdan-y9p
@SafiyaAdan-y9p Год назад
Kugu rayi baan ahay gabadha dhinaceeda walhi carurta koriintooda waalagu waashaa hadaadan garab haysan allaha nolakoriyee
@minashealthisbeauty
@minashealthisbeauty Год назад
ilaahey ha u gargaaro hooyooyinka somaliyeed meel walbay ku dhiban yihiin. allow ugargaar ... Aamiin
@balahiomar8083
@balahiomar8083 Год назад
Masha allah abaayo waa runta
@itaqillaa
@itaqillaa Год назад
Masha ALLaah Wlaashay Waad dhiig badan tahay
@madinaomar2344
@madinaomar2344 Год назад
Abyo i am agree whith you abyo waa sida aad sheegtay ilmahaan aabahood in uu haayo waa normal lkn gabadhaan culeys bdn baa ku dhacey waxaa ka hoos kacey naago cadaw ah oo soo bandhigayo xumaantooda abyo gabadha waa la weeraray allaha cfyo ilmaheeda wey heleysaa ayagaa berito usoo garab istaaga dad is dhaley waxay ku kala hareen ma jirto sedexeeyaha ayaa jabaya
@carfiabdi3987
@carfiabdi3987 Год назад
Abaayo gabadhan iyada midhaha timi ilahay hacaafiyo
@dheeman350
@dheeman350 Год назад
Duleyste naag naag ilahow noca haku imtixaanin gabdhaha jilicsan oo jaceylka indha tiray
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 Год назад
Hadii aanay jaclay maxaa dhayker ayaa loo ogol yahay baar taym may soo shaqaysati oo shaydanka iska saarto iyadaa dayacan oo nafteedii ilawday ale ha usahlo hadii aanay sirxanayn
@-farhia
@-farhia Год назад
Gbdha dad maleh Miya walid Ked iyo walalahed hadey unol yihin Quraan hasaaren ninkana Allaha cadaabo xaranka
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Год назад
Ilahow u gargar cafimad taama ha siyo amiin 😊
@deqaahmedi1338
@deqaahmedi1338 Год назад
Hada ka hor waxan daawaday gabar deris la aheyd oo ka sheekeyneysa waxay tiri waxan arki jiray hani oo bannaanka intey ka soo daba boodo iyadoo bilaa gabasaar ah tiraahda aboowe ha iga tagin isaguna uu laad isaga reebo ayaan arki jiray bey tiri, marka taasi waxey cadeyn u tahay inu abuse ama abiyus ku hayay iyaduna ay aad isugu duleysay.
@ruuney7083
@ruuney7083 Год назад
iillahy ha cafiyo gabdhas
@somalifood6935
@somalifood6935 Год назад
Ninka iy ilmahay isku rabtay ilmaha kaliya marabto
@ayanhussein4164
@ayanhussein4164 Год назад
Ilahay ha caafiyo
@Umuahmed143
@Umuahmed143 Год назад
Tallo wanaagsan aan siiyy Hani soo daawada please isoo booqda walaalayaal 😢
@ubaxmacoow3730
@ubaxmacoow3730 Год назад
❤❤❤❤😊😊😊😊
@samarhasanmohamed2820
@samarhasanmohamed2820 Год назад
hani hais daweyso warqado caden dhaqtr hageyso maxakamada wlhi wey ka guleysen
@ilhanmohasuleyman4568
@ilhanmohasuleyman4568 Год назад
masha.allah quruxey ❤❤
@habiboisaak9409
@habiboisaak9409 Год назад
Idinkodhan waxba maogidine iska amusa maladu maficna
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Lakin wax qarson ma jiraan
Далее
Maaraynta Dakhliga Shaqsiga
13:16
Просмотров 2,8 тыс.
DIY Pump Solutions
00:18
Просмотров 1,5 млн
Naftada U Tasho😡 Nin Haka Dacwon Malin kaste
17:26
SHEEKO TIME IYO SIDE JADWALKA KU SAXDA👏
12:12
Просмотров 20 тыс.