Тёмный

Is barbar dhig kee baa waxqabad fiican maayir Mooge iyo maayir hore Solteco? 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 3,4 тыс.
50% 1

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Опубликовано:

 

7 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 25   
@NimcoFf
@NimcoFf 13 дней назад
Solteco nin fashilmay buu ahaa reer hargaysow mooge ilashada qaybyaalad yaynaan ku tagerin nin xun anoo cm baa lwh sidaas ❤
@musaali-dk8cq
@musaali-dk8cq 13 дней назад
isbarbardhiggu sidiisaba ma fiicna, maamul kastaaba wax buu qabtay, kan danbena kan hore ayuu wax kusii daraa, midba waqtigiisa iyo duruufihiisa ayuu leeyahay.Cadulkariim wax badan buu qabtay, waan u duceeya, balse maaha manaheedu inaan kuwii hore dhalliilo.
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 13 дней назад
naaguhuun baa wax isku dhererin jiray ragii baa bedelay hada
@SomaSooooda-dm7vs
@SomaSooooda-dm7vs 13 дней назад
Solteco hargayisa wuu lahadhaye waana dabici kii waxa qabtayana inaa laasheego kii waxabaan qaban fatta lagu fiiqo Wana xaqa sidasa ee sido ilhaye inu sheegaye daadka inta badan xaqa MA jeclaa
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 13 дней назад
@@SomaSooooda-dm7vs wax matare ma jiro khasab wax wuu qubtay reer Somaliland waa madax dooda cuna maayar kooda cuna burco sidaas bay maayakii yimaadaba u eryadaan oo ugu kacaan
@cabdininwanaagsan3827
@cabdininwanaagsan3827 12 дней назад
Ina Mooge Shaqada Dhulka waxba kama yaqaan Cabdirahman Soltelco Wakhtigiisi Isqabsiga Dhulku aad iyo aad ayey yareyd ama mayjirinba lagumana gaadhayo . Cabdikariin wuxu kaga fiican yahay Tayada Dariiqyada Laamayyada xaga isna laguma Gaadhayo
@sharmaakhecisman8878
@sharmaakhecisman8878 12 дней назад
Ay guulwade ah ayaa tahy haku waso ina mooge
@SomaSooooda-dm7vs
@SomaSooooda-dm7vs 13 дней назад
Solteco hargayisa wuu lahadhaye
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 13 дней назад
Soltelko. Isagoo macawis xidhan ayuu nala fadhiistay star meherad agteeda ah.markii la sameynayey wadada, geesi deeqsi ah ayuu ahaa.masaakinta wax u dhiiba.xitaa waxan garanayaa engineer reer jabuuti ah ayuu kontrado siiyay wax qabad sax ah.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedismail201
@ahmedismail201 13 дней назад
Nacas doqon ah ayuu ahaa.
@ibnubacays8063
@ibnubacays8063 13 дней назад
Maxa isu keenay waa haben iyo maalin siday isu yihiin alleh na wa u jeeda dadkii cunay cashuurta masakinta xisaabina akhiraytaala subxnalaah😢
@1962yusuf
@1962yusuf 12 дней назад
Afkaaga caana-geel lagu qabay. Asc
@moderninformation7931
@moderninformation7931 13 дней назад
Walaahi midna isku qabiil ma nihon lkn la isma barbardhigi karo
@SomaSooooda-dm7vs
@SomaSooooda-dm7vs 13 дней назад
ilahaye kii umada lugooya haa kaa soo sari
@inacarab2353
@inacarab2353 12 дней назад
Marka horeba maayor mooge in aad barbar dhigtaan maaha sacii solteco
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 13 дней назад
Waar iidoor ku dayda ninka fiican oo waxqabadka leh weligiin waxaa raacdaan ninka xun waxaasina waa qayaalada idin waashay baa rabtaan
@NimcoFf
@NimcoFf 13 дней назад
Yaa ku dirsaday
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 13 дней назад
Haduu Maayar nimada ka soo baxo ayuu buro sidaa.ilaah bayna dilayee.soltelko wax qabad uu sameeyay markhimaati Baan ka ahaa ninba intiisa sheeg.
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 13 дней назад
Ninka fiicam doorta caqli yeesha oo iska daaya cunfiga qabyaalada xumaanta cadawga kudaha cadawga dibada waxaasa ku waalateem iidoor
@sharmaakhecisman8878
@sharmaakhecisman8878 12 дней назад
Waar ina mooge waa cunsuri
@user-ln7dh7sk7s
@user-ln7dh7sk7s 12 дней назад
Kkkkkkkkk maayar shaqo isii weeyi xaalkisu
@sharmaakhecisman8878
@sharmaakhecisman8878 12 дней назад
Daba dhilif jiciir oo mudo dheer moyer ahaa muxuu qabtay kaasiba ciidagale ayuu ahaaye
@zahrayonis6553
@zahrayonis6553 13 дней назад
Ina moge 👎👎👎👎👎👎
@SomaSooooda-dm7vs
@SomaSooooda-dm7vs 13 дней назад
Huwan hormarku dhibayo
Далее
Parents' Breakfast Rescue Mission for Laptops
00:28
Deeqo Afro o Faarax murtiile U  E H   geenyo sool Watan
18:43