Тёмный

Isbuucyadii Lasoo Dhaafay ! 

Hosow Pro
Подписаться 468 тыс.
Просмотров 30 тыс.
50% 1

GOAL-ka Xiga 500K Subscribers - Mahadsanidiin
Halkaan Ka Iibso Cashirada :
Booqo Website-keyga :
Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
My Facebook Page : search/top?q...
Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com/@hosowpro?lang=en
Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
wide lense : amzn.to/37J7UrY
favo lense : amzn.to/3e0X7KR
camera bag : amzn.to/3mxGWIh
camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
lense 2 : amzn.to/2JashEq
ND filter : amzn.to/2HDHDAS
gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD RU-vid KU BILAABI KARTO
Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
monitorka : amzn.to/37IOq6P
macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
speakers : amzn.to/3oyCLOb
nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
memory card holder : amzn.to/34vx3o4
Qalabka CODKA - AUDIO
microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
voice recorder : amzn.to/37KGqlV
mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
reflector : amzn.to/37Y0vp9
light gel : amzn.to/3dZgjsu
MUUQAALO XIISO LEH
CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Кино

Опубликовано:

 

22 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 190   
@ogaansho
@ogaansho 15 дней назад
Soo laabasho wanaagsan Mr Osman , shaqda xorta ah ee muuqaal samaynta way ka dhibadantahay shaqada caadiga ah 🙂
@SakaiFaarax
@SakaiFaarax 15 дней назад
😊😊
@HassanNoor-zg6sq
@HassanNoor-zg6sq 15 дней назад
Thanks bro
@umusuleym9441
@umusuleym9441 14 дней назад
Wa marki ugu horeso aan arko omar o comment bixinaayo ani wexe ila thy omar ina kasaayo mana awaano waxa ka eheen ina youtbkiisa ib mudo ah ku xirenhy
@hodoabdi7082
@hodoabdi7082 14 дней назад
Omar insha iyo Osman wxy ka siman yihin u hdlka qaab xor ah keep going
@hosowpro
@hosowpro 14 дней назад
Aahey Ustaad Omar, waa runtaada tii oo lagu daray mas’uuliyad reer iyo nolosha galbeedka 😂 Mahadsanid.
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 15 дней назад
Welcome Back Osman Ilaahey haku ziyaadiyo Caafimadka
@luqmaan753
@luqmaan753 14 дней назад
Aaamiin
@hosowpro
@hosowpro 14 дней назад
Amiin walaashey Nasra, Mahadsanid
@EngYuyu
@EngYuyu 15 дней назад
Soo noqosho wanaagsan mudane Hosow, waa runtaa oo shaqada aan ku jirno waxay u baahantahay inaan xakameyno oo aan caafimaadkeenna mudnaan gaar ah siinno, anigaba kula mid ayaan ahay oo 4tii bil ee u dambeysay xaalad caafimaad oo aad u adag ayaan galay sabateeda ugu weynna ay ahayd stress ka shaqada iyo inaan goob walba ku shaqeynaayay, allaha caafimaad taam ah hana siiyo naguna amaansado xirfaddan aan ku jirno. Caafimaad taam ah bro. 👋
@hosowpro
@hosowpro 14 дней назад
Waa runtaada, waan xusuustaa markaan Muqdisho joogay xaaladaad gashey. Insha Allah waan dadaaleynaa
@soljaman7926
@soljaman7926 14 дней назад
" Sxb Cibaadada waqti kufilan kubixi hadii aad rabto in qalbigaagu xasilo daganaan neh aadareento "
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i 15 дней назад
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
@farhioyusuf603
@farhioyusuf603 15 дней назад
Abowe alaha ku cafiyo runti waxasi wa dhac AN wana dhicikarta koley ilahay hakuwafajiiyo sida ugu fiiican e ad isku oganlehed cafimad ka waqai waxey ila tahay waqtifiica ina ifahantay . Kudadal xijabka qurana isa sar marqalibo ayey tahay ina qurabka aqriisano marka Alaha ku cafiyo Amin yarabi
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 15 дней назад
Alle ha ku caafiyo nin walbana meeshii ka ooman yahayna Alle ha ka waraabiyo.
@XaldoonTv
@XaldoonTv 15 дней назад
Caafimaad Taam ah Allah ku siiyo Walaal Qaaliya🤲🤲🤲🤲🤲
@zahraabdi5339
@zahraabdi5339 15 дней назад
Ilaahey ha kuu siyaadsho naftaada ha ilaawin
@fay6834
@fay6834 15 дней назад
No bad brother horey u soco
@missshukriwaare5472
@missshukriwaare5472 15 дней назад
my favourite RU-vidr, waa ku salaamay Hosow bro.
@hanideeq8019
@hanideeq8019 14 дней назад
Welcme back bro allaha ku caafiyoh❤😢
@fartundhaqane3372
@fartundhaqane3372 14 дней назад
ILAHAY SUBXANAHU WATACALAA haku caafiyo cafimaad taaam ah ILAHAY haku siiyo Quraan aqris badan samey Adkaarta iyo ducada ha ilaawin insha allah Waana kuso duceynayaa insha allah walal somaliye aan taagero ayaa tahay Manta waa isniin waan somanahay waan kuuso duceynayaa insha allah culeyska ku saran ILAHAY hakaaa dul qaado dambi dhaaf ALLE haka dhigo waxaa soo martay amiin yaa RABBI . Thnks
@alsal24sports87
@alsal24sports87 15 дней назад
Welcome back zxp we miss you baraamishyadadii dhacdooyinka uxiisnay ❤
@Hamse0
@Hamse0 14 дней назад
Waxaan rajaynayaa inaad comment gan arki doonto HAL talo ayaan kugu darsan lahaa u can try it maybe it will work for you iskuday in aad tijaabiso in aad hire garayso qof cameraman ah just for 2 monts ( parttime) si aadan hawsha ama culayska kaligaa aadan isku saarin andere you can motiviert eachother😂
@abdilahito
@abdilahito 15 дней назад
Wllkey waa dabiici(Normal) inaad sidaa dareentid. Wakhti qaado kuu gaara. Isku day inaad cidkale shaqaaleysid oo waxyaalaha fudfud aad u igmato. Waxwalba adigu ha isku taxaluujin: waxaad u aragtid in ay muhiim tahay usoo gudbi bulshada, adigoo fikirkaaga ku ladhaya. Guuleyso waligaa, Garaad kor Intaad nooshahey.
@wadani-jema
@wadani-jema 14 дней назад
MR HOSSOW COME BACK STRONGER AND STRONGER
@saed_abdrahmn
@saed_abdrahmn 14 дней назад
Soo laabasho wacan ustaad ❤
@Hayaan_21
@Hayaan_21 13 дней назад
soo labashon wanagsan sxb, talo hadaan kugu darsado waxaan ku dhihi lahaa outsourcing inaad shaqadaada ku samayso. tusaale qaybta editing ka inaad qof shaqaalaysiisato somali ama inidian labadaba waa la helaa. mudo 2 sano ah ayaan la shaqaynay qof youtuber ah sidaada oo kale ugu daalay shaqada kaligiis ah qaybta editing ka iyo scriptwriting ka ayaan u qaaabilsanaa alxmd isagii culayska wuu ka yaraaday anigana khibrad aan ubaahnaa ayaan ka helay.aniga ahaan hadda youtube iigaar ah ayaan bilaabay almost 6 months ku jiraa lkn culayska aad ka cabnayso waan dareemoyaa inaad kaligaa flim soosaare oo kale nooqto dhibkeeda ayay leedahay. marka sxb adigana waxaan kugula talinayaa in shaqadada qayb inaad outsourcing ku samayso sida editing ka iyo scriptwriting. ilaahay hakuu fududeeyo walaal.
@ST4RCOOKIE
@ST4RCOOKIE 13 дней назад
Caafimad Allah ha ku caafiyo in Shaa Allah 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@raxmaabokor410
@raxmaabokor410 15 дней назад
Alle ha ku cafiyo wllo
@____Cumar____
@____Cumar____ 14 дней назад
Alx soo noqosho wacan sxb❤ Diyaarinta muqaal qurxoon hawl adag ayaa ka dambaysa💯
@cabdiquduusbinuaxmed8003
@cabdiquduusbinuaxmed8003 15 дней назад
Sir yar baan kuu shegaya xiliyada qaar salaad tuko shaqada niyada kasar kadib al baqra shido tasbiixso nefis
@noqoakhriste1281
@noqoakhriste1281 14 дней назад
Welcome back hosow pro
@ahmedlabagolle
@ahmedlabagolle 14 дней назад
Allah haku caafiyo walal Osman
@GeelJire-ns6tp
@GeelJire-ns6tp 13 дней назад
Welcome back pro illhy cimri dheer iyo cafimad kusii
@user-lf9ms6rt6h
@user-lf9ms6rt6h 14 дней назад
Allaha ku caafiyo sxb hosow waxaa rajena ina nabad ku soo noqto
@Haffyy
@Haffyy 14 дней назад
Hosow my favorite RU-vid ♥️💯💯alle cafimadka haku siyadsho
@maryancali9757
@maryancali9757 14 дней назад
Illahay haku caafiyo howlahagna hakuu fududeeyo
@cabdirizaaqaadanyamani2343
@cabdirizaaqaadanyamani2343 14 дней назад
Alx so laabasho wacan wll osman
@mohamedabdalla7811
@mohamedabdalla7811 15 дней назад
welcome back bro hosow🙏
@dailycontent3955
@dailycontent3955 15 дней назад
Wll hosow Allaha ku caafiyo caafimaad taam ah allaha ku siiyo
@user-hb9qy2xv6w
@user-hb9qy2xv6w 14 дней назад
Sxp illahay Haku caafiyo caafimaad dhamaystiran aamin aamin
@Inaxaji8877
@Inaxaji8877 14 дней назад
Ilahay haku ziyafiyo cafimadkaga wllken wa ku faraxsanhy soo labashdada☺️
@amiirahassan8937
@amiirahassan8937 15 дней назад
Allah ha ku sahlo abwe hawshaada culayskana Allah ha kaa qaado
@faisaahmed2840
@faisaahmed2840 14 дней назад
Scw mansha Allah nabad ku so noqo adigo nabada ilahay haku xiftiyo insha Allah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@saharwafa7539
@saharwafa7539 14 дней назад
Allaha ku caafiyo
@qadribashi3790
@qadribashi3790 15 дней назад
Cafimaad sariic ah walaal hosow Allah idamkii
@nimosuleiman
@nimosuleiman 15 дней назад
Welcome back bowe shikhsiyaad an tageero bad ka mid tahay sida somalidu wax u duubato ma tihid
@bamiiman8891
@bamiiman8891 15 дней назад
Wan ku saray ❤❤❤ bari ayaa hooyada u tahay
@updallakheyre4729
@updallakheyre4729 15 дней назад
Ustad so noqosho wanagsan allah haku cafiyo cafimad tam ah insha allah
@Free_Man143
@Free_Man143 15 дней назад
Welcome to back brother ❤
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 15 дней назад
Alle haku caafiyo wll❤
@anamuslim8896
@anamuslim8896 15 дней назад
Wll Culeys walboo kusaaran allah hakaa qaado danbi dhaafna ha kuugu badalo.
@mohamedosmanabdullah218
@mohamedosmanabdullah218 10 дней назад
Osman Hasan hosow pro waan ognayahay inaad hawl badan muuqaal samaynta ka marto sxb caafimaad badan Ayaan kuu rajaynayaa alle Haku caafiyo waxaad tahay suxufi dhex dhexaada oo Madax banaan guulayso Insh Allah
@hamdibashir9490
@hamdibashir9490 15 дней назад
Walalkay asc marka uhoreyso adiga asaxabta marka xigto allaha kusiyo cafmad sarec ah cafmad wanagsan allaha kusiyo wlh ana kula qabo waqti kasta waxan darema dal hurdo cajis wan shaqeya waxabo igu daran shaqada anbbilabo hurdo imaneyso manti 10 tems wa lagu qeliya but nothing change xata hadalka dadka dhibsana kaligay mel jogo raba hoyo ahay ilmo ijoga xata ilmahaa wax ina uqabto wadhibsana
@samiir143khadar8
@samiir143khadar8 14 дней назад
Akhriso ayada suratul baqra udambeeyo iyo qulwale birabil falaq birabinaas iyo faataxa daaim intaas Allaah haku caafiyo
@abuqudama4061
@abuqudama4061 14 дней назад
Isku day in aad maalinkasto quran akhriso inshaaalah waxaad dareemi dontaa deganaan iyo jawi degan
@hashimabdullahi7714
@hashimabdullahi7714 15 дней назад
WalalkeeN Allaha Kula garab galo o iLahay na haku Caafiyo ee adna isku dadaal oo isku roonow
@bakarbulshawi9007
@bakarbulshawi9007 14 дней назад
Welcome back Legendary Osman hosow❤❤
@sumiyaladan8062
@sumiyaladan8062 13 дней назад
Illaahay hakula garab kalo wllo hawshaad wado ,caafmaad cimridheer ito cibaado suubana alle hakusiiyo❤
@abdihakimayanle2121
@abdihakimayanle2121 14 дней назад
Nasniimo qofku inuu qaato aad bay muhim u tahay ustaad waxa ku rajayn kabasho deg deg ah waqti naftaada siii Fasax qaado waxana kugu darsananayaa inaad thyroid iska baarto.
@muxsincade2520
@muxsincade2520 14 дней назад
Welcome back ustad hossow
@user-cl7gn8pz4r
@user-cl7gn8pz4r 14 дней назад
Alaah ha kucaafiyo walal waxan umalayni il baakuhayso
@anabosman7722
@anabosman7722 14 дней назад
Masha allaha keep going wallaky
@rajorumeyn6633
@rajorumeyn6633 14 дней назад
Welcome back
@Playlist_top10
@Playlist_top10 15 дней назад
Xaqmahan inad labo isbuc iska moqnatid wandalay san u firinayay janalkaga malinkista 😂 taliye oda noga so qaad video yasha ❤
@Playlist_top10
@Playlist_top10 15 дней назад
Allah kucafiyo ❤❤ ano daban muqalka ayan komenti
@farhiyahasan7259
@farhiyahasan7259 14 дней назад
Allaha ku caafiyo atkartana badi insha Allah
@hinowdoolo6583
@hinowdoolo6583 14 дней назад
Inoo fcn yahay caadeyn uma baahna🤞🏽🤞🏽✊🏽
@cabdinaasir5493
@cabdinaasir5493 14 дней назад
Welcome back ustaad❤
@user-cl7gn8pz4r
@user-cl7gn8pz4r 14 дней назад
Iscilaaji
@MaxamuudSaleebaan-rf7yj
@MaxamuudSaleebaan-rf7yj 15 дней назад
Ale xaladaha hakuusahlo zxb
@noqoakhriste1281
@noqoakhriste1281 14 дней назад
Alxamdulilah cala ku xaal
@user-ns3vp2sy5f
@user-ns3vp2sy5f 15 дней назад
illahy haku sahlo shaqadada wlhi howl bad bulshada uhaysaa si qrx badan ban udawana muqaladada lkn ma ogin dhibtaa kaso martit waa dhib inad xog raadiso inad oo ad hagaajiso adiga un baa daremi kara illahy haku cafiyo waliba mad aad ku warto adi iyo intii dhigaa ah iyo familkaba💗🤲
@MuunadMedia
@MuunadMedia 15 дней назад
Allaha ku caafiyo wll
@ziabeauty8830
@ziabeauty8830 14 дней назад
Ilaahey haku cafiyo wall Culeys walbo ku saarana ilahey haka dulqaado
@abcoramos470
@abcoramos470 15 дней назад
Video yadaada zxb aad ayey u wanaagsan yihiin Lkn Sheekada ayaanad hore u balan Ok dhawaad 3 min ayad hordhac an muhiiim ahay aad Ka sheekaysaa
@AbdirahmanCboy
@AbdirahmanCboy 12 дней назад
Welcome back bro
@abdirahmandekow8525
@abdirahmandekow8525 15 дней назад
Welcome back brother 👊
@Sarreye
@Sarreye 14 дней назад
Caafimaad iyo cimri dheer
@noqoakhriste1281
@noqoakhriste1281 14 дней назад
Hosow pro waa dareemi karna ilahay garabkaga ha galo
@Hanad_Graphics
@Hanad_Graphics 15 дней назад
Zhp Osman editingka iyo barashadisa nagaga caawi xogo badan ood ka hayso inshallah
@AmoulMostafa
@AmoulMostafa 15 дней назад
Keep going bro❤
@MaryamoMizaa-sr9ph
@MaryamoMizaa-sr9ph 14 дней назад
Cfmd allaha kusiiyo wll hosow pro runtii malmahan waxan uxisnay barnamijyadadii qurxoona solabasho wacan😊❤
@engabaabala6843
@engabaabala6843 15 дней назад
We miss bro ❤ Allh ku caafiyo bro 🤲❤
@abdulahiconsulting
@abdulahiconsulting 10 дней назад
Way dhacadaa Hoosow, hadeer ha kor anigoo Romania jooga 2022 shaqo stress badana ka shaqeeyaa ayaan hal habeen soo kacay anoo dareemsan inay wax iga khaldan yihii, deadlinekii waan mis gareeyay, Cuntado xumo (Coke iyo Yoghartn iyo rooti qalalan waxaan ahayn waan diiday lol), waxaan sameeyay inaan shaqadii ka resign garaysto within 2 weeks, kadibna soo laabto oo environmentiga badasho.
@anasfati
@anasfati 14 дней назад
Adaa mudan shb
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 14 дней назад
Welcome back my brother Hosow pro❤🙏
@Xaadqabaaze
@Xaadqabaaze 14 дней назад
Welcome back ustaad waad naga raagtay🥰
@mohamednourmohamed244
@mohamednourmohamed244 15 дней назад
Waxas wa ilbani aadam surutul baqra aqriso subaxdi
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 15 дней назад
Allaha kucaafiyo wall
@maxameddyd
@maxameddyd 15 дней назад
Masha Masha
@SICIIDGAALERI
@SICIIDGAALERI 14 дней назад
NIN QOFKA UU CABIRO DHIBKA HAYSTA AYAABA AH KARTI ANIGUHADAAN XALAD ADAG GALO DADKA UMA SHARXI KAROO INAAN AMUSAAN ISKU DAYAA 🦁🫡
@munonuune5013
@munonuune5013 15 дней назад
Hosow we miss you wlhi
@Abdishakur_Hassan
@Abdishakur_Hassan 15 дней назад
Meeqo jeer ban kor imaaday profile kaga si an u hubiyo ina so labatay mi role model guleyso ❤
@qaaliluul8650
@qaaliluul8650 15 дней назад
Soo dhawaaw wll
@xafisoffical2047
@xafisoffical2047 11 дней назад
Sii fiican ayaa uu fahmay , Rabi haku siiyo cafimad buuxa
@BadriAbdirisaq
@BadriAbdirisaq 15 дней назад
WELCOME BACK SXB
@farihyaadanmohamoud6202
@farihyaadanmohamoud6202 15 дней назад
wallo Aallh haa ku cafiyo amiin amiin ❤❤❤
@HamdiAbdullahi-de9du
@HamdiAbdullahi-de9du 13 дней назад
Caafimad taam ah wll❤
@GalolPro
@GalolPro 14 дней назад
Allah yacafik, Al Uztad KaBiR..
@Hanaddeen
@Hanaddeen 15 дней назад
Welcome back bro. I am glad you feeling better.
@hosowpro
@hosowpro 14 дней назад
Thank you walaal Hanad.
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 13 дней назад
Allaha nawada cafiyo sami
@HilaacMedia1
@HilaacMedia1 14 дней назад
Alle caafimaad ha kuu siyaadiyo wll osmaan
@nimoq1843
@nimoq1843 14 дней назад
Ale ha ku caafiyo
@abshiroomaar5541
@abshiroomaar5541 13 дней назад
Illhey ha ku cafiyo amin yarbi inshallha mashallha xafdullha ❤
@amatallahbintuosman1092
@amatallahbintuosman1092 15 дней назад
Culeyska Alle hakaa dulqaado walaal aan jeclahay hab dhaqankiisa wanaagsan🥰
@mariaabdullahu2338
@mariaabdullahu2338 11 дней назад
Soo labsho wacan osman illahy ha ku siyadiyo cafimadka
@farihyaadanmohamoud6202
@farihyaadanmohamoud6202 15 дней назад
masha Aallh wallo macn hooruscoo ❤❤
@ugaaz
@ugaaz 15 дней назад
😂😂 WELCOME BACK BLOODIE BRO
@samatalis4915
@samatalis4915 13 дней назад
Allaha kuu sahlo hawlaha walaal
@sundusmaha6485
@sundusmaha6485 14 дней назад
Waan xiisney
Далее
The tactic worked 😂#shorts by  Leisi Show
00:26
Просмотров 3,6 млн
Редакция. News: 124-я неделя
52:01
Просмотров 1,8 млн
Sidee Ganacsi Loo Bilaabaa?
18:47
Просмотров 23 тыс.