Тёмный

ISKA ILAALI FAKE FRIENDS | DADKA LABA WAJI LEH | Naz Axmed 

Naz Ahmed
Подписаться 102 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 72   
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
- PLEASE SUBSCRIBE TO MY ENGLISH CHANNEL: ru-vid.com/show-UCHavJHRtHYXotLOWfXgo67Q - SHOP MY STORE ->> www.asliboutique.ca FREE SHIPPING!!!
@omarsaid1750
@omarsaid1750 Год назад
Plz waxban kuweydin isojawab
@omarsaid1750
@omarsaid1750 Год назад
@@shlmhd7386 maya wll waxan shegi gabadha programka wada
@sunshine-vk2xw
@sunshine-vk2xw Год назад
Masha allah sis keep going
@asmamohamed749
@asmamohamed749 Год назад
Inantan waa maasha allah waxay uqalantaa 1m ❤inaan gaadhsiino bc wey uqalantaa please qofka caqliga baden waa la dhiirigaliyaa ee adi ku dhiirigalinaya keep going wll
@sheymaacabdiraxmaan3416
@sheymaacabdiraxmaan3416 2 месяца назад
Nasra alle khayr hakusiyo. markasta waxan dhageysta dhiri galentada waxan kaa codsan in aad nosobadiso dhiri galinta.
@hashashahmed2922
@hashashahmed2922 Год назад
Asc walal dar ALLAH kujeclahay tan kale waxan kugu jecladay matihid qof faana yacnii is amaana waxan nacbahay dadka ayagu is aamaan sidii alaab laxayaysinayo anyway keep going sister
@sunshine-vk2xw
@sunshine-vk2xw Год назад
Dadka is amaana wa bila kalsoni
@ubaxayaan4811
@ubaxayaan4811 Год назад
You deserve 1m support sister 🙏
@rahmaanwarisse3197
@rahmaanwarisse3197 Год назад
Abyo barnaamij muhiim ka hadashay mahadsanid mcnto koray usoco
@mandeqahmed1280
@mandeqahmed1280 Год назад
Abayo nastexo anugu wxaa hda kahor igu dhacy stress xun mrka wan iska ooyin jiray dadkana isma fahmijirin Marka aniga horta hooyo lamasoo Korin oo dad family ah ban lasoo korey so waxaan jeclaa in lay Amaano oo lay dhoho fariid BAA tahy waad qrux badantahay waxaana isku arky ilaa hadana isku arkaa qof karti badan oo aqlaaq wnaagsan allah kumanysty balse dadku waxay ii arkaan qof miskiin ah oo qabow imana jecla mrka yarantydii waxy idhihi jireen miskiinyahy reer badiye iyo wax lamid ah ana cuqdad ban ka qaby ereyadas dhaawac bay iigysanjireen ilaa aan isu mareeye inan ahy waxay sheegayaan mrka hda wxaan jeclahy inaan noqdo qof isku Kalsoon oo is aaminsan mrka sidee naftyda kuheli karaa iso jwb please abayo
@sunshine-vk2xw
@sunshine-vk2xw Год назад
Mandeq dadka kale siday ku arkan muhim maha ee adigu wa sida isku aragto isjeclo
@fadumomohamed3015
@fadumomohamed3015 Год назад
Yes kuu sheeekeeye kaa sheeekeeye hala sheekaysan
@nimcoabdulkadir4226
@nimcoabdulkadir4226 Год назад
Naz is my teacher abaayo waxaan kaa bartay weatlos waxaan kaa bartay qurxinta guriga cambaabur sida lo sameeyo thank you so much
@farhiyajibril8710
@farhiyajibril8710 Год назад
Ty sister intaad nooso gudbisay taloooyinka qurxda badan illahay caqliga ha kuudayo masha allaah💗💗
@hayathassan9618
@hayathassan9618 Год назад
Msh Allha ima dhafo xbbti videosga waan sharegareya keeep going 👏🏻
@umusalman1062
@umusalman1062 Год назад
Masha allah xbbti allaha kubarakeyo adiga & familly thank you💯💯❤❤❤❤❤❤
@coachamal2429
@coachamal2429 Год назад
MashAllah Nas good 👍 job You inspiring me a lot
@mohamedosmanidel7013
@mohamedosmanidel7013 Год назад
Wlh anay ikudhacday saxibaday ruma iya ahayd qofka ukuxun 7sano kadib ogaday 😢
@abdikanigulled3311
@abdikanigulled3311 Год назад
MashaAllaah sidaa isku asturtay Alle sharkasta hakaaka asturob💐
@baxsancabdilaahi7708
@baxsancabdilaahi7708 Год назад
Mash allah dadkayga qaaligaa waxaan idinka codsan lahaa inaad inanta garab istaagtaan si ay sanadkan hadafkeeda u gaadho youtubka dad wax bilaa macnaa soo galiyaba way gaadhaane aan dhiirigalino siday inoo dhiiri galiso
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 Год назад
Asc habo Naz mahadsanid 👍❤
@Hirsi25
@Hirsi25 Год назад
Mansha allah you are a great sister ❤❤❤🌹🌹🌹💯💯💯🤲
@Ali34388
@Ali34388 Год назад
Maasha alaah jazaaka alaah khayr sister that’s good advice thanks for sharing with us 👍
@aishaabdillahi2497
@aishaabdillahi2497 Год назад
This video touches the point lkn sual
@saaraxasanyusuf5235
@saaraxasanyusuf5235 Год назад
Mahadsanid abaayo❤
@aishaabdillahi2497
@aishaabdillahi2497 Год назад
Video aad ayaan ujeclahay queen hada ayan wakhti uhelay inaan daawado 🎉
@abdirashidhussainomar5598
@abdirashidhussainomar5598 Год назад
walaalshii waan ku taageeraa keep going
@sahromohammed149
@sahromohammed149 Год назад
Fathxiya xbbti salaama
@Sarah-oi6gk
@Sarah-oi6gk Год назад
Masha allah
@muniraabdirahman4688
@muniraabdirahman4688 Год назад
Maasha Allah weldone huun!
@hodanmohamedlifestyle
@hodanmohamedlifestyle Год назад
Maansha allaah SI fiican baad u sharaxdaye hno❤️❤️❤️
@sahalhouseabdi693
@sahalhouseabdi693 Год назад
NAZ AHMED. WAN KU SALAAMEY. WALAAL SHEY
@baxsancabdilaahi7708
@baxsancabdilaahi7708 Год назад
Mash allah nasteexo Alla maxaad runta ka hadashaa dadkaa inbadan waan arkay anagoo sanado badan saaxiib moodayay ayaan hada fahmay Way buuxaan waa daf dadkaasoo kale
@nimcoabdulkadir4226
@nimcoabdulkadir4226 Год назад
Asc naz abaayo waad mahadsan tahay walalhi the best RU-vid sabto ah waxaa tahay qofka dadka wax bari kaŕo abaayo video keto diet no soxbadi abaayo week dhaweyd waxaan sameyey 72 hair soonkii ahay only shah solar la aan ah an ku darsaday liin dhanaan ayaan cabaret iyo biyo badan mar Khan bilaabay 83.9kg ayaan ahay 3 days waxaa iga dhacay 3.9 kg .waxaan noqday 80
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Год назад
Mashallah ♥️ warunta walahi dadka nucas ah wabadanyahin shartoda allah namotiya
@Qurbajoog
@Qurbajoog Год назад
I am just here to see if I have one of those or do 😮
@yasmiindhowrsan
@yasmiindhowrsan Год назад
Same here subhanallah I am checking if I have any of those toxic traits in any given way
@ayanmohamed134
@ayanmohamed134 Год назад
Me too
@fahmahajiabdi79
@fahmahajiabdi79 Год назад
Masha allah You are very good person abaayo waa kaaraa
@steffe9051
@steffe9051 Год назад
my mom has all this charactor and people wonder why i dont have good relationship with her i just cant for the sake of my mental healthy
@raqiyaabdiqadir8261
@raqiyaabdiqadir8261 Год назад
Manshalaah Mahadsanid abyo ❤️🥰
@fatmasaid1923
@fatmasaid1923 Год назад
Thanks for your effort and advices nasteha
@hannayahyaawaleh9673
@hannayahyaawaleh9673 Год назад
Thanks quruxxxx
@faatimohamed5401
@faatimohamed5401 Год назад
MashAllh love you dear ❤❤❤❤ aad ban ku taageera kuugu daydaa ❤❤❤
@samatarfarah217
@samatarfarah217 Год назад
Inshallah waa gari abaya
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Год назад
Maashaa allaah wll guulayso
@hamdimohamud2739
@hamdimohamud2739 Год назад
Mashallah Mashallah 🥰 that very true love ❤️ love you Abayoo
@shukricali2573
@shukricali2573 Год назад
Masha allaah sister
@basraabdi6471
@basraabdi6471 Год назад
Keep going Siz Naz🎉❤
@mariya8457
@mariya8457 Год назад
thanks wll naz
@faysaabdirashid4134
@faysaabdirashid4134 Год назад
Waashy mcn icaawi huno waxan ahy taageerahaga
@aishaadam7473
@aishaadam7473 Год назад
Well i dont have friends and i don't even know why i am watching this lol 😂 😅
@sahromohammed149
@sahromohammed149 Год назад
Fathxiyaay somalideena dadkaad kasheekaynayso bay u badan yihiin
@mumtas4994
@mumtas4994 Год назад
Wlshey role model ❤👑
@mandeqahmed1280
@mandeqahmed1280 Год назад
Asc
@samah2558
@samah2558 Год назад
I love you Naz❤
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@sahalhouseabdi693
@sahalhouseabdi693 Год назад
NAZ. WA .QOF .CAJIIB
@malaboqueen8576
@malaboqueen8576 Год назад
Saxibadey dhan wa wada fake wlh🥺🥺
@nimcoabdulkadir4226
@nimcoabdulkadir4226 Год назад
Asc nasteeho RU-vid channel kaga kale waan so arkay subscribe ayaa so saaray dadka kale ma oga
@rahmaali1083
@rahmaali1083 Год назад
Thanks the way you give advice you know in this time no one perfect yeah I have friends and I see their 2fucking faces but tit for tat 😅
@mumtazahmed5463
@mumtazahmed5463 Год назад
Yepp 💯💯 be careful
@rahmaali1083
@rahmaali1083 Год назад
@@mumtazahmed5463 🙏🏾 😊
@saadiahaji
@saadiahaji Год назад
Kwrn narcissist hadu nolasha kulawadhago 😢 incase you see my comment I need reaply😅
@sacdiyanur9243
@sacdiyanur9243 Год назад
Naas wlhi waad fahantay dadka badana
@abduA-db6zr
@abduA-db6zr Год назад
I hate fake friend✅️
@sacdiyanur9243
@sacdiyanur9243 Год назад
Hhhhhhhhhhh wlhi waa runta asxaabta badana shekada iskama dhageystan
@geenyoegal1635
@geenyoegal1635 Год назад
❤❤
@sadiyaahmed2148
@sadiyaahmed2148 Год назад
💯✅
@shaadiyosharaf5443
@shaadiyosharaf5443 Год назад
🥰🥰🥰🥰🥰
@hodancali958
@hodancali958 Год назад
I am the frist today
Далее
CLEANING ROUTINE | NADAAFADA GURIGA... Naz Ahmed
10:03
GENDER REVEAL BABY #2 | MA GABADH BA MISE WIIL?
8:32