Тёмный

Isku Dayga Samaynta Banii Aadam Looma ooyaan ah | Agoontii Roomaaniya . 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 93 тыс.
50% 1

ilaha - المصادر
ultrasawt : 2u.pw/kfhHR0
www.theatlanti...
borgenproject....
borgenproject....
Markuu ninkaan shuuciga ah isku dayay samaynta shacab sidii aaladaha u shaqeeyo ehel iyo qaraabo aanan lahayn .. banii aadam howshiisu kaliye taahy wax soo saar , banii aadam looma ooyaan ah ..
200k oo caruur aabo la’aan ah , muuqaaladooda laga naxaayo , qaarkood ay ku xirnaayeen sariirihii ay ku jiifeen
halka qaarna ay sidii xoolihii xerooyin ku xaraysnaayeen , waxay ku noolaayeen qolal daqsiga iyo cayayaanku buuxiyeen .
waxay dhex dabaalanaayeen bado wixii ay dhigeen ah kaadi iyo matag ah iwl , qaar kamid ah waxay ka sheeganaayeen cuduro halis ah sida indho la aan .. naafooyin kala duwan waligood qof lama uuna hadlin taasoo ah in ayna aqoonin sida loo hadlo
ku soo dhawaada mid kamid ah qisooyinka ugu xanuunka badan qisada dhacdo loo yaqaano agoontii roomaaniya agoontii niikolay chawchisko :isku dayga samaynta bashar aanan bashar ahayn yaa ahlan wasahlan intro ramaadan ..
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 91   
@ogaansho
@ogaansho Год назад
Oooh : commentiyada in aan xiro uma qasdin hadda ayaan arkay in aanan commenti laga bixin karin muuqaalkaan laakiin hadda waa caadi .
@cabdiaadan523
@cabdiaadan523 Год назад
Dhib maleh ustaad
@ParkhathIprahim
@ParkhathIprahim Год назад
Cumar inzhaaro zhp xagee kala soo xidhiidh
@Muureahmed
@Muureahmed Год назад
Maamo adna Aadan cumaraw dubaabay kugu noqotay hadad ka bixi waydo ood Afka ka dhigi waydo qatarna waanu kula joognaa barnamij yadaada Kale wado cumaraw arimahan ka baxoo
@4.5TV
@4.5TV Год назад
Cumaroow edhiiska maxaa sababaay eleen waba yaar yihiin misa baahida iyo nadaa fad la aanta ayaa keen taay
@caashoxasancali52
@caashoxasancali52 Год назад
​@@Muureahmed ma wxd isku dayesaa in aad u hanjabto😏xaywaan😡😒
@salamnalcawdh3574
@salamnalcawdh3574 Год назад
صلو علي منقد البشرية محمدا ❤
@mamehuuno
@mamehuuno Год назад
Golden voice 🎉❤
@sidiiqcabdi7152
@sidiiqcabdi7152 Год назад
My Goat Omer inshar✋🏻
@mohamedabdullahiisse6350
@mohamedabdullahiisse6350 Год назад
Masha allaha ustd omar inshaar
@xasanmaxamed1881
@xasanmaxamed1881 Год назад
Fadlan musiga naga jar dad culimo ah ayaa kugu xiran
@faarax1965
@faarax1965 Год назад
Istusnimadu waa shay aad uxun
@sucaad2
@sucaad2 Год назад
Waan kuula qabaa fakarkaas xasanaw Xeydar iyo faaraxaw wiilka wax xun maba uu sheegine ,intee wax ka aragteen,waadna dulmiseen wiilka ee ogaada
@inaali8861
@inaali8861 Год назад
Subxana Allah markas kuleyihiin xaquqda carurta ilaalina carurtinana anaga idinka ilaali badan
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 Год назад
Ilaahey amarkiis waaba ku raaxeystaa dhamaadka xun ee daalimiinta
@zuusuu66
@zuusuu66 Год назад
Allah ku barakeeyo wll omar❤
@yasirahmed9750
@yasirahmed9750 Год назад
Golden voice
@badrisulaymaani9130
@badrisulaymaani9130 Год назад
Ustaad muuqaal aa ka saartay miyaa jira kii dhibaatada taleefanka ❤
@somfrp
@somfrp Год назад
Cumar inshaar (abu feysal) Sxp hormar wcn
@madiinocalimadiinocali6963
@madiinocalimadiinocali6963 Год назад
Qisadii qandala ibnucaamir noosoo dhig please
@user-vf7sj8gi9x
@user-vf7sj8gi9x Год назад
Cumarow waxa tahay qofka kaliyah ee muqalkisa anigo firsanin saasta aw igaga sohorbaxo an like ta ku dhifto
@im7somali
@im7somali Год назад
Abaalkiisa ayaa lagu sugay✅️ cidkasto waxa aay hormarsato ayee leedahay 💯
@RaadSomaliTv
@RaadSomaliTv Год назад
Waa mawduuc muhiim ah
@aishabadal
@aishabadal Год назад
1M ❤CAMING SOON🎉
@mariamhamza4454
@mariamhamza4454 Год назад
Masha allah
@MohaYare-px4eu
@MohaYare-px4eu Год назад
❤❤❤masha allah ustaad
@akhalif579
@akhalif579 Год назад
Orfaane yaashii shuuciyada dhib waara lahayeeen Nicolaay jejesko na mid daran buu ahaa. Wixi ka harey wadama badan ka shaqeeyaan wali, mahadsanid ustaad.
@hamzaaboubakar8116
@hamzaaboubakar8116 Год назад
Guuleyso Ustaad O Inshaar 👏🏽🙏
@EBYAN5
@EBYAN5 Год назад
Alllh ilmaha wanka naxay masaakiin
@URURKA-UBAD
@URURKA-UBAD Год назад
Ustaad Cumar Baarakallaah. Mudane erayga "w*c*l" intaad ku dhawaaqi lahayd badalkiisa waxaa laqaatay inaad dhahdid ilmo Aabo la'aan ah, sababtoo ah lagayaabaa ruux wngsn OO kugu xiran kunataageero misena Hadalkan isaga inuu taabanayo OO uu aabo la'aan yahay🙏
@ibtisaanhuseen9720
@ibtisaanhuseen9720 Год назад
Aad iyo aad
@haajiguray361
@haajiguray361 Год назад
Really
@asioaxmed875
@asioaxmed875 Год назад
Ax ax ax xanun badanaaaa😟🥺
@beylootofficial2353
@beylootofficial2353 Год назад
Hada Oo la joogo 2023 dadka Roomaaniyaanka waxaa hido u ah Tuugsiga , waxaa arkee dhalinyaro 20 jiro ah Oo wadooyinka yurub tuugsanayaan shilimaad , runtii ahaantii arinkaas horay waan la yaabanaa, balse hada arkay xaqiiqdiisa iyo dadkaas dhibaatada meesha kaga timid, mahadsanid Ustaad.
@CabdirisaaqJini
@CabdirisaaqJini 8 месяцев назад
. Ma
@CabdirisaaqJini
@CabdirisaaqJini 8 месяцев назад
😭
@CabdirisaaqJini
@CabdirisaaqJini 8 месяцев назад
😭
@fadaxa4849
@fadaxa4849 Год назад
Waawo waa cajabiy 😮😮😮
@safamarwa3597
@safamarwa3597 Год назад
Dawladii siyaadbareba agoomihii ay korinjirtay xagay ku dambeeyeen
@MarwoCiise-yr8fc
@MarwoCiise-yr8fc Год назад
Manshaalsh
@YahyeKhader
@YahyeKhader Год назад
Waxaad ka soo hadashaa [صالح المغامسي] fiqiga cusub ee u sheegay in ay laga maarmaan tahay ee la jaan qadaya Waqtigan hada in la Sameeyo (Mad-hab cusub)
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
سبحان الله العظيم 😰
@bintiyussufsafi7309
@bintiyussufsafi7309 Год назад
Manshaallh 🥰 keep going
@rihannaruhii1421
@rihannaruhii1421 Год назад
😭🥲🥲🥲🥺oh wlhi waa nolol aad udag 😭
@4.5TV
@4.5TV Год назад
Subxanallah edhiska maxaa saba baay ileen waba yar yihiin ilmaha
@hamdisagal8177
@hamdisagal8177 Год назад
Intay caloosha Hooyadood ku jiren bay ka qaadeen
@thereds7223
@thereds7223 Год назад
Rag waaween oo ilmaha damca baa jiraan baqtiga laga yaabaa ineey ayaga soo geliyeen
@faarax1965
@faarax1965 Год назад
Waxa macquula inay ku dhasheen
@Cabdikhayrcabdiwaaxid
@Cabdikhayrcabdiwaaxid 3 месяца назад
M,a❤❤
@alcadalayaremoheddeeqsnipereli
Asc aftaheenkeyga
@amein_migane8476
@amein_migane8476 Год назад
Mahadzanid
@halimosalad6076
@halimosalad6076 Год назад
Subxanalah Subxanalah
@mohamedhussien3757
@mohamedhussien3757 Год назад
Kaas waa sida kaligii taliyihii siyad barrr afweyne
@mohamedaddow1804
@mohamedaddow1804 Год назад
1965-1989
@mohamedmohamuud8953
@mohamedmohamuud8953 Год назад
Asc
@abdalamahamedhussein8137
@abdalamahamedhussein8137 Год назад
Ha
@muslimxusein3863
@muslimxusein3863 Год назад
Ustaad waxaa tiri waxaa ku dhacay H I v aids wakhtigaas miyu jiray????
@fatmahussein6253
@fatmahussein6253 Год назад
Wll koorska sidee loo ibsanayaa numberada lama qabanayo
@itaa_norwarsame9367
@itaa_norwarsame9367 Год назад
😢
@SbbsbSbbsbs-kx9er
@SbbsbSbbsbs-kx9er Год назад
Walaalkey🎉
@yasmiinomar724
@yasmiinomar724 Год назад
😭😭😭😭😭😭
@aishabadal
@aishabadal Год назад
BIG lION❤
@anasfitaaxshdaahir8664
@anasfitaaxshdaahir8664 Год назад
Nio coursada waaba iishaqeen LA dahye maxaajiro
@asedyareofficial2545
@asedyareofficial2545 Год назад
asc
@hadillaium
@hadillaium Год назад
13:03 si wcn u galeen wlh😂
@fariidafaraxchannel7739
@fariidafaraxchannel7739 Год назад
نهاية دكتاتور
@khadarapdiraxmaanofficial1512
Walaal ogaansho adoo raaliya comentigayga akhri walaal Waxaan kaa codsanayaa inaad inoo soo gudbiso buga mashruuca ladagaalanka mashruuca nuurka sobobta waxa uu ka hadlayaa cilmi aad loogu baahan yahay oo aanan lacagna aan lagu helay khastan adiga aadbay dhalinyaradu kugu xidhan tahay oo aykuu dhugtaan -waxa aad kasii yara dawataa channelka maracade show mashruuca ladagaalanka nuurka
@yahyeciise9265
@yahyeciise9265 Год назад
Wcs wrxmtu laahi wbrkt
@OkOk-wy2qw
@OkOk-wy2qw Год назад
OGAANSHO
@naimadahir519
@naimadahir519 Год назад
😢😢😢😢
@Cabdicasiiscumar3945
@Cabdicasiiscumar3945 Год назад
Romania waa qudhunkii xidhay Andrew tate
@yahyecnaasir3295
@yahyecnaasir3295 Год назад
Fadlan wxaa kaso hadashaa dagaalkii sokeeye ee lubnaan sanadkii 1975 dhacay
@canabshxasan433
@canabshxasan433 Год назад
😥😥😡
@bintiyussufsafi7309
@bintiyussufsafi7309 Год назад
Agonta ayu si xun oladaqde kadib asiganeh sii xun ayu udinte
@abdirahmanmadani387
@abdirahmanmadani387 Год назад
Bela ku degtey Hogaamiye kastooo xun isaguun bey kusoo noqon wacyigu cagihiisuu iman.
@fard504
@fard504 Год назад
qisadan mar ba sodeysay be
@muscababuu
@muscababuu Год назад
maasha ALLAH
@لاإلهإلاالله-ق9ه3ع
😭😭😭😭😭
@CABDULKaafi
@CABDULKaafi 5 месяцев назад
😢😢😢😢😢😂😂😂😂 1 yeris after
Далее
这到底是怎么做到的 #路飞#海贼王
00:10
Просмотров 4,3 млн
waa sidee dalka romania - Qaybta 1aad
14:06
Просмотров 86 тыс.