Тёмный

Islaamka waxaa jira wahaabiyo iyo Sunni Kee Haboon in Aan Raacno || Dr Zakir Naik || Af-Somali || Ma 

SOM DIGITAL MEDIA
Подписаться 71 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Fadlan Subscribe
SOM DIGITAL MEDIA
Waxaan Kuu Soo Bandhignaa Sheekooyinka Qisas Diiniya Dhacdooyinka Caalamka ka Dhaca.
▨ Subscribe to: SOM DIGITAL MEDIA / somdigitalmedia
▨ Like Page On / somdigitalmedia1
▨ Follow Us On / somdigitalmedi1
▨ Follow Us On instagram/somdigitalmedia
▨SOM DIGITAL MEDIA Waxay Idin Soo Gudbinaysa Barnaamijta | Barnaamij Lagu Turjumay Af Somali | Muxaadarooyin | Tafsiirka Quranka | Cartoon Af somali | Qisas | Dhacdooyin | Iwm
FADLAN SUBSCRIBE KA NOOGU HIILIYA
#subscribe_Like #Comment #Share

Опубликовано:

 

17 июл 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 12   
@aamiinomardawo5190
@aamiinomardawo5190 Год назад
Masha alaha Dr zakir jaza akalahu khayr
@shindonunowhussein9312
@shindonunowhussein9312 2 года назад
Jazakallah wll
@naleyciidayjilacow2198
@naleyciidayjilacow2198 2 года назад
mash alaah
@kasbashochannel2782
@kasbashochannel2782 3 года назад
Sidee ku turjantaaa vedioska pls ii sheeg
@cabdinasirsaciid4034
@cabdinasirsaciid4034 3 года назад
Gulayso walal
@cabdiraxmaanfaaraxcali3141
@cabdiraxmaanfaaraxcali3141 2 года назад
mahadsanid
@Masago2025
@Masago2025 2 года назад
Mid ogaada horta culumada sida 4 ta med hab iyo kuwa raacsan inaan daliil ahaan ugu dayano ama daliishano qasab maahin just wehishi kaliya larabaa.. lkn allaah waxaw dhahay hadii aad isku qabataan arin u celiya allah iyo rasuulkiisa aayada 58 daad e suuratul nisaa... intaas waxaan u arkaa waa ay nagu filantahay ,,, med habo iyo iska hor imaadyo mes.alo waxaad uga bixi kartaa sunnah iyo kitaabka allah ku dhag waa kugu filantahay... midna ogaadab7000 aayad hadaw quraanku yahay taqriiban 400 aayad kaliya ayaan ku dhaqanaa xukun ahaan waayoo shacab hadaad tahay sida dawlad lo maamulo,,qaadi,,ganacsi,,daaci,,xukmo sharci,,iwm kuma quseeyso hadba wixi markaas baahida kuhaboon adeegso wbtfaq
@xasaasigamer1065
@xasaasigamer1065 2 года назад
Sxb wa ayada 59 e nisaa
@Masago2025
@Masago2025 2 года назад
@@xasaasigamer1065 shukran
@madinomisse6855
@madinomisse6855 3 года назад
waa run firqadu waa jahwareer
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 3 года назад
Wahaabiga hortood jahwareer muu jirin musliminta dhexdooda
@user-ye6ry9zc8m
@user-ye6ry9zc8m Месяц назад
Wahabiyo majirto ee waxa jirta salafi turjumaadda khaldan kaddaa sitoosa uturjun haddii kale iskaddaa
Далее
кукинг с Даниилом 🥸
01:00
Просмотров 2,3 млн
Ютуб был хороший...
00:52
Просмотров 266 тыс.
Fadliga Cilmiga, Qisas Iyo Talooyin Sh.Dirir
51:31
Просмотров 8 тыс.
Su'aalo cajiib ah (Dr Zakir Naik) Q.2aad Af soomaali
15:44
кукинг с Даниилом 🥸
01:00
Просмотров 2,3 млн