Тёмный

Zakir Naik | Dhakhtarkii aftahanimadiisa ku badalay maskaxda malaayiin qof 

Waaberi Media
Подписаться 520 тыс.
Просмотров 73 тыс.
50% 1

Join our second channel: bit.ly/2GsnFsg​
Facebook: bit.ly/2JycRdj​
Instagram: bit.ly/2TPlYrR​
Twitter: bit.ly/3mOR27D​
Features that will satisfy you:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI​
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX​
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD​
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp​
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Развлечения

Опубликовано:

 

1 фев 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 211   
@Iftiinshe7
@Iftiinshe7 3 года назад
Maanta waxad ka hadashey macalinkii ugu weyna islamka mansha ALLAH
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 3 года назад
Subscribe ii Saar wllo
@user-py8bg3ql8i
@user-py8bg3ql8i 3 года назад
Mashaa allah Waa Caalim aan aad u jecelay Alle ha barakeeyo Sheekh Aad u dhisan khudbadihiisana Aan badi la socday. Alle cadawgiisa ha jabiyo 🤲🤲🤲🤲Alle haku xifdiyo wllky Cabdiraxmaan cumar 💖🤲
@solcadeinthewild8613
@solcadeinthewild8613 3 года назад
Mansha allaah sida aad uga channelka chnl ku baxa af somali iyo english
@clraxmaanmukhtaar5951
@clraxmaanmukhtaar5951 2 года назад
Masha allaah dr ziakir ilaahoow abal gudkiisa kayeel jana fardawsa amiin amiin
@cabdullahicabdicisman6023
@cabdullahicabdicisman6023 3 года назад
Allaha Sharfo Dr Zakir iyo Guud ahaan Ummadda Islaamka❤️
@apdirahman1433
@apdirahman1433 3 года назад
Ustaad abdirahman omar🔥✅✅
@jaalewaryaa
@jaalewaryaa 3 года назад
Dr zakir wlhi dar allah aya u jeclaay wanana dawada somalida youtubarsda kuwa bulshada waxa manfsca leh u so bandhiga kaga shekaynayan tariikhdisha❤️❤️💯✔️
@nasirnafii138
@nasirnafii138 3 года назад
Dr zakir "Sheikhul Islam" of the century... My mentor💓💓
@samirwaaberi6893
@samirwaaberi6893 3 года назад
M.a keep going my brother abdirahman Omar
@Abdirahman-ty6ku
@Abdirahman-ty6ku 3 года назад
Masha Allah ilaahayoow barakee Dr Zakir
@peskonamiofficial7114
@peskonamiofficial7114 3 года назад
وعليكم السلام ورحمةالله تعالا وبركاته
@ahmednuur8614
@ahmednuur8614 3 года назад
waan jeclahy dr zakir wax u xafidey diinta islaamka alle ha xafido waxa uu muslimey malayiin qof guuleyso
@mohamoudgurreh949
@mohamoudgurreh949 3 года назад
Shiikh Dakir ALLAAH ha xafido waa daaci ALLAAH dartii ugu shaqeeya dad badan gacantiisa ay kusoo islaameen ALLAAH haka abaal mariy....Dhamaan musliminnta meelkastay joogaana duruufaha adag haka dulqaado aamiin aamiin
@suhaybamohamed4397
@suhaybamohamed4397 3 года назад
Mahadsanid cabdinuur CUMAR ilaahay waxaan karajaynayaa inuu barakeeyo dr zakir naik iyo haldoorka muslimiinta.
@mxmed5179
@mxmed5179 3 года назад
Waad ku mahadsan tahay caption aad uu furtay Af somaliga iyo English mahadsaniid walal #1Msubc ayaan ku rayn horay u soco.
@cabdallaqaxweyste5567
@cabdallaqaxweyste5567 3 года назад
Absolutely barteeda aad dhigty Ustaadii waa cajiib qaabka aad u soo jeedisay muuqaalaadadaa❤❤❤❤💯💯
@rahmojama7027
@rahmojama7027 3 года назад
Mnsh alaah Dr zaki Naga aad baan u jeclahay dacwadiisa diinta ilahay ha barkeeyo
@adamaden3361
@adamaden3361 3 года назад
I am totally addicted to this channel. Chosen shots, story, voiceover, everything is sublime. Continue🙏🙏🙏🙏♥️♥️
@abdirahmanibrahim7291
@abdirahmanibrahim7291 2 года назад
U
@filashotube7623
@filashotube7623 3 года назад
Dr zakir naik baraka allah❤❤❤ tv ga sida rasmiga ah looga soo daayo waa peace tv
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 3 года назад
Dr zakir naik allaha xifdiyo❤❤
@ahmedkhalif3219
@ahmedkhalif3219 3 года назад
manshallah
@quenperia6065
@quenperia6065 3 года назад
Allaw janada fardaws ka warabiyo DR zakir naik 😍😍
@sumayoahmed1635
@sumayoahmed1635 3 года назад
Ilahay ha xifdiyo sheikhs❤️
@doonkasheeruu6968
@doonkasheeruu6968 3 года назад
Uguma soo horeyn daawasHada Lkn waan jecLa m.a walL love ka ha iLa dhaafin😍
@abdiabaana890
@abdiabaana890 3 года назад
ThNks waaberi media And thanks with the English sub too
@queensadi8787
@queensadi8787 3 года назад
appreciate you for subtitle💞
@nimcoabdi8630
@nimcoabdi8630 3 года назад
Allah ha barakeey0❤💞💞❤
@zadiiqarap8255
@zadiiqarap8255 3 года назад
Bayjkan waan ka jeclahay bayjajka kale ee aan daawado Abdirixman cumar 👋
@moahmedaidarous4886
@moahmedaidarous4886 3 года назад
Masha Allah bro
@najiibhassaneid6463
@najiibhassaneid6463 3 года назад
Masha Allaah sheekha alla ha xifdiyo aduun iyo aakhiraba aamiin yaarabi
@caravanahmedcarabahmed4068
@caravanahmedcarabahmed4068 Год назад
Masha allah habarakeeyo sheek daakir
@caravanahmedcarabahmed4068
@caravanahmedcarabahmed4068 Год назад
Allah hakugaliyo janadainshaalah
@caravanahmedcarabahmed4068
@caravanahmedcarabahmed4068 Год назад
Amiin amiin
@norxirsi6683
@norxirsi6683 Год назад
Ilaahey ha xafidoh daaciga ween sheeqa ween Allah khaatumada uhagaajiyo
@cumarsalaad4989
@cumarsalaad4989 3 года назад
MashaAllah Allaha xifdiyo sheekha.
@maxamedmawliid3992
@maxamedmawliid3992 3 года назад
Thank you Zxb craxman Kumar We love waberi media very very
@machaddaarutawfiiq2716
@machaddaarutawfiiq2716 3 года назад
First person mashalaah 🖤🖤🖤🖤🖤🖤
@khadarxasan5230
@khadarxasan5230 3 года назад
Masha alaah alle hasiiyo cimri dherer iyo caafimaad qab
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 3 года назад
Waaabari m halkaa ka sii wad dadaalka soona madi muuqalada tariikhda qisioyinka diiniga ah iyo dhacdooyinka caalamka iyo somalidaba thanks
@ifaat7283
@ifaat7283 3 года назад
Masha allh wll
@Alhilaayamedia
@Alhilaayamedia 2 месяца назад
Waan ku jeclahay rasuulkii Allow halmar igu la saliya nabiga scw
@Ashraf6835
@Ashraf6835 3 года назад
Masha allaha
@abdullahiyussuf2320
@abdullahiyussuf2320 Год назад
Mashallah thank you
@mustafemuxumed989
@mustafemuxumed989 3 года назад
Ilaahay ha dhawro sheekha
@engmohamedosman4915
@engmohamedosman4915 3 года назад
Dr zakir waa daaci umad badan diinta gaarsiiye sido kale kuwo qalad kafahansanaa diinteena fahansiiye wlina howshiisa wata waxan leeyahay allah hakudhowro dr. Zxp Abdirahman Omar hurumar wacan another level go forward zxp
@abuubakarbashir958
@abuubakarbashir958 3 года назад
Masha allah Alle Ha xifdiyo
@ahmeddanan4618
@ahmeddanan4618 3 года назад
Maasha ALAAH Alle ha xifdiyo sh Zakir
@ahmedomar8109
@ahmedomar8109 3 года назад
Ustaad Allah haku barakeeyo
@sumayamahamud2097
@sumayamahamud2097 3 года назад
ilaahey ha xafido aamiin❤
@cabdidhere
@cabdidhere 3 года назад
Mashallah alle haxifido shikheena adigana aadbaad umahadsantahay
@baacsiRADIO
@baacsiRADIO 3 года назад
Nabi muxamed s.c.w wuxuu dhahay "ilaahay addooonkiisa wuxuu caawiya marku adoonku caawiyo walalkiisa" fadlan wll subscribe iisaar ilhay hakaa caawiyo arimahaade. Mahadsanid 🇸🇴❤️🙏🏿
@ayaanlesuudaan8769
@ayaanlesuudaan8769 3 года назад
Nin weyn markii aad kahadleyso wa'inad hesata youtuber weyn sida waberi media thanks bro
@ibraahimhassan6336
@ibraahimhassan6336 3 года назад
m,a keep going wall ❤
@cabdixakiim10
@cabdixakiim10 2 года назад
Masha allah
@muscabahmed8704
@muscabahmed8704 11 месяцев назад
Masha,Allah
@nazrazead
@nazrazead 3 года назад
Keep going wlloh Allah keep you
@dinixbaashi9143
@dinixbaashi9143 2 года назад
Mansha allah Facebook baankugu ogaa caawan kuhelay horey usoco saxiib🥰
@abdifatahfarahhamud6426
@abdifatahfarahhamud6426 3 года назад
Wuxuu yaqaanaa afarta kutub uu allah soo dejiyay iyo kuwa ay gaaladu bedeleenba, sababta uu ubartay ayaa ah inuu kula doodo Bible_ka .wuxuu xifdiyy quraanka xataa aayada meesha ay kaga jirto yaqaana masha allah
@Amy-maman
@Amy-maman 5 месяцев назад
Allah xifdiiyo
@najkafilms718
@najkafilms718 3 года назад
Mansha allah wll waan kugu fanaa
@user-kd2wi8sx8z
@user-kd2wi8sx8z 3 года назад
Masha allaah
@abdisalaamabubakar8309
@abdisalaamabubakar8309 3 года назад
maashallah
@fathiyaaboubakar5607
@fathiyaaboubakar5607 3 года назад
Masha Allah wabari media
@run-raacmedia3755
@run-raacmedia3755 3 года назад
Hore Usoco Sxb Cabdiraxman
@hoygabulshada9193
@hoygabulshada9193 3 года назад
Wllkay Qali Allaah Hakaa Abaaliyo Khayrka iyo Wanaga Noosoo Uruuriso Lkn Ka Reeb Muuqldada Qrxoon Sawirada Aan Haboneyn Sida Cawro IWM Hady Jirto
@calisharif6612
@calisharif6612 2 года назад
Masha allah may Allah grant him the paradise
@warsamenur6265
@warsamenur6265 3 года назад
Mnsha alh alaha ha ku barekeyo
@mohamedidiris2692
@mohamedidiris2692 3 года назад
Mashal allaah rabbiyaw xafid dr saakir guulayso sheekh
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 3 года назад
Masha Allah Dr zakir c/kariim naik
@captainnaimaupdyrahman9856
@captainnaimaupdyrahman9856 Год назад
Waa daawadaa doodihiisa masha Allah
@sumayamahamud2097
@sumayamahamud2097 3 года назад
mansha allah
@omerabiib1422
@omerabiib1422 3 года назад
Maashaa allah dakirnayk allahbarakeeyo
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 3 года назад
LEGEND WAABER MEDIA
@suldanmaxmud850
@suldanmaxmud850 2 года назад
Maanshallah walal abdirahman 👍👍👍👍👍👍🤔🥇👏😃
@kingsomaliofficial
@kingsomaliofficial 3 года назад
Wcs zxp qli wad mahadsanthy 🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝✍️✍️✍️✍️✍️✍️
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 3 года назад
Allah ha sharfo
@zakirbossofficial9641
@zakirbossofficial9641 3 года назад
Mzha allh wllky Alleh ha ku sharfo Zakir naik is my Role model and I can respect
@mowledmohamed2717
@mowledmohamed2717 3 года назад
Alle khaaa Abaal mariyo Walal
@abdirisak9807
@abdirisak9807 3 года назад
M.sh Allah
@salmaan449
@salmaan449 2 года назад
Mar wax Laga waydiyay shikh axmed didat wuxuu yir Dr Zakir cilmi aan ku bartay 40sano ayuu 4sano ku bartay ,Marka waa caalim aad u qiima badan alalha xafido
@Chanariofanny
@Chanariofanny 3 года назад
mar la waraysanayey dr zakir naik waxa uu sheegay inuuna qur'aan xafidsany ee so diyaariyo marba wuxuu ku doodaayo amba muxaadarada uu qabanay
@raysmahadraage8059
@raysmahadraage8059 3 года назад
Mansha allah
@japkagamer4703
@japkagamer4703 3 года назад
MasHa aLLaH __ HORE U SOCO __ MARAR BADAN WAXAD KA SO HADASHA LIPAXYADA ISLAMKA__
@bad_facts7
@bad_facts7 2 года назад
May Allah SW reward you in your entire life
@hansare4015
@hansare4015 3 года назад
M.a aniga ahaan waan jclhy Dr zikir waayo inaa qisoyinkiisa aan dhagesto m.a wall c/raxmaan adiga inaa Maanta aad soqadato tariiqda Dr zakir aad aad ayaan kugu farhsanhy m. a ilaahy haku xifdiyo sxb sare waan kutager sanhy hadaa Nahy reer moqdisho aad aad
@xasanturky4732
@xasanturky4732 Год назад
Keep going
@elmeastro
@elmeastro 3 года назад
Guuleyste aan ganban Allaah ha u barakeeyo cimriga
@sumayamahamud2097
@sumayamahamud2097 3 года назад
wlhy shiikha waa jeclahay❤❤❤❤❤
@asmaibrahim122
@asmaibrahim122 3 года назад
Masha allah Sheekh zakir ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍👍
@zubeirpoi9386
@zubeirpoi9386 3 года назад
Keep going pro
@ziizeyzuperarts362
@ziizeyzuperarts362 3 года назад
Hor mar cusup kaga jeda qaapka turjumada luqada eng hormar wacan🤗
@hodanibraahiim3962
@hodanibraahiim3962 3 года назад
All alle haku dhawro aamiin aamiin
@cabdiladhiifmaxamedabuukar7831
@cabdiladhiifmaxamedabuukar7831 3 года назад
Masha allah ilahey janada hageyo
@cqaniboss5158
@cqaniboss5158 3 года назад
WLL KEEP GOIN ALA HAGU XAFIDO
@ibraahimxassan334
@ibraahimxassan334 3 года назад
Masha alllh wll muuqaaldanocasa no soo badi
@ganaapoi7290
@ganaapoi7290 3 года назад
M.allah
@furofarxadaada2360
@furofarxadaada2360 3 года назад
Masah alah
@raji6644z
@raji6644z 3 года назад
( Libaaxa dacwada)
@honkeyofficial4820
@honkeyofficial4820 3 года назад
Dr zakir Allah haguuleyo waayo waa u adeegay malaayin muslimiin ah
@Qisooyin.
@Qisooyin. 3 года назад
Abdirahman waaberi hore usco zhp
@CadaalaMedia
@CadaalaMedia 3 года назад
#waaberimedia❤
@Imanfotball..1999
@Imanfotball..1999 3 года назад
Cidii doodaha Dr zakir ee ogaalka dunida kadaawata liketa
@fatimajama8271
@fatimajama8271 3 года назад
Iyo Chanelka ma ognahay labadaaba wanka dawada
@gedomedia1259
@gedomedia1259 3 года назад
Ay maşallah kardeşim
@hideeyes8565
@hideeyes8565 3 года назад
Shakhsi wax taR leh 💝
Далее
СДЕЛАЛА БРЕКЕТЫ ДОМА
01:01
Просмотров 916 тыс.
Ahmed Deedat |  Nin himmo sare leh | Libaaxa Doodaha |
10:33
Muxuu aduunkoo dhan isaga ilaaliyaa Sanduuqan?
11:34
Просмотров 83 тыс.
Boqor faysal | Cadawgii koobaad ee yahuuda!
10:10
Просмотров 52 тыс.
Продал не тот порошок... #shorts
1:00