Тёмный

ISRLLL oo Dhulka Hoostiisa u wada Carartay | Xaaladda oo ka dartay & US oo maraakiib soo dhaqaajiyay 

MARACADDE SHOW
Подписаться 661 тыс.
Просмотров 60 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

30 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 204   
@cabdulahiyusufmursal5360
@cabdulahiyusufmursal5360 7 часов назад
Allow ugar gaar walaalaheena reer Palestine 🇵🇸 iyo guud ahaan muslimiinta ku nool caalamka
@SalebanXusen
@SalebanXusen 6 часов назад
Aamin
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 2 часа назад
Aamin ya Allah
@Xasansomali-mi5nf
@Xasansomali-mi5nf 7 часов назад
Maramcade show sxb codkada nadoof ma ahan👍👍👍👍👍
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid 6 часов назад
Kusaliya.rasuulka.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw
@habonscreation886
@habonscreation886 7 часов назад
allahayow dhiiga carabta ee fadhiisyey diiri oo damiirkooda kici
@xadaarisom1782
@xadaarisom1782 5 часов назад
Carabtu ma kaligooda muslima iranse ma carabba iyo turkiga
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 2 часа назад
​@@xadaarisom1782 awood wa leyihiin somalia dhibkeda aya heysto sow maha hada
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 6 часов назад
Iiran wasuurtogal inayrakibto gantaalo balse macneheedu mahan inayridayso,,, anidinxusuusiyo MD cusub hadalkisi dorad wuxuyiri reergalbedku balanbaynaqaden waxayna nagacodsaden inanankajawaabil dilki. is,haniya ilaa X.nasrulah balantina walinomafulin rergalbedku kuworunyaqaan maahan!!! ok dhaqdhaqaaqa iiran wajugaysi ah inayhelaan wixilagabalanqaaday
@SiciidCaweddheere
@SiciidCaweddheere 7 часов назад
Kusaliya xabiibkeena muxamad scw scw scw
@khaliifculusow2935
@khaliifculusow2935 7 часов назад
Walaale wali soomagelin lubnaan ciidanka Israel waana been.
@iiddanbile8425
@iiddanbile8425 6 часов назад
( وَإِنْ تَتَوَلَّوْا يَسْتَبْدِلْ قَوْمًا غَيْرَكُمْ )
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 6 часов назад
IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KhiifarAliabdi
@KhiifarAliabdi 7 часов назад
I am the first top 10 those who watched this video
@ibrahimyacquub
@ibrahimyacquub 6 часов назад
Hi, Mara cade show Telegramkaaaga so shere garay si aan muuqaalada rasmiga ah ee bari dhexe aan ula socono. Mahasanid bro
@Maamaan1
@Maamaan1 6 часов назад
war sxbow codkan naga hagaaji go'goayo
@SaadoSaadoalihussein
@SaadoSaadoalihussein 7 часов назад
نصرا من الله وفتح قريب انشاء الله
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 6 часов назад
Ilaahyow qalbigaanunka wada hubanaynaaye qalbiyda kufaarta iyo u adeegayahoda iyo saaxibadoidaba jebi mualinkan bustaha nacasnimada iyo baqdita ka qaad
@umuamiira588
@umuamiira588 7 часов назад
Acuudu billah war waa maxay codkaada go,goaya kaligey ayaa isku moodayey😂😂😂
@MaxamedRaage-g3i
@MaxamedRaage-g3i 5 часов назад
Mobelkyga moodayey wlhi😂😂
@Cqaadirmaxed
@Cqaadirmaxed 7 часов назад
Munasarow 300k ayaa heesaty markuu dagaalka bilawanaayey hadana m.a 660k heesataa masha allaah
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 2 часа назад
1 million i,a
@ismacilmaxamedismacil1138
@ismacilmaxamedismacil1138 7 часов назад
Suu'aa isra4l Dhimasho mayeshan miya Dhawacoduna 2 iyo 3 madhafan miay⁉️ Guul Palestine ❤
@Cabdilahicawilcali
@Cabdilahicawilcali 7 часов назад
Jabkoda way qarsadan hoosta ayay ka gubanayan
@MrShirwa-cw5bm
@MrShirwa-cw5bm 6 часов назад
1000 haday ka dhimato Israel 10 bay dhahaan
@ubahsiyad6810
@ubahsiyad6810 6 часов назад
Yahuuda in uu xanuun garay waxad ku oganenesa ficiladeeda aay shacabka u geysato manta sixun bey u xasuuqeen shacabka gaza
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 5 часов назад
Waa qarsadaan ma,ogola in la,ogaado
@lubiahmed4735
@lubiahmed4735 5 часов назад
Gaalo jabkeeda way qarsataa waa run
@XawaCige
@XawaCige 7 часов назад
Isreal meelwalba balayo daran allha kaga keno dhulka allha lajaro
@AhmedIbrahimmaxamed
@AhmedIbrahimmaxamed 4 часа назад
Aamiin
@shroxAly
@shroxAly 5 часов назад
TelAviv wa casimada kudafada Tehran weye casimada Iran isqabo haaye💔😂
@Shxusen55
@Shxusen55 5 часов назад
Cawa wan duceyneyna Yahuud Wala haya cawa ilahow guul si musliminta sxb tawinta tuska dhig cawa Al Jazeera Ayan ka raka ee ducada wa xagin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇾🇪🇱🇧🇮🇶🇵🇸🚀🚀🚀🚀🚀🚀🚀🚀🚀🫡🫡🫡🫡🫡
@zahraabisye7937
@zahraabisye7937 4 часа назад
Allahu akbar IRAN maraakiibta dagaalka ee maraykanka ha beegsato
@AxmedMuuse-ct3lt
@AxmedMuuse-ct3lt 7 часов назад
ok sxb dadaal
@suldantariko1227
@suldantariko1227 6 часов назад
Alle ha jabiyo cadowga islamka🤲
@ayanabshirsaid8235
@ayanabshirsaid8235 7 часов назад
Allaha u gargaaro umadda islaamka
@fatumabarre1610
@fatumabarre1610 5 часов назад
Asc, sanad ayaa la fiirsanayey reer falastin oo naf jeclesi jiray maxaa ka dhacay fiirsashadii ka dib, qosalkuba hiilo ayuu galaa, waddamada badan iyagoo fadhiya guryahooda ayaa loogu tagi.
@HassanAbdullahiMaah
@HassanAbdullahiMaah 7 часов назад
Codkaaga waa go'go'ayaa Ustaad
@gudbiyha
@gudbiyha 4 часа назад
Asc sxbow waad mahadsantahy sida wanaagsan ee aad noogu sogudbiso wararka xaqiiqda ku saleysan, lkn waxaad noo sameysaa website aan ka aqrisano wararka dag dag ah🙏🙏🙏 mhd sanid
@usaamecabdirashiid3349
@usaamecabdirashiid3349 7 часов назад
War waa mxay codkan go go,aaya😂❤ mise waa ani kligey
@MaxamedIbraahimcali-zp4pd
@MaxamedIbraahimcali-zp4pd 7 часов назад
Ani xitta wa yabay
@SacdiyoSupeyr
@SacdiyoSupeyr 7 часов назад
Codka maxaa ka qaldan manta
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t 4 часа назад
Geesiyayasha xutiyinta yaman guuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AyaanSiciid-qy3xg
@AyaanSiciid-qy3xg 5 часов назад
IRAN hadaany hadeer yuhuuda halkeeda laga hortagin o aan si xoog ah any u hubayn Xulafadeed gobolka inta ku waa la soo dhameeyo ayaa guryahod loogu iman yay moodayn in halkaas sheekadu ku joogayso kola dagaalkaasi waa huranyahay
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t 4 часа назад
Insha alah way guulaysandonan xisbula❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@qarniducayzane1672
@qarniducayzane1672 7 часов назад
1:16 mahadsanid zxp
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 6 часов назад
Xibulh maguleysan karto hadii aaney helin qubaro milatari oo ka caawisa kaartoyinka ay ku dagal galaan
@aliyare12a54
@aliyare12a54 6 часов назад
Live so gal hee
@omarishirwa
@omarishirwa 7 часов назад
ujeedada kaliya e israel waa in IRAN lagu duulo ama dagalka ha soo gasho ama yaanay galin iran in la burburiyo ayaa lagu tashaday
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 6 часов назад
Sxb ma hadal iyo.been la dhoodhoobay.miyaa wax taraysa
@cabdiqanifanka529
@cabdiqanifanka529 6 часов назад
Carab waa udhamaatay mid mid ayaa gaali nuuckasta u tashteen waana iska dawanayaan naclatulaah calayk
@abbdll
@abbdll 6 часов назад
Bariga dhexe xaaladiisa bariga dhexe wey dhaaftay
@fowz85
@fowz85 7 часов назад
Guuul🎉🎉🎉🎉🎉
@iiddanbile8425
@iiddanbile8425 6 часов назад
Waxaa la jooga xilii islaamku gaalo noqon lahayeen galaduna islaam
@najmamoalimmohamed5434
@najmamoalimmohamed5434 6 часов назад
Israiil oo dhulka ku wada carartey 😂waaw farxad waaye
@Somali_Geologist
@Somali_Geologist 7 часов назад
Maanta codkaaga maxaa ka qaldan
@XamsecfataxWacdi
@XamsecfataxWacdi 6 часов назад
Codkiisa waa go go ayaa
@AsafaGirme
@AsafaGirme 38 минут назад
Kkkk kkkk They said, "O Moses, indeed we will not enter it, eve, as long as they are within it; so go, you and your Lord, and fight. Indeed, we are remaining right here." (0) [Moses] said, "My Lord, indeed I do not possess except myself and my brother, so part us from the defiantly disobedient people." [Allah] said, "Then indeed, it is forbidden to them for forty years [in which] they will wander throughout the land. So do not grieve over the defiantly disobedient people."
@MuriidiMavi
@MuriidiMavi 7 часов назад
😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲
@AbdikarimZakariya
@AbdikarimZakariya 7 часов назад
Asc
@abdiwaliAbdiwali-v3b
@abdiwaliAbdiwali-v3b 7 часов назад
sababta ay yuhuuudu ooga guulaysanayso waamaxay ??? waa su aal iswaydiin mudan
@samirr546
@samirr546 6 часов назад
Waa hadii aan Allah run loogu xidhmin runna laga sheegin rumaynta Allah la rumeeyey i difaaca diinta Allah ama hadii aanad Allah rumaysnay aad awood leedahay sida hada gaaladu isu diyaarisay cadowgeedana ay meel iska saartay!!!!!!!!!
@maysaan50
@maysaan50 5 часов назад
Malinkaad gaalo saxib ka dhigataan alle wx cawinada kama helaysan, ilahayba sa inadhahay iskabada sxbe sharciyo galay qaten muslimintii o kii alle ka hormariyeen tana wa natijadiii han ka dhaxalay xataa somalida dhaho
@maysaan50
@maysaan50 5 часов назад
Lkn waa inan marwlba gul rajyno I.a muslimku inu Qusto ma ahan, daalimkana kolayba ilaahy wa u seeeto dhereyaa xili una islahaynbana Rabbi qabtaa qabsho adag. I.a yahud io mrykn mardhow wa burburi waxay falayanba ka garn
@geesabadane7415
@geesabadane7415 6 часов назад
Garab istaag hadal uun ah merl dagaal kasocdo maxay katarikarta
@abdihakinsalaad0
@abdihakinsalaad0 7 часов назад
Wll vodka ma si ka ah
@c.cafton749
@c.cafton749 7 часов назад
Iiraan waxaa fiican inaysan dagaal gelin
@suldan713
@suldan713 4 часа назад
Bariga dhexe wareer ayaa ka jiran nio Israel wax dhulka Cagaha uga qaada mala wayay😂😂
@IbraHim-Ajep
@IbraHim-Ajep 4 часа назад
Anaga cagaha dhulka uga qaadeyna dhowan😂😂😂
@suldan713
@suldan713 2 часа назад
@@IbraHim-Ajep Taas Ethiopia Ayaa noga dhow Kuwaa naga daaa Hal Gantaal baa Nagu Filaane😂😂
@YuskaAlhajj
@YuskaAlhajj 7 часов назад
Noso badi barnamijada please 🙏
@XasanMaxamed-ei9le
@XasanMaxamed-ei9le 7 часов назад
.caqiidadii.sunigu.meday
@Apdirahman874
@Apdirahman874 4 часа назад
CaalamuL Islaam Dhamaantiis Allha GuuleeYo Oo Allha MideeYo Quwad Xoogaan Oo Dunida Gil Gisha allha Ka Yeelo Allow aqbal Ducadaas Muuminkaagi Bn ahaYe
@FuaadBarqad
@FuaadBarqad 23 минуты назад
Waa beentood maraykan boote bay naga dayn wayeem. Soo socda. Alaylahe iiraan way u hiilisay muslimiinta.
@NajmoXuseen-rt5ns
@NajmoXuseen-rt5ns 4 часа назад
Ani waxa layabey 10 gantaal oo 2 qof kudhawacantay😢mise walaqarinoyaa mafahmin
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 6 часов назад
Illahyow saddexda u soo diray naga deji oo ku salid sunami dejiya ala ilaahyow waa ku baryynaa la aanta awood ma lihinr rabiyoow noo hiili gacaliyow
@cabiir9011
@cabiir9011 5 часов назад
Ameen yaa rabii😢
@faaizahussein6395
@faaizahussein6395 6 часов назад
INSHA ALLAH WAAN GUULAYSAN HADAAN MUSLIMIN NAhay yuhuud way baabi wanna bilaabatay
@FaraxKhalfo
@FaraxKhalfo 6 часов назад
Lagumaa maqlo
@mohamedqoje8335
@mohamedqoje8335 3 часа назад
U hadal sida HBN. IYO NADAARA SHOW IYO BRITISH TV
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 7 часов назад
Ilaa hadda dhimasho ma jirto xaga yuhuuda 😂
@MaxamedIbraahimcali-zp4pd
@MaxamedIbraahimcali-zp4pd 7 часов назад
Waa waxaan layaabay😂
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 2 часа назад
Yahuudu Ma Dhintaan Waa fulayo😂Booto Badan Falestine Ayaa Fashilisay
@AbdulahiWacdi
@AbdulahiWacdi 5 часов назад
Oo hadii.iran.ay.dagaalka.soogasho..maxay.tarikartaa.maxaase.dagaalka.balaadhinaya
@Mohaadde07
@Mohaadde07 3 часа назад
Marcade aad umahdsanthy sida noola socd siineysid xld walbo soo kuroorto thanks libaax
@abdulkadirabukar4139
@abdulkadirabukar4139 6 часов назад
10 gantaal plastic waxaa ku dhaawacmay 2 qofood Yaa beenta loosheegaa Marka u yartahay 20 Ila 100 qofood ayaa wax soo gaartay
@mahamedahmed1497
@mahamedahmed1497 6 часов назад
200waaye
@Xasancadde-us6ht
@Xasancadde-us6ht 6 часов назад
Bro israil dhimisho dhan masheeygto scml jabkoodii aadby uqarsataa allha hajibiiyo yahuuda
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 6 часов назад
🇮🇷 🇮🇷 🇮🇷 iran Maxey u Gali ladahay dagaalka waa yaabe.khameney muxuu sugayaa??
@nuradinabdi5192
@nuradinabdi5192 5 часов назад
Macquul ma tahay in 10 gantaal o blastic ah in ey 2 ruux o keliya ku dhaawacmeen .
@ahmedcumar8335
@ahmedcumar8335 6 часов назад
Israa’iil waa cadowga muslimiinta ugu dambeyn godka halaaga ayey ku dhamaan doonan Nb calooshood u shaqeysta yaasha carabta sida imaaraad, Sacuudiga, Jordan iyo masar marka ugu danbeysa Israa’iil ayaa duban doonta,waa haddii hadda usuu jeesan garab istaaga lubnaan iyo Palestine
@mahatabdiabdullahi5527
@mahatabdiabdullahi5527 6 часов назад
Hada kadib dhulka hoostiisa ha iska joogeen Isreeliyiintu.
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 6 часов назад
Warbaahinta Israel kii wax kasooxigto ayagaaba kawaalan, inta ugubadan warbaahinada mareykanka iyo reer galbeedka gibigooda waa sahyuuniyo ayagaana buunbuuninaya ciidamada Israel weey iskudayeenlkn cashar ayaa loosoodhigay waa lagu xasuuqay,
@XasanMuhumed-t8p
@XasanMuhumed-t8p 6 часов назад
Allaah garabkooda galo Xm Xisbullaah Xuutiyiinta Iiraan iyo dhamaan dhinacyada iskacaabinta
@AadanAxmed-o1p
@AadanAxmed-o1p 6 часов назад
Allah ha guuleeyo falstin lugnan yamen iraan ciraaq suriya allah hajabiyo cadawga sahnooniyada
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 6 часов назад
War xm halaguwargaliyo cadawgu wuxuuqorshaynayaa waqtiga sanadguurada inuqado dagalculus indhowaydna ukadhisayay gudaha qaza sirdon ubasaasa maclumad badana uu uruushay tashalogadigo melwalba warbahinkasta halaguqoro
@Ifraax-q1u
@Ifraax-q1u 4 часа назад
Soomaaliyeey jihaadka udiyaargaroobahadlka iskadaaya mcaal marcade
@MaxamedjamacmaxamedGalayr
@MaxamedjamacmaxamedGalayr 4 часа назад
Wan kaxumahay in naloosheego wax yar oo xisbigeenu sameeyay halka boqolaal jeer laduqeeyo dadkeena kumayaalna looxasuuqo maalin walba halka dhanka kalena ay kudawanayaan kuwii kuhaybtahaa
@lakihusein9288
@lakihusein9288 6 часов назад
Ilahaybaa sheegay yuhuud inay caqli badan tahay Lakiin Dhamaadkoodi weye wayo 100 waa ka buxdaa
@aaminoibrahim5170
@aaminoibrahim5170 6 часов назад
Maxaa dhulhos ku cararta mar hadeey hogaamiyayashi Oo dhan Lubnan madaxa lagawadakawiyey inkasto ay shiico ahayen hadana
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 5 часов назад
Allah swt haugargaro walalehen musliminta amin yaa rabulcalamin
@findheofficial621
@findheofficial621 6 часов назад
Waa reer garbeed iyo iiraan isuma dhigmaan dhankasta. Iiraan waa fahan tahay in dagaal lageliyo ayey rabaan reer galbeedku waxaaba macquula in laweeraro iiraan. Sadaam meeshuu maray way ogtahay iiraan innaga sunne ahaan inshiicada lawiiqo waa inuu muhiim waayo waxay qabsadeen oo kata liyaan wadamada suuriya ciraaq yaman lubnaan horay waxa ugatalin jiray sunnaha.
@CaliSalaad-n7l
@CaliSalaad-n7l 6 часов назад
Doqon walaalkii dil kadibne asagana kudaro wlh mey isboojeysane waa loo imaanaa aniga wexey ila tahay qurux horaa laga qoortaa
@mohamedqoje8335
@mohamedqoje8335 3 часа назад
Maracade beenloow ayaad tahay sida western ka ayaad u hadlaysaa Reergalbeedka ayaan ka baqaysaa
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 3 часа назад
Ina maracasow illaahay ma aqoonsanid bal waxaad ku hadlayso daawada caawa oo sahuuniyadu dhamaan hulcaysoarkaa buu kuleeyahay ciidanka israil uu guulaystay ninkan difaaca sahuuniyada ku jira illaahaga u tooba keen kuwii illahay inooga waramay illaahay aqliga lagaaqaad wuxuu uqiil doonayaa
@FarahHasan-x1y
@FarahHasan-x1y 5 часов назад
Insa allah khayr allaha hakusiiyo
@Fatmahusse
@Fatmahusse 6 часов назад
Arab hoogtey dadkoodii lagu hor diley dhul koodi iyo ciidoodii baa xoog Laga qada naya waliba wadan kasta carab merekan baa joogto Iran ayadoo n soo galin bay yahuuda utagey saa waayo yahuuda waxba maxey riso carab qamiis yada weyn dagaalku wuu soo gaaraya sugaa ama aamusa ama fiirsada
@cabdiraxmaan8217
@cabdiraxmaan8217 5 часов назад
Aniga maanta waan faraxsanahy waayo reer falasdhiin nafis ayay dareemi doonaan,israaiilna maalme kale ayay ku karkari doontaa dabkale ,dhimashada x.n waa wajiga dagaalka dhabta
@maxamedsomali2539
@maxamedsomali2539 6 часов назад
Iran booto lee wadaa Xisbulllahi waxaa ku xigo suuriya ama iiran😊
@kingmc7617
@kingmc7617 4 часа назад
Xaalada bariga dhexe waa bariga dhexe 😅hahaha walaalahen muslimiinta illahay dhibaatada haka dulqaado
@nimcanabdi9437
@nimcanabdi9437 5 часов назад
Iraan kumasobirikarto dagalka lkn iyada uba isdifaciikarta carab kolba mid ba lacuni lubnaan masar ayakuxigta
@Sharifsheikh-gg1tk
@Sharifsheikh-gg1tk 6 часов назад
ASC maracade walal wararka aad Kenta beryahan wa wararka gumeystaha oo Kali ah.
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 7 часов назад
❤❤Ordukan allah ha xafidee iska aamus carabta ha kuluguin carabtu caadi maha waa cadawgaaga lahaystajyaal weeye ha u dhawaan meel ay carabi joogto
@Kadermohamed-f8h
@Kadermohamed-f8h 6 часов назад
Carabtu.waa.dhilooyinka.yuhuudu.wasto
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 2 часа назад
Codka naga Hagaaji Walal😂Plz Editing Weeye
@abdiazizmohed6981
@abdiazizmohed6981 5 часов назад
Sahyuuniyada beenta waa Halkudhigooda
@mahatmahamednurre
@mahatmahamednurre 5 часов назад
maracade hadaan su aal kuwaydiiyo xamaas ama yaxya sinwaar madoonayaan inuu dagaalku kufaafo bariga dhwxe
@NuuhMoha-sg4ec
@NuuhMoha-sg4ec 5 часов назад
Maracadow adiga warkaga len sugnayee kumee iraan madagal bey qaday
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 5 часов назад
Anuu kuwada salino ❤rasulka❤scw ❤scw ❤scw ❤scw❤scw
@IsraAhmed-jx4ot
@IsraAhmed-jx4ot 6 часов назад
Xaalada bariga dhexe faraha ayay ka baxday iiraan uma muuqato mid dagaalka ku soo biireesa waqtigaan
@AbdirazakMomed
@AbdirazakMomed 4 часа назад
Incha allh muslim wan kulaysanayna incha allh carabta kuwa dabadhilifta ah iyagna way racayan ilaahay aya lana jiira guul muslim
@engineercavani5870
@engineercavani5870 6 часов назад
Wah runta no sosheg sxb Athon sikal uqaathanin🎉
@waryamidiya3143
@waryamidiya3143 6 часов назад
insha allaah ciidan islam ah mujaahidiin ah ayaa lug kugali doona markay godka ucararaan ee laduqeyo
Далее
Ко мне подкатил бармен
00:58
Просмотров 186 тыс.
Uzay Neyin İçerisinde Ne Var ve Nasıl İşliyor
3:50:11