Тёмный

Jaalle Maxamed Siyaad Barre oo ka waramaya Angola, Itoobiya, Kenya iyo Afrikada kale - 1974 

Taariikh Archive
Подписаться 35 тыс.
Просмотров 53 тыс.
50% 1

Jaalle Maxamed Siyaad Barre (Mohammed Siad Barre) oo ka waramaya heshiiski gobanimo doonka Angola, safarkii Kenya, Itoobiya iyo side lo heli karo midnimadda Afrika - 1974
#Somalia #Soomaaliya #Soomaali

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 84   
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 Год назад
He was well spoken! Very confident abd goal oriented. Hassan Sheik thanks foreigners first and Siad thanks the youth teaching in rural areas first , that's where his mind was
@miskifarah4082
@miskifarah4082 4 года назад
ILAAHEEY ha u Naxariisto Aabe Siyaad ilaahoow Adigaa Qafuuru Raxiime u naxariiso. Madaxweyne ka daacadsan mise siduu u nebcaa gumeysi ma arag
@yusufuk9925
@yusufuk9925 4 года назад
Aaamiin
@engthailand125
@engthailand125 3 года назад
Ma abaha ayuu ahaa wll
@Somfox1
@Somfox1 3 года назад
Haa Walee Geesi buu ahaa .. laakin Somai baa qabiil iyo qudhun dilay .. waxa la ogaa mudo yar sida dalka loo warshadeeyey .. ALLOW KUU NAXARIISO AABO SIYAAD AAMIN ..wuxu ahaa geesi aan biqin .. waa Madaxweynihii dowlada Ruushku markay inaga raacday xabashi 1977 u qabtay in ay dalka 24 saac uga baxaan .. geesi iyo warshadaydayntii dalka ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-Eb0a31U_m-o.html
@abdullahiguledmohamed7657
@abdullahiguledmohamed7657 4 года назад
ILaahay ha u naxariisto mohamed siyaad barre sharafi kama dambeynin, kamana horeynin
@nasriabdirahmaanelmi8485
@nasriabdirahmaanelmi8485 3 года назад
Alle haw naxariisto siyaad bare wuxuu ahaa halyeey soomaaliyeed
@mariahonest2642
@mariahonest2642 3 года назад
Somali intuu anfacay ayuu Africa wax uqabanjiray . Nin cajiib ah buu ahaa . Allow asagoo kale noosoo saar rabiyow 💋💋💞💞
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 4 года назад
allow u naxariiso jaale maxamed siyaad barre😭😭😭
@aaaadventureofficial3904
@aaaadventureofficial3904 4 года назад
Ameen
@abdullahiguledmohamed7657
@abdullahiguledmohamed7657 4 года назад
Allow u naxariiso samawade mohamed siyaad barre sharafi kama dambeynin kamana horeynin
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 4 года назад
@@abdullahiguledmohamed7657 waa run bro sida sheegtay markasta daawo jaale siyad barre xasuustii iyo waayihiisi inkasto aan yara burburkii dalkayna somalia lkn ma rajo dhigeeno bro
@lubex3486
@lubex3486 Год назад
isaga dabadiis waxaa yimid dameero keliya dameero hooyooyinkood ku iibin lahaa 1 dollar
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta Год назад
@@lubex3486 waa run sxb, asaga wixi ka danbeeyay wax jira ma,aha
@guledali97
@guledali97 4 года назад
Ilaahow ku naxariiso jaale madaxweyne 💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 3 года назад
Gen. Siyaad bare. Ilaahow kuu naxariiso
@yusufuk9925
@yusufuk9925 4 года назад
Lipaaxii afrika ayuu ahaa Alla yaa raxma Aaape siyaad
@ghboy2914
@ghboy2914 3 года назад
Muhimada afsomaligu leeyahay waxaa ka dareemi kartaa qudbada siyaadbare somaliyey afsomaliga xoojiya oo wax ku barta asaga, cilmigana ku qorta afkiina, waxaa noqonaysaan dad xor ah oo af iyo dalba xor ah
@nurjilacow3627
@nurjilacow3627 3 года назад
Allah uu naxariisto 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@munacawilcawil3009
@munacawilcawil3009 4 года назад
allAh h u naxariisto Amiin 👐 yaa jaalle siyaad Amiin 👐 yaa rabi ❤️
@jaamacxuseen8835
@jaamacxuseen8835 4 года назад
Jaale...siyaad 🥰❤
@yusufuk9925
@yusufuk9925 4 года назад
Aamiiin
@user-vb7bz9de2g
@user-vb7bz9de2g 7 месяцев назад
iLaaahay hakuu Naxariisto Aaaabe siyaaaaD❤
@shaficimaxamed1381
@shaficimaxamed1381 3 года назад
Alle hawnaxariisto
@saidohassan4729
@saidohassan4729 3 года назад
Ilahay ha u Naxariisto Siyaad Barre wuxuu ahaa Halyey Africa. Not somalia only
@faisalabdikadir3406
@faisalabdikadir3406 3 года назад
Legend. Alle haku nacaristo jaalle.. Ilaahay anagana hano so celsho awoodeeni. Amin
@khadarxasan4937
@khadarxasan4937 3 года назад
Alle haunaxaristo mahamed ziyad barre inshallah allow ka warabe janadii danbi dhaf iyo towbana sii in
@eagletv2442
@eagletv2442 2 года назад
Jaalle Maxamed Siyaad Barre allaaheey u naxariisto
@afdhiigafdhiig4670
@afdhiigafdhiig4670 4 года назад
ALLA YARAXMA ❤🥰🥰❤🥰🥰❤❤🥰🥰❤❤❤🥰🥰❤🥰🥰❤
@farhanhassan3438
@farhanhassan3438 3 года назад
Eeba ha u naxariisto
@mariahonest2642
@mariahonest2642 3 года назад
Qudbadaan sharaf ayay utahay umada somaliyeed si ay u ogaadasn africanka kale ee somalia 🇸🇴 dowlad muuqata lahayd oo waxtarleh. English in dulsaaro waye si aan ugu faano
@ruwaydamohamed8774
@ruwaydamohamed8774 2 года назад
Alaa inabaday inaan khudbadan kadhex aragno sharfteena alle jeerkaan mid kasareeya hanagaarsiiyo
@arsenalfanpage3767
@arsenalfanpage3767 4 года назад
Masha allaah waxaa isku daydaan in aad dul sartaan subtitles oo ingiriis hadaa awoodaan
@feisalmohammed4370
@feisalmohammed4370 3 года назад
Aad iyo aad
@abudarda00
@abudarda00 2 года назад
Wa talo aad ufiican dhalinyaradda Somaliyeed taarikhtooda ha bartaanee
@khadarmahad792
@khadarmahad792 Год назад
Alaah hakuu naxriisto waa geesigii koowaad ee africa gaar ahaan somaali
@baaridinqoraneofficial
@baaridinqoraneofficial 3 года назад
Allah unaxriisto qabrigana Allah uwaasiciyo
@abukarali3558
@abukarali3558 7 месяцев назад
Allaha kuu naxariisto Mudane Madaxwayne Mohamed Siyaad bare. Wad gudatay hawshadii dalkii somalia iyo wadamadii kale ee Africa ba waad horumarisay oo xoraysaye. Gudoomiyaha Africa ayuu ahaa kwrn. goorma inoogu dambaysay gudomiye Africa iyo sharaf noocaasa. Wuu inkaaray dalkii markii la burburiyey ee dalku kudaalay uu soo dhisay loo raacay cadaawe Aheeey ah
@wandaba90
@wandaba90 2 года назад
Allahu naxaristo ❤️❤️❤️
@wayraxali2944
@wayraxali2944 5 месяцев назад
Allaha u naxaristo dabadi dowlad lama arag geesi jira ayu aha.
@yusufuk9925
@yusufuk9925 3 года назад
#General_Mohamed_Siyaad_Barre Alla yaa raxma
@ZeylacIbrahim-cc8nm
@ZeylacIbrahim-cc8nm Год назад
Alle sw ha u naxariisto Jaalle siyaad
@hassanmohamedsirad6854
@hassanmohamedsirad6854 17 дней назад
Allaha unaxariisto Madaxweynihii hore Maxamed Siyaad Barre xitaa qudbadiisa ayaa waxyaabo badan laga faaidaysan karaa, sidoo kale wax qabad kiisa ayaa waxbadan looga dayani karaa
@ahmedalijama1798
@ahmedalijama1798 3 года назад
Geesi
@ahmedmuqtat2968
@ahmedmuqtat2968 3 года назад
Ilaahay hakuu naxriisto qabrigana allah kuu waasiciyo amiin jaale nin ragow go'aan iyo garasho leh ayaad aheed janada alleh haku galsho hana kuu saqiro?
@siradm
@siradm 8 месяцев назад
Allow kuu naxariisso oo beddel khayr leh nassii. Mid sidaad u geessi ah, una hal adag, Libaax aan loo hawoon karin.
@mohamedabdicate4943
@mohamedabdicate4943 3 года назад
Allow kuu naxariiso geesi ayuu ahaay runti 🤲🤲🤲🤲🤲🤲👈✅👈
@NajmaDahab
@NajmaDahab 3 года назад
Naxariisti janno Allah siiyo runti waxuu ahaa geesi howlkar ah
@axmedsayid9508
@axmedsayid9508 6 месяцев назад
Well spoken
@jaalesiyaadukliverpool4287
@jaalesiyaadukliverpool4287 Год назад
Allayaraxma Aaabe siyaad Barre
@bisharqoje7910
@bisharqoje7910 Год назад
Allah yaa rahma Aabe siyaad
@Barka0706
@Barka0706 2 года назад
Allah unaxaristo aabo siyaad
@israaadenyuusuf
@israaadenyuusuf 7 месяцев назад
Rabbi raali hakaa noqdo😢
@yusufuk9925
@yusufuk9925 Год назад
Allayaraxma aabe siyaad
@MahadSheikh-yj7hw
@MahadSheikh-yj7hw 4 месяца назад
Somaliya Miisan io Meeqam kuleh Caalamka Africana Hogaamiye U'aheyd.Allow Unaxariso Madaxweyne Mahamed Siyaad iyo Ragii Kalashaqeyay Soomaliyadas Caadka Gaartay.Nasiibdaro Manta Waxa Noobadalay Qeybi oo Xukun Gummeysi nagu haya io Dabadhilifyo Madax noo ah
@libanmoallim6143
@libanmoallim6143 Год назад
Illaahow kuunaxariis
@arman__aj3751
@arman__aj3751 3 года назад
dad kama aadan tagin lkn wxaaa ka takty dal prwaaqeysan naxrrista jano alle haku siiyo aap0
@eagletv2442
@eagletv2442 2 года назад
siyad bare Allah unaxriisto qabrigana Allah uwaasiciyo
@MaxamedSaleeban-vd2xg
@MaxamedSaleeban-vd2xg Год назад
Madax waynihii ugu waxqabadkabadka badnaa
@user-rh3ph3cn8e
@user-rh3ph3cn8e Год назад
Allaha unaxaristo madaxwaynaha
@killerb4342
@killerb4342 2 года назад
Guuul
@caliibrahim722
@caliibrahim722 2 года назад
allaha unaxaristo
@2plus2equals59
@2plus2equals59 3 года назад
*Maxamed siyaad barre hadii loo sheegi lahaa kursigii aad ku fadhin jirtay waxaa dabada saaray xasan shiikh iyo shiik shariif alloow yaa dhinta oo soo nolaada*
@mahamedmajor4679
@mahamedmajor4679 Год назад
Farmajo mxa ugu reepe
@qaranyuusufcaliburmad8696
@qaranyuusufcaliburmad8696 Год назад
Wlhy waa runtaa mid kasta oo ka danbeeyey fashil bay ku laaceen waqtigoodii.
@imaanabshirshireimaanabshi4437
@imaanabshirshireimaanabshi4437 2 года назад
Alaha unaxiirsto.madaxwayne mahamad siyaad bare Africa abaalka ugalnay way iska idhatireen laakin reer galbeedku waa ogyihiin inaa ka kicinay dadkii madaxa kasaarnaa wadamada qashinka ay kamid tahy Angola iyo south Africa iyo kuwa kaloo badan
@hibaaqtimajilicxidigtaceeg3303
@hibaaqtimajilicxidigtaceeg3303 3 года назад
m.a
@feisalmohammed4370
@feisalmohammed4370 3 года назад
This must be translated to English
@abditube4512
@abditube4512 3 года назад
You don’t now Somali warya
@ahmedsiciidsheebe4966
@ahmedsiciidsheebe4966 3 года назад
Hhhhhhhhhhhh
@randomeology2063
@randomeology2063 3 года назад
Exactly
@abdinurgure8134
@abdinurgure8134 Год назад
Allaha ha unaxriisto
@naciimoneyruus2128
@naciimoneyruus2128 3 года назад
ok
@eagletv2442
@eagletv2442 2 года назад
siyaad bare libaax geesi
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@buuxcaynaan5658
@buuxcaynaan5658 3 года назад
Ilaahay haunaxariisto .ethopia ayuu faragalin kadaayay gob ayuu ahaa ethopia wataa inafaragalainaysa
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 года назад
Madaxweynaha Kenya ingiriis baa malxiis u ahaa markii Siyaad Barre lakulmay, markii Siyaad Barre weydiiyey waamaxay ninkan cad oo kula socda, kulahaa waa cawligeygii oo ilasocda.
@user-sk5wx8gk9x
@user-sk5wx8gk9x Год назад
Jaale tuuga dalki lawareegtay
@user-hj9yd1fq4o
@user-hj9yd1fq4o Месяц назад
Kan madaxweyne ah qarax Kenya ayan ka naxaa kan Muqdisho ka dhaco kkkk
@ruwaydamohamed8774
@ruwaydamohamed8774 2 года назад
Dadkaas hadafkoodu wuxuu ahaaa siday afrika uhorumarinlahaayeen hadana tuulaa tuuulo loogayn layahay iyo qabiil hoog oo reer walbiiii.isleeyahay hadaanad adigu xilka qaban laangaabnimaa kuusoohoyatay iyo madax bilaa damiir ah
@husseinsaid8142
@husseinsaid8142 Год назад
Naarta allaah kugu rogee,daalin diintii illaayay ayuu tarageliyey oo markiisi qaatay
@user-hj9yd1fq4o
@user-hj9yd1fq4o Год назад
Qaraxa Kenya 🇰🇪 ka dhaco sida aan ugu naxo kan Muqdisho ka dhaco uguma naxo,kkkkkk
@baaridinqoraneofficial
@baaridinqoraneofficial 3 года назад
Allah unaxriisto qabrigana Allah uwaasiciyo
Далее
Мама знает где все документы
00:21
"WADAAD XUME" Khudbaddii Madaxweyne Siyaad Barre
9:28