Тёмный
No video :(

"Jabhada Baxday Hadii Dhagaha Laga Furaysto Wax Dhici Doonaa.."Caaqil Khadar Bacood 

SUMAD Somali TV
Подписаться 14 тыс.
Просмотров 3,5 тыс.
50% 1

ASXBAATA SUSCRIBE SAAR CHANNELKAN LIKE SHARE INTABA ASXAABEEY THANKS ALL MY SUBSCRIBERS

Опубликовано:

 

21 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 32   
@nathra7351
@nathra7351 Месяц назад
Quwadadii reer sh isaxaaq. Sheekh isaaq binu axmed iyo awliyadii ilaahay baa garab taagan eesha Arab. Arab iyo albaabada adag maashalah guuleysta ishalah guuul lagu reeyo ishalah
@abdulraven4970
@abdulraven4970 Месяц назад
Waan soo dhaweyneynaa maamul goboleedka beligubadleland with open hands👐.
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Месяц назад
Xukumadu waa inay ka hortagtaa amaro culusna ay ka soo saartaa waayo waxaa Arimaha ku Soo qaban kara cadaw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-kq2wz4wd2n
@user-kq2wz4wd2n Месяц назад
Caaqil balaayo way hurudaaye ha toosin
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Месяц назад
Waa khalad inay dawladu ka aamusta Atimaha jabhada
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 Месяц назад
Waa in la laayaa oo laxidhxidhaa waliba afarta caada qaate ee magaca reerka ku ciyaaraya
@user-hv6wg5ge6x
@user-hv6wg5ge6x Месяц назад
Kulmiye miyaydaan ahayn axmed ismaaciil samatar haku xoqoninee
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Месяц назад
Aqoon yahan Sax waa rayi fiican mahad sanid❤❤❤❤❤❤❤
@aliabdulkaadirmohamed
@aliabdulkaadirmohamed Месяц назад
Jabhadaa Arab may buuxin shuruudihii jabhadnimo EE Somaliland. Qodokii ugu horeeyeyba maydinkaa buuxiyey. Waar caadi iskadhiga.
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 Месяц назад
Kaah dee cajiib laba shaadhle
@johnyou4036
@johnyou4036 Месяц назад
Kkkk xukuumadu iyadaa jab haddan dirsatey, sidey uga hadashaa waaba hawl iyadu ay waddo e kkk Waa isku daygii ugu dambeeyey. Week gii hore kulankii muuse biixi iyo darawal ayaa hawshan lagu go'aamiyey.
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 Месяц назад
Ma jabhada soil miyaa?
@khadaromar7385
@khadaromar7385 Месяц назад
Haybed yeelan maysaan hadii aan la kale roonaan oo aan la tanaasulin waayo waxa la yidhi *nin weyn gurigiisaa deeqa* fadlan geedka damalkaa ee dadkoo dhani wada hadhsanayaan waa nabadee yaanu idinka gubin nin kursi doonayaa
@Saciidawjamac
@Saciidawjamac Месяц назад
xagay galayaan buurba mahaystaane
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 Месяц назад
Kkkk deegaankee wr Haku marmarsiyoon awdal iyo wax lambda ee ma baligubadle miyaa?wr kudaba feel wasiir key iyo Edna aadan
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 Месяц назад
Wr ururka hilaac waa LA badalay ee war kale mahaysa?
@Cajabo
@Cajabo Месяц назад
Isaaqow doorasho waa afgobaadsi runtu waxaytahay reer waliba malukiisuu diyaar sada ninwaloba diigankaaga utasho
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u Месяц назад
Qabyaaladu dhib badanaa! Si loo xalinkaro maleedahay muskilada qabyaalada?
@FadumoAbdi-b5j
@FadumoAbdi-b5j Месяц назад
Waar sadex iyo toban xusbi ma soo wadda baxayaa ee waa in ay isku biirbiiraan oo ay dhibka soo yareeyaan.
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 Месяц назад
Sool ba wey baxde baligubadle ha baxdo
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u Месяц назад
Baxid xal maha walaltimimo iyo samir wax halagu radiyo
@user-mn5fg3ys8k
@user-mn5fg3ys8k Месяц назад
Ninkan nin adag ayan moodi jiray muxu yidhi kaah baan tageera, horgale hadad noqonayso horgale fcn noqo uruur buu nugu soo dhisayaa cadawsana ninku
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 Месяц назад
Kkkk jabhadee?
@G.M820
@G.M820 Месяц назад
Haddii ay dhahaan degaanadda aanu degno laga codayn maayo ayaa ku wax la weeye is waydiintu ? Waar dadka dhan ka raaca oo waxaad hore u samayn waydeen iska daaya maanta samaynteedda waayo waa idinku foolxumo iyo ceeb uun 😂😂
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 Месяц назад
Sool miyaa jabhadu?
@Sakariye-km6ry
@Sakariye-km6ry Месяц назад
May jabhada arab
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 Месяц назад
@@Sakariye-km6ry Arab ma jabhad ayuu leeyahy intee joogta?yaa xukuma?
@user-gg7di2qj1q
@user-gg7di2qj1q Месяц назад
Jabhadi meday halkay jogta
@sultanc.kariim9366
@sultanc.kariim9366 Месяц назад
Dee sadex qof sawiradoodii waan arkayey oo afka duban lkn waxay umadu is waydinayaan yey la dagalamayaan kkkk
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Месяц назад
Meesha dawladi kama jirteee waa jabhad mooryaan ah. Dawladu dadka ayay wax u qabataa. Dariiq School Jaamacaf Caafimaad Daryeel Iyo wixii ay dawladi qabato. Meel waxba dadka loo qaban oo cashuurta la dhaco dawlad maaha. .dawladi ma jirto. Oday Habar jeclo ah ayaa doorashada goaamiyay kkkkk Deee Odayga Arabna ha soo saaro goalmouth dooorasho. Idiots
@sultanc.kariim9366
@sultanc.kariim9366 Месяц назад
@@salahthefruad9174 4 bilood ayaaba u hadhee haday diidanyihiin muuse dee may ka codeeyan uun oo umada dhinac ka racaan
Далее
Haween iskugu soo baxay barxadda hore ee dhalinta.
9:53
Gabdhihii Jamhadda SSDF - Faadumo Cumaar Dheere
25:03