Тёмный

Jacayl Buka & Nin Beerka Ku Socda Waa FAAF REEBKA FANKA 

Qarniga Hadalka
Подписаться 13 тыс.
Просмотров 20 тыс.
50% 1

#DJIBOUTI #xarbi #faadumo #hees #nimco #yaxye cabdulqaadir #ikraan maxabe #fuaad ilkacase #faduun ducaale #asma cumar

Опубликовано:

 

12 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 35   
@siradm
@siradm 2 месяца назад
Waa wax lala yaabo! Waxay dadka la hor imanayaan waa iney marka hore iyagu fahmaan. Ilaahay ha u naxariisto gabdhahaas Soomaaliyeed ee dhintay oo Xabiibo Balballaaf ugu dambaysay iyo Faadumo Axmed Dhimbiil oo ahayd geesiyad soo halgantay,ee curissay erayadaas Beerka taabanaaya. Mahadsanidiin
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 2 месяца назад
Mama fadumo mxe wax qarxisaay
@MaharRobi
@MaharRobi Месяц назад
Qabribuu u halis yahy faadumo Qabriguu u halis yahy asma 😂
@hiboosman6705
@hiboosman6705 2 месяца назад
Fadumo habo asal asal reer Djibouti you are we love you so much ❤️ 💖 💕 💗 ♥️ 😍 ❤️ 💖 💕 💗 ♥️ ❤❤❤❤❤❤❤❤.
@abdifatahmohamed4409
@abdifatahmohamed4409 2 месяца назад
Cod macaa oo Af-qanisanaa. Gabaraa halkaan ku weynaaty wallee. Af-somaaligii hore qani buu ahaa. Bal aniga hada isaxoo wixii aan soo qoray maxaan ka khalday Faatmaay 😃
@abdifatahrashiid3011
@abdifatahrashiid3011 2 месяца назад
fadumo ibrahin ismaciil cige xirsi Eedo qali
@user-fo9ey2lg8e
@user-fo9ey2lg8e 2 месяца назад
Allh unaxriito edoynka fadoma iyo xabiba
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 месяца назад
Ahun Maxamuud Xarbi waxaa la socday diyaarada la waayey Ahun Maxamed Rashiid oo bayac mushtar ahaa lahaana xeradii wakaalada hargaha iyo saamaha gol janno Hargeisa. Waxaa la odhan jirey fransiiska ayaa ku xidhay jasiirada New Caledonia oo fransiisku gumeystaa ilaa hadda.
@Cabdiqaniaq
@Cabdiqaniaq 2 месяца назад
Sxb in badan baan Numbar kaaga raadiyay waan waayay, iisheeg meel aan kaala soo xidhiidho ama adigu iga Soo wac WhatsApp kan +252657300002
@Cabdiqaniaq
@Cabdiqaniaq 2 месяца назад
@@caweyskadalmar insha Allah
@miriamfarah2665
@miriamfarah2665 2 месяца назад
Barnamijkan waa ku haysta
@mellowyellojello6520
@mellowyellojello6520 2 месяца назад
You guys are so funny 😂 🤣🤣🤣🤣 I love 💕 it
@user-lp6ek9zz3i
@user-lp6ek9zz3i 2 месяца назад
asc aadbaa umahadsanrihin bahda faafreebka qalad aadka Heesaha laga galo aad ayay u farabadanyahin faaniinta Dib ugu heesa heesihii hore waxan odhan lahaa horta erayada iska saxa intaad ku heesin heesuhu waa qaamuuska ugu weyn ee afka soomaalida
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 2 месяца назад
Islaanta diyaaradi xamar ay ka raacday noogu soo celi ku dheh.😂
@abdibaasit7592
@abdibaasit7592 2 месяца назад
waaar Asma omer ha la daayo naag ka cod macaan ilama aha inay noo shahay hadee. waxaan aaad uga dhagaysta heestedii ahayd ee ma runbaa ma riyaa ma rajjo aan dhamaanoo qalbigaygu raacan isku raali raali galiyaa
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 2 месяца назад
Qarniga hadalka like ha lo saaro wa abwaanka
@ashajimale6888
@ashajimale6888 2 месяца назад
ASC runti waxaan ahay gabar Somali ah qurba joogga ,aad baan indinku bogaadinaya sida wanaagsan ee inoogu kala dhigteen ujeeda iyo macanaha heesaha Thanks ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴
@CiiseHaaji765-zl2yn
@CiiseHaaji765-zl2yn 2 месяца назад
Next fananta rer somaliland
@YasinWarsama
@YasinWarsama 2 месяца назад
Hesta waxalaha nadifo iyo barud hesta caawaba adigo badqaba
@biche1984
@biche1984 2 месяца назад
Somaliland naga daya cayda Jabuuti ha lagaa dayoo fanka la dhadhelilayo
@hamdahassan3685
@hamdahassan3685 2 месяца назад
😅😅 Stp Fatou kkk
@grandmothercookingg
@grandmothercookingg 2 месяца назад
Wallaahay anigu waxaan dhashay horaan sideetameeyadii Dhab ahaana waxaan qabaa in aan waxba badan ka aqaano af soo maaliga laakiiin taasi way beenowdaa markaan daawada faaf reebka fanka balse waa labad dhalinta danbe haloosaxo oo noowada saxa dhamaan tayo oo afka halabafwaadiyo qarniga hadalka mahadsanid inaadeer.
@hodhare961
@hodhare961 2 месяца назад
Isku fil baynu nahay, lkn anigu afkeena siwacan baan u aqaan kk
@cigaalyare8114
@cigaalyare8114 2 месяца назад
Kulamid ban ahy Inkasto aan dhashay bartamihii sagashamaadki waxan islaha afka cidi kaama badiso wase been markan faadima Ibrahim daawado 😂
@AliIbrahim-tu8dg
@AliIbrahim-tu8dg 2 месяца назад
🎉🎉🎉❤❤❤❤
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 2 месяца назад
Noolada ❤❤❤; fankii ayaad gurmad u noqonteen ee
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f 2 месяца назад
Qarfa waa meel dhagax ah
@YasinWarsama
@YasinWarsama 2 месяца назад
Caawaba adigo badqaba
@bashirmohamed474
@bashirmohamed474 2 месяца назад
Ragaadka geela ayaa loo isticmalaa
@mubashirabdilahi3160
@mubashirabdilahi3160 2 месяца назад
Taageero buuxa 😂😂😂
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 месяца назад
Ahun Cabdi Faarax Cabdi wuxuu ahaa reer Hargeysa jaar baanu ahayn isku ciyaal. Wuu tagi jirey jabuuti las passé buu ku lahaa Ahun Aabihii baa ka shaqan jirey.
@Cabdiqaniaq
@Cabdiqaniaq 2 месяца назад
Sxb in badan baan Numbar kaaga raadiyay waan waayay, iisheeg meel aan kaala soo xidhiidho ama adigu iga Soo wac WhatsApp kan +252657300002
@user-rg1ef2vr1l
@user-rg1ef2vr1l 2 месяца назад
L' essentiel c'est une belle voix associée à une bonne musique
@moogemooge3836
@moogemooge3836 2 месяца назад
Kkkkkkk
@bashirmohamed474
@bashirmohamed474 2 месяца назад
Dhaawac ban qabaa weeye
Далее
Fariin Ku Socota Fanaaniinta
18:52
Просмотров 7 тыс.
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
Наше обычное утро 💕
00:42
Просмотров 375 тыс.
jacayl Naasaha Galay?
33:18
Просмотров 9 тыс.
HEES Usha Maad U Qaban Oo 9 Naagood Rifeen
16:09
Просмотров 13 тыс.
Heeso ilaahay Aqbalay oo Horyaal Tv Soo Bandhigay
42:46
17 Fanaan Oo Saaran Miiska FAAR-REEBKA FANKA
21:37
Просмотров 14 тыс.
Q: 1aad Mucjisada Af-Soomaalida
28:15
Просмотров 13 тыс.
Fannaan Soomaali ah oo Ka Cabanaya Habar Hog u Qoday
30:32