Тёмный

JACAYL DARTII AYAY U OYDAY | NOLOSHU WAA ISFAHAN 😭🫶 

Aamina Abdiqaadir
Подписаться 197 тыс.
Просмотров 202 тыс.
50% 1

Welcome boqortooyo 👑
Waxa isharaf ah ina Iguso biirto🤩

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 326   
@AaminaAbdiqaadir
@AaminaAbdiqaadir Год назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-enUxT5HBZX4.html
@ilwadmahamoudismail
@ilwadmahamoudismail Год назад
Team enjoys aadban idin jeclahay wlhi xata anika wad ika oyisen😢 wanakina, walaltinimadina, ixtiramka dhan walba sida darted xaqiqdi hadi an malaysia kusugnan laha idin kaman maqnaden wayo dad sidina oo kale wa lama helaan waxan idin leyahay horey uu socda dhamantiin keep going love you ❤
@Mahamedaligees0
@Mahamedaligees0 Год назад
Anna Abdi waxaan yaa dawan Kara soogabi 20daqiiqo ka dhig
@11naa44
@11naa44 Год назад
Video cusub fashion ka malaysia ku tartama team enjoa
@zamzam5255
@zamzam5255 Год назад
WALAAL MAXAAD ZAMZAM UU CAWIINII WESEEY MIISE WAXAAD NOQOOTEY KUWII QALBIIGA AADKAA EE MALESIA KULA JOOGO REER MARKOODKA
@user-gj9uz9ly6k
@user-gj9uz9ly6k 11 месяцев назад
10:33
@Josephboy1122
@Josephboy1122 Год назад
amina abdiqaadir this woman is the one of the best youtubers and videos creators i have ever watched. sister i am always number one supporter 4 u 🤝
@mohamedabukarhusein3631
@mohamedabukarhusein3631 Год назад
Why RU-vid kaada Comments uga xirtay
@inabashey8973
@inabashey8973 Год назад
@@mohamedabukarhusein3631Iyada mahan hhh
@shalosomar9558
@shalosomar9558 Год назад
Wartan one year kujirtaa account fake uh
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan Год назад
😂😂Subxanallaha Illahay wax idin amano ha idin siiyo 🤲
@najmaabdilahi12
@najmaabdilahi12 Год назад
Nio caadi iska dhig meel walpa maad nagaga horeysa😂😂😂
@user-dz5zt1rc7d
@user-dz5zt1rc7d 8 месяцев назад
Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad sallallahu calaayhi waasalaam ❤❤
@user-fb1bt6rn6m
@user-fb1bt6rn6m Год назад
Nin nacas ah ha noqon oo gabdhaas ku aamintay meel cidlo ah hauga tagin❤🌹💘
@farxiya267
@farxiya267 8 месяцев назад
5 kadib lee arkooyaa video gaan Lakin hada waay isguursadeen😂 masha Allah
@user-fb1bt6rn6m
@user-fb1bt6rn6m 8 месяцев назад
@@farxiya267 walhi maguursaday
@ayanmuhumed3488
@ayanmuhumed3488 8 месяцев назад
​@@farxiya267 haa mash allah 😍 wx bdn wada socdeen
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru Год назад
Injooy iyo muuse walahi 2 qofood oo dagan aqlaaq leh afgaaban mashallah tabaarakalaah allha inxafido dhamaantiin ❤
@KOKOBULLE-ou3zq
@KOKOBULLE-ou3zq Год назад
Ifraax waa qlbi wanaagi qof ah waa qof aan jeclahay❤❤❤❤
@zamzamfarax1035
@zamzamfarax1035 Год назад
Koko faraxsaney anigana wanku jeclahay❤❤❤🫶
@laylamuxudiinroble2705
@laylamuxudiinroble2705 Год назад
Ifraax waaa la ooyee😢😢😢 alha calaf iskukindaro❤😊
@najaxqurux4920
@najaxqurux4920 Год назад
Insha allha guul insha allha firax iyo muuse ❤🎉
@adenhassan3805
@adenhassan3805 Год назад
Ifraax ilaa meeqa sano ayeey wiilka wadasocdaan. Guurka kahor hadii labada qof muda dheer wadasocdaan waxaa yaraada HAMIGA uu qofwalba kankale uqabo, oogudambeena waa la iskucajisaa oo la isku dalaa. GUURKA haladadajiyo wadasocodkana yareeya.
@habsaabdi9416
@habsaabdi9416 Год назад
Ifrah iyo muuse illahay guurkiina xaa nii fudeydiyow🎉🎉❤❤❤
@abyanladan9965
@abyanladan9965 Год назад
Ma aqan Wlhi sawabta uilmeye😭😭 waxan arkeyba ano ifrax lailmeye xate hadalka markey bilabese aanba siqiroday💔 Ax alaha isku barakeyo lamanaheyna👫❤
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 10 месяцев назад
Wllahi wan ooyay ifraaha
@maryanmohamed2054
@maryanmohamed2054 Год назад
Amina abdikadir waa qof abalka loo sameyo mahilmato mashalah sas ka raba mcney❤
@Hadhaa10
@Hadhaa10 Год назад
1.Amiina iyo enjoya isku yaaca 2.ayaanita iyo imaan isku yaaca 3.ifrah iyo muse isku yaaca Yaa igu raacsan 😂😂
@ilwaad9413
@ilwaad9413 Год назад
Oo isma qaban miyaa 💀🙄hooga 😮Waa la dhaqan doorsame
@s..5631
@s..5631 Год назад
@@ilwaad9413isma qbn mxy qld smysn mrka hda🤔
@BishaaCaas-zl4qb
@BishaaCaas-zl4qb Год назад
Anigu somalilandr baan ahay lkn sam sam aad baan uga wer wer sanahay idinka òo iga xiga meel la joogana mawa xasuusidin waanka xumahay😭😭😭😭
@user-dj8es4gw3e
@user-dj8es4gw3e Год назад
Maxa ku dhacay maba arkin ma xanun santahay
@HoodoMahmoud
@HoodoMahmoud Год назад
M.a ifraax iyo mouse alle ha isku daayo guurkoodan alle nabad ha ku gadhsiiyo ❤
@muudahir7081
@muudahir7081 Год назад
Ifrax wey iga ilmeysiisay allow iskugu dar❤
@nimcomuxumed5530
@nimcomuxumed5530 Год назад
Enjoy iyo iiman laguma tilmami karo zxp ee waa wll is fahmay in badan way wangsan tahay taasina ilaaa malinka atkay ilaa manta way wada faraxsan yihiin❤️
@user-xs4zz3ok7v
@user-xs4zz3ok7v 10 месяцев назад
😢
@lajecleeychannel590
@lajecleeychannel590 Год назад
Manshallah gabadhena waa qalbi wanag san please muse noo dhowor sona gebogebeye guurkina 😘😘😘
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru Год назад
Haa walahi ragoow dummarka unaxariisto😢
@qurayshocaliaadan3292
@qurayshocaliaadan3292 10 месяцев назад
Masha allah lamanaha qarniga ifrax iyo jacaylkeda
@boqoradagariza7226
@boqoradagariza7226 Год назад
Wlhi teamkan farxd socoto weye allha idin barkeyo team enjoya❤😊
@Farhia_ali
@Farhia_ali Год назад
JOOJIJIYA. QIIRA. JABAANTA. EE. IS. AROOSA. SAAN. WAX. KABAFALA😊😊😊😊
@xanaan1762
@xanaan1762 Год назад
Enjoy marku hadlayay Wan ilmeyay hadal qalbiga taban Kara wlhyi😢
@haniuk8632
@haniuk8632 Год назад
Wlhi waaa. Jeclahay laba qof oo si dhaba isku jecel😢😢
@hodansheikh8743
@hodansheikh8743 8 месяцев назад
Qof ku jcl oo daacad ku ah marki aad hesato waa sida allaha isku barakeyo❤😊
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 Год назад
Walaahi program kan waa mid qiiro qosol badan aamina part 2 noo keen thanks all❤
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru Год назад
Wlahi ifraax waan la ooyay😢😢😢ilahayoow sifudud ugu dhameey walahi waan sugi la ahay arooskooda
@shankarunabdi8933
@shankarunabdi8933 Год назад
Amiin
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru Год назад
@@shankarunabdi8933 mahadsanid
@user-er7xs2ry4l
@user-er7xs2ry4l Год назад
Machallah voici on veut d'autre chose comme cette là vous etez magnifique sister❤❤❤❤❤❤❤
@aaminaibraahim1294
@aaminaibraahim1294 Год назад
الله يديم المحبه يارب 😭😭😭😭😭🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍❤❤❤😘 ...
@user-qy7du6ow5s
@user-qy7du6ow5s 11 месяцев назад
Enjoy walhi amin ixtiram yo jecelbu uhaya ❤ale haysku kin dayo wa idin jecelhay labdinab
@nasrixusen7168
@nasrixusen7168 Год назад
Indho isjecel isma egaan Ana io injoya❤❤ lamanaha qarniga
@BishaaCaas-zl4qb
@BishaaCaas-zl4qb Год назад
Somaliyey qurbaha aa joogtaan iyo dadka ku nool idinka ayaa iska xiga is caawiya kiina dhiban dhibta la qayb sada 😢😢😢
@xamsebaashe6904
@xamsebaashe6904 Год назад
Aamina abdiqadir keep going sister
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru Год назад
Ayaan iyo najmiita allha iskukiin daayo❤
@nimcomuxumed5530
@nimcomuxumed5530 Год назад
Cimraan funny waye walhi 😂wadka yabiseen jcyl iyo qiiro ayad u darateen
@Hadhaa10
@Hadhaa10 Год назад
Lamanaha qarsoon anaa iyo enjoya😂❤
@kikiahmed6765
@kikiahmed6765 Год назад
When she cry I cry with her 😢 😭 ❤
@umufartuun4959
@umufartuun4959 Год назад
Aamino.cabdiqaadir.xaaji.dayib.huuno.waa.ku.salaamay.wallaahi.barnaamijadaa.niyada.ku.dhistaa.ilaaheey.ha.ku.xafido.mcnto
@aminoamino3027
@aminoamino3027 Год назад
Guurka hala defejiyo wayo taatabashada nika ajaanibta ah in gaca ntiisa aan kudagdagin gabdha ajaanibta ka ah guurka hala dedejiyo
@najmonayma6623
@najmonayma6623 Год назад
Gabdha waa daacad ee daf daahane dafana kahoreeya ❤
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan Год назад
This so emotional Wlhi especially Amina, Real iyo Iman….iyo ayaanitaa dadkii sagxadaa kala Soo bilaabay meaning following since 2019…Ayaan ka mid ahay Waa qalbiyadii oo qof ah siba Sadaxdaa Heroes Real, Amina iyo iman Manshallah Waxaa tihin Kuwa dayasho mudan oo waliba noqon karaa Role model for others……keep going Faraxad mooyee Waliga Wakhtiga iyo wayaha mid na idin ma ciilo❤️💕🙏💯👌❤️ Kkk aminay wilkii real ahaa afkii baa juqdaa gabay baad ka dhigtay…cabsi uu ka qabo somaligii buu liqliqayaa🤣sidas baan la idin ka rabaa Sharaf iyo karamo iyo Akhlaqduba waxay ku jirtaa in wixina idin qarsoonadan ilaa Aad Calaf iskaga yeelaneysan….! Real waa walaal Diin, akhlaq, heybad, garasho iyo naxaris isku darsaday waxana marwalba ku amaan sida Wanagsan Ee uu ku ixtriamo kuna jecel yahay Mansh allaha isu kiin barakeeyo Hana isu kiin calfo Both of you match 90% dear ❤️queen of the ladies💕👍 Hada la firinayaa cimran umadeena mahan….very funny guy🤣🤣👌💯
@user-ve3qd7rr3k
@user-ve3qd7rr3k Год назад
Ayaanita aduu ku dooranaya is lahayd ameen way sii foorarsatay😂
@queengaraadqueen6907
@queengaraadqueen6907 Год назад
Haaaa hoos bay fiiirisay 😂😂😂 iyada isleheeed wu kudoranayaa
@salmanalka6173
@salmanalka6173 Год назад
Team enjoy jacayl u daayeybah ❤😢
@simranquruxofficialchannel9972
Wlhi team kan waa jeclhay ee noloda❤️
@zaafaniihassan6789
@zaafaniihassan6789 Год назад
M.a Amino iyo enjoy❤
@anabhassan4436
@anabhassan4436 11 месяцев назад
mashaa Allaah dhalinyar aan aad u taageero wlhi horay u socda dhamaantiin
@falisgaal
@falisgaal 8 месяцев назад
Amina qof mey doran
@XafsaAbdiwali
@XafsaAbdiwali Год назад
Team enjoy keep going❤❤
@NasteexoShariif
@NasteexoShariif Год назад
Allow muuse io ifaaraax isku daay anaba la.ilmeye 😢 Allow noloshooda u dheere
@XafsaAbdiwali
@XafsaAbdiwali Год назад
Amiin isku wara❤
@doorodooro6893
@doorodooro6893 Год назад
Ifraaax 🥺🥺qalbiga kala ooyay🤚🥺♥️
@farahderejo9045
@farahderejo9045 Год назад
Zhptinimada dadka qiimeeya wan jeclhy lakiin ani saxib ma lihi mana rabo inaaa yeeshto any way keep going gays🙏🥰
@laylacaday4735
@laylacaday4735 Год назад
Ma fiicna sxp
@houseinali8330
@houseinali8330 Год назад
What the amazing ❤ lamanaha qarniga
@muhamaxamed9520
@muhamaxamed9520 Год назад
Enjo funny waayeh wlHi😅😅😅😅
@phattibintuohmett6912
@phattibintuohmett6912 Год назад
the best caple ifrah khlif iyo muse❤
@Hamkiz
@Hamkiz Год назад
Amina Abdikadir mansha’Allah horey usoco oo guuleyso idam Illah.
@muhamaxamed9520
@muhamaxamed9520 Год назад
Aamina apdiqadir keep going zizter ❤
@maryanmohamed2054
@maryanmohamed2054 Год назад
Ayyy amina Hora usoco wllshay mcn❤
@hooyomacaan6268
@hooyomacaan6268 Год назад
Ana funny wye wlhi waligy malay dhihin kulhaa😂😂😂😂
@s..5631
@s..5631 Год назад
Wlhi ifraax wn la ooyey🥺🫶🏾❤️
@user-kc3qk2vg9o
@user-kc3qk2vg9o Год назад
Masha Allah ❤❤🎉🎉🎉
@Qaxweysta08
@Qaxweysta08 Год назад
Aamina wax badan bay naga waashay balsi waa laga waali caawa enjoy nin wax bartay.
@Hamdamukhtaar-rf9gk
@Hamdamukhtaar-rf9gk Год назад
Mash alle amiina barnamush qurux badan weye walhi
@MuhaneD-ih2hg
@MuhaneD-ih2hg Год назад
Aamina in the building wlhi funny pa thy zhpeyy wan ku wataa legend girl 😊
@fosguudow7683
@fosguudow7683 Год назад
iiman marka laso kiciyey ayaaniita ayadaa isa sugeesay😂😂😂 lkn wuu ku adkeeeyey iiman😂😂😂
@sitamoyo7937
@sitamoyo7937 11 месяцев назад
Qalbiyadi ba dhagax na noqdey nowadays walahi
@nasroisman4989
@nasroisman4989 Год назад
Amina qurux keep going sister
@nasriinapea9609
@nasriinapea9609 Год назад
Enjoya wuku jecelyahy ❤❤❤
@Aniso671
@Aniso671 Год назад
Waad iga iga oohiseen team keeyga hray usocda dhamaantiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@najmohussein9573
@najmohussein9573 Год назад
Calosha ihurtay best vedio ever i se
@safaamohamed6953
@safaamohamed6953 Год назад
Cimraan kama weyna wayo Iman Aya dhahdey wuu IGA Yar yahay imaan iyo cimraan na waxaa Yar cimraan oo imaan ayaa weyn
@NacimaM-yi4qx
@NacimaM-yi4qx 10 месяцев назад
Ayyy yaa jeceyl walhi qof kujecel markad heysato mar kas ayad daremeysa jeceyl inuyahy wx ad uquruxbadan Jah
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru Год назад
Ayaaniita mashallah anigoo arkin wlahi najmo waan kuulaqiray iney qalbi wanaagsantahay❤❤❤ayaan noolow
@HassanNabiha-es8go
@HassanNabiha-es8go Год назад
Aamina keep going ❤❤
@ayaandegan82
@ayaandegan82 Год назад
Mansha allaha ❤❤❤❤
@leylahersi4938
@leylahersi4938 Год назад
Asc habo ma edo walaahi qosol iyo qiiro ayaa la ilmeeyay adiyo enjooya ❤️❤️❤️🙏🙏👍👍👍
@shuuriye6371
@shuuriye6371 Год назад
Ifraax iyo muuse yaa wato😂
@user-ho2hc2ko3l
@user-ho2hc2ko3l 7 месяцев назад
Mashaallah ❤❤❤❤
@UmulkhayrNasir-ei2dh
@UmulkhayrNasir-ei2dh Год назад
Mashallh isku waara❤
@quenwafa7790
@quenwafa7790 Год назад
Ayanita io iman wax ka dhexeya malahan waa prank 😂
@sabriyemaxamud3630
@sabriyemaxamud3630 Год назад
😂😂😂ʜᴀᴀ ᴡʟʟʜɪʏ
@CYC88
@CYC88 Год назад
Maila aragtay
@sabriyemaxamud3630
@sabriyemaxamud3630 Год назад
ᴀɴɪ ᴍᴜᴜsᴇ ɪʏᴏ ɪғʀᴀʜ ʙᴀᴀ ᴜ ɢᴏ.ᴀʏ ᴇɴᴊᴏ ɪʏᴏ ᴀᴍɴᴀ ᴡᴀᴀ ᴘʀᴀɴᴋ ᴀʏᴀᴀɴɪᴛᴀ ᴀʏᴀᴅᴀ ʙᴇsᴀ ᴊᴄʟ ɪᴍᴀᴀɴ ɪsɴᴀ ᴡᴀᴀ ᴘʀᴀɴᴋ😄😄
@nafiso7343
@nafiso7343 Год назад
Aaamino is funy😃😃😃 iman ayanita muxu udoran wayey😀😀
@sabiriincabdi2515
@sabiriincabdi2515 Год назад
Masha.allaah ayaaniita io najmiita
@farduusmuxumad5223
@farduusmuxumad5223 9 месяцев назад
Mansh.Allah
@user-xe9rd3ez7p
@user-xe9rd3ez7p 8 месяцев назад
M,a isku waara❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Shamsxasan
@Shamsxasan Год назад
gabdhaha maxa udiiday xijaabka ilaahow ha soo hanuuniyo
@Hadhaa10
@Hadhaa10 Год назад
Also lamanaha qarson najmiita and clrisaaq ❤😂❤😢
@nasraabdullahi
@nasraabdullahi Год назад
2:18
@naciimaahmed6758
@naciimaahmed6758 Год назад
Cimraaan cade wad iga qozLizay wllhi🥺😂😂
@cadarcarab163
@cadarcarab163 Год назад
Mash allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ aamino cabdi qadir
@ahmednur6633
@ahmednur6633 Год назад
If raax.iyo muse waan idin jecelnahay iskursada fadlan inta aan idin jecelnahay cawa wan idinla oynay🎉
@Fatma_932
@Fatma_932 Год назад
Isma qaban miya wayba wada nool yihine mise ana umoday
@user-qi4hg7or3g
@user-qi4hg7or3g Год назад
Ma shallah wllshy amina cabdi qadir plz part 2 barnamij ka noso same
@dahirabdulahi2492
@dahirabdulahi2492 Год назад
1:26 1:27 1:28
@HiboShfarax
@HiboShfarax 9 месяцев назад
Aamina engy kawarhay hno
@rahmasayit6851
@rahmasayit6851 Год назад
Wlhi amiino abayo wariiye yad kunureesaa🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@LuulshaMohamed-qm9nv27
@LuulshaMohamed-qm9nv27 Год назад
Talana kusiinayaa abaayo najamita sida ifaraxa oo kalee hugo gaweena abayo blizi uhoyo
@SacdiyoXussen-pq7ok
@SacdiyoXussen-pq7ok 11 месяцев назад
Aana soo badi qali
@israchanell4296
@israchanell4296 Год назад
ifrax miyan reer dhalin 😊
@NasraMaha
@NasraMaha Год назад
Abdirisaq Buuris😂😂😂😂😂😂😂
@mascuudmount2320
@mascuudmount2320 Год назад
iiiman amiiiin Iyo Enjoa ❤
@rahmam781
@rahmam781 Год назад
Ayyy Allha isku daayo lamanaha mustaBalka❤😢
@cabdulkadircabdurahman1381
@cabdulkadircabdurahman1381 10 месяцев назад
Masha allah tabarakallah 🎉
Далее
NOLOSHEYDA OO AAN SHOPPING U SAMEYAAY❤️
8:28
Просмотров 93 тыс.
7 September 2024
2:45
Просмотров 4,5 тыс.