Тёмный

Jacaylka & Nacasnimada Maxaa Ka Dhexeeya? 

Codka Ubax Podcast
Подписаться 119 тыс.
Просмотров 47 тыс.
50% 1

Marka jacayl dhab ahi ku hayo, waxa kaa tegaya go'aanka. Waxa kugu badanaya dabacsanaanta iyo u hoggaansamidda xaalado aanad beryaha qaar oggolaateen, wax walbana in aad tunka saarato ayaa suurtagal ah. Dr. Axmed Cali "Cantar" ayaannu ka sheekaysannay mawduucan iyo heesihiisaba. Dhegaysi wacan!

Опубликовано:

 

1 мар 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 64   
@user-uk3nx9ry6k
@user-uk3nx9ry6k 2 месяца назад
JacaYLka iyo nacasnimada waxa jira wax ka dhexeeYa oo anay garanayn dadka aan jacaylka lahyn runti❤
@hamdaali1558
@hamdaali1558 3 года назад
Manta waxd ugu talo gashay in aanan ka bixinba RU-vid channel kaaga ismaciilow qushiye keep going prother 🙏🙏
@khadarhassan882
@khadarhassan882 2 года назад
Fadlan 100k weak halagu gaadhsiiyo. Channel kan oo kale waa dabiib nafsaani ah. Waa goobta aan ilaa shalay uun ka dhuganaayo suugaanta jacaylka iyo murti iyo maadba. Waa loo baahnaa programs noocan oo kle ah
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 2 года назад
Waraysigaan aad la yeelatay Dr.Ahmed Cantar aad iyo aad ayaan usoo dhaweynayaa qofka kuu hadhay waa Cabdirisaaq X.C. Jaylaani ee inoo keen Saaxiib Ubaxoow
@damalhadhsade3042
@damalhadhsade3042 Год назад
Jaceylka qaarba indho beel kaa dhigaaya waxa lagayaaba in qofka aad jeceshahey uu meelaha qaar u liito jaceylka aad u heysaa kaa qariyo hadii jaceylkii kaa dhamaado uu qofkii meelihii uu ka qaloocey boog boog aad u aragtid hadhow dhahdid oo qofku ma sidan buu ahaa.
@Naagnool124
@Naagnool124 Год назад
Ma isla yaabtaa? 😂Ma istidhaa ma qofka noocan ah baad la sheekeysan jirtey?😂xittaa waxaad ku dhaliisho markaad u weydo ugu yaraan muuqalka qofkaas ayaa kula foolxumaanaya😂
@azadpubg1890
@azadpubg1890 3 года назад
Masha Allah 🥰
@maandeeq2851
@maandeeq2851 3 года назад
Mnshallh ismacilow wll go forward
@bashirmohamed6115
@bashirmohamed6115 3 года назад
Mzha allllllh
@zalmonuro3569
@zalmonuro3569 2 года назад
Inta aan ishilmamin waligodna hishinin🥺💯
@abdallaabdi4283
@abdallaabdi4283 3 года назад
Hadan dhankayga ka firiyo jcylka iyo nasacsinmada inay wax ka dhaxeyan ay jirto waa zax dadku way dhihi karan qofku hadu dhafo xadkisa waa nacas lakinse aniga ra'yi ahantyda ilama ahan wax nacasa inuu jiraa wayo jcylku waxa uu kala leyahay level ama qaybo kala sareyo sida uu isan ilahy usimin biniadamka baa jcylkuna ugu sinyn melaha ay ka kala jogan ee xadka jacylka marku dhafo waa mar ay noqoto dadku inay dhahan waa nacas blse waxa daremi kara kaliya waa qof xaladas soo maray lkinse waxa wangsan inad isharaxdid qofkii ad doqonka dartii lagugu shegayo meshay wax marayan
@user-vp2ue2qg3c
@user-vp2ue2qg3c 3 года назад
Waa runta ❤️
@casho5657
@casho5657 10 месяцев назад
2 iray u daan beeyaa man fahmin maxala sharxayaaa maht sanit inaa iga so jawabtaan rabi lahaa wlll
@xananyasiinmaxmed7789
@xananyasiinmaxmed7789 2 года назад
Inatan cood arkayay cood aan jeclado waa kaan❤️♥️
@idilmohamed2038
@idilmohamed2038 2 года назад
Kkkkkkkkk ana waa kaa labaad kkkkkk
@user-pr1tg4jd3h
@user-pr1tg4jd3h Год назад
Walaahi waan nin aadi iyo aadi oo qiso badan wllo waan jecal qisokaag cadka ubax
@drsayaansagal2173
@drsayaansagal2173 3 года назад
izmaaciil wlhi caawa xasuus jcyl oo xanuun badan baad nagu kicisay😰😰😰
@Zaky_garad
@Zaky_garad 2 года назад
Well Done LeGend Ahmed Cantar👏🙏
@najmakaaba989
@najmakaaba989 Год назад
Mansoyinkisa waxan u jecahay Niyadayda jabkeeda wad usoo Nasataaye ma cidba nabarkayga Xoolo nool kugu siisa
@axlaamhassan2311
@axlaamhassan2311 Год назад
Jacayl masaasad masaasad nuuga
@barwaaqocilmi2340
@barwaaqocilmi2340 3 года назад
Guuleeyso
@wiilka9604
@wiilka9604 3 года назад
Taalow aniguan maalin malaha ka mid ah ma kaa mid noqo doona codka ubah ?
@hafzaeid5654
@hafzaeid5654 2 года назад
Omg..🥺
@lilchokar23
@lilchokar23 Год назад
❤❤
@craxiin_key797
@craxiin_key797 2 года назад
#Ahmedcantar heesahiisa waxan ugu jaclahay heesta Somaliland ee (hashii dhacantee habeen ama dhacday)
@nimcoaadam238
@nimcoaadam238 3 года назад
haa waaro jacaylku
@istaahiLMaxamed-ji6cd
@istaahiLMaxamed-ji6cd Месяц назад
Haboon
@siikaawicumar3635
@siikaawicumar3635 10 месяцев назад
🎉🎉🎉
@AbdirisakRussia
@AbdirisakRussia 3 месяца назад
Abwaan Aan jecelay murtidiisa Axmed cantar
@Abgaal
@Abgaal 2 года назад
Walaalo ismaaciil aniga ila soo xidhiidh Waxaan joogaa jabuti qiso ayaa igu dhacday sida cumar ooo kale
@Naagnool124
@Naagnool124 Год назад
Waan xiisaynayaa inaan maqlo qisadaada
@sadiayusuf151
@sadiayusuf151 3 года назад
Walaal maxad san noogugeleysa❤😪
@Kingmoha91
@Kingmoha91 5 месяцев назад
Cajaip Wlhi 😢
@Abgaal
@Abgaal 2 года назад
Waxaan ka baxay jabuti waxaan tagayay itoobiya wllo ila sooo xidhiii
@samsamxuseen3584
@samsamxuseen3584 Год назад
Jacaylku waa cudur lo so diray dadka wngsan ee dabeecad fcn adoo qof adag ah ayaad wax jeclanaysaa markaas ayad noqonaysaa qof jilicsan o diciif ah o waxkasta u nugul 😭😭jacaylow maxaad dhib keentay 😭
@abdullahiahmed5126
@abdullahiahmed5126 Год назад
waan so arkay wlhi weliba qof bilaa naxariis ah markaad jeclaato gumeysi jacayl ayaa daremaysaa 😅😅😅😅
@abdiwakilismail2073
@abdiwakilismail2073 2 года назад
Nacasnimadu jaceylka way ku lamaantahay 😔
@samsamxuseen3584
@samsamxuseen3584 Год назад
Waa run adi oo qof adag ayaad qof jeclaanaysaa kadib waxaad noqonaysaa qof jilicsan o Diciif ag
@ugbaad1233
@ugbaad1233 Год назад
Codka ubax❤👍
@Nada_1673
@Nada_1673 5 месяцев назад
Wll mar labad noso casun abwankan
@dhooleey5312
@dhooleey5312 3 года назад
Hore u soco wll
@munajaamac1287
@munajaamac1287 2 года назад
Wllo xagen idinkalaso xidhiidha
@sharmarkemohamed7953
@sharmarkemohamed7953 2 года назад
Download ka fura
@deeqsanosman4583
@deeqsanosman4583 8 месяцев назад
11/11/2023
@hamdamoha8340
@hamdamoha8340 2 года назад
Alla Dr ku cod macaanaaa codkiisaaba dawo ah 😔
@fardowsosahal6490
@fardowsosahal6490 Год назад
Muna Faysasashu ma midii Tiktok gaa tolow?
@nimcodeka6884
@nimcodeka6884 Год назад
May waa inan kle
@abdiwakilismail2073
@abdiwakilismail2073 2 года назад
isku waara abid abwaan adigayo muniba
@user-hl3zo6cg2j
@user-hl3zo6cg2j 4 месяца назад
9 /8/2020
@istaahiLMaxamed-ji6cd
@istaahiLMaxamed-ji6cd Месяц назад
Istaahil
@shimbirka.
@shimbirka. 3 года назад
Codka Ubax💔🥺
@adnansaett8715
@adnansaett8715 3 года назад
♥️🥀
@cqaadircismaan5616
@cqaadircismaan5616 3 года назад
Tobabaha nolosha soqabo maxamad cumar osman codka ubax
@saynabsiciid7146
@saynabsiciid7146 2 года назад
Ssam Siviid Maxamed
@c.majiidmahamed2766
@c.majiidmahamed2766 Год назад
Codka Ubax ma Wax aan Jaceyl aheyn unbuu ka Hadlaa.
@abdirahmanabdirisaqmursal6604
Nolosha ayaaba jacayl ah sxb.
@Naagnool124
@Naagnool124 Год назад
Jaceylka maxaad u hiifaysaa adigu?😂 aniguna dhowr goor baan ku celcelshada qaar aan horey u daawaday
@suusuu7069
@suusuu7069 Год назад
20/july/2023
@najaxfaisal5179
@najaxfaisal5179 3 месяца назад
12/april/2024
@hajiabdirisaaq4878
@hajiabdirisaaq4878 2 года назад
We sqx
@istaahiLMaxamed-ji6cd
@istaahiLMaxamed-ji6cd Месяц назад
Istaahil
@lilchokar23
@lilchokar23 Год назад
❤❤
Далее
Dhisidda Kalsoonida Qoyska
31:49
Просмотров 45 тыс.
Cisbitaalka Jacaylka
23:46
Просмотров 37 тыс.
Штаны легионера
00:44
Просмотров 151 тыс.
Ismaaciil Ubax - Shaah iyo Shaxan Ep1
1:13:24
Просмотров 2,6 тыс.
CODKA UBAX - Waa Layga Guursaday 9
17:32
Просмотров 86 тыс.
CODKA UBAX - Waa Layga Guursaday 10
25:14
Просмотров 104 тыс.