Тёмный

Jaceylkii qabyoobey || Qiso dembi-baaris ah 

Подписаться
Просмотров 30 тыс.
% 3 028

KANAALKEYGA 2AAD👇
youtube.com/@IFIYESHOW_OFFICIAL?si=RX-xGhV_NubSFNZ2
CONTACT ME:
INSTAGRAM👇👇
ifiyenuur?igshid=ZGUzMzM3NWJiOQ==
Facebook👇👇
ILEYSCHANNEL
#ileys #ileyschannel #kanaalkaileys #ilays #qiso #Qisooyin #Qisooyinka_carabta #Qiso #Dembibaaris
#ilayschannel
kanaalka ileys
ileys media
ileys official
ileyska dunida
aqoon iyo ileys
Qisooyin
qisooyin dhab ah
qisooyin 2023
qiso cusub
dhacdooyinka caalamka
Ileys channel
qiso afsomali
afsomali sheeko
sheeko cusub 2023
kanaalka qisooyinka
qiso jaceyl oo dhab ah
qiso dhab ah
Qiso run ah
qiso macaan
qiso cajiib ah
qiso muruga badab
qiso layaab leh
qiso cibra qaadasho leh
qisooyin diini ah
qisooyinka quranka
qisooyinka somalida
qisooyinka caalamka
qisooyinka soomalida
Qiso xanuun badan
qiso caalamka
Qisooyinka saxaabada
Qisooyinka ragga
Qisooyinka dumarka
Qisooyinka dunida
Qisooyinka dadkii hore
Qisooyinka soomaalida
Qisooyinka taabiciinta
Qisooyinka carabta
Qisooyinka yurub {europe}
Qisooyinka mareykanka { USA}
Qisooyinka latin america
Qisooyinka africa
Qisooyinka geeska africa
Qisooyinka culumada
Qisooyinka nolosha
Qisooyin faaiido leh
Qisooyin xiiso badan
Qisooyin xiiso leh
Qisooyin waxtar leh
Qisooyin nolosha kuu ifinaya
Qisooyin noloshaada hormarinaya
Qisooyinka guusha iyo hormarka
Qisooyin dhaqaalaha
Qisooyinka fanaaniinta
Qisada fanaanka
Qisada abwaanka
Qisada soomaalia
Qiso somalia
Qiso af soomaali
Qiso dhiiri gelin ah
Qisada wiil soomaaliyed
Qisada gabar soomaaliyeed
Qiso cusub 2023
Qiso macaan 2023
Qiso cajiib ah 2023
Qiso xanuun badan 2023
Qiso jaceyl 2023
Qiso layaab leh 2023
Kanaalka qisooyinka
Channel of stories
Story channel
SOMALI STORIES
somalia's story
Qiso murugo badan 2023
Qiso jaceyl oo dhab ah 2023
Qiso cabsi badan 2023
Qiso cabsi ah
Qisooyin cabsi badan 2023
Qisooyin cabsi leh
Qiso farxad leh 2023
Qisooyinka maafiyada
qisooyinka tuugada
Qisada hogaamiyaha
qisooyinka madaxda
qisoiyinka dilaaga
qisooyinka dilalka
qisooyinka dembibaarista
qisooyinka carabta.
dhacdo xanuun badan
dhacdooyinka caalamka
dhacdooyinka
dhacdooyin
dhacdooyinka dunida
dhacdo cusub 2025
INTAAS WAA QAAR KAMID AH TAGGS-KA AAN ISTICMAALO WAANA FREE OO WAAD ISTICMAALI KARTAA, QOF ADAG AYAADNA TAHAY HADAADBA MEESHAAN SOO GAARTEY😄 BY BY BY

Развлечения

Опубликовано:

 

2 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 502   
@Jeneralfarax
@Jeneralfarax 8 дней назад
Walahi oo bilahi wan dharanaya Inta qof aan udiraray maqiyasi kartid walhi ani xter maqiyasi karo inta massengarka oodhan iso qawatay ayaan udiray walal garabkaga an nahay alle gabkaga hagalo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤1000000m insha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤🎉❤❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
@AmranCqadir
@AmranCqadir 5 дней назад
Ifiyoow wllahi billahi messenger asxaap kuma lihi lakiin asxaptaydakale oo xafada dagan iyo dadkagaranayo usheegaya codsigaga waana kusoo duceynaynaa inshallah intas iyo inkabadan allah haku garsiiyo amiiinnnnnnnnnn❤😢😊 amiin ya allahhh🥺🤲saladwalba aan tukado kusoo duceynaya inshallah❤horay usoco😢
@Mumtaaz_Maanka
@Mumtaaz_Maanka 8 дней назад
waxan Inta kasalamaya i.a inta biri dhagaysan rabto haddana uso gashay inee like saraaan lee😂❤
@SawdaQalbi
@SawdaQalbi 8 дней назад
Same wlhi🤗😁
@Munaismacilclaahi
@Munaismacilclaahi 8 дней назад
@@Mumtaaz_Maanka waaka qaadny qurxyyy ♥️
@AnisoFarxaan-ke8vy
@AnisoFarxaan-ke8vy 8 дней назад
Ka qady 😂
@sunrise4459
@sunrise4459 7 дней назад
​@@Munaismacilclaahiquruxoow
@Maxamed-jo4ju
@Maxamed-jo4ju 7 дней назад
Wanka qadnay wll
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i 8 дней назад
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
@amrancareys
@amrancareys 8 дней назад
Scw scw
@Munaismacilclaahi
@Munaismacilclaahi 8 дней назад
صلى الله عليه وسلم ❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 8 дней назад
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@wizzcismaanyare5327
@wizzcismaanyare5327 7 дней назад
Scw Scw Scw ❤❤
@OTAKUTARZAN
@OTAKUTARZAN 8 дней назад
Ifiyow qisooyinka cabsida leh maku booday team cabsi cabsi 🎉
@user-lu8xu4yz7l
@user-lu8xu4yz7l 8 дней назад
Best Yotuber ifeye Kulma dhafi doono 30qof😂😂
@user-nh8wf2oe8u
@user-nh8wf2oe8u 7 дней назад
Labo qufaa ka shakiyay waa Sanaa habar yarteeda iyo Sanaa hooyadeed
@HamdiHussein-gs9fv
@HamdiHussein-gs9fv 8 дней назад
Waa diyaar Quruxow Ma anaaba codsi yar oo ifiyaheygiii iga codsaday diidi karaba ❤😂
@mogadishuyoungster5833
@mogadishuyoungster5833 7 дней назад
Dadka qar haday ka wehsadan anigu wan ku raxaysta balwadayda weye. taliye saalama ❤
@MushtaqMaxamed-z9p
@MushtaqMaxamed-z9p 7 дней назад
Istatuska Aya ku saray waths appka ceyaal sheer AA ahay dad badan aya igu jirin ifiyow 🥰💕♥️🫶🏼
@MalapoMcney
@MalapoMcney 4 дня назад
Team ifiyaa isla nhy share whatsap isamee noh 😂
@ShamsoMaxamed-xr3og
@ShamsoMaxamed-xr3og 8 дней назад
Walal key miyeey kula tahay cadsi aad iysoo gudbisay in aan kasexanayo 30iskadhafe kuli kuwa igu jiro ayaan uwada diray mid ayaan anigane odsi iga ah marka muu qaalka fureys noogu fur saliga nabigeena csw haa na xasuusi adiga ilaahey haku barakeeyo oo mar waliba aankusalino xabiib bulaahi sAlalaahu caleyhiwasalam 🥹🙏🤌🫵
@wizzcismaanyare5327
@wizzcismaanyare5327 7 дней назад
Scw Scw Scw ❤ Shugran wallka
@user-hj5iw6yb5h
@user-hj5iw6yb5h 8 дней назад
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 8 дней назад
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Ayesha-q33n
@Ayesha-q33n 7 дней назад
Codsigaaga ani waaan fuliyey ifiyooow ❤😊😊
@MaxamadAxmad-ws9mu
@MaxamadAxmad-ws9mu 8 дней назад
Ifiyow wlahi codsigaada waa kuu fuliyay❤
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i 8 дней назад
Mahadsanid ifiye malmahan qisoyinkada wa isdabajook👌👑
@KhadiAhmed-xe6jw
@KhadiAhmed-xe6jw 8 дней назад
Wan ku sameyay ilahay ha ka dhigo kuwa udiray ku wa an icebenin ❤❤
@sahroduraan6529
@sahroduraan6529 7 дней назад
جزاك الله خيرا
@FartuunMaxamuud-uu4mz
@FartuunMaxamuud-uu4mz 8 дней назад
First comment inta iga dambeysa 👍plz😫
@hawamahamed9649
@hawamahamed9649 7 дней назад
Aniga dhan walahi kugu shaqeysta waa kula sucunaa
@mohameddeeqhalane9420
@mohameddeeqhalane9420 8 дней назад
Ina adeer markaad soo dhigto video you make my day walahi intaas ma islafahaney haa wan islafahaney geelbeele
@calishire570
@calishire570 8 дней назад
Hhhhhhhh
@degelkhayr
@degelkhayr 7 дней назад
😅😅😅
@calishire570
@calishire570 8 дней назад
Waa aabaha Sanaa.
@Najminaa
@Najminaa 8 дней назад
First comment inta igadam beysa👍😁💖
@user-xu6ht8mq8v
@user-xu6ht8mq8v 7 дней назад
Wxan isleyhy sanaa hoyadedd qisadu kala bar bey iimareysaa😂❤
@user-ok1fw3qd3f
@user-ok1fw3qd3f 7 дней назад
Ifiyo wllkey wallah wan kuugu diray ad ana ugu xomahay arinka kuugu dhacay wllkey illahey haka sabarsii yo janalkii hoore😢😢❤
@MahadAmerica
@MahadAmerica 8 дней назад
Muqaalka like saara
@MahadAmerica
@MahadAmerica 8 дней назад
Injineer aaway hee qisooyinkii xarfaanta
@HODANABDULAHIABDI
@HODANABDULAHIABDI 8 дней назад
Ifiyow 1 qisada afgaga kala si baxa ani waba shaqadeyda inan si dhamestirto like maskaxda shaqe ku jirta intan ku dhagesanayo 😊❤
@suhaybdhamal2612
@suhaybdhamal2612 7 дней назад
Baryada nagadaa ina amar kaliya zhp
@KhaalidMohamed-po8bi
@KhaalidMohamed-po8bi 8 дней назад
𝐰𝐚𝐧 𝐳𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐜𝐇𝐩 🎉❤
@user-hl4hh4kb3p
@user-hl4hh4kb3p 8 дней назад
نحن أ هلك لايفرقنا إ لا الموت وسيكون بخير إ ن شاء الله فرجّالله همّك❤❤
@khadrahassa321
@khadrahassa321 8 дней назад
Ifiyow ilaahay haka dul qaado mar kastana garab kaga nahay lkn hal talo muqalada dhadher kwn hadad part 1 iyo part 2 noogu samayso laba mal mood ka dhigtid ❤
@libanvasquez1761
@libanvasquez1761 8 дней назад
Ifiye wan ku salamey sxb form Djibouti 🇩🇯
@4XAASLE6540
@4XAASLE6540 8 дней назад
Qisoyinka ha gaabine 2 qaybod un ka dhig bro oo waqti yar u dhaxaysi 1 saac ama Wx ka yar markaa iyaguna dhibkodu u ka yaran anaguna xaqayagi wa ka hayna
@HodanMuuse-m1q
@HodanMuuse-m1q 8 дней назад
Noo soo badi qisooyinka denbi baadhista ifiyow ❤
@user-wg2ox7bf7k
@user-wg2ox7bf7k 8 дней назад
لا تحزن ان الله معنا 😊
@abdikarimabdulle8015
@abdikarimabdulle8015 8 дней назад
Waa gabadha aabbehee
@abdihakimhusseingiirmaale6117
@abdihakimhusseingiirmaale6117 8 дней назад
Ha dhihi familkeyga
@FaraxAbdirahmaan
@FaraxAbdirahmaan 7 дней назад
UGu yaraaan 100 qog messenger u share gareeye ifiyaheena oo murugsan maa fadhin karnaaaa🎉Wish you Happpppy wllkaaaa Guuleyso
@Ayesha-q33n
@Ayesha-q33n 7 дней назад
My ifiyooow hasameen wlhi qisadaada dhaadheeer jeclhy halsac wixii kbdn jeclhy
@user-ih3qt8ir5h
@user-ih3qt8ir5h 8 дней назад
Waaa diyaar sxb hawshaas aad naga dalbatay inshaa Allaah
@idleabdi1340
@idleabdi1340 8 дней назад
Marnaba ha jabin walaal wlaahi aniga zxb aad baan u xiiseeyaa wax walbo waan kula garabtaaganahay zxb keep going
@Ayesha-q33n
@Ayesha-q33n 7 дней назад
Wllhi ifiyooow qisadaada anoon dhameesan majoogi karo Xaqiiqatan aadaan ujeclhy qisooyinkaaga 😢😢 ilahey ku xifdiyo❤❤
@umaymamohamud1704
@umaymamohamud1704 8 дней назад
Waa salaamay dhamaan dadka bari Arki doona video gaan💞
@amya3397
@amya3397 8 дней назад
Ooh m.a ilays abowe qiso yinkaga halhal aa ula socdaa ❤ lkn abo kuwacabsida aaan ka jclnahay ee please 😮nosodaa kuwas wall qali 💯
@user-fs9qr2cc6z
@user-fs9qr2cc6z 8 дней назад
Legendnow hadan awoodo walaahi m.r beast wanku dhaafin lahaa wad u qalantaaa
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i 8 дней назад
Wcs 🤝 ifiye
@user-gy4ls7im5h
@user-gy4ls7im5h 8 дней назад
Ifiyow mana ilawday aaway qisooyinkii xarfanta Waan ogahay namad ilawin ee waad soo wadaa ee la so dhakhso ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@HODANABDULAHIABDI
@HODANABDULAHIABDI 8 дней назад
Mustaqbalka tuug ma rajeyne 😂😂😂😂
@Zayba945
@Zayba945 7 дней назад
😂😂😂😂😊😊​@@HODANABDULAHIABDI
@user-gy4ls7im5h
@user-gy4ls7im5h 7 дней назад
@@HODANABDULAHIABDI my tuug waxa ka sii sareeya
@fathipea2159
@fathipea2159 7 дней назад
1 saac naguyar 3 hdii layeelilahaa damac ahaan lahayd❤
@ramlodeeq-fj9ee
@ramlodeeq-fj9ee 7 дней назад
Wakhti walba garabkaga nahy huno🥰❤
@deeqamohamed7314
@deeqamohamed7314 7 дней назад
Waa kuu sameeyay walalkey sidaa jeceshahay allaha uu yeelo bi'edni'Allah 🤲
@hoyo4458
@hoyo4458 8 дней назад
Wan ku salmya ifiye from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@hanefa283
@hanefa283 8 дней назад
Million ka ayaan kugaarsiineynaa😊
@user-vh7fw9gh2f
@user-vh7fw9gh2f 8 дней назад
Waa qisadii ugu horesay aan waqtigeeda kudaawaday 😂 inta kale. Bil kahor ama bilooyin lasoo dhigay dawan jiray
@user-hl4hh4kb3p
@user-hl4hh4kb3p 8 дней назад
أ هلاًوسهلاً الأخ الكريم ❤❤
@JaamacSheeko
@JaamacSheeko 8 дней назад
Sxp codsigaaga waa kuu fuliyay waana u diray 30 qof iyo wax ka badan keep going brother ifiye nuur 😂😅😊
@Samaroonsiciid-zb2qk
@Samaroonsiciid-zb2qk 8 дней назад
Sxpow sanagadaah noolasodhakhso😂❤
@AbdirahmanAbdinour
@AbdirahmanAbdinour 7 дней назад
Wad mahad santahay wad na raali galisay😘😘😘
@abdirahmanmohamedhusein1043
@abdirahmanmohamedhusein1043 7 дней назад
Diyaar Ayaan u ahay inshaa Allah
@user-om7zg4nb8w
@user-om7zg4nb8w 8 дней назад
First comment Inta iga dambeysay 👍😊💜
@awoahmad6245
@awoahmad6245 7 дней назад
ha warwarin raxamaankad wehishataye wllo guulayiiso akhira iyo aduun illahay dartii iibaan ku jeecelay waan ku faafinay wllo anigu
@khadraahmed2132
@khadraahmed2132 7 дней назад
Wll ifiyow allah garabkaga hagalo i.a guul 37 qof udirey weyku imanayan i.a❤🎉
@user-ep9is4ur8q
@user-ep9is4ur8q 8 дней назад
Waanu samayney ugaas🎉🎉 qaybta masejerka 🎉
@maankadeeqa3046
@maankadeeqa3046 8 дней назад
Wa la fuliyey amarkaada 39:33
@user-lu5kd2ik1x
@user-lu5kd2ik1x 7 дней назад
Suuriya waa meesha ugu qisooyin badan dunida
@Emma___75898
@Emma___75898 7 дней назад
55:16 ayaa marayaa waxaan u maleenayaa ino dilay aabaha 😂😂 talow ma noqon doonaa
@user-hh7xz2in7y
@user-hh7xz2in7y 8 дней назад
Manta wa aniga❤
@asmakhadar-uh2ct
@asmakhadar-uh2ct 2 дня назад
Ifiyooow Allow ku dhawr. Wax badan ayan ka faiiday jawi qurux badana wanku qaata wlhi wana kuu duceeya Allah ku barakeeyo wllo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@4XAASLE6540
@4XAASLE6540 8 дней назад
200 qof ba u diray
@moedahir
@moedahir 8 дней назад
Waxaan ku share gareyay 101 qof waxa rajaynaya in aya qayb kamid ah nagu soo biiri donto insha allh
@rizamohamed7542
@rizamohamed7542 7 дней назад
Aniga marka aan isku eegay in aan share gareeyo, hal qof le iganoqonaaya meesha message ka 😂😂😂
@Kazka49
@Kazka49 7 дней назад
IfiyOw 30 qof ka badan ayan u direy❤
@Fahiyo-pl9xn
@Fahiyo-pl9xn 8 дней назад
Ifiyow quruxda wad ka padpadineysaa ma is tiri wax ino reeep anagana😢😢😢😢😢😢😢😢😂
@FartuunMaxamuud-uu4mz
@FartuunMaxamuud-uu4mz 8 дней назад
Team ifiye on like 🎉
@AmeinMahamod
@AmeinMahamod 8 дней назад
WAA NOOCAYGII DAMBI,BAARISTA❤❤❤❤❤
@hawamahamed9649
@hawamahamed9649 7 дней назад
Insha Allah❤
@Ikraqaali
@Ikraqaali 7 дней назад
Guuleyso zxp❤❤❤
@Maahirt
@Maahirt 7 дней назад
Masha Allah
@MARWA-1654
@MARWA-1654 8 дней назад
Wcsss 🫱🏽❤️ qisooyinkan wa ka dhexbaxayy ❤️
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 2 дня назад
Wiilka garab is taaga ifiyow diyaar weyh dad badan baa ugu shere garen in.a waxa rajeen taemkyga in aay ku wada saadhi doonan❤ wlhi 100 qof baa shere u dhahay in.a 100 in ay ku sadhan baa rajeen❤
@Fahiyo-pl9xn
@Fahiyo-pl9xn 8 дней назад
Waa ku qaspanahay apwe wana ku sameya
@sihaam-10
@sihaam-10 8 дней назад
beri exam leyahy hurdadi wa ididay iga tag hadn sexan karaye thnx my brother 😂❤️😭
@RuweydaQuruxsan-lp6vp
@RuweydaQuruxsan-lp6vp 7 дней назад
Abti wa balan 30 qof iyo ka bdn kugu diraya asxabteyda we bdn yhiin runtii wllhi farxadada wn jeclhy 🥹🫶
@SalimEk-fx3rm
@SalimEk-fx3rm 8 дней назад
Wow
@user-tm9ey2vf5z
@user-tm9ey2vf5z 7 дней назад
Aniga youtp inan isticmalan rawa maa u qaomaa maa heli kara 1000 iso raca😢❤
@cadaaladaxoogleh408
@cadaaladaxoogleh408 7 дней назад
Ileys iyi dhamaanvteam ikeys waa sakamaya like waaba kaga bilaawa waa shaxalka kaliya nagu leeyahay wiilkeena ileys inta ugu raacsan farta sii taaga
@ahmedibrahimshide
@ahmedibrahimshide 7 дней назад
Guuleso brother ❤
@ayaanabdi7519
@ayaanabdi7519 8 дней назад
Waalal ilahay haka feydo kurbada
@Umu.Abdullahi20
@Umu.Abdullahi20 4 дня назад
Xaqiqdi wan dhameysta qisoyinkaga ilahey murugta ha ka saro.
@cabdirisaaqmaxamed3248
@cabdirisaaqmaxamed3248 8 дней назад
Sxb hadad illahay igu dhalisay 100 qof ka badan ban u fhare gareeyay haday wax ino wabanayso❤❤😂😂😂
@caashoaxmed9577
@caashoaxmed9577 7 дней назад
Alaha farxadada ha ku soo celiyo wixii ad jeceshahay oo ku qeyr ah alaha ku siyo ifiyow
@user-uw7op1fy7k
@user-uw7op1fy7k 8 дней назад
Personnel first time comment send reply ifiye lion🎉🎉 Saadaq ~`Joon Muku sii dira lita caarafu 😂😂😂😂 war niman yahaw waa kaftan ok
@user-sports482
@user-sports482 8 дней назад
tageere lmbar one ifiye
@wllHaydar-yk3vr
@wllHaydar-yk3vr 7 дней назад
Waa inan cashar ka bartaa ga’aanka inan ku adkaysto io inaan dag dagin🤝
@user-hl4hh4kb3p
@user-hl4hh4kb3p 8 дней назад
والله أ حبك لأجل الله والله أ فعل ذلك عظم الله أ جرك❤❤❤
@user-yk2lt5om3w
@user-yk2lt5om3w 3 дня назад
Codsigaga wanku fuliyay walibo wanka badiyay oo 50 qofood dad garayan udiray islamarkiba kuwa saaray Inta kalana wanka war sugaye ifiyow love you sxb qisiyinkaka ❤
@HODANABDULAHIABDI
@HODANABDULAHIABDI 6 дней назад
Wareera jiro ya dilay labada wiil amu jiraa wiil kale oo sana jecel Subaxanallah 😢
@MaaidoAhmed-hn2vb
@MaaidoAhmed-hn2vb 8 дней назад
Ooh maantana Anaa ugu horeeyo😭 ileysoow instagramkaga Waa waye 😢magaca sacra kugu qoran isheeg
@fiymamuse3650
@fiymamuse3650 8 дней назад
Ifiye nuur
@MaaidoAhmed-hn2vb
@MaaidoAhmed-hn2vb 8 дней назад
@@fiymamuse3650 wllo wiil gabar waxa tahyba Aad u mahadsantahy ma aqaan wax kugu mahad celiyo
@MaaidoAhmed-hn2vb
@MaaidoAhmed-hn2vb 8 дней назад
@@fiymamuse3650ma aqaan wlhi waxaa kugu mahad celiyo tanks wllo
@user-gz4jd6xf4q
@user-gz4jd6xf4q 5 дней назад
Sahra oo kale miyaa booyaaso raaliyo ah hadii uu hely way u dhacan tahay mahadsenid ❤❤❤😂❤❤❤ManshaAllah,
@YaaraCausman2
@YaaraCausman2 8 дней назад
❤❤❤❤❤
@fadunaomar7697
@fadunaomar7697 7 дней назад
Asc ifiye ad ban kugu xiranhy alha kubrakeyo redo
@FaisaXaajimaxaad
@FaisaXaajimaxaad 7 дней назад
Hoyada dishay
@Naagnool124
@Naagnool124 7 дней назад
Aboowe qisooyinka dhaadheer soo badi waan ku seexdaayeeb