Тёмный
No video :(

JAHAWAREER KA TAAGAN XAAFADA DAB DAMISKA EE MAAGALADA MUQDISHO, HALKAAS OO LAGA BARAKICIYAY SHACAB. 

Abdijaliil Show
Подписаться 88 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

JAHAWAREER KA TAAGAN XAAFADA DAB DAMISKA EE MAAGALADA MUQDISHO, HALKAAS OO LAGA BARAKICIYAY SHACAB.
©copyrighted material Used.
©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and RU-vid
Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
Who I am:
~Former Producer at BBC News
~STN TV Head of Programs.
~Horn Cable TV cameraman
BACKGROUND:
~Mult-Skilled Journalist
~Video Editor
~Photographer+Videographer
~Storyteller
~Camera Operator
WHAT I DO:
🌍 Event video and photography
📰 News and Documentaries:
🎬 Entertainment:
🎙️ Interviews:
📺 Subscribe and Join the Community:
By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
Stay connected beyond RU-vid!
~abdijalilosman@gmail.com
+447368981541
#subscribe
#share
#like
#comments

Опубликовано:

 

22 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 66   
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 Месяц назад
Horta nabsi waa soo deg dega ogaada farmaajo isagoon waxba udhin ayey yiraah deen dhibuu nagu hayaa maanta kawarama
@amalquule84
@amalquule84 Месяц назад
subaxaanala ilaahaya masiibo hakurido dawalana maaha
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 Месяц назад
Aamiin yaa rabbi habaarka la hela oo la haleela Xasan Sheekh iyo inta la socota Allow todobada samo laga ajiibaa hadalkiina
@sahromahamud
@sahromahamud Месяц назад
Subxaanallaah Subxaanallaah Illaahoow U Miciin Umadda Soomaaliyeed 🇸🇴🙏😭
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 Месяц назад
Subxaana Allah, Dowlada meey meel dajiso dadkan danyarta ah ama mudo dheer u qabato
@safiyakulmiye7460
@safiyakulmiye7460 Месяц назад
Aamiin Aamiin
@abdi7932
@abdi7932 Месяц назад
Dadka hadii laga rarayo meel, waa in bedelkeeda la siiyaa😢
@truecomment3650
@truecomment3650 Месяц назад
Barakicintaan shacabka SAX MA AHAN
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 Месяц назад
Dhulka dowlada ka baxa wasaq yaheey foosha xu mooryaan juhala ah hg waa cawaan
@mmh8047
@mmh8047 Месяц назад
irxamoo man fil ardi yarxamukum MANfi SAMAA!!!!!!!!!.... YAA ALLAAH
@cabdiqanimadame1165
@cabdiqanimadame1165 Месяц назад
Xasan dhiiqo iyo tuugta taageersan alle calaamo iyo belaayo haka muujiyo xsn alle ifka kaa kaa kaxayo umada
@Fircoon-yare
@Fircoon-yare Месяц назад
Maalin horeed waxaad ku heyseen farmaajo waa marixaan….. xasana waa hawiye oo walaalkeena ah
@carinohope3117
@carinohope3117 Месяц назад
Subxaanallaah ❤❤
@zahracabdi3825
@zahracabdi3825 Месяц назад
Aaway muse suudi ee isaguba deggan meel dawladdu lahaan jirtay ?
@Sarreye
@Sarreye Месяц назад
Ilaahay haka qabto umada intii dhibaysa
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 Месяц назад
Aamiin yaa rabbi
@zahracabdi3825
@zahracabdi3825 Месяц назад
SubxaanAllaah SubxaanAllaah SubxaanAllaah
@Ladanabdii
@Ladanabdii Месяц назад
Subxa allh xassn wuu kadhuuntay dadka matida😢😢
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Месяц назад
Subxaanallaah ⁉️ dadka 40sano qaxoti aan dhamaan I'm sorry 😭🛑
@AbdikarimMohamed-cg3pj
@AbdikarimMohamed-cg3pj Месяц назад
Shacabka la kicinayo mesha kaga kicinayo Ethiopianka aya la rawa in la dajiyo
@AhmedMaxamed-dn7oh
@AhmedMaxamed-dn7oh Месяц назад
Walahay waa dhibaato haysata shacabka ale u gargaaro Soomaaliyana dowlad khayr qabta ale ha nooga dhiliyo dalka 😊
@user-gc9pg4dh4w
@user-gc9pg4dh4w Месяц назад
Habargidir abgaal haadka iyo waraabaha Ayaa hiirtii waaberi Ka hirqaday dhiigoodii Lafahoodiina hawada ku feentay. Hgr waxa la gaarsiiyey inay calaacalaan oo cidla madaxa gacmaha saaraan
@abdikfilabile270
@abdikfilabile270 Месяц назад
Farmaajo waa mareexan 2,00 wiil ayaan haystaa madaxtooyadan udaadanayaa Soo Ma ahayn hadalki😂😂
@ghst4487
@ghst4487 Месяц назад
Kuwaan inee sidaas dhaheen ma cadeen kartaa
@mmh8047
@mmh8047 Месяц назад
hadhaw baa ladhihi ,.....!!!!!!!! Nabbaddii aaway ?????????masaakiinta iyo agoonta ,waayeelka 😮😮😮😮😮
@isiri.2835
@isiri.2835 Месяц назад
SHICIBKU IN AAY MASSAKIINTA LACAG U ARUURIYAA WOFKII SHILIN WAA IN ISKU QORAAN
@siradm
@siradm Месяц назад
Habaar baadil ah miyaa kacaaya? Habaarku Ilaahay swt ayuu soo maraa, xaraan miyaa xushmad leh?
@ahmadyusuf3360
@ahmadyusuf3360 Месяц назад
Stupid ba tahy xarn ku dhastay amus 😊
@carinohope3117
@carinohope3117 Месяц назад
Mission😭😭😭
@HUSSEIN10764
@HUSSEIN10764 Месяц назад
waar dadkan masaakiinta ah waxaa iibiyay dadkooda waa siday sheegtay islaanta xildhibaanadooda iyo wasiiradooda ayaa iibsaday waar dadkan waa kuwii lahaa farmaajow 400 wiil baa villada kuugu imaan
@Caliya7
@Caliya7 Месяц назад
Dowladu hadey Allaah kabaqeyso waa in ay halmar iyo hal maalin dadka kakiciso cidkasta oo meel dowladledahay danyar, ganacsato iyo weliba kuwa dowlada kujira ama hadeyso masakinta.
@ayaninadee176
@ayaninadee176 Месяц назад
Mahamed siad AUN igaa bursadey hadana u ooynaaya
@abdihafidhassan9531
@abdihafidhassan9531 Месяц назад
Nabsi ithan halel 😂😂😂😂😂😂
@zahracabdi3825
@zahracabdi3825 Месяц назад
War dadkan masaakiinta ah iska daaya oo Alle ka cabdsada !!!
@NewPhone-b3v
@NewPhone-b3v Месяц назад
Xaasaan shiikh dhuulka in uu gaatoh baas baamuuqdaah daadka daan kaamaale beesha Abgaal dhuulkii daalaada baay kuufaadhiiyaan kaamaa kiiciinaayoh.
@zahramaalim2700
@zahramaalim2700 Месяц назад
Waxa lahabaaraayo xaajiyadaada maku jirtaaa
@KafiyoAbdi-fo9bx
@KafiyoAbdi-fo9bx Месяц назад
War ilahow dheh ama iska da gur o kamamka ada hadi kle dhiso mareb ayad guri kule dahay ad ama xabad wax kle majiran
@abdimohammed6068
@abdimohammed6068 Месяц назад
Subhanallah...ilahay dadka la dulmiyo ducadoda waa ajiib
@AxmadeyMuxudiin
@AxmadeyMuxudiin Месяц назад
Kuwaan kuwii ducadooda la aqbalayey maahan waa tuugo tuugo dhacayso
@user-jy2ey2bh9d
@user-jy2ey2bh9d Месяц назад
​@@AxmadeyMuxudiinwalhi walal qalbigaai huray markaan qoraalkada arkay se waxa aad kahadleeyso kuma dambaabikaro lkn waxaad ku hadleeyso ilhy ralikama ahan walalka oo muslima dhibtisa markaad kufaraxdo adna mid degdega ayuu kugu ridikaraa ogow Saad uhadashay kulama hadlikaro ereywalba oon dhoho ilaahbaa qoryaayo lkn adna alle Haku cafiyo
@user-gc9pg4dh4w
@user-gc9pg4dh4w Месяц назад
Abgaal waxa uu rumaysan yahay habargidir inaysan xamar wax talo ah ku lahayn marti ku yihiin
@user-he6jg9rv5u
@user-he6jg9rv5u Месяц назад
kaguura oo ilah kabaqa dantaguud34 aya daganeden xishooda amar doowlo mudeec kiresta guryo xildhiibanka500 kabadan ayu qatahe kiro haka baxsho
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr Месяц назад
Social Mediaha soo istaaga oo tuuqsada. Tuuqsiga ayaad ku fiican tihiine. Villa soomaalia taga oo burburiya. Xassan tuug caawa Eritrea ayuu ku dalxiisayaa. Qabiil iska dhaafa ee qadiyad yeesha. Waa istaahishiin baxa shabaab la dagaalama
@abuukarayaanle6842
@abuukarayaanle6842 Месяц назад
Dowlada ha jirto ha joogto waa mahadsantahay masha dadaal beywadaa allow dhowr
@Ladanabdii
@Ladanabdii Месяц назад
1qof bahda alle ku xisbina iyagna iyga sbbaya dhibka
@ahmadyusuf3360
@ahmadyusuf3360 Месяц назад
Dowlada qabiil aye ku dhisantahy qabil walbo kuras ayo ku leyahy dadkn dadki matalo ha diface dowlad meshas ka ma jirto 😂😂😂
@SoomaaliPuntland-re3ju
@SoomaaliPuntland-re3ju Месяц назад
Abayo dadka xogale oo aya ka baqan ayay metelan
@maxamedraageisaag6363
@maxamedraageisaag6363 Месяц назад
Adi dhulka dowlada ka guur
@degan4
@degan4 Месяц назад
Abu biliqo😢😢😢😢😢😢😢
@qaasimmohamed6246
@qaasimmohamed6246 Месяц назад
MASAAKIINTA MISKO LA FUULO LEH. XASSAN SHEEKH. MARIINIS. XERADOODA. CAR AAD .
@abdifidow9106
@abdifidow9106 Месяц назад
Abdijalil Show shame on you for politising this issue. The giverment has right to claim its land.
@ahmadyusuf3360
@ahmadyusuf3360 Месяц назад
Dowldaii dhaxe siyad bare awowyshn dumiyay ciqabtidi ilmhodi aya maraya illh waxo yiri illh qom ma bedilo ila ey ayada is bedesho ama kas bato mant tugo dares xiran aya dhulki qabsdy
@WAXTAR-MEDIA
@WAXTAR-MEDIA Месяц назад
Shacabkan xal ha loo helo iska baxa xal mahee
@AxmedAxmedsiciid
@AxmedAxmedsiciid Месяц назад
Xita hadaydaan wax u dhisayn oo melay u guuraan aydaan u diyaarin Jiingadahaan lacagtay ku dhisteen kaliya haba loo celiyo
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 Месяц назад
Ilahow ugargar 😢
@nuuriyahirsiducaale3694
@nuuriyahirsiducaale3694 Месяц назад
Aaaaamiin aaaaamiin aaaaamiin aaaaamiin aaaaamiin aaaaamiin aaaaamiin aaaaamiin aaaaamiin aaaaamiin aaaaamiin aaaaamiin aaaaamiin aaaaamiin aaaaamiin aaaaamiin aaaaamiin alah idin kaqablo
@user-yg2gw3tc2l
@user-yg2gw3tc2l Месяц назад
Maxadax weyne lipaax lipaax dhalay baa tahay jiroo joog
@mmh8047
@mmh8047 Месяц назад
Maa dhul banaanka ah maa loo raro oo loo cabbiro
@faadumomaxamad5775
@faadumomaxamad5775 Месяц назад
habarkmalakhbalayodhulkamadigiskaletugobatahay
@maxamedraageisaag6363
@maxamedraageisaag6363 Месяц назад
Beentaada waaye
@faadumomaxamad5775
@faadumomaxamad5775 Месяц назад
adigaayrbtodilowg
@waaqicichannel
@waaqicichannel Месяц назад
Xasan xarami qabuuro u fagto u wayay kusoco gar gurtow kabahada ma tolman idam ale abeso ku rugtay gar guurtow
@safiyakulmiye7460
@safiyakulmiye7460 Месяц назад
Aamiin Aamiin
@carinohope3117
@carinohope3117 Месяц назад
Subxaanallaah ❤❤
Далее
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
Просмотров 3,1 млн