Тёмный

JAHWAREER 13 OO XIISO LEH 2019 

SONNA PRODUCTION
Подписаться 200 тыс.
Просмотров 477 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,1 тыс.   
@kinghajiali8761
@kinghajiali8761 5 лет назад
hada comment tigeyga aqrisaysid waxan ku rajaynaya inuu illahay ramadaanka cafimaad kugu garsiiyo cibaadana kugu dhameeyo ramadan kariim like tana ha hilmaamin
@amishhoneyilyas9418
@amishhoneyilyas9418 5 лет назад
king haji ali Ramadan Mubarak not Ramadan Kariim
@amishhoneyilyas9418
@amishhoneyilyas9418 5 лет назад
The right ward is Ramadan Mubarak
@Ikraam143
@Ikraam143 5 лет назад
king haji ali aamiin yaa allah
@fatumamohamed7030
@fatumamohamed7030 5 лет назад
king haji ali Ramadaan. Kariim. AMIN AMIN
@kinghajiali8761
@kinghajiali8761 5 лет назад
@@amishhoneyilyas9418 ok walal ramadaan Mubarak😍😘 jazakallah
@mohamedosman3368
@mohamedosman3368 5 лет назад
Waa markii igu horayseen qofkii 3 noqdo Allah ducadaada aqbalee hadaad aragto qoraalkayga like iyo subscribe iigu qabo gacanto ku gu'imayseee
@naftadanuuri
@naftadanuuri 5 лет назад
Subscribe wn kusaare isaar wle
@mohamedosman3368
@mohamedosman3368 5 лет назад
@@naftadanuuri waankuusaray sxb thanks
@dahirmohamedarab8729
@dahirmohamedarab8729 5 лет назад
Filimkaan waanku heystaaaa dhamaaad kiisa noogu soodhakhsada
@mohakassim6927
@mohakassim6927 5 лет назад
Hadaad jahwareer uxiistay like iisaar 😂😂
@KINGMOHA5388
@KINGMOHA5388 5 лет назад
like iyo subscribe aan kuu saaree adigana subscribe dhac kusii chanelkeeyga sxb
@maxamedabdiqadir4565
@maxamedabdiqadir4565 5 лет назад
Ruwayadana aaaaad bn ujclhy rina mxy thy cunugega hala keno intii ila jcla like
@faadumonuur8734
@faadumonuur8734 5 лет назад
Riina I love you sidada filmka ujileyso ayaan ka helaya viva riina
@HusniCharley
@HusniCharley 5 лет назад
ku soo biira aniga iyo nagtaayda charley chanelkeena waa shactaro walaan kkk like ayaa kuu saray walaal
@yusragabow
@yusragabow 5 лет назад
moha vlogs subscreib ii saar ana waan kuu saara
@bahjabilan6946
@bahjabilan6946 5 лет назад
Adigo Filinka firsanayo comment GA ma akhrinesay run sheeg yeah 😉
@ayanayan5087
@ayanayan5087 5 лет назад
Dream girl haa
@mumtazahmed6553
@mumtazahmed6553 5 лет назад
Dream girl
@filsanabdirizack8858
@filsanabdirizack8858 5 лет назад
Dream girl haaa
@nashaadsaxane0222
@nashaadsaxane0222 5 лет назад
Dream girl kkkkkkk yareey hanaga xishoodsiiin yaaaah
@bahjabilan6946
@bahjabilan6946 5 лет назад
@@nashaadsaxane0222 😂😂😂😂😂😂😂
@amirohassan8147
@amirohassan8147 5 лет назад
Flimka nuxurkisa wa farxiyo iyo barastmol plz isgursda wa isku baxaysan inta ila aragtay like😅
@naciimanalka7941
@naciimanalka7941 5 лет назад
amiro hassan in
@abuubakarmohmed2205
@abuubakarmohmed2205 5 лет назад
Farxiyadee?
@shineaar5219
@shineaar5219 4 года назад
yeah
@barwaaqoosman9482
@barwaaqoosman9482 5 лет назад
Somaliyey weligay hal like laymasarinmaanta waxay kubeegantahay dhalashadayda hadyad ahaan iisara like
@princessamina9363
@princessamina9363 5 лет назад
Khaled Munir Rer Instagram ka ahaa inta taqaano Like
@asadabdi14
@asadabdi14 5 лет назад
Khalid ba rasul u hysta
@ikraanaragsanikraandugsiiy1257
dhaalid waa jaclkeyga runtaa anoo igu dhintaa ane asaa ku dhintaa iloveyou dhaalid😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@hassanosmanxasgii4500
@hassanosmanxasgii4500 5 лет назад
I love riina , reall team jahwariir iyadaaa isku heeso . Riinaa ❤ salln boqortooyo waxii Rina tager u ah like Sara
@suldanyareofficial6003
@suldanyareofficial6003 5 лет назад
Mama Tusmo hoogan iyo Hayiinka Hablaheena Somaliyeed Inta Tagerto oo kali ah Mama Safiyo Tusma Oo ila fikir iyo Aragti ah Like iyo Subscribe igu Tuur Oky 😍😍😍😍
@shukrimohamed9274
@shukrimohamed9274 5 лет назад
Asc
@suldanyareofficial6003
@suldanyareofficial6003 5 лет назад
Shukri Mohamed Wcs
@Sharoobo
@Sharoobo 5 лет назад
Qof igama horeen o dawada wlhi e marka dhamestay an ka bixiye comment❣️❣️❣️❣️ like saar ramadanka dartis
@runishvlogs9198
@runishvlogs9198 5 лет назад
Parstamol iyo farxiyo dartood udwadaa😍🤗 Ilhow mid ijecl isahal🤩🤗saas ii kolkoliyo
@xiisstar
@xiisstar 5 лет назад
Amiiin dhamanteen iskaabulada sanadka duca ka so hartay ani cml
@runishvlogs9198
@runishvlogs9198 5 лет назад
@@xiisstar duco wx dhaamo maleh
@abdullahimohamednoor6383
@abdullahimohamednoor6383 5 лет назад
Keep praying 🙏 the best is yet to come
@abdifatahdalmar7431
@abdifatahdalmar7431 5 лет назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹🙏🏻 Jahawareer Inaba caadi ma ahan waan ku haystaa film reer SONA Production.
@mohamedabdullahi2339
@mohamedabdullahi2339 5 лет назад
Asxpta RAMADAN coming soon 😍😍 Cafiz io Caafimd😢 👇👇
@traphead5149
@traphead5149 5 лет назад
Sidoo kale sxb
@bilanabdullahi6962
@bilanabdullahi6962 5 лет назад
Sido kle wloh
@layloahmed5729
@layloahmed5729 5 лет назад
Mohamed Abdullahi
@mohamedabdullahi2339
@mohamedabdullahi2339 5 лет назад
@@layloahmed5729 Haaaa wll
@hassankolan7820
@hassankolan7820 5 лет назад
Game mam adag aya filimkan kujira
@mumtazinacabdiraxman4826
@mumtazinacabdiraxman4826 5 лет назад
Farxiiya iyo barasitimol ayaa filimka qurxiyaa waadbaa isku macantihiine maadka dhabeysan my love taan😂😂😂😂
@amarnmohamed8411
@amarnmohamed8411 5 лет назад
Ana uhoreya Coming soon Ramadan Allow nabad nagu gaarsi 👆
@ahlulwanaagmedia9425
@ahlulwanaagmedia9425 5 лет назад
Sacdiyo Abdi Walashey SUBSCRIBE igucaawi please Allaha hakusharfo I 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@amiiryare3067
@amiiryare3067 5 лет назад
Inta ka Yaabtay Dadkan Faraha Badan Ee ka soo Horreeyay Like saara 😂
@11stars26
@11stars26 5 лет назад
Ku sali xabibkena mohamed scw 💖💖💖
@anfaclakiimahamed6125
@anfaclakiimahamed6125 5 лет назад
11 Stars scw scw
@rahnomohamed2
@rahnomohamed2 5 лет назад
Scw💛
@askamoha6918
@askamoha6918 5 лет назад
11 Stars scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️
@khadroabdulahi2693
@khadroabdulahi2693 4 года назад
Scw scw scw scw scw scw scw
@zakariyezaney7542
@zakariyezaney7542 5 лет назад
Ramadanka Dartiiisa Like Igu Siya 🙏🙏🙏
@hamdibae3168
@hamdibae3168 5 лет назад
Inta ila aragtay khalid muniir inuu kuso biray like itaabo 😜
@hiboodawa1612
@hiboodawa1612 5 лет назад
Wiilka khaalid ladho quruxlow waye OMG 😩😩🥰 mansha allah
@bintuabdallah6097
@bintuabdallah6097 5 лет назад
😂😂😂😂😂
@umumohamed5306
@umumohamed5306 5 лет назад
Hibo ma ila aragtay
@hiboodawa1612
@hiboodawa1612 5 лет назад
Missy Haa walahi wacalka wuu shidan yahay 😍😍
@ridwanugas9465
@ridwanugas9465 5 лет назад
Kkkk
@6ixty9ine61
@6ixty9ine61 5 лет назад
😂😂😂😂 america inaa kutagto miyaa rabtaa 😂😂😂 wlh naag xarfaan ah ayaa tahay
@edabsan7449
@edabsan7449 5 лет назад
Jahwareer team salaan gobeed dhamaantiin 😘 Thanks for the ruwaayada jahwareer.
@XallinCaafimaad
@XallinCaafimaad 5 лет назад
Waaw waa layga soo hormaray lkn waan idiin haneeyay noolaada dadkayga soomaaliyeed meelaad joogtaanba Ramadan mubarak
@hiboxasanahmad4171
@hiboxasanahmad4171 5 лет назад
war wilka khalid ladho cadan iyo somali miya iska dhalay🤩 cadi maha masha allh, lkn nin qurxon sura ku nacay ilen wa qurxonta laga badiye. viva inta fosha xun😁👍
@dajiyadeeka8523
@dajiyadeeka8523 5 лет назад
Wa Somali safi ah wax cadan la idhahdo kuma jiro Khaled munir
@gabadhaboqortoyadahibocade9310
Liya aa kkkkkk
@falastinfalastin2875
@falastinfalastin2875 5 лет назад
Wwww masha alaha wan sugahi lasanayaha damana u madaha Somalia wax idin lanahaayh ramadana mubaraka ISO ducayah muradah ayana layahayah in alaha i sahalo damana Somali
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 5 лет назад
Mxaad intaan dhan nooga maqnaydeeen Waanba inku daba xiiqnay san iin lahayn awo jahawareer Wiilasha Jahawareer eesh calaa qurux Siiba wiilka dib oga soo biiray khalid mansha Allah Somali wiilasheeda asal qurux yaqeey💖
@umucasaam3122
@umucasaam3122 5 лет назад
Ha wlhi huno wa runta
@marwohamdakaysedegan5093
@marwohamdakaysedegan5093 5 лет назад
Wwwwwwwwwwww wiil shidan ayaaa ishu qabatay khaalid miyaay dhaheen tolow
@liiboy0
@liiboy0 5 лет назад
Somalida comments so qoreyso waxan kala yaabay dhamantooda waa reebadiyaal ruwaayada mesha ay ka qaldan tahay ama ay ku saxan tahay hala so qoro ee ka daya like isaar aniga ugu so horeyo waa maxay waxas hadii ad ugu so horeysid maxaa inaga galay
@mamustvpro6492
@mamustvpro6492 5 лет назад
Ilaahoow caafimaad nagu gaarsii ramadaanka 👍👍
@ukhtimaxamed4530
@ukhtimaxamed4530 5 лет назад
Amiin yaa rapi
@abdirizakaden9713
@abdirizakaden9713 5 лет назад
Dhamaan waxaan leeyahay intii muslim ah ramadaanka napad allaha nagu gaarziiyo insha allah
@halimasacdiya1115
@halimasacdiya1115 5 лет назад
Maamo TUSMO ilhy hku sharfo Habo aad ayan ku taageerna kuna jecelnhy❤❤💋💋 Team JAHWAREER horay uzocda👏👏👏😘
@daarulmaqam3371
@daarulmaqam3371 5 лет назад
Qabiilada somalida qabilkee ugu jeceshahay me cayr 😍 kor allh ka yelo somali 💪💪 like ha i dhafin warya naya ina cafi
@bitterorsuschenal4213
@bitterorsuschenal4213 5 лет назад
Rer jahwarer markan sexday maxaa filmka uso galisen calool xuman idin hayaa walaladaay intii jiiftay sideyda o igaa dabeysa please 500 aan idinka helo ilma Adero 🙏😘
@saadaqwarsame6477
@saadaqwarsame6477 5 лет назад
Bitter Or Süs Chenal 500 like we badantahay 40 iska dheh 😀😀😂😂😘
@ibnukheyre3154
@ibnukheyre3154 5 лет назад
Way heleysa wll somalida way badantahy
@bitterorsuschenal4213
@bitterorsuschenal4213 5 лет назад
@@ibnukheyre3154 inderkay😘
@bitterorsuschenal4213
@bitterorsuschenal4213 5 лет назад
@@saadaqwarsame6477 wan so dahaye mar mar Baba 2k helaa wlhi😀😀
@apdirahmaanpidixo1523
@apdirahmaanpidixo1523 5 лет назад
Bitter Or Süs Chenal hhhhhh wax wln
@zahraabdirahman767
@zahraabdirahman767 5 лет назад
khaalid arka waaw😍😃😍😍😍
@zakimohamed9556
@zakimohamed9556 5 лет назад
Zahra wow tahay iso qabo
@saxiixmedia8956
@saxiixmedia8956 5 лет назад
Ruwayadan inta ila sugeysay like dhac iigusiiya Ramadaan mubarak idin leyahay 👇❤️❤️❤️😭😭
@hajarabm2400
@hajarabm2400 5 лет назад
Salman Abdullahi ina adeeroow meel walbo tuugsi maa lataagan tahay😂😂 qalad ha ii fahmin yaah
@Turan_darow
@Turan_darow 5 лет назад
Jahwareeer waxaa xiiso uyeeleyso waa riinaaa iyo ifraah udgoon j😍😍
@fadumoismail9831
@fadumoismail9831 5 лет назад
Ahmed turaan 🤣🤣
@RamaasReal_Official
@RamaasReal_Official 5 лет назад
Jecliyaa jilayaasha jahwareer Hadad Ramadan ka u xiis like isaar👍
@fadumojama4220
@fadumojama4220 5 лет назад
Waaw inta jaahwareer uxiistay like iisaara
@ceebla2687
@ceebla2687 5 лет назад
khalid cida instagram ku taqana farta taah ☝️☝️
@naimahareed4364
@naimahareed4364 5 лет назад
☝☝
@inadoller8494
@inadoller8494 5 лет назад
instaGramkiiSa Noo sheeG waLaaL🔥👏
@nalkanalka3442
@nalkanalka3442 5 лет назад
@@inadoller8494 khalid muniir36
@RooreMediaProduction
@RooreMediaProduction 5 лет назад
☝️
@selmanoorstories260
@selmanoorstories260 5 лет назад
Adigoo filmka dhamesan hdad horey like kasartey comment na aqrineysid ani lee isku maleynayey qeer allh kusiyo like haila dhafin.
@abdulrazzaq1855
@abdulrazzaq1855 5 лет назад
Somalinimada dadka kaga sarena hade dhab tahay like kun igarsiya nin ghana joga tartan kula jira ii hiili walal mhdsnd
@isme9395
@isme9395 5 лет назад
qaab laawe commentiga wuxu khuseya kali ah filmka mise musalsalka like ta aab baryaysid halkaan looguma talo galin
@abdulrazzaq1855
@abdulrazzaq1855 5 лет назад
@@isme9395 thanks wll
@cumarcali9034
@cumarcali9034 5 лет назад
Rer qurbo file iyo sharci ilalis badana hdey somali yimadana qas badana😂😀🤣 hdi aysan runtu ku dhibeen like I saar😂😂
@aliomohamed669
@aliomohamed669 5 лет назад
Hurdo ayaa ihayso maraxana waa ixanuunaa lkn jahwareer lagama seexan karo 😍
@رغدهالحلوه-ف9س
@رغدهالحلوه-ف9س 5 лет назад
Kkkkkkkkk aniga xita isku cudur nahay 😂😂😂
@nastehochanell3391
@nastehochanell3391 5 лет назад
ani xataaaa😭😭😭😭
@nimconiyaad1775
@nimconiyaad1775 5 лет назад
Bahda jahwarer sallan sare dhamntiin waxan sigaara u sallaamayaa khaalid muniir Qof qaaliya dhamntiin waxan idin leyhy guulaysta walalyaal👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏💯💯💯💯💯💯💯💯
@alimohamuddek6297
@alimohamuddek6297 5 лет назад
Am 3rd person hit the like guys 🤣👍
@hafsailkacas6754
@hafsailkacas6754 5 лет назад
Wan jeclahy jahwareer Kenya jogaa gaar ahaan lodwar turkana jogaa waana daawada markasta nosoobadiya
@aishachannel7098
@aishachannel7098 5 лет назад
Ramadan Kareem asxaabta qafkii daneynaayo Isqurxinta cilaan barasho subscribe isar Mahadsanid
@deeqachnnel5304
@deeqachnnel5304 5 лет назад
Ana isaar wan ku saray ee
@qureysh6434
@qureysh6434 5 лет назад
Lama gaarin hadde ramadaan
@aishachannel7098
@aishachannel7098 5 лет назад
@@qureysh6434 Waa Bari ama isninta qali
@qureysh6434
@qureysh6434 5 лет назад
@@aishachannel7098 haa abyo sax
@mulkiahmed2064
@mulkiahmed2064 5 лет назад
Waxan layaabay Dadka like iisaar dhahaayo filimka comment ka bixiya Dadka idiin sameynayana fikir ku Darsada lacag la aan ayad ku Dawataan lkn jahawareer wlhi lacag ayuu istahilaa waa film aad loga so shaqeyay horey usocda bahda sona thanks idinkana🙏 noso naqsada
@bbjjbbbbnnj
@bbjjbbbbnnj 5 лет назад
caafimaad kuwii ramadaan ku gaara alle hanaga yeello please like😘😍💖
@sihamabdi4091
@sihamabdi4091 4 года назад
Wiilkaa caas ku hystaa ee maxamed la jogay 😭😭😭 mchllh alle iishaa xuun walal haa ka duuwoo 💕💕😍
@asiyadiamond5693
@asiyadiamond5693 5 лет назад
Xagana ninkibay kaga dirysa xagana hppi kujeclahy kaledahy wlle dumarka sirtoda lagama sal gadho xata aniga igudaro😋🤣😋🤣😋😋🤣😋🤣👈
@deeqachnnel5304
@deeqachnnel5304 5 лет назад
Kkkk🤣🤣🤣
@munamaxamed1543
@munamaxamed1543 5 лет назад
Haa khiyaanda ku dherysan😂😂
@aliahmedaaden4161
@aliahmedaaden4161 5 лет назад
Asiya diamond I love you
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE 5 лет назад
Kkkkk ku qabo ayaan islahaaye laakiin finaxaarad gacan baan kuu taagay kkkkk walahay waan qoslay anigana igu daro kkkk
@zackabduqadir736
@zackabduqadir736 5 лет назад
Hhh😂
@qaalidumar1779
@qaalidumar1779 5 лет назад
allow naga gaarsi bisha ramadaan adigo naga raali ah kuwa caafimad ku dhamaystana ilahay ha naga dhigo
@sonnachelsea5730
@sonnachelsea5730 5 лет назад
reer jahwareer jecliyaa Hada kadib shoodhe jahwareer ahay slaan sare jilayaashyda qaalia ilove u Ramadaanta maxaa noo haysan sonna production hno ?
@qyhealthybeauty
@qyhealthybeauty 5 лет назад
Khalid muniir ayaab soo galay cadi ma ahan reer america wd is aruursataan masha Allah
@abusalman1242
@abusalman1242 5 лет назад
Waxan u malaynaya in farxiyo uurka u leedahay khalid ! Cidi ila qabta like
@issybrosm5810
@issybrosm5810 5 лет назад
Khalid waa kee miyanu ahmed qabin
@xafsamudan3319
@xafsamudan3319 5 лет назад
Anba sasan uga shkiyy
@ukhtimaxamed4530
@ukhtimaxamed4530 5 лет назад
wlhi sxp isku figrad noqonay farxiya uurka Khalid munir aye u ledahy🤣🤣
@issybrosm5810
@issybrosm5810 5 лет назад
Who is khalid munir. Iam confused
@farduuzabdalla917
@farduuzabdalla917 5 лет назад
@@issybrosm5810 wll waa inanka axmed uyimi ee cad kaa ba Khalid ladhaha
@Zuhrimedia6418
@Zuhrimedia6418 5 лет назад
Waad khaldantihiin macalinbaa dhagta ku dhuftay oo dhagtaa go'day waamaxay sharcigi alle ayaa si guud oogu tumateen hadana qur'aankii iyo dadki barayay caruurtaa idinka baxsan la' miyaa
@aminaosman3439
@aminaosman3439 5 лет назад
I love this show you should make it longer tho thanks ❤️
@suadabdalla9863
@suadabdalla9863 5 лет назад
Wanu idiin xiisney reer jahwareer 👏🏼👏🏼👌🏻👌🏻👌🏻👍👍👍 from 🇨🇦
@somalitruckdriver8980
@somalitruckdriver8980 5 лет назад
Saaxiibyaal ramadaan coming soon ha la is caafiyo in ilaahey ino naxariisto 👇👇
@fatimaabdalla6197
@fatimaabdalla6197 5 лет назад
Dhamaan team ka jahwareer wan idin salmya si khaas ah wxn u salmya nasro degan wan ku tageraa xbtyyy
@aamiinquubecabdulle5508
@aamiinquubecabdulle5508 5 лет назад
khaalid muniir fans
@munakeyf8713
@munakeyf8713 5 лет назад
Waa jahwarar waan ladhacay
@fatimohamed7392
@fatimohamed7392 5 лет назад
Farxiyo and moha markan isla hdlayan ku heysta intas kali igu baxde yaa isku duuq nahna
@hodanhure6113
@hodanhure6113 5 лет назад
For. Me bilh
@qalbiuroon782
@qalbiuroon782 5 лет назад
ww jahwarer waa u xisay so badiya
@guledjama9007
@guledjama9007 5 лет назад
Cida sugaysay ee ka heshay qaybta 13aad like ii saara please
@ShamiiLaYooniz
@ShamiiLaYooniz 5 лет назад
malinte aya laso deya wan ka hele
@naasirteddy212
@naasirteddy212 5 лет назад
I like it ifrah udgoog and prastamol
@edebsensidihoyaded7454
@edebsensidihoyaded7454 5 лет назад
Jahawarer inta ku jaha warertay e raagsatey e jimco wlba egi jirtey 👂👍👍👍👂👆👆👆👆👆
@theboss-
@theboss- 5 лет назад
Wooow war labadaan Atoore iyo atrisho Waa ju naxay Ani 🇸🇴🙏🙏
@itsamina5844
@itsamina5844 5 лет назад
Ifrah and prastomal big share out love❤️❣️ intaas ka jeclahay jahwareer
@ibnukheyre3154
@ibnukheyre3154 5 лет назад
Waxan jeclan lahaa in laga diga sida qoto qoto ila somali lagarsiyo wa fikradayda like wa xagina
@sunarialiabdallah2393
@sunarialiabdallah2393 5 лет назад
Yes ana ugu horeyo plz like ha ila dhafinina walalahayga somaliyed 😍😍😍😍
@foosmahamed1363
@foosmahamed1363 5 лет назад
masha allaah wankahelaa jahwareer iyo jilayasha oo sihagarlana jilay 😍😍😍😍
@safistyle.art.fashion.imag577
@safistyle.art.fashion.imag577 5 лет назад
they just need one Djiboutian guy in this mix lol
@munaali4642
@munaali4642 5 лет назад
hhhhhhh soo u dhahay malawax thanks asxaabta sonna production
@abdikafimoha9779
@abdikafimoha9779 5 лет назад
Paristamol qofta la jilayso nagtis ahan wa favourite jiliiin wayey mise run isku qabaaan🤣🤣🤣🤙💥
@abyaninanuur8253
@abyaninanuur8253 5 лет назад
Ma ogii
@abdikafimoha9779
@abdikafimoha9779 5 лет назад
🤣🤣🤣🤙 isku meeel ma jogtn horta
@alinoor8322
@alinoor8322 5 лет назад
Akma page wa qalad laba rux oo ajnabi kala ah inay sida iskugu dhadhagaan
@sahradawo9415
@sahradawo9415 4 года назад
@@abdikafimoha9779 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@sihaamcadey4925
@sihaamcadey4925 5 лет назад
Jawahareer waan uu xiisay dhamantood wan idin jaceylahay
@hajarabm2400
@hajarabm2400 5 лет назад
Ilaahey naag riino kole ah dumaashi noogama dhigo😂😂
@ridwaanmohamed7758
@ridwaanmohamed7758 5 лет назад
Aamin
@ahmedabdinoor5245
@ahmedabdinoor5245 5 лет назад
Wanjeclahay Riina foodhatheyda
@yahyebisharhasan3838
@yahyebisharhasan3838 5 лет назад
Wr khaalid muniiir nin aan watto weye excellency
@murtimaalshow
@murtimaalshow 5 лет назад
*Alla Filimkan Jirkayga Wuxuu Ku Samaystay Xidido Uu Dhiiga Ka Raaco Waxaan Dareemaa Xaraarad Aanan Balwad Kasta Ku Dareemin* Farxada Aan Dareemaa Kadaran Markaan Daawanayo Jahwareer Mahadsanidin Dhamantin 👏❤️
@ilovemymomilovemymom9825
@ilovemymomilovemymom9825 5 лет назад
Eid mubark eida darted 10 xabo like ah had uxistay jahawarer 😔😔😔😔
@luckmensmail4873
@luckmensmail4873 5 лет назад
#khalidmuniir inta tagerta farta ☝️❤️❣️
@naimahareed4364
@naimahareed4364 5 лет назад
@shifaa2231
@shifaa2231 5 лет назад
wooow the best Actor Khalid 😚😚😚😚😚😚😚😚wbn ku hystaa inankz❤❤❤zln zare hde
@zakiyanozaki9043
@zakiyanozaki9043 5 лет назад
Horta adinka flimka daawada mrkaa kadib comenti bixiya xee thy like isaara anaa usoo horeeye hush waryaada
@hamdiyarisey2673
@hamdiyarisey2673 5 лет назад
🤣🤣
@sacdiyoshirdoon8741
@sacdiyoshirdoon8741 5 лет назад
khaalid mnsha allh quruxbadana iloohow mar itus
@cumaraxmed7576
@cumaraxmed7576 5 лет назад
Tan ruwaayad maha Waa film 🤙🤙🤙
@filsanbintuali7831
@filsanbintuali7831 5 лет назад
Riwaaayad ka x8kmad badan ma arkin riwaayadan I like wlhi kama xiiso dhaco daawashadeeeda 😘😘dad high class ah ba isugu imaaadey nolada jaalayaaaal❤❤❤❤
@kiikochannel9594
@kiikochannel9594 5 лет назад
Tusmo waan ku salaamay Allaha ku sharfee Jiijo jacaylka iyo dhamaan bahda jahwareer waan idin tageera Like intii team jahwareer ah
@axlaamnuurachannel9051
@axlaamnuurachannel9051 5 лет назад
Kiiko Channel 😘😘
@kiikochannel9594
@kiikochannel9594 5 лет назад
Axlaam nuura channel Thanks 🙏 wllo Axlaam🥰
@axlaamnuurachannel9051
@axlaamnuurachannel9051 5 лет назад
Kiiko Channel adaa mudan huno 😘
@kiikochannel9594
@kiikochannel9594 5 лет назад
Axlaam nuura channel ‭+49 152 14347793‬ My whatsapp Igaso qabo Huunadaas aan kugu soo raacee 🤣🥰 Number ka aan delete dhakhso hadii kale qaar kalaa iska soo galaye🤣
@axlaamnuurachannel9051
@axlaamnuurachannel9051 5 лет назад
Kiiko Channel 😘😘ok
@abdiqaniqays9452
@abdiqaniqays9452 4 года назад
Riwaayadan hre looma arag qof somalia oi sidan wax u jili kara good
@ayaanabdilahi6044
@ayaanabdilahi6044 5 лет назад
Waaaaaaw i like sona Production and even so much Jahwareeeeeeeer😍😍😍😍😍😍😍
@haniluulalove9024
@haniluulalove9024 5 лет назад
Heesta musasalka lagu daahfurayo wanka hela🌹😋🤤😫ahmed Rasta noolow fanaan la hubo 🌹jahwareer part 14 dulqaad aanku sygno ilhow nasiii😂💜💜💜🌹🌹
@kaahoxasancumar1144
@kaahoxasancumar1144 2 года назад
Keep going 🥰🥰
@rahmaissllaam4089
@rahmaissllaam4089 5 лет назад
Jahwreer😍😍😍😍😍 Film aan aad u jeclahy 😭😭😭Lkn waa nagu silcisaan
@ahlaangwyl8816
@ahlaangwyl8816 4 года назад
Wlh farxiyo wan iska jecalahay waa quf happy ilove farhia and mohamed
@hamdanor9845
@hamdanor9845 5 лет назад
Inta rinaa love KU ah like ❤️❤️🤣
@gabadhaboqortoyadahibocade9310
Wlashey deeqa sonna production iyo taemkeeda jecliyaa inooladaa yaqay waana idin salamayaa. Habo safiya yonis tusmo wlashey Jiijo jacelka wlashey nasro sulub dagan. Wlashey farhiya Ahmed isniino. Wlashey star Ohio wlashey ifrah udgoon. Wlalkey Mohamed paracetimool wlalkey khadar sadexle. Wlalkey juba yare. Wlalkey DJ shuceyb wlalkey faysal ugaaska thnku dhamantiin. Muqaaladaan quruxda gabdha nosoo duubto deeqa Yusuf shire aadbaan kusalamayaa Qaali
@nimosweet9324
@nimosweet9324 5 лет назад
Waan u xiisay jahwareer inta sidayda ah like igu qabo👍🏽😘😘
@salmoxusen7637
@salmoxusen7637 5 лет назад
filim iga dheh wale hindidi wuuba dhafay waaaaw
@nedjaaadam1579
@nedjaaadam1579 5 лет назад
Sugeynaa Team Jahwareer Khalid MuNiir Inta KU faraxsan inuu kusoo biiro Kow anaa ka ah
@faayfaduma7717
@faayfaduma7717 5 лет назад
Jahwarer cwa aniga i jahwarersiay wiilka cusub xage kaso hesheeen qurux badnaaa masha allah😍 jahwarer wa idin tageraaa hadaaa dad jiro tihin wiilkaas salaan iga garsiya khaalid so uguma yereeen war inanka caadi mahan xagu adunka kaga jirya plz kaas filimka yaan.laga bixin
@susudiamond6452
@susudiamond6452 5 лет назад
ma khalid suro bawa filmkii so galy😁 wan ku faraxsnhy keep going huno sharafow😘😍
@umalkhyrb2497
@umalkhyrb2497 5 лет назад
Waan raagsanay wllllllhi
@queenladan7291
@queenladan7291 5 лет назад
Waa nagu silcisaan ruwaayadan lkn waa ku mahadsantihiin dadaalkiina quruxda badan love you guys 😍😍😍😍😍
Далее
FILIMIKII JAHWAREER 12 XIISO AYUU LEEYAHAY
24:08
Просмотров 325 тыс.
Каха понты
00:40
Просмотров 478 тыс.
ŠKODA не перестает удивлять
00:48
Просмотров 480 тыс.
Sheeko Gaaban ------- Ma Dhaqde, mana dhige
28:48
Просмотров 1,2 млн
JAHWAREER 15 XIISO GOONIYA AYUU LEEYAHAY
28:47
Просмотров 424 тыс.
FILIM-KII JAHWAREER 11 OO XIISO BADDAN 2019
25:54
Просмотров 610 тыс.
MUUSE SUUDI OO SEEFTA GALKA KALA BAXAY
1:27:22
RTD : SKETCH SOMALI ISMOODSIIS EPISODE 10
17:56
Просмотров 145 тыс.
FILIMKII JAHWAREER PRT 6 OO XIISO GOONIYA LEH
34:57
Просмотров 434 тыс.
Short Somali Film "Tuug la qabtay"
22:07
Просмотров 534 тыс.