Тёмный

JAHWAREER 15 XIISO GOONIYA AYUU LEEYAHAY 

SONNA PRODUCTION
Подписаться 199 тыс.
Просмотров 424 тыс.
50% 1

Isku day in aad fahanto waqtiga iyo xaalada lagu soo diyaariyo dad mashquulsan, shaqeeya, waalid ah, arday ah, marxalado baddan ku dhex jira, waxaan u bahanahay xurmadaada sida aan kuu xurmaynay oo kale waan sii wadi doonaa dadaalkeena insha allah

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,1 тыс.   
@ilovemymomilovemymom9825
@ilovemymomilovemymom9825 5 лет назад
Inta ilahaye quranka jacel like sar
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
Samira Mohamed subscribe ii saar abaayo
@cadceednur9555
@cadceednur9555 5 лет назад
ok...dadka waad ka duwan tahay...Allaha ku barakeeyo
@muzamil2891
@muzamil2891 3 года назад
Masha allah
@umuabdalla6509
@umuabdalla6509 5 лет назад
Inta kaaf iyo kala dheeri soo dhawaty oo hadana dawanesa jahwarer like dhac dhac ha igu siiyaan hadii kla jiis ban idin ka dhigaya may jiis ma idin ka dhigayi sxbyal anaga unuga lee wayee
@laqanyolovechannel7100
@laqanyolovechannel7100 5 лет назад
Plz Isar subscriber
@hafsamohamud1610
@hafsamohamud1610 5 лет назад
Ana kow ka ah hhhh
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 5 лет назад
Anigu jaah Wareer baan kuso horeeye ilhaan caga maysku taagtay
@lajecleeydamogadishu5122
@lajecleeydamogadishu5122 5 лет назад
kk+kkkkkk
@raaxocali7425
@raaxocali7425 5 лет назад
Umu Abdalla izku Team Nahy cdey
@que3nalmaz869
@que3nalmaz869 5 лет назад
Inta jecel in Jahwarer laga dhigo sida Kaaf iyo kala dheeri si aynu sfcn ugu jimcesano 👍👍Sida iska dheh laga yaba ima in Codsigena latixgaliye 👇👇
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
Farduus Abdalla subscribe ii saar abaayo
@suusansiman7453
@suusansiman7453 5 лет назад
Farhiyo ahmed ku hestaa aniga
@maryanswety9637
@maryanswety9637 5 лет назад
Farduus Abdalla sonna product waxa kaa fcn abukar mahdi waxan meqa bil ban sugey aano kaa samra hada arkayay hadana waa 28 minutes uuf dheh
@miskiibrahim4665
@miskiibrahim4665 5 лет назад
M,a
@superlula2674
@superlula2674 5 лет назад
ilaahoow na cafi janadaadna naga waraabi walidkeena isku keen tus amiin ya allah
@mariyaabdinoormaxamed304
@mariyaabdinoormaxamed304 5 лет назад
Aamiin
@umumanalixtiraamcaruurta4236
@umumanalixtiraamcaruurta4236 5 лет назад
Inta jahwarer u xiistay illahow waqtiga noo barake kuwa Ka faaideyta Naga dhig
@diniisali5678
@diniisali5678 5 лет назад
Aamin yaa rabii
@fartunahmad7054
@fartunahmad7054 5 лет назад
Wa ka xiisa dhignay saa u sùgeynay
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
Subscribe ii saara walalaha
@mohamedzaki3158
@mohamedzaki3158 5 лет назад
Aaamin yaa rapi
@sacdiyodiyo3507
@sacdiyodiyo3507 5 лет назад
Wow walahi waan baa uxisay
@nuuuraxuseen9127
@nuuuraxuseen9127 5 лет назад
inta filimkan sugessy like i sar plz ha iga xasdin
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
Subscribe ii saar sister
@nourahussien545
@nourahussien545 5 лет назад
Anaa kuu saaraya magacaygiiyow
@HooyoFartuun
@HooyoFartuun 5 лет назад
Walshay like ana ku sarayo adna iso boqo oo subscribe dhac igu sii
@HooyoFartuun
@HooyoFartuun 5 лет назад
Walshay like anah ku sarayo adnah subscribe saar iso boqo ❤
@sumayasiman315
@sumayasiman315 5 лет назад
Inta dagan codkeda ku heysato like yan lailadhafiiin kkkkk
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
sumaya siman subscribe ii saar abaayo
@feizamohamed4989
@feizamohamed4989 5 лет назад
Hesta eku hesayse magaced wlo
@nuurjeenyochannel1979
@nuurjeenyochannel1979 5 лет назад
Xishod ley waye cml
@rahmoruun2641
@rahmoruun2641 5 лет назад
Masha allaah cod waa heysaa dagan walahi
@khaalidcumar2120
@khaalidcumar2120 5 лет назад
feiza mohamed wll.cumar dhuule ayaa qadaa waxaa kasoo daba qaday imka nimco dagan
@herkukushanow9143
@herkukushanow9143 5 лет назад
Hadaad jeceshahay hooyo mcn Like saar❤
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
Kukushanow 10 subscribe ii saar walal
@saabirasaabira9446
@saabirasaabira9446 5 лет назад
Wn necbahay
@herkukushanow9143
@herkukushanow9143 5 лет назад
@@saabirasaabira9446 mxaa iga galay ani
@saabirasaabira9446
@saabirasaabira9446 5 лет назад
@@herkukushanow9143 dee mxa ka gli wyey miynad aheyn wiil zomliyed oo hddana izlamah hddii adih hyzatid hooyo Wcn oo wx kzteh kuziizah wllalow anih haigu digan hooydy wxy igu zmayzy hddan kuu zheego kuuma zoo qori kroh wayoh anih 1jirah hoydy IGA tgty illa iminknh wn LA,hy oo wxa lii zheegy iny cruur aan wllaloh nhny dhazhi lkn wn baadhyah ee ii zoo duceeh😢😴😢😢
@herkukushanow9143
@herkukushanow9143 5 лет назад
@@saabirasaabira9446 omg😭😭😭😭😭wlhi waanka xumahay 😭😭😭😭😭lkn hooyo siwalba aykaga tagto waa hooyo😭😭waan huwa wali kumey hilmamin
@najmaali3487
@najmaali3487 5 лет назад
Riwaayadan aad nagu yuxsaneysaan baan nici raba inkasto aan wali nicin😭😭😭😂inta ila qabta like
@fadawzaabdullahi9522
@fadawzaabdullahi9522 5 лет назад
Taxane aan kala go,ayn nooga dhiga bahda jahawareer iyo channel ka sonna production
@haniabdullahiabdi2545
@haniabdullahiabdi2545 5 лет назад
@@fadawzaabdullahi9522 saaa weeye wllo
@shugrifarah7130
@shugrifarah7130 5 лет назад
Haa azxaapey filmkan waan Ku xiranahay in Nala tixgaliyo waa muhiim
@asmiitaabdik9869
@asmiitaabdik9869 5 лет назад
Caawa anoo kaaf iyo kaladheeri dhamaystay buu isoo dhacay saan usugayay jahwareer waan ku farxay wlhi
@iskufilancadey3428
@iskufilancadey3428 5 лет назад
Anba sido kale
@luleyti622
@luleyti622 5 лет назад
Kula mida baan nahay huuno
@amranchannel4881
@amranchannel4881 5 лет назад
Sido kle wlhi
@ayanali4398
@ayanali4398 5 лет назад
Anbo Sidokale Wlhi
@fartuunabdullahi468
@fartuunabdullahi468 5 лет назад
@@iskufilancadey3428 sidoo kale kkkk
@casarshow4366
@casarshow4366 5 лет назад
Inta nabi jecel like iyo Ii saara
@mssboqran8944
@mssboqran8944 5 лет назад
Saan maxaa kawadiin waanba ilaaway qeeybtii hore inaan kulaabto ma ahane😣
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
boqran grl subscribe ii saar walal
@asmachanel5744
@asmachanel5744 5 лет назад
boqran grl hhhh
@fadumoedebsan7477
@fadumoedebsan7477 5 лет назад
Kkkkkk run wlhi
@salmanAli-fb3ci
@salmanAli-fb3ci 5 лет назад
gabadha ugu qurxon ee riwayada ku jirta wa ifraax ya igu raacsan
@hamzeaydiid9687
@hamzeaydiid9687 5 лет назад
Maansha allh filimku meel fiican ayuu marayaa lkin hal codsi wll soo raagan badan waxaanu ku ilaabaynaa filimka intiisii hore ee laba wiig ka dhiga saxiibayaal inta ila ogol ama sidaa rabtaa like saara
@HargalTv
@HargalTv 5 лет назад
Cawa armaan geel iyo ari qalaa Flimkii Jahwareer oo mudo dheer aan sugeeynay baa na loo soo daayay cajiib teem sonna production thanks every time
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
Hargal Tv subscribe ii saar y
@saxansaxomediaproduction5542
@saxansaxomediaproduction5542 5 лет назад
Hargal Tv waad IGA qoslisay thanks
@ambraluulchannel4491
@ambraluulchannel4491 5 лет назад
Uurka farxiyo qalid munir ba leh iga so qora somaliyey
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
Luul Luul subscribe ii saar walal
@zuwaaraahmed6059
@zuwaaraahmed6059 5 лет назад
sida ayay u muqata
@ambraluulchannel4491
@ambraluulchannel4491 5 лет назад
Sidas bey ila tahay
@gabadhaboqortoyadahibocade9310
Luul Luul waaba sidaas isaga leh uurka
@halsuaalchannel3039
@halsuaalchannel3039 5 лет назад
Urba malahan waa been
@hayatdugsiya5811
@hayatdugsiya5811 5 лет назад
Really filimkan wad kudheesheen after 2months hal qeyb oon waliba 30munite gareyn ayad so galisan yaqey saan baga daaya mise filimkan dhan naga wada daaya wayo wax marhore kugu dambeysay mala xasuusan karo
@hubaalali834
@hubaalali834 5 лет назад
Waa kuugu racsanahay runtii
@botanahmed5157
@botanahmed5157 5 лет назад
Qof an xasuusan miyaba xiseynayo hala sabro
@drsharifhaji4299
@drsharifhaji4299 5 лет назад
Maa kitaab iska raacatid alla Ku qaad
@nawalsheikh7639
@nawalsheikh7639 5 лет назад
Xaqiiq👌
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
Subscribe ii saara saxiibayaal
@fartunxaaji9498
@fartunxaaji9498 5 лет назад
Plz plz plz plz Hanugu guumaysanina filmkan wn jecel nahay saa ay thy nooma so daysan Jimce walba wan idin so daynayna ayad nogu tidhahday. Hadana inigama aragno😂😂😂
@malikamedia7580
@malikamedia7580 5 лет назад
Runtaa wallo waan ka daalanay San Usugaynay waan ilawnaa qisadiiba
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
Subscribe ii saar walalayaal
@lajecleeyaduunka6558
@lajecleeyaduunka6558 5 лет назад
Runta wa wll
@ikkyyikkyy5520
@ikkyyikkyy5520 5 лет назад
Show gan waa nanacsiiyeen. Hadda xagee bu maraayay qaybtii hore😂 Deeqa sonna sida noodhan walaleey😂🥰
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
Boqoradda Boqorku dhalay subscribe ii saar abaayo
@ikkyyikkyy5520
@ikkyyikkyy5520 5 лет назад
Daryeelka Hooyada iyo Dhalaanka Haye abaayo
@haniabdullahiabdi2545
@haniabdullahiabdi2545 5 лет назад
nimco laki waaaa sax wllo
@bishaarakaabbe3135
@bishaarakaabbe3135 5 лет назад
Dagan inta la jirta Like isara Guuleso dagan
@Hanad75
@Hanad75 5 лет назад
Dagan biyaha waxa sunta ogudaray wa ifraax udoon qofki aylahayen qofba dhimanayana wa dagan really somalimaryoleey igusodaba feyla👇👍
@nabiilgoets3152
@nabiilgoets3152 5 лет назад
#ifarah udgon say isku madobaynasy mrki hore yad tahy maxa rabta xarifka kuye rina ninkeda farxd le ababa dhab noga dhigtene🤣🤣keep going #Jahwarer team
@asclooboge7158
@asclooboge7158 5 лет назад
Waxan ogahay dhibka loo maro diyarinteeda shakadan!. mahad iyo Xushmad gaara Bahda Sonna Production😍
@mohamedabdirahman4208
@mohamedabdirahman4208 5 лет назад
Degen cod baa Alle siiyay Lkn fanaanimo iska ilaali halkaga ku joog
@faizaaweys9479
@faizaaweys9479 5 лет назад
Please week gii halmar noo keena codsi ayay iga tahay 🥰
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
Faiza Aweys subscribe ii saar abaayo
@faizaaweys9479
@faizaaweys9479 5 лет назад
Daryeelka Hooyada iyo Dhalaanka hye Xbbti wn kuu saray
@Joya11
@Joya11 5 лет назад
@@zuzuqurux6828 wankusaray
@najmalul2025
@najmalul2025 5 лет назад
Haa abayo Ifrah udgon please codsigena tixgali week gii hal mar fadlan
@moemahir3384
@moemahir3384 5 лет назад
Gacalisaadaydaa so shego bogonaaay kadib halka sogaalay intaa single ah anigaa cml like ii saraa
@farhiyadiamond4821
@farhiyadiamond4821 5 лет назад
Team jahwareer maxaad noogi silcisaan flimka soo dadajiya Xitaa week gii mar soo galiya Waa sideeee!!
@kaltuunabdinasir8735
@kaltuunabdinasir8735 5 лет назад
Inta jiifka ku dawanysa like I sara
@abdihakiinbarrenouh295
@abdihakiinbarrenouh295 5 лет назад
Jahwareer ruwaayad aan taageero inta igu raacsan like dhac igu sii bakhaylnimada iskadaaya azxapta
@abdifatahdalmar7431
@abdifatahdalmar7431 5 лет назад
Cudurdaarka aad dhiibateen awgeed ayaan idinku samraynaa ma garateen reer Jahawareer . Fadlan qaybaha kale ku soo dara ok🌹🌹🌹🌹🍎🍎🍎
@ilhaanbashiir8355
@ilhaanbashiir8355 5 лет назад
jahwareer waba nacnay iska heesta kaaf iyo kala dheri ka shidan😂
@abdimajiidcabdisalaancilmi768
@abdimajiidcabdisalaancilmi768 5 лет назад
Kaf iyo kala dheri mel xanun umara wlhi
@mubaarakfeedhayare1234
@mubaarakfeedhayare1234 5 лет назад
Waa wax la naco bil bay iska maqnanayaan respect uma hayaan viewers kooda
@Sharoobo
@Sharoobo 5 лет назад
Comment hada aqrinesid ani cml like saara bal 😥
@hoodoalihussein4950
@hoodoalihussein4950 5 лет назад
Wuuuw jahwareer ❤❤❤❤💋🙏 mantaybaanba waydiinayay paracetamol ❤❤❤🙏 one Love team jahwareer
@ABDISAMAD1514
@ABDISAMAD1514 5 лет назад
Hoodoali hussein ❤️❤️💞
@faisaismail8635
@faisaismail8635 3 года назад
inta jahwareer hal sano kadib dawanysa like isra
@yasmiincadey5964
@yasmiincadey5964 5 лет назад
Kaaf io kala dheeri ba idink fican asbuuc kasta way so galiyaaan jahwareer wba ncnay saad ngu dheerysinyseen
@zahraabdi4833
@zahraabdi4833 5 лет назад
Yasmiin Mohamed kula mida ahy hhhhh xita wnba kala ilowney meshu marye kaaf iyo kala dheri ka shidan
@xamdimaxamed8160
@xamdimaxamed8160 5 лет назад
Haaa walahi ado nacday be sokilinan yaarabi isbuc waliba nosokiliyaa
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
Subscribe ii saara saxiibayaal
@mohamedzaki3158
@mohamedzaki3158 5 лет назад
Yaasmiin hadhin waan nacnay dheh hadad doonto wn nacny Sbbta oh anaga ayey noo maqanyihiin ee dadka abaal dhaca ka daaya Waan idin sugaynaa mar walba waana idin jclnahay team jahwareer
@naciimamaxamed7751
@naciimamaxamed7751 5 лет назад
Haaa whi waa nacay aniga kaf iyo kaladheeri kuhaytaa wayo one mouth marka maqnada ayaa sogalinayaa😎😎😎
@ibtisaamibtisaam1649
@ibtisaamibtisaam1649 5 лет назад
Farxiyo waa laadarad weeeyn 😂😂😂yaa dareensan filim ka meeshuu ku dhamnayo In eey farxiyo wAx badan qaseeso gabdhiina weey dishay caaawa🤷‍♀️🤷‍♀️😂😂
@naciimanalka7941
@naciimanalka7941 5 лет назад
ibtisaam ibtisaam inay dhimatay iyo inkale weli lama hubo kolley balay cabsiisay Ugu danbayn farxiyo baa taageera loo ahaa aydaa wax ku dhacayaan Tusmo iyo shucayb viva
@dhalgaraad9953
@dhalgaraad9953 5 лет назад
Kan filim ma aha wan ka cajisnay qaybtiba 2bil kadib so daynaysan😡😡
@asmachanel5744
@asmachanel5744 5 лет назад
Hibaaq Farah haa waa caajis ba huuno 🤣🤣
@mrhef2187
@mrhef2187 5 лет назад
SONNA PRODUCTION Waad mahadsantihiin sidaad noogu dan sheegaten ayan idinla fahanay culeyska idin haysta sidoo kale dadaalkiina waa mid muuqda halkaas ka sii wada ha inoo si socdo Jahwareer
@ayanhealthyfood7586
@ayanhealthyfood7586 5 лет назад
Mr Dablaylaha walal channel kayga Subscribe isaar ado mahadsan
@mrhef2187
@mrhef2187 5 лет назад
Ayan's Healthy Food wn kuu saaray wllo
@nicmamaxamad5537
@nicmamaxamad5537 5 лет назад
Riina buuqeeda inta jcl like iguqabta
@bintiruquya6350
@bintiruquya6350 5 лет назад
Waw qofta fananiinta qaar xaga fariisty tiri inta ila qabto like dhac dhac
@iskufilanabdi3021
@iskufilanabdi3021 5 лет назад
Dagan iyo saxiibkeed wey isku egyihin yaa ila arkey toloow
@ugaskaugaska3599
@ugaskaugaska3599 5 лет назад
Aaad ayaan usalaamayaa dhamaan jilayaasha jahwareer waayo waadad yaqaana dadka sida looga qosliyo ayay aad uyaqaanaan waan idin salaamay saxiibayaal
@cryptocarrency
@cryptocarrency 5 лет назад
🙄😏 2 bilood ayaa naga maqnedeen 30 daqiiqo wlhi idinka ayee idiin talaa waa iga dhamaday xisihiina intii igu racsan 👍🏾
@mariama2473
@mariama2473 5 лет назад
Jahwareer Ha Iska Socoto Walahi flimkan Waanba Ka Helaa Tankale SONNA Waxaa idinka codaanenaaa Inaad No Keentan Flim Uu Qaalid Actor ka Yahay Tagerayaasha Khaalid😍❤
@maryanaadan4675
@maryanaadan4675 5 лет назад
Inta fadhi ku daawaneeso like ❤️
@samira-dg3qd
@samira-dg3qd 4 года назад
ruwayadan wan kahelay 15 le mey kudhamaray balis noso badiya😢😢😍😍😙😙😘😚💙❤💖💕💔💓💜💛💚💗💘💝💞💟👍16 ayan sugena aaway
@nasteexinaxc6294
@nasteexinaxc6294 5 лет назад
Wlalaka ka filya inad like saari donto hadad usaari weysya wle wx cun bad sameysy
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 5 лет назад
😂😂😂👍👍👍👍
@farhiyadiamond4821
@farhiyadiamond4821 5 лет назад
🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂waan kuu saaray😂😂😂😂😂😂
@ayanali4398
@ayanali4398 5 лет назад
Wwww Jahwarer Allah Maxan U Xiisay Filimkan ❤❤💯 Jilayasha Shrafta Leh Aad Bad U Mahad San Tahiin Sida Aad Isku Xil Qaantan Mar Walbo Adingo Aad U Mashqulsan👏👏❤
@ABDISAMAD1514
@ABDISAMAD1514 5 лет назад
Ayan Ali ad iyo ad ader
@haniabdirizak9947
@haniabdirizak9947 5 лет назад
Jecliya tusmo qurux😍🤗😘☺😚🤗
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
Hani Abdirizak subscribe ii saar abaayo
@haniabdirizak9947
@haniabdirizak9947 5 лет назад
@@zuzuqurux6828 waku saray abayo
@odaylaftii4033
@odaylaftii4033 5 лет назад
Asc jahawareer wankudaalay wllo waxan idinkacodsanayaa inad inad jimcahan aad noosoodaysan wllo please and please and please waa igacodsi 123 aadban idinkacodsanayaa aadban uugahelay filmkan waanankuxisabtamaa jimco walba
@umuabdalla6509
@umuabdalla6509 5 лет назад
Woow jahwarer ii soo dhacay ar ma aragteen idinkana wuuuuw
@umusaidsalmansaid5828
@umusaidsalmansaid5828 5 лет назад
Gabdhan dagn magceda dhapta ah miyaa wlhi mgcaas uu katarjumayaa waaa qof aaaf u dagan masha allh
@siyoriinawacan6661
@siyoriinawacan6661 5 лет назад
Jaahwareer waanba nacay wlhy wixii aad kasamirtay od iska ilawday bay soo daynaya Reer American naga soo hagaajiya
@asiaabdikadir4152
@asiaabdikadir4152 5 лет назад
Intaan kasoo horeeya please like isaara😢😭😭😭❤
@zkkingzaki6498
@zkkingzaki6498 5 лет назад
Jahwareer dhiigkaar ayuu ngu riidy Sidaa Kaaf iyo kalaadheeri maad nogazo dhgtan wllyal🙏🏿🙏🏿🙏🏿😭😭❤️😂
@mustafecabdilaahi7579
@mustafecabdilaahi7579 5 лет назад
Naga waxani flim maahe waxan two months la sugaayo waaban ka boodee diba ii arka Sonna production Intii caawa soo baxayse kani ugu danbeyay isoo raca
@yasminabdirisaq8413
@yasminabdirisaq8413 5 лет назад
Wixiinu waaa hoo oo ku dhimo haysta 3 bil ka dib maxaan ku falnaaa🤨🤨🤨🤨🤨🤨
@fadumoismail9831
@fadumoismail9831 5 лет назад
Hhh miyaad xanaaqday🤣🤣🤣
@zamuudahir1824
@zamuudahir1824 5 лет назад
Hhhhh walhi sidhaba u qoslay
@rayaaninaabdilahi3646
@rayaaninaabdilahi3646 5 лет назад
Thanks sonna production
@ikhlaas-9678
@ikhlaas-9678 5 лет назад
Mansha alllaah dagan iyo gabdhaha an iscadeen wanka helaa haay gabdhaha somaliyedow iska daayaa jidhkiina aad kiimiko marineysaa.
@dhamystiran
@dhamystiran 5 лет назад
intii sugeysey jahwareer farta taag
@kiinabdinoor9777
@kiinabdinoor9777 5 лет назад
Thanks walalaheyga an jeclhy sidaa wangsan aad no qadarisan runtii wan idinla daremayaa xalada adag ee ka mareysan iyo waliba mashquulka shaqsi walba oo idinka mida gooni u heysta thanks so much wlhi
@amishaahmed9164
@amishaahmed9164 5 лет назад
Safiyo tusmo ixii deyda jeclahay 🤣😂😂😂😂❤️
@khaalidcumar2120
@khaalidcumar2120 5 лет назад
Amisha Ahmed kkkkkkkkk
@haniabdullahiabdi2545
@haniabdullahiabdi2545 5 лет назад
@@khaalidcumar2120 Kkkkkkkkkkkkkkkkkk
@khadrastar359
@khadrastar359 4 года назад
Wn u xiisey Jahwarer axsan film wlhi noso daaya plls 🙏🏼inte ila mida u xiisty afar bila ka badana sugeyna 🥰
@abdulahifurre6749
@abdulahifurre6749 5 лет назад
Bil markaad joogtan baad mar naso xasuusatan miyaa war illahay baan iniku dhaarine laso dag-dega bahasha
@dhawrsandumar747
@dhawrsandumar747 5 лет назад
🤣🤣jahwareer riina gabadha layidhaa ayaan ugu jecelay wlhi 😍❤️
@malabsida8735
@malabsida8735 5 лет назад
Bismillaahi Farxiyo biyaha sun ugu dartay gabadha. Seeysan u kashifin. 😭😢😢
@asmachanel5744
@asmachanel5744 5 лет назад
Ilwad qurux subxanlh
@ayaanmaxamed4044
@ayaanmaxamed4044 5 лет назад
Wxba islama hysan ee magalka ka fdhiista wxn aad 3bilod ba 1ka qyb ee 20min aah aad so galinysan we are team kaaf iyo kala dheeri ilhaaaaan💖 team kaaf iyo kala dheeri like isar
@umumescut8473
@umumescut8473 5 лет назад
Wllyaal subscrib ii saara illahay waxa niyada ku haysaan oo janada u horayso haydin la kulan siiye ifka lagu yahay wlle hayla dhaafina🙏🙏🙏
@farhiyahanshi7931
@farhiyahanshi7931 5 лет назад
Kuu saray walshy
@emem7877
@emem7877 5 лет назад
Isaar adna abaayo
@hoyoocadeycooking1
@hoyoocadeycooking1 5 лет назад
Amira cadey wankusare abaya qaali Anna Isar cadey
@umumescut8473
@umumescut8473 5 лет назад
@@hoyoocadeycooking1 wan kuu saaray ana xbbti
@rasmiyachannel6846
@rasmiyachannel6846 5 лет назад
Amira geeyadi bureeqa an isu sarno
@yousbroido8359
@yousbroido8359 5 лет назад
JAHWAREERRRRRRRR !!!!!! WE LOVE YOU SOMALIE PEOPLE ! on vs aime ALL somali ! DJIBOUTI ! SOMALILAND ! PUNTLAND !!!!
@deeqaxasan4420
@deeqaxasan4420 5 лет назад
Gumeysiga naga dayo cadi nogu wada filmka sida filimada kle mar anka xisa dhacney on ilawney unpad so galineysine😤😤😤
@iqrohassan5881
@iqrohassan5881 5 лет назад
Naaaya
@iqrohassan5881
@iqrohassan5881 5 лет назад
😂😂😂😂😂
@habonosman4450
@habonosman4450 5 лет назад
Please haka dhigin qofka dhimanayo farxia qofka keliya ee ugu actin fiican jahawareer waaye 😢
@mahmoudcaynan5024
@mahmoudcaynan5024 5 лет назад
Wad la hab saanteen adban ujecel nehee wakhtiga bdan ka ilaaliya
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
mahmoud moumin caynan subscribe ii saar walal
@imranhassan5168
@imranhassan5168 5 лет назад
Cawa wa qaybtii ugu xumeyd inta aan jahawarer fiirsanaaye
@cafiifacabdi4599
@cafiifacabdi4599 5 лет назад
Waligay like maanan ee caawa hala iisooro pls
@deeqdollar8968
@deeqdollar8968 5 лет назад
Shaqadeeda hadda iga qaadatid waxaa jeclahayan waa qaadatay inta ila socoto like bac ku siiya.............
@khadiijoabdirahman2227
@khadiijoabdirahman2227 5 лет назад
Sidaan jahwareer u laheen ayan jahwareernay😂😁 mhdsndiin 👏👏
@kifayaabdi661
@kifayaabdi661 5 лет назад
Gabadha codkeda intii la dhacday like igu cawiya
@farahfarah3604
@farahfarah3604 5 лет назад
48 Suulka hoosta u dhigtay waa. Axmaaro. Koleey Somali ilama ahan.. Sababto ah film Somali ayaa dhib u arkaan
@mumtaasmalyuun1748
@mumtaasmalyuun1748 5 лет назад
Wuuuuuuuuuuuuw war noso galiya qayta kale
@farxiyaaxmed7787
@farxiyaaxmed7787 5 лет назад
Waxan laa yabay film kaan dhowr bilod Mar laa soo danayo imisa film oo kale ba socda oo week hal maar laa soo daya siida kaaf iyo kaladheri
@daganeyahmed3120
@daganeyahmed3120 3 года назад
Omg hey I love e your videos
@abeyhashim3571
@abeyhashim3571 5 лет назад
“Horta anigu habenka masexdo” Cheeky you my brother 👍👍👍
@ahmedhillowle4957
@ahmedhillowle4957 5 лет назад
Jahwareer waa naga soo daahiseen keep going 16 hadii aad ka heshay film like isaar
@hodanhasan9797
@hodanhasan9797 5 лет назад
Naga soo dadajiya haaaye waad nagu raajisaane wxiba anago ilawnay ayd soo daynaysaane😑
@Roro__ruun
@Roro__ruun 5 лет назад
Omg 😉 anoo raadinaya o isleh jawaheer halku ku dambeeyy ban arkay wnba u qadan lahay Amazing voice degan😍
@zunduzbarre6435
@zunduzbarre6435 5 лет назад
Adunka wixi aan ugu jecla ayaad iga qadatay?🤥 Muxu ka wada muniir ma farxiyu jecla mise ilmuhu dhaly😁😁
@cabdicali4202
@cabdicali4202 5 лет назад
Naagta asaa uu reeyan malyn coz atooruhu waa waxmatare😅😅😅
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
Subscribe ii saara saxiibayaal
@64yearsago59
@64yearsago59 5 лет назад
@@cabdicali4202 jug baa gaadhoo ma dhalayo dheh .wax ma tare waa maxay
@minaumuqueenxamna4756
@minaumuqueenxamna4756 5 лет назад
Zunduz Barre uurka Farxiyo asaa leh umaleynaa horay u jeclaay
@cabdicali4202
@cabdicali4202 5 лет назад
@@64yearsago59 Dee waaa wax matare hadusn wax dhalyn
@makeupbynaju6956
@makeupbynaju6956 5 лет назад
Hada comment geyga arkeysid so boqo RU-vid channel keyga Insha allah subscribe na I sar Walashey ama walalkey 👏😍😍
@safiyaceynte9453
@safiyaceynte9453 5 лет назад
meel walpa waa iga so horaysaa 😂😂😂
@11stars26
@11stars26 5 лет назад
Hddii aad ku farxday soo labashada jahwareer liketa igu caawi😘😘
@ayanhealthyfood7586
@ayanhealthyfood7586 5 лет назад
11 Stars walal channel kayga Subscribe isaar ado mahadsan
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 лет назад
Waan ku saaray ii saar walal
@Nimo-abiib
@Nimo-abiib 4 года назад
Wlahi aaD baan filinkan u jeclaa talow halkuu ka dhacay bal ha la raadiyo
@salebanqalay4771
@salebanqalay4771 5 лет назад
Jaah wareer imisaan sugeyney soo dhawoow
@suhaybsacad1696
@suhaybsacad1696 5 лет назад
Maaamo tusmo runtiii waa hooyo aad uwanagsan wlhi Alle hadaayo markasta oo aan arko muqalkeeda waxan jacayl xad dhaaf ah usii qaadaa hooyaday maamo tusmooy rabi aduun iyo akhiraba Alle ha ku waa fajiyo
@muniiraqueen7227
@muniiraqueen7227 5 лет назад
Khalid muniir waa ilmaha farxiyo abahood
@ifruu_suldan
@ifruu_suldan 5 лет назад
Hhh aniba saasan ku fikiray xili hore😂😂😂😂😂
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 5 лет назад
Kkkkkå
@farihafariha3219
@farihafariha3219 4 года назад
jahwareeer weli waan sugeynaa 2020😭
@shakaaldepana2644
@shakaaldepana2644 5 лет назад
clipkan hadad aragte kadib markaad jaceylkada laso hadashe 😃Alx dheh 😃😃😃✋✋✋tanagyuuuuuuu
@karanaden9741
@karanaden9741 5 лет назад
Asc bahda jahwareer all the way from southAfrica
@abdicasisturkey5904
@abdicasisturkey5904 5 лет назад
deeqa arfo in qabriga la dhigo inta jecel like isku muuji
@Sharoobo
@Sharoobo 5 лет назад
Wlhi waa qosle 🤣🤣
@shanisharif3406
@shanisharif3406 5 лет назад
Mama Tusmo Kal iyo laaap ujeclahy Allaha kuxafido mama qali❤❤❤❤
@sheekha.
@sheekha. 5 лет назад
Ifraaax udgooooon xamar baaaaaan Kula kulmay shaqsi Qalbi fcn
@ifruu_suldan
@ifruu_suldan 5 лет назад
@@fatimasahl3308 qabiil kama waynaa taan miyaa horta
@sheekha.
@sheekha. 5 лет назад
Abaayo aniga garani maayo Cideey Thy Lkn waa Shakhsi aan jeclhy udgooon wanna Qof qiima bdn Ma aqaano qabiil Xbbti naga Daaa duliweeye
@fatimasahl3308
@fatimasahl3308 5 лет назад
Shukri Hassan Galool 🤗🤗🤗
@ifruu_suldan
@ifruu_suldan 5 лет назад
@@fatimasahl3308 layaab majiro sis lkn qabiil qof inlaradiyo waa wax laga haboon yahay hadalkayga dhib haw arkin thnkx
@ikkyyikkyy5520
@ikkyyikkyy5520 5 лет назад
Shukri Hassan Galool Wallahi waa danbeesa, xiligaan hadda qabiil raadineyso lol
@nimcoabdullahi2814
@nimcoabdullahi2814 5 лет назад
Jahwareer wan u xiisay thnks sona production
@naymaaabdi3832
@naymaaabdi3832 5 лет назад
Riiina mac sonkor kkkkk dhamantina wan idin jeclahy kk❤❤❤
@nastexasharaf9906
@nastexasharaf9906 4 года назад
wili waan sugaya jahwareer kama aanan maarmin yaila mideh
Далее
FILIMIKII JAHWAREER 12 XIISO AYUU LEEYAHAY
24:08
Просмотров 324 тыс.
FILIM Xiiso Leh: QIYAANO QARAN 2020
25:40
Просмотров 318 тыс.
Что думаете?
00:54
Просмотров 642 тыс.
Filim. Cusub qiyaano dumar
2:45
Просмотров 2,3 тыс.
FILIMKII QARNIGA: QIYAANO DUMAR
12:23
Просмотров 1 млн
NEW FILIM: HIIL DUMAR
20:00
Просмотров 258 тыс.
FILIMKII JAHWAREER #9 OO XISO BADAN XANBAARSAN 2018
30:52
FILIM-KII JAHWAREER 11 OO XIISO BADDAN 2019
25:54
Просмотров 609 тыс.