Тёмный

Jamiil Weheliye Heestii Hablaha Showgii Germany Safwan Halac 2019 

ILKACASE LYRICS
Подписаться 589 тыс.
Просмотров 178 тыс.
50% 1

Ilkacase Lyrics
ilkacase
Lyrics
SOMALI
Hees Qoraa

Опубликовано:

 

10 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 219   
@fadomomahamed7556
@fadomomahamed7556 5 лет назад
Waaw waxbaa kadhacay wiilasheena soo maliyed nama nrcba wlh bal eeg sidee amaanteena ugu qiironayaan ilaahey hanoo dhaafo waa garabkeeni midigee 😍😍😍😍😍😍😍
@ifrahmuktar8256
@ifrahmuktar8256 5 лет назад
Aamiin
@Alxmdullilah0219
@Alxmdullilah0219 5 лет назад
Aameen ameen Aadban Idin Jecelnahay Wllo
@xayiramedia8952
@xayiramedia8952 4 года назад
fadomo mahamed Idinkaa wax idinku hablaha somaliyeedow taa ogaada WLLO WAXA JIRA NACAS MAGACAYAGA RAGA nimo sheegta lkn inta nafta idiin huraysa ayaa ka badan guul cimri dheer cafimad alle idiinka baryay
@Omer-EilmogeH27
@Omer-EilmogeH27 Год назад
Hablaha love kiyo cishqigu Intay ku lamaan yihiin Hargeisa ku nool qalbigu Miyuu ka nagaanaya🥰 Lubigu wuxu doonaya Labeenta hablahaa lehee Jigjiga ku dhex laydhsadiyo Guushi togdheer💋❤❤❤❤❤ We love u habalaha somaliyed💋❤🥰
@faisakiin2012
@faisakiin2012 5 лет назад
HABALAH CASIMAD BARKYZAN HARGYIZA #SOMALILND💚💭❤
@amalzain3437
@amalzain3437 5 лет назад
haplaHa hargyzaH diamonds😍
@thinkbigstudios5675
@thinkbigstudios5675 5 лет назад
Duriyada Barekansan One Love Somalilnand
@ahmedcadarre9600
@ahmedcadarre9600 5 лет назад
#Fayza quèens of Hargeisa ❤
@hoodomohamed3534
@hoodomohamed3534 5 лет назад
💚💭❤️
@queenaliisha2309
@queenaliisha2309 4 года назад
Gabdhaha somaliyed nolada speciellt reer muqdisha 🥰🥰❤️
@xafsoxubi1003
@xafsoxubi1003 4 года назад
Welashenaaa somaliyed gob Iyo wa nasab qurxoon ilaheey haidiin dayoo wan nigufana❤❤❤❤❤❤💋💋💯💯💯
@ashashukri5905
@ashashukri5905 5 лет назад
Rugtii laamaha cishqigee lamaanuhu beerayeen hablihii lahashada lahaa MUGDISHE ku dheh loolayaan💋
@fanaxleychannel5066
@fanaxleychannel5066 5 лет назад
Saxiix wlhi hablaheyna muqdisho allah inow dayo
@ashashukri5905
@ashashukri5905 5 лет назад
Aamin
@farxiyaomar3592
@farxiyaomar3592 5 лет назад
saxiix Form Muqdisho 😘😘😘
@nomercy1930
@nomercy1930 5 лет назад
Hablaha Hargaysa hablaHa Jijjiga hablaHa somaliyed nolada dhamantin
@ahmedjr3788
@ahmedjr3788 3 года назад
Guul waqooyiga io galbeedka somali
@yusufguulofficial
@yusufguulofficial 4 года назад
Hablihii Nugaal ee Ladnaa jaceylka u laab xalnaaa Garoowe anoon lug dhigin miyaan ledayaa hurdaba 😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👌👌🙏🙏🙏 weheliye keep going bro
@AARKALyrics-f5w
@AARKALyrics-f5w 3 дня назад
Rugtii laamaha cishqigee lamaanuhu beerayeen hablihii lahashada lahaa muqdishey ku dhex loolayaaan 🇸🇴👸❤️
@KhalidEgal1
@KhalidEgal1 5 лет назад
Anigoon la cawayn hablihii Hargaysa miyuu laxawgu I daynayaa ❤
@hanaanqurux3899
@hanaanqurux3899 5 лет назад
Hablihii lahashada lahaa moqdisho ku noolyihiin viva hablaha moqdisho allow idin dhowr
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 4 года назад
Jamiil weheliye alfanaan brother nolow fankaga guul
@lacasojigjigaawi4209
@lacasojigjigaawi4209 5 лет назад
Anoon la cawayn hablaha jabuuti iyo dega Awdal anoon la xawayn 💯💉❤️ iyo jigjiga My blood
@hafsahussein4536
@hafsahussein4536 5 лет назад
Hablaha mogdisho 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@aswanbashir4743
@aswanbashir4743 4 года назад
Anoo la cawyn hablaha jabuti io awdal dega miyuu laxawgu io hamigu lilaahii I daynyaa ❤❤❤
@xayiramedia8952
@xayiramedia8952 4 года назад
Hablaha togdheer hablo aanu ku faano wiilasha togdheer hablaheena inoo ilaasha oo cadowga ka jira iyo dhaman hablaha dalkeena.hablha reer somaliland ee garmany. Idinla jooga cadowga inooga ilaasha
@lisa0258
@lisa0258 5 лет назад
Safwan wakutagera runti wow m.a like isara inti safwan mesha uimade
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 лет назад
gobsana habalaha Somaliyed Gar ahaan Hablahayga Reer hargeisa Ee quruxda iyo sharfta alla ugu galaday
@odaysoomaaliyed538
@odaysoomaaliyed538 5 лет назад
Tog dheer ❤
@khadraadani7522
@khadraadani7522 5 лет назад
Hargeisa 🇭🇺❤🔥
@foodiyacali6927
@foodiyacali6927 5 лет назад
Heesaha ugu macaan hoyga fankaa lagasoo diraa hargeisa caday
@strongwomen1433
@strongwomen1433 2 года назад
Heestan xiliga ayaan dawanaya from Hargeisa 🥰🥰😍😍
@monaahmed561
@monaahmed561 5 лет назад
Togdheer ✌🏼❤️❤️❤️❤️
@imaandhool6818
@imaandhool6818 5 лет назад
Wiilasheena 💙🇸🇴🇸🇴😍❤️❤️❤️
@zuhaylamohamud2467
@zuhaylamohamud2467 5 лет назад
Hablaha NuGaaaal ❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@hasandeedee97
@hasandeedee97 4 года назад
Hore usoco abti jamiil weheliye Hablhi nugaal ee ladna jacaylka ulba xalna Garowe aniga oo lug dhigin miyan laya hurda ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋
@caynaanofficial5496
@caynaanofficial5496 3 года назад
Hees way iga gadantay Artist: jamiil weheliye PoqordaHaygii hargeisa 🥰🥰🥰🥰thnks brother
@sayniyacaraale8728
@sayniyacaraale8728 4 года назад
Anoon la cawayn hablaha Jabuuti iyo awdal daga 😍😍😘😘😘😘😘 Gobsana hablaha rer awdal 😍😍😘
@abdiqaniabdirahman7224
@abdiqaniabdirahman7224 4 года назад
HablaHa togdheer ilkacasti
@apdifataahgaas5867
@apdifataahgaas5867 5 лет назад
Fanan la isku Raacay Weheliye 😍❤️💯🤴🥀
@xafsoxubi1003
@xafsoxubi1003 4 года назад
Salaan sareee from Kenya garissa welashenaaa ❤❤💯💯✔✔💋👌
@inajamainajama5639
@inajamainajama5639 5 лет назад
Xaruntii burco cadey
@katramohamud6977
@katramohamud6977 5 лет назад
Hablihi lahashada lhaa muqdishy ku dhax lolayan🌸💯🔥
@jamiilweheliye
@jamiilweheliye 5 лет назад
MaashalaH Heesta hablaHa ninka sida Qurux da badan u Duubay Waa Sxbkay *AHMED* *ILKACASE* The one and only in Germany Alaha gacanta kuu barakeyo sxb Tnx wan idin salamaya Meel walpa ad jogtan subscribe me asxpey ❤️
@umuahmed8478
@umuahmed8478 5 лет назад
Woooow hablaha hargeisa💖💖💖💛💚💗❤❤❤💓💝💘💗
@hudita8792
@hudita8792 4 года назад
Jigjiga 💋💋💋💋💋💋💋 I miss wlhi. Ilhy amanda ha igu sino 😞
@ramlaliina4416
@ramlaliina4416 3 года назад
Muqdisho cadeey hablihi reer muqdisho 👋👋👋💖💖
@abdisamadelmi9314
@abdisamadelmi9314 4 года назад
alle ha noo dhawro hablaheena somaliyeed ❤️🙏👌
@faisaabdi8889
@faisaabdi8889 4 года назад
Hablha jigjiga jano🌹💛💛
@zumayoedbzen1293
@zumayoedbzen1293 5 лет назад
Waw xaflad lásku arkay Bayer München Germany somaliya uxisay ilhyaw somaliya nabad noga dheg Germany anigu Ma lehine 😍❤️😂😂 inta somaliya uxistay ugu xusaa Like 😍😂😂
@somaligang5319
@somaligang5319 5 лет назад
Warunta waan uxiisnay dhulkii hoyo 😔à présent Je vis en france
@mahamuttislam414
@mahamuttislam414 5 лет назад
Ana wu iga horyimid wlhi aniga igu badal ina abti
@zemachmohamedseraajjaarso5489
@zemachmohamedseraajjaarso5489 5 лет назад
Thanks
@nuuraxmed6112
@nuuraxmed6112 4 года назад
i miss u somalia
@xayiramedia8952
@xayiramedia8952 3 года назад
@@somaligang5319 Ka xagee bro ma kuwii nantes iyo angers ka cararay ayaa tahay ee caanka ka noqday From Lyon
@sabriinaali3966
@sabriinaali3966 5 лет назад
Wow my city garowe amantayda marka maqlo qalbiga ayan kadarema i mise my home sweet❤️💯
@abdikanimahamoutabdi7257
@abdikanimahamoutabdi7257 4 года назад
Jamaal wehilye fanan zharaf leee miss you wlhi zhp ❤️💋🙏
@rahmayousuf
@rahmayousuf 3 года назад
Awdal Borama ❤❤❤
@ubahibrahim2080
@ubahibrahim2080 5 лет назад
waaaaaaaaw manshalah jamiil weheliye geesi jira shukran wllo qali sharf noloshu kuma xumyso
@matanabdi-xl5nf
@matanabdi-xl5nf Год назад
Jigjiga ma hiome❤❤❤❤
@kingkhadarck9987
@kingkhadarck9987 5 лет назад
togdheer 💖👍
@xayiramedia8952
@xayiramedia8952 4 года назад
Hablaha togdheer
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 5 лет назад
Hablaha Awdal daga 😍😍
@boylegend2777
@boylegend2777 3 года назад
Awdal borama guuul🥰🖍🖍
@munamuna9419
@munamuna9419 5 лет назад
Togdheer💯❤
@fartunabdilkariim4466
@fartunabdilkariim4466 Год назад
Hestan yaa😂2023 ila dhahysan hya ☺️ hees iga dheh
@KhadarAbdikadir-k6m
@KhadarAbdikadir-k6m 8 месяцев назад
Nio jamiillow pige kalla kacsan soo dhigo heesaha
@asma2631
@asma2631 3 года назад
HABALAHA HARGEISA HADHWANAAG sweet home hargeisa hoodo badan 💐💐💐💐💐
@nimcodauud9193
@nimcodauud9193 5 лет назад
Hargysa ❤
@apdiaziiz6039
@apdiaziiz6039 5 лет назад
Mzha allh Anaguna hdaan nahy Rer wiesbaden queen tazha Zugnaa hpnkaaz hla yaapo Ka dhaceyza 😉😉😉
@ishwakelmi2373
@ishwakelmi2373 5 лет назад
Apdi Aziiz 😂😂😂😂😂😂😂waryaaa naga hadhso doofaryahw
@apdiaziiz6039
@apdiaziiz6039 5 лет назад
@@ishwakelmi2373 😂😂😂😂 hyeh
@walaalhasan575
@walaalhasan575 5 лет назад
Taas faladegan baa dhaama😂😂😂
@ahmedshire6416
@ahmedshire6416 5 лет назад
Hablaha Somaliyeed😍😎🤜🇸🇴🙏
@idilmaxamed5775
@idilmaxamed5775 5 лет назад
Anoon la cawayn hablaha jabuuti iyo awdal daga miyuu laxawgiyo hamiyu lilahi idaynayaa intaasa iga gadan shawagii xalay
@xayiramedia8952
@xayiramedia8952 4 года назад
Lubigu wuxuu doonayaa hablihii togdheer
@Osobalii
@Osobalii 5 лет назад
Hablaha hargaysa💯❤️
@jabiibocali7336
@jabiibocali7336 2 года назад
thanks shp sare jamiil weheliye ladniyo dhooshi togdheer
@xafsoxubi1003
@xafsoxubi1003 4 года назад
Mogadishooooooo ❤❤ ❤❤❤❤❤ inan arko jecliya fm knya Salan
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 4 года назад
Alfanaan jimiil nolow brother togdheer
@istahilahmed4810
@istahilahmed4810 5 лет назад
Inankan man modayn inuu qaday heestay lkn kaa gaysan hablihii hargaysa sln kuso dirnay
@kaltuunmaxamed7137
@kaltuunmaxamed7137 5 лет назад
Waaaaw masha Allah kanyari wu cod macaan yay ma famanbaa mise heestan uunba lodhiibay cadi maha
@ikkymohameth886
@ikkymohameth886 5 лет назад
Borama ❤❤❤❤
@asmaahmed3431
@asmaahmed3431 5 лет назад
I like it wlhi hesta waka helay Ayy♥️♥️Haplihi hargeisa love isara
@rudwaanmohanadactor8122
@rudwaanmohanadactor8122 5 лет назад
Hablha hageisa ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ajmank1626
@ajmank1626 5 лет назад
naayahe maxa ku qawiyay uuufffff waxa baa nagihii u nacay meelwalba wayqawanyihii alle ha hanooniyo😢😢😢😢😢😢
@puresomalilnd443
@puresomalilnd443 5 лет назад
❤togdheer❤
@deeqaaxmed3247
@deeqaaxmed3247 3 года назад
Jamiil waa mahaadsaatahaa.usoo dha woo todhaar inadeer
@iqromaslax6106
@iqromaslax6106 4 года назад
Axsan abwaan ayaan dhihi lahaa abwaanka Heestan leh
@iqbaaljalaqsan8598
@iqbaaljalaqsan8598 3 года назад
🥰🥰🥰🥰😍😍🥰🥰🥰🥰😍😍🥰🥰😍😍huuuno jamiil wiil qaliyoow salaan sare from jigjiga huuno
@apdifataahgaas5867
@apdifataahgaas5867 5 лет назад
Jamiil weheliye boQorKa codka ax yaa sawd fananka ugu da‘da yar germanka horey usoco. Legend weheliye
@mohhassanyassin9131
@mohhassanyassin9131 4 года назад
Waaaaaaw jamiiil Jackson iyo safawan..waxba la dhacay masha
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 4 года назад
Hablaha loveka iyo cishqigu Intay ku lammaan yihin Hargeysa kunol Qalbigu miyu ladnanaya Lubiga wuxu donaya Labeenta hablaha lahee Ladniyo lushi togdheer Anon la cawayn hablaha awdal daga Miyu laxawga iyo hammigu Lilaahi iidaynaya Somaliland Gebi One Love💚🤍❤
@iqbaaljalaqsan8598
@iqbaaljalaqsan8598 3 года назад
From jigjiga jamiil.weheliye nin qaaaliya
@Alxmdullilah0219
@Alxmdullilah0219 5 лет назад
Anoo Lacawayn Hablaha Djabouti Awdal Daga Alaa Cizak Bro Inkastod Fankaga Caawa Ugu Horayso 😄😄
@djnaasir6594
@djnaasir6594 5 лет назад
Hablaha jigjiga my dhiiga like dhac dhac igu siiya hawey hablahayagi jigjiga ❤️❤️🇪🇹❤️
@kaltuunmaxamed7137
@kaltuunmaxamed7137 5 лет назад
Hargaysa ❤️❤️❤️
@ismalura4633
@ismalura4633 3 года назад
Awdal❤️❤️
@hafsahussein4536
@hafsahussein4536 5 лет назад
Hablaha garowe💚💭💙
@amalabdi4257
@amalabdi4257 5 лет назад
Hablaha jig jiga caday♥♥♥
@Amiinnasirofficiall
@Amiinnasirofficiall 5 лет назад
Woow hablaha hargaysa
@libanabdi618
@libanabdi618 5 лет назад
Viva Hablaha Awdal dega
@maxamedhuzeen9240
@maxamedhuzeen9240 4 года назад
wwwwww ifka nolola kudeeqdiyih niyad zami kunoolow allow noodaaa inamaa amaantayada jcl
@saynabahmed4861
@saynabahmed4861 5 лет назад
Hablaha labeenta leh jigjiga kudhaxa ladhasanaya jigjiga caday wwww hablah jigjiga
@MohamedSaid-hy1xr
@MohamedSaid-hy1xr 4 года назад
HablaHa Togdheer
@abdimalik3879
@abdimalik3879 5 лет назад
Waanka helay heestan wllhi chasing you dreams jamiil wehliye
@haliimomahamuud7431
@haliimomahamuud7431 5 лет назад
Hablaha awdal😍😍😍😍😍
@abokorabdirahman3653
@abokorabdirahman3653 4 года назад
Hablaha hargaisa 2020
@osmanibraahiim6523
@osmanibraahiim6523 3 года назад
HEESTA Caadi maahin Balse Hal dhib ayaa ka jiro Hadii aad amaanay so Hablaha Somaaliyeed Waa inaad sintaa Meel walbo oo ay ku noolyihiin
@faatimnaazir6701
@faatimnaazir6701 4 года назад
Haplaha loveka iyo cishqigu ku lamaan yihiin Haplaha Hargaysa😍😘❤
@mo-id4cq
@mo-id4cq 5 лет назад
I'm from hrgys City
@xayiramedia8952
@xayiramedia8952 5 лет назад
hablaha togdheer iyo jabuuti
@nidolzack7052
@nidolzack7052 5 лет назад
Dadkii illahey bada kasoo bad baadshey misna ku caasinayo bal eega geeri ayey udhawaden hdana raxmadii illah ufidiyey saan ayey ku abaal mariyen ina lilaah
@mrkhalid7898
@mrkhalid7898 5 лет назад
Maila aragty safwan waxan ka aheyn wey so tahriibeen
@kamabinkama7406
@kamabinkama7406 5 лет назад
@@mrkhalid7898 .2015 sfawaan waan isla socony wuu sothriubay libiya isla somrany sxb I'm sure
@mrkhalid7898
@mrkhalid7898 5 лет назад
@@kamabinkama7406 Lkn filand so kuma noola asaga #zafwanka
@kamabinkama7406
@kamabinkama7406 5 лет назад
@@mrkhalid7898 .swedan
@mrkhalid7898
@mrkhalid7898 5 лет назад
@@kamabinkama7406 ha
@inacaaqilwiilkakufaanasoma682
@inacaaqilwiilkakufaanasoma682 5 лет назад
Hablaha Hargeisa 😍😍👈
@thinkbigstudios5675
@thinkbigstudios5675 5 лет назад
Jamuuriyada Barekeysan One Love
@inacaaqilwiilkakufaanasoma682
@inacaaqilwiilkakufaanasoma682 5 лет назад
think Big studios one love jamhuriyada barakaysan 😍
@xamdikayse9697
@xamdikayse9697 3 года назад
Togdheer ❤🙏
@iskakaliahaw4834
@iskakaliahaw4834 5 лет назад
Haplaha love kiyo cishqigu inatay kulaman yihin hargaisa ku nool qalbigu miyu ka naganayaa 😘hargisa jano❤💬💚 👈
@shabcaandeeq8268
@shabcaandeeq8268 4 года назад
Mahslaaaaa wlaahi codbuuu hayaaaa
@fahadibraahin1598
@fahadibraahin1598 5 лет назад
Ilaahow Africa joogisteeda Dambi dhaaf iiGa DhiG aaaamin 👈
@cabdixaaji6933
@cabdixaaji6933 5 лет назад
Kkkk Amiin
@fahadibraahin1598
@fahadibraahin1598 5 лет назад
Yamin Yusuf Wllshy thnkz
@cabdixaaji6933
@cabdixaaji6933 5 лет назад
Sxbaw magac dib uu fiiri wllshy mahe
@teamdirisle2880
@teamdirisle2880 5 лет назад
Hhhhhhh maxaa kafcn qurbo yaala
@muhiyoabdirahman5562
@muhiyoabdirahman5562 5 лет назад
HaplaHa hargeisa 😍
@abdijabarmustafaqodax6890
@abdijabarmustafaqodax6890 5 лет назад
Hh Qashaafato zhp
Далее
JAMIIL WEHELIYE HEESTII HIBO 2019
4:58
Просмотров 201 тыс.
نترس تو برق نبود😅😅
00:17
Просмотров 1,8 млн
FILO PART 129
30:03
Просмотров 53 тыс.
Najiib Alfa (Hanan Qurux)  Official Video 2018
6:36
Просмотров 1,1 млн
JAMIIL WEHELIYE NEW SONG DAREEN OFFICIAL VIDEO 2019
5:25
Safwan Halac ft Ayanna | IIGAAR AHAW | 2019
6:32
Просмотров 23 млн
JAMIIL WEHELIYE NEW SONG QISO OFFICIAL VIDEO 2020
8:20
Ahmed Aarshe | Caasho Koos | Music Video 2019
6:20
Просмотров 1,2 млн