Тёмный

Jasiirada Somalia ugu wayn 🇸🇴 largest island in Somalia 🏝️ 

Geedi Sahan - Somali Traveler
Подписаться 270 тыс.
Просмотров 299 тыс.
50% 1

Waxaan booqday Jasiirada Somalia ugu dheer ee ku taala Jubbada hoose
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 51 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 51 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 816   
@GeediSahan
@GeediSahan 7 месяцев назад
Fadlan 5kun Like iyo Share shirkadda Safarati - Website: safarati.com/ - Facebook: facebook.com/safaratiglobal Jawaai +252615323254 Foodcade: +252 61 9429140 Abdiqadir: 0615687537 Abdiqadir Hirabe ( Cameraman and Producer): facebook.com/profile.php?id=100064855055736
@URronaldo22-v1v
@URronaldo22-v1v 7 месяцев назад
M.a
@hanad6666
@hanad6666 7 месяцев назад
Kapadan Bu iztahila video gan prO geedi sahan thanks muwadin abalkaga ma gudi karno dalkena napartay wlhi❤❤❤🇸🇴☑️🫶
@kamole3
@kamole3 7 месяцев назад
7:42 @GeediSahaan, aren’t the Bajun’s Somalis?
@boqolson
@boqolson 7 месяцев назад
Asc geedi waxaad qabatay howl aad u ween oo aan lasoo koobikarin wax badan ayaad na bartey waxaan rajeynayaa inaad halkaa kasii wadid dadaalka aad wadid
@barkashyt1734
@barkashyt1734 7 месяцев назад
Geedi sahnow wa plan mar un wa ku aabaal marin doonaa wlkie mrka wx helo i.a wana palan inta somalida kuso kordisay in lamida umadeyda io dalkeyga u qbto i.a
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 7 месяцев назад
Manzha Allah ❤from hargeisa ❤somalidu dhul iyo bad way leeyihiin balse qabyaalad ayaaa kala gaysay Ma🇲🇻 Africa ❤
@mascuudali2785
@mascuudali2785 7 месяцев назад
xaqiiq pro😢🇸🇴💔
@culusoow-ok2df
@culusoow-ok2df 7 месяцев назад
True
@Hanafilms7
@Hanafilms7 7 месяцев назад
Odaayaasheenu waa xaasidiin ayaagaa naysku diray 😢 dalkana ja jabiyay
@fadimaahmed1284
@fadimaahmed1284 7 месяцев назад
sax
@mawiidcali6786
@mawiidcali6786 7 месяцев назад
Hargiasa waa wadan kale somalidu waa lala Dan from DJIBOUTI 🇩🇯
@habibaabdalla8264
@habibaabdalla8264 7 месяцев назад
Waa dhul beylah ah oo cadowga unugul Illaahow hanooga badbaadiyo cadowga amiin
@NewsFusion24
@NewsFusion24 7 месяцев назад
Saldhig Milatari dhawaan ka filo
@Raasey
@Raasey 7 месяцев назад
Aamiin
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 7 месяцев назад
Somali ayaa isu cadow ah.
@fuwaascabdala9068
@fuwaascabdala9068 7 месяцев назад
Ilaah baa ku filln ilaalin wax baylh ah ma jirn
@ayeshaali-ke8iu
@ayeshaali-ke8iu 7 месяцев назад
somali isuma aha ee waad xun baa kujira ( Europe 79 years ago wey isleyneysay) insha alah waan kabaxeynaa.xabashi kalkaalka alaha soo hanuuniyo
@LovelyCheeseBoard-my2ep
@LovelyCheeseBoard-my2ep 7 месяцев назад
Wlh dadkeyga iyo dalkeyga wan jeclahay wlh form garissa
@bintuzahraa
@bintuzahraa 7 месяцев назад
Masha allaah mahadsanid anagana waan ku jecelnahay ❤
@sadiyoabdi1461
@sadiyoabdi1461 7 месяцев назад
Sidoo kale walan
@skyshooter4009
@skyshooter4009 7 месяцев назад
Daad waada isjeecel banaahaay. Shisheeye iyo maangaab siiyasiiyiin baan isku kaan diriiyaa. Daalkeena aan diisaano.
@ABBIR.OTO4
@ABBIR.OTO4 6 месяцев назад
Sido kle Pro❤✊🏻
@MukhtarabshirIsack
@MukhtarabshirIsack 4 месяца назад
Anaguna waan ku jecelnahy runtii❤❤
@abzlibaax7412
@abzlibaax7412 7 месяцев назад
Somalia 🇸🇴 is beautiful and has a lot potential
@AwedJR
@AwedJR 7 месяцев назад
İf qabyaalad + qabiil is burned and buried!
@umaribrahim6533
@umaribrahim6533 7 месяцев назад
Wow is this Somalia?🤔 Now I understand the reason why the WEST & US not interested in the peace & unity among somalis. But Allah will shame them Insha Allah. One 💞 from kano-🇳🇬
@abdifatahfarahhamud6426
@abdifatahfarahhamud6426 5 месяцев назад
You have good mentality Mashaa allaah Westerners they know this high expensive useful resource, they can't take and they don't need you to use it 😢
@Baabiov
@Baabiov 4 месяца назад
Great comment that's Truth
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el 3 месяца назад
Somalia is most Cost longest of Planet. 3400Km. Longest. Red sea Somalia and indian ocean south Somalia. And there is allot of Island. For Somalia part.
@Khalid-tc6ns
@Khalid-tc6ns 7 месяцев назад
Thank you Geedisahan , one of the best Somali RU-vidr this guy always shows the world the better and positive side of Somalia 🇸🇴 the forgetten nation of horn of Africa 👋
@admiral20055
@admiral20055 7 месяцев назад
Love Somalians.. great folks they do not want to fight with there nabours . Let there Turkish brother handel itr.. NATRO,s 2th biggest army after us.,m what smart folks.. Bassasa.
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 Месяц назад
It's not forgotten, but is going through crisis. Inshaa'Allaah it will raise again stronger and greater.
@djmaamis3167
@djmaamis3167 7 месяцев назад
Somalia has alot of beautiful beaches, islands and mountains Our beloved country need investment
@yonis-kin7966
@yonis-kin7966 7 месяцев назад
It needs a spring clean first Ugly things have being Incubated For long time now That does fit In with gorgeous Life.. That we know
@bintuzahraa
@bintuzahraa 7 месяцев назад
💯
@leythan6ali
@leythan6ali 7 месяцев назад
Mahadsanid, from UK and I am extremely impressed by you work and showing us our beautiful country. I hope and wish to go back to Somalia and travel across the country inshaAllah.
@xabiibaxmed9316
@xabiibaxmed9316 7 месяцев назад
born Daghahbur Weste Somalia I love my country Somalia 🇸🇴 ❤️ thankyou my people ❤️
@fariidtv7127
@fariidtv7127 7 месяцев назад
Dhagaxbuur waa magaladii labaad laga taagay calanka Somalia 🇸🇴 kadib hargeisa malinka xabashidu ku xasuuqday 70 qof guul reer isaaq birlabka somaliweyn
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 7 месяцев назад
🇸🇴somalia illahay nabad ha noo dhigo aamiin yaarabi wadan fiican illahay na sii yay somalia qa biil ka haka ma doo weye illahay cadow haka qabto aamiin yaarabi ❤❤❤❤
@Hassankaafi-n5s
@Hassankaafi-n5s 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤
@Hassankaafi-n5s
@Hassankaafi-n5s 5 месяцев назад
Aamin aamin abayo haniyad jabin
@Issa0Issa
@Issa0Issa 7 месяцев назад
bro this is crazy..im going there to see with my own eyes
@niciimamaxamed8441
@niciimamaxamed8441 7 месяцев назад
somalia waa dal qurux badan laakiin dadkeedu waa jaahiliin
@najihalhilowli
@najihalhilowli 7 месяцев назад
Masha allah! great job my brother. Somalia is so beautiful.
@GeediSahan
@GeediSahan 7 месяцев назад
Thanks
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 7 месяцев назад
Waxan maqlijiray naa amuu bajuunyaay oo baajuuntu ma dadbaa
@AbdallaOmar-rl7hj
@AbdallaOmar-rl7hj 5 месяцев назад
Hilowle❤❤❤
@mukhtarhassan4964
@mukhtarhassan4964 7 месяцев назад
mansha.allah waa dad fitanta iyo dhibaadata somalida ka badbaaday ale ha u dhowro wixii ay saysataaan
@jaajuumoow58
@jaajuumoow58 7 месяцев назад
CADALE ayaan sidaasoo kale Biyo macaan oo laga helayo meel aan badda ka fogeyn ku arkay qiyaasti 25 sano kahor. Dadka dagan jasiiradaas alaha u barakeeyo deegaankooda. Somalia is beautiful
@GARAADKOBCIYE12
@GARAADKOBCIYE12 7 месяцев назад
Waa sidaa pro waala mid.
@zaki799
@zaki799 7 месяцев назад
Baajuuntu ma somaliba wlo muqdisho intay u jirtaa
@saidhassan5372
@saidhassan5372 7 месяцев назад
​@@zaki799Bajuunta wa qowmiyaad bantu ah oo dagan Somalia. Jaziradan wexey uu jirta Muqdisho ku dhawad 600-650km dhanka konfurta ayu ka xiga.
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 7 месяцев назад
Wasas waan yabee ani xataa ilahey subxana watacal dhuulka nbd hanoga dhigo Alx
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 7 месяцев назад
​@@saidhassan5372hanooladan wadad nabad jecel
@maryanhassan4022
@maryanhassan4022 7 месяцев назад
mashaAllah waa dhul qurux badan oo rabbi na siiyay ilahayow somali oo dhan dhexdooda heshiis dhig oo qabyaalad ka saar quluubtooda wadankana amini nooga dhig yaa rabbi 🤲🤲
@zubeetdaahir7677
@zubeetdaahir7677 7 месяцев назад
Mashallah Geedi sahan , Ilaahay nabad ,cadaalad , kaladanbeen, Hanasiiyo dhul qeyaad badan waa Heysanaa ❤Soomaaliya guul I.A
@AbdullahiCadow-n3r
@AbdullahiCadow-n3r 7 месяцев назад
Legend wallahi keep going taliye Geedi sahan❤
@Shadiaown
@Shadiaown 7 месяцев назад
Meshan waa uuso socdaa My dream wax wayan meel kaste somalia inaan guuri ku yesho inshaallah.
@abdikaniabdirahmanakhie638
@abdikaniabdirahmanakhie638 Месяц назад
Waan ku Raaciyee ii soo mar ina adeer❤
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 7 месяцев назад
Allaahu Akbar Ilaahayoow dhulkeeno noo barakeey maxaa naraf ccb na dhigey inagoo dhulkaas iyo nimcadaas nasiiyey soomaaliyeeyndhulkiina usoowada Laabta oo maal gadhada❤❤❤❤❤
@nadiifoxuseen7151
@nadiifoxuseen7151 7 месяцев назад
Masha allh dhulkeena hooyo waa qurux alow nabad nooga dhig
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 7 месяцев назад
Aamiin yaa rabi 🤲
@hasahm1995
@hasahm1995 7 месяцев назад
I saw this island in google maps 4 years ago......i wish when i retire settle there InshaAllah
@HananGuesthouse
@HananGuesthouse 7 месяцев назад
Dad ilahey dhulkooda iyo wadankooda kheyraad dhigay oo hadana Arkeyn dal shisheeye mahiine.one love somalia 🇸🇴 ♥
@howraarofficial3191
@howraarofficial3191 7 месяцев назад
Allah ceel iyo intarneed ha loo sameelo dadkan Somaliyed Mel qurux badan oo dadkeeda iska ilaahey 😢 Somali wa dad nimcadeeda lagu direy ilaahow noo gargaar😩
@bintuzahraa
@bintuzahraa 7 месяцев назад
Internet uma baahna anagaaba dhib ku qabno. lkn celal iyo dib udhis ubaahantahay
@Hanafilms7
@Hanafilms7 7 месяцев назад
Internet yaa loogeyn anakaa dhib baan ku qabno laakiin ceel haloo sameeyaa😢
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 7 месяцев назад
NO internet! Illahayoow yey weligood helin. Aamiin!
@mahdimo6276
@mahdimo6276 7 месяцев назад
Internet uma fiicno dantooda oo ka mashquulinaa
@abdullahi6313
@abdullahi6313 7 месяцев назад
Wow wallahi video gan mar kaan dawanaayey aad baan u farxayey i like😮
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 7 месяцев назад
Dalkaas saas u qurux badan ayan haysanaa hadana gaajo & Qax bay kujiraan dadkeenu😢Allow Nabad waarta nasii
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 7 месяцев назад
Allaahuma aamiin 🤲
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 7 месяцев назад
Dowlado shisheeye baa ka danbeeya in dalkaan uusan degin qax ka dhamaanin in nala dhaxal wareejiyaa la rabaa anagana ma fahmeyno.
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 7 месяцев назад
Aamiin
@abdiweli7269
@abdiweli7269 7 месяцев назад
@@fordoosabdalla9819 aad iyo aad waa fahamsanahay
@Cunaye-pd8sn
@Cunaye-pd8sn 6 месяцев назад
😭😭😭 very sad 😔
@batulasmail8261
@batulasmail8261 7 месяцев назад
Mashaa Allaah Geesi sahan Meelo badan oo naga dahsoona ayaad na tustay Allaha ku xifdiyo
@nimcobaari5580
@nimcobaari5580 7 месяцев назад
Afmadow boop wll
@fmg63772
@fmg63772 2 месяца назад
Maashaa allaah tabaarakallaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ alloow wadankeena noo badbaadi
@aishaa77390
@aishaa77390 7 месяцев назад
thnks fr your shring qutuxda dalka abbowe mcn🎉
@ibrahimali1260
@ibrahimali1260 7 месяцев назад
Alloow Somali heshiisii saan wadankaa quruda badan ugu raaxaysano uguna dalxiisno! Amiin
@axmadarka5631
@axmadarka5631 7 месяцев назад
This is so beautiful and amazing island 🏝 💙 🇸🇴 we have beautiful beaches and rich land wlhi ilahay hanoo barakeeyo cadawogana alaha ka ilaaliyo somalina allaha ka dharjiyo dhulkeeda nimcada taala mhdsanid geedi sahan❤❤
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 7 месяцев назад
Mashallaah Allaahu Akbar allow dhulka iyo dadkana noo barakee yaarabalcaallamiin ❤️🌺💐💐🇸🇴🏃❣️🕋💎🙏🐎🐎🐎🐎🐎❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🕋❤️🕋❤️🕋❤️🕋🕋❤️❤️❤️❤️❤️🕋🕋❣️❣️❣️❣️❣️❣️🕋🕋🕋🕋
@mohamedmumin9720
@mohamedmumin9720 7 месяцев назад
Masha allaah beautiful country ilaah waana siiyay al xamdulilah
@abdirahmanyonis5805
@abdirahmanyonis5805 7 месяцев назад
Maaha allah we have beautiful county Somalia we need to open new chapter to building our country DOWLDA SOMALIA PLS DADKEENA KU NOOL JAZSIIRADAN IYO JASIIRADAHA KALE WAX HALOOQABTO SPECIALY WAXBARASHADA
@daadiraboody7504
@daadiraboody7504 7 месяцев назад
Yaaa iracayoo❤️‍🔥🙆🏽‍♂️ wan tagaa
@ABDIRIZAKSUGULLE
@ABDIRIZAKSUGULLE 7 месяцев назад
Jasiiradani Horumarin ayay ubaahantahay Jasiirada Juwaay ❤❤❤
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 7 месяцев назад
Mahadsanid geedisahan waxa tahay qof qiima badan oo dadkiisa jecel guuleyso ❤❤❤❤❤❤❤❤
@ilyasmohamed6721
@ilyasmohamed6721 6 месяцев назад
Beautiful Somalia 🇸🇴❤ i love it 💘 i'm from Djibouti 🇩🇯 your brother😊
@hameeda1612
@hameeda1612 5 месяцев назад
Djibouti❤
@AbdimananmahmoudRashid
@AbdimananmahmoudRashid 2 месяца назад
Okayyy
@abdullkdb1312
@abdullkdb1312 7 месяцев назад
A person like geedisahan deserve more subscribers ✋❤️ one love
@MedidrissIbrahim
@MedidrissIbrahim 7 месяцев назад
Mashallah Somalie 🇸🇴 ❤❤❤ allahayow nabarake Somalie 🇸🇴 Iyo islamka calamka amine
@Khalid-tc6ns
@Khalid-tc6ns 7 месяцев назад
Thank you Geedisahan , one of the best Somali RU-vidr this guy always shows the world the better and positive side of Somalia 🇸🇴 the forgetten nation of horn Africa 👋
@Aqoonyahan21st
@Aqoonyahan21st 3 месяца назад
Saaxiib, jazaka Allaah khayr...warbaahin wacan baad soo gudbisey. Sidii loola xiriiri lahaa raggaas soo gudbi, insha Allaah.
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 7 месяцев назад
Geedisahan waan u nahadcelinaynaa sida uu wadankeena sharaftiisa u soo bandhigo please soomaaliyeey aan u kacno in aan wax u qabano jasiiradan fadlan ceel iyo wax barashada oon kobcino
@The-Heart-Will-Testify
@The-Heart-Will-Testify 7 месяцев назад
It's a shame that the government and diaspora Somalis only invest in Mogadishu when. This place looks better
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 7 месяцев назад
@@The-Heart-Will-Testify exactly
@AbdiwaliHaredisak
@AbdiwaliHaredisak 7 месяцев назад
M.sha allaha ino dhowro dadka iyo dalka 🇸🇴 ❤.
@Jinkax-u9r
@Jinkax-u9r 7 месяцев назад
Mansha allaah somalida waxey cawaan ku tahay jaziiradaha ma dagaan nolosha waxba kama yaqanan wlhi malaay kaliya raashin wuu noqon karaa jazirayaalka Hala camiro Hala dago qabiladan dhulka qararan isku laayaan jaziiradaha Hala aado insha allah
@ahmedmohamedfarah3067
@ahmedmohamedfarah3067 7 месяцев назад
Mahadsanid Geedi sahan, muuqaal qurux badan ayad soo duubtay
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 7 месяцев назад
Ilaahay Dadka iyi Dalkaba hanoo Barakeeyo, Shar oo idil ilaahay hanagarab mariyo, Diinta ilaahay hanafamsiiyo Xaqana hanawaafajiyo dhamanteen
@khadarqumanejabuuti4543
@khadarqumanejabuuti4543 7 месяцев назад
Asalaamu caleykum. Soomaaliyeey aniga iyo qoyskeeyga halkan baa nugu fiicneyd. Incha ALLAH waan Soo dagi doonaa markuu ALLAH ka dhigo.
@naimastar9366
@naimastar9366 7 месяцев назад
anigana kama haraya lkn yaa inoo dhisi guriyaha iyi ganacsiga
@AidarosHassan
@AidarosHassan 7 месяцев назад
Cajiib meel U Fiirso Dalkeena Sida U Alle U Barakeyay
@khadarxaaji5096
@khadarxaaji5096 7 месяцев назад
Mansha allah illahay mahad aday kusugnaatay dhulka quruxdabadan ee aad manaysatay ummadda somaliyeed
@mahamudahmed9670
@mahamudahmed9670 7 месяцев назад
MAASHAA ALLAH AXMED YUUSUF CUMAR KUDAR REER KISMAYO BEEZAANI AH OO U GUURAY JAVAI
@AbdouAlhassane-k1x
@AbdouAlhassane-k1x 7 месяцев назад
Mnsha Allah dhul aad u qurxoon oo aan la ogayn
@aboditoris8363
@aboditoris8363 7 месяцев назад
Maasha alaah first view ❤
@Everything-ok1cm
@Everything-ok1cm 7 месяцев назад
Saaxib waad la soo daahday muuqaallada noocani ah. Congratulations. Allah ku sharfo.
@mascuudali2785
@mascuudali2785 7 месяцев назад
ما شاء الله 🇸🇴❤
@mmaliosman2332
@mmaliosman2332 7 месяцев назад
Mch alha waaa jasiiirad qurux badan
@Yousef-hs7go
@Yousef-hs7go 7 месяцев назад
تحف فنية ضائعة شكرا غيدي سهن بعطيك الف عافية على التغطية الجميلة
@AbdallahAhmedAhmed
@AbdallahAhmedAhmed 7 месяцев назад
Geedi sahan wllka shaqo wngsan ad haysa waxa thy wadaniga saxda ah wadankiisa kaso gudbiyo quruxda iyo nimcada Allah siiyey waxn ahy reer kismaayo sxb so boqo jaziirada madhawo iyo kudhaa ❤ keep going brother 😊
@yuusufcabdilaahi9580
@yuusufcabdilaahi9580 7 месяцев назад
Waa jasiirad qurux badan Mhdsanid geedi sahan
@mohamudosmanali1219
@mohamudosmanali1219 7 месяцев назад
Xariir Geedi Sahan, jir oo joog.
@farxiyabashir1761
@farxiyabashir1761 7 месяцев назад
Fadlan soomaaliyeey Geedi Sahan gaarsiiya 1million subscribe
@CanabCaddow
@CanabCaddow 7 месяцев назад
Quruxbadanaa wadankeena maasha allah waa waxa loogu soo wada ordaayo ragii soomaaliyeedna waa kuwo la wada dilaalay oon waxba ahayn oonba nolol dhanba wadanka ka rabin dad diloow ama tahriib ma ahane aloow dhulkeena na jeclaysii
@YusafOkashe
@YusafOkashe 7 месяцев назад
Wiligeey somalia ma arag balsi waan jeclahay dalkiida in aan mar tago anigu 2 jir ah ayaan ka soo qaxey debna uguma laaban dhulkiina wuu quruxbadanyahay cadowga Allah haka qabto
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 7 месяцев назад
Wow geedi sahan quruxda dalka ayaa kashaqeysaa beautiful place 🎉🎉
@AxmadSahal-ud2qr
@AxmadSahal-ud2qr 7 месяцев назад
liilbalil saxib ana dhulkan ka saqeye kwrn odika waxa ladaha kuhdar saxib
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 7 месяцев назад
@@AxmadSahal-ud2qr Legend waa sidaas dhulka waa loo Bashan yahay 🥰
@maxamedadan5665
@maxamedadan5665 7 месяцев назад
Soomaali dhooylay horey ma usocona mise saba xumaantiyo silicaad ku noolaan, ,,
@sali3492
@sali3492 6 месяцев назад
Wow mashaAllah Somalia has so much potential as Future Tourism
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 7 месяцев назад
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
@afros263
@afros263 7 месяцев назад
What a beautiful sland I haven't seen it in the wold such beautiful sea proud to be somali maashaallah
@noraa5544
@noraa5544 7 месяцев назад
Mashalah May Allah protect our people 🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾 One day we don’t Forget one ☝️ day everything’s will be okay mama Somalia 🇸🇴
@abdoulkarimnour1669
@abdoulkarimnour1669 Месяц назад
Masha Allah bro keep going 😊
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 7 месяцев назад
Mahadsanid Geedi sahan Nimca taala dhulkeena
@ahmedfaruq4939
@ahmedfaruq4939 7 месяцев назад
Bro I like your zeal for clean content. Keep pushing and continue marketing somalia. You should be appointed to the tourism board of Somalia if it does exist.
@mohameddubow1839
@mohameddubow1839 7 месяцев назад
This is great program for sure 👏...basic social amenities should be given first priority 👍
@blackpanther8219
@blackpanther8219 Месяц назад
Masha Allah and keep our land safe, not giving the island to America or Europe even UAE. May Allah help us 🇸🇴
@Fvhffhjifjkztkzmg
@Fvhffhjifjkztkzmg 7 месяцев назад
Masha alaah alaha unimceeyo kuwaan hadey imaadan umada ayee dhbayaan ilaahey idinma keeno somalida habaar ayee qabaan meshaa kubataan kuleel iyo abaar iyo dulmi ayeey noqotaa
@abdihakiim7215
@abdihakiim7215 7 месяцев назад
Xaqiiq sxb, somalidu waa dad xun
@somkaplan1563
@somkaplan1563 7 месяцев назад
Somalida hadaa adiga waxaas ka aaminsantahay waa adiga iyo ra’yigaa dhulkaasna ayagaa leh cid ka celinkarto ma jirto illaaheygii abuurtay ayaa siiyay.
@Fvhffhjifjkztkzmg
@Fvhffhjifjkztkzmg 7 месяцев назад
@@somkaplan1563 kufsi dil dhac waxaan e eheen miyaad taqaanan waayo waxaanu nahnay dadka ugu cawaansan dunidaan aan joogno qabyaalada iyo dulmiga ayaa ina duleestay kasoo weenay adeer dunida magaca inoo yalo ayaa sidaa ah dal fashilmay sababtu korobshan iyo dulmi
@nasrocabdiraxmaan4960
@nasrocabdiraxmaan4960 7 месяцев назад
​@@somkaplan1563dhulka ninka degan ba leh
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 4 месяца назад
wow Beautyful ❤abiteey cirka no daa ciyalnimo ayad naxasuusey Walalo welldoing Somaliyed Allah xaqa ha tuso insha Allah GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🙏👍🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@JabaanYusuf
@JabaanYusuf 7 месяцев назад
Masha Allah waa jasiirad quruxbadaan waan maalgashsn inshallah
@bintuzahraa
@bintuzahraa 7 месяцев назад
One day I will visit there insha’allaah ❤❤❤❤
@muznaahmed6968
@muznaahmed6968 7 месяцев назад
Somalia 🇸🇴❤ every episode we enjoying, thanks Geedi Sahan
@muhubojama1231
@muhubojama1231 7 месяцев назад
Mashaa Allah tabaraka allaah brother guul iyo gobonimo viva somaaliya
@mohajamacofficial
@mohajamacofficial 3 месяца назад
Geedi sahan kaliya kaahan vlog ee waaa cilmi naga maqnaaa❤❤
@abukar6
@abukar6 7 месяцев назад
Quruxda manshaa allaah allaah ha noo barakeyo somalia🎉🎉🎉❤
@abukar6
@abukar6 7 месяцев назад
Amiin amiin amiin
@afjanoabdilahi6458
@afjanoabdilahi6458 7 месяцев назад
Waaaaaw quruxda soomalia ayaad kashaqagsa sxb thanks geedi sahan
@abdifitahcabdullhisagal7495
@abdifitahcabdullhisagal7495 7 месяцев назад
Gedi sahan wll wlhi shaqo weyn ayad dalka iyo dadka uhaysa wyo bilcda wadankena ayaad calamka ugud bineysaaa
@Ahmedalbani
@Ahmedalbani 7 месяцев назад
Allaha kaa abaalmariyo walaal mahadsanid
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 4 месяца назад
ASC Allahu Akbar Masha Allah Allahu Allah🙏 🙏👍🙏 🙏 Somaliya Dalka iyo dadka iyo diinta ba Alle ha noxafido Insha Allah 🙏👍🇸🇴🇸🇴🕋📿🕊
@kolyaale8357
@kolyaale8357 7 месяцев назад
the best Somali RU-vidr Geedisahan
@mohamudaden3391
@mohamudaden3391 7 месяцев назад
JUULA IYO JAWAAY WAN UXIISAY MASHA ALLAH
@abdikarimhassan5074
@abdikarimhassan5074 7 месяцев назад
Masha allah ninka kaliya ee xogo laga faaideyo soo duuba ❤❤❤
@yasmiinhaji2119
@yasmiinhaji2119 7 месяцев назад
Mashaalh Somalia 🇸🇴 is beautiful
@abdulahijama6614
@abdulahijama6614 7 месяцев назад
Maansha Allah adeer rabi haku xafido waxa aad loogu farxo weeye
@NorGaal-uw6cw
@NorGaal-uw6cw 7 месяцев назад
GAAALADA IYO CADOWGA ALLE HA KA BADBAADIYO AAAAAMMIIN
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 5 месяцев назад
Maasha Alaah waa meel qurux badan
@xaaweeyxamuud9815
@xaaweeyxamuud9815 6 месяцев назад
Mashaa allah dhulkeena alla hano xafido waà mustakhalka dambe insha allah
@deeqaaweys6848
@deeqaaweys6848 7 месяцев назад
Geedi sahan masha alaha wan ku dawada wan fiicanahay barnamijkaga Allaha ku xidiyo han kubarkeyo aamiin
@FarhanHussein-j7n
@FarhanHussein-j7n 7 месяцев назад
😮😮😮😮😮😮😮😮😮m.a waa cajiib next G.mudug,Magalo xeebedka Garcad
@abdelfattahhussein7560
@abdelfattahhussein7560 7 месяцев назад
Geedi sahan best somali youtuber ❤
@GoojacadeThuggaz
@GoojacadeThuggaz 7 месяцев назад
Habarjeclo hadaanu nahay meshana uso socono inshallah 🎉🎉🎉 beautiful island
@Take_that_risk679
@Take_that_risk679 4 месяца назад
Meeshaan caro kablalax weeye yaa lagu wasin laangaabow
@Gaza_news1
@Gaza_news1 4 дня назад
Dhul qurux badan weeye habarjeclo kaliya ma yeelan doonto isaaq oo dhan inshAllah 😂
@Madadaal
@Madadaal 7 месяцев назад
Geedisahan waad mahadsan tahay, laakiin waxaan jeclaa informations intaa ka badan about the island and vicinity. Thanks again.
Далее
skibidi toilet multiverse 042 Trailer
01:57
Просмотров 1,9 млн
MAGAALO AAN SURWAAL LAGA XIDHAN 📍RAASO
16:43
Просмотров 167 тыс.
ISKU DARKA BADDA IYO WABIGA - GOOBWEYN
14:06
Просмотров 183 тыс.
Arooskii ugu quruxda badnaa ee aan ka qaybgalo waligay
20:01