Тёмный

Jawaabta Abey Ahmed iyo Dagaalka Biyaha Soomaaliya iyo Itoobiya 

Xogmaal Media
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 27 тыс.
50% 1

Jawaabta Abey Ahmed iyo Dagaalka Biyaha Soomaaliya iyo Itoobiya

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 47   
@soomaalilandxassan8084
@soomaalilandxassan8084 7 месяцев назад
Waa shekhi reer jabuuti ee markaliya huwanta noqday,,sheekh arimaha jabuuti ee u xaranta ku haysto ina guked,adna kabalaanta kaga saray jabuuti,ayaa hadal kaga bahan,
@Amzizzy
@Amzizzy 7 месяцев назад
This is the kind of thinking and outlook in aa heesano somalideen. Sheeka geopolitics analysis ficaan bu omada somaliyeed u shegay. Waa in vision 2050, 2080 2100 in aa heesano! Qabyaalada qashinka ku tuura sa u garno our goals. Somali weyn hadii islashaaqeso mashallah tabarakaallah waxaa nahay global power oo loo so dhawaankirin. Marka somalida sidii u fahmin awoododa iyo aduunka in a khatar kanahay oo global power, 500 boqol calan iyo reer reer aa lagu mashquliyey. Mindnimo is the way forward ileen hadi lugta melkasta ka jabantahay meel ma usoconkarto. This analogy follows also the Muslim ummah worldwide. Midnimo wa sunna, biidnillah 🤲🏽
@Fardowsa-ql3mr
@Fardowsa-ql3mr 7 месяцев назад
Allaha nogargaro anaga iyo walalahen Palestinian 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸❤❤❤❤🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💙💙💙💙💙💙💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-uc4ch5wq2y
@user-uc4ch5wq2y 7 месяцев назад
Sheekh baa ahayd ee goormad shaydaan noqotay .
@MohamadHadi-vs6ww
@MohamadHadi-vs6ww 7 месяцев назад
Bada lawada leeyahay Waa international water 40 Marin mile inta ka shishaysa ayaa lawada leeyahay. Xeebaha lama wada yeelan karo. Wadanka xeebtu kubtaalo ayaa iska leh.
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 7 месяцев назад
Kkkkkkkkkkkk Djibouti gaajo xun baa ku soo socota taasuu sheekhu ka sii hor tagayaa
@ahmedugas8495
@ahmedugas8495 7 месяцев назад
Munaafaq si fiican baan kuu baraney
@Mahamedmostafa67
@Mahamedmostafa67 7 месяцев назад
Sheekha ka xishoda fadhi ku diriryahowni🤫
@daawadmedia8702
@daawadmedia8702 7 месяцев назад
Markaad qabiil qaran moodid wixii runta sheego oo dhan waa ku dhibaan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 7 месяцев назад
WAXAASU HADII ARIMAHA BADA CAALAMIGA HADII LAGA HADLAYO QABIIL QARAN NOQONMAAYE BUUQLIIND AFKA XIDHA HADAL IDIINMA YAALLO INDHAFURTA😂
@abdisalaanhussein
@abdisalaanhussein 7 месяцев назад
😂 maxaa li samynaa markaa
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 7 месяцев назад
haday ethiopia dowlad fashilantay tahay maxaad ku tilmaami Djibouti/smalia-italiana ???????????????? no sens .... from Djibouti
@mahamedflag4309
@mahamedflag4309 7 месяцев назад
Okey good idea
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 7 месяцев назад
Kkkkkkkkk
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 7 месяцев назад
Biyaha Wabigu wuxuu ku Xidhan yahay Roobka Roobka Allaa da,siiya marbay Halaag yihiin
@hidesideofficial212
@hidesideofficial212 7 месяцев назад
Masha Allah
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 7 месяцев назад
Kan sheekh bn modi jiray
@nusumkate123
@nusumkate123 7 месяцев назад
😂😂😂😂 munafiq caloosh ushaqeysto...
@yasinismail2733
@yasinismail2733 7 месяцев назад
Waad ku qaldante Waa tuug tuug dhalay
@abdirahmanabdullahi6177
@abdirahmanabdullahi6177 7 месяцев назад
Kan wariye ma ahan dabadhikif waaye.buuralayda itobiya kulahaa.war labada wabi waxay ka yimaadaan gobolkas somaliyed e itobiyo xoog kuhaysato,dhulkasna wa mid naga maqan
@halimoahmed45
@halimoahmed45 7 месяцев назад
Ethiopia hada Uma heeyso. In ay biyo ceshato sababtoo ah Colaada ama gaajada ha kajirto awgeed.
@user-jw7lr6yc3f
@user-jw7lr6yc3f 7 месяцев назад
🎉🎉
@qoraneqorane8484
@qoraneqorane8484 7 месяцев назад
Odaygaan ismacil geele o ay habarwadaag yihiin waa col taa wu ku saxan yahay balse wuxuu taageera gooni goosadka gobolada waqooyi isagoo taa u samaynaya naagtiisa,marka wadwadkiisu waa dib u dhac inkastoo xoogaa u isbedel ka muuqdo sababtuna waa jabka beeshiisa ciise ay canfarta ka adkaatay iyo dhulkii reerkiisa oo muuse biixi ka iibsaday itoobiya.
@yassinobsiye2736
@yassinobsiye2736 7 месяцев назад
Itaqu laaha bariyahan munaafaq nimadii yaakhiigu soomaliya iyo soomalilaan ayaay kADHAMAAN LAADAHAY KOL UU ILMADA YAXAASKA ISKAGA KAA OOHIYO KU MUNAAFAQADAYNAYO SHEEKH ISKAGA KAADHIGAYO GAALA U ADEEGAYA LADAGAN DAWAR SADa kiniisadaha caaydha laga soo ururiyo
@safiamire4825
@safiamire4825 7 месяцев назад
Sheekhnimada iyo wacdiga ayaad ku fiicnayd
@nusumkate123
@nusumkate123 7 месяцев назад
Mufaqan ma siyasi baa
@Dirir-vg8zy
@Dirir-vg8zy 7 месяцев назад
ICTISAAM
@soomaalilandxassan8084
@soomaalilandxassan8084 7 месяцев назад
Shekh wanu fahanay adigo reer jabutiya in aad ka hadasho kala jaclaysiga somalida,show nin majertena ayaa ku qaabilay ilaa masajidka kugu qabilay
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 7 месяцев назад
Ma adigaa dalka somaliland iska leh siduu u hadlayaa odeygan is tuska badan hus
@abdullrahmannshekh607
@abdullrahmannshekh607 7 месяцев назад
Somaliland micnaheedu waa ardul somali ama dhulka somalida marka somaliland waa jigjiga ilaa gaarisa dhulka somalidu leedahay magaca idinku haboon waa isaaqland lkn la islama ogolee habar awal land samaysta 😂😂
@yasinismail2733
@yasinismail2733 7 месяцев назад
Waa munaafaq tuug tuug dhalay somaliland cadaw badan ayay leedahay Alle swt ha jabiyo noocan shaqo qaran ayaa laga qabanayaa meel kasta joogo waa dil
@shakuurali7193
@shakuurali7193 7 месяцев назад
war iska dhagaysta unbal oo meel kale ku ooya. Afkaartisa miyad ku weeraraysan ala s.land 😂 ilahay ha idin naxaristo
@soomaalilandxassan8084
@soomaalilandxassan8084 7 месяцев назад
Aqoonta iyo cilmiga diniga ah jabuuti ayaa kaga bahan in aad ka hadasho xalada shicibka reer jabuuti
@nusumkate123
@nusumkate123 7 месяцев назад
😂😂😂
@ahmedjibril5218
@ahmedjibril5218 7 месяцев назад
Sheekha illahey ha Barakeeyo, Waa Reer Japuti oo Soomaali Weyn ka mid ah Waa Nin Diin & Maaddi intaba laga dhageysto, Soomaaliya Waxaa 33 sano inay Fadhiidnimadi ka kacdo Hortaagnaa Maamulka Qabiilka ku dhisan ee uu Sheekhu ka dhashay ( Ciise ama Canfar ) , hadduu Qaban Waayay Ismaciil, Gabadhiisa, Japuti iyo Reer Galbeed hannaga Aamuso ama Xabbad haku dhawaaqo Soomaali Weyn ha Xorowdo please 😅😅😅
@yasinismail2733
@yasinismail2733 7 месяцев назад
Waa munaafaq somaliland iyo somalia uma danaynayo D jabuti waa uu ka soo cararay isku dirr ayuu wadaa ha aaminin
@ahmedmohamoud5715
@ahmedmohamoud5715 7 месяцев назад
It's all over body! Adigu hadalka wad anna howsha i daa !!! What nonsense you people talking about !!!
@FjTi-wn3qm
@FjTi-wn3qm 7 месяцев назад
Alla been bandana 😂😂😂😂
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 7 месяцев назад
Faqash nin ay futada ka wastay ma dhegaysano anagu! From SOMALILAND 😎
@manaaltrucking8916
@manaaltrucking8916 7 месяцев назад
Nin rag ah ayaa dhaheesaa waa la wasay sxbow ceeb Uma dhimitid miyaa misa adeeeeee kugu qabteeen 😂😂😂
@yasinismail2733
@yasinismail2733 7 месяцев назад
Waa munaafaq kani
@user-lb4ub5nd3b
@user-lb4ub5nd3b 7 месяцев назад
Ismacil cumar diifaafow bada s.lan baa iska leh gurguurtaad cabsantahaye
@yasinismail2733
@yasinismail2733 7 месяцев назад
Munaafaq maxaa ka galay somaliland malinta ugu horaysa Ee gacanta aad soo gasho way inoo taalaa ay ay dhalay
@soomaalilandxassan8084
@soomaalilandxassan8084 7 месяцев назад
Hadanu nahay reer somaliland wanu ku dhagaysan jirnay,balse wanu ku fahanay,waayo cida kadhex hadasha ayanu fahanay,ilaa masajidka cida furayasha ku dhibay waa ilhan aderked kkk
Далее
AHMED ZAKI 2015 MASEER OFFICIAL VIDEO "HAATAFSTUDIO"
7:15
رسالة الى جعفر حسان
20:52
Просмотров 101 тыс.
Waar dag dag Ah
13:32
Просмотров 4 тыс.