Тёмный

Jawaahir Oo Afka Furatay lahadashayna Dadka masar Kunol & Kuwa usoo guuraya 

Jawaahir Hussain
Подписаться 139 тыс.
Просмотров 38 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 281   
@hibofarah3746
@hibofarah3746 2 года назад
Ma shaa Allah beautiful from inside and outside thank you for your advice. May Allah bless you and your family.
@anabhassan4436
@anabhassan4436 2 года назад
Mashaa alaah ilaahay haku barakeeyo masar wakhti dheer baan ku noolaa waana wadankayga labaad ee hooyo anaa kaaga. Markhaatiya waxay ku xunyihiin iyo waxay kufiicanyihiinba waxaan deganaa madiinatu nasri xaya caashir cabaasul caad iyo makrum cubayd intaaba waan kadegay hadana waan rajaynayaa inaan markale imaado
@kafiyahsadiiq2474
@kafiyahsadiiq2474 2 года назад
Mashaa Allah Jazakallah kheyr walaashey macaan Allah ku xafid. Somalida Allah nabaro in àan wadankeena ku noqono aan dhisano qabiil aan ka harno teeda kale maxaan wali wadana kale aan u dhiseynaa wadankeena waa dhismay nabad weey jirtaa meelah la aadaayo kama amaan badno wadankeena teeda kale Somaalida laaluushka Allah ha ugu cabsadaana. wabillaahi towfiiq 💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 2 года назад
Mashaa Allaah tabaarakalaa waa asiibtay runtana waad usheegay hooyoyinka Masar kunool dhegaha ha furtaan shukran jawaahir
@fatoumaabdoulsalam743
@fatoumaabdoulsalam743 2 года назад
Asc sister from égypt cairo 🇪🇬Al hayy Al yahir madine Nasr ✋✋✋
@queensafa8680
@queensafa8680 2 года назад
😘😍😘
@user-ii2vy3eh2n
@user-ii2vy3eh2n 11 месяцев назад
Abyo allaah kuxafido waxatahay qof qalbi fiican dadkeedana jecel waayo aragna ah masha allh abyo somaliya goormee kabaxday xagesa kabaxday qaali
@kismaayochannel4296
@kismaayochannel4296 2 года назад
Maansha allaaah waa runteed soomaaliyeey gabadhan hadalkeeda fahma waanadeeda qaata insha allaaah
@Amaal.ahmett
@Amaal.ahmett Год назад
Abayo hada Ayan rabaa in San imaado oon kasha qeydto ee shaqo maledahay waxan kalon Raba kar qacoti ee isii faahfaahin
@nimcoelmi2391
@nimcoelmi2391 2 года назад
jawahir wa runtada ilahay ummadena wa wareer san yihin rabi ha ka abal mariyo qacligana allah ku siyadiyo.
@umucabdiraxmaan8273
@umucabdiraxmaan8273 2 года назад
Maasha alaah jawaahir aqliga ale ha kuu zaaidiyo umadaana kuwo waanadaada qaata alaha ka dhigo
@fartunabdisalam1006
@fartunabdisalam1006 2 года назад
Maciishadeeda uyo guryaha kiradooda iyo caruur qofkii hsyta kasoo waran abaayo Jawaaher
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 2 года назад
Jazaakalaah qaayran wajazaa walaalo si fiican baad u wacyi galisay run ahan jawaahir fariid maansha.allah
@safiyaabdulle319
@safiyaabdulle319 2 года назад
Asc masha Allah jawaahir Allah ku xifdiyo nasar ayaan rabaa soomaaliya aan joogaa in aan kala sheekeysto si qaas ah ayaan rabaa Telka ma iisoo qori karaa
@khadiijaahmed3381
@khadiijaahmed3381 Год назад
Safiyo abaayey miyaa abayo mcnto
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 3 месяца назад
JazakaAllahu kheir
@mariaabdi6265
@mariaabdi6265 2 года назад
Mashalah abayo alaha kubarakeyo wax fcn ahad ka hadlesaa
@shukrimohamud5596
@shukrimohamud5596 2 года назад
Masha allaah macaanto illaah ha ku xafido allaahumaa aaamiin
@abdimohamud9134
@abdimohamud9134 2 года назад
Abaayo walaaashay jawaahir Aadan kuujecalhay
@abdimohamud9134
@abdimohamud9134 2 года назад
SLKum walalkay somahay conto macunin biya macab 2saac uk lodon aajoogaa
@abdimohamud9134
@abdimohamud9134 2 года назад
Sl xanaaqin booonidaji
@mukhtarabdirahman2047
@mukhtarabdirahman2047 8 месяцев назад
Wlh jawaahir runtey ka hadashay. Masar hore wan usoo joogey. Dad ka cunsuriyeesan ma arkin iyo ka dabeecad xun
@shamsaabdulle5985
@shamsaabdulle5985 Год назад
Masha Allah abaayo runta aad sheegtay waa runta. Abaayo somali meelkasta ooy joogaan waa saas waa dad fudud oo aan wax ka fiirsan. Qurbaha xataa saas sameeyaan.
@lulali7636
@lulali7636 2 года назад
Masha allaha tabarkallah illahay ha ku hafido walashena dhiri galinta ad ayay ino anfacaysaa habibtii albi dadaal ilahay hakula garab galo
@luuljaamac2023
@luuljaamac2023 Год назад
Masha allah Jawahir Allaha ku xafido. Eedo waad na faanin ee Dad Caalamka naga caqli xun ma jiro waayo Dad caqli badan Dalkoo ma bur buriyaan marka caqli xumadii aan meel walba la joognaa
@fatumabarre1610
@fatumabarre1610 2 года назад
Asc, maasha’alaah, maasha’alaah xafidaka xabiibti,walahi waa runtaa caruurta qeelada aya laga badshay, waxana jirin xirir ah oo ka dhaxeyn caruurta iyo waalidka.
@fooshassan1379
@fooshassan1379 2 года назад
Anagaa isku xoog badan habo sax baad ku sheegtay
@amaniroble7190
@amaniroble7190 Год назад
Dadka soo guuri rawa oo soomaaliya kasoosocda ayaan kamid ahay aniga iyo 2 caruur insha allah 🤲
@asmaa4724
@asmaa4724 Год назад
Allah. Hakuu sahlo baayo
@AaminoAbdii142
@AaminoAbdii142 Год назад
Wlly ana saso kale ahe ma baxday 3 carur waye
@Miski-kw9gq
@Miski-kw9gq Год назад
Abayo masar mataktay
@cadercumar3753
@cadercumar3753 9 месяцев назад
Oo abaayo maxaad sodoneysaa soo dalkii somajoogrid
@shukriahmed3161
@shukriahmed3161 9 месяцев назад
Wan socdaa yaa is raacnaa wlhi wan ka helay mesha
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 года назад
Mashallaah 💎🇸🇴🇸🇴🕋🇸🇴🕋 allaahu Akbar Allow ku xifdhiyo
@cudoonali865
@cudoonali865 2 года назад
Qurux maasha Allh walaalo Alle haku xifdiyo Jawahir
@asiyaaxmed
@asiyaaxmed 5 месяцев назад
Lkin mel walba oo fcn waxa xumeynayaa somalidaa wllo❤❤
@mayasilver6535
@mayasilver6535 2 года назад
Asc walshay wa runta wallhu masar 2 bilod ayan jooga hada wan kucusubahay lakin waxad sheegtay wan arkay, somalidu ayaga dadkan lacagta bara soona dhaweesta kadib ka eed sheegta. Runti anigu turkiga kusoo noolan jiray dhaqanka noocas ahna waan la kulmay. Waxay ina odhan jireen markasta(siz Çok zenginsin çünkü sebeplı ya da sebepsiz para ödüyorsun) 😅 oo macnehedu ah hada somali tihiin taajir bad tihin sabab iyo sabab la'an lacagta wad u bixisan).Marka walshay Ilaahay ha inoo gargaaro.
@omiirahoney2141
@omiirahoney2141 2 года назад
ABayo Anaa Turki jooga Beenta dhibkaas iyo mid ka badan uu jiraa lkn Abyo ka wrn masar iyo turki xaga noolanshaha ka wadankee fiican
@ayaanahmed7198
@ayaanahmed7198 2 года назад
abayoy ani hadaa so aado raba insha allh maxa i ledahy
@somaliantoday5946
@somaliantoday5946 Год назад
@@ayaanahmed7198 ayaan hada ma tagtey pyo
@ayaanahmed7198
@ayaanahmed7198 9 месяцев назад
@@somaliantoday5946my abyo ma tagin
@XamdiOsman-jf3wn
@XamdiOsman-jf3wn 6 месяцев назад
Abayo mar dhawo raba inaan so ado I.n
@somaliwillmartv5730
@somaliwillmartv5730 2 года назад
Jazakalah kheyran sister
@cumarcaadil3529
@cumarcaadil3529 2 года назад
اختي امي الصومال وابي يمنيه تاني شي معي شهادة اليوان اجسيار موجو في الصومال كيف مصر كويس انشاالله باجي عندكم اختي امان انتي محترمه الله يحفظك يارب العالمين
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 года назад
masha Allah sis❤
@deqowabdullahi6001
@deqowabdullahi6001 2 года назад
Manshaallah Illahei hakuafiyo jawahir🙏🙏🙏🙏🙏
@qalbinuura1263
@qalbinuura1263 2 года назад
Masha Allah alle ha ku xafido qali. Wan ku rabayee intee ka helaa sweden jogaa insha Allah ina iso jawabto ayaan rajeena
@sadiohagi6370
@sadiohagi6370 2 года назад
Maashaa Allah hore usoco walaasheey qaali ajar Allah kaa siiyo talooyinkaaga qiimaha badan
@ayaanmahamud766
@ayaanmahamud766 2 года назад
Mashlh tabarakalah xbti
@nafisocali9869
@nafisocali9869 2 года назад
Masha allah waa wadanka kaliya aan xiiseeyo soobadi mahadsanid
@jamalabdi1339
@jamalabdi1339 2 года назад
Asc,jawaahir dadkaaan haku daalin inay dadka ajnabiga aad ay jecelyihiin,meelwalba ay tagaan saas waaye,haku daalin.
@せんぱいナラ
@せんぱいナラ 2 года назад
Jawaahirey dowlad waan qanaa ee ha dhihin saas walaashen dadkeena cun oo wadankooda jecleen
@khadijamaxamed3287
@khadijamaxamed3287 11 месяцев назад
Abaayo hadaan rabaa masar
@Bucul106
@Bucul106 2 года назад
Walal waxaa tahy qof dhiig leh. Lkn dadkan ayaga isu xoog badan ee ajnabiga waxaad mooda inay aad uga gaabsadan.
@kaabanuura2370
@kaabanuura2370 5 месяцев назад
Waa runteeda walhi somalida waa dad aad u reer miyiiya ah maxa laaluush keenay may ayaarkoda iska noloaadan subhanallaha war dhaqankiina hagaajiya
@macaanichannel6740
@macaanichannel6740 2 года назад
Keep going bro 💪
@bilanibrahim8028
@bilanibrahim8028 2 года назад
Mashaa alaah masar abni wa amaan
@mohamedabdullahi8280
@mohamedabdullahi8280 2 года назад
Wallaasheey masar Ayaan imaan rabaa Turkish waa nacay allaha ku xafido
@bakiinabayle6137
@bakiinabayle6137 2 года назад
ماشاء الله تبارك الله
@nasromaxamed5281
@nasromaxamed5281 2 года назад
Mashaalah runtaa kahadashay abay
@ameldaahir1815
@ameldaahir1815 2 года назад
Masha allah tabarakallah allahyaxfidakum huuno qaali
@Secularism25
@Secularism25 Год назад
MashAllah gabadh fairiid
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 2 года назад
Manshallah jawaahir caqliley 👍👏
@najmaomarchannel
@najmaomarchannel 2 года назад
Masha Allah jawahir waxyabo jira aya ka hadashay oo xaqiiq ah wlhi Somalia waxba ka si ah
@Munawacn
@Munawacn 7 месяцев назад
Imisa lagu tagaaa
@kafiyahsadiiq2474
@kafiyahsadiiq2474 2 года назад
Amiin Amiin yaa Allah ❤️ 💙💙🇸🇴🇸🇴
@munamahmed1572
@munamahmed1572 2 года назад
Maansha allah ilaahey been umaad sheegin.masarida waa dad u fiican
@aminaaahmed6484
@aminaaahmed6484 2 года назад
Gabadhan waafariir. Maanshaalaah
@monafarah4324
@monafarah4324 2 года назад
ASC SOOMAALI GURYAHA WEY KU CIYAARAAN
@hibofarah3746
@hibofarah3746 2 года назад
Amiiiin ya Allah.
@ahmedmataanmataan438
@ahmedmataanmataan438 2 года назад
Sax kalaamik yaa xabibti Ilaahay khayr fara badan haku siyo somaalidi iyaga laalush barey
@army-on8wp
@army-on8wp 2 года назад
Masha alaah naag nool
@mantashalay1061
@mantashalay1061 2 года назад
M.ALLAH gabdhaheena kartida kujeclahy nolow abyo
@mohamedwardi1829
@mohamedwardi1829 2 года назад
asc wllo jawaahir alle dhamaanten hayna xafido insha allaah
@qadarabdullahi5165
@qadarabdullahi5165 2 года назад
Hhhhhh mashallah ,waxankuguudari ,dadkacusub tagaasida inteydaanracin acdadka (saacada kilomitirka) inudaro kulaheshii halkaas ayadnakasoconikartaa noolka lagaarabo hadiikale sideygabadusheegtey Ayaaleydinhalabsan somalaay, salaansare dhamaantiin
@Mohamed-kv8to
@Mohamed-kv8to 2 года назад
walaalay hore usoco wllhi baraamijkaaga waan ladhac sanahay soomaALI CID WAX USHEEGTA ayay la yihiin
@safiyocisman1447
@safiyocisman1447 2 года назад
Somalida melkastey tagan waa saas ilaa kenya itobiya turki macrof aykayihiin adunka
@abdulhajiahmed8735
@abdulhajiahmed8735 6 месяцев назад
Mahadsanid Jawahiir
@amalali8041
@amalali8041 2 года назад
Thank you sis u right I like it.
@khadraabdullahi8714
@khadraabdullahi8714 2 года назад
Intan aad sheegaysid waa wada run
@raxmomuxudiinofficial7285
@raxmomuxudiinofficial7285 Год назад
Masha Allah
@user-ec2fp2mp1k
@user-ec2fp2mp1k 6 месяцев назад
Mesh ana joogna meshu waxaa faido leh meleh
@sarahaweys2656
@sarahaweys2656 2 года назад
Fursad somalia wey so martey Lknse anaga isburburiney😥 qabiil saan ugu mashquulsaneyn ba aduunkii naga hormarey😥
@malunyaydid9928
@malunyaydid9928 11 месяцев назад
Jawaahir kib goin
@mohamedmoalin9121
@mohamedmoalin9121 2 года назад
Maashaa alaah ilaahey haiku xafido
@abumaryan6199
@abumaryan6199 Год назад
Masha Allah habiibti alle ha ku xafido
@fowziyoahmed3975
@fowziyoahmed3975 2 года назад
Masha allah jazakallah khairan xabibti 😍
@abdirahmanabdirahman3588
@abdirahmanabdirahman3588 Год назад
Asc. War reer masaar iso gurmada marekanka aan ka Imid lakiin masaar gabaar aan kaguursado aan radinaya. Gabaar wadaad ah hadaad haysan iguso xiiro.
@amalahmet22
@amalahmet22 11 месяцев назад
😂
@fathiyayusuf9226
@fathiyayusuf9226 2 года назад
MashaAllah
@hibaqhashi8584
@hibaqhashi8584 2 года назад
Masha Allah masha Allah masha Allah
@MariaKetar
@MariaKetar 5 месяцев назад
Asc xabbti labarkaaga is oo qor
@subanabdiraxman2747
@subanabdiraxman2747 2 года назад
Masha allah waxa ficn ba ka halshy🥰🥰
@leylafarah9190
@leylafarah9190 2 года назад
Asc. Maashaa. Aallaahaaa. Warutaaa. Masara. Waa. Amaana. Waa. Ku. Noo llaaa. Wax. Batana. Jzkh
@mahamedosmanmahamed3070
@mahamedosmanmahamed3070 2 года назад
Masha allh allha kuxafido walasheyda
@naanii1878
@naanii1878 2 года назад
Benta mahn sis Cidan iska celin wax ku leyihin wlhi indhaha lo shita malin mid igu dhahay balad keyga inta igu imaday maa matakabir nimo ila hadle waxa dhahay baladkada Shaxad kuma jogi lacagteyda ku joga mana ku tugsanayo ee indhaha kala fur we yaben ayago badan
@manhamanha5151
@manhamanha5151 2 года назад
Wa sax anagey nagu dhacday aniga iyo hoyadey macan waxan jognay suuqa xuseyniya dukaamo hortisa taksi AA sugeynay waa 2013 nin mesha tagnay kulama mursi wa la xiray wadankiina u noqoneysan somali .luqada waxan u aqaana sidii biyaha .inta ku keentay an dhahay horta mursi aduu ku yahay madaxweyne anaga wax nagama galin Hadi la xiro iyo haduu ku jogo .anagane meshan lacagteydaa na keentay ee kalay bal meshan IGA wad hadaa nintahay .lacagteyda ku imid Masar e bal kalay naga wad .shib uu naga dhahay .bes oday meesha jogaa dhahay Masaari AA noqotay gesiyad aatahay yariisey hoyadey u dhahday gabadhada waa gidcaan .iska celis ey wax ku leyihiin
@naanii1878
@naanii1878 2 года назад
@@manhamanha5151 haa abyo cidan maba lesku duleyo hadey kugu so xad gudban wa leska celiya bal firi asi maa wadanka idin kenay edab daradisa
@manhamanha5151
@manhamanha5151 2 года назад
@@naanii1878 waa edebdaro abayo .aniga hada kuma nooli USA AA ku nootahay 6 years wa ka maqnaaay lkn walahi wa ballad an jeclahay nolosha Masar wa ku heystay wan uso noqon one day insha Allah waa ballad an kuso qatay dhalinyaronimadeyda alx
@axlaamxaashi1813
@axlaamxaashi1813 3 месяца назад
Jawahir iiso sheeg fasbecaga waraysi ban karaba faahfaahin ah
@batulamahad449
@batulamahad449 2 года назад
Aniga hooyo aa ii degan arlla luba waa ii maada sannad kasto suuq jumco aan ku dhownahay lkn American 🇺🇸 ku noolahay
@cismangurey5733
@cismangurey5733 2 года назад
Asc walal
@salahawees2757
@salahawees2757 2 года назад
NO, NO, NO, jawaahir dowlad fiican waan qabnaa, waan ku salaama lkin shacab fiican ma qabno.
@al-ad-aniya4048
@al-ad-aniya4048 2 года назад
Waa runtaa Yamam bay laaluush bareen, turkiga kabacdi. Waar fariiso naa aamus, baa waalay ciyaalkeen والله عندك حق
@nimosuleiman
@nimosuleiman 2 года назад
Fariid masha Allah sister sifiican bad nola talisay
@nouraqalajomahamed6946
@nouraqalajomahamed6946 2 года назад
Masha allah xbti waa runtay
@amaniroble7190
@amaniroble7190 Год назад
Masha allah waxbadan aa ii faaideeysay
@hamzemoumin3242
@hamzemoumin3242 2 года назад
Wa runta waxan jooga 5 sano maser inta sheegtay wa run
@umuikhlas2775
@umuikhlas2775 2 года назад
اللهم امين
@fadumoadan644
@fadumoadan644 2 года назад
Kalsonnida jeclahay Masha Allah video da soobadi ukhti
@fadumaisse7283
@fadumaisse7283 2 года назад
Asc jawagr maansha aalahmaa rli ahaw xasmaraha
@HiHi-qn7qn
@HiHi-qn7qn Год назад
Mashaa alaah jawaahir
@cabdirashiidciise2353
@cabdirashiidciise2353 2 года назад
Masha alah abyo
@dunyaali7412
@dunyaali7412 2 года назад
Mashallah si fiican ayaad ula talisay somalid
@ahmedmataanmataan438
@ahmedmataanmataan438 2 года назад
Ariin aad ufican baa ka hadashey ishaallaah ay ku cibraa qaataan oo ay fahmaan waxa aad shegtey
@sahracadanxubey1929
@sahracadanxubey1929 2 года назад
Walal halkee kala soo xiriiraa
@abdicash8787
@abdicash8787 2 года назад
كفو والله..كلام صحيح
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 3 месяца назад
Luughada af carbiga fai da diis maxaa waaye
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 2 года назад
Waligay kuma fakarin in aan wadan carbeed in aan u guuro sabaabtoo ah waa cusuri
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 2 года назад
Kuma fahmaayo meelkastay ka jirtaa,sudanta majecla masaarida masaaridana majecla iyagana sudanta
@mahamedosmanmahamed3070
@mahamedosmanmahamed3070 2 года назад
Walasheyda no kaaga ma helikaraa oo qad ku isticmasho adiga oo mahadsan
@khadijamaxamed3287
@khadijamaxamed3287 11 месяцев назад
Asc
Далее
БЕЛКА РОЖАЕТ? #cat
00:24
Просмотров 214 тыс.
А вам, слабо?
00:22
Просмотров 37 тыс.
Wareysiga Lagu Wareysto Isdhiibka
8:20
Просмотров 3,4 тыс.