Тёмный

GURYAHA EGYPT KIRADODA MEEQA WAYE SUALO BADAN JWBTODA WATAN👈 

Quruxda Qoyska2
Подписаться 364 тыс.
Просмотров 47 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

3 май 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 144   
@raniitalifestyle2392
@raniitalifestyle2392 2 года назад
Qof ki yurub kaso guuro oo rabo inoo dago masar visaha ama daganaasho qofka weeyn iyo ilmaha wa sidee arinaga daganshaha sharciyada mesha yalo noso sheeg wa mahadsanthy❤️
@khadarmuhamedchannel
@khadarmuhamedchannel 2 года назад
Maansha allah waa barnaamij aad uqiimo oo aan inbadan raadinayey walaashay waad mahadsantahay
@fatumofalis114hussein2
@fatumofalis114hussein2 2 года назад
Mashaa allaah tabarakalah ciid Mubarak ❤
@hooyomacan3404
@hooyomacan3404 2 года назад
Jazakallah kheir sister noso badi arimaha qaahira abayo xafada tasic noso duub
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 года назад
Manshallah 😍 ciid wanagsan thanks 😊 🙏
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 2 года назад
Mashaa Allaah waxad kasoo hadashaa qofka kaligiiya maxa ku Filan sida kirada iyo wax barashada iwm shukran
@hibaqhashi8584
@hibaqhashi8584 2 года назад
Amiin amiin amiin yarabi and masha Allah masha Allah masha Allah
@saidamoallim5410
@saidamoallim5410 2 года назад
Eid wngsn sister cawa ayaa igu horeyo chennalkaga waan so firsada video inta badan cawa ka dib waan kugu xernana insha allh from Sweden 4/5/2022
@nimosuleiman
@nimosuleiman 2 года назад
Waarun wadankaad ku ceeshto waa masha Allah dhulku waa dhulkii ilaahay
@fekermedia68
@fekermedia68 Год назад
Mshllh tabarakallah jazakallah kheyran ❤
@sadiaaden8133
@sadiaaden8133 2 года назад
Thank you so much sis jisaaki allaha thayr ❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤
@user-ne3nc3ew2e
@user-ne3nc3ew2e 2 года назад
Masha Allah ad bad umahadsanthy quruxey abayo markan guriga macalin ugh qabanayo imisa you filan
@Limit_Error_Broken
@Limit_Error_Broken 2 года назад
Thanks abaayo, iyo schoollada fiican. Noo so qor
@samiamohamed2944
@samiamohamed2944 2 года назад
Masha allah❤
@sahalhusseinsahal6957
@sahalhusseinsahal6957 2 года назад
ALLAH. HAKU XAFIIDO ADIIGA..ODAY GA GAA MAN SHA ALLAH. TABAARAKA ALLAH
@habibaomarofficial760
@habibaomarofficial760 2 года назад
MashaAllha MashaAllha ❤️❤️❤️❤️🤲🏿🙏🏻
@manaasbaay3943
@manaasbaay3943 2 года назад
👉🏽 Qarashka wax barashada kasoo waran insha ALLAAH Mahadsanid
@sundusfarah1390
@sundusfarah1390 2 года назад
Masha allah 🌺🌺🌹🌹🌹🌹🌹🌹🙏🙏🙏🙏👂🏻👂🏻👍👍👍👍
@jannagele6549
@jannagele6549 2 года назад
Maryaneey maasha alaah allaah hakudhowro habo
@ilhancadeey1743
@ilhancadeey1743 2 года назад
Masha allah 🥰🥰👌🏽👌🏽👌🏽
@nimcocabdixakim368
@nimcocabdixakim368 2 года назад
Manshallah abaayo insha Allah maryanay wad mahadsantahay wan 🙏 😢 qeeroday Macanto wax dinta lodhiga ma balaha Manshallah wa wadan ☪️ 🕋 🕌
@urejimohamud8282
@urejimohamud8282 2 года назад
Asc maryan Allah ha ku barakeeyo waa meeqa wax barahada diinta taasaa iloowdey
@sharifahmed7346
@sharifahmed7346 Год назад
MashaALLAH warbixiin wanaagsan ayan bixisaay Xaqiiqdii
@Peachestitake
@Peachestitake Год назад
Jaza,akallahu khayran wllo
@aminaabdi6818
@aminaabdi6818 2 года назад
amiin amiin 🤲 ♥ ❤ 💖
@abdirahmanalimohamed605
@abdirahmanalimohamed605 Год назад
Ascw Walashey qaaliya Barasha wacan cabdiraxman Wll
@iqraaden8514
@iqraaden8514 2 года назад
Maansh Allah abaayo mahadsanid aad baan ogu bahnaa abaayo qamaha madaarista 5 cunug meqay kudhigan karaan Bishi adoo mahad san xabibti shugran kunjeer
@aminohirad9198
@aminohirad9198 2 года назад
Hantiyay macan waa midan hoy laga oranee helayoo wadankayga wax idhama malahan somalia hanolato,🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@4ksummz
@4ksummz 2 года назад
Masha allaah abaayo Maryan kal iyo laabnogu hagar baxday.❤❤❤
@Umucadnaan9929
@Umucadnaan9929 7 месяцев назад
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤
@dahabarooble2844
@dahabarooble2844 2 года назад
Maasha Allah
@faaiza3726
@faaiza3726 Год назад
Maasha allah aboyo maadiga kawaran
@anis7544
@anis7544 2 года назад
Asc abaayo shukran jizakalaah
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 Месяц назад
Dumshi bilaney ciid mubarak❤❤
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 2 года назад
wadanka ku dhibateyn ku noshahey waa wadankaga labaad ixtiraan buu ka mudan yahay waa sax
@caashojabbana3145
@caashojabbana3145 2 года назад
Shukran abaayo
@ubahabdulahi8014
@ubahabdulahi8014 2 года назад
Masha Allah mahadsanid qiimaha iskuulada iyo madaarossta
@ubahabdulahi8014
@ubahabdulahi8014 2 года назад
Qiimaha iskuulada iyo madarasadaha noosoo ogaw adooraliah
@Xasansomali-mi5nf
@Xasansomali-mi5nf 2 месяца назад
Maha alllh❤❤❤
@ikraancumarwarsame5965
@ikraancumarwarsame5965 Год назад
Masha allah xabti wan uso socdaa dhawan wa balan ina kuso raadiyo❤❤❤❤
@maryanhussein5194
@maryanhussein5194 2 года назад
Maryan ciid mubarak
@user-ro1en7xn7z
@user-ro1en7xn7z 2 года назад
150& raqiiiis maashaaaa alaash masar raqiis waaye
@xamdicumar-hz8hc
@xamdicumar-hz8hc 10 месяцев назад
Maasha Allah abaayo
@niizabusuri
@niizabusuri 2 года назад
Masha allah ciid wngsan abaayo maryan qurux
@umusafabeuty8358
@umusafabeuty8358 2 года назад
Ciid mubarak
@hudaibrahim1304
@hudaibrahim1304 2 года назад
Walaashay qaali meeqa school ka lagu dhigtaa iso jawaab habibty
@somaliwadani3110
@somaliwadani3110 2 года назад
Masha Allah walashey waxad kaso hadasha sharciga qof ansharci lahen majogi karaa mashaqeysan karaa ilmaha xagoda kwrn ayagana
@sadioalihassan280
@sadioalihassan280 2 года назад
Waa balan liketa in lasaara mcn bdn
@fadumaabdulle9728
@fadumaabdulle9728 2 месяца назад
Asc adiga ganging mash,allah
@nazmaabdy7186
@nazmaabdy7186 2 года назад
Abaayo qofka kaliya qarashkiisa ku baxaayo ila so wadaag thank you 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@leilasaid3035
@leilasaid3035 Год назад
Walaley xagee kaala soo xariira maryam
@f.n6491
@f.n6491 2 года назад
Asc abayo waa idiin salaamay Ciid wanaagsan
@aminomusse124
@aminomusse124 2 года назад
Maryan Waa mahadsan tahay abaayo
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 2 года назад
Mashalah qurba jooog ahey waxaan rabaa inaa ogaado ciyaal school English cashirada English ma lagu baraa markii carabiga ma ahee
@ethiopiantestkitchens7384
@ethiopiantestkitchens7384 2 года назад
I want to visit egypt with my 2 young girl can you help get me from airport jzk
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Год назад
Ok
@suleeqoabdi9397
@suleeqoabdi9397 2 года назад
Asc abayo qiimaha ilmaha wax lagu baro nososheeg
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 2 года назад
💕🌷🍇
@aminomusse124
@aminomusse124 2 года назад
Maryan aniga aad baan ugu baahnahay
@mariyamanka9399
@mariyamanka9399 Год назад
Tnks abayo mcm meelankala soxiriiro ubahanahy plz 🙏
@khadravlogsofficiall5007
@khadravlogsofficiall5007 Год назад
Asc wasn ku salamay maryan walalo ee so boqoo faalasn❤❤😊😊✅💕💗💗😍
@dekasalad495
@dekasalad495 Год назад
Oiimaha barashada diiniga waa imisa lacagtooda
@-KaylaCrownOfRaurels-
@-KaylaCrownOfRaurels- 2 года назад
Masha Allah walal , Jasaki Allah for all the information Alhamdulilah i finally moved to Egypt I came 2 weeks ago Alhamdulilah may Allah swt make it easy for us and all the familes who bring their children down here. Eid mubarak to and ur beautiful family .
@missjano8249
@missjano8249 2 года назад
Waa side walal visa ma lagu saray carurtu maa ka heshay mesha iyo wax barashada ada yurub ka taagay oo fahmaya nolasha
@maryankooshin8203
@maryankooshin8203 2 года назад
manshlllh abyo ina imada raba somlia joga isoduce in ilhay ifuduyo masar ada u jeclhy
@udgoonwehliye5811
@udgoonwehliye5811 2 года назад
Waa jclhay masar inaan ku noolaado sidee lagu imaan karaa gaar somali marki arday nimada laga reebo micnaha waalidkoo kale see lagu keeni karaa
@user-ek4of3eq8s
@user-ek4of3eq8s 11 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤
@aminomusse124
@aminomusse124 2 года назад
Lkn wax baad ilowday abaayo meeqo ku baxaysa wax barashada
@shukridool3903
@shukridool3903 2 года назад
Abaayo Maryan waa mahadsan tahay, su aalahan inshallah nooga Soo jawaab. Markaad hesho wakhti. tuushan ka ilmaha wax bara maado kasta imisa ayuu qaataan saacadii ama bishii?? 1. Saynis 2. English 3. Arabic. 4. Xisaab. 5. Iyo Quran waa imisa calaa cunug.?? 6. Xaga kharash ka caafimaadka see kutahay Masa ,? Ma qaali baa?? 7. Guryaha xaafada xirran ka dhisan kuwooda goglan oo wax kasta yaalaan ma $500 baa ? Ugu bad iyo ugu yaraan waa imisa Macalimiinta guryaha ugu yimaada ilmaha ma saacad bey xisaabiyaan mise bil ahaan??
@user-ek4of3eq8s
@user-ek4of3eq8s 11 месяцев назад
Masar milxada kawaran
@sahalhusseinsahal6957
@sahalhusseinsahal6957 2 года назад
HABLOO HEE NAA.SOMALIYEED .OO AAS TUURAN OO DIIN LEH. MAJIIRAN
@faizaadan3483
@faizaadan3483 2 года назад
Mhdsnid abaayo maryan waxa jecla laha ina noo faafahiso nolosha halka qof ee masar sidoo kale xaga shaqada oo qofka ka shaqeesan karo
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev Год назад
Ful,ceysh,dacamiya,kofta &kebda & koshari wa raqiis wayay
@kalidaden2654
@kalidaden2654 2 года назад
Mashallah wll jazakaALLAH number kaaga isodir inaan kulasoxariiro ayaan rabaa
@sahalhusseinsahal6957
@sahalhusseinsahal6957 2 года назад
MARWOO. MARYAN.AAD AYAN KU SALAAMEYA. ADIIGA IYO.XAASKA. GA. WAA.XAN .KU NOOL AHAAY WADANKA SOMALIYEED EE. جمهورية جيبوتى. GAR.AHAAN XAFAADA . SHEIKH OSMAN
@sahalhusseinsahal6957
@sahalhusseinsahal6957 2 года назад
MAR KALEE....ADII. ODAY GAA. IYO.CARUUR..TA BAA MAN SHA ALLAH.
@BarwaqoDheerer-ke1mh
@BarwaqoDheerer-ke1mh 2 месяца назад
Wll macney shaqadeda nososheg say tahy iyo sidu qofka Somalia joga utegekaro egypty
@sahalhusseinsahal6957
@sahalhusseinsahal6957 2 года назад
MAGAAC GUU. WAA SAHAL ABDI BOUULALE .OO.JOOGA. CASIMAADA. DALKA DJIBOUTI
@ruqiyadihad3624
@ruqiyadihad3624 2 года назад
allahu akabar waa xaqiiq sis thanks qofku waa inu danatisa yaqano
@umalkhayrmahad9746
@umalkhayrmahad9746 2 года назад
Maryan wllo sideen ku iman kara wllo isoo sheeeg qaali Lacagta
@farhiyahussein6794
@farhiyahussein6794 2 года назад
Asc abaayo inana usoo guaran rabaye iga waran nolasha meesha
@alifreemann5440
@alifreemann5440 2 года назад
dumashi sharafey Iyo cibadasuban
@ethiopiantestkitchens7384
@ethiopiantestkitchens7384 2 года назад
Assalamualekum
@maryanl804
@maryanl804 2 года назад
Asc abuo soomaaliyaan joogaa sidee wadanken ki imaan karaaa degaan ahaan
@maryanl804
@maryanl804 2 года назад
Ciid wanagsan
@iqrac.qaadir8250
@iqrac.qaadir8250 2 года назад
Xamaraa uga yaabaneene Kenya ma sidaa kirada guryaha waala qaaliyeeye xamar
@miskiin236
@miskiin236 10 месяцев назад
Acw Maryam plz tel harqaanka qaahira ku yaal ayaan rabaa.
@fadumohaji9595
@fadumohaji9595 2 года назад
Asc abaaayo maryama wxn ahay hooyo 3 caruur yar yar haysatay wxn rabaa in aan isoo guuro khaahira hada wxn daganahy Minnesota USA abaaayo lkn khaahira cid maka aqaano ee abaaayo adi xageen kaala soo xiriiraa abaaayo I soo jwb insha allah shukran abaaayo
@kafiaabdinurahmed6843
@kafiaabdinurahmed6843 2 года назад
Masha allah abayo so dhawoow
@sahalhusseinsahal6957
@sahalhusseinsahal6957 2 года назад
LAKIIN. WAA.LII MAA GUUR SAN IN.AAN. GUURSADO AYAAN. RABAA
@khadraabokor3548
@khadraabokor3548 2 года назад
Asc abaayo mcnto please kasio hadal secondary school's British system kaha iyo qiimahooda
@anderssoderqvist7045
@anderssoderqvist7045 2 года назад
Asc waad majdsan tahay macaanto .iskooka free miyaa mise waa lacag.
@ummuabdullahi4483
@ummuabdullahi4483 2 года назад
Maryann guri rabaa xagee aka soo wacaa abaayo???
@Abshiromaxamud-yw6ge
@Abshiromaxamud-yw6ge 11 месяцев назад
abayo nubarka ayan u bahany
@aminaabdi3403
@aminaabdi3403 6 месяцев назад
Asc abaayo maryaney ma,maser baad joogtaa, inaan, usoo guuro, ayaan rabaaye
@nashadahmed1915
@nashadahmed1915 2 года назад
Mahad santahay qaali lkn waxad ilawday guryaha goglan
@deeqaluul6155
@deeqaluul6155 2 года назад
Abaayo waxaa kasoohadashaa qofka lacag hesta muxuu kashaqeesankaraa maadi Malaga dhigaa diini waaba ogahay
@amalomar9496
@amalomar9496 2 года назад
Qofka somaliya joga see u imankaraa kasoo hadal abaayo
@nimosuleiman
@nimosuleiman 2 года назад
Please walal labo qof inta ku filan iyo hal qol iyo suuligii in laga helo
@nimosuleiman
@nimosuleiman 2 года назад
Walal labo qof imisaa ku filan ta labaad hal qol mala helaa
@hamdimahamed4854
@hamdimahamed4854 2 года назад
Qiimaha wax barashada caruuta 5jir ila 12jir jamacadaha dugsi quran ama macaliminta guriga kugu dhiga diin iyo maadiba abaayo wana ku mahadsantahay maclumadka aadvnaga siiso masar
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Год назад
Wcs wrb
@nalkaxaaji7123
@nalkaxaaji7123 2 года назад
Jaamacada azhar war naga sii
@empireshow1
@empireshow1 Год назад
Visaha masar waa diyaar
@caliyashabel5746
@caliyashabel5746 2 года назад
Wall labarkaga isoo sheg
Далее
Dora’s Tyla Dance is Everywhere 😨 #shorts
00:14
Просмотров 2,3 млн
Хотите поиграть в такую?😄
00:16
Просмотров 449 тыс.
Cat Plays with Window Washer
00:22
Просмотров 2,6 млн
GURIGA AAN UGUURI RABO MESHA U KUYAALO
20:26
Просмотров 37 тыс.
ALAABAHA GURYAHA IYO QIIMAHOODA#masar
11:19
Просмотров 1,6 тыс.
Intaaadan masar soo dagin🇾🇪
13:24
Просмотров 23 тыс.
WAA IMISA KIRADA GURYAHA MASAR
9:52
Просмотров 3,1 тыс.
And how are they not embarrassed?
0:19
Просмотров 27 млн
Walking can get boring 😎
0:25
Просмотров 15 млн
Будет весело…
1:01
Просмотров 4,6 млн