Тёмный

JAWAARI LAMA AASI KARO ILAA LACAKTA AANKU LEEYAHAY LEEYGA SIIYO 125 KUN DOLLARS 

Mohamed Buskut Official
Подписаться 305 тыс.
Просмотров 27 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

28 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 83   
@MohamedBuskutOfficial
@MohamedBuskutOfficial 2 дня назад
Aduunka waa gabagabo like saar walal
@nafisanoor6449
@nafisanoor6449 2 дня назад
Allaha u naxaristo Walalken
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 дня назад
BUUGGA NINKAN MAXA UGU QORNA BAL HALA WEYDIYO.
@mamaduaa477
@mamaduaa477 2 дня назад
Ascwb Alaha ha u naxariisto janada a Alaha geeyo asaga iyo waaladiinteen ka sii horeysay Aamiin yaab yaab yaabin Inuit calfanaayo ma HUBAa Subxaanaka yaa Jabaat
@mukaram2018
@mukaram2018 День назад
wa wax lala yaabo wuxu ku hadlayo adeygan.. waaxa u ku eedeynayo ma fahmin,, alla ha u naxariste luul cabdi casiis lama aasayo ila adalad loogu raadiyo baan maqli jirey lakin lacag ban ku leeeyahay lama aasayo wale waa aduunyo gadoon.. alla ya raxma prof jawaari samir iyo iiman qaraabadiisa iyo shacabka soomaliyeed..
@MaryanaCabdulahi
@MaryanaCabdulahi 2 дня назад
Dadkan marka ay geyrigodaan ayey wax Ku sheganayaan inta ay nol yihiin mey shegtaan
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 2 дня назад
markay noolyihiin rajay qabaan inay iyagu ugudi doonaan inay rerkiisa ogyihiin alaah naga og lkn dhib weeye wlhy anaga ma ogin runta iyo beenta kollay
@MashaAlllahAlhamdullilah
@MashaAlllahAlhamdullilah 2 дня назад
​@@Khaalidcade01maxaa loogudaa oo lagaqaatay?
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 День назад
Ku qabso ku qadi mayside buugan uu Odagu sheegayo maxaa ugu qoraa? Lacagta intaa le,egna maxaad ku yeelatay oo lagugu siiyaa? Waa yaab?
@zahrahashi2964
@zahrahashi2964 2 дня назад
Walaalayaalow waxaan joogna addun xishoodki ka dhamaaday ninkaan lacag lagama qaadan marxumkaa ku yiri waan ku siin deyn ma aheyn zma jaga ku siin ama lacagtaasaan ku siin intii u noolaa ma u hadlin maanta marku dhintay ayu so tafa xeytey waa ceeb wallaahi hunguriga inu meel xun kaa galo waa habaar subxaanallaah
@user-hq9jk9hj6r
@user-hq9jk9hj6r 2 дня назад
Balan qaad lee ehed asaga Miya udhiibtay bisnka waa aduunka xishodki dadka ka dhamaday
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 2 дня назад
Inalilah wa inailaha raajacuun.Intuu u ducayn lahaa inu ilaahay u naxariisto ayuu lacag ka rabaa
@user-sg7qn9ie6d
@user-sg7qn9ie6d 2 дня назад
Sida Aadan madoobe guriga baydhabo ugelisey islaanta uu kahaysto isagoo nool u calaacalaysa oo mediyaha gelisey ayaa larabaa
@mahadiadawe
@mahadiadawe День назад
MARXUUNKA ALLAAH HOW NAXARIISTO KOLEEY CULUMADA AYAA NAGA OG WIXII LAYSKU QABSADO WAXAAN KAFAHAMAY BALAN QAAD LAAKIIN INUU DAYN KAQABO MASHEEGIN
@ashaomar6719
@ashaomar6719 10 часов назад
Subxaanaka yaa Cadiim bal intuu noolay maxoo Jawaari reerkiisa u weydin waayey???🤔
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 2 дня назад
Aduun washay waaye
@JsheEhehej
@JsheEhehej День назад
Oo.sagashan.iyo.shan.sanoh.mahadlikarah.waxanah.maxastah.lacag Inuuh.kulayahay.jawarih.babah. Yabah.buskudoh
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy День назад
Laaluush la isku sheegto marka qofku dhinto waa sheeko inagu cusub odaygu miyaanu ogayn in laalushku markiisa horaba xaaran yahay mise wuxuu u haystaa xaq ka maqan dadku inay diinta bartaan baa wacan
@ashaomar6719
@ashaomar6719 10 часов назад
Marxuumka Allah yarxama Raaximiin Ameen yaa Rabb.
@user-lc7wh1yj8f
@user-lc7wh1yj8f День назад
Allah kariim
@hodanfarah7721
@hodanfarah7721 2 дня назад
Ma deyn buu ku lahaa mise lacag uu siin lahaa buu ka rabaa deyn maxaa la dhahana jawaari ma deyn ku lahaa mise sadaqo ayuu ku lahaa bal taa ha la Kala saaro.
@zahroyussuf996
@zahroyussuf996 2 дня назад
Walaahi markii hore waa fahmi waayey odeygaan lacagta kumuu laheyn balse waxaa fiicneyd inuu iska aamuso
@musaali-dk8cq
@musaali-dk8cq 2 дня назад
Lacag aanu lahayn ayuu u ballan qaaday. lacag kuma laha, oo deyn kuma laha oo waxba uma hayn, siduu ugu yeeshay? qofkii lacag aanad ku lahayn kuu ballan qaada oo ku siinwaaya waxba kuma lihid. illeyn xoola kaama qaadan. waa indha adaygga wallaweynta beenta kunool sida xasan sheekh.
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 2 дня назад
ALLE YAH RAXMA RAAXIMIIN AMEEN 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@user-qo5km9gs2u
@user-qo5km9gs2u День назад
Wariyaa. Nacasyoow. Ma. Lacag. Baa. Ku Leedahay. Doqon. Yoow. Maa. Shaqeeysatid. Waxba. Kuma. Lihdid. Orodoo. Shaqeeyso. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye. Canada 🇨🇦
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 2 дня назад
AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@mamaduaa477
@mamaduaa477 2 дня назад
Ascwb Iska Cafi cimri ayaa ku jirtaa
@june6206
@june6206 2 дня назад
Ma isaga laha lacta lacag lagu balan qadey oo a deyn ahayn wa mayd la shaxaadayo😂
@mamaduaa477
@mamaduaa477 2 дня назад
Ascwb inaalilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun Ar iska cafi plz Balanta waa muhiim Subxaanaka yaa waduud waligaa balan ha qaadinina waa Qatar iska ilaaliya Subxaanaka yaa cadiim
@ahmedabdilahi3162
@ahmedabdilahi3162 День назад
Allah hawnaxariisto
@maxamedduale5261
@maxamedduale5261 День назад
Kuwa noolaw ku cimri qaata jawaari yaan la aasin xasan shiikh iyo kan hada jooga adan madoobe waataa madaxdii soomaaliya
@BollinaBolli
@BollinaBolli 2 дня назад
Subxaanalaahi 😢😢😢😢alaaah u naxariisto Aamiin ya raaaaabi 😢😢😢😢😢😢😢
@abdisalanmohamed4678
@abdisalanmohamed4678 2 дня назад
Muhiimada waa in labaaro eeda loojeediyay marxuumka, Odagaan wax hadda lagu eedeeyo majiraan .
@ruqiyoosman7122
@ruqiyoosman7122 2 дня назад
Allaha unaxariisto
@ismahanchannal8766
@ismahanchannal8766 2 дня назад
Alllha u naxristo subxanalaha
@mastergeed199
@mastergeed199 2 дня назад
Odeygan waxaa u fiicnaan lahayd in uu Marxuunka cafiyo .
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 2 дня назад
Subxanallah
@janira7480
@janira7480 2 дня назад
Marku Nola muxu u warsan waylay🥹🥹🥹🥹
@munahussein9687
@munahussein9687 2 дня назад
Subxana laah adegaba mel laguso jogo ma ogede ,Alle ka baq
@MmiMmi-ih7hh
@MmiMmi-ih7hh День назад
Hdad xaq deyn ku lahyd wxba lga garankara cbashadada blse inta midna hdanad ku laheyn wa la aasaya indhahagoo shana akhirana wxba kgama helayside iska ashahaado blse buuga aad sheegayso wxuu yhyba alla ogge mxuu ahaa talow buug wxba lgu qoraa kliya wxn kugu qorane wasiirnimad ama 120 kune dollar goynaya mxy thy ninkan buugiisas hala baadho wxii ugu qorna hdii loo helana hala siiyo marxuumka haiskaga hadhe😢
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 2 дня назад
War illaahey ka cabso wax aan jirin ha sheegin
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v 2 дня назад
War codeyqane uu imanlayahey ma lacaqba laqaqaatey wa Maya ee wa balane siyaasadeysane
@maxamuudyusufaamiinaamiind6541
Layaabimaayo masuulku sheeg Dhintay .inladhaho Hayga aasina kuwa Inaynoolyihiin ismoodaya waalamid
@MohamedOmar-yl7mw
@MohamedOmar-yl7mw 2 дня назад
Jareer Qabiil ma'aha waa Tin sida jileec, Soomaali waa Jareer iyo Jileec, Jalleec oo idil isku Heyb ma'aha, Jareerna isku Hayb ma'aha, wadiiya Reerka uu ka dhashay, waa kan leh Seddex Buurood.!!
@samowsamale3490
@samowsamale3490 2 дня назад
Subxaana Laah waxaas ayaa hunguri la yidhaa bal cimriga uu yahay iyo wuxuu la soo shir yimid eega. Xoolo kuma laha waa xaaraan raadis yaahuu
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 2 дня назад
Inallilaha wainnailàayraijcun axxx allhu naxristo jantufardowsa Allah haka warabiyo Amin amiin amiin yaa raabi yaa raxman yaa raaxim Amin amiin
@zakihussein9147
@zakihussein9147 2 дня назад
Maxaa lagaga cunay lacagta ,, maxaa mar hore u sheegi waysey , hadana family kiisi raadso ..
@abdisalanmohamed4678
@abdisalanmohamed4678 2 дня назад
😂😂😂, hadoow hawl gabyahay waxa kamaqan ma raadsa karyo miyaa!?
@aslicadeey8511
@aslicadeey8511 2 дня назад
Xoolo uusan kaqaadan miyuu ku heeytaa wax balanqaad ah ayuu ku heeystaa miyaa subxaanalaah waa aduunyo madaxa kusocota yaab
@Hasnktal
@Hasnktal День назад
Lacagba kuma laha balan basa ayuu usameeyay
@zahraisaak8915
@zahraisaak8915 2 дня назад
Adiga maa u dhiibatey
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 2 дня назад
waa yaab iyo lama arag oo ma dadkaa la boobayaa iyo dalka oo sow xaaraan maaha lacagtaasi bal eega ciradan ku taala duqyaashan oo lacagta yaalahaa ma dadkaa la boobaa😅😅😅
@UrbanGeneralService
@UrbanGeneralService 2 дня назад
Xiilka madaxda in laga dhima nayo ma ogen hada lasocda adunka qiimo maleh
@abdullahihassankb300
@abdullahihassankb300 2 дня назад
Acuudi bilaah ma lacag uu leeyahay aa laga qaatay!dad yac dhaho ninkaan haloo raadsho.
@AhmedMohammed-ds1dd
@AhmedMohammed-ds1dd День назад
Subxaanalaah
@user-zy1kz6wg4x
@user-zy1kz6wg4x 2 дня назад
Hooyadadii 120 ka sano jiray was nacas yahaw
@user-cw4km1pm9q
@user-cw4km1pm9q День назад
Wax jira uma eka .lacagtase ma adigaaleh
@FartunAli-bf3yk
@FartunAli-bf3yk 2 дня назад
120 kun halagu siiyee maxaa lagaaga cuney why loo weydiin waayey kkkkkkkkkk waaku siinaalee maaheynoo
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 2 дня назад
Yaab waaye
@user-sg7qn9ie6d
@user-sg7qn9ie6d 2 дня назад
Xaq maaragno uu kuleeyahay wasiiraa lagaa dhigaa ama baarlamaan wax laguma helo wax macno leh masheegin wasiirkaa ba,kklkkkk
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 2 дня назад
😭😭😭😭😭😭
@user-wi8yn1kk9l
@user-wi8yn1kk9l 2 дня назад
lacagta masaga dibey Mase walasinrabay
@user-pw2ho7lu2t
@user-pw2ho7lu2t 2 дня назад
Muga maxakuqorna qalisana
@maxamedcsalaan8928
@maxamedcsalaan8928 2 дня назад
Malacagbuukaaqaatey markup wasiirn7madakuueaadinaayo mise waawax beeshaada xaq uleedahay uuqaatey seeykudhacdey arintaas waayaab ilaahadamafahmin warkiisa ingineerka
@AmiindheegNuur
@AmiindheegNuur 2 дня назад
Waxba kama lihid miyuu kaa amaahday
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 2 дня назад
OO HADDUU LACAGTA ASGOO NOOL LAANDHEERE NIMO KUGU DHAAFIYEY , XAGGEE KA KEENAYSAA HADDA AWOODAAD AASKIISA KU HOR ISTAAGAYSID ? WAXA KALIYA OO KUU BANNAAN WAXAA WEEYE HADDAYBA RUN TAHAY INAAD XAQ KU LEEDAHAY:- 1. ISKA CAFI OO AJRI DOONO 2. ILAAHAY KU DACWEE OO MAXKAMADDA CADDAALADDA SUGAN KA WAR DHOWR
@user-sg7qn9ie6d
@user-sg7qn9ie6d 2 дня назад
Buugu muxuu ahaa weriyow noo weydii malacag baa ugu jirtey ma buug kitaab gaablowbaa kkkkkkk yaab buugga faalee qaalisanaa beladu
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 дня назад
MEESHAN KAMA MAQLIN, 125 AYU JAWAARI IGA DEYNSADAY ISAGO LEH, HADDABA SIDEE LOOGA QAATAY LACAGTA.
@khadraali9602
@khadraali9602 2 дня назад
Anigaba waan layaabey lacagta suu uga qaatey ma deynbaa ma deeqbaa sey wax u jiraan aniga ma fahmin ee i fahansii siduu uga qaatey waa jaab
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 2 дня назад
Aduun aaqirusaman baan kujirnaa, qofaan waxba lagaqaadan kulash deynbaan kuleeyahay jawaari manasheegaayo meeshaan kuyaabay ayaan fadhiyaa
@khadraali9602
@khadraali9602 День назад
@@SalimsalahSalim-en8qrAsc waa la yaabay ma yaabtey ee ma yaabe waa Allaah subxanalaah
@edbankhalif587
@edbankhalif587 2 дня назад
G qbiriyada dadka kala baxo😂😂😂😂
@zahroyussuf996
@zahroyussuf996 2 дня назад
😂
@gigachad9879
@gigachad9879 День назад
Odaygaan beenloow waaye Marxuunka inuu lacag ka qaatay ma sheegin 95 sano uu jiraa lacag xaaraan uu raadinaa cimri kuma harin see lacag yeelee
@kaltunadam1153
@kaltunadam1153 2 дня назад
kkkk
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 2 дня назад
aqoonta uu leeyahay maxay tahay beenlow ayaa thy
@user-hw5ou3rn3d
@user-hw5ou3rn3d 2 дня назад
Aboowe balan uunbaa lagaaga baxay maogiyee lacak kaamaqaadan waxbo kumalihid hada culumada utaktit xataa xoolo kumalihid uunbaa lagudhihi awoowe waa is ceebeysee yaarabi toobo dheh subxanalaah
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 2 дня назад
Duqaan dantiisuu kahadlay, jawaari madeyn buu kaaqaatay haduudeyn kaaqaatay anagaa kusiineyna,jareeroow, maguri ayaad udhistay,wasiirnimada madeyn uu kaaqaataybaa xayawaansanaa doqonkan ,wasiirnimada waa mansab dowladeed ahaqsi mabixinkaro haduu lacag kaashah kaaqaatay sheego lakin wuxuusan kaaqaadan iyo arin dowladnimo tahay sorry waxaad kuqabsataanba jorin
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 2 дня назад
Waa tuug ninkan Waayo waxba.kumalaheen Jawari waa un balan hadal.Waa turufo toore.
@user-qo5km9gs2u
@user-qo5km9gs2u День назад
Mahamed. Buskut. Jagada. ILaahey. Baa. Bixyaa. Jawaare. Miyuu. Bixiyaa. Rabiyaa. Bixyaa. War. Waxaan. Ma. Fiyoowa. Shut off your mouth.
@kamaalcade9424
@kamaalcade9424 2 дня назад
Tuug wye kan med ayu lacag ku shegana inusan hadleynin ayu ogyahay walagu wasa dheh wlh shuba dhashe
@moxmedhasan4303
@moxmedhasan4303 2 дня назад
Lacagtu.lacag.uu.yiri..waa.ku.siinayaa.buu.yiri.lacag.uu.ku.lahaa.maahayn.balan.qaadku.mid.fula.iyo.midaan.fulin.buu.noq.daa.wax.uu.ku.leeyahay.shar.ciyan.maaha.mar.xuun.ka.
Далее
😍😂❤️ #shorts
00:12
Просмотров 314 тыс.