Тёмный

Wararkii u Danbeeyey Jabuuti oo Ka Jawaabtay Eedihii Madaxweyne Biixi & Xaashi oo kala dab qaadaya 

Taar Media Tv
Подписаться 21 тыс.
Просмотров 35 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

30 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 79   
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 2 дня назад
Jabuuti haday adaab yeelsn weydo waanu kadhex toosay
@user-kw9di6lk9t
@user-kw9di6lk9t 2 дня назад
Ilaahayaw xisbiga huwanta ah naga qabo adaan kuu talasaaranay cadawga nala nool
@xasanaliaxmed3722
@xasanaliaxmed3722 2 дня назад
Maxamud xaashi inu ujawabo somalilan oo cod kadonayo waa ceeb
@jamalskp7280
@jamalskp7280 День назад
Ina xaashi iyo xirsi waa dheeraad
@AyaanSiciid-qy3xg
@AyaanSiciid-qy3xg 2 дня назад
Faysal meel buu kaga soo hadhay jabuuti 😂😂😂
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 дня назад
Dub unoqo belaayooy geelaa kusoo diraye dub unoqo belaayooy gurguurtaa kusoo diraye dub unoqo belaayooy
@AyaanWaano
@AyaanWaano 2 дня назад
Guuuuuuuul somaliland
@user-Axmed
@user-Axmed 2 дня назад
Good reporter
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 2 дня назад
Allaahu akbar allahu akbar allahu akbar
@siciid....cumar.....waraabe.
@siciid....cumar.....waraabe. 2 дня назад
❤jabuuti.waa.xinkaxasidka.bariga.afrika.iyago.laogyahay.ayayhadana.sakaraduxarmuqday.asasta
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 дня назад
MAXAMED XAASHI IYO CIRO SHAAVKA SOMALILAND WAAY IDIN ARKAAN INAAD TAHIIN CADWAGA GUDAHA
@roodacawad13
@roodacawad13 2 дня назад
Ina xaashi iyo xirsi shalow bay ka dhacayaan
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 2 дня назад
Thanks so much Taar tv, maxamuud xaashi waxaan leeyahay waxaad noqotey daad halkii biyo-shublehba la leexda , xaqna uma lihid inaad raali galin ka bixiso jawaabtii xushmada dublumaasiyadeed huwanwyd ee madaxweynahu ka bixiyey shuqashuqeyn jabuuti ,
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh День назад
Geelaha jabuutay iyo gurguurtaha xamar waanu ka adkaanay waanan ka adkaan doonaa insha allaah
@abdiismail6805
@abdiismail6805 День назад
Guul Somaliland guul Ciidanka Qaranka Guul Calanka TOWXIIDKA GUUL Nabada Somaliland guul Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Xafidahullaah
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm День назад
TaarTv Wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️
@user-jx4wb8wv4v
@user-jx4wb8wv4v 2 дня назад
Kkkk asxabey wariyaha warkisaa wan laa dhacay cajib ❤❤❤
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh 2 дня назад
Tab iyo xeeladlaha kuxeesha dheer tuugada beenta xaraanta xalaalayay ina xaashi iyo xirsi ciro umada alle hakaqabto aamiin aamiin aamiin
@Halgame334
@Halgame334 2 дня назад
TAB IYO XAAARLE TUUUG XIRSI 100%100KA CAQLI YARR
@abdiwahabDahir
@abdiwahabDahir 2 дня назад
waa runtii faysal xabad yaanyo ah ma beertaan qudrada oo dhan ethopia ayey uga timaada
@Halgame334
@Halgame334 2 дня назад
XADKAAAA JABUUUTI HALA XIDHO. JABHADAHA CANFARTA IYO CIIISAHABA HALA KEEENO DEGDEGG
@user-sw4oi1ou5e
@user-sw4oi1ou5e 10 часов назад
Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@suleimanfarahgedi
@suleimanfarahgedi 2 дня назад
Ina xaashina mataasu keenay isaga iyo xirsiba halaga qabto Beesha Habarjeclo markasta maxay cadawga Somaliland uguhiiliyaan
@jamalskp7280
@jamalskp7280 День назад
Waa tabtiimarkii dagaal laascaanood dhacayey
@user-jg8sy6kw9q
@user-jg8sy6kw9q День назад
ilahay ha ka hor dhaqaaji magran farasiiska umada jeelasha ku jira na ilahay hakasii daayo ee kudhiban
@MahadCawil-d4n
@MahadCawil-d4n 2 дня назад
Faysalaw waxani qac way dhaafay😂😂😂😂😂😂
@xamudjama8998
@xamudjama8998 2 дня назад
TAAR TV.GUUL WARIYE M ADAN DIRIR MAHSND .
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 2 дня назад
Jabuuti waxay arki jawaab kulul
@danabguuled5491
@danabguuled5491 2 дня назад
Maxamuud xasshi,(maxmuud dab dhuub) waxaan leeyahay maskax yare malay cadowga u maanka laga doorshe, idka dhaaf 3 laba wajiilnimadavoo dadkaaga iyo dalkasga daac u noqo,
@jamalskp7280
@jamalskp7280 День назад
Rageedii
@iftin2024
@iftin2024 День назад
Maxamuud hashi maxaad ku haysataa inaad eedayso bayahayd Mr biixi oo daldhan oo nabada loo dhiibay iminkana dalkii yoo badh maqanyahay, badh gaajo dishay iyo kuwo nabad ku deganaa oo furimo dagaal lagu furay oo habeen iyo malin dhufaysyada ku jira waa kaa legacy gii muuse lagaa.dhaxlay bulshadii oo shaki iyo kii hadlaba la leeyahay waa huwan markaasaad dad aan waxba xumaynin wanaag mooyee la xagxaga nayaa. Guul iyo gobanimo
@danabguuled5491
@danabguuled5491 День назад
​@@jamalskp7280 Candhi caano leh
@roodacawad13
@roodacawad13 2 дня назад
Jabuuti waa walalo laakiingardaro qaadan mayso somaliland
@user-eb7dz8fp5g
@user-eb7dz8fp5g 2 дня назад
Somaliland guulayso
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
Tolow hal xiraale muyuu sheegay cajiib😂😂😂
@RaageAbdil
@RaageAbdil 2 дня назад
Waya nuunow dhegayso waxaan ku shegaiya aniga oo ah samaroon waxan ku darsaday jibuuti maxad kabdelikar samaroon adiga ka aglibada
@Halgame334
@Halgame334 2 дня назад
XUKUMADA JABUUUTI SOMALILAND HAWDO DHIIBTO GUDOOMIYAHA AWDAL STATE. JABUUUTI DHIBKAY WAFO HAKA HADHHO
@faarahhaaruun8285
@faarahhaaruun8285 День назад
Maxamed Xaashi muxu ka qaban karaa s/Land iyo Jabuuti heshiisiintooda,Yaadse u sheegeysaa.?
@Halgame334
@Halgame334 2 дня назад
JABUUUTI DANTA SOMALILAND HAKA LEEEXDDO
@cismaanjaamac9374
@cismaanjaamac9374 2 дня назад
😂REE AWDAL SOW ADIGA MELDHEER KALADHACAY ❤OO GOD KURIDAAY MAD KADAAYSIID CAAYDA AD CAGAHAA KAGA GARAACDAY❤❤❤😅😅😅
@SOMKENMEDIA
@SOMKENMEDIA День назад
Jabuti waxay isaq hub siisay inay harti laayaan maantana iyaga uso fafakanaya war wax fahma oo midooba somaliyeey jabuti iyo Ethiopia nin walba dantiisa ayuu fiiriniya wax dan idin ka leh ma jiro jiritaankiina
@abdiismail6805
@abdiismail6805 День назад
Ina xaashi lacag ayuu kasoo qaatay Ina geele iyo ina Cada gude
@jamalskp7280
@jamalskp7280 День назад
TUUBOO YINKA BIYAHA SOO QAADA EE GEEYA JABUUTI IYO XADHKAHA LAYDHKA AYAA NOO CALAAMADSAN QAABKA JABHADEENTA WAANU NAQAANAA EE LOO QARXIYO ILAHA DHAQAALAHA
@Internet_n_Things
@Internet_n_Things 2 дня назад
Ina Xaashi waa huwan badow bila ficil aa
@Halgame334
@Halgame334 2 дня назад
ENG FAYSALGEEEESI
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh 2 дня назад
Tab iyo xaaranle ina xaashi munaafaq ilaahay ka go waar umadan aad hore hantideedii udhadeen adi xirsi ee qanimadoodii hore u iibisee miyaad hadana ladabtaagantihiin dagaal iyo hàgadaamo aad mar labaad ulasoosafataan cadawgii aad ugacan geliseen umadan Allah yanacalak yaa munaafiqiin 😂😂bacaac bacaac bacaacle 😂😂
@user-jg8sy6kw9q
@user-jg8sy6kw9q День назад
fasal waa geesi edeb hayeeshaan jabuuti hadiikale way yaabi cafarbaana sideg deg ah cafarbaa qabsan
@Wista140
@Wista140 День назад
Horta ururkan kaah la yidhahdo ma jinbaa kadhex hadla 😮😮 miyanu somaliland cod ka donayn
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 2 дня назад
oo geele waa digaagad xafashtay muu iska celiso eriteteriya oo dalkiisa dhinac ka qaaday oo soo eryatay😅
@faqashdhangax4884
@faqashdhangax4884 2 дня назад
Jabuuti maxa ku dhacey
@MaaslaxMaxamed-bj2hc
@MaaslaxMaxamed-bj2hc 2 дня назад
❤❤somaliland Guuuuuuul ❤❤
@Halgame334
@Halgame334 2 дня назад
JABUUUUTI. SL 40SANNO KAHOR BAY WAXKAQAAAADI KARIWEYDAYYY. HASOOO DHIIIBO JABHADAHA UU KU URURINAYO JABUUUUTI
@roodacawad13
@roodacawad13 2 дня назад
Sharka aad samesay ayaa laaska ka dhex toosy
@user-pz3mb1to7k
@user-pz3mb1to7k 2 дня назад
Waar toll baad tihiin ina Xaashi la taliya ciibtiisi ayaa naheysata Ha xishood oo hadalkiisa ha eego Hadii iu dalka Dan Ka leeyahy U maleynmaayo inuu doorasho doonayo
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 дня назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 День назад
Djibouti gobal baas Ayaa udumay MOU Sida qaadka uqaday Wlee
@khadrayoonis9420
@khadrayoonis9420 2 дня назад
BAL ANIGA XIDHA MOOYE GARXAAJIS FURA OO XORIYAD AY LABADA GACMOOD KU MAYDHATO MA YAQAANIN ALA CIIL BADABA MAALIN WALBA WANKA AAN SOO KURSHO SURAAF AYAA IGU HOR CUNTA
@CabdiqaniSugule
@CabdiqaniSugule 2 дня назад
Yaa xabashi kaadhigay ssc hanoolaatossc
@jamalskp7280
@jamalskp7280 День назад
XIRSI IYO INA XAASHI WALAALTINIMDAN AY SHEEGAAN WAA NOOCMA LABADAN NIN YAA NAGA QABTA YAA RABI WAX WALAALO LA YIDHAAMA JIRAAN ISMACIIL CALOOL WANE IYO XASAN COOFLE WAA CADOW
@nooraddeikar6894
@nooraddeikar6894 День назад
Waxaa kaa maqan qaabka wararka loo gudbiyo
@housseindeheyehofficial2125
@housseindeheyehofficial2125 2 дня назад
Hooyada iyo calacalka waas idoor mia lo calacalka wlh wa la kufsaan
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 2 дня назад
Ina xaashi xagguu haystey
@caashoaadan1955
@caashoaadan1955 День назад
I'm
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 дня назад
😂🎉😢😮😮😢😂😢😮😅😅
@NourAbdallahHalimo
@NourAbdallahHalimo День назад
❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Sgjtrdcvh
@Sgjtrdcvh День назад
🤣🤣🤣🤣
@IbrahimAbdi-c5f
@IbrahimAbdi-c5f 2 дня назад
Mr dirir waxan aad ugu taxanahay wararkaaga Laakiin waxan kuusoo jeedin lahaa inaad wararka ku bilowdo kuwa gudaha Mahadsanid
@aliderie4978
@aliderie4978 23 часа назад
Kkkkkkkkkkkkkk
@AmEin-Dimaria8
@AmEin-Dimaria8 День назад
Oo ay oodyar goostaan😂😂😂
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 2 дня назад
Kkkkkkkkkk ikkkkk
@seed3966
@seed3966 День назад
Hhhhhhh dhoohan trump
@Umo580
@Umo580 2 дня назад
BOQLJIRO BEEN LANOOL REER MURQAN LAAN
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j 2 дня назад
Cabaadkii aya idinka dhamaday guul awadal st
@abdiismail6805
@abdiismail6805 День назад
Siilkii hooyadaa caaaaaaaaaac
@AdanCabdilaahi-ft3qd
@AdanCabdilaahi-ft3qd 2 дня назад
Waar.nimanyohow.ninkan.miyaan.sharcigu.dabaalin.isagoon.noqon.xisbi.sharciya.ayuu.meel.walba.iska.hormadoobaynayaa.oo.madaxweynihii.umadu.dooratay.isagu.arin.kasta.ka.hor.halabsanayo.ileyn.haduu.hadal.nin.odhan.lahaaye.sidiisii.ayuu.ku.celcelinayaa.waan.jabnay.400nin.baa.lanaga.haystaa.hadana.hadaad.muusoow.jaho.walba.dagaal.nagaga.furto.xagaanu.u.kacaynaa.ala.wuxu.fulaysanaa.nafta.miyaa.lasiiyey.berigii.s.n.m.intuu.qorigii.la.baxsaday.ayuu.faqashta.ula.galay.nin.cidna.kasaari.karo.waqti.adag.maaha.inuu.la.baroorto.mooyaane.
Далее
JABHADII AWDAL OO LA QABTAY JABUUTI LAGA SAARAY
8:52
KALAMAAN 03 JULY 2024
10:29
Просмотров 16 тыс.
В поисках семьи😢😱
0:56
Просмотров 7 млн
Освежился в жаркий день
0:59
Просмотров 3,7 млн