Тёмный

JUMMA MUBARAK ROUTINE BY FARTUN HAPPY 

Fartun Happy
Подписаться 313 тыс.
Просмотров 46 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 139   
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 8 месяцев назад
Maa shaallah jimce mubarak wlashay fartuun 2019kii ilaa hada wakugu xirnahay ciyaalka abtiga uahay ilaahay hanoo xifdiyo.
@deqadalka9953
@deqadalka9953 8 месяцев назад
Video yadaan dhaadheer waaba ku heestaa wlh ❤❤❤ mashaa alah
@maryamamaryama-hp6ip
@maryamamaryama-hp6ip 8 месяцев назад
Ani xitaa wlh❤
@nurtoalasow7862
@nurtoalasow7862 2 месяца назад
Masha Alaha
@shukriyaabdullahi4169
@shukriyaabdullahi4169 8 месяцев назад
Been alaa caayee rotinka waa qatar mansha allh
@abuxamzaxariiradcabdilaahi3422
@abuxamzaxariiradcabdilaahi3422 8 месяцев назад
Masha alaah ilahay ha idin barakeeyo wlshy fartun habi❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Salwa3r
@Salwa3r 8 месяцев назад
Inta sugoyso qolka sabirin iyo rotinka sonka fartuunniyo amiiro qurux ku tashtan son ka wanii salamay❤😂
@rahmashine2261
@rahmashine2261 8 месяцев назад
Insha Allah illaahow nabad nagu gaarsii ❤
@saidoomar1019
@saidoomar1019 8 месяцев назад
Haa wllhi waa ku heystaa ani labadoo rotinkoda m.a allaha x8fdiyo❤
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 8 месяцев назад
Wlhi ramadanka waan jeclahay labadaan gabdhoob ruotinkoda masha allh waaye
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 8 месяцев назад
Amiin amiin amiin ya rabi
@Amiiin-yr3wo
@Amiiin-yr3wo 7 месяцев назад
Amiiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sabuuxadaauud6862
@sabuuxadaauud6862 8 месяцев назад
M.a strong mom ❤❤❤
@hiboabdishakur1547
@hiboabdishakur1547 7 месяцев назад
Amin Amin Amin yarabi ani wan dhalay lkn xanun waso maray ilahey danbi dhaf haiga dhigo
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 8 месяцев назад
Masha Allah ❤❤❤
@fosiyaomar6660
@fosiyaomar6660 8 месяцев назад
الحمد الله رب العالمين الحمد الله حمد كثر wllshy fartuuney hore uso co jimce wangasan qali
@haboonmowliid1573
@haboonmowliid1573 8 месяцев назад
Masha allaha xabibti shukran jumco mubark allaha ku xafiido 💋 💯 ♥️ ❤️ 👌
@zaarabeautyofficial5857
@zaarabeautyofficial5857 8 месяцев назад
Shan xabo kamsar caleen oo inay waalatay loo maleeyo wlhy waa qoslay waan iska jcylahy hadalkeeda fartun😂😂
@maarishbintahmed9704
@maarishbintahmed9704 8 месяцев назад
MashaAllah Allahuma baarik xabibti fartun happy 😊 wlhi wan ku haysta routine kaagi cajiska dhan ii hayo aya iga kacayo ❤❤❤ team sabrin ayan nahay aniga cuunto mcn plus fiml 😂😂😂❤
@qadraqadraomar4643
@qadraqadraomar4643 8 месяцев назад
Mashalah❤😊
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 8 месяцев назад
Masha allah juma mubrik tuney isku midaa nhy cuntda intaa cunaa kcaa kuwa ila dhashyna wey fadhinyn wxa lgu kor firsnaa gbdhaha isku jmcda aheyn mrka mqayd isku racno wa isku dhip qbi jirny ayga iny iska fadhiyn ay rpan ana horaa ka kcaa 😂❤
@user-lf4vz8to8q
@user-lf4vz8to8q 8 месяцев назад
Fartuun waa hooyo karti leh oo dadaaleysa please 300k an buuxino❤
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 8 месяцев назад
Mashaa alllah ❤❤❤❤❤❤
@marwojanno6316
@marwojanno6316 8 месяцев назад
300k Maxa uhaysana asxabey fartuun waa gbr miskiina edab leh masha allah wlh waxayna so galisa Noloshed dhabta waana hooyo single ah aan uga farxino 300k iyado huruda haku so kacdo xafada dhan maca dariska uga saara plz
@user-jg3ti9nn1y
@user-jg3ti9nn1y 7 месяцев назад
Waaw
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c 8 месяцев назад
Maasha allah
@fahmoabdiqadir3749
@fahmoabdiqadir3749 8 месяцев назад
Amiin amiin yarabi yarabi 🤲🏻🤲🏻🥰 Queen 🤴 keep going 😊
@FartuunAbshir-u3t
@FartuunAbshir-u3t 8 месяцев назад
Masha allah abyo samideey
@ugbaadaragsan4852
@ugbaadaragsan4852 8 месяцев назад
Masha Allah
@user-nc6po4ny1v
@user-nc6po4ny1v 8 месяцев назад
Masha allaah❤❤❤❤❤
@ashaomar6719
@ashaomar6719 8 месяцев назад
Aluminum foil waa laga deeriyay waxey taqaatiir badan sheegeen in dementia laga qaado ee iska ilaali. ❤❤❤❤❤❤
@SuhaymoMohamed-ld4oj
@SuhaymoMohamed-ld4oj 8 месяцев назад
Masha allah cabiir iyo cuweymir wey weynaden waxaan habo sobar baara alle ne hakula goriyo abayo mcn
@nuracali5974
@nuracali5974 8 месяцев назад
Aamiin 🤰
@NadiifoShuceyb-jw8wk
@NadiifoShuceyb-jw8wk 8 месяцев назад
Masha alah alaha idiin xafido aamiin
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 8 месяцев назад
Masha allh
@MaryanAden-bh5rt
@MaryanAden-bh5rt 8 месяцев назад
Msha Allah ilahay haku barkeyo abyo❤❤❤❤
@ilhanmohasuleyman4568
@ilhanmohasuleyman4568 8 месяцев назад
masha allah tuney allah idin barakeyo ❤❤❤
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 8 месяцев назад
Masha Allah❤❤❤🎉🎉🎉
@SuadYasin-tb7ur
@SuadYasin-tb7ur 8 месяцев назад
Masha Allah tabarikalaah hore usoco wallo fartuun ❤❤❤
@fathiamoussa6125
@fathiamoussa6125 8 месяцев назад
Mashallah ❤❤❤
@kingarash6267
@kingarash6267 8 месяцев назад
Allah haidin xifdiyo qalbi wanaak❤❤❤❤❤
@user-nc6po4ny1v
@user-nc6po4ny1v 8 месяцев назад
Fartuun waa ku salaamay from somaali❤❤❤❤❤
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 7 месяцев назад
Masha Allaah❤❤
@ZUUHAbdi
@ZUUHAbdi 7 месяцев назад
@sarah.a4096
@sarah.a4096 8 месяцев назад
Wow mashaa Allah
@drhadiyamaxamuud7518
@drhadiyamaxamuud7518 8 месяцев назад
Naaag gaaban iyo doqoniimo kal dheeer 😄
@YasmiinAddaan-cn6fw
@YasmiinAddaan-cn6fw 8 месяцев назад
Fartuun funny from al huda waanku salaamay walashey shukri iyo gabdheda zamzamey iga wrn
@FaatimaHersi-ru8fw
@FaatimaHersi-ru8fw 8 месяцев назад
M.a abyo ilaahay ha ku siyaadiyo nolashaada❤
@amaaljibriil3687
@amaaljibriil3687 8 месяцев назад
Masha allh keep goinga abooyo qali❤❤
@fatximohamud2235
@fatximohamud2235 8 месяцев назад
Alloow idin xafid adiga iyo ilmahaaga ❤❤❤❤❤❤❤❤ love
@sahroali2547
@sahroali2547 8 месяцев назад
Masha Allah abayo Allaha idin daaweeyo ❤❤❤❤❤👍
@Sacdiyahadfow86
@Sacdiyahadfow86 8 месяцев назад
M.a fartun yare allha ku xafido adi iyo family kada ❤❤
@RamlaMuzamil
@RamlaMuzamil 8 месяцев назад
Fartuuney waku salaame from🇸🇴🇸🇴❤️‍🩹🥰
@xamdixarako2479
@xamdixarako2479 8 месяцев назад
Ayyyy masha allllh xbbti bil cafiya wlhi mnta wn ka hely rotiinka jikinka caadi mhn barakallaah cuntoyinka noso badi abyo wn kaa faa ii desanaa
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 8 месяцев назад
Manshaallah😍alah idin xifdiyo ilmaha 😊
@user-xu9lw1ig4z
@user-xu9lw1ig4z 8 месяцев назад
Mashaa allaah
@user-we2sl7vd8e
@user-we2sl7vd8e 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😊
@aminakhadar581
@aminakhadar581 8 месяцев назад
MashaAllah tabarakaAllah abaayo ❤️
@user-qg9qe8bo4z
@user-qg9qe8bo4z 8 месяцев назад
Fartuney see nayeeshe bahi aan iheenin iqawatay hhhh😂😂😂
@user-hb8yw4cp4e
@user-hb8yw4cp4e 8 месяцев назад
Mamo qimo badan tuuney allah haku xafido ❤
@shukricaday3121
@shukricaday3121 8 месяцев назад
Masha alah sistar
@user-zz9pt7vz2o
@user-zz9pt7vz2o 8 месяцев назад
mansha allh wllo anaga noso duce murdkaygaon macsi lahay in rabi nasiyo adigan wan ku so ducaynay
@shugricaliwarsame7310
@shugricaliwarsame7310 8 месяцев назад
WCS tuney cadey waan kugu heeystaa qxuruxeey masha allah tabaaraka laah illaaheey hakuu barakeeyo ❤❤❤❤😂😂😂
@SamiroBishaar
@SamiroBishaar 8 месяцев назад
Waaaw m,a❤
@atikamohamedali3472
@atikamohamedali3472 8 месяцев назад
Keep going fartuun happy ❤ Qof ku dayasho mudan
@maryamamaryama-hp6ip
@maryamamaryama-hp6ip 8 месяцев назад
Team cunta laqlaqow ar fartuna wankusalamay muqdisha cadey ayan kasosalamoyaa😂😂😂
@ikranibrahim7843
@ikranibrahim7843 8 месяцев назад
Mashaalah ❤
@Samiya-kalgacal
@Samiya-kalgacal 8 месяцев назад
Masha allha keep going
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 8 месяцев назад
Jumca mubarak routine fartuun happy wa ku tashtaa aniga
@qosolqaramitvqaraami1466
@qosolqaramitvqaraami1466 8 месяцев назад
Aamin ya allah❤❤❤❤❤
@user-gg9ps6dn3s
@user-gg9ps6dn3s 8 месяцев назад
Masha allaha
@shamsanoorsabe-lu6lu
@shamsanoorsabe-lu6lu 8 месяцев назад
Yanyo megadi jirtay 😂😂😂😂😂😂 qosal badanaa Fartun you so funny
@MumtaazHana
@MumtaazHana 8 месяцев назад
Masha allah abayo gabadh xijab uxira abayo allah ku xafido ❤❤❤❤❤
@sucdisiman2925
@sucdisiman2925 8 месяцев назад
Jumco mubarak ❤❤❤❤
@maryanabdirahman8574
@maryanabdirahman8574 8 месяцев назад
Abaayo routine ka waqtiga noso dhereey mcnto waa kugu heesta wlhi ❤
@aminaahmed8028
@aminaahmed8028 8 месяцев назад
Waa kusalaamay xabiibti bisinka iy burdaha waa qalad iska ilaali hal heeys ayaad ka dhigtay intas ayaan kugu waanina
@siciidoosaman3645
@siciidoosaman3645 8 месяцев назад
Abayo madhalin aad iyo aad ayad u mahadsan thy mcntoy
@faadmasuldan7737
@faadmasuldan7737 8 месяцев назад
Waan ku heystaaa rotinka cdy maalinta kasta wn dawadaa cdy wxn kuu leeyahy keep going abyo
@aliinaanjlee5726
@aliinaanjlee5726 8 месяцев назад
Wallahi sabirin isku team aa nahay😂 90 fadhi
@FarahAbdimuhamud
@FarahAbdimuhamud 8 месяцев назад
Wllaley gaajo ima hayn markii aan cuntadada arkay Lee iqabatyba
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 8 месяцев назад
😂😂😂😂😅😅😅❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲 Ani xataa😋😋😋😋😋😋👍
@boqoradacadar
@boqoradacadar 8 месяцев назад
Masha allaah fartuun happy qurux ❤❤❤❤
@user-ps8rp7dv2y
@user-ps8rp7dv2y 8 месяцев назад
M.a❤
@saeidatali4201
@saeidatali4201 8 месяцев назад
جمعة مباركة ❤حبيبتي
@user-ki7mt4eo8i
@user-ki7mt4eo8i 8 месяцев назад
My fartunteyda😊😊
@Amiira489
@Amiira489 8 месяцев назад
Maahallah walashy keep going 💪 👏 🙌 hooyo adag tahy wlhi abo iyo hoyo ayad utahy ilmahaaga allaha kudhaafo luwi kuanfaco allaha kaaga dhigo please channel kaan 300k subscribers udhawyahy waa ku qalafiseen 😂❤😊🙌💯🙈😭
@fatuushyacquub9349
@fatuushyacquub9349 8 месяцев назад
Mash alh abayo
@Arliyaismacil
@Arliyaismacil 8 месяцев назад
Abaayo fartun❤ 200 subscribe coming soon 🎉
@sumayadholey5580
@sumayadholey5580 8 месяцев назад
Aluminum ka Iska daa abyo aad la galineysid oven ka. Alle ha nagahaaye wa waxa dadka u keeno cancer ka
@naciimoCabdi252-mp7pz
@naciimoCabdi252-mp7pz 8 месяцев назад
Time Sabariin 😂
@user-zu8gh4po1e
@user-zu8gh4po1e 8 месяцев назад
Bariyahaan waad is nafaqeeyne cayil dhod goom wan kuso dhaweeynene diim cayil rotiinka mara xilwa waaye
@Farhiya190
@Farhiya190 8 месяцев назад
Masha alaaah single mom
@Farhia_ali
@Farhia_ali 8 месяцев назад
JIMCO. WANAAGSAN ABAAYO❤❤
@nuracali5974
@nuracali5974 8 месяцев назад
Jimce mubarak qaali ❤😂😂
@user-ul4fq8fy4x
@user-ul4fq8fy4x 8 месяцев назад
Bisinka iyo burdaha waa shirki abaayo
@ummucayn2474
@ummucayn2474 8 месяцев назад
Sidee bal noo sharax wllalay shirki wax fudud maahe
@user-ul4fq8fy4x
@user-ul4fq8fy4x 7 месяцев назад
@@ummucayn2474 alle ayaa wax kale lawadaajineysa burde maxa waye
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 8 месяцев назад
Abaayo waxaa isticmashaa waraaqada rootiga Almuniyamta waxaa ka daata walxo indhaha qaban arkin cancer baa laga qaata xataa Rootiga aad wax marsatid oo banaanka loo qaata laguma duubta Taqatiirta sheegtay
@RuunShaaciye
@RuunShaaciye 8 месяцев назад
Abyo mxa marsatyne❤
@najimaladan5985
@najimaladan5985 8 месяцев назад
Mashllh fartuuny abyo wxn kaa coodsn pls maliin hoorn wd ii bal qady tikto ga ayd iig bal qady iind iifuurto youtube mark pls shaqo kle mhyo mcny mark iicaw wllo mcny ano wllba kuu baryay waa markii laabd ee kuuwydiiyo wcd sii😢😢😢😢
@MunaQurux-ln7be
@MunaQurux-ln7be 8 месяцев назад
Teamkaga ku jira. Ani cuno kuma daaho 😅😅
@user-zp6iq1vl9t
@user-zp6iq1vl9t 8 месяцев назад
Abaayo wajiga qalalan wax dabiici ah oo la mariyo noo soo gali
@user-ri4dg1ep1b
@user-ri4dg1ep1b 8 месяцев назад
Masha Allah My Loveley sister Wan kugu fana❤🎉🥰🌸❤️🤍👸
@hallayusuf-tz6gb
@hallayusuf-tz6gb 8 месяцев назад
waaw keep going
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 8 месяцев назад
😂😂😂😂😂 waraa tuuney manta said iiga qoslisey
@mohamedsaladadan6094
@mohamedsaladadan6094 8 месяцев назад
Fartuun kawisoh😂
@dahabocilmisheekh7236
@dahabocilmisheekh7236 8 месяцев назад
apyo fartun wakujeclhy iicawi ina you tube iifur malawo😢
Далее
FULLY ROUTINE MALINTED OO DHAN WAXA AAN QABTO
23:34
Просмотров 44 тыс.
MALINTED CADIG VLOG GURIGA
13:58
Просмотров 35 тыс.
Cute
00:16
Просмотров 3 млн
Что думаете?
00:54
Просмотров 564 тыс.
WELCOME SINGLE MOTHER NIMOH BY FARTUN HAPPY
15:55
Просмотров 36 тыс.
Young Somali mom morning routine
18:03
Просмотров 318
FULLY DAILY ROUTINE BY FARTUN HAPPY
21:17
Просмотров 45 тыс.
NIGHT ROUTINE SINGLE MOTHER BY FARTUN HAPPY
18:21
Просмотров 26 тыс.
AFTERNOON ROUTINE MOM AND KIDS BY FARTUN HAPPY
10:01
Просмотров 17 тыс.
WAA TANA QISADA FARTUN HAPPY PART 7
16:10
Просмотров 183 тыс.
AFTERNOON ROUTINE SINGLE MOTHER
13:45
Просмотров 26 тыс.