Тёмный

KA FIIRSO INTAADAN FALIN | NIMCA HEYBE FAADUMIINA IYO MAXAMED ADAA YAABIDOONE 

Nimca Haybe & Moha Official
Подписаться 210 тыс.
Просмотров 207 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 413   
@alimohamed2491
@alimohamed2491 2 года назад
Fadumiina is crazy as hell bruh she cracks me up I luv her wallahi she’s the best somali comedian wallahi 🤣🤣🤣🤣
@hamdimohamed5268
@hamdimohamed5268 3 года назад
😆😂😂 haye hee dhaqsada hee hosha bilaba hee wiilka kal iyo laab ayuu uqoslay walahi fadumo miina she so funny lol
@yusramohamed869
@yusramohamed869 3 года назад
Qeybta 2aad noso sameya wlhi fadumina zaaid iga qoslisey nimco heybe atarishadena ku jclhy qurux badan keep going❤❤❤❤👍
@mustafamaxamuud2357
@mustafamaxamuud2357 3 года назад
Wakaheley ee horey usocda ee nosobadiya hormar wacan aya nirajena we love you 🥰😘😍
@ashabella8422
@ashabella8422 3 года назад
Woow! Fadumiina qof ay isku lahjad yihiin hadaa lahelay viva Nimca
@aminahassanmsufi3281
@aminahassanmsufi3281 3 года назад
Dhaqsada hee noh howsha bilaaba Faadumiina wey iga qosolsiisay wlhi 🤣🤣🤣
@mohamadomar4591
@mohamadomar4591 3 года назад
Kkk mashaa allah fadumiina iyo nimca heebe filimkaan soo badiye, fadumiina caadi mahan ,Hoosha bilawa kkkk
@gentleman6838
@gentleman6838 3 года назад
Ruwaayadaha nocaan ah noo badiya walaashey Nimco haybe adiga iyo faadumiina
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 3 года назад
Nimco heybe you're very talent and natural Actor,
@fiicanaxmad7989
@fiicanaxmad7989 3 года назад
Masha Allah nimco iyo fadumiina wad kabaxsaten keep going😂😂😂😂
@mukhtarcqadir9322
@mukhtarcqadir9322 3 года назад
Mashallah fadumiina iyo nimca heybe wa isku so baxeesiin keep going inshlh
@sonnachelsea5730
@sonnachelsea5730 3 года назад
Queen nimca proud Ciwaan cajiba Mohamed iyo fadumina Amazing flim 👌
@raxiimaxaaji3519
@raxiimaxaaji3519 3 года назад
Uuuuuuuuuuu
@fahimamom8249
@fahimamom8249 3 года назад
Fadumiina wallahi comedy 👌👌👌💯💯💯💯💯💯
@deeqoali5581
@deeqoali5581 3 года назад
Waaaaaaaaaaaaaaaw hadanah waaaaaaaaaaaaaaw Fadumina iyo nimco mashalaah waa isku so baxesiin
@ahmednaana1195
@ahmednaana1195 3 года назад
Waaaaaaaaaaaaaaaaa
@ahmednaana1195
@ahmednaana1195 3 года назад
Kkkkkkkk
@raabicocabdulkadir351
@raabicocabdulkadir351 3 года назад
qosol iguma harin wlh wa idin jeclahay mama nimco iyo mama fadumina💝💝💝💯💯💯
@zakihajji1960
@zakihajji1960 3 года назад
Magacaago Saddaxan iyo Walaayadayda kuu dhiibtay Gabdhoow Kaftan ma galaan
@warasamemohamed8278
@warasamemohamed8278 3 года назад
Mashallha walshay macaan Nimco caday aada ayada u mahadasan tahaya waada ii fulisaya xabiibti allha ku sharfo Fadumiino igu salaan iyo baba jey iyo yacako My lovely queen 👸 Nimco khayar allha ku siiyo No soo badi filima cusub oo musalsal ah please 🌹🌸🌸🌹🌸🌸🌹❤️🌸🌸✅
@ashaluuladoontiiallechunel7353
@ashaluuladoontiiallechunel7353 3 года назад
Masha allah sedexdina waa isku so baxeysin keep going
@amira1438
@amira1438 3 года назад
Ar fadumina cadi ma ahan wlhi maseer le waxba iskama oga ar qeybta 2 plz intey bixin fadumina soo badiya
@hifaraxsanofficial733
@hifaraxsanofficial733 3 года назад
Allah haka farxiyo shurudaha waxyar iga dhiman plz 🙏iga farxi 🙏😢❤
@idilcalas6054
@idilcalas6054 3 года назад
Allah hak
@hifaraxsanofficial733
@hifaraxsanofficial733 3 года назад
Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi 🙏
@aminohasan5249
@aminohasan5249 3 года назад
Waaaaaaaaaw Faadumiina xabiibti mashaa Allah tabarka Allah il xun maku aragto walashey adiga iyo Nomco horay u socda 💋💋💋💋🤙🤙🤙🤙🤙🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💋💋💋💋💋🌹🌹🌹🌹🌹🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💯💯💯💯💯💯💯🌹🌹🌹🌹🌹💋💋💋
@jiyaajalaqsan5446
@jiyaajalaqsan5446 3 года назад
Hhhhhhhhh waan ka heley wllhi maserkii adunka 😂😂😂😂😂😂😂
@sacdiyoshariifidiris6800
@sacdiyoshariifidiris6800 3 года назад
Hoyo fadumina walhi hoyo nimco wan idin jacelhey noso badiya shekoyinka ilove you dhamntin
@ayuuniadnaan1401
@ayuuniadnaan1401 3 года назад
Ar fadumini ninka kala jibina keep going sister nimco
@abassrastaman9992
@abassrastaman9992 3 года назад
Mommy neima and keep going mommy faadumiina
@mohamedaraxey2991
@mohamedaraxey2991 3 года назад
Alla beerka ma nooli faadumiina umad ma tihid
@halimokitchen1284
@halimokitchen1284 3 года назад
Kkkkkkk ar faadumiiniyaa saan uqoslayey waan suuxay maseer iyo waali isku dar jiifta dhoqsada hoosha bilaawa umadeena ma ahan wllhi
@aaminocusman6722
@aaminocusman6722 3 года назад
Masha Allah wan Isku so baxasan wlhi keep going
@jiijajaalo5359
@jiijajaalo5359 3 года назад
Omg I know the shaik actor since I was child walahi man never gets too old subxanallaah nakna haday hal dhasho waa wekiyowday 🤣🤣🤣
@muriidicalifaqi25
@muriidicalifaqi25 3 года назад
😂😂😂😂😂 idaa ku xeraan tahay hadey is ilaalin weyso waa wekiyoweysa
@ahmiduunimahamed6396
@ahmiduunimahamed6396 3 года назад
Hooyo faadumiina aad ii aad ayaan kuu jaclahay wax aan kugu doorsanaayo majirto hooyo mcn
@ibrahimgararoowibrahimgara519
@ibrahimgararoowibrahimgara519 3 года назад
Waxaan tartan oohin ah u gaban duunaa nimco ahmed iyo baba jey. Oohin 🌟 ⭐
@nimcahaybeofficial1583
@nimcahaybeofficial1583 3 года назад
Kkkjkkkkkkkk
@kunkaron7840
@kunkaron7840 3 года назад
Wlhi qosolka iga dhamaday wlhi anoo dhamesan🤣🤣🤣🤣
@amalrooz1
@amalrooz1 4 месяца назад
Fadumiina is crying way ooynoosa maskiinta
@najiib8454
@najiib8454 3 года назад
Funny mama faadumiin 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@roodamohamed2551
@roodamohamed2551 3 года назад
Hhhhhh walhi sidan u qoslay waligey uma qoslin so badiya filimadan cml❤️❤️❤️
@najaxqurux7272
@najaxqurux7272 3 года назад
Walhi fadumina codkeda allaha u deyto wan jeclahy raaliya an ahy intey dhahyo ayan ku so ceshceshabayi heso bilaa music ah ku jeclahy runtiii nag dhiig leh walhi wan ku salmy
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 3 года назад
Wlhi qosolka iga dhamaday faadumiina yaab ayey leedahay
@shugrimg3439
@shugrimg3439 3 года назад
🤣🤣 wllhi saan u qoslayey waan daalay keep going mama nimca
@marianali9559
@marianali9559 3 года назад
Aniga xitaa guriga waa layga seexan waayey.
@umuayuubchannel4069
@umuayuubchannel4069 3 года назад
Fadmiini madaxaa allaah hakashubo saad iga qosol siisey wlh waa fuurey nimco heybi nasiibkaa aad qabtaa
@zooyaofficiall2612
@zooyaofficiall2612 3 года назад
Wlhi faadumo way masaeeroysaaa runtii nimco faadumiin paranki ku sameey wa ku tuugaa
@anisoabdisalam10anisoabdis99
@anisoabdisalam10anisoabdis99 3 года назад
Noo sobadoya abyo nimco wlh qaraaxo wye😀😄😁 deey aaa fadumiina umadena amahan
@hamdiqaalid5324
@hamdiqaalid5324 3 года назад
Majecli rawayadaha balse wan furey hhhhhhhh so boobsiiya mahadsanid faadumiino wan fuurey shiiqa say ugu so bodey
@khadijasaleh7131
@khadijasaleh7131 3 года назад
Masha Allah aad iyo aad Ayaan u qoslay fiican
@mohameddeeq3931
@mohameddeeq3931 3 года назад
Legend fadumiina waa ku wata
@maymunnorhassan1031
@maymunnorhassan1031 3 года назад
29:09 Admaa weli wax dhadhamisey kullaha ar fadumiinaa😂😂😂😂😂😂
@muriidicalifaqi25
@muriidicalifaqi25 3 года назад
Cadi ma ahaa
@inaaaraab9163
@inaaaraab9163 2 года назад
g!
@heemahsn2432
@heemahsn2432 3 года назад
kkkkkkkkk ar faadumiinaa anaaba wadnaha iga gooysi bee arla manoola walaahi hala wado mii 😂😂😂😂😍😍😍❤️
@mrjimceofficail6926
@mrjimceofficail6926 3 года назад
Yes ana ugu hor fiirsaday ku wataa sax iyo khaladba
@rowdaabdi4233
@rowdaabdi4233 3 года назад
Hooyo nimco noosoo badi
@ismailofficial2885
@ismailofficial2885 3 года назад
Alla waan fuuray ruwaayadahan cml noosobadi blz nimco cadey
@ليلهمحمد-ظ7ي
@ليلهمحمد-ظ7ي 3 года назад
ماشاءالله تبارك الله ❤😂😂😂🤣🤣🤣🌹
@fadumafany7662
@fadumafany7662 3 года назад
Kkkkkk majiften jifta nooh kkkk all fadumina wllh wan qoslay kkkkk
@anisashire9044
@anisashire9044 3 года назад
Hhhhhhhh maserka xanun waa wlhi wey iga qoslise faaymina
@somaliatiktok
@somaliatiktok 3 года назад
Mansha allah my queen 👸
@nimcoabdi8875
@nimcoabdi8875 3 года назад
Part2 plzzzz🙏🙏🙏wlh fadhumina funny waye😂😂😂
@ashaluuladoontiiallechunel7353
@ashaluuladoontiiallechunel7353 3 года назад
Fadumiina qosol igu dishey
@Team271
@Team271 3 года назад
Nimco heybe wan jeclhay xagen kala xariira big fans u ahay❤️❤️🥰🥰🥰
@ceynaanshexaajiabuukar9535
@ceynaanshexaajiabuukar9535 3 года назад
Alla saan ooga helay qosol idiley
@liiney3433
@liiney3433 3 года назад
Ar faadumini mid mahn
@hussenmohamed474
@hussenmohamed474 3 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣❤️❤️❤️ yooo Nimoo Wallahi I diedddddddddddd!!!
@abassrastaman9992
@abassrastaman9992 3 года назад
Please part2
@kumikumi224
@kumikumi224 3 года назад
Quruxlow atoraha 😂😂😂fadumina mely ku jirto qosal waku jira
@halimoaden1612
@halimoaden1612 Год назад
Maasha Allah
@kaafisocadey4072
@kaafisocadey4072 3 года назад
Walahi waan fuuray nimco heybe mugoo naag ninkeed kuu keentay run run ha uguursan😂😂😂😂😂😂😂😂
@boqoradisawaye7707
@boqoradisawaye7707 3 года назад
Hhhhhhhhhhh every second majifateen,hhhhh nimcooooo
@shahad2629
@shahad2629 3 года назад
fadumiina umadeena ma ahan waalaahi khosolki waa iga dhameysay
@sharmakeabdirizak6490
@sharmakeabdirizak6490 3 года назад
run ahaan maxamad iyo nimca barakalah wad isku qalantin ilahey calaf iskugu kina daro
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 года назад
Masha Allah tabrikllha 😂😂😂😂❤❤❤❤
@ziayusuf7361
@ziayusuf7361 3 года назад
🤣😂😂😂😂😂 Fadumiiiina waaa ifuuurisay🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂
@saxaneyare6701
@saxaneyare6701 3 года назад
Boqorada codka nimco haybe iyo boqorada majajilada fadumiina waan ku farxa markasta aragtidiina wllo noolaada nolol farxadle marwalba daawadi qalbiga tihiin muuqaladiina marka daawanayo mushkilado dhan waan illaawa walahi
@yusufabdulle5295
@yusufabdulle5295 3 года назад
Faadumiina alaleeya alaleeya shiikha dhulka wab qosol iguma harin 😂🤣
@muriidicalifaqi25
@muriidicalifaqi25 3 года назад
Ahahahahah faduminaa dadka farahaa indhaha haka gilinin heheheheheeh
@qaliladan765
@qaliladan765 3 года назад
Ruwayada part two uyeela fadumina Io nimco Io wiilkoow
@minacubeyd8010
@minacubeyd8010 3 года назад
Jiifta jiifta jiifta dhaqsad hosha bilaawa 🤣🤣🤣 funny fadumina
@user-rv5gn4gh4d
@user-rv5gn4gh4d 3 года назад
hhhhhh fadumina Riwayadeeda waan jeclaha saanaa
@berdilacshe6046
@berdilacshe6046 3 года назад
Hooyo faadumo miin inoo joogo masha fnnd adiga kaa fican wali somali fnn badanaa wey isla weyhiin adiga waa miya mamo alhaa ku xafido
@iishomaxmed2405
@iishomaxmed2405 3 года назад
Wa lahi wax a nuna ween ❤❤❤❤
@Siirmaqabe.
@Siirmaqabe. 3 года назад
Ar Fadhumina dib badhana wlh qosol ayan lafuure
@fatumacabdifaaraxfatuma4959
@fatumacabdifaaraxfatuma4959 3 года назад
Alaleya Alaleya ku lahaa shiiqii weey dardartay😍🤣🤣 waa ku wataa fadumina sami
@xalimomaxamedxaji8671
@xalimomaxamedxaji8671 3 года назад
Wwwwww wan qoslay love you guys
@foos7330
@foos7330 3 года назад
Ass asxaabta waalidiina ha cunsiinina markiid wax duubeysiin tartiib 👌👍🤣🤣🤣
@nuuraadan4465
@nuuraadan4465 3 года назад
Alah fadumiina kulah dad Wawen aya tihina bilawa hosha dhagsada cadi maahn ana sadaxdeda laisine adi ma dha dhaminin kulaha waxba aragna
@adoontiialekuxirneyd3938
@adoontiialekuxirneyd3938 3 года назад
Hhhhhhh kkkk wadaadkaaba iigu daran inteey dar dartey sal jugle utuurtey qosolbadanaa xush madii wadaadka xataa wey iloowdey wlhi feera haa ixanuuntey saan uqoslaayey faadmiino umadeena maaha
@caishacali2186
@caishacali2186 3 года назад
Aniga waa kasoo qalin jibiyey alaabtan kkkkkkkkkkkkk saan uqosley faadumiina caadi ahan
@simankeynaan5579
@simankeynaan5579 3 года назад
Kkkkk faadumomiino markeey shiikha lagdeeyso waan ku qoslay.... maseeyr ka sideey u jileeyso waa jilaa weeyn kkkkkkkkkkkk
@shukriyero8460
@shukriyero8460 3 года назад
Maashaallh
@maandeeqcabdicumar5020
@maandeeqcabdicumar5020 2 года назад
2 so sameya
@abdiali1741
@abdiali1741 3 года назад
Fadumina fani wlhi keep going
@somalihanolato741
@somalihanolato741 3 года назад
Weligay saan ma u qoslin fadimina ha ii goyso
@abdiazizmuxudiin2813
@abdiazizmuxudiin2813 3 года назад
Waaku taageeraa nimco abyo
@abdiraafacabdimajiid3996
@abdiraafacabdimajiid3996 3 года назад
Ma sha Allaah habaryartey nimco heebe noolow habo mcn
@bahjaahmed4527
@bahjaahmed4527 3 года назад
qosol iguma harin faadumiina waa funy
@ayushahiiraan8799
@ayushahiiraan8799 3 года назад
😂😂😂😂😂😂😂😂 wlhi ninkeyga naag ku daro macqul mahan
@king_xamiit8425
@king_xamiit8425 3 года назад
Fadumiina jaliin baa ku dha maaday qosol bee igu dishay
@zhaaficitalazam3215
@zhaaficitalazam3215 3 года назад
Nimco haybe nolosha kuma xumayso wllo guulayso waliga
@maxameddeeq3874
@maxameddeeq3874 2 года назад
Waa idin wataa nimco heybe iyo fadumina wlhi qosol waa isku celiwayey markey tiri howsha bilaaba hhhh
@safiashukrisafia5749
@safiashukrisafia5749 3 года назад
Qaladaak nosoo galiyo 😂😂😂😂 plz
@user-rl1nr7hb9q
@user-rl1nr7hb9q 3 года назад
Mashallha 😘😘😘🇸🇦❤️❤️
@king_xamiit8425
@king_xamiit8425 3 года назад
Mama nimco ohintaada dhabta iyo tan beenta tan dhabta ayat kuquruxsan tay
@luulaluula2237
@luulaluula2237 3 года назад
Masha allh 😂😂😂😂😂👌
Далее
Батя всех бургеров на 7000 ккал!
00:55
ДОМИК ДЛЯ БЕРЕМЕННОЙ БЕЛКИ #cat
00:38
Vibes in Ney York🗽❤️! #shorts
00:26
Просмотров 21 млн
LAKI HAJI IYO FAADUMIINA KULANKOODI KOOWAAD
33:49
Просмотров 223 тыс.
MARTIQAADKII SANADKA ILA DHAMAYSO VIDEO GAN
13:55
Просмотров 32 тыс.
NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA | GORAY PODCAST
2:57:07
FADUMIINA O WALASHEDA MUSLIMO QAASIN OO KA OOY SIISAY
9:23
SIXIREEY FULL MOVIE
2:46:34
Просмотров 266 тыс.
Батя всех бургеров на 7000 ккал!
00:55