Тёмный

KA HOR TAGA WAJI GAWOOW GA :MY ANTI AGING SKIN CARE ROUTINE; 

Xaas Iyo Hooyo Ali
Подписаться 117 тыс.
Просмотров 29 тыс.
50% 1

vitamin c suspension 30% in silicone
granactive retinoid 2%
hyaluronic Acid 2% +B5
Buffet
caffeine solution 5%+EGCG
100%organic cold-pressed Rose hip seed oil
Niacinamide 10%+zink 1%
Glycolic Acid 7% Toning solution
matrixly10%+HA
theordinary.co...

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 135   
@maryanabdi7007
@maryanabdi7007 4 года назад
Mashallah, I'll pray that Allah gives you even more strength. You're a good-hearted, hardworking and bright human being. I hope that the next generation of Somali women can be like you. You're someone to aspire to be. I love watching your videos.
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 4 года назад
omg, you are so sweet I want to hug you right now wlhi macanato , thank you for your kind words it gives me the strength to do what I do. uuumac aa ku siiyey
@shamsashiikh4360
@shamsashiikh4360 4 года назад
Wajiga iga qalan xiliga qaboowgaa biloowday shibbiska dheh waaba u baahnaay girl you My rock allways Love from Sweden ❤️❤️❤️
@deqaamin3212
@deqaamin3212 4 года назад
Mashaalaha xabiibti qeyr &barwaaqo alaha hakugu bishaareeyo adiga iyo reerkaada aamin yaarabi waxbadan baad inoo faaiideysy
@hannahassan9450
@hannahassan9450 4 года назад
Anti aging ayad wada weydineysan hadana kowsar ayad habo ku leedihiin kk wale any wey love you qali salaama
@yaasmiinaxmad6952
@yaasmiinaxmad6952 4 года назад
Hamda hassan habo markad utahy na walo adegsada tas yeka hospixin hhhh kaftanlee mahadsanid
@june6206
@june6206 4 года назад
anti aging bayna fahmayn badi doodu wax lasku cadeeyo uun bay koley u fahmeen
@iqraahmed8935
@iqraahmed8935 4 года назад
Abayo qolka sharaxada nala wadaag plz waan ka helay masha Allah
@xamdikoofi
@xamdikoofi 4 года назад
Mashalaah love your night routine I will definitely try caffeine solution 5 + egcg. And vitamins c.
@zuzuofficial8927
@zuzuofficial8927 4 года назад
🌹🌹❤❤❤Masha allah quruxey allah ku xiiftiyo 🌹🌹❤❤❤
@uniquehooyo
@uniquehooyo 4 года назад
😘👍👏😍 MashaAllah beautiful JzkaAllah for sharing
@shukriahmed3827
@shukriahmed3827 4 года назад
Abayo marhore wan kusalamaya,sual ayan raba inan kuwedeyo, aniga waxan hesta combination face sida dry iyo oil, Alxamdulilah waji wa smooth lakin cream kale an marsado wa mosture cream, please isheeg antiaginh fican oo combination ah,
@suubanabdi3720
@suubanabdi3720 4 года назад
Thanks walaalo ka soo hadal dadka aan marsan make up oona sansative ah cream fiican oo dabiici ah oona glow skin siinaayo ka soo hadal hadaad taqaano waalo
@aburahima
@aburahima 4 года назад
Suuban Abdi isoboqo iyo Subscribe ii saar
@xafsaali3651
@xafsaali3651 4 года назад
Masha alaah quruxley qalanjo luul kowsar cadey mahadsanid abayo alaha noka dayo nuur calaa nuur ❣❣❣❣❣👍👍👍👍👍😘😘😘😘😘😘😘
@fadumosalahabdullahi8171
@fadumosalahabdullahi8171 4 года назад
Mashallaha ❤️❤️❤️ mesha ka dalbanayo inno soo qoor xabibiti Adigo iga rali aha Qalii
@oumyloukman7645
@oumyloukman7645 4 года назад
Thank you sister routine night waa super also decoration yr rom
@njmelmi4708
@njmelmi4708 4 года назад
Mashallah sis your natural beauty. May allah mighty bless you & your family amen
@soyaabdi4862
@soyaabdi4862 4 года назад
mshlh xbty thank u cajiib queen videoyada soo badi wayahan waad yar cajistee we love u so need more video😍😘😘😘😍😍
@Sahan12341
@Sahan12341 4 года назад
Asc kawser walaashay waad mahadsantahay waad noo faa’iidaysay xabiibtii khayr badan Allaha ku siiyo Xabiibtii adoo raali ah ana waxaan kusiin talo xoogaa waan kaawaynahay waxaan ahay hooyo waaya arag ah xabiibtii waxaa kaa muuqdo daal badan. waxay ila tahay shaqadaa kugu badan waxaad tiri bishimahayga waa qaleel xabiibtii biyaha badso Iga raali noqo xabiibtii waa iga waano i love you 😘❤️
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 4 года назад
shukran qali love you 2 uumac
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 4 года назад
Kawsar habeenkii marso.retinol. Subihiina Vitamin c haysku darin subihii sun creams must.
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 4 года назад
habeen dhaaf aan u istimalaa waayo vitaminc waa 30% so nafaqadiisa habeenkii uu ku fiican yahay .. waxaa isticmalaa spf30 madaama uu qoroax badan jirin
@UmmJuwairiyah
@UmmJuwairiyah 4 года назад
Jazzakallah for sharing abayo Macaan. You are glowing Masha Allah😍❤️❤️❤️
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 4 года назад
aw thnx qali
@nimcoxasanlife8043
@nimcoxasanlife8043 4 года назад
Abaayo dhiiri galin fiican baa kaa helnaa jasaa akallaahu khayr ❤❤❤❤
@aminoali9878
@aminoali9878 4 года назад
manshaa alaaah abyo
@fatumaahmedmohamed458
@fatumaahmedmohamed458 4 года назад
Mashallh beautiful
@maryamruunmaxamud4514
@maryamruunmaxamud4514 4 года назад
Abayo kowsar maxa music ga oohinta u saaratay sidii marki Gerri dhacdo cml
@fardusaxasan1573
@fardusaxasan1573 4 года назад
Kkkkkkkkkk
@naemasaid5490
@naemasaid5490 4 года назад
.maasha Allah sister tabaraĺllaah
@munaabdi4436
@munaabdi4436 4 года назад
Masha allah qurux miiska waan ka helay😍😍
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 4 года назад
Ordinary company waa canadian Oo aa n qaali aheyn.. waxaa I shaqeeyey Hydronic acid rose hip .oil. And glycolic acid .Ta kale company waa inaad sadex shey marsataa habeenkii iyo subuxii.waa inaan 30 minutes u dhaxeeyaan kawsar serumka iyo cream iyo oil .
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 4 года назад
yeah i love this company ... aniga saa u sheegey skin kega sensitive ma ahan so I can get away with a lot of things lakiin glycolic acid 1-2 a week aan isticmala madama aan vitaminc iyo retinol aan isticmalo
@suubanabdi3720
@suubanabdi3720 4 года назад
Walaalo dadka dry face iyo sensative haysto ka soo hadal cream dabiici ah hadaad garanayso thanks
@mohamedgacal8686
@mohamedgacal8686 4 года назад
Abyo tan nabrahaa magaceda isoo qor iyo inta laga helo jarmalka joga
@nasraibrahim4637
@nasraibrahim4637 4 года назад
Maasha allah
@zoyaquruux1466
@zoyaquruux1466 4 года назад
Mansha allah your always glowing
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 4 года назад
Asc Xaas iyo hooyo, I like your viedows how ever plZ make it short . Thanks
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 4 года назад
Xageen kasoogadan karaa germany ayaan kula jogaa adigoo mahadsan ii soojawab waan ubahnaa
@aminadhere8875
@aminadhere8875 4 года назад
thank you qali badan
@bintkismayokitchen34
@bintkismayokitchen34 4 года назад
masha allah masha allah 😘😘❤️❤️ ❤️❤️
@kaltunabukar6222
@kaltunabukar6222 4 года назад
Plz share us your morning routine thanks
@sadiadagan3799
@sadiadagan3799 4 года назад
Hbo mcn waa ku salamay
@fathiyahashi807
@fathiyahashi807 4 года назад
mashallah love your night routine
@musaabdullahi3465
@musaabdullahi3465 4 года назад
MashaAllah abayo you're so beautiful MashaAllah
@Udgon
@Udgon 4 года назад
Mashaa allaah walaal khowthar ilaahay khayr haku siiyo ❤️❤️
@nawelfaysal4495
@nawelfaysal4495 4 года назад
Abyo saaid aaa wajiga ugu catowdy xaa kugu dhacy
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 4 года назад
waligey ba faji buuran ma leheen hihihihiihihi lakiin ma ogi maybe waa catoowey
@hamdiadem8760
@hamdiadem8760 4 года назад
Masha Allah hore usoco hppt
@ahmednasra7857
@ahmednasra7857 4 года назад
Asc abyo waxa raba in aan kula so xidhidho salidi ayn raba numbr kaga iso qor mahdsanid
@aminaahmed7359
@aminaahmed7359 4 года назад
Mashaa Allaah xabiibti xage kaso gadatay vitamin E ga nala wadaag mesha laga helo inshaa Allaah
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 4 года назад
haas aa soo dhigey vitamin c waaye qali
@dhoolabdi1
@dhoolabdi1 4 года назад
Masha allaah mahadsanid abaayo macaan 😍💝💝💕
@khadiijaqaali4417
@khadiijaqaali4417 4 года назад
Masha allaah
@Miskidagan
@Miskidagan 4 года назад
Masha Allah abaayo you're very beautiful also u get beautiful heart thank you for sharing your night routine may God bless you and your family love 😍😍😍
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 4 года назад
aaw thnx macanto amiin
@mohamedgacal8686
@mohamedgacal8686 4 года назад
Kowsar abyo nabari idhiby maxaan ka marsadaa
@sucaadmuhudiinmohamed5137
@sucaadmuhudiinmohamed5137 4 года назад
Guul iyo gobonimo alalha ku xafido xapipti❤💋❤❤💋💋❤❤❤🙏
@aminasheikh2481
@aminasheikh2481 4 года назад
Maashaa allaah mahadsanid abaayo
@laylamohamed1144
@laylamohamed1144 4 года назад
Kan haaraha ufican maxaa weye magicisa alaabta hoos aad ku soo qortay aan ka doortee codkaga wuu gaban yahay kawser Gacmaha vasilen mari marka aad wax dhaqayso golvis isticmaal
@shukrimahamud6648
@shukrimahamud6648 4 года назад
Masha
@Akp83366
@Akp83366 4 года назад
Kowsar abaayo is caateenti aawey noosoo celi winter ayaa la galay waa la balaartay 😃😃
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 года назад
GAWOOW MISE GABOOW . ARE YOU DERMATOLOGIST? WHAT QULIFIES YOU FOR THIS?
@hodanegal5724
@hodanegal5724 4 года назад
Mansha allah qurux walsha wanaka haleya ee halaken kahekay iso shega
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 4 года назад
hoos aa soo dhigey qali
@hodanegal5724
@hodanegal5724 4 года назад
Haye wallo ♥️♥️♥️ wada mahadsantahay
@geniabkow1657
@geniabkow1657 4 года назад
masha alah 👍👍👍👍
@rahmaahmed4317
@rahmaahmed4317 4 года назад
Hbo midpkaga wa nipa caadi mahan mnzh allh
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 4 года назад
aaw shukran habo
@rahmaahmed4317
@rahmaahmed4317 4 года назад
Haye hbo khayr badan ku rajeynaya wlh wan kugu cusbahay hadana isla cawan ka heley sad wax nagu shegshegeysid hada ka dip wan kula soconaya wax kazto so dhigto wan dawanaya si an ana kaga faido wan ku salamay hbo
@fardowsaahmed4617
@fardowsaahmed4617 4 года назад
abayo naya sinimayd midka aad dhahaysin oo nabaraha ufican nuguso dhawee pls
@nimcoxasanlife8043
@nimcoxasanlife8043 4 года назад
Maanshaa allaah tabaaraka llaah
@aburahima
@aburahima 4 года назад
nimco Xasan life isoboqo iyo Subscribe ii saar
@haniitahpihpi4533
@haniitahpihpi4533 4 года назад
Xaas iyo hooyo 30 sano hadan ka yarahay ma isticmaali karaaa
@abdikhafur1055
@abdikhafur1055 4 года назад
Kowsar abaayo pls camera da usoo dhawee marlabad nogu so celi ado magacyada kusoo dhaweynayo oo hadana xooga ku haynayo si aan ooga qaadano screen shot pls waana mahadsantaha qaali dumar wajigayga aad ayuu igadhintay walahi qabobahan iyo kanbaniga magaciisa pls aad ka iibsatid shukran
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 4 года назад
hoos aa soo dhigey qali
@fardowsaahmed4617
@fardowsaahmed4617 4 года назад
waxan kawadaa sodhawee ana kosoqor sida oo uqormayao
@abshiroomaar5541
@abshiroomaar5541 4 года назад
Asc kowsr setihin adiga iyo carurta tnx ok kenya nirobi ma laga helaa?
@umusaciidcaraaye3980
@umusaciidcaraaye3980 4 года назад
Abaayo kan nabraha maga ciisa maad iso qortid aado mahad san
@maxamuuda.zakariye4984
@maxamuuda.zakariye4984 4 года назад
Asc wll mcn waxn jogaa iswiserlaan wajigaygana gaduuleyahy wax kimikana mamarsado wana casahay marki horana dhibta urkaqaday mana igaharin ilahy amarki waxaan sameyana magaranaayo maxaad igu cawinkartaa alabtan mahelikaraa shirkada magaceda isoqor adoo mahadsan qali mase sameeyaa xbbti
@faadmamohamed7291
@faadmamohamed7291 4 года назад
Thank you kowsar first comment 😍👍
@bintkismayokitchen34
@bintkismayokitchen34 4 года назад
masha allah masha allah 😘😘❤️❤️ ❤️❤️
@jawahirhussein3279
@jawahirhussein3279 4 года назад
Asc abayo kowsar wakusalami
@quruxdumar7387
@quruxdumar7387 4 года назад
Abayo wajigyga saliid wye maistcmlikra kimiko maistcmlo
@qamarali7623
@qamarali7623 4 года назад
Abayo waxa raba salida madaxa intey kalasoxirira
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 4 года назад
( WhatsApp iagla so xiriira +4915203992768)
@hodandajan3668
@hodandajan3668 4 года назад
Wllo retinol may u tartaa skin ka plz
@pennyaa2
@pennyaa2 4 года назад
As salaamu alaikum sister can you do this in English?
@nawelfaysal4495
@nawelfaysal4495 4 года назад
Abyo intee ka helaa Kenya jogaa 🙏🏻iso jawb
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 4 года назад
maya qali mo ogi iney taalo
@hawohassan5487
@hawohassan5487 4 года назад
Abaayo idhaha hoos ka barbara maxaa uŕoon
@istarabdirahman3636
@istarabdirahman3636 4 года назад
Mahadsanid hbo 🥰
@aburahima
@aburahima 4 года назад
Istar koronto isoboqo iyo Subscribe ii saar
@munamosman6555
@munamosman6555 4 года назад
Xabiibti waan kusalamay maansha allaah illaahay hakuxifdiyo kawsar wall waxaa jidka igasoobaxay burooyin wajigana wayiga sogaleen balkasowaran waxa keena ama aan isaga biyo hadaad garatid
@aburahima
@aburahima 4 года назад
Munam Osman isoboqo iyo Subscribe ii saar
@rahmaahmed4317
@rahmaahmed4317 4 года назад
Mnzh allh
@زهورالربيع-ظ2ن
@زهورالربيع-ظ2ن 4 года назад
Kawsar walaalo wich age you recomond to start anti aging?thanks for sharing
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 4 года назад
30 qali
@زهورالربيع-ظ2ن
@زهورالربيع-ظ2ن 4 года назад
Mahadsanid qaali
@Xoia_Aisha
@Xoia_Aisha 4 года назад
The earlier the better abaayo after 25 you should start taking care of your skin
@maryanmaxamed9807
@maryanmaxamed9807 4 года назад
op,op kawtherita jabiiba waye alaaabtani
@luckyguulleed4050
@luckyguulleed4050 4 года назад
mba kuumarsanee make up kkkkk
@sucaadmuhudiinmohamed5137
@sucaadmuhudiinmohamed5137 4 года назад
M.a
@sitinaali5952
@sitinaali5952 4 года назад
Maanto where can we buy them
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 4 года назад
hoos aa soo dhigey qali
@hamdiadem8760
@hamdiadem8760 4 года назад
@raxmaali3516
@raxmaali3516 4 года назад
Xageee lagahela wlll dukaamada mise
@aburahima
@aburahima 4 года назад
Raxma Queen isoboqo iyo Subscribe ii saar
@ibadodumar7967
@ibadodumar7967 4 года назад
Asc walaalo retinoidka wajiga kaama gubin bilawga way gubtaa baan maqlee please soo jawaab mahadsanid
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 4 года назад
maya macanto . hadii aa tartiib u bilaawdid kuma gueyso ..asbuuc 1-2 jeer aa ku bilaawey kadib waa kordhiyey
@ibadodumar7967
@ibadodumar7967 4 года назад
Shukran xabibti
@dahabogalbeyte4155
@dahabogalbeyte4155 4 года назад
Aad ayu i anfacay barnamijkan
@faadmamohamed7291
@faadmamohamed7291 4 года назад
Abaayo magac yada hoos noo so dhig plz
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 4 года назад
HADA SOO QOREY KULI WEBSITE KA NEH WA SOO QOREY QALI
@yywvy7025
@yywvy7025 4 года назад
@@xaasiyohooyoali5130 💖💖💖
@istarabdirahman3636
@istarabdirahman3636 4 года назад
Anaa wllh kulaqaba faraha madow inta wxba dhaqin oo rugin Gloves na ma xirto 😢😢😢
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 4 года назад
hahaha gloves waaba iloowa ,anigoo biyo kuluul gacamaha kulu jira arkaa lol
@nezimz6794
@nezimz6794 4 года назад
@@xaasiyohooyoali5130 wlhy aniguba ma isticmaalo anigo shaqadi dhameyey ayaan is arkaa 🤣
@khadromohammed6874
@khadromohammed6874 4 года назад
Xbbti qaali waxan leyahy sensative skin i don't think ina isticmali karo kareemadan biyo cad bn ku dhaqa vesalina wan isticmala
@bintkismayokitchen34
@bintkismayokitchen34 4 года назад
masha allah masha allah 😘😘❤️❤️ ❤️❤️
@sucaadmuhudiinmohamed5137
@sucaadmuhudiinmohamed5137 4 года назад
Alalah ku sharfo
@shukrimahamud6648
@shukrimahamud6648 4 года назад
Abaayo
@sucaadmuhudiinmohamed5137
@sucaadmuhudiinmohamed5137 4 года назад
Xaas iyo hooyo ali
@xaawomacalin3113
@xaawomacalin3113 4 года назад
❣❣❣❣❣❣💗💝💋
@aburahima
@aburahima 4 года назад
Xaawo Macalin isoboqo iyo Subscribe ii saar
@hannahassan9450
@hannahassan9450 4 года назад
H
@saidaomar3222
@saidaomar3222 4 года назад
Baayo ila sooxarir numberkayga waan kuu reebay saliid baan codsaday september wali mahayo 613 879 2581
@sucaadmuhudiinmohamed5137
@sucaadmuhudiinmohamed5137 4 года назад
Wcs
@shukrihussein6664
@shukrihussein6664 4 года назад
Mashallah tawarakallah abayo nambarkaga rawa plz Deutschland joogaa
@shukrihussein6664
@shukrihussein6664 4 года назад
Wajiga nambarada kaso baxeen daloolada leh maxa kabaabin karo
Далее
Best Brown Lipsticks for Dark Skin
5:44
Просмотров 13 тыс.
When Goalkeepers Get Bored 🤯 #3
00:27
Просмотров 3 млн
TRENDNI BOMBASI💣🔥 LADA
00:28
Просмотров 695 тыс.
How Many Twins Can You Spot?
00:17
Просмотров 20 млн
🎙Пою РЕТРО Песни💃
3:05:57
Просмотров 1,3 млн
السر
24:40
Просмотров 100 тыс.
Shampoo kaa kaxaynaya jajabka iyo daadashada  timaha.
10:49
JERMALKA WAAN ISKAGA GUURA 😭😭😭
15:09
Просмотров 110 тыс.
When Goalkeepers Get Bored 🤯 #3
00:27
Просмотров 3 млн