Тёмный

KAABASH-KA SIDEE BAAD U ISTICMAASHAA? FAAIDOOYIN FARA BADAN AYAA KA BUUXA, CAAFIMAAD-KANA U FIICAN! 

ADIGA IS AHAAW
Подписаться 63 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

#adigaisahaaw

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 42   
@mariamabdi7041
@mariamabdi7041 Год назад
ManshaAllah abaayo Naciima jazakaAllahu khayran. Allah ha idin xafido adiga iyo qoyskaagaba Amiin Amiin yaa rabi
@Najmadhool
@Najmadhool Месяц назад
Jazakalah
@layladheman6534
@layladheman6534 Год назад
Mnsha allah ilaahay haku barakeeyo
@husseinmohamed6468
@husseinmohamed6468 Год назад
Masha allah Tabaaraka Waan fadhinaa Soo daah dhagaha Waan ku amaahineeynaa Waana sugilanahay Cilmiga kaa soo burqanaayo Illah kugu maneeystey. Barakalaah Masha allah
@fartunnur2656
@fartunnur2656 Год назад
Masha Allah ❤️ Alxmdulillah niciimo mahadsanid mcn bdneey illahey qeyr haku siiyo mcnto
@fatumobarkadle9098
@fatumobarkadle9098 Год назад
Manshaalah abaayo naciimo illaahay waxan kaaga baryaya aakharo fil jano aduunyo fil nimco waayo wax aad noo faaiidaysay wax la soo koobi karo ma ah❤❤❤thank you so much
@MaxamedMacalin-lh9rc
@MaxamedMacalin-lh9rc 3 месяца назад
Anslaatada iyo kaabshka ma mid waa wll😊
@user-cd8yc7mg2s
@user-cd8yc7mg2s 7 месяцев назад
Marshall allaah ale hakubarakaÿo cimga alaah ha kuu baraykyo
@jumlotv2756
@jumlotv2756 Год назад
Wcs m.a wll alaha kuxifdiyo wll waxaan kaacodsanaa inaad iisameyso lingi wll alaha kuxifdiyo abaayo alaha kudhooro 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@piixez7425
@piixez7425 Год назад
Masha alaah walaal jasakalau kheyr idal losameynauo sogele
@adanwali2030
@adanwali2030 Год назад
Hadan ku so biiray channel waad mahadsantahay keep going huno bulshada howl fcn ayaad uu heysa jazakalallah
@raxmoyusuf3134
@raxmoyusuf3134 Год назад
M.a allaah hakudhowro
@SucaadoAxmed-t6t
@SucaadoAxmed-t6t Год назад
Masha Allah
@maryanalimohamed1478
@maryanalimohamed1478 Год назад
Shukran xbbti
@umumanaalmustaf2294
@umumanaalmustaf2294 Год назад
sida hargeyso looga cuna xamar ma cunaa baad is dhihi anaa reer xamar ah oo jooga hageysa masha alaah
@xamdimaxamed2891
@xamdimaxamed2891 Год назад
Mash allh mama mahadsnid 🙏
@miskisudi4975
@miskisudi4975 4 месяца назад
MashaAllah
@نونومحمد-ر9ض
@نونومحمد-ر9ض Год назад
انا عجن مع الحوح طعم لذيذ صحي ممتاز خصوص اللي عندهم سكر كويسه عشانهم
@hafsalula9989
@hafsalula9989 Год назад
Waruuntaa habo anigaa isticmala m.a waye ❤❤❤❤❤❤❤
@shamsoyussuf9872
@shamsoyussuf9872 Год назад
‏السلام عليكم ورحمة الله وبركاته nacimo
@faadumocqaadir2265
@faadumocqaadir2265 Год назад
Asc wllal waxan maqlay dadka kilyaha dhag xanta kujiran uu udaranyahay maxaa kajiro shugran
@fatimaibrahim7757
@fatimaibrahim7757 9 месяцев назад
Asc habo waxan rabaa sida lo qamiriyo kabshaka ?
@aishalsmaan1929
@aishalsmaan1929 Год назад
Asc samiyeey waan ku salamay waxaan rabaa in aan kuwaydiiyo in aad kasoo hadasho Probiotics waxuu taro walashay ilahay kheer haku siiye
@hapoonsacdiyo9577
@hapoonsacdiyo9577 Год назад
Asc abayo labo maalin kahor ayaan caado kaqabeystey hadana maanta wey igu soolaabatey waana xanuun bey iguheysaa plz isojabab
@fadumomohamed4731
@fadumomohamed4731 Год назад
Wll sida loo isticmaalo sida huruuda soo kala saar waqtiyada hal mar laba mar
@farxiyoxuseen7158
@farxiyoxuseen7158 Год назад
Allah waa shiidanaa caloosha ifadhisa shugran xppti
@deqa868
@deqa868 Год назад
Jzlqeer abaayo❤️
@suusuusidruush3674
@suusuusidruush3674 Год назад
Asc naciima ana u horeyo caawa naimay ansalaatadana mad kasoo hali kartaa ⚘
@ummu.amiira8890
@ummu.amiira8890 Год назад
abaayo wey kasoo hadashay ansalaatada mar dhow ayey ahayd maba dheereyn, ee video yadi hore dib u fiiri
@suusuusidruush3674
@suusuusidruush3674 Год назад
@@ummu.amiira8890 Asc umu amiiraay aad bad u mahadsantahay wll waan raadinaa insha allah ,micnaha aniga ansalaatada ayan heli karaa saasaan u weydiyey shukran abayo 👍😍 naciimana ajar iyo xasanaat allaha siiyo masha allah
@shamsoyussuf9872
@shamsoyussuf9872 Год назад
8:56 8:56 ❤❤
@naciimaabdirahman4985
@naciimaabdirahman4985 Год назад
Igadaa wll tyrooth aanka qaadee😢
@ebyanudug1821
@ebyanudug1821 5 месяцев назад
Abyo yaa dhahay thyroid baa laga qaada
@NafisoAxmed-yo3tr
@NafisoAxmed-yo3tr 4 месяца назад
😮ma laga qadaah
@LakiCalanle
@LakiCalanle Месяц назад
Wu u daranyahay ban maqly thayrodka
@maxamedxusen7463
@maxamedxusen7463 8 месяцев назад
Kabashka ansalado miya
@shamsoyussuf9872
@shamsoyussuf9872 Год назад
8:36
@indhocabdi6553
@indhocabdi6553 Год назад
indaha xasasiy maxalasticmaala
@ifrahqaasimifrah3678
@ifrahqaasimifrah3678 Год назад
Niciima shugran qali lkn dadka qaar waxay leeyihiin teyrodka ayuu keenaa maxaa kajira illahay kaku barakeeyo
@ayaanhussein3753
@ayaanhussein3753 Год назад
Walahi aniga xita wa maqlay dadba xita idhahay dhaqatar ba igu yidhi waxu kena thayrotka cunaha
@farxiyoxuseen7158
@farxiyoxuseen7158 Год назад
Waligeyba ma cunin wuwna buxaa meshaa joogo
@xuriyosharaf7227
@xuriyosharaf7227 Год назад
qalka tufaaxa ka sohadl
Далее
Vibes in Ney York🗽❤️! #shorts
00:26
Просмотров 22 млн
Sida loo kariyo Kaabash
8:05
Просмотров 5 тыс.
CUDURKASTA DAWADIISA KA DAAWO MUUQALKAAN?!
20:42
Просмотров 43 тыс.
Vibes in Ney York🗽❤️! #shorts
00:26
Просмотров 22 млн