Тёмный
No video :(

KADIS AYEY IGU NOQOTAY WIIL SIIRIYAN AH OO CHANELKEYGA KU XIRAN || PART-2 PUBLIC VİDEO GIVE AWAY 

Nasra Abtidoon
Подписаться 927 тыс.
Просмотров 79 тыс.
50% 1

Cooking, decoration and beauty style channel
Please subscribe, like, share and comment
/ @nasra_abtidoon

Опубликовано:

 

29 фев 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 264   
@ABDIRISAK-b3o
@ABDIRISAK-b3o 5 месяцев назад
NABI MAXAMED صلي الله عليه وسلم wax uu ka jeclaa ma jirto isgoo àan ku arkiin inaad janada gasho si xisaab la'aan adigana nabiga inaad saligiisa aragtoo oo dhaafto waa kuu imaan yarii..
@kowtharmusa2995
@kowtharmusa2995 5 месяцев назад
عليه افضل الصلاة والسلام 😢❤
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 5 месяцев назад
Only team shamuure 😂 like 👍
@ikhyarali4189
@ikhyarali4189 5 месяцев назад
msha alh 😂😅😇
@cabdishakuuraxmedcabdishak7726
@cabdishakuuraxmedcabdishak7726 5 месяцев назад
Insha allah 😂
@user-bz8dg7mo8n
@user-bz8dg7mo8n 5 месяцев назад
Masha Allah ❤❤😊
@YuslimJeylaani-bc2ch
@YuslimJeylaani-bc2ch 5 месяцев назад
Insha Allah 😂
@Dalsanmedia2024
@Dalsanmedia2024 5 месяцев назад
Shamuurii taariq buu digtay Bal soomalaay ana ii tuura ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-l-ehA38m2FQ.htmlsi=Wd6WcM0fAv1FOKNz
@falisa576
@falisa576 5 месяцев назад
Masha Allaah tabarakallaah nasro Abtidoon waxa tahay gabar dadkedu Jecel yihiin ina abti Allaha ku xafido
@halilsamaleh3830
@halilsamaleh3830 5 месяцев назад
اللهم انصر اخواننا في فلسطين🤲🤲
@Siman.qalbi-lacka
@Siman.qalbi-lacka 5 месяцев назад
Amiiin yaarbi❤
@nuuradiincabdikariin-cj5ij
@nuuradiincabdikariin-cj5ij 5 месяцев назад
Anigu hadaan kasoo hor baxo waxaan ku dhihi lahaa sida walshy ayaan kuu jeclahay dhaqanka wanaagsan ayaad tusaale u tahay marwalbana in aad kasii wanaagsanaatid isku day ❤❤❤❤
@user-sj5fl4yw9h
@user-sj5fl4yw9h 5 месяцев назад
Masha allah nasra abtidoon hambalyo malayiin jeer 800k congratulations 🎉🎉🎉❤❤ insha allah one Milyan inad gartan ku rajaynaya sandkan inta uusan dhamaan insha allah
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 5 месяцев назад
Manshaallah congratulations nasro qurux 800k ka badana waa u qalanta coming soon million inshalah keep going xabibti ❤❤❤
@umuahmed2565
@umuahmed2565 5 месяцев назад
Ani ya somali I geyo qof ugu kowad ey qata ayan ahan laha madam an ahay tagero number one ❤ guleyso abayo ❤ give me one love
@Wadaniga.dahsoon
@Wadaniga.dahsoon 5 месяцев назад
MashaAllah Nasra hore usoco walal, hawlahaaga Allah hakuu fudeydiyo sln sare.
@user-wo8cu8xw8v
@user-wo8cu8xw8v 5 месяцев назад
MashaAllah abayo ❤❤ Congratulations 🎉🎉for 800k Nasray❤❤I'm tagero number one abayo ❤️💕
@doolafey9474
@doolafey9474 5 месяцев назад
Alh kuxifidiyo mcney
@rakiaabdisamed674
@rakiaabdisamed674 5 месяцев назад
Masha allah nasra wlhi dar illaahayban ku jecelahy mudo badana waan kugu xidhanahy chanalkaga alla haku xifdiyo ❤️from Hargeisa
@Iloveallah_523
@Iloveallah_523 5 месяцев назад
Mash allh sis keep going wallhi billahi you have a gold heart haadan somalia jog la haa waan jeclaan laha inaan hitaa Hal mar kula kulo wallhi billahi 😢❤ lakini Insha allh waan is arky doona Hal mar lee waxaan rawaa inaan wiji ka wiji kula kulo waan farxi doona wallhi you’re the best somalia chef 👩🏻‍🍳 wallhi cuntadaada aad iyo aad ayaa kaga hela I mean I love your recipe 😊
@hafsahassan5147
@hafsahassan5147 5 месяцев назад
Congregation for 800k subscribers 🎉🎉
@Dhiiragalin
@Dhiiragalin 5 месяцев назад
Guulayiso nasra abtidoon
@cuud_
@cuud_ 5 месяцев назад
Omg nasro xbbti congratulations for the 800k🎉👏🏼❤️❤️❤️
@doolafey9474
@doolafey9474 5 месяцев назад
ماشالله تبارك الرحمن
@rakiarakia1975
@rakiarakia1975 5 месяцев назад
Congratulations 800k Ka badan kuu rajanayaa wllzhay mcnto ❤🎉
@RayaanAbdirahman-rc9lx
@RayaanAbdirahman-rc9lx 5 месяцев назад
Nasra qofki ugu horeyay oo somali ah barnaamij kaan sameeya ayaa tahay abaayo m.a ilahey wax ka qee badan haku siiyo ❤❤❤❤❤❤
@cadareymohamed8109
@cadareymohamed8109 5 месяцев назад
Msha ALLAH abyo nasra horey usoco lajecley qurux ALLh yaxfadak
@ahmeyibrahim7536
@ahmeyibrahim7536 5 месяцев назад
Masha Allah.may we all meet in the paradise
@nahawi1479
@nahawi1479 5 месяцев назад
Nasro ,aniguna waan kuu saaray ka dib markaan daawadey Dadka Aad lacagta siineyso Anigoo Weliba Qurbaha ku nool. Maansha Allah.
@maryanmaxamuud3228
@maryanmaxamuud3228 5 месяцев назад
Mash allah xabiibti ❤ kkkk xagee joogtaa an kusoo raadshee nasraay❤
@AbubakarMohamed-ro1qv
@AbubakarMohamed-ro1qv 5 месяцев назад
Nasriyeey guuleeyso abaayo anaga waankuusaarney lacagna makaarabno
@HabibaYussuf-on8dn
@HabibaYussuf-on8dn 5 месяцев назад
Mashaallah abayo keep going xapipti 🥰🥰🥰
@sihaamiftiinmuxamed5676
@sihaamiftiinmuxamed5676 5 месяцев назад
Masha Allh wilka labad waa qof Allh kuxiran ❤
@aminakhadar581
@aminakhadar581 5 месяцев назад
MashaAllah tabarakaAllah ❤️❤️❤️
@abdiaziizabtidoon5140
@abdiaziizabtidoon5140 5 месяцев назад
Mother of cooking
@Mccsoma
@Mccsoma 5 месяцев назад
Nasra Abtidon wiilka yarkaa suriyaanka ah Telephon u iibi hadii aad awoodo ku caawi ❤
@RayaanAbdirahman-rc9lx
@RayaanAbdirahman-rc9lx 5 месяцев назад
Barnaamij kaan soo badi ama bishii 2 mar qabo ❤❤❤❤
@user-dc5sc2qg7y
@user-dc5sc2qg7y 5 месяцев назад
Nasra abtidon shaqsi qiimo io qadarin bulshada ku dhex leh keep going sister ❤
@user-jm7oz9nb3g
@user-jm7oz9nb3g 5 месяцев назад
Guulayiso nasra abtidoon waan ku tageera abayo❤😢😮
@user-ke3wo3zf6k
@user-ke3wo3zf6k 4 месяца назад
Nasroy abaayo waan ku tageera ee Maa dharka eid ee gadidi
@hassanoscarlyrics4792
@hassanoscarlyrics4792 5 месяцев назад
5:14 hawar gidir qofki eh inee xishoon aa noosheegte rer Blu Make up 😂😂😂😂
@user-iy8fv3qn6j
@user-iy8fv3qn6j 5 месяцев назад
One million soon insha allh 🎉❤
@user-nj9lf6xo3o
@user-nj9lf6xo3o 5 месяцев назад
ماشاء الله تبارك 😊😊😊😮😮😮❤❤❤❤
@user-sz9ev8xg1d
@user-sz9ev8xg1d 5 месяцев назад
Garowe ayaan kaala socdaa abaayo guulayso walaashay
@raxmomaxamed6848
@raxmomaxamed6848 5 месяцев назад
Masha allh nasro kun karon
@umud2451
@umud2451 5 месяцев назад
Walashay tageeradaada bulshadaada waan kufaraxsanahay malin waan kulmidoonaa❤❤❤❤❤❤❤
@umumucaad6196
@umumucaad6196 5 месяцев назад
Wiilkayar wadkafarxisy wallahi
@farxiyocamey1890
@farxiyocamey1890 5 месяцев назад
❤❤❤ one love hooyo mcn darted❤❤
@fartuunahmedsaafi6016
@fartuunahmedsaafi6016 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤m.a xafidulaah wllshy qaali Nasra Abtidoon keep going marlabad xafidulaah Abayo mcn ❤
@user-pk8pf8xv9h
@user-pk8pf8xv9h 5 месяцев назад
Somalidu waxba iskuma ogola had ayeey ka sodab sameenay sakaxdan iyo figradan inta mashallah
@user-cd2dw9lr1j
@user-cd2dw9lr1j 5 месяцев назад
Keep going my sister from baydhbo ❤❤❤❤
@Umu-ibtizaam
@Umu-ibtizaam 5 месяцев назад
Iso booqda wllyal❤
@suleeqacumar3967
@suleeqacumar3967 5 месяцев назад
Masha alaah walaashey waa ka farxiday funskaaga lakiin ani ma kula kulmin lakiin waan rajenayaa inaan kula kulmo maalin insha alaah ee horay u soco waxaana ka mid ahay dadka ku taageera waliba waqti dheer kula socda ❤❤❤❤❤ waana ku salaamayaa my queen 🫅
@xafsafaysal227
@xafsafaysal227 5 месяцев назад
Nasro abayo hadan joogilaha muqisho wan ku so radilaha inbadan ayan tageero ku aha RU-vid kaga ilaala 5 sano markasto oo aan mobele qaato wan kula socda Alle ayan ka baryaya in aan is aragno i.n maruun abaayo wxan jooga hargaysa Alle haku xifdiyo aduun iyo akhiroba adiga iyo hooyada xaajigaga and carurtada
@alirevisionclass
@alirevisionclass 5 месяцев назад
5$ lacag mahane, wax fican ma dadka sisid, at least 100$ each.
@user-uc6wb6xq8k
@user-uc6wb6xq8k 5 месяцев назад
Thanks ❤❤❤❤❤
@MUUQAL251
@MUUQAL251 5 месяцев назад
Aniga waad i musuqday nasra hablee kaa sugaayay waxaan barnaamika uga soo guulaystay😂😊
@hamdihasan4743
@hamdihasan4743 5 месяцев назад
Ar anaga u xaq leh oo Sanado badan nosaaranyahy pagyadadan dhan oo kuxeranahay
@suleimanabdi2573
@suleimanabdi2573 5 месяцев назад
Nastay wankuwata Masha Allah abayo
@hamdihasan4743
@hamdihasan4743 5 месяцев назад
Maasha Allah hampalyo 800k hore Mar wacan
@KingAkwadani-fu4pq
@KingAkwadani-fu4pq 5 месяцев назад
team shamuuri😂 is not easy ilke❤
@amnahaji1769
@amnahaji1769 5 месяцев назад
Nasro Abaayo anagana mad nasisid
@Raho339
@Raho339 5 месяцев назад
Maansha Allaah Tabaarakallaah ALLAAHU AKBAR☝️ Scw Scw Scw❣️❣️❣️
@Dalsanmedia2024
@Dalsanmedia2024 5 месяцев назад
Sidan uu ninkan sameeyay aya sax ah Halkan ka daawo Dalsan media 2024
@hijrayusuf9997
@hijrayusuf9997 5 месяцев назад
Anaka dhan wa ka qabna wana Istahisha subscribe ka oo dhan sis. We are proud of you. Soon you will be international Chef. Insha Allah.❤❤
@Aaminashariif7
@Aaminashariif7 5 месяцев назад
Masha allah wll sifican sameyse ❤❤
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 5 месяцев назад
Habalyo Abaayo 800k masha Allah❤❤❤❤❤
@HOOYOFATUSHHASSAN
@HOOYOFATUSHHASSAN 5 месяцев назад
MashaAllah Nasra ❤❤❤ what about mee
@user-vs3tv6ml5r
@user-vs3tv6ml5r 5 месяцев назад
Masha nasro ada kujeclahay ❤
@user-zi4oe1hz9u
@user-zi4oe1hz9u 5 месяцев назад
Hanbaliyo nasra 🎉🎉🎉🎉
@NajmoMaxamad-mm3hd
@NajmoMaxamad-mm3hd 5 месяцев назад
Aniga na iso dir lacagta abaayo
@abdulqadirabdiaziz7426
@abdulqadirabdiaziz7426 5 месяцев назад
Shaxaad ba laga caraya evc
@canabbintualbakrimayo4054
@canabbintualbakrimayo4054 5 месяцев назад
ماشاءالله
@SafiyaahmedMohamed-wh3ho
@SafiyaahmedMohamed-wh3ho 5 месяцев назад
Shan dollar lacag miyaa baqiil
@alirevisionclass
@alirevisionclass 5 месяцев назад
5$ lacag mahane, wax fican ma dadka sisid, at least 100$
@Zo__ya722
@Zo__ya722 5 месяцев назад
Anaga kuma jirno miyaa nasra shid baa nahaye 😂❤
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 5 месяцев назад
Nasro abti don ana wan rabaa lckta 😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-do4zp5xy3p
@user-do4zp5xy3p 5 месяцев назад
Dadka ii fisii wexee udooranayan lambarka eerawan ine helan😂😂
@iftihaanapthikaniiftihaana5852
@iftihaanapthikaniiftihaana5852 5 месяцев назад
From Somaliland 👋nasra abtidoon
@fantasticmedia1207
@fantasticmedia1207 5 месяцев назад
Midka gabadha wata kulahaa nin hg ku dhalay asaa xishoonee war sxbow hg ma xishooto miyaa xishootka allaaa bixoya ee wax qabiil ku xiran maahan
@user-hy7xv8fy8n
@user-hy7xv8fy8n 5 месяцев назад
Asc abyo nasra yutobk wd kasaxati here u soco
@user-vh8ee5cx9z
@user-vh8ee5cx9z 5 месяцев назад
Mashaa allh abaayo allh kuxafido abaayo tedakale waakuu baahanahey eexagee kaalasoo xariiraa
@user-cd9wy9dt7g
@user-cd9wy9dt7g 5 месяцев назад
Waaw Habalyo Nasro Abtidoon
@user-zw9gl3qg7i
@user-zw9gl3qg7i 5 месяцев назад
Nasraay mar hore kuu saaray 5$ kugu leeyahay iso dir 😂❤
@nazriin2332
@nazriin2332 5 месяцев назад
Nasroy abyo lacagta maad wax iga siiisid 😢
@hamdimohamed2240
@hamdimohamed2240 5 месяцев назад
Hambaliyo walasheyda nasro 800k🎉🎉🎉🎉🎉
@Ilyaas_Totti
@Ilyaas_Totti 5 месяцев назад
Guulayso wll nasra abtidoon 🎉❤kawaran anigaa laascaanood jooga ayaan kugu xirnaa ilaa bilowgii ilaa hada
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 5 месяцев назад
800k ❤🎉❤🎉❤🎉
@user-ix4zg7nq6y
@user-ix4zg7nq6y 5 месяцев назад
Keep Going Sister
@Shamuuri_official393
@Shamuuri_official393 5 месяцев назад
Dadka ha qiima dilin 5$ intaa siin lahed u mahad celi mise lacag fcn side ileen bishii daawashadoda Aya wax ku heshaa aniga ahan waxba kaama rabo lacagteena gaalo xita wey qadataa adiga ka qimo bdn walashey ahne marka xiga hadiyad aan la arken waxa ku jirto sii
@NadarDahir
@NadarDahir 5 месяцев назад
Nasroy 1day wa kulmi doona tageera kuu ahy i.a
@mahameddiini6662
@mahameddiini6662 5 месяцев назад
Anaga waan kugu xidhanahay oo kjigjiga yaan kaa daawadaa ee mxd noo haysaa
@umumucaad6196
@umumucaad6196 5 месяцев назад
Mashallah
@Bahjabilan23
@Bahjabilan23 5 месяцев назад
Awww Hanblyo 800k Dumaashi ka badan ku Rajeeynaya❤🎉
@AbdiwahaabXaajiahmed-nt5bt
@AbdiwahaabXaajiahmed-nt5bt 5 месяцев назад
Nasro abayo waxmakuwaydiinkaraaaaaa
@user-ds9rz1nt8c
@user-ds9rz1nt8c 5 месяцев назад
Abaayo bilaash Ayan kugu sareye isoo dir5😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 5 месяцев назад
Hamplyo apyo hormrkga wa ifrxd coming soon 1M subscribers insha allah 🎉❤
@user-nc8sg1vt9g
@user-nc8sg1vt9g 5 месяцев назад
Wax Badan Alle Swt Hakuu Dhiibo Walashey❤❤❤❤
@duniyakordahab
@duniyakordahab 5 месяцев назад
800k hambalyo Hambalyo 🎉🎉🎉🎉🎉 farxda ayaa ku qebsaday ❤❤❤ qalbiyan🎉🎉🎉
@user-mx1jc9ts7m
@user-mx1jc9ts7m 5 месяцев назад
Masha Allah my sister nasra qurux waa ugu xiranhy 2018 ilaa hda
@faizamohamedabdi2847
@faizamohamedabdi2847 5 месяцев назад
Nasro abtidoon saaxiibey noosoodir lacagteena dee maxaa sugee😂😂😂❤
@user-ot3xs7cg8u
@user-ot3xs7cg8u 5 месяцев назад
Mansha aaallh wllshy Nasra abtidoon hambalyo hambalyo ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@waririhaji8983
@waririhaji8983 5 месяцев назад
Nasra Abtidoon bashqadan waa daalisay maskiinta
@saedabdilahi2569
@saedabdilahi2569 5 месяцев назад
Mzha allah
@FadxiyaDaahir-mh8cl
@FadxiyaDaahir-mh8cl 5 месяцев назад
Congratulations 🎉🎉🎉🎉
@user-pl1ir9lp6q
@user-pl1ir9lp6q 5 месяцев назад
Congratulation 800k Nasra caday
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 5 месяцев назад
Alla maxan ka yabay imika dadkan ay waraysanaysay oo dhan wey ka ilduuftay kulaha wiil suuriyaan oo chanalkayka daawada 😮 Hal qof ayay ka dhigaysaa wax wayn subxanallaah Intaa ay inama somali waraysatay ma aragto Aniga inantan aad u tageri jiray lkn somali u tahy ajaanib jacayl subxanallaah imika zuriyaankaazi somalida siday u yasan ma Malin kartid 😢
@kralicececek2129
@kralicececek2129 5 месяцев назад
Walasheyda qaliga ehedey xuman ha ufahmin oo xaga wanaga u firi Yacni wilka yari asoo ajanabi ah oo hadane iyada daawado xooga qarib la noqotey sas waye abayo waxkale mahan
@cookingrecipes5534
@cookingrecipes5534 5 месяцев назад
Habargidiraa ku dhalee see u xishoonee muu ku dhahay ninku gabadha yar 😅😅😅
Далее
Sevinch Ismoilova - Xayollarim 18-Avgust 19:00 Premera
00:19
HANI ~ SIDA AY ISKU BEDESHAY NOLOSHEDA KADIB QISADEYDA
31:25
MW XASAN SHIIKH MA TAGI KARAA XAAFADIHIISA (4227)
40:56
WARJIRO MOOG IYO WALAALAHA OO IGU GOOBTE
17:42
Просмотров 151 тыс.