Тёмный
No video :(

Kaftanka Siyaasada 499 oo aad u xiisabadan 

SOMALI AMERICAN TV
Подписаться 223 тыс.
Просмотров 66 тыс.
50% 1

Kaftanka Siyaasada 499 oo aad u xiisabadan

Опубликовано:

 

29 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 175   
@Shihaab464
@Shihaab464 2 месяца назад
Ascw Cali haraare iyo Yassin ducaaale Waan idhin salamay fadlan Switzerland 🇨🇭 aaan ku noolahy sideen u heli karaa Saliida zeynuna thanks 🙏
@Wadani924
@Wadani924 2 месяца назад
Siyaad Barre (AUH) waxaa Reer Somaliland ku dhaliilaan "kelitalisnimo", markaa Muuse Biixi waxa uu sameeyaa waa maxay, ma xorriyad iyo furfurnaan baa?
@asiyaberger7719
@asiyaberger7719 2 месяца назад
Siyaad B. baa kan dhaamey boqolkiiba boqol. Allah how naxariistee. From Garxajis.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 месяца назад
Maxamed Siyaad Bare Waxa loo haysto waxaa u badan Nacayb Qabiil Xaqa Allaha u hiiliyo
@fahm3d88
@fahm3d88 2 месяца назад
Kołatka siyaad dalka iyo dadkana wax buu uqabtay la taabankaro khayr kadambeeyay soomaali ma arag aan ahayn shacab lakala qoqobay iyo qabyaalad aan istaagayn iyo caalamkoo aan katuugsano qoxootinimo
@musemohamoud2429
@musemohamoud2429 2 месяца назад
Xasan shiikh kitaabkii ilaahay ee uu ku dhaartay ha qabto insha alah ilaahay idankii 😢
@asiyaberger7719
@asiyaberger7719 2 месяца назад
Allahuma Amiin ya Rab.🤲
@abdisalanahmed3579
@abdisalanahmed3579 2 месяца назад
marewalba uu kitabka qabto wa mar uu nasii dhibo ee hanuun ugu duce
@user-ce1vg7kp2l
@user-ce1vg7kp2l 2 месяца назад
A Harare yassin❤❤❤❤❤❤
@abdulfatah4359
@abdulfatah4359 2 месяца назад
😂😂😂😂 Yasin walahi waa funny maalinkasta wuu samaynayay ku lahaa
@shamsodaahir8098
@shamsodaahir8098 2 месяца назад
Asc cali aboowe maxaad nooga soo qaaday sidii xayawaan bahaahin ah ma nagaa xiliya qaasa dhalna yaan lays AFLAGAADEEN
@alijama6723
@alijama6723 2 месяца назад
Cali iyo yaasiin waa idin salaamay cali waa weriye gar yaqaana oo galkeeda dhiga kaftan kuna inoofuran waynoo laxaxa ha kore
@SuperExcuse
@SuperExcuse 2 месяца назад
Kaftanka siyaasada maanta Hargeisa aad ku dheeraatin ariinkooda 😅
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 2 месяца назад
Yasiin ducale wa ku salamaya Timahaga wa in lagu so bera turkiya 🎉🎉🎉🎉🎉 Mahadsanidiin
@user-ij4hc1yv4r
@user-ij4hc1yv4r 2 месяца назад
Somali american tv lasoo dhaqsada barnaamijka aniga kenya jooga xili danbe noo tahay ee lasoo dhaqsada
@bayaxowaaran2176
@bayaxowaaran2176 2 месяца назад
Ali harare iyi yaasin waan idin SLM soo badiya kaftanka😅
@superfun1819
@superfun1819 2 месяца назад
Intaa Somalia dhiibaysa allaha dhiibo 😢
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 2 месяца назад
Wallee Barnaamijka Kaftanka Siyaasada Sikasta Oo Caajis Ii Hayo Marka Aan Dhageeysto Baan Fax Iraahdaa. Rugcadaa Cali Xaraare Iyo Oday Yaasiin Thank you so much
@Axidig
@Axidig 2 месяца назад
Odaygaan waa funny fadlan bar gaara usameeya 😅😅
@ashamohamed9299
@ashamohamed9299 2 месяца назад
Yaasiin hore ma xaga xuuska 😂😂😂 he’s loughing for nothing 😂
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 2 месяца назад
Siyasi Cumar dool saw mawato sharci diblomasy ah. Muu diido sidii uu fahad yaasiin u diiday sirdoonkii jabuuti
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 2 месяца назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته الاخوة علي حراري وياسين دعالي المحترمين
@mahamedwali8730
@mahamedwali8730 2 месяца назад
Ali harare Sxb Waan idin salaamay Aad baan uxioseeyaa Barnaanugkaa
@Mascud431
@Mascud431 2 месяца назад
Aliyow Bilo kahor waxaad noo sheegtey bay Cadeysay Kaftanka siyaasada waad Mahadsantihii 100% Lkn Barnaamijka waa yara Daahaa inkastey fiicantahey wacka adoo Xiisa u qaba inuu yimaado lkn Dagdag baan jeclaan laheyn
@husseinismail8919
@husseinismail8919 2 месяца назад
WAAW YAASIIN TIMO DHEERE MAGACAA ANAA KU BIXIYEY
@abdillahiahmed6963
@abdillahiahmed6963 2 месяца назад
Wan idin salamay dhaman bahda somali american tv
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 2 месяца назад
Hooyadiis isagaa u soo jiiday markii oday faysal ka cabsaday baa rabi ku salad oday aan cabsaneyn
@maymuunafaarax117
@maymuunafaarax117 2 месяца назад
Subxaana Allaah sanduuq u dhiga $1 oo la soomaali kasta oo arka waa ku ridayaa
@alijama6723
@alijama6723 2 месяца назад
Hooyo cay maleh laakiin waxay tiri cay geel jire Alloow hayva qadin
@SaladDahirabukar
@SaladDahirabukar 2 месяца назад
Ali xaraare waxa qaato ka taga ahay xayiisinta dub u dhig barnamijka horay u gal plz
@Adamhagler
@Adamhagler 2 месяца назад
Waa suldaan lagu khasaaray, isagoo dhagax tuuraya ayay so dubren si fiican ba loo bahdilay 🤣😂
@khadragelle7801
@khadragelle7801 2 месяца назад
Iidoor way ku wardiyaan cayda hooyada waxkaleba iskuma caayaan
@hersigeidi2681
@hersigeidi2681 2 месяца назад
#Yaasiin #Ducaale la'aantii Kaftanka Siyaasadu waa madhax wlahi
@wiilkagarxajiisstate6872
@wiilkagarxajiisstate6872 2 месяца назад
Hargaysa waxay noqotay gudaafad sacad muuse,,, magaalo haduu qabiil ku xoog bato bilaa quality ayay noqata
@ahmedmo5495
@ahmedmo5495 2 месяца назад
Sida ugu macquulsan ayaa sacad muuse wali umamulayaan wadanka😂😂😂😂
@FjTi-wn3qm
@FjTi-wn3qm 2 месяца назад
Qiiq Qiiq 🤣🤣
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 2 месяца назад
Every trip mr hassan gurugurte 400 ,000 USD Buu sahay safar u qaata😂
@mahamedwali8730
@mahamedwali8730 2 месяца назад
Ali haraare Sxb Ha u joojin dadka cuqdada qaba Caradii kudhinta dheh Keep going sir
@fatimanour9793
@fatimanour9793 2 месяца назад
Labada Horgal Ee Iidoor Unaageeya 😂wa Labadaan
@sheqsadeq9987
@sheqsadeq9987 2 месяца назад
Naa isku xishoo
@AbwaanNurdiin-vx5xg
@AbwaanNurdiin-vx5xg 2 месяца назад
Marka la oranayo suldaanka guud ee S/land ma waxaa laga wadaa, Suldaanka beesha Isaaq.
@june6206
@june6206 2 месяца назад
Ha
@hamse.daud1
@hamse.daud1 2 месяца назад
Garxajis waa dulqaad midhan ❤
@user-xg8cg5hz8k
@user-xg8cg5hz8k 2 месяца назад
War caliyaw odaygii yaasin tima Wayne baad keentay manta😂😂😂😂😂😂
@kaissasgaas695
@kaissasgaas695 2 месяца назад
Xasan guurguurte yuu horta U shaqeeyaa
@mahdiosman3249
@mahdiosman3249 2 месяца назад
Xaadir macalin salama
@hassankossar181
@hassankossar181 2 месяца назад
Hahahaha caliyow saliida saani u xayaysii oo xitaa yaasiin way kuu soo saaraysaa dhe😂😂😂
@aliderie4978
@aliderie4978 2 месяца назад
Abtiyaashey allaah noolaada warkadade sideelaedahsaliida xagad marineysaa hhhhhhhhhhhhhhh❤ all
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 месяца назад
Kkkkkk ismail maxaa tiri,wadanka wuxuu la hormari la,yaha,ileen waa wadan lagu duulay
@nasiyeofficialchannel8026
@nasiyeofficialchannel8026 2 месяца назад
Mar hore ayaad sheegtay ali arinta fowsiyo weyna soo baxday
@somaliweenguule3381
@somaliweenguule3381 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-hu9nv8bp4d
@user-hu9nv8bp4d 2 месяца назад
Cali wan kusalameyi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@OmarMohamed-zq7us
@OmarMohamed-zq7us 2 месяца назад
kuwagani waa garac walhi 😂😂😂😂😂 way iga qosliyaan walhi😂😂😂😂😊
@user-ju5kq8og6s
@user-ju5kq8og6s 2 месяца назад
Asc. Anuu horta waxan kayabanahay. Waxani. Sanad walba way dhacaane. Maan laga waantoobayn. Mida kale. Daalo. Waa Tuugo. Dadkana. Aiyagoo og . Ayy wax walba iska dhayal sadaan. Marka layidhaa xajka latagayaaa. Umadani waa umad dhiban. Ilaahay ayaa . Umaqan
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip 2 месяца назад
Warsangali falanqo waa ku heystaa barnamijkina kkkkkkk aadan baa ku salaam yaasin duaale
@AbdikarinMuuse-tn1xv
@AbdikarinMuuse-tn1xv 2 месяца назад
Waa qosal maagadiga kale isbitaal kasameeyaan
@abshirfaarax2420
@abshirfaarax2420 2 месяца назад
Waa layaab taasi
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 2 месяца назад
War odaga xasan shiikh ah safarada waa lugu sixray waxaan safar caadiya ma ah waa waali caadiya
@mahadahmed1909
@mahadahmed1909 2 месяца назад
Caliow muse biixi sowkii faysal Ali waraabe hooyadii caayay
@hashimkhlida4769
@hashimkhlida4769 2 месяца назад
Dr xasan sheekh miya kenya 9 tagay been ayad kashegten midaas
@halac9058
@halac9058 2 месяца назад
Yaasiin markaad timaado hargaysa waxa lagugu qabsanayaa qosolka
@TedyCqadir
@TedyCqadir 2 месяца назад
Yasin xage jiray 4:36
@AdenBare-by2xi
@AdenBare-by2xi 2 месяца назад
Ali Harare iskajir adiga isku imaanin Hargeisa waliga.
@lovelast2
@lovelast2 2 месяца назад
How much do they charge you?
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 2 месяца назад
Soomaalidu taytallka ay sitaan midmacnoleh maahee. Waa iga dheh
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb 2 месяца назад
Alloow sahal amuuraha
@yusufabdiismael5934
@yusufabdiismael5934 2 месяца назад
War saliidan wadanka somaaliya masoo gaartey?
@abdiwahab3785
@abdiwahab3785 2 месяца назад
Xaraare wan kusalaamay
@umashapeel
@umashapeel 2 месяца назад
Waa M mooryaan ah😅😅
@hawaismail1588
@hawaismail1588 2 месяца назад
Eeraboorka Hargesa pick up boy hargeesa waa 85 jiir oo 5$ you have to bay waa in aad 5 dolar baabixiin waa sheeko Bixii 5 dooler waa bixii oo odega shatigiisa ugudhegentehey oo hadaaden boorso wadatid iyo hadaaden wadanba 5 doler waxaan is dhay waxaa odeygaan heerbadiyaha ah inuu shaqeyo ba maha ahaan oo hargeesa benshuna ma jiro heer badiye benshuun ma galaan.
@user-tu5rs5pq2o
@user-tu5rs5pq2o 2 месяца назад
Isga iyo madaxwayn waa iska kiis
@nasroali3279
@nasroali3279 2 месяца назад
Kaftan xaalaala
@superfun1819
@superfun1819 2 месяца назад
Isàaq 😊dad ceebeysan ila 1994. Faratoon mataalo Sool Sanaag. Somalia 🇸🇴 hanolaato 🇩🇯
@homeh3455
@homeh3455 2 месяца назад
Xasan sh waa dal xaraashe
@ahmedmo5495
@ahmedmo5495 2 месяца назад
Cali update kadhig tv ga wararkii lamaqlay ayuunbaad keenaysaane, talo
@june6206
@june6206 2 месяца назад
Ma Kerniel wuu falan qeya
@AbdiGuled-qd4vi
@AbdiGuled-qd4vi 2 месяца назад
Yasmin ducale😂in the house hadan cali ku dhagaysan karna
@goojacade4325
@goojacade4325 2 месяца назад
Saliida waxtarkeeda madaxa yaasiin ducaale ayaan ka eegi doonaa kadib ayaan soo dalban insha allah 😅😅😅😅
@zulfafara3919
@zulfafara3919 2 месяца назад
❤❤❤🎉🎉🎉
@sheermoosamoosa2370
@sheermoosamoosa2370 2 месяца назад
Waxaad ilodey japan
@abdinurmuse6147
@abdinurmuse6147 2 месяца назад
Asc mudane Ali saliida haddi ay timaha soo saarto yaasiin May u soo saarto
@mohammedhassen981
@mohammedhassen981 2 месяца назад
Nin xil qaaday eed qaadye madax weynuhu dulqaadka miyuusan aqooon cajiiiib
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 2 месяца назад
Xasan socdaal😂 intas oo dhan dawarsi Ayuu u tagey
@TedyCqadir
@TedyCqadir 2 месяца назад
Yaaan xagee jiray
@bmismail1299
@bmismail1299 2 месяца назад
Kkk kaftanki siyasadda loobogey 🎉
@TedyCqadir
@TedyCqadir 2 месяца назад
Yasin xage jiray
@safiaalim240
@safiaalim240 2 месяца назад
ماشاءالله عليك على su
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 месяца назад
Muse waa musiibo umada loo soo diray, ee ala haka qabto
@user-mm5yt8rl8l
@user-mm5yt8rl8l 2 месяца назад
Cali xaraare Sxb telka seytuuna ayaan rabaa Lkn talefoonkeeda ayaan doonayaa
@mastarseev8080
@mastarseev8080 2 месяца назад
Yaasiin mx helay ilaa maanta tinta uma soolaabanee saliida si wacan uma istic maalin miyaa😢😢😂😂😂😂😂😂😂😂
@mahamedabdiaar2257
@mahamedabdiaar2257 2 месяца назад
CALOW MIYAAD OGTAHAY CITIRAAF BEENA OO 26 JUUN LAGU DHAWAAQAYO ISLAAMAHII DABAAL DEGI LAHAANA WAA LA DIYAARIYAY MUUSE AYAA KU DHAWAAQAYA IN LA ETHIOPIA NA AQOONSATAY 7CISHO OO DABAALL DEGA IYO SANAD MUDO KORDHIN AHBUU DOONAYAA
@aliabdi5708
@aliabdi5708 2 месяца назад
Ali ninkani habar yonis magtisaa adaa lagu weydiin maskax daa ayaad ka haysataa adaa iska maamulu lakin sidii habar yonis lagu yaqaa nay omaa socdo mu ku sixran yahay 😅😅thanks
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 2 месяца назад
Yasiine waa warsanaglia ugasalab😂
@shamsodaahir8098
@shamsodaahir8098 2 месяца назад
SAFAR BADANAA
@abdulrahmanmohamed9032
@abdulrahmanmohamed9032 2 месяца назад
Adigu ma mucaaridhka Somaliland ayaad tahay. Mise waa Munaafiqnimo tii ugu darnayd??? Subxaanallah!!!
@aliabdi5708
@aliabdi5708 2 месяца назад
Nacaskan Issac ee iska qoslayaa isago ad cidii u ka dhajay ku dhagey sanayaa ee ku farxaya maha nin damir lee sorry 😞 😔 😟
@AskarEgal
@AskarEgal 2 месяца назад
Kee isaaq ah yaasiinbaa
@Alamagan210
@Alamagan210 2 месяца назад
Cisman Cumar Dool waa faatadhugle doqon ah oo jecel inuu fawdo umada dhex dhigo
@mahamedmuuse3464
@mahamedmuuse3464 2 месяца назад
Ali mếha sâcd múue inka àlagaadeeya jeelka waa in uu liinta ku cabi
@libaxsoftware4807
@libaxsoftware4807 2 месяца назад
The extreme traveling is due to reality in the group, simple SFG president is not safe anywhere in Sland.
@yonismuse7727
@yonismuse7727 2 месяца назад
Saliidda safa kampal magala helaaaa caliyoow
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 месяца назад
Somaliland probleem ka waa qabiil qaran raadinaya,waxaad ka garanaysaa waa hal qabiil oo isaq ah iyagii baa ku heshiin la,a maxaaba meesha yaal
@Onlybestfilm
@Onlybestfilm 2 месяца назад
Caliyow nacasnimada Isak dhaaf
@YacinAdami
@YacinAdami 2 месяца назад
Somalia ka hadal iyo xasan
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 2 месяца назад
Dolaal waa niin eddeb taraan oo caytamaya waa qashiin wuxu yahaay male waa tulli foqool tulli wuu nacebeey hataan nunahaay Garxajis macaytano Adeer
@aliabdi5708
@aliabdi5708 2 месяца назад
Anaa ku so dirii hadii ad rabtid
@abdillahiahmed6963
@abdillahiahmed6963 2 месяца назад
Somali american tv iyo xogmaal media runti wa labada shashodod ee an ugu jeclahay oo aad ugu xidhan nahay nolada laba dinu ba...
@aliderie4978
@aliderie4978 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Califaahiye1991
@Califaahiye1991 2 месяца назад
Cali: “Hal qof oo American ah oo Hargeysa nooga maqan ma jiro”kulahaa 😂😂
@seidabdi751
@seidabdi751 2 месяца назад
Magacakayga Waxa La Dhahaa SALIID C/Allaahi Cabd!!! Bidaarna Waan Leeyahay Ma Soo Baxayaan Tinmo???
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 2 месяца назад
Hartiga dhibaatada haysataa waxaa weeye malaha magaalooyin waa wayn iyo maamulo adag saas darteed bay Hargeisa iyo Muqdisho uga sheekeeyaan 😂
@AliMohamed-dv9vb
@AliMohamed-dv9vb 2 месяца назад
Xasan bayloodnimuu baranayaa qalinjabintii ayaa udhiman😂😂😂😂
Далее
Ali Harare iyo Sheekh Asuuli maxaa kala qabsaday.?
16:45
SIGMA ENVY IS UNTOUCHABLE 🔥 #insideout2
00:10
Просмотров 4,1 млн
버블티로 체감되는 요즘 물가2
00:15
Просмотров 1,6 млн
Kaftanka Siyaasada 515 oo aad u xiisa badan
36:22
Просмотров 49 тыс.
Kaftanka Siyaasada 339 oo xiisa gaar ah leh
58:06
Просмотров 88 тыс.
Somalida iyo Carabtu ma isku DNA baa?
31:33
Просмотров 19 тыс.
Kaftanka Siyaasadda 427 oo aad u xiiso badan.
43:36
Просмотров 96 тыс.
Kaftanka Siyaasada 484 oo aad u xiisabadan
31:04
Просмотров 65 тыс.
SIGMA ENVY IS UNTOUCHABLE 🔥 #insideout2
00:10
Просмотров 4,1 млн