Тёмный

Kaftanka Siyaasada 520 oo aad u xiisa badan 

SOMALI AMERICAN TV
Подписаться 225 тыс.
Просмотров 60 тыс.
50% 1

Kaftanka Siyaasada 520 oo aad u xiisa badan

Опубликовано:

 

17 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 303   
@Somfox1
@Somfox1 5 дней назад
Eritrea oo 3 Milyan ah Etoobiya kuma dhacdo in ay badeeda Damacdo! Somali oo 30 Milyan ahna !!!!!
@Bakery9hargeisaawi
@Bakery9hargeisaawi 5 дней назад
Guul itobiya gul somaldn❤❤❤❤
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 5 дней назад
Dee adna somaliland badeda kuma dhacded inad so damacido adigu ah reer somalia
@Professor4555
@Professor4555 5 дней назад
​@@Bakery9hargeisaawinacaskan o kale ee aragtida gaaban bey Ethiopia aragtey
@ahmedomer4953
@ahmedomer4953 5 дней назад
Isaga ayaa kaa saxsan qadaadwayneey 😂😂😂😂​@@Professor4555
@abdirahman6263
@abdirahman6263 4 дня назад
Dee Eritrea waxa xukuma hogaamiye geesi ah dalkiiisana jecel,somaliland waxa hogaamiya rag dadkooda jecel iyo wixii Dan u ah,lkn koonfur ta waxa madax u ah rag wakiil u ah Qatar iyo Emirate oo calooshood u shaqaystayaal ah sxb,sidaa u kala fahan sheekada.
@user-qw8et8sw6d
@user-qw8et8sw6d 4 дня назад
Ku saliya nabiga❤
@Zeeko_Media
@Zeeko_Media 5 дней назад
Baydhabo ayaan idinka daawanaya 2 dayda saxiib cali iyo yaasiib ❤
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 5 дней назад
Ethiopian ki magalada ku aragta
@mukaram2018
@mukaram2018 5 дней назад
@@tormundgaint1022 adna ugandha kuma aragto....
@Mohamedalimoham
@Mohamedalimoham 4 дня назад
Mahadsanid Mr Ali Mahadsanidiin
@Suhuur1
@Suhuur1 3 дня назад
Ilahayow cimiirag iyo cafimaad ka u dheeere cali xarare ya rabii qofka kaliy runta iyo kaftaan ayad ka helayso iyo wacayigalin bulshada somaliyeed 🤲🤲🤲🤲
@ZakiHoussein-zc7zs
@ZakiHoussein-zc7zs 4 дня назад
Jumac moubarik kaftanka siyaasada wan idin salaamay Ali iyo yaasiin
@musemohamoud2429
@musemohamoud2429 5 дней назад
Xasan shiikh madaxweyne maaha eh waa shaydaan eh kitaabkii ilaahay ee uu ku dhaartay ha qabto insha alah ilaahay idankii 😢
@SouleimanDjibrilAli
@SouleimanDjibrilAli 4 дня назад
Guul Ali Harare. Yassin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ legend
@noboddy665
@noboddy665 4 дня назад
Cali xaraare maanta barnaamijka waa baar naar meelo ad adag baad ka xidhatay ku soco wariye somaliyeed🙏
@HassowGaani
@HassowGaani 5 дней назад
Muqaalka halasii fogeeyo oo daaqada walba halaga tuuro asxaabta Somali American shaqo wacan...
@nasraaaab6
@nasraaaab6 5 дней назад
Yassin nidaamka tv ga sax. Jooji garamaanta kubada. Mahadsanid
@yaasiinqaraash1803
@yaasiinqaraash1803 5 дней назад
sanadkan waxaan rajaynaynaa in habarjeclo wadani ugu shubto , taariikh baad khaldaysaa 1991 waxa H-Y taageeray waxa doortay hj sanadkana waad arki doontaa iyaga wadani dooran doona, reer sheikh isaxaaq isma duli doonaan , wayna heshiin doonaan , woxoodana iskama burburin donaan insha-alaah ,
@saidismailsaid875
@saidismailsaid875 4 дня назад
Form 167 to 520
@user-xw5qv2xx6v
@user-xw5qv2xx6v 4 дня назад
Andhi biija ma aha waa waa andhi bija
@mrjamac
@mrjamac 5 дней назад
BAHDIR ROOBLE IYO BAH DHULBAHNTE REER PL WEY ISKA KIIN QABAN DOONTAA INSHA ALAAH 2BO BAH OO IS XIMINAYO PL UMA DOOMI DOONTO INSHA ALAAH
@khadramaxamed7964
@khadramaxamed7964 5 дней назад
ASC Waan idin Salaanayaa Hore u Socda noo soo badiya Wararka naga dahsoon waxan joogaa Hargrysa.
@cheyyene
@cheyyene 3 дня назад
Gabadhii ugu Horeysay ee ka Fajacisey Reer Hargeisa ee Gaari ku dhex Wadoda waxey u dhalatey Reer Caan ka ahaa Aagaas oo u dhashey Jidwaaq-Absame, Holland ayey nala degantahey Gabadh guursatey u dhashey Nin Turki ah, iminkana Nin kale oo Ajnabi ah ayey isku qabaan.
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn 5 дней назад
FAKASH ALI HARARE WAA FATAAL KA XISBIGA WADDANI...
@user-kw4fr6zg1d
@user-kw4fr6zg1d 4 дня назад
Magac ninna waad wadataa sidii in cilaan kuu saaran yahayna waad u hadlaysaa 😂😂
@osmanabdulle6539
@osmanabdulle6539 5 дней назад
Yasin yare ka gur warka Cali. Jooji dhax galka fadlan. Erey gaaban iyo qosol waa caadi. Tayadda barnaamijka saas ayey ila tahey.👍🙏
@asiyaberger7719
@asiyaberger7719 5 дней назад
Anigu shakhsiyan xamar baan ku soo koray, intaas aad sheegtoo dhan baa jaarka ka dhexeeyey. ❤ waa lays jeclaa. Hope those days will come back. Dhamaadkii waad iga qoslisay gabadha gaadhiga waday inay akhlaaq xuntaan u haystey 😂😂😂. Thank you guys
@osmangiire1349
@osmangiire1349 4 дня назад
Duqaan wajiga brush ka soo marsadey waa “Dabo gal”😂 Horgal xataa sheekadiisa waa xadgudubtey! SSC-Khaatumo iyo Harti badwaaleeyihiin! Reer Ceerigaabo Gala Dagaalka. Dabogalaayshaana warkooda waa cadaandoonaa aakhirka. Sheekadaan kaftan mahaan😮
@user-kw4fr6zg1d
@user-kw4fr6zg1d 4 дня назад
Sidii naagahaad u hadleysaa magac ninna waa wadataa ma abaarsaa😅😅😅
@osmangiire1349
@osmangiire1349 4 дня назад
@@user-kw4fr6zg1d waligaaba futo meermeerayso!😂 Waashuqukiina waxaas!
@osmangiire1349
@osmangiire1349 4 дня назад
Marka tuntsloosheego aya futada ku’orodaa!😂 Maa’aayar edebyeelatid! Culeyow culeygu dhaley😂
@user-hu9nv8bp4d
@user-hu9nv8bp4d 5 дней назад
Cali horeyi usco
@asxaabi
@asxaabi 4 дня назад
SOMALIDA KILLINKA 5aad dalkoodu waa eithoipia taasi waa xaqiiq jirta somalidu gardaraana
@hawoshirwa8320
@hawoshirwa8320 5 дней назад
Caliyow waxaa la yiri Kaligaa Waalo career waaye Ha laguna waasho wanaag waaye
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 5 дней назад
Gabooye guul ❤ waa dad wanaagsan
@abdirizakmohamud2748
@abdirizakmohamud2748 3 дня назад
Kkkkkkkkkkkkkk Walaahi cali Caadi maahan Istaaq furulaah
@MohamedAbdi-z4y
@MohamedAbdi-z4y 4 дня назад
itoobiya ma jirto waa,oromo kaliya
@ibrahimosman5219
@ibrahimosman5219 5 дней назад
Cali xaraare waaqica ayuuka hadlaa iyo waxa taagan keep going brother
@Mawliid-rd8en
@Mawliid-rd8en 5 дней назад
Ninyw cali wa khatar
@kaissasgaas695
@kaissasgaas695 3 дня назад
Prakhtar MA keeneen xabashidu prakhtar ayey Ku dhaarataa
@rocky4066
@rocky4066 4 дня назад
Yaasiin mardambe has oo labisanin FUNAANAD EMIRATES
@Jamuux
@Jamuux 5 дней назад
Ninka facebook ku qoray ssc bad waa inay heshaa waa aniga 😂😂😂
@user-kw4fr6zg1d
@user-kw4fr6zg1d 4 дня назад
Soo niikiya horta waa heleysaane
@AboubakerSoubaneh
@AboubakerSoubaneh 3 дня назад
Cali xararow runti gesi ba tahaay. Waxaad hadalka u dhigta sidi runtu tahaay. E waxay khasare ku tahaay qofka wax ku qadan'nayn e waliba madawayne.qasahaan Mr.Dani.
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 3 дня назад
Asc caliyow waxkasta wad shegta lakiin dhulalkii madaxweynihii hore maxamed siyad barre allaha u naxariiste dhulkii uu dhiisey iskoladkii isbitaladii xeryahii ciidamadii somalilend buntuland gobolada waqoyi oo dhan iyo galmudug hirshabelle juboyinka gobolka geddo xagge ku dambeyen ma mamulada ku shaqeyan mase shacab ba degen qaxoti ah an lacag bixin mase wa la kala gatey wayo muqdisho oo an og nahay dad qar rag tajiriin ah oo ay dadkodii dejiyen guryo leh gurigodiina dadkale ay ka ijarten iyo qar masakiin ah ku dhex dhunten markey dowladda muqdisho degen damcan iney xeryahii u dhisan ciidamada lo yiraha wa la gadanaya dhulkii dowladda intey ka saren shacab masakiin ah ba dadkale laga gatey oo la dejiya bal wax un nogu sheg gobolada an so shegey oo an wayey qof shegeyso caliyow kuma fiicnid dadka yutobka kugu xeren ma wareysid macno kama laha agtada lakii n dadka fecbok bad qemeysa dadka ha ku sinadan fadlan su'alaha lagu so qoro isku day inad mar un ka so jawab adigo mahadsan
@a.m.k9976
@a.m.k9976 4 дня назад
Soomaali ilaahay ayaa u maqan horjoogayaal habaaran ayaa hogaanka u haya. Ilaahoow kuwo dhaamo oo ka kheyr badan noogu badal.
@museibrahim2796
@museibrahim2796 4 дня назад
MOU ga somaliland iyo Ethiopia ayaa waalay, Somalia,
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 4 дня назад
aan kuugu dare shiino ayuu wax lasoosaxiix lasoo galay shiino iyo marekana wey israadinayeen ayagun soomaaliya ayaa garooku soomaaliya ayuu noqonayaa itoobiya iyo masar garoonku waa soomaaliya Cdi isu dhaarsan soomaaliy hakukala ba
@guledbashiir4123
@guledbashiir4123 5 дней назад
First comment
@abdiibrahim5050
@abdiibrahim5050 5 дней назад
Ali xaraare somalida isu dhawey ee hakala saarin wax uun somalida midaynaya ka hadal please.
@adanfarah2080
@adanfarah2080 5 дней назад
Noo ceeb Qari miyaa
@abdixaashi1881
@abdixaashi1881 3 дня назад
Somali maxa la dhaha ma dadkan qabila kala cabudan .somali in ay isku so dhowadan waxa ka dhaw maxarada iyo oromada oo isku dhaw somalidana dhaxdoda yahuda ayaa uga dhaw in ay la hisheyan qabil qabil ula kala hisheyan dadkan wa dad kal shishiya ah xata ma sxbi karana in at kala gursdana way so dhamani dontaa mar dhaw marka riyada ka kac
@mohamoudyounis37
@mohamoudyounis37 4 дня назад
Whats your prediction on somaliland elections? Thanks in advance
@Tamsim3358
@Tamsim3358 3 дня назад
He has no evidence wa kadaab
@nasserbin-amin9176
@nasserbin-amin9176 5 дней назад
❤ mascha allah Ali harere
@mahdiosman3249
@mahdiosman3249 5 дней назад
Hhhhh barnaamijkani caawa waaba fan awoowe guulayso
@doctorabakar
@doctorabakar 4 дня назад
Curadki isaaqa waa Ayuub kaxishowo yuusa afka kaa xumaan
@batulasmail8261
@batulasmail8261 4 дня назад
Arkagaxisadii waxay heleen fursad weyn Soomaaliya Allaha badbaabdiyo
@momindekk1
@momindekk1 5 дней назад
Waa barjnaamij xaqiiq iyo dhab ah , birta ka asal qabiilada runtana u sheeg.
@caliphabdoe708
@caliphabdoe708 5 дней назад
I never been in Africa since..91,,and,,
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 5 дней назад
wowed
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 5 дней назад
i hope one day you go back
@AbdihafidMohamed-b4b
@AbdihafidMohamed-b4b 5 дней назад
Qofki ubahan ama og qof rabo in carurtisa quranka karimka hab online lugu baro sodawaw whatspp igala soxirir
@abdifatahomarhussein95
@abdifatahomarhussein95 5 дней назад
First person
@elmialinoor9028
@elmialinoor9028 5 дней назад
Mahadsanidiin 🙏
@mowtrucker3921
@mowtrucker3921 5 дней назад
Hhhhhhh 8 March waa bateen thanks ali xaraare iyi yasin
@abdiali4991
@abdiali4991 5 дней назад
Somaliland caliyow waa besha dhexe sidad shegtey waa saax koonfurna waa masar iyo Ethiopia khatar 😢😢
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn 5 дней назад
FAKASH ALI HARARE FUTO WARSENGAIL WAA RAXAWEEYN KA DAROOD LANGAAP CILLAN...
@user-kw4fr6zg1d
@user-kw4fr6zg1d 4 дня назад
Cali khaniis maaha dee orodoo khaniisiintii abaarso raadso ilaahay ku kharibye
@dirikhaliif6689
@dirikhaliif6689 4 дня назад
Cali legend
@somaliinspirationchannel
@somaliinspirationchannel 4 дня назад
Odayaashii deegaanka ma aha kuwaasi waa calooshooda ushaqaystayaal
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 3 дня назад
4:43 wey jabeen xilibaanada😂
@AaminaGudoon
@AaminaGudoon 4 дня назад
Ali siyaasda iska daa waxakale kaan oo kawnaagsan
@ashalul565
@ashalul565 5 дней назад
Soomali Allaha isjeclaysiiyo, Allaha hanuuniyo, qof dhintay in laga hadlo waa wax laganaxo, qof walaalkaa ah cowradiisa in aad faafiso waa danbi. Ilaahay halaga baqo.
@JawaherMohamed-l7k
@JawaherMohamed-l7k 5 дней назад
Asc caliyo somaliya tufax maka baxa❤😢
@Halgame334
@Halgame334 5 дней назад
CALI XARARE DHAWAAN ARAG. SL GEESKA AFRIKA SIYASADEDA IYADA LOO DABA FADHIYAA. BOQORKA ISAAQ XAAL KA BIXI RER KIINA KU QABSAN ISAQA WAAD KU DHEERAYSAA
@mymmym8283
@mymmym8283 4 дня назад
Meeshan Masar iyo Itoobiya ayaa isku haysta, somaliduna waxay noqonaysa xaabadii dabka lagu shidanayey
@husseinismail8919
@husseinismail8919 4 дня назад
DAMEER QADIYAHA FLY DUBAAAAII WA ALA HAYAA
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 4 дня назад
Ali super
@superfun1819
@superfun1819 5 дней назад
Cawanta Hargeysa jooogta qori uun baa nagaa dhaxeeya ilaa yooman qiyamaha
@hiboxasan7418
@hiboxasan7418 4 дня назад
Ayuub. Ama. Arab. Ama. Toljecle. Ama samaroon. ha Loo dhiibo madax tooyada. Sadex. Habrood baa na waalay
@MoAar-o5z
@MoAar-o5z 4 дня назад
Hooyadaa samaroon wasye gobol iyo badhkayaga AWDAL STATE ban u samaysanye idinka iyo yaryarkinu IS wasa
@AhmedHussein-v1q
@AhmedHussein-v1q 5 дней назад
Ali Harare. Yassin ❤❤❤❤❤❤
@caliphabdoe708
@caliphabdoe708 5 дней назад
I like American
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 5 дней назад
baarlamaan maaha ku wani nacalad alle haku dhacdee
@jamalfarah708
@jamalfarah708 5 дней назад
somali American Daroodism tv
@fouadmogueh
@fouadmogueh 5 дней назад
Welcome ali
@nuurnaasir6404
@nuurnaasir6404 5 дней назад
Dani yimid oo dab lama shidan.
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 4 дня назад
Muse wu na ceebeeyey habrawal, wa nin aan hogamin & mamul aqon u lahyn,aqontana ma jecla,wa maamul (Qarjajaca)ah Dr. Cirro ha la doorta wa badbaado
@MA-uz3qe
@MA-uz3qe 5 дней назад
Maanta kaftanka ayaa waalidu ka socota
@jamadfahia4849
@jamadfahia4849 5 дней назад
Xasadka kaa buuxa alla hakugu dilo saa naarta ugu gasho,deni waa geesi walee ciil waad qabtaan alla muxuu dad ciilay😂😂😂😂😂
@AbddiUhu
@AbddiUhu 5 дней назад
Dani yeeli maayo in Hassan dhiiqo iyo sanbaloolshe inay caruurtiisa intay qataan inay siday doonan ka yeelaan ....
@user-kw4fr6zg1d
@user-kw4fr6zg1d 4 дня назад
Dee hadaad diideen Calina wuu idin diidey idinka iyo denigiinaba sababtoo qawl ma lihidin berito idinkoo dabad hawiya u leefaya yaanaan idin arag
@user-en9vv8mp3p
@user-en9vv8mp3p 5 дней назад
Ali Harere manta language,ka ,abye Ahmed ayaad kuhadleysaa
@user-qw8et8sw6d
@user-qw8et8sw6d 4 дня назад
Cali xadhaadhe waxaan leeyahay waxan aad ku hadlaayso waxaa qoraya laba malag raqiib iyo catiib ee is xisaabi inta aa lagu xisaabin❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚✌✌💯💯💯
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 5 дней назад
ALLAHA KALA QABOOJIYO 2 D D SHACABKA BOOSAASO SHARTZ ALLAHA HA QABTO😊
@Adenbacha-k3o
@Adenbacha-k3o 5 дней назад
Guuuuuul❤ethopia
@superfun1819
@superfun1819 5 дней назад
❤❤❤❤Guul dawladda Somalia 🇸🇴🕊️
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 5 дней назад
Calow suldan keenadid Dani cabdilahi geesod ka fogow Afka laso galine 😂 M.weyne dani waa hubka Keliya ee darood haysto laguna garaaci karoo damal jidid iyo urur samalle iyo sharanshuur oo dhan 💪
@Adenbacha-k3o
@Adenbacha-k3o 5 дней назад
Cilqabe darod 😂😂😂😂😂😂 vive moussa bixi abdi❤❤❤❤❤❤
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb 5 дней назад
Alloow sahal amuuraha
@aliomar2915
@aliomar2915 5 дней назад
Ma sifirsan barnaamjka sabata o ah finaanada u xeranyahay (yasin)o arsenal ma jecli waxaan kulatalin laha kan chaelse ino so xerto
@احمدابراهيم-ج1ع5ث
@احمدابراهيم-ج1ع5ث 5 дней назад
يا علي يا ياسين والله كلامكم صح الرجال الان يغيروا كل يشبه زي البنات يسوي فيديو الحريم هذا ما في ما في نظام الصومال هذا ما ادري من فين يجيب
@MohamedAbdi-z4y
@MohamedAbdi-z4y 4 дня назад
cadaw soomaaliya dhabarka ayuu ka jabi doonaa
@Tamsim3358
@Tamsim3358 3 дня назад
Nin aan somali ba ahayn, ugaas labab ba lugu sheegay kani cali 😂😂😂 ileen wa ba hindi sri lankan 100 sano dhul somali joogay
@YAHYEXUSEEN-h5m
@YAHYEXUSEEN-h5m 4 дня назад
Waxaanu nahay Ethiopian wllaahi billaahi tallaahi
@mohamedaden8748
@mohamedaden8748 5 дней назад
Hi Sir Ali Somalia is like a damaged animal in the desert , where vultures and hawks are hovering above , waiting for the kill . On land , the desert snakes are about to shoot their venom into the veins of Somalia. At seas and oceans , the Sharks are lurking deep in the blue sea just to get a good gulp of Somalia . Above all of these , we Somalis are at each other's throat .
@MoAar-o5z
@MoAar-o5z 4 дня назад
U right bro yet WE Somalis have hope rightnow.markay u darantahay bay ugu dhawdahay insha Allah WE will establish our nation soon
@maxedcali4232
@maxedcali4232 5 дней назад
8 March
@daacadalleaamin1757
@daacadalleaamin1757 4 дня назад
Manafawadii miyaa halkaa Malaysia markii isaaq h3shiiyey hhhh waaar garxajis anagoo hj ah ayaa wadana
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 3 дня назад
Meel ka lidata ma jirto maanta xera majeerteen macaa xera iidoorna kudaro deni baa ku xaaray meel jirta maaha budlaan waa finish
@user-sports482
@user-sports482 5 дней назад
walaaaal shaqo iga caawiya plz plz
@Adenbacha-k3o
@Adenbacha-k3o 5 дней назад
Sakhran sakhrà 🎉sakhran sakhran dhalay
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 4 дня назад
Maxaa maanta Dani waa ku listeena
@SalaadAadanguure
@SalaadAadanguure 5 дней назад
Kaftanka siyada aad buu ushidayahay dani walaahi run in uu dhaqan xunyahay
@Ayan-m1f
@Ayan-m1f 5 дней назад
Waxaad ka xutaha caadii garaaka waan ku fahmaana ka sheekee warsan gali cidlaay la joogaan adigu yaa kaa qabyaalda badan majeertee iyo isaaqa baad dadka ugu nebtaha
@Daacad_okiza_wilka_qoraxey
@Daacad_okiza_wilka_qoraxey 5 дней назад
Soomalia ma sac orgaysan bay noqotay waata lagu hardamayee jaab 🤔🤔🤔🤔🤔🤔
@happysomalifamily9966
@happysomalifamily9966 5 дней назад
Let’s go
@CashoCali-wk3mr
@CashoCali-wk3mr 4 дня назад
Allow wadanka waxaa qasay xassan baraf runta ka hadal qabilka waxaa isku huriyay ninka hada masulka ka ah dalja wana hawiye
@GoudaneAdan
@GoudaneAdan 4 дня назад
Caliyoow.adiggaa.yiri.doorta.saciid.dani.maantana.waa.eedaynasaa.
@Adenbacha-k3o
@Adenbacha-k3o 5 дней назад
Guuuuuûul habar awal
@BaasheCabdi-p7i
@BaasheCabdi-p7i 4 дня назад
Sidaa usheeg markasta waxaad ka hadli doontid sidaasuu warku xiiso kuleeyay
Далее
Kaftanka Siyaasada 521 oo aad u xiisa badan
29:05
Просмотров 42 тыс.
ГОЧА ПРО NISSAN 400Z
00:51
Просмотров 44 тыс.
Добрая весть 😂
00:21
Просмотров 461 тыс.