Тёмный

"Kalmada 30 Sanno ayaa been la noo sheegayay aad ayaan u dhibsadaa.." Mustafe Qodax 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 25 тыс.
50% 1

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 152   
@fahiimae7336
@fahiimae7336 3 месяца назад
Masha Allah. Libaax meeshu joogaba waa ku libaax .qaar aan Xamar usoo shaqeyn maanta Mustafe ayaan kaga kalsoonahay 👍🏼
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад
Walle libaaha la sheegaa ee geesigii waa nin kan waa ninkii ka yaabiyay baar lamaanka muqdisho iyo Soomaaloo dhan ee baar labaanka soomaliy somalilaand kaga dhexhadli jiray ee ka qiran jiray
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 3 месяца назад
Waa Aqoon yagan Maskax ahaan caafimaad.qaba oo hadafkiisu cadnyahay masha alaah ❤❤❤❤❤
@mahadguray4241
@mahadguray4241 3 месяца назад
Xamar waxa ka yimaada ayuunbaa kulmiye amaana sida kan iyo prof:axmed ismaciil samatar fahanay kulmiye
@mohamedsamotalis8173
@mohamedsamotalis8173 3 месяца назад
Waa geesi qaran Dadka comment ka negative ka ah ka bixiya fikirka fiicanna 80% maba aha Somalilanders e waa faqash isu keen eekaynaysa...
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 3 месяца назад
Geesi Aqoon yahan ah mustafe maasha alaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@roodacawad13
@roodacawad13 3 месяца назад
Caqliga alle ha kuu daayo geesi geesi dhalay maansha allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤run baad sheegtay❤❤❤❤❤❤
@yurub5288
@yurub5288 3 месяца назад
Ilahay ha badiyo Adoo kale guul somalilaan cadowgeedo hajabo ✊ ❤
@Shukri20267
@Shukri20267 3 месяца назад
Maansha Allaah ninkan waa nin Cilmi leh oo waxna soo joogey.
@xasannuux5275
@xasannuux5275 3 месяца назад
Mansha allah
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 3 месяца назад
Walaahi xisbiga kulmiye waxaa iskugu yimid Aqoon yahanadii sland walaahi waa xisbi dhisan kulmiye maasha alaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SafiyaIsmail-nt2tg
@SafiyaIsmail-nt2tg 3 месяца назад
maya Masa have been working with me for the past few weeks and the last one is my final year 😮, and I'm currently in ' ' but but probably get back from the UK and 😅and have the money to be able by. if they don't have a card 🙄 😒 😑 😐 🙃 🤦 🙄 😒 😑 😐 🙃 🤦 🙄 😒 😑 what is the next point?? 🤔 😑 🤣 🙄 ❤❤❤❤and a few days in a hurry and the way they all were working in London is to make the difference to their local team at a time when we are going 😀 😄 😉 👍 😳 🙂 😀 😄 😉 👍 😳 🙂 the best 👌 👍 😍 🥰 ☺ 💖 👌 👍 😍 🥰 ☺ 💖 👌 👍 😍 is an idiot and the only person that knows of it all is the way muuse sharab and it seems a good 👍 😉 😜 🙄 😀 👏 👍 😉 😜 🙄 😀 👏 👍 the whole 😑 and a man 👨 out a lot 🙄 🤣 and then I 🙄 the money 💰 and a bit . mashaC .😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@sue4356_
@sue4356_ 3 месяца назад
Masha Allah ❤❤❤❤
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 3 месяца назад
Waa nin maskax iyo caqliga waxlagufahmo ilaahay ugudeqay noolaada adiga iyo soomaaliland guulaysda
@museali8972
@museali8972 3 месяца назад
MASHALAH WAA RUNTAA ❤❤❤
@Abdullahifarah-jz2gq
@Abdullahifarah-jz2gq 28 дней назад
😢😢😮😢😢😢😢😮😢😢😢😮😮😮😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😢😮😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😢😢😢😊😊😊😊😊😊😊
@basbaas12
@basbaas12 3 месяца назад
Mashallah, Walaweynta meesha ka caytamaysa orda oo Hooyooyinkii Amison iyo Alshabaab ka xoreysta ayaanu leenahay inta aad meehan naxli iyo nacyb lasoo fadhidaan. Anaga waxba na yeeli maysaan ee waxbaad na tsraysaan, waa haddaad caqli leedihiin
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 3 месяца назад
Mosoqolow bacow xarow ronta miya didey laxow
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад
@@AbuukarMohamed-v4t bisinka 4 jir baa tahay ilayn 4 jirkuna hal kan wuu soo galaa waa maxay xaaroow kkkkkkkkkkkkkkkk
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 3 месяца назад
shalay ba ayeey irirsamaalaan ahaye kaalay iga celi dhulbahante maantana waa wala waayn oo waad caayaaysaa kkkkkkk bilaa nasab irir carab yuhuud oromo jeebkaaf kusidataa nasabka car abtirso bal car waa su aal
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад
@@ShaaficiMaxamed-q3w qofyidh muu jirin irir samaale kaalay wax naga celi kkkkkkkkkkkkkk
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 3 месяца назад
Dulbhante isaq land mel sa reyn wa dad jiro somaliya jacel isaq land wxe jacel yihin xawsho jacel
@Ramdammubarak
@Ramdammubarak 3 месяца назад
❤🎉manshalaah ❤🎉
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 3 месяца назад
ilaahsyna kala baryi og erayna lakala odhan og. Guulayso ilaahay caqliga ha kuu daayo❤❤❤❤❤❤
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад
Mustafe waa geesigii baarlamaanka soomaaliya ka yaabiyay madaxwayna Somaliland buu ku fiican yahay kani waa Muusoo kale
@liinaali4231
@liinaali4231 3 месяца назад
Walee wa geesi waayo araga mustafe noolow inader
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 3 месяца назад
My next xillibaan 2025 insh Allah ! You have my vote 🗳️
@AyaanWaano
@AyaanWaano 3 месяца назад
Guuuuuuuuuuul guuuuuuuuul somaliland❤❤
@CawanBadaw
@CawanBadaw 3 месяца назад
Ider mustafe afkii reerka maxa kuu diiday inad ku hadasho
@waaberi4446
@waaberi4446 3 месяца назад
Anigu waxan odhan laha Mustafe halaga dhigo siyaasiyiinta ictiraaf raadinta ku howlan...
@Calicumar
@Calicumar 3 месяца назад
Masha alaah libaax libaax dhalay, dadkanoo kalaa loo bahanyahay, Viva Somaliland
@OmerkhaireGulleid-jq1gg
@OmerkhaireGulleid-jq1gg 3 месяца назад
Geesi qaran noolow ❤❤❤adeer
@Fowsiya-p4m
@Fowsiya-p4m 3 месяца назад
Soomaalaay Waalahey Waan ka naxey sidu uhad layo Ma idoobiya bad lasinaya baa sax🫢🫢🫢🫢🫢🫢🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hooyoosman8308
@hooyoosman8308 3 месяца назад
Halyey qaran ilaah ha ku barakeyo waa ninkii xamar ka muujiyey qadiyada soomaaliland jir oo joog awoow
@xasanaliaxmed3722
@xasanaliaxmed3722 3 месяца назад
Aqoonta war dhegeysata oo qof nacebka iskadaa iyo qabyalada
@qomayoxildiid
@qomayoxildiid 3 месяца назад
Well, waddo xumada waxa keney the contractors, armey ogan waddo xun uu dhisayaan contractors sii logu bahnado markasto roobab badan da aan because more money bey raban, right? Limestoneka Berbera yala (gravel) uun lacag badan uu bahneyn mad kentiin? Marka ku shuba tarmac. Taiwan wax ma dhisi karto, Chinese wax fican ma dhisikaran hadad run dooneysiin.
@abdinasirmohammed4595
@abdinasirmohammed4595 3 месяца назад
Libaax allaw ku da Somaliland guul
@AymanAbdi-tf5rf
@AymanAbdi-tf5rf 3 месяца назад
Salmlakom brouther waa nin
@nuurtocali6033
@nuurtocali6033 3 месяца назад
Ninkan waaa in copý la siiyaaa si dad caafimad qaba maskax ahaaan u fayow loo helo 😂😂😂😂😂😂 Lkn ma awoodno😢😢😢😢😢😢
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 3 месяца назад
Run sheeg badthy Mr qodax
@hassannur8022
@hassannur8022 3 месяца назад
Somaliland Guul ❤❤❤ media waa kuwo buka oo aan dhex dhexaadnimadii meel iska dhigay
@CawanBadaw
@CawanBadaw 3 месяца назад
Mustafe gesi geesi dhaly lkn afkii reerka kumad hadal
@assadabdillahi1461
@assadabdillahi1461 3 месяца назад
Mustafe waan taageero dhagala kkk waxka qor malaha takale siyaasadu ku cusubyahay waa sababtu kulmiyo uga rajaynayo inay wxun kubadhitaaran siyaasadisa 😂
@jamaalmixile14
@jamaalmixile14 3 месяца назад
Waa shaqsi ay ka muuqato aqoon oon Qabiil .ka nasabka ah ku faan mustafe sida wax wagsan u sheegayso all eyes 👀 in somali 😅
@sue4356_
@sue4356_ 3 месяца назад
Ictiraafka ha lagu dadaalp si wadankeena loo horumariyo
@aliainanshe5698
@aliainanshe5698 3 месяца назад
Ma waxaa beena in aan somaliland la aqoonsanayn
@abucabdleiriir7271
@abucabdleiriir7271 3 месяца назад
رجل 100%
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 3 месяца назад
Siyaasi reerka usoo baxay Ayaan moodi jirey lkn maanta waad iga dhimatey mar hadaad gobalkaad kasoo jeeday aad ku tilmaamtey in dawladu wax uu qabatey
@suberh8985
@suberh8985 3 месяца назад
Adigu gobolka ma ku nooshahay?? Adigoo runta sheegaya
@cumaribrahimjamac8970
@cumaribrahimjamac8970 3 месяца назад
Halyey qaran aad iyo aad ayaanu kuu bogaadinaynaa
@raandhiisccasiisshdayib
@raandhiisccasiisshdayib 3 месяца назад
Xaqiiqda in la sheego waxa laga jecelyahay beent dadka qaar ay dhurayaan, Hambalyo qodax runtaad taabatay
@johnyou4036
@johnyou4036 3 месяца назад
Noloshaa iska caynkaas ah!. Waa ayaan darro iyo aqoon la'aan
@calicabditokiyo9692
@calicabditokiyo9692 3 месяца назад
Waa dhab in Somaliland shacabkeeda tuug snm sheegata ay xukumaan
@Dulmi_diid123
@Dulmi_diid123 3 месяца назад
Waar bal indha beel kan eeg .waddada baligubadle iyo hargeysa miyaanad marin naaqusyahow .waar kulmiye waxba waxba uma qaban .kulmiye ama qudhmiye wadankii wuu burburiyay
@OmerkhaireGulleid-jq1gg
@OmerkhaireGulleid-jq1gg 3 месяца назад
Guul somaliland ❤❤❤❤
@NuraAdan-uv4no
@NuraAdan-uv4no 3 месяца назад
miyaanu kii Xamar ka soo cararay ahayn ee Barlamaanka ku jirey?
@MohamedAbdilahimuse
@MohamedAbdilahimuse 3 месяца назад
Waxba Meesha lamajoog tid cadaqaate Bilanatiijo
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 3 месяца назад
somaliland in laxukuma ma sahlana !!!!!!!! from saylac
@caynaansheahmed687
@caynaansheahmed687 3 месяца назад
Hhhh waxatahay nin xaqiiqda is diidsiinaya
@MohamedHassan-ly5he
@MohamedHassan-ly5he 3 месяца назад
NACAS AAN CIDNA QIIMO KU LAHAYN, FULE ISLE KULMIYE AYAA KU XIDHI, MARKUU XAMAR U SHAQO TEGAY😳
@munirkh
@munirkh 3 месяца назад
Fariid Ibnul fariid 😂😂
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 3 месяца назад
😂😢😮😮😅😅😅
@wabaxa
@wabaxa 3 месяца назад
BEEN BAAD SHEGTAY IN ICTIRAAFISO MA JIRTO ISXAAQ DOWLAD MA NOQO NAAYO
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤
@samewadasamewada
@samewadasamewada 3 месяца назад
dadkan somaalilaan degan qaarbaan wanaaga iyo xumaantaba kala aqoon waa maangaabka la sheego
@haboon180
@haboon180 3 месяца назад
Waa nin aad isku gaadhsiisan, oo garasho leh.
@YasiinDheere
@YasiinDheere 3 месяца назад
33 sano been ah watii xamar kugeysay,dadka beenta kada
@hassannur8022
@hassannur8022 3 месяца назад
Fariid Fariid dhalay Mustafow ma ogolin kuwa iska indho tiraya waxa innoo qabsoomay
@maxamedmaal8494
@maxamedmaal8494 3 месяца назад
Caqligawanaagsanina waa meel dadka dhimanina waameel mustafe markuu xamar joogayna somalilan sidaasi uun buu ugudoodijiray goluhuuka midka ahaa
@muxiyadiinabiibakar4205
@muxiyadiinabiibakar4205 3 месяца назад
Oo macaa badaa laga dam siiyay miyaad taageer santahay?
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад
ma bada Somaliland oo hadaanu ka dam siino soow anagu ma lihin
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 3 месяца назад
Qadaadwheenta meesha ka caytamaysa orda hooyooyinkii amison iyo alshabaab ka xoreysta inta aad meeshan cuuqdaad iyo nacyb lasoo dadhidaan . Somaliland waxba yeeli kari meeshaan walle !
@axmedgurayalghazi7195
@axmedgurayalghazi7195 3 месяца назад
Waar heedhe xamar ayad xildhiban iyo wasiir aad ka noqotay markasad dowlad iyo somaliland ka hadlaysa😮
@DayaxInaxidig-th8oz
@DayaxInaxidig-th8oz 3 месяца назад
xildhibaan mustafow hana yool bahaabin ladnaanta gobolka hawd aad ku sheegtay maanaan arag somaliland ba gud bay ku dhaxday alle isbedel khayr qaba insha allah
@yasinismail2733
@yasinismail2733 3 месяца назад
Geesi geesi dhalay caynkaa weeye somaliland nimo ayaad dadka dheertay mustafe libaax labo maaha
@bashehusien3810
@bashehusien3810 3 месяца назад
Cali Jaamac(Cali action) maxaa school ugu magacaabi waydeen ama taallo loogu dhisi waayey.
@abraQolkisa
@abraQolkisa 3 месяца назад
Dadkani sidaynu isku fahmayna war ninka talaku fashima waa inuu baneyaa
@samewadasamewada
@samewadasamewada 3 месяца назад
kun wada la sameeyeyi ee dadka ka hadla wadooyinka wayi is indha tirayaan waana iimaan lawayaal
@cartancartan8452
@cartancartan8452 3 месяца назад
War umada beenta ka daa anigaa ka soo shaqeeysy 2020 xtaa dugsi sare malaha Gobol na wad sheegaanysaa Wadni inaad kuso biirtaan kugula talinyaa
@hiaduqaadsamesomalilander3640
@hiaduqaadsamesomalilander3640 3 месяца назад
Fariid weeyaan ninkaasi mustafe ,cabashadu wadan kasta way taalaal xataa maraykan ayey taalaa
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 3 месяца назад
Somaliland waa jeeximad aduunka Waliagye KU soo labane mayo Beena UU bay Qudaneyan Dad wada Tuuga OO xasiidane Siidaa ninka Qodexaa iyo Qarakale OO badena ciyaalkaygu waaya oyan haddii an KU dhahoo Somaliland Baan dalixisa ka tagayene 😢😢profiisar samatara waa runtee
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 3 месяца назад
Guulwade indho maleh
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 3 месяца назад
caqliga iyo cilmigu mahaa wax dhayal lagu helo !!!!!!!!!! dayernimadii africa ka toostay wali somaliland ayaa ku jirta !!!! from saylac
@yasinismail2733
@yasinismail2733 3 месяца назад
Adiga iyo kuwaad ka soo jeeda danyeer iyo madero ah 😂
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 3 месяца назад
SHACABKA MAXAY NOOC KASTAA HOR IMANAYAA . NINKANI SHACABKA IYO DALKII UU KHIYAAMEEYAY CIQAABTEEDA MARKII LA MARINWAAYAY WAA GARTII INUU MARKUU SOO SHAQAYSTAY INAGA NIICDII INAGULA SOO NOQDO . KULMIYE WAA KAAS DADKA XAMAR SHALAY KA YIMID HOOSTA KU WATA MUXUU CID SOMALIWAYN KU CAAYI 😂😂
@MaxamedCabdi-h4g
@MaxamedCabdi-h4g 3 месяца назад
05 baad tahay
@Rashiidaxmed-uc2vx
@Rashiidaxmed-uc2vx 3 месяца назад
raga leh xamar baad daba dhilif ahayd nin walba rikoodkiisa kiisa uun baa sheegi
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 3 месяца назад
Waa beentaa baligubedle waxba loomaqaban waayo dhakhtarkeedu tooshkumuuqaleen. Gebilayna waxbaloomaqaban. Muuse na cidna umadaynaayo ee tiisuwataa.
@saeddahir7600
@saeddahir7600 3 месяца назад
Horta barigii hore ilaa lixdankii somali inagay inagu dayan jirtay somali laftarkeeda wanaag baynu uhorseedi jiray laakiin xisbi ayaa yimi luqada uu kuhadlo kasoo koobiyeeya Somalia bal siyaasiyiinta ufiirso ofay dhaqmeedka ufiirso farxaan qarooloo dhiiqaa lugaha lagu galinaya somaliland majeerteen laga dhigo oo ciisa maxmuud iyo omar maxmuud laga dhigo dad dawladoodii kibir kula dagaalamay oo labuunbuuniyo Awalna landbaad samaysay wada land bay noqotay somali baad xoriyada uhor qaadatay foorshaad gashay soomalibaaa wada doorasho raadishay imikana ninbaa ku odhanaya 33 sano ayaa been laygu sheekaynayay waar layguma sheekaynayn 33 barwaaqa ah oon dhibkooda kanabad galaan kujiraa Qofku had ale udhinta mooyee 100 qofoo siyaasad loodilay majiraan
@hiaduqaadsamesomalilander3640
@hiaduqaadsamesomalilander3640 3 месяца назад
Waà munaafaqadnimo taasi farid
@AyaanWaano
@AyaanWaano 3 месяца назад
Viiva somaliland
@HaaruunAar
@HaaruunAar 3 месяца назад
Ninkani horta maanu ahyn kii xamar xilibaanka kaso noqday een kaso maraqaystay xilibaan qodaxoow horta adigu haba isku hadlin
@raaidamaxamed2237
@raaidamaxamed2237 3 месяца назад
Ninkani waa bilaahadaf wax allaale iyo wax uu nolosha hadaf kaleeyahay maba jirto kulahaa kulmiyaan taageeraa kulmiye mawuxuu kutaageeraa wadada baligubadle ee ilaamaanta qabyadaa mise cusbitaalka gobolka hawd ee tooshka dumarka laguqalayo maxaas oodhan waxa kala wayn waxoogaa shilimaada oo isga lootuuro markuu xamar kamuuqan waayay ee rag uga dubaalad dheeraaday ayuu dub soomaalilan ugusoo cararay reer kadanina kuwaasuu ka urinayaa malaha
@DubbeYare
@DubbeYare 3 месяца назад
33sano Ayaa Been Naloosheegayay Ee Nagadaa Niyadaa Niyadjabka Iyo Sheeko Heegada
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад
faqsh baad ka tahay nin habeen ogi maalin ma hadhsado wallee beeni ka dheer
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 3 месяца назад
Ilaa 1994 ayaad garxajis ugu yeerteen faqasha ilaa aad oromo hoos gasheen heegoow😂😂
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 3 месяца назад
​@@TogdheerBurco-x3p waleee Isaaq laydin kala baray😂😂
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад
@@Jaalejaale12 Isaaq waa miy yusra mooyaane
@cartancartan8452
@cartancartan8452 3 месяца назад
Waar iskaga tag kulmiye Xamar waa lawada yimi Ee intaaas abaal mahee dalkgna lagama laha Waxba muuse bixi waxba ha aamanin Deegaankaga waxba uma qaban
@Mahanedgaaxnuud
@Mahanedgaaxnuud 3 месяца назад
Beenaale hunguribaa kaa hadlinaayaa
@AHMEDMOHAMED-w1l2i
@AHMEDMOHAMED-w1l2i 3 месяца назад
Ma beenba ictirafki mee
@MaxamedCabdi-h4g
@MaxamedCabdi-h4g 3 месяца назад
Kani waa fashaq oo xamar
@suldaanhalabuur4662
@suldaanhalabuur4662 3 месяца назад
Beenta 30 sano la sheegaayay waa ta baligubadle gobolka hawd u bixisay ee hadana dagmo ka dhigtay ilaa hada beenta 30 sano la sheegaayay waxa ugu foolxumayd hargeysa hal xildhibaan oo arabi degmada uguma soo bixin beenta 30 sano la sheegaayay waxa ka mida in axmed dhagaxna haraadantay degmooyinka kalana biyo haystaan beenta sano la sheegaayay waxa ka mida in baloodhka axmed dhagax 3 kun la siiyo degmooyinka kale ee hargaysana 40 kun la kala siisto dawladii siyaad bare hargeysa biyo ayay wada cabi jirtay dhulkuna Dagmo kastoo hargaysa Ah isku qiimo ayaa ahaa miskiin dulman ayaad tahay
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад
oo macaybaa gobolka hawd
@Akhalaq-i2k
@Akhalaq-i2k 3 месяца назад
Ninkan marku muqdisho joogayna toloow manucaan buu,ahaa.
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад
Markasta ninkani muxaafid dalkiisa jecel buu ahaa laakiin wuu shaqa tegay sookii kayaabiyay Soomali oo dhan ee Maarlamaanka muqdisho Somaliland uga doodijiray waa geesi ku fiican madaxwayne
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад
Mayee Muxaafid buu ahaa waa nin shaq tegay oo ka oohiyay Soomaaliya iyo baarla maan kooda oo difaacijiray Somaliland
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 3 месяца назад
​@@TogdheerBurco-x3p Hargeysa soo Soomaaliya maaha😂😂😂 been quutayaaal 😂😂
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 3 месяца назад
​@@TogdheerBurco-x3p kawran oromadii maku aqoonsatay poowe 😂😂😂
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад
@@Jaalejaale12 yaa yidhiba waa Soomaaliya waa runtaaye maaha
@weriyeshaacir7374
@weriyeshaacir7374 3 месяца назад
Waa cusuvmb yahayv 3 Sano jooga 30 buu maqnaaa Ha u dhammmaado 30 markaau xaqiiiqsanayaaaa
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 3 месяца назад
Kursigii parliamentka Somaliya ataa ka soo dhamaaday kkkkkkkkkkk Hunguri ayaad cadhsataa
@yasinismail2733
@yasinismail2733 3 месяца назад
Waxba Kaamiil galin adiga kursi iyo hadalkiisaba merda
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 3 месяца назад
Wixii uu ahaa ayaan sheegayaa. Maanta waji kale ayui la yimid. Waa wax lagu shaqaysto kkkkkk Cayda iyo beenta ayaa lagu helaa shaqo ku helilahaaa.
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 3 месяца назад
Munaafaq baad tahay wlhi, somalia ayaad tagtay kitaab quraan ah baad ku dhaaratay inad daacad u tahay midnimada iyo wada jirka somalia, hadana markaad shilimaad soo shaqaysatay ee xilkii kaa dhamaaday baad nagu soo noqotay, markaa toobad keen ehlu naaryahow
@abobasement346
@abobasement346 3 месяца назад
kan xamar ban ku Arkih jiray waa maxan cunah kan mamdah mah leh waa munafaq
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад
Mustafe qodax waa ninkii Soomaliya ka oohiyay baarlamaan keeda siduu uga dhexdifaacayo Somaliland
@Dulmi_diid123
@Dulmi_diid123 3 месяца назад
Waar umadda ka xishoo guul wadde miskiin ah
@abdulahiulusow7172
@abdulahiulusow7172 3 месяца назад
Hello. Hello 30. Sano. Been. Ayaa. Laysu. Shegayay
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад
huuro huuro beentee faqsheey
@VivaWNP143
@VivaWNP143 3 месяца назад
aduunyada waxa ugu daran jaahil ismoodaya aqoonyahan
@khadijac9841
@khadijac9841 3 месяца назад
Waa caadi inaad sidaa ufikirto waayo soomaalida waxay caan kuyihiin qofkii kafigrad duwan inay jaahi kusheegaan laakiin inkani waanin aragti dheer maaha dadka dalka iyo dawladu inkaga qaldanyiin jaahilnimona soomaali waawaxa halkaadhigay 80% soomaali waa juhalo waliba iyagoo waxbartay ayay hadana juhalo yihiin
@mohamedomer5061
@mohamedomer5061 3 месяца назад
Adigu daayeeroow mar meel baad gashaa waxaa tahay dhadhamo raadis.markaa iska naso cidina waxba kaa qorimayso.
@yasinismail2733
@yasinismail2733 3 месяца назад
Ninkani ader waa madax Ee adigu comment ku dhiglahagaa ahaw bastardo
@IfrahMaxamed-ui9nr
@IfrahMaxamed-ui9nr 3 месяца назад
WNP Habar waalatay oo huwan ah
@VivaWNP143
@VivaWNP143 3 месяца назад
jaahil weeye waayo qofka aqoontu way ka muuqataa isaga wuxu ka hadlayaa iyo isma lahaa waxa uurkiisa ku jira waa kow. wa mida labaade wuxuu doonaya wax ay indhaheenu arkayaan inuu dado oo u qariyo. markaa xamartaadi aad ka hor cabaadi jirtay iskaga noqo dheh
@yamays
@yamays 3 месяца назад
Liite afgarooc ah
@yasinismail2733
@yasinismail2733 3 месяца назад
Adaa bahal liita ah shame on you
@mowledkayse
@mowledkayse 3 месяца назад
Caqli xumaantu waa tii ku gaysay waddankii awoowgaa gawracay nacas daba dhilifa oo laangaab ah reerkiinaa wax kuu haya kulmiye waxba kuuma hayee
@yasinismail2733
@yasinismail2733 3 месяца назад
Adiga iyo reerkiinaa laangaab ah baan filaya sida sero C ayaad u hadlaysaa doqoneey dabkaa be
@yuusufSiyad-yc7qy
@yuusufSiyad-yc7qy 3 месяца назад
Soo cawri, cuqdad yuururtaay, ninkani waa baarka sare. Waan dareemayaa inaad guntii Isaaqa haybtooda sheegan jirtay inaad tahay.
@mowledkayse
@mowledkayse 3 месяца назад
@@yuusufSiyad-yc7qy ilma isdaba yaac xaqiiq asal ma doorshe ayaan tihiin indrnimo ha u dhimane ragganimo udhimo xooloyahow Malaha hurdaad kujirtaaye toos hareerahaaga eeg oo dhacso baahiyaaga ha u raxlayn ragga qayrkaaye Wa tallo uun awoow
@yuusufSiyad-yc7qy
@yuusufSiyad-yc7qy 3 месяца назад
@@mowledkayse Hayb laawe, car abtirsiintaada odayga Isaaq geli, midgaan yahay? Laangaab waxa ah ninka shan doorasho galay, hungana kala hagoogtay.
@mowledkayse
@mowledkayse 3 месяца назад
@@yasinismail2733 ma adigaa ila hadlaya mise inanta kula saaran waa mxy hadalkan wada baroorta iyo habaarka ahi kkkk talk as a man
Далее