Тёмный

kama mid ihi Gbdhaha raga ...Sheekada salma lajeclay 

Cadceed channel
Подписаться 54 тыс.
Просмотров 45 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 101   
@Naasir-l6y
@Naasir-l6y 29 дней назад
Boqorad baad keentay maanta 2020 2021 salma la jeclay maleysia dadkii ugu caansanaa
@sahuursiman2145
@sahuursiman2145 29 дней назад
Comment ayaan qori lahaa lkn waxaa ka baqaa kalmad aan si fudud u dhahay inay qof samayn ku yeelato
@nimcofarmaajo7875
@nimcofarmaajo7875 29 дней назад
Ayyyy salmo lajeclay Boqorad baad keentay maanta 🤴🏿❤️
@HodanOsman-op9re
@HodanOsman-op9re 29 дней назад
Ax inantu qalbiga ayey ka hadashay kuma faraxsano noloshan guur oo ey hada ku jirto ilaahey ha udhibyareeeyo wa hooyo in ladareeemo ubaahan 😢😢
@HannaHussein-ky2cv
@HannaHussein-ky2cv 26 дней назад
Wlhi waan dareemay wll alle how fududeyo niyad ayay ka hadhashay
@NadareyOmar
@NadareyOmar 29 дней назад
Mashalh salma wlhi gabar dagan aan u xiisay alaha ku xafido walalhey mcn ❤️❤️❤️
@HMS33
@HMS33 29 дней назад
Salma Waa Qof saaxiba Ruuxiya dacad ah wayo maha nooca xiisoolaha Ah sida Marawaxada oo Kalle thanks👏🏻Salma
@MariyaMohamed-v5l
@MariyaMohamed-v5l 22 дня назад
Salma waa qof wagsan wllhi Alle cafimadka iyo cimarigaba haku barkeeyo wllshye mcn❤
@TayibMohamed-vw1vq
@TayibMohamed-vw1vq 29 дней назад
Masha Allah! Allah xifdhiyo
@raxmataali8598
@raxmataali8598 28 дней назад
Salma Allah ku xafido adiga iyo inta aad jeceshay Aaamiin ❤
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 29 дней назад
Wan dawan jiray salama muddo 3years man arag waxan moodayay inay guursatay oo social media ka baxaday marka illaahay wax wanaagsan ha ku siiyo gabadh sharaf ka muuqata baatahay habo waxad ku ducaysa inaan lagu dulmiyin adana anad cid dulmin
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 29 дней назад
Way guursatay saan Chanel keeda ka arkay wiil maxamed ladhaho oo reer kenya ah kadib in ay wiil yar dhashay umalayn waa saan umaleeyay
@Hanaansan
@Hanaansan 29 дней назад
​@@sahrasharaf447wey guursatey weyna dhashey raadi chanal keeda Salma la jeclayn koley ani ayadoo Hindia joogta iigu danbeysey
@ahmedomer3730
@ahmedomer3730 29 дней назад
Waxaan u fahmay gabadhani in aanay guurkeeda ku qanacsaneyn😢
@HodanOsman-op9re
@HodanOsman-op9re 29 дней назад
Aad Io aad hdlkeedabad kafahmeysa maskiin 😢
@Asli256
@Asli256 27 дней назад
maxay ku qanacda ciyal bay guursate mid nacasa marki hore la meraysty rer xamar faido ma laha
@idilmahad5245
@idilmahad5245 22 дня назад
Sax waa laga dareemayaa inay ku qanacsaneen😢
@HafsaAbdullahi-zs7sb
@HafsaAbdullahi-zs7sb 21 день назад
Qof aan jaclhy salmo la jacley dadkii hore❤❤❤
@shugrisheekhmohamed8533
@shugrisheekhmohamed8533 27 дней назад
Mashallah ❤❤❤ gabar dagan weeye❤❤❤
@XamdaSuleiman-jo3di
@XamdaSuleiman-jo3di 29 дней назад
Wlhi waxa thay qof qalbi wnaagsan. Nolow intact nolol Jirto my Quen ❤😢
@Team_27-A
@Team_27-A 29 дней назад
Somalidu qooq waxaan aheen ma yaqanan😂
@DeeqoHassan-qj3vc
@DeeqoHassan-qj3vc 29 дней назад
Salmo la jecleey waaba la waay gabadhan 👸
@degan8661
@degan8661 29 дней назад
Haa 2020 ayan ku xidhnaanjiry somalida dhan ayaa halmar hawada kabaxa
@foxggh-g8j
@foxggh-g8j 15 дней назад
Mash all a
@user-wl4ms5fj3j
@user-wl4ms5fj3j 29 дней назад
Markasta daacadnimada ayaa xanuunka leh hala iska ilaaliyo qofka kaliya hala badsado jacaylada hadii kale waxad noqonaysaa qofka markasta dhibaatadu soo gaadhi
@Alraashid-id3kl
@Alraashid-id3kl 29 дней назад
best girl for ever
@Osob_5
@Osob_5 28 дней назад
Asc Salma lakecleey in badan ayaan kula so dry waan ku waayee krap going
@RahuulUk223
@RahuulUk223 29 дней назад
Wllhi jaceylku hoygiisa wa.somaaliland🎉m.a
@Asli256
@Asli256 27 дней назад
qofkaba hada xalad adag iyo murugo kaga bax lo guursado guurkisa farxad laguma helo hablo waligin idinko nin ku xumaynaya ha guursanina wlhi markad murugoodto ilahy ba xagiisa lo orda lkn nin nin laguma buuso
@fariixaguleid2793
@fariixaguleid2793 29 дней назад
Salma alle nolosha hakuhagajiyo
@jahaazipoy7757
@jahaazipoy7757 12 дней назад
Isku mid unbaan ahay gbdhan xagadabecada😂
@NadifaHajiHassan-gs4ro
@NadifaHajiHassan-gs4ro 29 дней назад
Maashaa allah
@DeeqAariyo-i7d
@DeeqAariyo-i7d 27 дней назад
Masha alah wlhi waa gabar qalbi wangsn abayo qalbi ga alaha ku qabojiyo
@HamdiBare-hh1le
@HamdiBare-hh1le 29 дней назад
Salmo lajecley gabar an tagero❤
@fariixaguleid2793
@fariixaguleid2793 29 дней назад
Salma wankusalamy qof qimale nokenty❤
@user-fv9dx9bi4x
@user-fv9dx9bi4x 26 дней назад
qofkaasi waaa kamal cabdul 😢😢
@filsanhassen5113
@filsanhassen5113 29 дней назад
Salmo wa gabadha kaliye ee qassriyo ❤❤ allah ku xafido
@sadiasiman3301
@sadiasiman3301 27 дней назад
Warkaga wuu isburiyay😂 marki hore waxay dhahday ma ihi dumarka labo nin wadikarto, markale wada tiri labo wiil baan wada shukansanjiray.
@ruqiyoshariif2619
@ruqiyoshariif2619 28 дней назад
Salmo lajaceley tageero lanbar 1
@Osob_5
@Osob_5 28 дней назад
Salma Xagee qabatey U.S.A ayaan kaala so dry markeliyaan kuwaayee
@ayanjama7955
@ayanjama7955 29 дней назад
Noloshu Ma adka
@AyaanWaano
@AyaanWaano 29 дней назад
Waa wexykutah bawaagsa weeyaan nin kaasi jeceshahy
@queenfilsan9042
@queenfilsan9042 29 дней назад
Salmy abayo mcn nolasha allaha kuu qurxiyo
@SuhybeKhaliz
@SuhybeKhaliz 29 дней назад
M.a wlhi gabadh aad u dagan waye❤
@AhmadAbdaw-xe2ro
@AhmadAbdaw-xe2ro 24 дня назад
Waan ka qaday 🙋‍♂️
@SamsamSheikhahmed-mt6px
@SamsamSheikhahmed-mt6px 29 дней назад
❤❤❤❤
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia 29 дней назад
Sowti nin lahayf waside qofta sowta ilmo yar le ilel walaqabay waxay ninka kashekaynaysa xata hoyoded wna aqan hanlahoda wlo odaygaaga mad katagtay
@Liiban622
@Liiban622 29 дней назад
Markaad leedahay Ninka shaqsiyadiisa qiimeya waxaad kawada Ninka Qurux badaN guursada
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 29 дней назад
Anigu ma qurux badni ee tolow maxay noqoni 😂😂 ?, Haddii hablihii rabaan rag qurux badan .
@bushraismail3338
@bushraismail3338 27 дней назад
Mayah saas ulama jeedo shaqsiyada qofka iyo quruxdu iskuma xirna wllo shaqsiyadu waa dabecada qofka hab dhaqanka,garashaddiisa,I.w.m
@FartaAlii1234
@FartaAlii1234 28 дней назад
Salma waliga qof ha ku xirin cadadnimda badan wa lagu jabaa
@abdikadirali9167
@abdikadirali9167 29 дней назад
Sxb xagee u dambeysay gabadhi muniira aheed aad ban u Rabay hade ad iga caawin karto Mel an kala xariiro ❤❤❤
@degan8661
@degan8661 29 дней назад
Gabadhii ninka jecleed wayday miyaa ka wadaa
@abdikadirali9167
@abdikadirali9167 29 дней назад
Haaaa Walal
@abdikadirali9167
@abdikadirali9167 29 дней назад
@@degan8661 haaaaaa walal
@degan8661
@degan8661 29 дней назад
@@abdikadirali9167 .
@degan8661
@degan8661 29 дней назад
@@abdikadirali9167 istragrem keeda ayaan hyaa
@user-kl9rr1zd9m
@user-kl9rr1zd9m 23 дня назад
Gabdhan waa gabar dacada hadna degan msha allah lkin qof fahma may helin runti hadna iydo marwa ah ayey waxksta shegty marka hada xata Rajiv kamalaha ninka qaba
@KhadraIsmacil-z5x
@KhadraIsmacil-z5x 28 дней назад
Dee wlo qof marwa ah baad tahy iminka wixi tagay e xidhiidhka aha way tageen inaad ka hadasho may ahyn bisinkee waar adiguna gabadha wixi ay somartay e laso dhafy hawaydin haja
@sagalosman1083
@sagalosman1083 29 дней назад
Miiskin halkaan waxaa ka cad In aysan ku faraxsaneyn Ninka ay is qabaan . Oo kii youtuberka ahaa ay is jeclaayeen . Lkn nabsi Ma Soo daayo Asna wuu Helay abaalkeda
@Shaamshow1
@Shaamshow1 29 дней назад
Fariido daaauus 😂
@muniirohuseenmohamed
@muniirohuseenmohamed 28 дней назад
Wll cadceed channel keeda ayan doonyaa
@ruqiyoshariif2619
@ruqiyoshariif2619 28 дней назад
Wll cadeey mahasanid
@deeqayaasiin3149
@deeqayaasiin3149 29 дней назад
Aanan aada maalin igaa qaaadididee waarasi waar baaa isoo riixaayee😂😂 caadceedowo😅
@MUBAARIGBULSHAAWI
@MUBAARIGBULSHAAWI 29 дней назад
DEEQAY ANIGA WATSAABKA IIIGUSO SHEEG😂❤
@AyaanAbdi-y3c
@AyaanAbdi-y3c 28 дней назад
❤❤❤❤😊
@maryanxasan-iw2yr
@maryanxasan-iw2yr 29 дней назад
mashlh salmo.
@Allhamdulilah-l8x
@Allhamdulilah-l8x 29 дней назад
Mshalah gabadh daganbay noqotay
@Osob_5
@Osob_5 28 дней назад
Markeliya ayaan weynee
@koorakayse4975
@koorakayse4975 29 дней назад
Podcaste faqired
@FadumoAbdilahi-eh9pf
@FadumoAbdilahi-eh9pf 26 дней назад
Cadcwdooow isdaad wax uwarayesatiiid kaliya kahela waheyebad kugaaran
@TayibMohamed-vw1vq
@TayibMohamed-vw1vq 29 дней назад
Mahadsanid imbdn wllken
@caliAli-s5f
@caliAli-s5f 29 дней назад
@CabdiraxmaanDaacad-e3h
@CabdiraxmaanDaacad-e3h 29 дней назад
Wallo kadaa hablaha ooyaayameesha
@KhadraAbdii
@KhadraAbdii 28 дней назад
Cali saki
@AshrafXalane-dz9nq
@AshrafXalane-dz9nq 29 дней назад
Wlhi aniag magaranayo gabadhan lkn she is beautiful girl
@Hanaansan
@Hanaansan 29 дней назад
Haa gabadhan Salma lajecley la dhahaa Malaysia waxay ahayd dadkii ugu caansanaa imika khadkii wey ka yaraatey taasna waxaa sababay channel keedii hore markii la block sidaa ufahmay xogaa wey ka niyad jabtey weyna mashquushey OO waa guursatey hadana waa hooyo Masha allah ❤
@hamsacabdi4113
@hamsacabdi4113 17 дней назад
Isku dabeecada ayaynu nahay
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia 29 дней назад
De xas weye waside waxan ay kashekaynaysa ilel im nin jcyl inay kashekayso waceeb
@NejlaMohmeth
@NejlaMohmeth 26 дней назад
Aniga iso qabo nio 😂😂😂
@SubuurMohamed
@SubuurMohamed 28 дней назад
Ala waa runteeda guurka qaara singal nimada ayaa dhaanta mar aad nolosha keligaa wadid
@farhan_taffo
@farhan_taffo 29 дней назад
Marwo inaad waraysato waa ceeb iska ilaali
@MaimunBarawani
@MaimunBarawani 29 дней назад
🎉
@asyayuusuf2316
@asyayuusuf2316 23 дня назад
Sorry salma😢
@amalabdirisakhussein8680
@amalabdirisakhussein8680 29 дней назад
Gibinkaan wax wareysta jacayl baa ku dhex bakhtiyey 😂
@NajmaMahamed-z8x
@NajmaMahamed-z8x 28 дней назад
Ala xaga magaca ayanka walalo nahay gabadha😅
@lakiliibaan3167
@lakiliibaan3167 29 дней назад
Qurbaha ma qurux baa taan
@zuuzaansheikhmohamed2994
@zuuzaansheikhmohamed2994 29 дней назад
Salmo ilkah 2020ilaa iminka maxaa kuu xiray
@user-cv9cp1vd3d
@user-cv9cp1vd3d 29 дней назад
Jcylow maxd dhibkeenty
@cabdallekhadar1012
@cabdallekhadar1012 29 дней назад
Muniira meedayi cadceedow
@mohainaabdullahi5575
@mohainaabdullahi5575 29 дней назад
M.A Gabar Aqli u Saxiba ah ❤🎉
@choitea08
@choitea08 25 дней назад
lol waayo ma seexdo miyaa
@bushraismail3338
@bushraismail3338 28 дней назад
Ugu danbeen dhanka xiriirka qofaan isku dabeecad nahay ayaan helay❤
@queenfilsan9042
@queenfilsan9042 29 дней назад
Cadcedow cali zaki kusoo xiji
@SamiraMohamed-o6h
@SamiraMohamed-o6h 29 дней назад
Cali saki kuxiji
@HMS33
@HMS33 29 дней назад
Salma Waa Qof saaxiba Ruuxiya dacad ah wayo maha nooca xiisoolaha Ah sida Marawaxada oo Kalle thanks👏🏻Salma
@khadramaxamuud5332
@khadramaxamuud5332 29 дней назад
❤❤❤❤
@SamiraMohamed-o6h
@SamiraMohamed-o6h 29 дней назад
Cali saki kuxiji
Далее
СМЕЛОЕ РЕШЕНИЕ #shorts
00:14
Просмотров 22 тыс.
Добрая весть 😂
00:21
Просмотров 536 тыс.
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
KHADRA SILIMO IYO WARAYSI XIISO BADAN
26:38
Просмотров 250 тыс.
СМЕЛОЕ РЕШЕНИЕ #shorts
00:14
Просмотров 22 тыс.