Тёмный
No video :(

Khaarajin Mase Shil? | Falanqeyn | Dhimashadii Madaxweynihii Iiraan 

ITAAL MEDIA
Подписаться 240 тыс.
Просмотров 30 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 65   
@abdirahmanibraahim6842
@abdirahmanibraahim6842 3 месяца назад
War bixin hufan saad wax u diyaarisey waa Masha Allah CNN xataa ma samayn karaan
@farxaanibraahim5268
@farxaanibraahim5268 3 месяца назад
aynu kuwada salino nabigayni maxamed scw scw scw ❤❤❤❤
@bulxanguuni4659
@bulxanguuni4659 3 месяца назад
Scw scw scw
@queenofqueen3694
@queenofqueen3694 3 месяца назад
Scw
@ahmedilmiwais1768
@ahmedilmiwais1768 2 месяца назад
caleyhi salatu wa salam
@kingkhalidxidigaaddisapapa8985
@kingkhalidxidigaaddisapapa8985 3 месяца назад
Masha allah wararkaga waa fadhiiyaan guul wcn sxb guuleysona
@abdirizakbasar8272
@abdirizakbasar8272 3 месяца назад
Shukran si wacan ayaad udiyaarisay😊
@ahmedmahamuud6137
@ahmedmahamuud6137 Месяц назад
Umaddaha Muslimiinta ah dhammaantood Culeyska iyo dhibka Allaha ka dulqaado meel kasto oo ay joogaan, Qaasatan walaalheenna Reer Falastiin
@mohamedosman909
@mohamedosman909 3 месяца назад
Mahadsanid walaal Sharaf iyo karaamo 💯
@Aamiin733
@Aamiin733 3 месяца назад
Subhanallah Allah Akbar Allah ayaa og laakiin Iran dad xun baa ku badan
@user-qi9sm4le2b
@user-qi9sm4le2b Месяц назад
Ismail haniyeh allaha unaxirto
@nabadoonmysheikh63
@nabadoonmysheikh63 3 месяца назад
Sidaan rabay ayaad wax u sheegtay Sxbkey ❤👍✅
@dhunjog11220
@dhunjog11220 3 месяца назад
Allaahu s.w.t aclam, xaqiiqada.
@sahalabdi2897
@sahalabdi2897 3 месяца назад
madaxda iran waa kuwa kawanka uwada saaran sidonka israiil
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 3 месяца назад
Israel may dilin ee Cali Khamenei ayaa wuxuu is dhaho galaan gal siyaasadeed bay leeyihiin safar u dira kedibna ku khaarijiya
@osmanarrehomar2082
@osmanarrehomar2082 3 месяца назад
Haa walakharijay huball
@user-ju5kq8og6s
@user-ju5kq8og6s 3 месяца назад
Mhadsanid bro
@maan8746
@maan8746 3 месяца назад
War ninyohiow aftahanaa tahay masha allah
@arafaatabdirahmaan6165
@arafaatabdirahmaan6165 3 месяца назад
Waxaa kale oo hawada iiraan lagu dilay diyaarad wasiirkii arimaha dibada aljeeriya o uu dilay sadaam xuseen xiligii dagaalkii ciraaq iyo iiraan.
@user-lo6ou8ln9p
@user-lo6ou8ln9p 3 месяца назад
Alla og
@maxameddiiriye-uw1gi
@maxameddiiriye-uw1gi 3 месяца назад
Masha allah ustaad❤
@Omari-rx3vl5he2p
@Omari-rx3vl5he2p 3 месяца назад
First person
@SimbaLoves-yn3kh
@SimbaLoves-yn3kh 3 месяца назад
Second person Pro 🎉🎉
@liibaanxuusen5572
@liibaanxuusen5572 3 месяца назад
😮
@caalimowmoallim2907
@caalimowmoallim2907 3 месяца назад
Diimaha ugu badan ee iiraan looga dhaqmo iyo muslimnimadooda noo soo faah faahi ustaad
@Michealfot
@Michealfot 3 месяца назад
😂😂😂
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 3 месяца назад
Wax yaroo Kurdi, Baluushiyiin iyo Carab ah ayuun baa ka muslim ah inta kale waa shiico, majuusiyiin, mulxidiin, kiristan, yuhuud iyo bha'iyiin
@yurubmaxamed6847
@yurubmaxamed6847 3 месяца назад
Walakharajiyay
@BbNn-fs6fm
@BbNn-fs6fm 3 месяца назад
Waxaa jirta arimo siyaasadeed oo qarsoon dana siyaasadood balse ma oga waxaa kadambeeya iyo caawaqibta dambe ee ka dhalanaysa sanado kadib waxaa soo baxaysaa sirta qarsoon mardhaw
@user-te7vr3nh4w
@user-te7vr3nh4w 3 месяца назад
Iran's history of problems with planes
@abdirashidmaxamed4665
@abdirashidmaxamed4665 3 месяца назад
Dhacdadaasi kama dheera khaarajin gudaha IIRAAN ah, waa aragtidayda.
@MaxamadabdiAhmad
@MaxamadabdiAhmad 3 месяца назад
Waaa.runo.waa.ladilay
@axmednasteex2114
@axmednasteex2114 3 месяца назад
Waa la qaarajiyeey❤
@user-ib3uf2yb9n
@user-ib3uf2yb9n 3 месяца назад
❤❤❤😂😂😂😂😂❤❤❤❤
@bareomar4050
@bareomar4050 3 месяца назад
Anigu waxaan aamisanhy in uu ku baxay gacanta reer galbeedka
@Abuu_Naaila
@Abuu_Naaila 2 месяца назад
Iiraan Israa,iil iyo Reer galbeed waa xulufo ee is kuma aha cadow, Cadowgoodu waa muslimiinta suniyiinta ah ciribtirka muslimka suniga ah bey ku yihiin isbahaysi iyo xulufo
@Abuu_Naaila
@Abuu_Naaila 2 месяца назад
20 sano bey iiraan ku qabsatay 4 caasimadood oo muslimiin suniyiin ahi, Baqdaad Ciraaq, Dimishiq Suuriya, Beyruut Lubnaan, Sanca Yaman.
@Abuu_Naaila
@Abuu_Naaila 2 месяца назад
Israa,iil 76sano ayay kaga dhamaan la,dahay falastiin oo kaliya,
@Abuu_Naaila
@Abuu_Naaila 2 месяца назад
Iska sax magacyada fadlan Khumayni Waakii dhintay, Kan hada joogo waa Khaaman,ii Mahadsanid
@kaafikaahiye3780
@kaafikaahiye3780 3 месяца назад
🎉f6❤got 8
@naeimahassan9007
@naeimahassan9007 3 месяца назад
Kenyaa ayaa sidaas saameeyaan
@nasiradan1159
@nasiradan1159 3 месяца назад
Waa laa kharajiyay
@SimbaLoves-yn3kh
@SimbaLoves-yn3kh 3 месяца назад
Keep going 👍 pro
@Daadirabdi121
@Daadirabdi121 3 месяца назад
Iran waba ku warersanay mhdsnid usad aar
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 3 месяца назад
Sababta 99% inay ayaga ka beeyaan bay u muuqataa😮
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 3 месяца назад
East India Company kasoo hadal saaxiib mar horana kasoo hadal baan ku dhahee
@Craxmaancqaadir-hm6cy
@Craxmaancqaadir-hm6cy 3 месяца назад
Fourth person
@calicabdibootaan2926
@calicabdibootaan2926 3 месяца назад
Yaab😮
@user-lw2ev4zj4e
@user-lw2ev4zj4e 3 месяца назад
Waxa know ka ah ee fududeeya waa technologiyada iyo stemka diyaarada, Dib haloo baadho
@mohamedabukarmohamed3905
@mohamedabukarmohamed3905 Месяц назад
Shil kama ah haduu ahaan lahaa 2 diyaaradood ee la socotay meesha ayaa ku hari lahaaheen gurmad na waa u sameyn lahayeen balse inay kasii hormareen waxay cadeenee imay ogaayeen waxa dhici doona ustaad
@Abuu_Naaila
@Abuu_Naaila 2 месяца назад
Magaalada diinta shiiceed ma aha magaceedu (QOM) ee waa (QUM)
@ahmedfirato4247
@ahmedfirato4247 3 месяца назад
Aniga waxay ilatahay in lakharajiyey markaa melobadan ka.egto
@Hogaan251
@Hogaan251 3 месяца назад
Codka
@Tall_mann
@Tall_mann 3 месяца назад
Thirty person
@asadyare68
@asadyare68 3 месяца назад
Wadashaqayno badan baa kamuuqda
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 3 месяца назад
Ilahy ayaa Og qofkii Diley Balse Ninka Garka Cad Ee Ayatullahi hada jogo Ayaa Sameyey Buu Dareenkeyga Ileeyahy
@TheFundedMan
@TheFundedMan 3 месяца назад
Anigaba sidoo kale maadaama uu usharraxnaa inuu xilka ugu sarreeya dalka kala wareego, kaasoo hadduu gacanta ugalo ninkii hayay uu hoos imanayo isaga..
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 3 месяца назад
Haahey xabad sigaara intuu qiijiyay buu fakiray kedibna safar u diray
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 3 месяца назад
@@TheFundedMan Aad Iyo Aad Sificn Baan Iskaga war Heynaa
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 3 месяца назад
​@@TheFundedManqafkaan dhman lma waregi karin sda ma u ogthy
@Y-ADIL
@Y-ADIL 3 месяца назад
Somalia Jago waardiye nimo ayaa leyska dishanooyaa! Qofkii Jago Madaxweyne nimo laga dishto waaba Jago weyn. 🤗
@somalia8487
@somalia8487 2 месяца назад
Ileen kim john un sababtaa uusan diyaarad u raacin wax bdn uu ogyahay😂
@MohamedOmar-fu6uu
@MohamedOmar-fu6uu 3 месяца назад
First person 😂
@MustafeBarako
@MustafeBarako Месяц назад
Khaarajin gudaha IRAN ka yimid ayey u badne tahay reer galbeed iskuma dayi karaanba oo waxay kala kupmaayaan ayey ogyihiin ileyn baadhis balaadhan ayey IRAN ku sameyn dhankeede
@FAACUULMEDIA
@FAACUULMEDIA 3 месяца назад
😂
Далее
😱ЖИВОЙ Чехол на Айфон🤪
00:38
Просмотров 257 тыс.
Ninka Yahuudda Nafta u Keenay Hoggaamiyaha Qarsoon
8:49
How did Turkey change Somalia's fate?
23:42
Просмотров 255 тыс.
WAR FARXAD LEH | FALASTIIN
14:13
Просмотров 33 тыс.
آغاز جنگ جهانی اول
17:04
Просмотров 92 тыс.
For whom the well tolls: Why we must price water
24:15
Просмотров 4,9 тыс.