Тёмный

Khadar & Khadra EP 7 

BUuTI Television
Подписаться 330 тыс.
Просмотров 404 тыс.
50% 1

Sabti wacaaaaaaan Reer Buuti !!!
Ku so dhawaada Khadar Iyo Khadra EP 7 !
Khadar iyo Khadra Waa Taxane Cusub oo aad bisha barakaysan ee ramadan kala socon doontaan maalmaha kala ah:
#Sabtida​, #Isniinta​ iyo #Khamiista​ in shaa Allah waa uu sii socon doonaa kadib bisha Ramadanta.
#KhadarIyoKhadra​
#Khadra_Iyo_Khadra

From #Buuti​ with #love

Enjoy...🎉🎉
#BuutiTVproduction​ #buutitv​ #localvideoproduction​ #webtv​ #localmedia​ #africancreativity​ #africancreatives​ #africanfilmmaker​ #africanmedia​ #africanentertainment​ #djibouti​ #hornofafrica​ #eastafrica​ #africa

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 497   
@xamdiitoibrahim8723
@xamdiitoibrahim8723 3 года назад
Waar Yaa raba flimkan inaan xataa bacdal Eid la JooJin 🙄👆 Khadar iYo khadra 👸🏻😂😂🧔🏻
@kingofthecity9624
@kingofthecity9624 3 года назад
Tiro badnida meel kasta ma iga horeysaa waa yaab😂😂
@abdidahir9365
@abdidahir9365 3 года назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤😅😅😅😅haa
@zakichamac2561
@zakichamac2561 3 года назад
Lamaba joojinaayo adiga yaa ku yidhi waa la joojin 😁😁😁
@clweligaas2795
@clweligaas2795 3 года назад
Xamda meel walba ikagah horeysa wlo youtube maad dhex seexatahna
@malang6398
@malang6398 3 года назад
Sister Adan Love ❤️ kugu Ahay 😍
@aliyah-rl7pv
@aliyah-rl7pv 3 года назад
Inta ila aragty in walaladen re jabuti luqada no jilciyen o fransisk naga dayen😂 like ta ku shupa wa mahadsantihin sa nola dadaalysn ❤inkasto jeclan laha ina episode ka no dheraysan
@mabruukaabakordubad8007
@mabruukaabakordubad8007 3 года назад
Hhh ma reer hodan online baa thy
@aliyah-rl7pv
@aliyah-rl7pv 3 года назад
@@mabruukaabakordubad8007 haaa hhhh
@chanelamiinfarah8934
@chanelamiinfarah8934 3 года назад
@@aliyah-rl7pv lllpplp pop pop pop o oo iujhjuuiuipoiiii pop plooien ii lol lol oo poioiiiioiiiopop pop pp pop poiopoi
@khadarabdullahihaji7127
@khadarabdullahihaji7127 3 года назад
30 jir célibataire means 30 jir single ah
@abdirizackmoud6882
@abdirizackmoud6882 2 года назад
I don't know if it was the same thing as well I 6666666w32 have to go to the same thing as well I think it was a great day at the first half of these things are you can be able too many people hakaakakakaakakaaakakakave 4the first half of these things are you can be able too many people have to go to the same thing as well I think Indonesia too many oqoqowow go to the same thing as well I think it was a great day at the first half of these
@quenremazabdulle6530
@quenremazabdulle6530 3 года назад
Qadro la,anted wa bila dhandhan qadory Kujeclhy e yan laga weynin halkan😪😔tankle khadar ne waka heley igu sheg💯🙈
@Nimco-ff7jc
@Nimco-ff7jc 4 месяца назад
Qadro la ąnted wa bilan dhandhan qadory kujeclhy e yang laga weynin halkan😢😊tankle khadar ne waka heley igu sheg🎉🎉🎉🎉❤❤
@abdiazizmohamet488
@abdiazizmohamet488 3 года назад
Inta filmkan la socota like isara
@Safet179
@Safet179 3 года назад
Waryaa Abdicasiis Waa abdimajid mustefa
@radwanmouhoumedsaid4787
@radwanmouhoumedsaid4787 3 года назад
Scw
@ahmedali-ou5gn
@ahmedali-ou5gn 3 года назад
Q
@mokaidhab8085
@mokaidhab8085 3 года назад
Waar caawa bilaa xalad bay ahayd macnaha Khadraa maqan from Hargeisa Somaliland
@ruunsheclraxman7899
@ruunsheclraxman7899 3 года назад
Khadra la anted macna male walahi khadarna badh ba xamda ah ben may shegin khadra
@deeqakhadar6004
@deeqakhadar6004 3 года назад
Hh Khadra iyo Khadar waa kuwa filmika shidaye ha isku diriina
@hayaat2209
@hayaat2209 3 года назад
Congratulations Buuti TV 200k kabadan ayaad mudantihin run ahaanti😘love you so much My favorite channel😘
@zaymaquen7967
@zaymaquen7967 3 года назад
Khadra iyo khadar Laba qof oo qayladooda layskugu talo galey😂
@cabdcii3111
@cabdcii3111 3 года назад
Haa waayo
@hamzebboy8950
@hamzebboy8950 3 года назад
Filinkan marrkaan dawanayo sariirta mooye mellkale kuma dull dawado dadkan tageerada an u hayo inta ila midkaa farta taagga🙄🙄
@ismailfebrayo9466
@ismailfebrayo9466 3 года назад
Wayksn
@munamaxamud9444
@munamaxamud9444 3 года назад
👆
@cabdinasirsalaad192
@cabdinasirsalaad192 3 года назад
@@munamaxamud9444 hddfgyxgh
@mohmetamin3472
@mohmetamin3472 3 года назад
Ragga quruxdoodu waa jeebka what is really liketa😅❣
@sacdiyoabdi6269
@sacdiyoabdi6269 3 года назад
abo maxa laga wada bal hadey macquul thy
@munaaxmed7653
@munaaxmed7653 3 года назад
@@sacdiyoabdi6269 lacagta hno
@sacdiyoabdi6269
@sacdiyoabdi6269 3 года назад
@@munaaxmed7653 haaa mahadsanid huuno
@queenesra5409
@queenesra5409 3 года назад
Nimaanka Ruwayadan ku jiro waxaa ugu Qurux badaan KHADAAR🙋‍♀️❤ uguna Nadiif badaan mansha allah 💋💋❤❤❤
@aishadheman5154
@aishadheman5154 3 года назад
Balwad malhn bn u umalynaya ee wu jila o kalia Cadi ahan rer jabuuti balwad ba dishaY🤣
@somaliachannal5442
@somaliachannal5442 3 года назад
REER JABUUTI🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯ila soo hadl Dar Alle baa idiin jeclahaY❤❤❤❤❤🙏
@obsiiyeofficial8916
@obsiiyeofficial8916 3 года назад
Inta khadra caawa tabtay is muujiyaa♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@ilhanali3139
@ilhanali3139 3 года назад
Khadar waan ka helay haley geeyo 😊😊😊
@xamdaabdixakiin375
@xamdaabdixakiin375 3 года назад
Hhhh ala noo badiya khadra khadar wan idin salamy
@ayaanmostaf85
@ayaanmostaf85 3 года назад
From muqdisho cadey 🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵
@amiiraarale3121
@amiiraarale3121 3 года назад
Calankaan yaa iska leh wlshey
@mahadoabdirahman4503
@mahadoabdirahman4503 3 года назад
This is muqdisho 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@asiaayman6744
@asiaayman6744 3 года назад
War Djibouti anaa idin jecel fromBurco gaar ahaan khadar baan bash ku ahey
@zakariaomar9226
@zakariaomar9226 3 года назад
hhh maad kuu dakhran tahay sorry sis juste rigole from Djibouti
@shortsRecap4321
@shortsRecap4321 3 года назад
🤣
@simanahmed4343
@simanahmed4343 3 года назад
Keep going My Brothers and sisters 💫💖💕❤💋
@mamofaadumocismaan3494
@mamofaadumocismaan3494 3 года назад
L
@ubaxcabdi5755
@ubaxcabdi5755 3 года назад
❤💕💖
@liibaanxayle1446
@liibaanxayle1446 3 года назад
Thanks khadar & khadra dad aaan Xiiseyo
@muwahiibmaxamed8727
@muwahiibmaxamed8727 3 года назад
Khadar aad bu u qurux badan yahy ya igu racsan❤
@ayoubmohamed3769
@ayoubmohamed3769 3 года назад
First one baa ahay hee ha laygu cimaamado like ta
@ayannour_112
@ayannour_112 3 года назад
200k dabaaldageedi baa sugaynaa Buuti Tv 500k baan idin rajayn 😂😂naftaa kuu saarayaa
@haji509
@haji509 3 года назад
Inta markaY afurtaY dawanaysa Ismujiya😍
@ismahaanxuseen6586
@ismahaanxuseen6586 3 года назад
Waqtigii aan qadka la wada heleyn baa simcardka hormuud wiil igu soo qaldamay codkiisa qurux ugu dambeyn wuu igu keenkeenay waa wada xiriiri jirnay by massage simcard ah maalin Ku hishiinay inaa kulanno meel loo dalxiiso isku balaminay ugu dambayn waxaa ii imaaday xariif sinta ijoogo madow bdn tinta isgashay mudo sanad saliid Lama Marin isdhaheyso astaqfurulaah markaa kla tagnay bo simcardkaas dhan waabo gamay 😂😂
@ninmadownaagtiisa1332
@ninmadownaagtiisa1332 3 года назад
😁😁😁😁😁istaqfurullaah
@abdirahmanrp8989
@abdirahmanrp8989 3 года назад
Istaqfurulah😀😀
@faisalabdi5897
@faisalabdi5897 3 года назад
Alla beerka ismahaan maad iska hasatid kadibneh nashnashtid asigaa ku ekaandono
@halqabsifamlly254
@halqabsifamlly254 3 года назад
Sidaa maa ku farxi waad iiganbisay soomaha anigo dartaa isku meeray
@somaliachannal5442
@somaliachannal5442 3 года назад
Kkkk ismahaaney Waxaaga shukansi ma Ehyn😂ee Yukaansi ista Furuallah😂😂
@nassimamohamed9298
@nassimamohamed9298 3 года назад
Khadra la'anteedaa nolosho waa bilaa dhadan😍😍 mchll il t'as vrm manque 😅😅
@dahaboelmi9735
@dahaboelmi9735 3 года назад
Mashallah vous reflètez la réalité des jeunes djiboutiens/djiboutiennes. Thanks u🙏. Vous êtes tous des bons acteurs, 🌹
@iamk3977
@iamk3977 3 года назад
Reer Hargeisa hadad tahay like saar commentkan👇
@queenhappy8021
@queenhappy8021 3 года назад
Wan idin jeclhy reer jabuti from bsso bari Somalia 🥰
@haboonsaid5924
@haboonsaid5924 3 года назад
Alla Mxn Idin Tagera Allaha idin xafido
@AMIISH.FANTASTIC
@AMIISH.FANTASTIC 3 года назад
wallahi dacad u qosley ninka raga wa kan xaskiisa jecel viva jaceel
@borbowahmadey2684
@borbowahmadey2684 3 года назад
Noocan imisaa jiro Amazing 😂👏🏾👏🏾👏🏾
@abdulkadirainab8098
@abdulkadirainab8098 3 года назад
Filmkan waw soconaa wlh waw gadmayaa runtii ee sowada
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 3 года назад
Mashalah yaah.waaw.
@ugbaadaragsan4092
@ugbaadaragsan4092 3 года назад
Waa route Khadar
@amlaabdiazizyuusufamlaabdi5566
@amlaabdiazizyuusufamlaabdi5566 3 года назад
Waaw san ugu farxay lee riwayadaha Buuti qasatan Rahma iyo nimcaan waa ini salamey abowe iyo abaayo frome garowe🇸🇴🇸🇱
@muscabahmed9948
@muscabahmed9948 3 года назад
Jac garowe ma yaqaanin😂🇸🇱🙏
@amlaabdiazizyuusufamlaabdi5566
@amlaabdiazizyuusufamlaabdi5566 3 года назад
@@muscabahmed9948 bowe garowe waa magalo ka mid ah 18 gobolki somalia ruuxi juqurafiga bartey waa yaqanaa
@munasharifahmed5998
@munasharifahmed5998 3 года назад
Masha allha nice film 👍
@walaldele3412
@walaldele3412 3 года назад
From somalia🇸🇴🇩🇯✌😘😚☺❤
@naciimajabuuti7702
@naciimajabuuti7702 3 года назад
Waa lax lajitey kulhay keep going horay u socda
@adenmohamedaden6970
@adenmohamedaden6970 3 года назад
ado ruwayada dawanaya kusali nabiga zcw❤
@faadumoahmed2764
@faadumoahmed2764 3 года назад
Asxaabta muraad baan leeyhee isoo duceeya in illhy ii fududeeyo insha allaah
@abdihafd
@abdihafd 3 года назад
Frist 👇
@shamsabaari7371
@shamsabaari7371 3 года назад
Khadar 😍🥰💎💎💎
@Wacan_aziiiz99
@Wacan_aziiiz99 3 года назад
Khadar waaa bilaaa Qarar 😂😂 Lahjadooodan u dawadda hadda HadaLkastaan odhanaYO Waxan ku dara “Maha”😂Wey na jilciyEn walhi 😂😩
@zumrabintumhamed6501
@zumrabintumhamed6501 3 года назад
Khadra La,aanteeda waa biLaa dhadhan😍 hormar wcn Buuti Tv wn idiin Salaam From Somalia ❤
@eliasmaska7969
@eliasmaska7969 3 года назад
Nio Dadkaan Hda Af Somali Sidaan Miyay Ugu Hdlayaan Ar Somali Waa Lawada Mooye La Isma Fahmo❤️🇸🇴🤝 🇩🇯
@asmarshow2400
@asmarshow2400 3 года назад
An other level hore u socda wlloz Nimcaan iyo Rahma
@bahdonsalah9978
@bahdonsalah9978 3 года назад
Warsama Mohamed weigag....un bon realisateur
@fardowsoahmed5041
@fardowsoahmed5041 3 года назад
Reer jabuti wan iidin jeclahay
@yahyayusufali2346
@yahyayusufali2346 3 года назад
Ina ilama adeerayaalow sheekadaan sidee dhedhan macaan usiiyeelato kusoo dara omreeny iyo mouse Labadaas qaasatan omreeny 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@yasminboulaleh7418
@yasminboulaleh7418 3 года назад
Wawaw horey ousocda ashabta
@dhambaaljacely139
@dhambaaljacely139 3 года назад
Labo kala walan khadra and qadar
@ibrahimhadame4946
@ibrahimhadame4946 3 года назад
BUUTI TV raggii talented ka ahaa waad naga wada erideen!
@juweriajannoh9664
@juweriajannoh9664 3 года назад
Filinkaaa ha LA wadoh Khadar iyo khadra
@kowsar39
@kowsar39 3 года назад
qosol iga badan kkkkkkkkk 🤪
@asmaxusen3572
@asmaxusen3572 3 года назад
wlhi reer jabuuti waa fani waxn wataa khadra iyo khadar 🥰🥰
@umucabdiraxman5612
@umucabdiraxman5612 3 года назад
Caawa aniga bilabay commentska aad idin jeclahay kep goig from muqdisho
@hodancagayare5879
@hodancagayare5879 3 года назад
From hargeisa 💋 wan idiin salamay
@mayacady4628
@mayacady4628 3 года назад
Hhhh ana waa laydiidaye wll hhhhh😁😁
@kadarawale3314
@kadarawale3314 3 года назад
Keep going reer gacalkay
@hamdadirieh1905
@hamdadirieh1905 3 года назад
Thanks gacalow
@kowziiz441
@kowziiz441 3 года назад
Mahad sanidiin rer jabuuti❤from muqdisha🇸🇴
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 3 года назад
Tan khadraayfaraxsan saas ma ihi , reer kufilan baan ahay.
@israqaali3423
@israqaali3423 3 года назад
War soo wada famil 7 lee maraayaa so funny 😆 khadar iyo khadaro
@abdikadirabdijama6352
@abdikadirabdijama6352 3 года назад
Waad nagu yareyseen mudane khadar sheekadda ugu yaraan asbuuciii 4beri ka dhiga
@mumtaazxillojano5137
@mumtaazxillojano5137 3 года назад
funny wlhei 😂🤦‍♀️
@princexadaari3045
@princexadaari3045 3 года назад
Khadra qosolkeeda i liket
@clweligaas2795
@clweligaas2795 3 года назад
Inta iyadoon daawan akhrinaysa comentigeyga isoo booqda pls
@fatuuxofficial8625
@fatuuxofficial8625 3 года назад
1 love soomali maxamed
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 3 года назад
Waxbaaban ka bartay wax ku qaado waayaha duni iyo aakhiraba.haaa
@sahalalibaashi7250
@sahalalibaashi7250 3 года назад
Buuti wan ku heysta!👍
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 3 года назад
Waa barnaamij lasoo koobi doonin.
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 года назад
Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah oo ramadankan igarsiiya meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak
@caishocaishi5703
@caishocaishi5703 3 года назад
Wllayalow isoo duceya waan xanusnhy mudo 6sano ah alle đardiis waaa bil râmdan 10kii danbo lagalaa misliminta dhaman ducaduna ubahanhy plz alle dardis iku duceya 🤔🤔🤔🤔🤔
@parkhadmahamed4086
@parkhadmahamed4086 3 года назад
Congratulation 👏👏 200k 😘
@hanadcadde9780
@hanadcadde9780 3 года назад
ruwaayadan aab baan kaga helay thanks khadra and khadar
@abdifataaxibraahim533
@abdifataaxibraahim533 Год назад
Best film masha allah
@malyounaliisse4177
@malyounaliisse4177 3 года назад
wawo horomar dadgagi iyo dalgaga horey usocda keep gng
@mohamedaliyussra9741
@mohamedaliyussra9741 3 года назад
Waw Masha allah keep going bro
@rayaansayid292
@rayaansayid292 3 года назад
Khadar iyo khadar
@sacadmuse7261
@sacadmuse7261 3 года назад
Rer jabuti mar hore dad xikmad leh bay ahaayen ..
@xabsacabdi2817
@xabsacabdi2817 3 года назад
Waa lax lajiitayku lahaa
@munaxasan7281
@munaxasan7281 3 года назад
Walaahi waad iga qosliseen
@libanabdi717
@libanabdi717 3 года назад
"Ragga qurxudooda waa jebka"🔥🔥🔥
@munamaxamud9444
@munamaxamud9444 3 года назад
Khadra aaway
@ubahhazzen9938
@ubahhazzen9938 3 года назад
Keep going brothers
@siciidcismaan7994
@siciidcismaan7994 3 года назад
Mashalh khadar iyo khadra wlhi waan idin tageeraa hore u socda wll form hargysa
@daahirjamacali4173
@daahirjamacali4173 3 года назад
Hhhhhhhhhhhhh walahay waad washayi khadarow ragii
@umudayib6040
@umudayib6040 3 года назад
Filamka markaan daawanayo aad baan ugu farxaan wlhi khadra iyo qadar from mogadishu
@zahraqani1058
@zahraqani1058 3 года назад
Khadar wuu shidan yahay
@xasancumarmaal4120
@xasancumarmaal4120 2 года назад
Haa saaxiib anagay
@leilamoumin2753
@leilamoumin2753 3 года назад
Arrête de dire wlhi je t'aime ce une films arrête de jure le nom de allah au films sinon vous êtes des best mashallah
@beerlulamxmd467
@beerlulamxmd467 3 года назад
Kkkkkkk so fani wllhi
@khadar_mohamett
@khadar_mohamett 3 года назад
Les Djiboutiens sont des gens gentils et je les soutiens vraiment
@rirachetattume3449
@rirachetattume3449 3 года назад
Bravo kadar c'est l'amour qui compte
@Mohamed-ne7se
@Mohamed-ne7se 3 года назад
Masha Allah je vous aime me frr et soeur mais continuez apres le ramadan et ramadan karim fc buuti
@haji509
@haji509 3 года назад
😅😅🤣😂 Iskabuladu dhiga cadbaa Boqolka tagan 100%
@yasinofficial708
@yasinofficial708 3 года назад
Cawale inta tagerta like 👍 sara
@fatexusen5448
@fatexusen5448 3 года назад
Habar yarteeb baa xanuunsatay
@abdijacayl3218
@abdijacayl3218 3 года назад
daqiiqdha BadiYa Ree BuuTi inta igu racsan in filimka daqiqdaha la badiyo ismujiya
@marwomane4322
@marwomane4322 3 года назад
Machalah lakine wallahi da badan iska daa kadarowwww
@khadramahamed482
@khadramahamed482 3 года назад
Asc kkkkkkk team hargeisa soomaali and
@halimaahmedfarah5417
@halimaahmedfarah5417 3 года назад
Hormar wacan
Далее
Khadar & Khadra EP 8
5:23
Просмотров 668 тыс.
Ismaaciil C Ubax iyo Hibaaq Larry - Waraysi xiise badan.
1:24:39
진 (Jin) 'I'll Be There' Official MV
03:15
Просмотров 7 млн
NIN iyo NAAG | EPISODE 4 | MAKEUP KEYGII part.2
7:49
Просмотров 304 тыс.
Souhail haddade | LMOUFETICH
20:01
Просмотров 976 тыс.
Qofkii Hoo da Bartaa... Part 1
16:11
Просмотров 216 тыс.
Khadar & Khadra EP 9
6:38
Просмотров 1 млн
MA DHEERA RIWAYAADII
13:19
Просмотров 1,1 млн
Khadar & Khadra EP 10
17:08
Просмотров 668 тыс.